
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Mogadishu: Police execute more armed gangs: CORPSE FREE THREAD
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer edit your post make a link, its against the rules, and you have been braking it where are the moderators. As for the dead, if one attacks armed police they dont expect a slap on the wrist do they? Hence one should have more backbone, at least the police are not, dancing around or kicking the dead. -
Former President Mohamed Siad Barre, The Most Wrongfully Vilified Person
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
I will like to add that it was Siyad Barre and no other leader before who arrested in mass and executed in public the religious leaders of the country. It was Siyad who inherited the ungodly doctrine of the Soviet Union and turned a promising country into a backward, internally hostile and outwardly impotent nation. Adeer it was Siyad Barre who destroy every istitution that the Somali's had from 1960-1969. From the army, the civil institutions and turned everything upside down. He was told many times leave and give the nation a chance. But his arrogance, ignorance and ********* led him to belive he was the saviour of the nation. In the end gone was Mogadishu, Hargaysa and Baidoa and the man who created a cult after himself left as "big mouth" on a donkey defending his clan from Aydeed who was once his body guard. Again only someone who like yourself obssessed with the clan as you even claim lands do not belong to you, would defend this long dead buffoon. -
Former President Mohamed Siad Barre, The Most Wrongfully Vilified Person
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
A dictator who inherited a united country. By the end of his term he managed to destroy Hargaysa, Mogadishu and then became a clan leader and head of the SNF which resulted in turning Baidoa into the city of death. Siyad Barre's record is all his. Without him we would not be in the mess we are all in. He introduced clan killings, targeting civilians and rampant nepotisam and corruption whihc resulted in his sub-clan prancing around and his family thinking they were a national institution. Compare him to Adan Ade, Abdirishid, Abdullahi Isse or even Egal. He was a horrible failure may Allah spare us his never ending legacy. -
Mogadishu: Police execute more armed gangs: CORPSE FREE THREAD
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo ka dooday Ajendihii Midnimadda Soomaaliya Muqdisho 22 August, 2007. --NRC-- Waxaa Maanta qeybihii ka harsanaa Qabaa'ilka Digil iyo Mirifle ay saxiixeen qodobadii shirku ku heshiiyay halka Ergooyinka shirweynaha ka qeyb qaadanaya ay ka sii doodayaan qodobkii Midnimadda Soomaaliya. Maxamed Axmed Guuleed oo ah Oday ku hadlayay Magaca Ergada Beelaha Soomaliyeed ee shirka ayaa sheegay in Midnimadda Ummadda Soomaliyeed ay tahay muqadas ah Lama taabtaan ah, loona baahan yahay inay oday dhaqameedyadu u guntadaan sidii looga mira dhalin lahaa midnimada. Isla qodobkan Midnimada waxaa isna fekerkiisa ku biiriyay Ugaas Cabdi Cali oo yiri: "Kolkii aanu joognay Embaghati nalooma ogoleyn haddaanu nahay Ugaasyadii iyo Isimadiii halkaa isugu tagay inaan xitaa Shir gooni aah aan yeelano, Waase Illaahey mahadiis hadda oon ku kulmeyno wadankeenii hooyo ee inaanu ka faa'iideysano, tani waa fursad ummada Soomaaliyeed ay heysato". Waxaa madasha Maanta ee shirka ka hadashea Marwo Faadumo Sheekh Cumar iyadoo ku hadleysey Magaca Ergadda Haweenka Soomaliyeed waxayna sheegtay in Soomaalidu ku midoobaan Soomaalinimo iy oMuslinimo, waxay kaloo carrabka ku dhufatey Faadumo in laga hadlo Qaxootiga Soomaaliyeed ee Gudaha wadanka ku bara kacey iyo kuwa dibadaha ku dhibaateysan. Waxaa isla madasha maanta shirka qoddobo Saddex ah ka soo jeediyey Dr. Ibraahim Maxamed Duqow qoddobadaas oo ka hadlaayey: = In la helo Nabad, = Cadaalad, = Iyo Ubadka Soomaalyeed oo loo helo Waxbarasho aasaasi ah si mustaqbalka loogu aayo ileyn waa madaxdii berito. C/raxmaan Waldiire oo ka mida Ergadii maanta hadalka soo jeediyey waxaa wuxuu sheegay in dagaaladda ka socda Goboladda Dhexe ay saameeyeen Shirka loona baahan yahay in wax laga yiraahdo . Waxaa ugu dambeyn shirkii maanta soo gunaanaday Shir guddoonka Shirka Cali Mahdi Maxamed isagoo sheegay in Berito shirka dib la isugu soo noqon doono.
