Cige

Nomad
  • Content Count

    319
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cige

  1. Meeshii Macaanku u bato wa la aadi, marka Riyaale iyo Madoobe macmacaanka ha baidyeen.
  2. Meeshii Macaanku u bato wa la aadi, marka Riyaale iyo Madoobe macmacaanka ha baidyeen.
  3. Saasaa la rabaa, Badhanna waa ku xigtaa. Pirates Moneylaunders should stay Bossaso and garowe haday joogi waayaanna waa loogu imaan. :rolleyes:
  4. Even dayniile webmaster was not happy with this incident :confused: Reason is simple: Why it didn't take place somewhere else? :eek: Real Somali or what?
  5. ^^Adeer waa la hogaamin! Dadkani dad jira maaha! That's where Sharif comes in! Ninkaanni shariifkuu wax kale nooga dhigay!
  6. Reer Taleex hadday dantoodii garteen oo meeshii macmacaanku u badnaa aadeen maxaa ku jaban?
  7. Unless You admit he (sayid) has Killed thousands of fellow Somalis as well you are REAL Somali and Alshabaab today killed and displaced thousands (just yesterday they slaughtered nine police men) and many people fled from dayniile fearing consquences. so unless you look at both sdies of the COIN you're real Somali :confused: Somaliland yaa diidan?
  8. If you want to see Somali Hypocrisy come to this thread. some ppl who were friends in opposing Habashi are now fall apart when it comes Sayid Mohamed or Mad mullah as some calls him. Those who are saying we are patriortics resistance (Muqqawama) like Sayid enz are the same who have stolen his status and destryes his history even the tapes of his poems :confused: someone asked what happended to the Sayid? I would say ask the insurgents , those who are saying he was a hero and those who sayshe was qabiiliste both have one thing in common. HYPICORACY because when they are oppressing others they enjoy and if some hardship touchs them they CRY and CRY and blame others and ... if the same hardship touches others they CHEER Somaliland yaa diidan?
  9. Good News ... Reer Sool dantooday garteen somaliland yaa diidan?
  10. quote: -------------------------------------------------------------------------------- Originally posted by Cige: Simply NO -------------------------------------------------------------------------------- Care to elaborate? a man without PRINCIPLES
  11. Good step in the right direction and we expect others to follow i.e to accept the REAL ON THE GROUND :cool:
  12. I don't understand, how someone who has deserted their families and home towns is good news?? it's Good news for us .. perhaps not for you! The recognition is on Horizon :rolleyes:
  13. Cige, isagoo oodihiisii wata! I was looking at Somali websites to find out whether Las Anod is librerated but couldn't find it
  14. p.s the answer to your question is that I would have prefered TFG to relocate to Muqdisho with their consent of their people and not through foreign tanks, something which has become the only hope for this entity! You said "I would ahve prefered ..." me too but this didn't happen and would never happen! give me another option rather than wait Baido until 2009 just like Abdiqasim waited Taleh area until his term has come to an end. and Ironically, those folks who rejercts any solution for somalia what options they have? starting from 1991 they rejected Ali Mahdi andDjibouti agreement, they rejected amny agreements/sort of governemnts after that until they rejected this last one so don't say i would prefer but give me another solution to bring LAW and ORDER in Somalia other than by force ....
  15. Recolate is a very "pad" term for what Xabashis did with the TFG in Muqdisho! OK, Your plan was TFG to stay Baidoa until 2009! or what? Secondly: is UIC the one who attacked Baidoa or TFG attacked Mogadishu?
  16. Jabuuti was good city when a/qasim was elected in it, now it is bad when A/yusuf led government agreed with the oppsoitin in it. Cumar Ghelle was real somali when he sponsored a/qasim, he is bad guy and ********** when he welcomed A/yusf with Red carpet. Xabashis are good and friends (for some ppl) when they helped RRA to liberate Baidoa from Aydiid, they are very pad and invaders when they helped A/yusuf led government to relocate mogadishu, the capital.
