Wiil Cusub

Nomads
  • Content Count

    1,063
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiil Cusub

  1. Silaanyo dhagax-dhige mise Siilaanyo xadhig-jare? Qofkii in-xun arag ahi miduunbuu arkaa maskaxdiisa corrupt ka ahina ay u sheegtaa. Beentu lug qudha oo la qabtay leedahay waa kuwan wuxuu xadhig jaray:
  2. How do you feel when you saw this: This is your reaction
  3. <cite> @SomaliaRising said:</cite> Horumarka Caasimada Soomaaliya(Seylac ilaa Raskambooni): <cite> @SomaliaRising said:</cite> Horumarka Caasimada Soomaaliya(Seylac ilaa Raskambooni): I'll love if you did this with your own tax but "Tobal caara ma yu khabi diis" . Get live before you talk about SL
  4. Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Md.Cali Waran Cadde Oo Shaaca Ka Qaaday In La Soo Qabtay Gacan Ku Dhiiglihii Dilay Taliyihii Saldhiga Degaanka Xaaji Saalax.+Video March 5, 2014 | Filed under: MUUQAALADA,WARARKA | Posted by: admin imagesHargeysa-(BON)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in ay gacanta ku soo dhigeen Gacan ku dhiiglihii Dilay Taliyihii Deegaanka xaaji Saalax. Wasiir Cali Maxamed Warancade oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa Sidoo kale ka hadlay Hawlo nabadeyn ah oo ay ka fuliyeen Gobolada Bariga. “Waxaan jecelahay inaan dadweynaha ugu bushaareeyo in gacanta lagu dhigay gacan ku dhiiglihii dilay taliyihii Xaaji Saalax taas oo uu imika ku jiro gacanta dawlada, arintaas oo ah mid aad u qiimo badan aniga oo u mahad naqaya dhamaanba dadkii nagala shaqeeyey sidii aanu gacanta ugu dhigi lahayn gacan ku dhiiglahaas oo dilay sarkaal ciidanka Police-ka ah oo madax ka ahaa Police-ka Laan Mulaaxo ee Xaaji Saalax”ayuu yidhi Wasiir Cali Maxamed Warancade Dhinaca Kale Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa ka hadlay Hawlo nabadayn ah oo ay ku tageen qaar ka mid ah Gobolada Bariga Soomaliland. “Waxaanu ku guulaysanay in shaqaaqooyinkii ka dhacay dhinaca bariga iyo hawdka dalka inay si wanagsan u dhamadeen oo ay dhamaantoodba meel fiican oo nabad galyo aanu gaadhsiina” <iframe width="420" height="315" src="//www.youtube.com/embed/XSE4VX1cBYM" frameborder="0" allowfullscreen></iframe>
  5. I'm wondering if Saalax is same person as Dr_Osman! both short viewed
  6. Dawlad kasta oo gacan-ku-rimis ah ayaa dhaako-dhaako ah!. Haddii aad fahmaysid waxaan ka hadlay;)
  7. Here are more evidence that he arrested in Hargeisa before left to US SL: Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo la xidhay Sabti, Maarso 12, 2011 (HOL) – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Cali Maxamed Cali ayaa la xidhay, ka dib markii ay Ciidamada Boolisku uga yeedheen xarunta dembi-baadhista, waxaanu Agaasimuhu xadhiggiisa ku eedeeyay Wasiirka arrimaha gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gabboose. source old SOL thread
  8. Gar-maqate here r evidence contrary what u said: First he wasn't minster and second he wasn't on duty M/Weyne Siilaanyo Oo Xilkii Ka Qaaday Maareeyihii Laydhka Iyo Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare April 14th, 2011 Comments Off Hargeysa(Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka hor intii aanu dalka ka dhoofin wuxuu xilkii ka qaaday Agaasimihii guud ee wasaarada waxbarashada iyo Tacliinta sare Cali Maxamed Cali iyo Maareeyihii Ha’yada Korontada Xasan Cismaan Aadan. source In June, 2010, Ali was appointed Director General of the Ministry of Education in Somaliland, a self-declared autonomous region within Somalia. Ali’s defense attorney, Brian Brook, told The Daily Beast that Ali received the title because of his efforts to improve schools in the province, with the belief that education is the key to fighting piracy. By the time Ali accepted the position, a warrant had already been issued for his arrest , and another one authorizing police to search his email account. source
  9. Gar_maqaate;992042 wrote: He was found not guilty last month. http://www.theguardian.com/world/2013/nov/26/somali-man-not-guilty-piracy He was found not guilty! and still you call him pirate. He was not minster but siilanyo named shortly after the election win as general director of MoE. and shortly after he dismiss due this allegation and even some time jailed by secret service in Hargeisa
  10. Faysal horena ****** buu u shaqaynjiray imikana tii uun buu sii wadaa. Dhagayso minut 12.00 Dr Mohamed Baarud oo sheegaya siduu Faysal ugu shaqaynayay Gaani. Gaani baa 1981 Faysal oo musuqmasuq ugu xidhan jeelka Muqdisho ka codsaday Afweyne in loo saamaxo si uu hawl fudaydin ugu sameeyo Gaani brashada iyo xog ururinta gobolada waqooyi.....