-
Ergooyinka shirweynaha Qaran oo weli ka doodaya qodobka dhowrida xuquuqda haweenka Muqdisho 26 Ogost, 2007 -- NRC-- Ergooyinka Shirweyanaha dib u heshiisiinta Qaran ayaa weli ka doodaya qodobka Xuquuqda Haweenka, kaasoo ka hadalkiisu uu marayo maalintiisa Saddexaad oo ay ergooyinku ka doodayaan. Qodobkan waxaa inta badan fikirkooda ka dhiibtay Culimaa’udiin iyo Haweenka shirka ka qeyb qaadanaya, waxayna ku nuuxnuuxsadeen xuquuqda hgaweenka inay tahay kuwa uu Alle siiyay. Hadal ay halkaasi maanta ka soo jeediyeen culimaa’udiinka kala ah: Shiikh Cabdullaahi Cali Aadan Shiikh Calu Nuur Maalin Shiikh Axmed Cabdi Xuseen Waxayna ku dheeraadeen sida ay diinta Islaamku u dhowrto xuquuqda haweenka waxeyna sheegeen in haweenku ay yihiin laf-dhabarka bulsho walba, sidaasi daraadeedna aaney marnaba la duudsiin karin Haweenka Soomaaliyeed xaqa ay leeyihiin, hase yeeshee waxey culumaadaasi ku celceliyeen inay haweenku ku ekaadaan xuquuqdooda, isla markaana aaney raadin wax aaney diinta islaamku baneynin. Marwo Xaawo Ugaas, Maryan Aadan Maxamed iyo Caasho oo iyaguna madasha maanta ka hadley ayaa sheegey inaanay dooneynin wax aaney diinta u baneynin, waxeyna tilmaameen ay soo dhoweynayaan wacdiyadda diinta ay culimadu ka yiraahdeen xuquuqda Haweenka, iyagoo codsaday in haweenka la siiyo fursado ay kaga qeyb qaadan karaan howlaha socda ee dalka. Guddoomiye ku xigeenka shir guddoonka shirweynaha Qaran C/raxmaan Nuur Xuseen oo gunaanadkii shirka ka hadlay ayaa sheegay inuu ku bogaadinayo xubnihii maanta ka hadlay Madasha Shirka ee soo bandhigay waxay diinta Islaamka ka qabto Xuquuqda haweenka, wuxuuna soo jeediyey in shirka Berito dib la isugu soo laabto si ajendayaasha dhiman halkoodii looga sii ambaqaado. Dhinaca Kale Waxaa madasha shirka maanta aan ka soo xaadirin Guddoomiyaha Gudigga shirweynaha dib u heshiisiinta Qaran Md. Cali Mahdi Maxamed oo isaga iyo wafdi uu hoggaaminaayo ay u ambabaxeen Magaaladda Nairobi si ay halkaasi kulamo ugula soo yeeshaan qaar ka mid ah Madaxda beesha caalamka ee hore u soo booqatey shirweynaha dib u heshiisiinta Qaran ee ka socda Muqdisho. QEYBTA WARFAAFINTA EE SHIRKA
-
Guddoomiyaha shirka Dib u heshiisiinta oo ku soo laabtay Muqdisho Muqdisho 28 August, 2007. -NRC-Guddoomiyaha Shirweynaha dib u heshiisiinta Md. Cali Mahdi Maxamed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu socdaal howleed oo qaatay muddo laba maalmood ah ku tegay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Md. Cali Mahdi wuxuu magaalada Nairobi kulamo kula soo yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka iyo Hay'adaha Qaramada Midoobay oo ay ka wada hadleen xaaladda Shirka Dib u heshiisiinta iyo halka ay marayaan howlaha ay hayaan guddiga Qaran ee Dib u heshiisiinta. Waxaa Garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdiga Guddoomiyaha xoghayaha Warfaafinta shirka Dib u heshiisiinta C/qaadir Maxamud Walayo iyo xubno ka mida xogheynta iyo la-taliyeyaasha Guddoomiyaha. Waxaa la filayaa inuu dhowaan Cali Mahdi faahfaahin ka bixiyo socdaalkiisa iyo xaaladda shirka dib u heshiisiinta.