  17. Cheerladers of Siilaanyo, have a look and enjoy ..... Kulmiye dhawr go'aanbuu ka noqday ee ma laga yaabaa in uu gooni isu taaga JSL, ka noqdo marka Written by Omar ****** May 24, 2008 at 03:55 PM Shacabka JSLand waxa an leeyahay meelkastood joogtaanba ciidwanagaasan ku ciida iyo sanadkan sanadkiisa oo aynu bashbash iyo barwaaqo ku gaadhno. Waxa an aad u soo dhaweynayaa guusha iyo isafgaradka laga gaadhey murankii ka dhex aloosan axsaabta mucariidka iyo xukumada madaxweyne Rayaale, waxeynu mudaba ku caano maalnay taansul iyo wada tashi markey arini murugto ba taasina waa inta aynu dheernahey dawladaha jaarkeena ah ee maalin kaste oo arini dhacdo aduunweynuhu u so gurmanayo. Waxa an aad u jecleystey inaan go'aamo dhawr ah oo xisbiga kulmiye ka dhicisoobaya aan taageerayaasha kulmiye iyo shacabka JSLba u balbaadhiyo si aanu meel uga wada jaanqaadno wax keeney dibu dhaca iyo go'aan ka noqoshada ku habsatey hogaanka sare ee xisbiga kulmiye, waxa an aaminsahey in ay siyaasada iyo go'aan qaadashada looga baahan yahay wada tashi iyo dhabar adeeg siyaasadeed oo hufan in lagu waajaho ama lagu socodsiiyo ama lagu meelmariyo go'aamada xisbigu gaadhey ee u go'aansadey, waxadmooda go'aan qaadashad hogaanka sare ee kulmiye inuu ka dhasho caadifad iyo arimo aan la qorsheyn oo aan la lafagurin, taasin waxey markhaati ka tahey sida dhakhso leh ee loo burinayo ama looga noqonayo go'aankii la gaadhey ee shacabka iyo taageerayaashaba warbaahinta iyo saxaafada loogu sheegay. Waxa an haddaba aakhristoow doonayaa bal inaad ila eegtan haddii aanan qaldaneyn dhawrka go'aan ee hogaanka sare ee kulmiye gaadhey islamarkaan u dib uga laabtey ama u buriyay ama uga noqday. Kow / Doorashadii madaxweynenimada markii u ku guuleystey xisbiga kulmiye, waxa go'aan soo saarey gudida doorashooyinka go'aankaaso o odhanaaya waxa guuleystey xisbiga UDUB. * KULMIYE WUXU KA SOO SAAREY GO'AAN ODHANAYA MA AQBALAYNO GO'AANKAA ISAGA AH, Ayaamo ka dib go'aankii kulmiye meeshu ka baxey oo gudoomiyaha kulmiye Muj. Siilaanayo ka dhawaajiyay inuu aqbaley kana noqday go'aankiisi hore, sidii gudida doorashooyinku ka dhawaajiyeenbaaney noqotey go'aankii kama danbeysta ah sidaasaney ku soctey ama ku hirgashey. sidaasan Madaxweyne Rayaale na lagu gudoonsiiyay hogaankii dalka. Laba/ Kulmiye wuxu si baadheedha ah uga biyo diiday saami qeysbisagii gudida doorashooyinka oo aan xaq iyo siinan midna aheyn, oo runtii u sida burinaya xukumada maanta jirta oo leh 3 xubinood, iyo golaha guurtida oo leh 2 xubinood, iyo labad xisbi mucariid oo leh min hal xubin, UCid mid iyo Kulmiye oo mid ah. * Kulmiye wuxu ka soo saaray go'aan adag oo xisbiga kulmiye kaga soo horjeedo kuna canbareynayay xukumada sida xaqdarada ah iyo waliba sad bursiga ah uu siinayo UDUB iyo xukumada Rayaale inta badan gudida doorashooyinka, Haddaba aakhristow, Go'aankii xisbiga kulmiye gudoonsaday wuxu burburay markii mudo sagaal bilood ka dib markii u xisbiga kulmiye dib ay soo doorteen xubintii uga qeyb gali la heyd gudida doorashooyinka qaranka, halkaaso go'aankaasina ku galbadaya. Sadex/ Xiligii ay guurtidu xilka isugu jadiidisaya islamarkaan iskuna kordhiyeen mudada 5sano aheyd xiliga, wuxu xisbiga kulmiye soo saaray go'aan odhanaya ma aqoonsanin golaha guurtida ee xiligoodi dhamaaday, taasoo ay ku sheegeen qeyrul sharci aan wafaqsaneyn distoorka qaranka JSL, Haddaba aakhristoow maxa badaley go'aankii adkaa ee ay so saaren xisbiga Kulmiye ee ay maanta u aqoonsanyihiin golihii ay ku sheegeen qeyrul sharciga. waa arimaha aadka looga yaaban yahay go'aanqashad jilicsan ee kulmiye ee islamarkaan burinayaa go'aankoodi