  11. //saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/12/faysal-Cali-Waraabe-Dhegayso.mp3 Xaaji it is not same interview this one and the one by HCTV You can listen 2,30 minut he said " Somaliya waan ku jiraaye yaan la is dhaga tirin sidii gorayadii madaxa aasanaysay sidii Tamilka iyaguba 40 sanay dawlad sheeganayeen "
  12. He belongs in mental hospital. Waxase isaga ka sii daran kuwa warkiisa ku soo dagaal galaya. Ka waalan markuu qoslo ka fayow baa ku dara
  13. Quran How to Win Friends and Influence People The Seven Habits of Highly Effective People
  14. But what he said was true and the way some media like Somalilansun brought was false. Somaliland minsters should use correct information before they reply.
  15. Xaaji do you now that nicholas Kay never said about Cirro He didn't said this "Opposition figures, including the Speaker of Somaliland's Parliament, Abdurahman Irro" Correctly he said: In Somaliland, differences have developed between the Government and the opposition. Opposition figures have on occasion been arrested or prevented from travelling. We shall keep watch on the situation in Somaliland, which is heading into general elections in 2015. But since Somaliland continues to reject UNSOM’s mandate, our operations there remain on hold. Shame that Warran Cade as usual tries to score quickly You can listen here
  16. Xaaraamiyiinta xaaranta walaaqdaa xalaasha way ku xajiimoodaan!. Maxaan kala hadli xaar-walwaal ka la riday iyo xayraanka u doodayaa xeray wadaagaan. Xis ma leh shaqaynaya oo xaaraan baa lagu soo anqariyay.
  17. Kaluun;989481 wrote: Guje, You are partially correct. I am man of honesty and I can't deny our people no matter how twisted, messed up, westernized, radicalized, Yahudnized, Buddahnized, Balaayonized always and I say always put their people first. This is how we look at it; hurting them is hurting hooyo because one way or another she is going to be connected to them. Marka Godane knows hooyo will not sleep and she will attend the tacsi of reer hebel, reer heblayo...marka he doesn't want that sadness for his dear mother. Mel ka fog bu ku barbarta IEDs and we are sorry about that lakin ninka idinka hosta gashaday when we wanted to capture him. Duria is always merciful to its hooyo. Somaliland wa hooyo. +1 ma qosli karo waa tacsi
  18. Kaluun;988605 wrote: Anyways, Hirsi might be Yajuj Majuj mini-evil but he gets the job done. Right now he is one of the most productive ministers in Silanyo administration along with Warran Adde (75% productive), Hussein Abdi Duale (60% productive) and ina Hashi Abdi (55% productive). I would rate Hirsi 70% productive. The rest of the ministers are below 50% productive (not even average performers) but Bidar might require sometime under his new portfolio. He is making serious changes there including a new bill that will take SL from small solo traders to corporation (the idea is to protect joint ventures, and provide laws for small traders to combine together etc). I thing you chose more show-phonist type of minsters. Behind the seen Dr saed shire is the best minster on job without him their was no national development plan (NDP) and thanks with NPD we make Special arrangement by the eu new-deal and he work more than 2 years Somaliland development fond (SDF)
  19. gabiley is trying to change this image Degmada Gabiley waa in KABAHA laga xereeyo hadday doonayaan in Madaxweyne Siilaanyo yimaado‏ posted by Maxamuud Jama | November 24, 2013 | In Articles GABILEY KABO KU SALAANSalaan iga gudooma saxaafada iyo shacabka somaliland .Taariikhdu waa diiwaan qormaya waqtiga ayaana u markhaatiya.Somaliland oo dhami waxay daawatay sidii karaamada ka aradnayd ee milgaha bani aadan nimada ka baxsanayd ee shacabka degmada Gabiley Madaxweynaha la doortay Axmed Siilaanyo ugu soo dhaweeyeen KABAHA XAARAANTA ah taasoo aan hore uga dhicin degmo Somali degto noqotayna taariikh madaw oo Degmada Gabiley ku suntan kuna kasbatay in shacabka somaliland ugu yeedhaan degmada KABO KU SALAAN. Madaxweyne Siilaanyo oo ah siyaasi ruug caddaya waayo aragnimo badanna u leh sida loo furdaamiyo cidii ka hor timaada siyaasadiisa ayaa dhirbaaxooyin is daba jooga ku dhuftay bulshada degmada Gabiley iyo siyaasiyiintooda,god madawna