-
Mogadishu: Police execute more armed gangs: CORPSE FREE THREAD
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Meydadka sadex qaran diid oo ciidanka bambooyin kusoo weeraray oo xalay la dhigay agagaarka safaaradda Itoobiya (Meydka qaran diidkii shalay la dilay oo isna wali yaala) Ilaa iyo sadex qarandiid oo fariisin ciidanku leeyihiin bambo gacmedyo kusoo tuuray xalay ayaa wali yaala agagaarka dhismaha safaaradda Itobiya ee degmada Shangaani,iyadoo dadweynahana loo oggolaaday in ay qaran diidyadaa fiirsadaan. Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Gaashaanle C/waaxid maxamed Xuseen oo saaka sxafadda la hadlay ayaa sheegay in qaran diidyada meydadkoodu ay sii ooli doonaan goobta tan iyo inta ay ka googo’ayaan,si kuwa kale ay ugu tusaale qaataan. Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Gaashaanle C/waaxid waxaa uu intaa kusii daray in ciidanku ay gacanta ku dhigeen labo qaran diid oo ay wada socdeen kuwa haatan ay meydadkoodu yaalaan gobtii xalay la dhigay. “Hadda kuwii la qabtay xabsiga ayay ku jiraan waxaana la marsiin doonaa sharciga”ayuu yiri afhayeenka ciidanka booliska soomaaliyeed Gaashaanle C/waaxid maxamed Xuseen oo saaka saxaafadda la hadlay. Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ayaa la filayaa in saacadaha inasoo aadan uu soo booqdo goobta ay meydadka qarandiidku yaalaan,iyadoo sidoo kalana la filayo in uu ku dhawaaqo abaalmarino la siinayo askartii toogatay qarandiidyadan. Dhinaca kale waxaa wali banaanka saldhigga Afar Irdood ee degamda Xamar weyne yaala meydka qarandiidkii shalay la toogtay xilli uu doonayay in uu qarxiyo saldhigga afar irdood ,iyadoo askarigii toogtayna la siiyay abaalmarin lacageed oo dhan 10 milyan. Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho -
Mogadishu: Police sharp shooter gets reward
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidamada Booliska Gobolka oo toogtay sadax nin oo weerar ku soo qaaday taliska qeybta Bari ee Booliska { 28 Aug 2007} waxaa la daabacay Tue 28 Aug 2007 13: 27: 41 “Booliska Gobolka Banaadir Waxay toogteen sadax nin oo weerar ku soo qaaday ciidamada Booliska taliska ay ku leeyihiin qeybta Bari ee magaalada Muqdisho, waxaana isla weerarkaasi ciidamada Booliska Gobolku ay ku qabteen labo ka mid kooxihii weerarka ku soo qaaday ciidamada Booliska” ayuuu yiri G/Le C/Waaxid Maxamed Xuseen oo ah Madaxa xafiiska xiriirka Saxaafadda iyo Dadweynaha ee Booliska Soomaaliyeed. G/Le C/waaxid waxaa uu intaa ku daray in xiligii weerarka ay soo qaadayeen ay ciidamada Boolisku diyaarsanaayeen isla markaana ay talaabo cad ka qaadeen kooxahaasi oo inta badan la dilay kuwii kalena la qabtay, waxaana uu intaa ku daray in ciidamada Boolisku ay si weyn ugu guuleysteen kooxahaasi oo uu sheegay in meydadkooda ay weli yaalaan agagaarka xarunta Dr. Ismaaciil Jumcaale Cosoble. Goobta uu yiilay meydadkaasi ayaa waxaa u soo daawasho tegay dadweyne ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir, kuwaas oo ku dhawaaqayey erayo ay ka mid ahaayeen Soomaali diidow silac u dhimo, waa kaa sabreynaa silac u dhimo iyadoo sidoo kale soo gaaray suxufiyiin fara badan iyo mas’uuliyiin ka kala tirsan maamulka gobolka Banaadir. Weerarkan oo dhacay xalay fiidnimadii ayaa waxaa uu ku soo beegmay xili ciidamada Booliska ay howlgalo xoogan ka wadaan magaalada Muqdisho iyadoo shalay sidaan oo kale nin bambaano ku soo weeraray saldhiga afar irdood ay ciidamada Booliska toogteen. Gobolkabanaadir.com -
