Jumatatu

Nomads
  • Content Count

    1,570
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jumatatu

  1. Originally posted by Sky: In the middle, PL speaker of parliament Cusmaan Dalmar X Yuusuf who declared that anyone who forwards SL ballotboxes to PL will be punished with death. Was that an official bulletin or just one of your constant blurs...if the former then it is a serious statement, very serious one..
  2. Originally posted by General Duke: I dont give a rats, If Morgan makes peace with Casha Abdala. It is only yester year when you were egging him on and writing continuosly in this forum how he will recapture Kismayo with forces from Puntland. How quick you change your stance sxb,but am not suprised cause in simple words the ideology and policies which you believe and pursue are not worth on the paper they are written on and if anything they are hollow and creation of a sick mind. You have the tendency to accuse others of suppporting their 'adeeros' while you are at the for front of it all. The difference here is while others question at times the value of what they support you in complete contrast see it as a religion with Yeey as its prophecy. To you the word evaluation does not exist in your vocab and this is probably due to the fact that you are weak or either have a problem admitting that you were/are wrong. Yeey's weight and credibility as President who can stir the country out of crises is not diminishing but has utterly evaporated beyond existance. Not because of an overwhelming opposition but the fact that he lacked an apparent and common policy adaptable to the situation. Instead he embarked on a path that has created more tension,confussion and controversial. Which as a result his reign(or should I say its creation) is perishing. Yet you , Duke, choose , just like a government propoganda machine during Kim Il Sung times, on daily basis spread lies after lies and trying to create a picture where actually there exists a government and everything else is rosy if we were to believe your constant yapping.While in reality they are holed in a 'degmo' called Jowhar (well at least those that are fine healthwise). The so called Natinal forces is barely a theory and that even those that came from Puntland are doing all the means of going back home even selling their personal weapons, not mentioning the status those from Hiiran and near areas. You are loosing anything to hang onto that you see a 'cartoon picture' pf A.Amir as a tool to prove the positiveness of the mirage you strongly support.
  3. ^good, very good. I couldn't have put it much better either. I think no one beats you in colouring a dull picture so vibrant.
  4. Are you sure sxb..? Cause if he does it is totally contrary to what they have being saying all along. That the government cannot work from Mogadishu nor convene cause of the lack of security in there due to the barbarians who govern there. Now if he convenes a cabinet meeting in there then the whole government should move there, what do you think?
  5. ^^Sxb am not suprised with him, am more suprised with the individual making a big deal of Mohamed Dhere's words. But then I realised they share a common factor which is 'lost in space' and not having the ability to differentiate amid the wrong and the right.
  6. Tifaftirihii W. Kaaha Bari Ayaa Xabsiga Loo Taxaabay • Waxaa maanta xabsiga loo taxaabay Prof. Khaliif Maxamed Barre oo ah Tifaftiraha Wargesyka Kaaha Bari, waxaana lagu xiray xarunta la dagaalanka Argagixisada ee magaalada Boosaaso,... Sidaasna waxaa Idaacada Midnimo u sheegay Cumar Maxamed Barre oo ay walaalo yihiin. Sababta loo xiray Khaliif Maxamed Barre ayaan ilaa iminka la sheegin, haseyeeshee qoraal xarigiisa amraya ayaa la sheegay in ay gudbiyeen Taliyaha Booliska iyo Xeer Ilaaliyaha Gobolka Bari. Toddobaadkii la soo dhaafay dabayaaqadiisii ayaa Wargeyska Toddobaadlaha ah ee Kaaha Bari wuxuu wax ka qoray shirkad Ajnebi ah oo dhowaan Maamulka Puntland uu heshiis kula soo galay wadanka Imaaraadka Carabta, shirkadaasoo la sheegay in ay wadanka ka baari doonto macdan iyo shidaal, waxaana loo aaneyn karaa xariga Tifaftiraha in uu ku lug leeyahay Maqaal si kulul uga hadlay shirkadda Concort oo Wargeyska lagu qoray. Prof. Khaliif Maxamed Barre ayaa ah Suxufiga ugu da’da weyn gobolada Puntland, wuxuuna dhashay sanadkii 1942dii, wuxuuna Tifaftire ka yahay Wargeyska Kaaha Bari oo ah Wargeyska ugu da’da weyn saxaafada Puntland. Xariga Profosoorka ma aha kii ugu horeeyey ee loo geysto Suxufiyiinta Puntland mudadii uu Maamulka hayey Madaxweynaha DGPL Gen. Cadde Muuse, waxaana ka horeeyey Suxufiyiin ka tirsan Idaacada STN Bosaso oo iyagana xabsiga dhexe ee magaalada Boosaaso lagu xiray, hasyeeshee markii danbe la sii daayey. Dastuurka Puntland ayaa qoraya in Saxaafadu ay madax banaan tahay, sidoo kale qofka muwaadinka ahi uu ra’yigiisa cabiri karo, haseyeeshee, waxaad moodaa in Suxufiyiinta Puntland uu Maamulka xiligan jiraa ku dhiiran yahay in uu si sahlan xabsiyada ugu xiro, iyagoo aan maxkamadi soo amrin.