hore ee ay gaadheen. Afar/ Waxa kaloo jiray mar u kulmiye soo saaray go'aan odhanaya lama shaqeyn doono dawlada Ina Rayaale ila ay wax ka badasho habdhaqankeeda iyo meelka dhaca ay ku heyso xuuquluiisanka iyo dimuqradeyda curdinka ah, Haddaba aakhristoow si yar oo fudud ayuu go'aankaasina uga dhicisoobay kulmiye iyo hogaankiisa sare ee go'aanka soo saarey. Shan/ Waxey soomalidu tidhaahda meyd keeba ugu danbeyay iyo kaa la sii sido, murankii ka dhashey mudo kordhinta ee halka sano ah ee madaxweyne Rayaale iyo kuxigeenkiisa loogu kordhiyay, wuxu xisbiga kulmiye soo saaray go'aan kama danbeysa ah oo odhanaya ma aqoonsaninin dawlada madaxweyne Rayaale iyo Ina Yussuf Yasin ee xilligeedii dhamaadey, wixii ka danbeya 15 May 08.Haddaba aakhristoow waxa maalmihii ugu danbeyeya ee ayaamo ka hadhsanyihiin mudadii ay qabsadeen kulmiye la isugu yimid shir afar geesood ah oo ay fooda isdareen kulmiye, UDUB iyo UCid iyo gudida doorashooyinka, waxa madashaasi iyo madaxdaasi ku heshiiyeen kow in marka hore la aqoonsado golaha guurtida, marka labadna la caymo maalinta doorashooyinka la qaban doono oo noqoneysa dec.08 iyo 15 march 09, heshiiska waxa ka muuqda boqolkii ba 99% in la qaatey go'aankii ay golaha guurtidu ugu kordhisay madaxweyne Rayaale iyo kuxigeenkiisa A. Yussuf Yaasin. Waxa madashaasi iyo madaxdaasi waxba kama jiraan ku tilmaantey go'aankii axsaabta mucariidku ku doodayeen ee ahaa waa xaaran inuu madaxweyne Rayaale iyo kuxigeenki8so sii hayo xilka dawladnimo. Waxan haddaba aakhristow leeyahay bal adna isku day inaad ka soo jawaabtow dhawrka go'aan ee ka dhicisoobay xisbiga qaran ee kulmiye, aniguna aan isku dayo bal inaan wax ka idhaahdo sida ay ila tahey dhacdooyinkaasi dhawrka goor dhicisoobey ama fashilmay ee laf jabka ku ah xisbiga qaran ee kulmiye. Waxa marka hore aan jeclahey bal in aynu dib ugu yaro noqono shirweynihii labada ee kulmiye waxyaalihii hadheeyaya madasha ee ka dhacey hoteel mansoor iyo sidii ay madashu aheyd, wufuuda madasha ka soo qeyb gashey waxey aheyn qaar qorsheysan oo u jeedo kaliya meesha u yimid oo ah sidii ay hogaankii hore ee kulmiye mar labaad boodhka looga tumi lahaa, waxey wufuud waqtigaasi dirada saarayen oo kaliya in la soo doorto gudoomiye iyo gole cusub oo dibad loogusoo wanqalay oo la isla garanayo, arinkaaso ama qorshe haas oo ah runtii mid dimuqradeyada iyo cadaaladaba ka fog kana soo horjeeda waana sababaha keeney caadifiyad iyo fudeydkan go'aamada lagu gaadheyo islamarkaan lagu burinayo marka ragga fooda la isdaro. Waxa madasha ka maqnaa fakarkii odhanayay waar sidee beynu uga guuleysanaa oo aynu xilka uga qaadna xisbigan UDUB ee maanta talada haya, waxey madashu aad ugu mashquulsaneydeyd sidii mar labadaa loogu soo cumaamadii laha hogaankii hore ee xisbiga kulmiye ee go'aamada an kor ku soo sheegay fashiliyay, islamarkaana madashu kamey muuqan xisbaatan iyo wixi qaldamaya in dib loo saxo. Wuxu ku dhamaaday shirkaasi in dib loogu cumaamado gudoomiyihii hore ee go'aan qadashada fududa islamarkaan burin oga kaaso ah muj. Siilaanayo iyo afar gudoomiye oo cusub kuwaaso iyaga qudhooda dibada loogu soo cumaamaday ama loogu soo doortey xil gudoomiyenimadooda. Laakin ma jirin qorshe odhanyay sidii buu xisbigu himiladiisa iyo guusha u soo hanan kara. aakhristow waa arimaha dhaxalsiiyay kulmiye go'aamada dhicisoobay dhawrka jeer, Waxa haddaba mudan in meesha obocdu fadhido farta lagu fiiqo oo aan waxba laga warwareergin runtan la taabto haddii la rabo guusha kulmiye, waxa an leeyahay waxa sabab u ah go'aanadaashad fudud ee la soo saarayo ee islamarkiibna la burinayayo hogaanka sare ee