Mogadishu: Police execute more armed gangs: CORPSE FREE THREAD
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidamada Booliska Gobolka oo toogtay sadax nin oo weerar ku soo qaaday taliska qeybta Bari ee Booliska { 28 Aug 2007} waxaa la daabacay Tue 28 Aug 2007 13: 27: 41 “Booliska Gobolka Banaadir Waxay toogteen sadax nin oo weerar ku soo qaaday ciidamada Booliska taliska ay ku leeyihiin qeybta Bari ee magaalada Muqdisho, waxaana isla weerarkaasi ciidamada Booliska Gobolku ay ku qabteen labo ka mid kooxihii weerarka ku soo qaaday ciidamada Booliska” ayuuu yiri G/Le C/Waaxid Maxamed Xuseen oo ah Madaxa xafiiska xiriirka Saxaafadda iyo Dadweynaha ee Booliska Soomaaliyeed. G/Le C/waaxid waxaa uu intaa ku daray in xiligii weerarka ay soo qaadayeen ay ciidamada Boolisku diyaarsanaayeen isla markaana ay talaabo cad ka qaadeen kooxahaasi oo inta badan la dilay kuwii kalena la qabtay, waxaana uu intaa ku daray in ciidamada Boolisku ay si weyn ugu guuleysteen kooxahaasi oo uu sheegay in meydadkooda ay weli yaalaan agagaarka xarunta Dr. Ismaaciil Jumcaale Cosoble. Goobta uu yiilay meydadkaasi ayaa waxaa u soo daawasho tegay dadweyne ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir, kuwaas oo ku dhawaaqayey erayo ay ka mid ahaayeen Soomaali diidow silac u dhimo, waa kaa sabreynaa silac u dhimo iyadoo sidoo kale soo gaaray suxufiyiin fara badan iyo mas’uuliyiin ka kala tirsan maamulka gobolka Banaadir. Weerarkan oo dhacay xalay fiidnimadii ayaa waxaa uu ku soo beegmay xili ciidamada Booliska ay howlgalo xoogan ka wadaan magaalada Muqdisho iyadoo shalay sidaan oo kale nin bambaano ku soo weeraray saldhiga afar irdood ay ciidamada Booliska toogteen. Gobolkabanaadir.com -
Muqdisho: Ciidamada Booliska oo toogtay sadax nin oo weerar ku soo qaaday taliska qeybta Bari ee Booliska G/Banaadir 28. August 2007 Muqdisho(AllPuntland)- “Booliska Gobolka Banaadir Waxay toogteen sadax nin oo weerar ku soo qaaday ciidamada Booliska taliska ay ku leeyihiin qeybta Bari ee magaalada Muqdisho, waxaana isla weerarkaasi ciidamada Booliska Gobolku ay ku qabteen labo ka mid kooxihii weerarka ku soo qaaday ciidamada Booliska” ayuuu yiri G/Le C/Waaxid Maxamed Xuseen oo ah Madaxa xafiiska xiriirka Saxaafadda iyo Dadweynaha ee Booliska Soomaaliyeed. G/Le C/waaxid waxaa uu intaa ku daray in xiligii weerarka ay soo qaadayeen ay ciidamada Boolisku diyaarsanaayeen isla markaana ay talaabo cad ka qaadeen kooxahaasi oo inta badan la dilay kuwii kalena la qabtay, waxaana uu intaa ku daray in ciidamada Boolisku ay si weyn ugu guuleysteen kooxahaasi oo uu sheegay in meydadkooda ay weli yaalaan agagaarka xarunta Dr. Ismaaciil Jumcaale Cosoble. Goobta uu yiilay meydadkaasi ayaa waxaa u soo daawasho tegay dadweyne ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir, kuwaas oo ku dhawaaqayey erayo ay ka mid ahaayeen Soomaali diidow silac u dhimo, waa kaa sabreynaa silac u dhimo iyadoo sidoo kale soo gaaray suxufiyiin fara badan iyo mas’uuliyiin ka kala tirsan maamulka gobolka Banaadir. Weerarkan oo dhacay xalay fiidnimadii ayaa waxaa uu ku soo beegmay xili ciidamada Booliska ay howlgalo xoogan ka wadaan magaalada Muqdisho iyadoo shalay sidaan oo kale nin bambaano ku soo weeraray saldhiga afar irdood ay ciidamada Booliska toogteen. Xafiiska Warfaafinta Maamulka G/Banaadir