biyo ugu shubay.Aan soo qaadanno hawl galada uu ilaa hadda ku fuliyey : 1-General Nuux Taani oo lagu shaanbadeeyey dhagartii iyo dhiigii Seemaal,xilkiina uu ka xayuubiyey 2-General Maxamed Xasan Cabdillaahi (Jidhif) oo xil ka xayuubin lagu sameeyey, isagoon salkaba dhigin 3-Boobe Yuusud Ducaale oo si bilaa karaama uu xilka uga xayuubiyey kuwii uu Boobe shaqada ka eryeyna la dalacsiiyey 4-Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacade),oo loo xidhay dhagartii Seemaal markii uu soo daayeyna xil kale u dhiibay balse daruurtii dhagartii Seemaal weli dul hoganayso Taa waxaa daba socday in dhawaan markii Siilaanyo ka soo qayb galayey munaasabadii ardayda ka qalin jabisay jaamacada Camuud ee magaalda Boorama uu soo noqodkii shacabkii degmada Gabiley ee u taagnaa soo dhaweytiisa ee tubnaa dariiqa hareerihiisa uu muraayadihii ka dalacday xawaarana baabuurtii siday ku dhaafeen. Balse tan maanta dhacday ayuu ugu quus gooyey degmada Gabiley (KABO KU SALAAN) ka dib markuu Siilaanyo mar maaha,oo laba maaha , oo saddex maaha ee markii afraad uu ka cudur daartay inuu kala qayb galo munaasabada ardayda ka qalin jabisay Jaamacada Timacade oo ciil iyo cadho ka qaadeen.Ninkaan tashan in loo taliyo oo sidii xoolaha hogaanka lagu hayo waa lama huraan waayo Lax waliba halkay is dhigto ayaa lagu qalaa. Madaxweyne Siilaanyo haddii uu Gabiley yimaadana wax ay Degmada KABO KU SALAAN (GABILEY) u soo kordhinaysaa ma jirto balse aan ahayn maah maahdii ahayd ” ciyi waa ka baryey , ninkii cunay baa ka liita .” Gabo gabo, Degmada Gabiley waa in KABAHA laga xereeyo hadday doonayaan in Madaxweyne Siilaanyo yimaado. Amiin Adan Axmed
  20. Somaliland: Bihi in Surprise Visit to Ethiopia E-mail Friday, 29 November 2013 18:03 Submit to Delicious Submit to Digg Submit to Facebook Submit to Google Bookmarks Submit to Stumbleupon Submit to Technorati Submit to Twitter Submit to LinkedIn Bihi in EthiopiaBihi in Ethiopia By: Yusuf M Hasan ADDIS ABABA (Somalilandsun) – The Somaliland foreign Minister is in Addis Ababa, the Ethiopian Capital. The impromptu trip by Foreign Minister Mohamed Bihi saw him depart Egal international Airport in company of the British Envoy to the neigbouring country Ambassador Greg Dorey who was on official duties in Hargeisa. While it is not yet clear what the Bihi visit entails sources indicate that further dialogue as pertains to the dying Somaliland-Somali talks shall ensue with both Ethiopian government officials and Western diplomats. The postponement of the fourth phase of the internationally sanctioned talks between the two neigbouring countries which were supposed to have been held in the Turkish capital Istanbul on the 8th of this month have continued to elicit much interest from the international community that is desirous to see the two reconciled either for reunion or honourable separation. Somaliland withdrew from its 1960 voluntary union with Somalia in 1991 after a brutal civil war that came about after the regime of Dictator Siad Barre massacred over 60,000 landers. The current visit by foreign minister Bihi to Ethiopia comes a few days after he, Bihi, stopped a visit to Djibouti by a number of ministerial colleagues, a move that is in apparent fulfillment of his ban on authorized tours by members of the cabinet. Meanwhile FM Bihi Yonis is reportedly expected to link up with a ruling Kulmiye party team led by Chairman Muse Bihi that is in Addis Ababa on official invitation of Ethiopia's ruling party. This is not the first visit for Behi Yonis a former UN staffer to visit Ethiopia Since assuming the Foreign Affairs mantle a few months back purportedly to strengthen the always apt relations with that country which is the only one to maintain full diplomatic relations with the internationally unrecognized Somaliland.
  21. Better build a fishery plan. In Burao they already slaughtered allot of animals and more hilibgeel Burco eat more xaafado shiid and qaylo.
  22. Galbeedi you seems that you have allot information about the area which we are talking about. Yes we can't deny that Somaliland get aid from IC but what new is that SL first time gets direct help. What is also new is, that SL said we have NPD and we know better than you what/where we need the most.