checkmate

Nomad
  • Content Count

    1,306
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by checkmate

  1. Xiin, war ma waxaad u melysay in aan matching company u shaqeyno,besides Ducoqabe waa uu duceysan yahay..meeshuu karbuunada ku ifiyo barwaaqaa uga soo baxeysa. Abraar iyo Castro baa hada calanka u sita meeshaan, if their shukaansi was any more heavier, it would have been unhealthy
  2. ^^Huh?? Come again? bal fasir ceydaan sheegay, adigaaba ceyda fasiraadeeda ku dheereeyee. Waligaa horey ma u maqashay?"Daanyeer iyo Doc ka yeerba daanka ayaa lagu dhuftaa"
  3. ^^LOOOL..I so wanna see Rahimo kicking Bashiiro's A$$ over MR.OLD XIIN, don't u?
  4. War hayaay, so am not the only who notices; that’s precisely what I said before Rehima. Ps: Xiin, I think rahima wants to pick bones with you. Iska dhici.
  5. ^^Actually Money does buy you happiness, It's love it can't efford..so you are ok to try it.
  6. Wallee anigu waan ka gaabsaday Zu-man, Nafla caari baan ahay, Naf iyo Lacagba waan la caraa. Laakiin dadoow, Ibna aadanka xiin la yiraahdo, xaal ma iiga qaadeen intey caradu nabad-doontahay.
  7. checkmate

    HIJRAH

    Aaamiin ya rab..Sanag wanaagsan everyone.
  8. ^^ Inanta beeta ka daa, oday-yahoow CW, you are on the right track, but remember Money come and goes.
  9. ^^Raga ha isku dirin bashiiraay
  10. CW, Qofkii broke kaa dhigay, ayaa lagu QAXAAA SOL Staff office, waaan joogi waayey maanta, there was this Awkward smell, i think it was coming from sheh's qimaar.
  11. War soo dhacyeey, soo dhacyeey..War baashoow nafta ka waran awoowe? Baashoow, sheekooyin fara badan baan kuu hayaa, rag baa lagaa celcelin waayey ee sida ugu dhaqso badan u soo noqo Ps: oo Iceland ma gaaney taloow??
  12. Posted by Kheyr if u ever get unemployed and are married and your wife brings in the bread and milk instead of you...then come and talk about finding a 'successful women attrative' after u get verbally abused and sent packing to your 'boy's' house...lol People with little life experience are always yapping liberal tunes....caajib ! *Index finger on my cheeck, while my thump supports my chin. looks at the screen in disbelieve* You must be kidding me kheyr? I now sincerely think, it's you who has a little life experience and is always yapping. Let's assure, you were in the same situations you speak of and you and your wife(part time, baby sitting for instance) are both working to support your family. Consiquently you lost your job, you are finding it very hard to find a job in your search, savings is getting bleak. Your sweet wife goes and buys milk and bread for she is clearly the bread winner in this timeframe,but she does this for goodwill and humbleness and to support your sorry a$$. Are you not going to eat that bread or drink that milk? It's backword metality like yours, that really amazes me at times. I once read it somewhere " What a black man's masculiny does to a white man IS what a black women's compitence does to black man" for the lack of better term, I would say "appreciate" what you have.
  13. ^^Indha yar dhoola cadeeynaaya, yaa kiyaakaro diisa dhagaysan kara? ..Bashiiro, Ninkaan Zu-man la leeyahay, gar/shaarbo xitaa ma qabyo, hadaa gar u dhigan laheed fuleynimo diisa. Posted by Gamuumaaye/xiin checkmate = qorya-lacag waxay u taagantahay lexojeclo + xoogaa bakheylnimo ha . laakiin taadu marka galbeedka la joogo waa rag-ka-rooni walle. ** Alla hoogayee ba'ayee, Istaqfural llaah** ma maantaa Rag-ka-roone iigu yeedhay xiinoow. ** Tol beelayee, Tol beelay, Istaaqfural llaah** Ma saan baa ii danbeesay in la ii calaanjiyo..Haduu aaabeheey reer mudug ahaan yahaa, maanta, dhiigaa gaan ku dhikh leynlahaa. :mad: :mad:
  14. CW, Sounds wonerful Castro, Are implying that CW only like guys of certain age? hmm..Mise this is part of your cover up Ps: Baashi wuu ba'ay caawa Am out..night night guys
  15. ^^ Jerry,jerry, jerry,jerry,jerry.
  16. CW, walaaleey noo sheeg labadoodaba.
  17. qoryalacag = beesa xanaaneeye. Yacni Qanjuus, yanci Qudur, Yacni ii dhiib ma garaano, hoo uun buu garaanayaa, yanci am young and loaded,...LooL i loofe it xiin. Call me Qoryalacag from now on please
  18. ZU man, don't believe Castro not everybody has an equal opportunity in defence.That's is why he didn't come to your aid. Ps: Guys NO falfalaad in kooley's topic.
  19. War raali ahaada ilmo adeerayaaloow, nin gafey aniga ugma horeyninee, ha iska key cafiyo. gacmaha ayaan kor u taagey, keyboardka qofkale ayaa ii qaraacey. LooL@dumarka awoowe, Ragna ilmo adeer....alla yaa wax shaxshaxday.
  20. ^^Heey, why do you keep calling me loryo-lacagle I resent that name xiin what is the loaded meaning behind it anyways?? R.baro maxaan kaaga sheegaa nin yahoow, anaaba aqoonin nee. I heard they were milatants, up lifting individuals, ispirring young talents. but what they were is relavent now for they have spooked. I really don't know much else about them.
  21. Sheh &Abraar, Aniga qayladeeda hallway ayaa la iga istaagi waayey, waa idin sidee. Ngonge, I thought you were going to resent the "Sheikh" label LooL, perhaps the elderly label was the final nail in the casket. I will take it back ya sheikh.
  22. ^^Kaligaa ma tihid, anba waan rabaa in la iiga sheekeeyo R.baro iyo quraan dhurwaagoodii. Sida aan xanta ku maqlay waxay ahaa yeen Rag iyo Dumar birta calashaday.
  23. ^^War dadka ha igu dirin ninyahoow, waa ku sidee. No Taxaluugis for me.