-
Adeer you are the secessionist who makes the most noise. Cade Gabow is the one who wanted to place Ethiopian flags all over Mogadishu. Like Hussain Aydeed before him its not the plot but everything they lost.
-
Vision Titles of men don’t interest me The fact is, a warrior’s work is seldom celebrated Your poems adeer were always overrated Learn how to piss straight before you talk to men For idle minds don’t get the coverage Nor will you get suffrage for you fake stance Stick with Tupac and fake romance For politics is an art And the President is a star He left the rest behind How smart? This aint fake thugs-life It’s the way to get the Somali Out of strife Accept defeat or be lost in abyss Chasing the jackals fame Will not lead you to any sort of bliss The Joke here is you have no point Somalia’s hero is Yey Like it or not That’s what the state will teach your children Any way
-
Mogadishu: Police sharp shooter gets reward
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
weerar bambaano oo lala beegsaday saldhiga booliska Afar irdood iyo ciidamada booliska oo ninkii qaraxaasi fuliyay toogasho ku dilay isla goobtii. saaka ayaa qarax lala beegsaday saldhiga ciidamada booliska ee deegaanka afar irdood kadib markii laba nin oo ku hubaysan waxyaalaha qarxa ay saldhiga soo weerareen ragaas oo ay fooda is dareen ciidamada booliska oo saldhiga siwayn ilaalo uga hayay. Ciidamada booliska ayaa ragan labada ah ka shakiyay xili ay rabeen inay soo galaan gudaha saldhiga iyadoo lagu amray inay istaagaan balse ay ka dhaga adaygeen iyadoo mid kamid ah uu bumbo gacmeed la beegsaday ciidamada booliska balse isla markiiba waxay ka gaarsiiyeen rasaas xoogan oo ay ooda kaga qaadeen ninkii bumbada la soo baxay. Askarigii dilay ninkii ku hubaysnaa ayaa la gudoon siiyay 10milyan oo shilin soo maali ah iyadoo hal darajana la dalacsiiyay kadib markii siwayn maamulku ula dhacay qaabka askarigaasi uu uga hortagay falkii ay damacsanaayeen kooxaha qaswadayaasha ah. Maaha markii ugu horaysay ee la khaarajiyo rag doonayay inay weeraro gaystaan iyadoo marar badan ciidamada amaanku ay gacanta ku dhigeen qaarna toogteen rag faraha kula jiray falal argagixiso oo ka dhan ah amaanka caasumada somalia. Allmudug.org news desk. -
The old poet has arrives in Mogadishu after many yaers in exile. source
-
Mogadishu: Police sharp shooter gets reward