  7. Originally posted by MR ORGILAQE: He is unmatched, perhaps a unique African leader who is extremely anti-corruption and self-interest. Bisinka iyo Tabarak..sxb Illah ka cabsigina maka tagtey..? :confused:
  8. Originally posted by General Duke: Barre as ever the Juniour partner we thought he was smarter than Qaynyare and Musa but hey.... Like the fact that he should have realised where his blood lies or something? Common Duke saxiib grow up a lil.
  9. Abdiqasim is desperate and a looser, Barre Hiraale is running scared Morgan is useless and past his sell by date, Indhacadde & Serar are tools, And plus the 'ministers' in Xamar are thugs and not worthy of mention, Sharif Hassan is thier tool the other in MP's in Mogadishu are s*tupids and lost and will soon be overpowered by the National armed forces On the other hand President Yusuf is a well distinguished and seasoned leader, and anyone who supports him (including MOxamed dheere) are all Halyeeys and national icons, and of course President Yusuf and only him knows what is good for this Nation and anyone who questions his actions is a everything bad under the sun, There must be some facts we are misiing apart from the one he is blood related...Duke.. Ooops..! I forgot 99.9% of he Somalis support the President and his plans which is the best for national interest and rebuilding. All you have to look at is the how he has amased National forces from all regions of Somalia in Jowhar, and soon planning to open a training camp in Mogadishu. Someone...hit me......!
  10. Originally posted by General Duke: Like Mohamed Dheere said wait for us we are coming to you. Indeed we are..!
  11. Originally posted by General Duke: Let me add that those who beat on the Sharif should be ashamed... Not as ashamed as those who blow the trumpet for Yeey.!
  12. Max’ed dheere “Cumar Xaashi meesha uu joogo ayaan ku soo weerarayaa, ee hadduu rag yahay ha igu sugo Muqdisho Guddoomiyaha guddiga siyaasadda gobolka Sh/dhexe Max’ed Cumar Xabeeb (Max’ed dheere) oo xalay u waramayey Idaacadda Banaadir ayaa wuxuu sheegay in xaaladda nabadgelyo ee gobolka Sh/dhexe ay tahay mid aad u wanaagsan, ayna maleeshiyooyinkiisu ku raad joogaan nin gacan ku dhiigle ah oo dhowaan tuulada Miirtuugo ku dilay guddoomiyihii tuuladaasi, wuxuuna xusay in ninka dilkaasi geystay uu ku dhuumaaleysanayo halka lagu magacaabo Gumad. Max’ed dheere wuxuu sheegay in Jowhar ay soo gaareen ciidamadii Qaranka, isagoo tilmaamay in ciidamadaasi ay isugu jiraan 1200 oo ka yimid Puntland 800 oo Hiiraan ah, 400 oo Galguduud ka timid iyo 2000 oo uu sheegay in uu gobolkiisu diyaarinayo. “Ma ahan arrin sahlan in la soo weeraro Jowhar, warka uu yiri Cumar Xaashina waxaa laga doonayaa in uu meel saaro, waana lala xisaabtamayaa ninkaasi oo meeshiisa ayaan ku soo weerareynaa ee hadduu uu rag yahay ha i sugo†ayuu yiri Max’ed dheere oo gaashaanka ku dhuftay in Muqdisho ay joogaan xubno ka tirsan labada gole, wuxuuna tilmaamay in xubnaha Xamar jooga ay yihiin shaqsiyaad haysta baasaboor ajnebi ah. “Kuwa Xamar ka qeylinaya tallaabo adag ayaan ka qaadi doonaa, dadka Soomaaliyeedna waxaan leenahay