Jumatatu

Nomads
  • Content Count

    1,570
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jumatatu

  1. Buying from the internet is something not for me, I am the kind of a person who has a phobia paying bills through direct-debit let alone buying on credit card through the net. The thought of giving access to someone you dont know to fiddle with money you worked so hard for is not in my blood. Like giving your details over the net to me is like walking naked on the catwalk ( yeah I agree with you it could be an eyesore ) yet am very possesive and protective of what I have earned. The gadgets I like or want I simply go down to Tottenham Court Road and buy it over the counter, trust me it is cheaper than Ebay or any other Internet shop. Call me an old git but that is how I am..
  2. Barre Hiiraale oo u sheegay maanta xubnaha labada gole ee Muqdisho in uu la soo xiriiray C/llaahi Yuusuf kana codsaday in uu dhex-dhexaadiyo xubnaha Muqdisho & Jowhar ku sugan Warar ku dhow dhow shirkii maanta ay hotelka Saxafi ku yeesheen xubnaha labada gole dowladda federaalka ee ku sugsan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wasiirka dib u dhiska & dib u dejinta Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo ka mid ah xubnihii kulankaasi ka qeybgalay in uu ka codsaday xubnaha Muqdisho in ay ka ogolaadaan in uu dhex-dhexaadiyo labada dhinaca dowladda ee ku kala sugan Muqdisho & Jowhar. “Waxaa ila soo xiriiray madaxweyne C/llaahi Yuusuf, wuxuuna iga codsaday in aan dhex-dhexaadiyo labada garab ee dowladda federaalka, idinkana waxaan idinka codsanayaa in aan dhinaciina iga aqbashaan arrintaasi dhex-dhexaadinta ah†ayuu ka yiri wasiirka dib u dhiska & dib u dejinta Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo sheegay in haddii aanan si degdeg ah loo xalin khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka in taasi ay soo dedejin karto burbur ku yimaada dowladda federaalka. Xubnaha labada gole Muqdisho ayaa ogolaaday codsiga dhex-dhexaadinta ah ee uu soo jeediyey wasiirka dib u dhiska & dib u dejinta Barre Hiiraale. C/shakuur Cilmi Xasan-Dayniile-Muqdisho-Soomaaliya
  3. Originally posted by Qudhac: loooool do you guys still listen to these loosers, loool you guys never learn every looser and geel jire intuu idiin yimaado ayuu idinka taajiraa on the promise that somaliland ayuu idiin keenayaa ehehehe i have to say they know sida dadka wax looga cuno You know what, you are right. But dont you think that those who elected Riyaale on assumption that he will lead them statehood are much worse than us?
  4. ^^'nooh'..afkada mahiine ee xaad carabka iskaga qaloce saxiibo..?
  5. I would normally post it in the sports section, but if you are that interested here they are : Reina Finnan, Caragher, Hypia, Riise Sisooko, Xavi, Zenden Gerrad Cisse, Nando And yeah watch them trash Chelsea tommorow nite :confused: I still cant figure out what this has to do with political section..
