Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Showqi


  1. Haa waan akhriyey qoraalka waana nasiib daro in shaqsi Soomaali ah wadan kale gacanta loo galiyo. Si looga waajib maryo dambi uu geystay. Somaliland waxay ahayd shakhsi kasta oo ay ku qabteen argagixisonomo in ay maxkamad soo taagaan oo ay sharciga Soomaaliya ku qaadaan.

     

    PS. Waxaa iga qoslisiiyey ereyga Laan. Waad taqaan macnihiisa ee maxaad ereygaas u dooratay sxb?


  2. The Zack;937350 wrote:
    This is what I got so far:

    District State

    Baki Awdal

    Boramo Awdal

    Lughaya Awdal

    Zeylac Awdal

    Ceel Barde Bakool

    Hudur Bakool

    Tiyeglow Bakool

    Wajid Bakool

    Yeed Bakool

    Abdi Asis Banaadir

    Bondhere Banaadir

    Darkeynle Banaadir

    Dayniile Banaadir

    Hamar Weyne Banaadir

    Hara Jabjab Banaadir

    Hawle Wadaag Banaadir

    Heliwa Banaadir

    Hodan Banaadir

    Karaan Banaadir

    Shangani Banaadir

    Shibis Waberi Banaadir

    Wadajir Banaadir

    Wardhiglye Banaadir

    Waabari Banaadir

    Yaqship Banaadir

    Alula Bari

    Bender Bayla Bari

    Bosaso Bari

    Iskhushuban Bari

    Qandala Bari

    Qardho Bari

    Baydhaba Bay

    Burhakaba Bay

    Dinsor Bay

    Qansadhere Bay

    Cabudwaaq Galgaduud

    Cadaado Galgaduud

    Ceelbur Galgaduud

    Ceeldeer Galgaduud

    Dhusa-Mareb Galgaduud

    Galhareeri Galgaduud

    Bardhere Gedo

    Beletxawa Gedo

    Ceelwaaq Gedo

    Dolow Gedo

    Garbaharey Gedo

    Luuq Gedo

    Beletweyne Hiiraan

    Bulo-Burte Hiiraan

    Jalalaqsi Hiiraan

    Matabaan Hiiraan

    Buale Jubbada Dhexe

    Dijuma Jubbada Dhexe

    Jilib Jubbada Dhexe

    Sakow Jubbada Dhexe

    Afmadow Jubbada Hoose

    Badhadhe Jubbada Hoose

    Jamame Jubbada Hoose

    Kismayo Jubbada Hoose

    Galkacyo Mudug

    Goldogob Mudug

    Haradhere Mudug

    Hobyo Mudug

    Jeriban Mudug

    Burtinle Nugaal

    Eyl Nugaal

    Garowe Nugaal

    Badhan Sanaag

    Ceelafyeyn Sanaag

    Ceerigabo Sanaag

    Las Qorey Sanaag

    Adan Yabal Shabeelaha Dhexe

    Ballcad Shabeelaha Dhexe

    Caadale Shabeelaha Dhexe

    Jowhar Shabeelaha Dhexe

    Afgooye Shabeelaha Hoose

    Braawe Shabeelaha Hoose

    Kurtunwaarey Shabeelaha Hoose

    Marka Shabeelaha Hoose

    Qoryoyley Shabeelaha Hoose

    Sablaale Shabeelaha Hoose

    Wanlaweyne Shabeelaha Hoose

    Caynabo Sool

    Lascaanood Sool

    Telex Sool

    Xudun Sool

    Burco Togdheer

    Buuhodle Togdheer

    Odwenyen Togdheer

    Sheik Togdheer

    Berbera Waqooyi Galbeed

    Gebiley Waqooyi Galbeed

    Hargeysa Waqooyi Galbeed

    Zak, list-kan aad meesha ku soo qortay waa xaafadihii xamar, magaalooyin, tuulooyin iyo degmooyin intaba.Marka markaad tidhi district ma waxaad raadineysaa xaafadihii xamar mise district as provinces bal su'aashaada cadee si laguu caawo.

     

    PS. meeshan wax baad isku qastay ood isku walaaqday:D:D


  3. MMA, Shiisha is not something new to Somalis and Yemenis! I remember in the late 80s some of my neighbors using Shiisha. At that time it was called Badeecad in Somali language. Waxaana lagu cabi jiray tubaako baal baal oo bagaad lagu daray. Dadkii waagaas yaqaanay Shiisha, waxeey cabi jireen hal nooc lee. But here in North York you can get ten different tests. Marka sxb Shiisha wax cusub ma'aha dadkaan hadda leey soo tooseen. we are in 2013 and they are telling us Shiisha is somthing new to Somalis:o


  4. Wadani;936394 wrote:

    I've never heard that woman will be other men besides their earthly husbands in Jannah.

    Wadani what if a woman had married three times, and all of her three husbands passed away before her. All three men were god fearing and good husbands to her. now which one does she have to be with if Allah allows her and the three husbands in jannah.


  5. Maaddeey;934518 wrote:
    Nin-Yaaban, waa caadi, sxb. Qolooyinka ballantii eey ka bexeen, waana kala bex-bexeen, anina waa ka dhex baxay. Welina waxaan aaminsanahay iney SL, JL iyo PL ka fiicanyihiin wax badan.
    :D

     

    Stoic, SOL became a mess, there's not much ppl you have an honest discussion. I follow Alpha's thread, now!.
    :D

    Maaddeey sxb adigu in aad ka baxdo ma xuma oo waa wax wanaagsan. Laakiin ummaddii masaakiinta ahaa ee ay laayeen, dadkii ay gaajada ku dileen iyo maaliyadii ay burburiyeena bal maxaad ka tidhi.

     

    PS. Adiga iminka ayey kula khaldanyihiin, anigana maalintii ugu horeysay ee aan mabda'ooda arkay ayaan ogaaday in aanay wax faa'iido ah u soo wadin ummadda Soomaaliyeed