muddo gaaban suga waa la idinka qabanayaa kuwa xoogga idinku haystee†ayuu yiri Max’ed dheere oo sheegay in aysan jirin xubno dowladda federaalka ka tirsan oo Muqdisho jooga. Mar uu ka hadlayey ka bixitaankii Jowhar ee hay’adaha samafalka waxa uu sheegay in maamulka gobolka & madaxweyne C/llaahi Yuusuf ay wada ogaayeen arrintaasi, isla markaana hay’adahan looga yeeray magaalada New York, sida uu yiri. “4 nin oo boolis ah oo amniga sugta ayaan geynay xarunta UNICEF, xil ayaana naga saaran oo heshiis baa sidaa ku gaarnay mas’uuliyiinta hay’adaasi†ayuu yiri Max’ed dheere, mar uu ka jawabay xariga Jaamca Dheere wuxuuna yiri in ay qabteen askari ciyaala suuq ah ay maamulkiisu qabteen, kadibna ay xireen, siina daayeen markii dambe. Max’ed dheere wuxuu kaloo sheegay in uu ku hadli karo afka dowladda federaalka, isla markaana gobolka Sh/dhexe uu yahay gobol federaal ah oo nidaamkiisu la mid yahay kan Puntland.
  13. Show me where is the fistfight..? Source and more Pics
  14. NAIROBI, Kenya (Reuters) -- Militia loyal to a warlord who gave refuge to Somali President Abdullahi Yusuf's fledgling government in Jowhar have taken over the offices of the U.N. children's agency (UNICEF) in the makeshift capital, disrupting humanitarian activities, a UN official said on Monday. UNICEF was operating several projects in Jowhar run by local staff following the evacuation of 13 international U.N. staff last week after militiamen arrived in Jowhar raising the potential for fighting between rival factions of the new Somali government. UNICEF's head of mission Christean Balslev-olesen told Reuters that Mohamed Omar Habeeb, a close ally of Yusuf and Jowhar's administration chairman, had ordered 18 UNICEF local staff to vacate their office and hand over the keys. "Yesterday Mohamed Dheere and his police took control of our compound and insisted that the staff hands over the key to him," Balslev-olesen said, referring to Habeeb's commonly used nickname of Mohamed Dheere. Somalia's transitional federal government is deeply split over where to base while security is restored in the anarchic Horn of Africa nation. One faction led by President Yusuf is in Jowhar and another in Mogadishu, leaving the 14th attempt to restore government Somalia since 1991 stuck in a stalemate that has grown acrimonious. Balslev-olesen said UNICEF programs in Jowhar included water, education, HIV/AIDS and youth projects. Copyright 2005 Reuters. All rights reserved.This material may not be published, broadcast, rewritten, or redistributed.
  15. Originally posted by Sky: Those two 'governors' are - how do I put this delicately? - ********** They must be *********, cause they made sure ******** [ September 13, 2005, 21:51: Message edited by: Admin ]
  16. You guys are turning out to be pathetically a joke.
  17. Originally posted by M.I.L.K: You do not support this government becuase you have hate for A/Y You are damn right..!
  18. Settting aside the basis of your pride which is obvious. Do you know though having a pride and believing in something that is hollow and unforseeable itself is a sign of lack of confidence.
  19. This article proves the capability of our government and the level of their naivity as some would say, but as for many like me they are cheap criminals who have been one way or the other elected to lead Somalia but are on a fast track to make fortune out of the situation... Lataliyaha khaaska ah ee Ra'iisulwasaare Ghedi ee arrimaha baarista iyo soosaaridda batroolka oo ku xiran xabsiga Oslo Sabti, September 10, 2005(HOL) - Jariiradda maalinlaha ah ee aad loo qadariyo lana yiraahdo Dagsnaeringsliv "Business Daily" ee kasoo baxda magaalo madaxda Norway, Oslo, ayaa caddadkeedi; 197 ee soo baxay 27 August 2005 waxaa ku soo baxay maqaal cinwaankiisu ahaa marki ingriis lagu turjumo " The Oil Baron's Wild Ride" waxey uga hadleysey nin noorwiiji ah oo magaciisa layiraahdo Magne Adreas Meier oo boolisku xabsiga dhigeen sababo la xiriira dembiyo dhaqaale oo ey kamid yihiin 1) Sarrifid jeegag been abuur ah 2) U dirid BankGiro been abuur ah sharikado badan oo noorwiiji ah taas oo uu uga khiyaameeyey lacag malaayiin ah. iyo dembiyo kale oo khiyaamooyin iyo been abuurid la xiriira. Magaalkaa dheer ee ku saabsanaa Magne Andeas Meier waxaan kasoo qaadaneynaa inta Soomaalida ka khuseysa, waana sida hoos ku qoran: Magne Andeas Meier sannado badan ayuu ku riyoonayey sidii uu kheyraadka qaaradda Afrika gacanta ugu dhigi lahaa, khaas ahaan batroolka, dahabka iyo dheemanka. Si uu riyadiisaas u meel mariyo wuxuu magaalada London ku asaasey billowgii desember 2002, sharicad uu ugu magac daray <> oo ey shirko ku noqdeen ganacsade Hindi ah oo, magaciisana la dhoho Rakesh Rajan degganna London. Maal gelinta ey ku sameeyeen sharikadda Inverse International waxey aheed £100 oo keli ah waxaana cinwaan looga dhigey guriga Rajan oo cinwaankiisu yahay Clarendons Garden ee London. Ujeedada sharikaddan laga lahaa waxey aheyd in gacanta lagu dhigo xuquuqda baarista iyo soosaaridda batroolka Afrika, ka gadaalna laga gado xuquuqdaas sharikadaha waaweyn ee batroolka ee caalamka. Inverse International waxey u kacdey sidii gantaalki kadin markii labo todobaad asaaskeedi kedib wasiirka macdanta iyo tamarta ee Somaliland Mr. M. A. Farah uu ku dhawaaqey in uu heshiis ballaaran la galay Inverse International iyo Magne Andeas Meier, heshiiskaas oo ku wajahan baarista iyo soosaarka batroolka dhulka Somaliland. Wuxuu mudane Farax caddeeyey in sharikadihii hore ee u imaan jirey ey ahaayeen dallaaliin laakiin hadda ey heshiis la galeen "professionalki" oo Inverse International ey tahay shirkad weyn oo adduunka dacalladiisa batroolka kasoo saarta. Mr. Magne Meier Isna wuxuu ballan qaadey inuu doollar ku kharqin doono Somaliland oo uu faqrinimada ka saari doono, kana shaqeyndoono sidii dowlad loogu aqoonsan lahay. Magne Meier iyo Saaxiibkii Rajan waxey kusoo laabteen London si ey u iibiyaan heshiiskii ey lasoo galeen Somaliland lakiin cid ka gadata wey waayeen. Madaxdi Somaliland marki ey wax hadal ah ama lacagihii uu ballanqaadey Mr. Meier ka waayeen wey kansaleen heshiiskii ey la galeen Inverse International ltd. Mr. Meier si uu xoogaa dhaqaale ah u soo saaro wuxuu billaabey in uu gado saamiyo ey laadahay sharikad been abuur ah ee uu ugu magac darey SUDACO oo uu leeyahay waa sharikadda batroolka ee dowladda Sudan oo private laga dhigayo, Arrinkaas oo dhaqsi u fashilmey isna. Heshiisyo kale oo ku wajahan xuquuqda baarista iyo soosaarka batroolka ee uu lasoo galey dowladda Mauritania iyagana waxba waa ka naaso caddaa waayeen. Mr. Meier wuxuu ku soo laabtay Oslo markii irdihi oo dhan isasoo xireen, waxaase calafkiisi isbedeley marki uu la kulmey wiil dhallinyaro ah oo soomaaliyeed magaciisana layiraahdo Liibaan Cabdiraxmaan oo Oslo deggan. Liibaan wuxuu Norway degganaa muddo toban sano ah beryihii horena taxi ayuu wedi jirey haddana wuxuu ka ganacsadaa kaararka telefoonada ee dibedaha lagu waco. Liibaan oo ey isxigaan madaxweyne Cabdullahi Yusuf wuxuu ku riyoonayey inuu "General Consul" ama safiir Somalia uga noqdo Norway. Mr. Meier wuxuu u sheegey Liibaan inuu arrimahaas ka caawin karo oo uu jecelyahay Afrika, ganacsi badan iyo saaxiibo badan oo heersare ahna ku leeyahay qaaradda. Waxaa kale ee uu u sheegey inuu xuquuqda baarista iyo soosaaridda batroolka Somaliland isagu leeyahay. Waxaa kale ee uu u sheegey in qunsuliyadda soomaaliyeed uu ugu deeqayo xafiis, uuna aqoonsi uga raadindoono dowladda Norway oo uu saaxiibbo badan ku leeyahay. Waxaa kale ee uu ugu deeqay in si uu u caawiyo dowladda soomaaliyeed uu diyaar u yahay inuu lataliye u noqdo madaxdeeda. Bishi May ee sannadkan ayey Mr. Liibaan iyo Mr. Meier u duuleen Nairobi si ey ula kulmaan madaxda Dowladda Fidraalka ah, waxaana gacmo furan kusoo dhaweeyey Ra'iisulwasaare Cali Maxamed Ghedi. Mudane Ghedi wuxuu isla maalinti ku xigtey soo saarey dekreetto uu Liibaan ugu magacaabayo qunsulka soomaaliyeed ee Norway, Mr. Meierna lataliyaha khaaska ah ee Ra'iisulwasaaraha ee arrimaha baarista iyo soosaarridda batroolka iyo macdanta. Marki Mudane Liibaan iyo Mr. Meier ey Oslo kusoo laabteen waxey kulan la yeesheen wasaaradda arrimaha dibedda ee Norway si loogu aqoonsado Liibaan qunsulka cusub ee Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Norway. Wasaaradda arrinaha dibedda wey ka guddoontey waraaqihii magacaabista waxeyna u sheegtey in siyaasadda Norway ee Soomaaliya ku aaddan waqtigan ey tahay sug oo arag maaddaama dowladdii cusbeed kala qeybsanatay labo magaalana kala deggantahay oo aanu hadda qunsulka cusubi hawlgeli karin ee ey baxnaani doonaan bal sida xaal noqdo arrimaha Soomaaliya. Mr. Meier wuxuu daabacdey business card uu ku qortey inuu yahay lataliyaha ra'iisulwasaaraha Soomaaliya iyo Qunsulka Guud ee Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Norway. Sidii uu ballan qaadeyna wuxuu gurigiisa xafiis ka siiyey Liibaan. Kadib markii Mr. Meier isku deyey inuu sarrifto jeek been abuur ah oo qiimihiisu ahaay € 381 758;- ayaa billowgi August lagu xirey magaalada Oslo oo uu xabsiga weyn ku sugaa maxkamad. Liibaan waa laga saarey xafiiskii uu siiyey Mr. Meier, warqad uu wasaaradda arrimaha dibedda Norway u direyna wuxuu ku sheegey inuusan wax lug ah ku laheyn dembiyada lagu haysto saaxiibki Mr. Magne Andreas Meier oo uu isagu weli yahay qunsulka Somalia ee Norway. Source
  20. Putting aside your loyalty and imminent defeat, however am urged to ask you what do you classify as government troops?