Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Showqi


  1. I don't need a postcard, but I sure need some Muqmad/Oodkac:p

     

    Sumada geela waxaa kala yaqaan ragii geel jiraha ahaan jiray dadkan meesha ka buuxa badankoodu (including me) waa caydh oo geel malaha.


  2. Wyre, beenta badan qaras ayaa laga qadaa. Laakiin sheeko walba oo aad shegeyso in aad inyar oo cusbo/milix ah ku darto waa lagama maarmaan.


  3. Alpha Blondy;955651 wrote:
    y'all should STOP talking behind my back. say it to my face, ma garateen? :mad:

     

    Waxaagu ma luuqeeyga ( Alpha's nac nac iyo cantrabaqash thread) soo gala baa!!!


  4. underdog;955593 wrote:
    Mogadishi?

     

    Typos already?

     

    Maya askartii Ugandheyska ayaa waxaas qoray........:D:D

     

    Muqdisho Fiat 124 wey ka dalacday marka. In the 80s Hargeysa had the best Taxis. They were using the luxury Toyota Cressida


  5. Wyre, that was very cleverly put joke, and the last two sentence make me even lough harder. Thanks for the qosol:D

     

    Hey Blue xageed ka dhacday beryahan


  6. Don't be greedy, selfish, unappreciative person! Please u mahad celi ilaahaygii ku siiyey caafimaadka, ilaahaygii maskaxda iyo aqoonta ku siiyey, ilaahaygii kugu nabad galiyey wadan aanad ab iyo isir u lahayn


  7. Xaaji Xunjuf;948002 wrote:
    ^^ Karti la'aan tamar la'aan Maskax la'aan, iyo xaflad jacayl

     

    Kuwan wax weyn haka so qaadin

     

    Hadhow bay heesti ku dhufanayaan beerkey ada ku weyn markasay kala dareerayaan. Waligood xabad ma ridin wa sidi slaan leh maanto dhan waan foolanaya waan foolanaya , hadana waxba ma dhasho

    Adiga maxaa islaanta foolaneysa Ku dabba dhigay? Mise islaamaha xaamilada ah xoog ma laha ayaad isleedahay:D


  8. Maaddeey;939908 wrote:
    19 jir ka ragsan ma arkin!.

     

    Sunil-ka xaggee laga keenay marka hore, Zaffers?, aaway half Eritrea half Ethiopian-kiina?,

     

    Dhiigyocabkaas markii dambe niman rag ah baa helay. I am sure mar dhow waa la daldali doonaa.


  9. Jacfar, gabadhu iyadaa ninka eryaneeysa. Sida la inoo shegayna gabadhu ma'aha mid nacaz ah ee waa mid wax soo baratay. Marka wixii buuqayaa ha iska buuqaan. Hadii ay calaf ku leedahay wey guursan doontaa ninkaas