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidamada dawladda oo diley ninkii weeraray saldhigga Afar Irdood Ciidamada Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guulestey sida uu sheegay afhayeenka ciidamada booliiska Cabdiwaaxid Maxamed Xuseen ay dilaan ninkii ka dambeeyey weerarkii lagu qaaday saldhigga booliska Afar Idood ee degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho. Maamulka gobolka Banaadir ayaa askariga diley ninka weerarka bam gacmeedka ah ku soo qaaday u ballan qaaday 10 milyan oo shilinka Soomaaliga ah oo abaal marin ah. Maamulka ayaa tallaabadan ku doonaya in uu ku dhiirri geliyo ciidamada dawladda iney ka hor tagaan kooxaha ka dagaalamaya gudaha magaalada Muqdisho. Dhinaca kale, ciidamada dawladda federaalka Soomaaliya oo gacan ka halaya kuwa Ethiopian-ka ayaa saaka hawlgallo ka bilaabay xaafado kamid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan SOS, Suuqa Xoolaha, Ex Ctrl Balcad ilaa iyo Wershedda Kooka Koollada, baaritaanka ciidamada dawladda ayaa bilowday saaka aroortii iyadoo dadka deegaanku ay sheegeen in ciidamadu ay daba joogaan dadka ka dameeya weerarada ka dhaca magaalada Muqdisho. Waxaa xiran waddada aadda Suuqa Xoolaha ilaa iyo Ex Ctrl Balxad ee magaalada Muqdisho iyadoo Isgoyska hawlwadaad ay weerarro ka dhaceen. Xasan Mutawakil SBC Muqdisho -
Mogadishu: Police sharp shooter gets reward
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maamulka Gobolka Banadir oo Askari Abaal Mariyey Last Updated::2007-08-27 21:07:20 Muqdisho:-Gudoonka Gobolka Banadir ayaa Maanta waxaa ay Gudoonsiiyeen Abaal Marin Lacageed iyo mid maskaxeedba Askari ka tirsan Ciidamada DF Soomaaliya ka dib markii uu dil u geystey mid ka mid ah kooxaha ka soo horjeeda DF Soomaaliya. Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere ayaa waxaa uu gudoonsiiyey Maanta SH SO 10,000,000 (Toban Malyuun oo Shilanka Soomaaliga ah) Askari ka tirsanaa Ciidamada Amaanka ee Deegaanka Afar Irdood ee Degmada Xamar Weyne. Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere ayaa waxaa uu amaan u soo jeediyey Askarigii ka danbeyey Falka Dilka ah ee uu ku diley mid ka mid ah kooxaha ka soo horjeeda DF Soomaaliya. Waxaa uu sidoo kale gudoomiyaha u soo jeediyey amaan dhiiri galin leh Taliyaha Ciidamada ee Deegaanka Afar Irdood isaga oo sheegey in Taliyihii wanaagsan uu talaabo muhiim ah ay qaadayaan isaga iyo Askartiisa. Waxaana uu sheegey Gudoomiyuhu in Askari Kasta oo qaada fal noocaan oo kale ah la gudoonsiinayo abaal marin ka qaalisan midan, waxaana uu sheegey in talaabadani ay baajineyso in ay weeraro waxyeelo leh lagu soo qaado Ciidamad Dawlada Kemeel Gaarka ah ee Soomaaliyeed. Meydka mid ka mid ah Kooxaha Kacdoonka ka wada Magaalada Muqdisho ayaa waxaa sidoo kale indhihiisa ku arkey Gudoomiyaha Gobolka Banadir oo wehliyaan Saraakiil Sar sare oo ka tirsan Gobolka iyo Ciidamada Booliiska. Sida ay ku soo waramayaan Warfidiyeenada ku sugan halka uuka dhacay Dilka loogu geystey ninka la sheegey in ka tirsanaa kooxaha Muqaawamada sheegta in ay ka wadaan Caasimada waxaa arkey dadka Deegaanka isaga oo oo Gacanta ku wata Bambaano dabadeedna waxaa markiiba hareereeyey Ciidamada Saldhiga Afar Irdood oo ku amrey in uu is dhiibo dadabadeedna ka dhaga adeegey warkaas. Waa qofkii ugu horeeyey oo Laamaha Amaanka ay Toogasho ku dillaan kaas oo ka tirsan kooxaha ka soo horjeeda DF Soomaaliya iyo Ciidamad Itoobiyaanka. -
Mogadishu: Police sharp shooter gets reward
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Afhayeenka xariirka saxaafadda iyo dadweynaha ee Ciidamada Booliska dowladda kMG ah oo sheegay in nin bamgacmeed ku tuuray Ciidamada ay dileen. Mogadishu ,27, August 2007 (HornAfrik Media) Afhayeenka xariir saxaafadda iyo dadweynaha ee Ciidamada Booliska dowladda kMG ah ee soomaaliya C/waaxid ayaa sheegay in Ciidamada saldhiga degmada X.wayne ay toogteen subaxnimadii saaka nin uu sheegay in bambaano uu ku tuurayay Ciidamo roonda samaynayay. Sida uu sheegay sargaalka Ciidamada dowlada KMG ah ee soomaaliya u qaabilsan xariirka saxaafada iyo dadweynaha C/waaxid ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in ay dileen qof kii bamkaasi tuuray oo ay arkeen isaga oo cararay sida uu sheegay. Waxaa kale uu sheegay in Ciidamada saldhiga degmada x/wayne aysan wax qasaare ah ka soo gaarin bamkaasi lagu tuuray waxaana uu intaasi ku daray in qof rayid ah uu dhaawac firir ah ka soo gaaray qaraxa Bam gacmeedkaasi. Dhinaca waxaa xalay bam lagu weeraray Hotelka Madiina oo degmada Xamar/jajab waxaana halkaasi ku dhaawacmay mid ka mid ah ergooyinka ka yimid Maamul goboleedka Puntland waxaana la sheegayaa in dhaawiciisu uu yahay mid fudud. Degmada X/wayne ayaa waxaa ay iyadu ka badbaaday dagaaladii xooganaa ee ka dhacay qeybo mid ah caasimada Muqdisho in kastoo haatan ay ka wadaagto rabshada deegaanada kale ee Magaalada Muqdisho. -
The secessionist are loosing the plot. They disarm them then shoot them? Why not shoot them when armed? Why go to the length of disarming them only to kill them? Anyhow the cries from these desperate groups only indicate their failure.
-
sovereignty under attack by Siadist remnants on TFG payroll
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^We are making inroads into the secessionist camp. Thanks JC. -
Sheik Sharif admits: courts are behind the bombs
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Sharif Ahmed will be tried for these attacks which have killed cleaning ladies, children and civil servants, Asmara itself will not be a safe house for this criminal. -
^^^loool. Anyhow governance is returning by the day. Emperor thanks for the news old boy.
-
Al Shabaab Ahmed Diriye group boycot Asmara meeting.lol
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The two Sharif's are naked, isolated and ignored. -
Odayaal diidey shir ka furmaya Asmara 27 Aug 27, 2007 - 6:34:38 AM Odayaasha dhaqanka beelaha ****** ayaa qaadacay ka qeyb galka shirka Asmara oo ay soo qaban qaabiyeen xubnihii Maxkamadaha Islaamiga iyo xubanaha la magac baxay barlamaanka xorta ah ee Somalia. Odoyasha ayaa shegay inaysan dooneyn inay ka qeyb galan shirkasi, iyagoo sheegay inaysan jirin xiriir ay la leeyihiin xubnaha mucaradka ah ee ku sugan magalada Asmara ee dalka Eritrea. Afhayenka odoyasha la magac baxey golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha ****** Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo Saxaafada ay wax ka warsatay ka qeyb galkooda shirkaasi ayaa yiri “Lagama yaabo inaan shirkaasi aadno xiligaan, xubnaha Asmara ku sugan wax xiriir naga dhaxeeyana ma jirto”. Axmad Dirie ayaa sheegay in iyaga iyo xubnaha Asmara ay hal ula jeedo wadaagaan taasoo ah inay dalka ka baxaan ciidamada Ethiopia. Cabdi Fatax Axmad,GO