  6. Guddoomiyaha DFKM mudane Shariif Xasan Sheekh Aaden iyo wafdigiisii waxay subaxdii hore booqasho ku tageen dugsiga hoose ee Pinecrest oo ay dhigtaan dhalaan badan oo Soomaaliyeed oo uu halkaas kula kulmay ayaga iyo maamulaha iskuulka iyo macalimiinta. Wuxuu halkaa ka jeediyey khudbo gaaban oo ka hadlaysa muhiimadda ay waxbarashadu leedahay. Ka dib waxay kulan gaar ah xafiiskiisa ku dhexyaal Baarlamaanka Canada kula qaateen Mudane Alan Tonks oo ka tirsan xisbiga xukunka haya ee Canada. Ka dib wuxuu maanta Guddoomiyahu nasiib u yeeshay in uu ka qeyb galo furitaankii baarlamaanka Canada asaga oo halkaas magaciisa laga sheegay oo ay u istaageen madaxda waddanka Canada oo dhan. Mudane Shariif Xasan wuxuu ku mutaystay halkaas ammaan ballaaran oo uu u soo jeediyey dhiggiisa Canada. Ka dib wuxuu kulan khaas ah la yeeshay Guddoomiyaha baarlamaanka Canada iyo kalkaaliyayaashiisa iyo xubno kale oo ka tirsan baarlamaanka Canada, ayagoo halkaas uga wada hadlay sida dawladda Canada ay door weyn uga qaadan laheyd dib u soo nooleynta qaranimadii iyo karaamadii waddanka burburay ee Soomaaliya. Waxay dhammaantood halkaas ku ballan qaadeen in ay gacan weyn ka geysan doonaan codsigaas. Wuxuu guddoomiye Shariif Xasan halkaas marti qaad u fidiyey Marwo Jean Augustine oo ah ku guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Canada, ayadoo ballan qaaday in ay arrintaas ku tillaabsan doonto. Guddoomiyaha iyo wafdigiisa waxaa laga casuumay mar kale barri oo Talaado ah Baarlamaanka Canada si halkaas ula kulmo madax badan oo ka mid yahay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Canada, Mudane Piere Pettigrew. Waxaa kale oo wafdiga Soomaaliyeed la siiyey ballan qaadyo sir ah oo aan wali la shaacin karin. Habeenimadii Isniinta waxay Guddoomiyaha iyo wafdigiisii ka qeyb galeen kulan weyn oo ay soo qabanqaabiyeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ottawa. Waxaa halkaas laga sheegay taariikh nololeedkii guddoomiyaha. Waxaa halkaas hadal qiimo leh ka jeediyey Ra'iisul Wasaare ku xigeenka DFKM mudane Maxamuud C/laahi Jaamac (Sifir) iyo Gudoomiyaha iyo Prof. C/raxmaan Aden (IBBI) oo ah wasiirka xiriirka Baarlamaanka iyo Dawladda.
  7. Am glad you admitted at last, it is, after all, just a fantasy..
  8. Qudhac waar duke gaadhigii Geedi miyaanu wali xamar gaadhin, oo waxaad tidhi it only takes one houre mise geedi wuu lumay ^^
  9. Yoonis Remember aabaha kacaanka wouldn't tolerate anything bad happening to his maternital uncle's that's why he settled them all in Hargaysa town, then you would actually do anything about it because as baashi already stated it "there were welcomed by the state and not your people because remember your people were at that time still under the colonisation, slavery and occupation pick whatever you like to refer to that era ^^This man is the most honest person in SOL in respect of the above statement. I just hope he does not change his mind in later stages...
  10. Originally posted by NGONGE: ^^^ I have no idea what this guy is talking about (background of story), however, knowing Somali nature, do you disagree with his conclusions? Yes according to the norm of Somali society today in reference to the 'background story' you had no idea about .. But I will rather condemn it rather than condone it.
  11. Originally posted by Suldaaanka: If you didn't know, there are many thousands of them who own and operate businesses in Somaliland. We have no problems with them. But if things continue like that and they continue to burn down Somaliland owned trucks, then I am affraid things will degenerate into that level. I never expected from you Suldaan to stoop to such shallow level..
  12. Originally posted by General Duke: Yusuf/Geedi, Aydeed/Gabow, now thats a good combination dont you think????? Nope...Owen/shearer, Rooney/Van Nistalroy, Ronaldo/Raul...these and probably many other combinations could be good and better... as for the question..it was...Why was the TFg formed and what was it's aim and who was it to reconcile..??? And as for the most feared combination is this is what your adeero most fears..
  13. Khudbooyinkii ay degmada Balcad ka jeediyeen xubnihii martiqaadkaasi ka hadlay Xubnaha labada gole dowladda federaalka ee Muqdisho ku sugan, siyaasiyiin, culumaa’udiin & waxgarad ka kala socday qeybaha bulshada magaalada Muqdisho & Balcad ayaa waxaa maanta martiqaad qado ah ugu sameeyey degmada Balcad wasiirka ganacsiga Muuse Suudi Yalaxow. Cusmaan Cilmi Boqorre “Tan & xalay wax badan ayaa taleefoon ayaa la ii soo diray su’aasha la i weydiinayo waxey aheyd berri halkey ku duuleysaan, anigu halkan uma imaanin duulaan waxaan u nimid qado sharaf uu noo sameeyey wasiirka ganacsiga xukuumadda federaalka†Barre Hiiraale “Hadda inta aan waddada ku soo jirnay Muqdisho taleefan ayaa na looga soo diray, waxaana na la yiri buundada Balcad waxaa taala 5 nin oo ********* meyd ah, maxaa yeeleysaa baa la i yiri, markaas baan iri 5 baad sheegeysaane 50 aan ugu tago waan booqanayaa Balcad, marka waxaa weeye kuwo badan waxey doonayaan in aysan dadku is arag oo aysan wadahadlin oo aysan munaasabado ku kulmin, haddaanu nahay labada gobol mas’uuliyiinta ka yimid waxaan u balanqaadeynaa martiqaad kan oo kale ah in aan u sameyno xubnaha Muqdisho, waxaana ku qaadeynaa diyaarado waana la soo celinaya†ayuu yiri wasiirka dib u dhiska & dib u dejinta Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo intaasi sii raaciyey. “Qolyaha kale ee Jowhar waxaan codsanayaa in la wadahadlo waajib culus oo culus baa ina hor yaala oo labadeena qolo aysan midina qaadi karin, in aan isugu tagno oo qaadno mooyiye, waxaan ku baaqayaa in tanaasulaad badan & samir aan sameyno oo aan ka tagno danta gaarka ah oo aan isugu tagno danta guud, waxeyna ila tahay anigu in aan is hor fadhiisano oo aan wadahadalno oo aysan qolo kale inoo kala dab-qaadin†Sheekh Yuusuf Indhacadde “Anigu labada gole kama tirsani, madaxweynana ma ihi, halka uu Max’ed dheere ka joogo labada gole ee Jowhar ayaan aniguna ka joogaa labada gole ee Muqdisho, waxaan soo dhoweynayaa in nabad la helo, waxaan taageersanahay in dalka, diinta & dadka in laga difaaco cadowga†ayuu yiri guddoomiyaha maamulka gobolka Sh/hoose Yuusuf Max’ed Siyaad (Indhacadde). Sheekh Xasan Daahir Aweys “Waxaan leeyahay niman yahow nabadda waa loo baahan yahay marka horase waa in ALLE la la heshiiyo, marka anigu labada gole & Soomaalida waxaan ka codsanayaa oo aan doonayaa in aan balan isku ogaano oo aan diinta ILLAAHEY isku xukuno oo dadka yaga ku xukumo haddii kale dowlad ALLE la dirirsan yahay miyey soconeysaa.? haddaan Kitaabka ALLE la isku xukumina ALLE dagaal ayuu la taagan yahay†ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah culumaa’udiinka waaweyn ee Muqdisho, wuxuuna intaasi sii raaciyey. Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) “Balcad iyadoo loo hanjbayo oo la leeyahay lama imaan karo, maya ee waa la imaan karo, in ay yiraahdaan waa la imaan karaa oo aan u nimid ayna baruur naga dherjiyaana waa uga mahadcelinayaa, waxaana rajeynayaa in degmooyin badan ay sidaa uga daydaan†ayuu yiri G/sare Cabdi qeybdiid oo uu taliyaha ciidamada booliska u magacaabay wasiirka amniga Qaranka, balse uu ku diiday magacaabistaasi ra’isul wasaare Cali Max’ed Geeddi Max’ed Qanyare Afrax “Nabaddu waa la jecel yahay, laakiin waxaa la doonayaa haddii la waayo in laga sabro, laakiin dadka kulli nabad waa rabaan, midka daalunka ah ee la leeyahay nabaduu ku dheelayaa naftigiisu nabad ayuu rabaa, laakiin nabad uu adiga kugu kor joogo ayuu rabaa, nabadaasuna nabad noqon meyso, waxaa la doonayaa in leys reed socdo oo qof waliba lugihiisu uu ku socdo, ha i kor fuulin lugahaaga ku soco, anigana kuweygaan ku soconayaa, aan is dhinac socono, ha isugu soo leexan kugu soo leexan maayo, dhabahaaga toos u qaad, keygaan toos u qaadaa nabadda la rabo waa taas†ayuu yiri Max’ed Qanyare Afrax oo intii uu khudbeynayey sacab & qosol lagu hakinayey khudbadiisa. Daba-dhilif maxaad tiriraah-deen†(Ha dhaco), “Kuwa isticmaarka xambaarsan maxaad tiraahdeen (Ha dhaco) anigu qofna ma sheegin laakiin dadku waa yaqaaniin†ayuu yiri Max’ed Qanyare. “Anigu markii labaad oo aan qado warshada dharka Balcad uga soo qeybgalayo waaye, aad & aadna waxaan ugu faraxsanahay dadka Balcad sida wanaagsan ee ay noo soo dhoweeyeen, degmooyinka aan madaxda laheyn sidey u yaaliin waad aragteen, idinku madax baad leedihiin, dadkana waxaa lagu inkaaraa marka la doonayo in la inkaaro madaxa ha lagaa galo, dadku haddeysan madax laheyn talo ma leh†ayuu yiri wasiirka amniga Qaran-ka Max’ed Qanyare Afrax. “Dad baa waxey yiraahdaan Max’ed Qanyare waa hadal adag yahay anigu waxaa iga daran saxaafadda, nimanka hadda Barre Hiiraale soo wacay ee yiri 5 nin oo meyd ah ayaa meel taal, anigu waxaan diidaa oo aanan jecleyn dulmiga, dagaalka & abaabulka ciidan yaa wada.? ninka dagaalka wada ee ciidamada abaabulaya ee dad inuu ka aar goosto doonaya oo duulaanka ah maxaad tiraahdeen (Ha dhaco), Amxaarada ninka wada ee dalkaan in uu qod siiya raba ha dhaco, annagana xorriyadeena, diinteena, sharafkeena & dhaqankeeda wanaagsan oo aysan dad wada haysan ILLAAHOW nooga xasili kuwa tuugada ah ee laac-laacayana naga qabo.†ayuu yiri Max’ed Qanyare. Muuse Suudi Yalaxow “Martiqaadka Balcad waxaa dhigay beel weyn oo maamul & deegaan leh, dadkaas kheyrka badan ee gogoshaas dhigay iyagana waan u mahadcelinayaa†ayuu yiri Muuse Suudi oo uga digay qeybaha kala duwan ee saxaafadda in la iska daayo wareysiyada iska soo horjeeda ee laga qaadayo dadka dhinaca fikirka isaga soo horjeeda.
  14. Originally posted by General Duke: You ahve to realise these men are the past their clans are important and are part of the TFG. Like President Yusuf said, "these men dont know what they want". Do you sincerely believe that the men affiliated to these guys through tribal relation would abondon that link and support Yeey in name of the TFG.? The TFG was it born to reconcile conflict of policies or tribal conflicts..?
  15. Originally posted by General Duke: in order to bring peace to our beloved and beautiful country... You dont have in mind a beloved and beautiful country, but you have a vision of the creation of a dictatorial rule by a beloved abd beautiful adeero called 'Yeey'. And yes you are entitled to your phoney and fake illussion, after all you dont have the capacity to convince yourself that you are pursuing a hollow and cheap policies cause you lack that charecterism. It takes a man of dignity to turn around. "the government will defeat the Warlords"...for heavens sake dont you know that your adeero is a number one warlord too, and that this government was a creation of all of them. Untill you come to realise that Qanyare, Suudi, Caato, et al are vital for the establishment of a reconciled government or even to get of the ground you will continue uttering crap after crap.And you are welcome to it.
  16. I was a BNP activist ... and converted to Islam I hated all foreigners but feared Muslims the most. I grew up in the 1960s in Gateshead, in a predominantly white area; I can't remember seeing an Asian face there. As a family we were not religious. We only went to weddings, funerals and christenings. I was not interested in school, either. You didn't need to stay on because you were more or less guaranteed a job in the mines, steelworks or shipyards. When I was 16, all my friends were British National Party activists. It was a cool thing to do, and I joined in, too. I wanted to shock, to rebel. We would get together, drink, listen to music, chase girls and go out Paki-bashing. That wasn't a phrase we considered bad or wrong. I remember my first time; it was a Saturday night and we had been drinking. We went into an Asian area and came across a lad of about 17. We started chanting - the usual thing, "Go back to your own country" - and then went after him. There were about 10 of us, and we kicked and punched him. When we ran away, I remember, we were laughing. I don't know what happened to him, and at the time I wouldn't have cared: I was in a group and we had camaraderie. By the time I was 19 I was growing out of the BNP. I moved to London for work and stopped going to meetings. But I still hated all foreigners, especially Muslims. Over the next few years I became involved with people who went to Muslim meetings in Hyde Park, mainly to cause trouble. Then, one day in 1989, I was walking past a secondhand book stall by the Royal Festival Hall when a cover caught my eye: it was the most beautiful picture, in the most gorgeous colours, of a building. I didn't know what the book was, but it was only 20p so I bought it. I thought I'd buy a cheap frame and have a nice picture for my wall. I had no idea until I got home that I had bought the Qur'an. I was horrified when I found out. My initial reaction was to throw it away. But then I got curious. I started reading it, thinking I would find things to use against Muslims; I thought it would be filled with contradictions. When I was young, my mum always made her views known and from her I acquired a love of debating. Now, I would regularly go and debate with Muslims at Speakers' Corner in Hyde Park. As I did so, I started to get a very different picture of Islam. Seeing people pray in unison was such a powerful image. A few years later, I returned to the north-east - I'd got a job as a chef. When I saw a group of Muslims at an Islamic book stall in Newcastle, I thought, "Here's another group I can wind up; I probably know more about Islam than they do." But I was shocked when I approached them; they were very knowledgeable. I kept going back because I enjoyed debating with them, and after four weeks they challenged me. They wanted me to try to disprove the Qur'an and convince them my way of life was better. They said if I succeeded they would become Christians, but if I failed I should become a Muslim. I accepted the challenge. But after months of returning to the stall and debating, I realised I was losing and panicked. I stopped going to the stall. Three years had passed when I bumped into one of the guys from the stall. As I thought about what I wanted to do, I felt as if a big rock were crushing me, but when I told him I wanted to convert, I had a total sense of peace. I made my final decision on Wednesday November 17 1996 and converted the following day. I have been close to the Hizb ut-Tahrir group ever since: I became a Muslim because of them; they were the guys at the stall. When I told my family, my sister stopped talking to me. My father was horrified but didn't want to discuss it. My mother thought it was a phase I was going through and was more worried about what the neighbours would think. She now lets me pray in the house, but refuses to call me Muhammad (I was born John Ord). I met my wife, who is Pakistani, after converting. We live in Birmingham, where she works as a primary school teacher. I have just started a degree in social work. When I look back, I can't believe the things I did; it feels like a different person and a different life. Ironically, because of the backlash from the London bombings, I now fear attack, and have started going out in my English clothes. In them I look like a bearded, middle-aged white guy. Muhammad Islam Saturday September 24, 2005 The Guardian
  17. Originally posted by Camel Milk: I would not be suprised if he was killed today. That desperate eh..?
  18. Originally posted by General Duke: The argument brother was not holding a meeting or a wedding or anything small in Mogadishu. Who talked about wedding...? The man just held his wedding (succesfully Alxamdullilah) in Mogadishu and it is already part of his vocab..lol. However I concur with BN and reaffirm my position that if Geedi succeds to convene a cabinet meeting in Mogadishu with all (well at least nearly) present, then it is a smack in the face of the government(Jowhar faction). And I hope, though not for the wrong reasons that he succeds in convening such a meeting. Cause if anything then we shall have a government of national concentric rather than of two factions. Which will bring an end to a dictotarial trend hopefully. Talking about control , Duke, do you seriously believe that the government is in full control of Jowhar leave alone its surroundings. I know you will say yes and list every Tom, Dick & Harry as being on the side of Yeey, but look at it perspectively before being hasty. Xoogsade : Surely, there was no need to move to Jowhar and waste a whole year if they were coming back to town talking politics as they should to begin with. Dam right. Wouldn't it be all over if he had to come tommorow from his refuge in Jowhar? But hey, the old man is battle hardened and very resolute according to his disciples in SOL.
  19. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Laakiin seriously Soomaali kii dhexdhexaadiyo eediis ma yaro. ] Kii Soomaali wax u dhibana kaba daran..!
  20. Deputy Secretary of State for African Affairs Donald Yamamoto U.S. Department of State Fact Sheet [september 20, 2005] U.S. Support for Functioning Government in Somalia The United States is continuing to maintain informal contacts with entities in Somalia. Deputy Assistant Secretary for African Affairs Donald Yamamoto recently met with leaders from Somalia to underscore U.S. support for the establishment of a functioning government in Somalia and the need for consensus within the Somali Transitional Federal Institutions in order to begin the process of establishing governance. Deputy Assistant Secretary Yamamoto welcomed the Speaker of the Transitional Federal Assembly of Somalia, Shariff Hassan Sheikh Adan, to the State Department on September 14, 2005. He underscored this U.S. support and urged the Speaker to continue his efforts towards finding a peaceful solution to current disagreements between Somali leaders. During the UN General Assembly in New York City on September 16, 2005, Deputy Assistant Secretary Yamamoto met with Somali Transitional President Abdullahi Yusuf Ahmed. He again underscored the above U.S. support and urged President Yusuf to take immediate steps to reduce tension and engage in a constructive dialogue with other members of the Transitional Federal Institutions to find a peaceful solution to current disagreements. (end fact sheet) Source: USINFO, Sept. 21, 2005
  21. Jen. Morgan & Barre Hiiraale oo xaflad loo sameeyey munaasabada maalinta nabadda adduunka gacmaha isku qabsaday Xaflad ka dhacday hotel-ka Amiira ee KM 5 ayna ka soo qeybgalaan xubno ka tirsan dowladda federaalka, siyaasiyiin, qaar ka tirsan haweenka gobolka Banaadir & waxgarad kala duwan ayey gacmaha isku qabsadeen wasiirka dib u dhiska & dib u dejinta dowladda federaalka Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) & Jen. Max’ed Siciid Xersi (Morgan) oo in muddo ah maleeshiyooyin kala taageersan ay ku dagaalamayeen gacan ku heynta gobolada Jubbooyinka. Dagaalo badan ayaan u soo joogay sida dagaalkii W/Galbeed, Xamar, Jubbooyinka iyo xittaa dalka Kuwait markii la qabsanayey 1990-kii oo Ciraq ay qabsatay anigu halkaasi ayaan joogay, ninka dagaalka iyo xabadda yaqaanana kuma deg dego dagaalka“ ayuu yiri Jen. Morgan oo sheegay in isagu uu doonayo in wixii hadda ka dambeeye in uu nabadda ka shaqeeyo. Anigu waa markii labaad ee aan Muqdisho socdaal ku imaado markii horena hadda ayey ka fiican tahay dhinaca ammaanka, xilligii hore qad cagaaaran bey laheyd Muqdisho, hogaamiyeyaashuna isuma gudbi jirin, annagu qeyb weyn baanu ka qaadanay soo celinta nabadii, wallow ay wax inoo dhiman yihiin, haddana dedaal badan baa ka muuqda, anigu shaqsiyan waxaan balanqaadayaa in aan nafteyda iyo maskaxdeyda intaba u huro sidii nabad loo gaari lahaa, ninkii ugu danbeeyey oo aniga iyo isaga uu dagaal nagu dhexmaro Soomaaliya Jen. Morgan buu ahaa maanatana hortiina ayaan ku cafinayaa†ayuu yiri Barre Hiiraale oo isaga & Jen. Morgan ay gacmaha is qabsadeen, wuxuuna u mahadceliyey haweenkii ka soo shaqeeyey qabashada manaasabadaasi. Waxaan ugu baaqayaa haweenka Soomaliyeed in ay nagu cadaadiyaan nabadda sababtoo ah waa hooyo, walaal, dumaashi, xaas iyo in kaloo badan†ayuu yiri Barre Hiiraale oo intaasi sii raaciyey Dowlado badan baa waxay ka shaqeynayaan in aanu mida aan hadda ku jirno ka bixin weligeen, waxa loo baahan yahay markaa inaanu garano oo tanaasulaadkii sameyno’ dadkii is dilay ee hogamiyeyasha ahaa aan heshiino shacabkana u sheegno in la heshiiyey oo meeshii an ku tartami jirnay in aan wax burburino in aan taa bedelkeeda ku tartano siddii an dadkeena uga saari laheyn dhibatada Kulankan ayaa waxaa sidoo kale ka hadlay wasiirka ganacsiga Xaaji Muuse Suudi Yalaxow, Xildhibaan Xaabsade, Xildhibaanad Caasha Xaaji Cilmi & Xildhibaanad Maryan Cariif Qaasim. “Keligii telisnimo iyo qof wax uu soo magacowdo u socda waa weyney, middi middi ku taag ayey ahan jirtay hadda waxaan rabnaa wax leysla ogol yahay magaalo madaxda Soomaaliya waa Muqdisho, qorshaha caasimada lagu diidan yahay waxaa wata dowlado raba in aynu dhibaatadan ku sii jirno waana dowladaha deriska ah, haddaan ogolano in casimada meel kale la geeyo mas madaxaa laga dilay ayaan noqon doonaa†ayuu yiri Muuse Suudi oo intaasi raaciyey in dhinacooda ay ogol yihiin in farqiga siyaasadda ah lagu dhammeeyo in loo laabto axdiga, laguna dhaqmo. “Nabadda waxaa lagu heli karaa in caasimada leysugu yimaado aniga hadda waxa la i yiraahdaa wasiir baad tahay waxaana idiin sheegayaa shillin wasiirnimada igu soo galay gacan teyda kuma qaban, xafiis iyo baabuur la leeyahay wasiirka ha la siiyo-na ma arag, waa magac meel ku qoran cid iga qaadi kartana ma jirto baarlamanka oo keliya aya iga qadi kara, xittaa C/llaahiga madaxweynanimada meelaha kula dhac dhaco qof keligeed kama qaadi karto madaxweynananimada†ayuu yiri Muuse Suudi Yalaxow. “Waxaan ka imid gobolada Bay iyo Bakool, waxaan ahay xildhibaan dowladda ka tirsan waxaa la i leeyahay waa mucaarad, kuwa sidaas lehna waa madaxweynaha iyo kuwa la jira, anigana waxaan leeyahay madaxweynaha laftiisa ayaaba mucaarad ah, anigu waxan doonayey in madaxweynuhu uu yimaado caasimada, xukuna uu halkaa ka billaabo maadaama Soomaliya madaxa ayey ka jiran tahayo, dowlad caasimadii diiday iyada ayaaba mucaarad ah sababtoo ah dowladda waxa lagu yaqaanaa in caasimaadu degen tahay†ayuu yiri xildhibaan Max’ed Ibraahim Xaabsade.