kulmiye ee u hormoodka ka yahay Muj. Siilaanayo, marka waxey ila tahey in aynu taageerno sidii xisbigu u heli lahaa hogaan adag oo go'aan qaasho leh iyo waliba qorshe siyaasadeed oo hufan. Haddaba aakhristow ma haboontahey in aynu hogaanka sare ee kulmiye ka maqalno ama ka yeelno ama ku taageerno dhawrka qodob ee u cambaareeyay xisbiga kulmiye hore islamarkaan u ka soo saare go'aamada adag in aynu ka aqbalno maantana in ay la shir yimaadan waxwalba oo aanu diidaneyn waanu aqbalnay. Waxa aan leeyahay muj. Siilaanyo,iyo muj. Musa Bixiyow arinkaasi diidnay, ee DOWN DOWN DOWN DOWN Baanu idin leenahey. * Kulmiye wuxu aqoonsadey in lagaga guuleysatey doorashadii madaxweynenimada si xaq ah. * Kulmiye wuxu aqoonsadey inuu wada shaqeyn la yeelan karo xisbiga UDUB iyo xukumada Ina Rayaal * Kulmiye wuxu aqoonsadey inuu sax yahey sami qeybsiga gudida doorashooyinku * Kulmiye wuxu aqoonsadey mudo kordhintii ay guurtidu isugu jadiidisay shanta sanadood * Kulmiye wuxu aqoonsadey mudo kordhinta ay golaha guurtidu u kordhisay madaxweyne Rayaale iyo Kuxigenkiisa * Kulmiye wuxu aqoonsadey in doorashada madaxweynenimada in la qabto 15 March 09. Waxey soomalidu tidhaahda FOOLOOW GUULI KU DHAWEYDA, KULMIYOOW GUULI KU DHAWEYDA, waar ma waxad ku adkeysan kari weydeen go'aamadiini ad hore uga gaadheen dhawrkan qodob ee aan kor ku soo xusay, Waxadmooda in ay siyaasada hogaanka sare ee kulimye wax ka si yihiin, maxa keenay markastoow fooda la isdaro maamulka Rayaale in ay dib u gurasho iyo go'aanadii hore ee ay gaadheen u burinaysan oo islamarkaa lafteedan ad si habacsani ah u qaataan go'aamadii UDUB u ku adkeysanayo. Runtii kama soo horjeedo tanaasulka iyo wada tashiga ee waxan u arkaa go'aamada xisbiga kulmiye qaaraan marka horaba laga fiirsan oo aan cilmi iyo caqli mid toona ku dhisneyn kuna saleysneyn kuna fadhiyin, haddii u yahay go'aan rasmi ah dee kamey noqdeen ee xalbey ka gaadhi laheyeen laakin waxa ka muuqata meesha go'aan caadifiyad ku yimid iyo qorshe la'aan. Waxa an haddaba ku soo gababayeynayaa qoraalkeygan aakhristoow MA LAGA YAABA HOGAANKA SARE EE KULMIYE MARKA U XILKA MADAXWEYNENIMADA GACANTA KU DHIGO INUU DIB UGA NOQDO GO'AANKEENI AHAA GO'OONI ISU TAAGA SOOMALILAND EE AYNU KU DHAWAAQNAY MUDO LAGA JOOGO 17 SANO ka hor, MAADAAMA DHAWRKAN QO'AAN EE AAN SOO SHEEGAYBA AY BURIYEEN OO AY DIB UGA LAABTEEN HOGAANKA SARE EE KULMIYE,waxa walba ka yaab aakhristow. Waxa an leeyahay dhamaan madaxda iyo taageerayaasha kulmiye meelkastooy jooganba isbadal iyo dibo habeyn hogaankeena sare ee kulmiye waa lama huraan inta aynaan u tabaabusheysan doorashooyinka dawlada ah hoose iyo ta madaxweynenimadaba sidan aynu nahay maaha sidii aynu ku hanan leeyin kalsooni shacabkeena iyo taageerayaasheenba. Ha noolado Kulmiye Ha noolado Kulmiye Cumar ****** Xassan Norway ******2@hotmail.com
  18. This oil thing is a monkey business ,,,, I'm just worried what is coming next. the next will be Xaabsade & co packing their suitcases towsrds Garowe
  19. That's why I said the Shariffs are being naive......... They're NOT, they're Brokers, Dullaalo, AFAR JEEBLAYAA, getting money from here and there.... whenever they see the figures are going down .. they say we're ready .....wnd when the BALANCE is bright they say until this done and that done we are not sitting with tehm ... they're TRADING somali peopele's BLOOD and FLESH theyr should be brought here, the HAGUE
  20. Will the ICU declare war on the infidels Eritreans? Rather they shopuld Politely asked President Afawerki to allow some 1.5 Muslim Eritreans in Sudan refugee camps since 80s to return their homes :cool: