General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Madaxweynaha DGPL iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa ka soo degay Garoonka Kanoko ee Caasimada DGPl ee Garowe. Wednesday, 15-Aug 2007 Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa si diiran u soo dhoweeyey ku simaha xafiiska Madaxweynaha ahna Wasiirka Cadaalada Cabdirisaaq Cabdulle Geesood, guddoomiyaha Golaha Wakiilada Axmed Cali Xaashi, Xildhibaano, Wasiiro, Taliyayaasha Ciidamada Booliiska iyo Daraawiishta, Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo dadweynaha Magaalada Garowe. Madaxweynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi iyo weftigiisa ayaa waxaa garoonka Caalamiga ah ee Caasimada Muqdisho ee Aadan Cabdulle international airport ku soo sagootiyey Madaxweynaha DFKMG ah Mudane Cabdillaahi Yuusuf Axmed, golaha wasiirada ee DFKMG ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Madaxweynaha DGPL iyo weftigiisa ayaa waxa ay in muddo ah ku sugnaayeen Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho halkaasi oo uu kulama kala gooni gooni ah kula soo yeeshay Madaxda sare sare ee DFKMG ah, Saraakiisha iyo qabaa’ilada ku nool Muqdisho, guddoomiyaha shirka qaran ee beelaha Soomaaliya Mudane Cali Mahdi Maxamed. Hadaba weftigan Madaxweynaha DGPl la socday ayaa waxa ay kala ahaayeen Wasiirka Kalluumaysiga, Khayraadka Badda iyo Gaadiidka Badda Siciid Maxamed Raage, Wasiirka ganacsiga iyo Warshadaha Cabdisamed Yuusuf Maxamed, Wasiirka warfaafinta, isgaarsiinta, dhaqanka iyo dalxiiska Cabdiraxmaan Maxamed Saalax, Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha, Isboortiga iyo dhallinyarada Cabdinuur Cilmi Qaaje (Bindhe), Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad, Xildhibaan Ibraahim Cilmi, Xildhibaan Cabdirashiid Firdhiye, Xisaabiyaha Guud ee Dowladd Jaamac Maxamed Cismaan, Agaasimaha waaxda qorshaynta ee wasaaradda Maaliyada,
  2. Mogadisho: DGPL iyo DFKMS ayaa Maanta kala saxiixday heshiis wadashayn iyo waxqaybsi. Tuesday, 14-Aug 2007 Heshiis labo dhinac ah ayaa maanta waxa uu ka dhacay xarunta Villa soomaaliya ee madaxtooyada DFKMG ah, heshiiskan ayaa waxa uu dhexmaray DFKMG ah iyo DGPL. Heshiiskan ayaa waxa ay ujeedadiisu ahayd habka iskaashiga iyo wada shaqaynta u dhexaysa Xukuumadda Federaalka ku meel gaarka ah ee Jamhuuriyada Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya. Qodobada uu heshiiskan uu ka kooban yahay ayaa aha, Arrimaha Siyaasada, Ammniga, a Dhaqaalaha iyo Arrimaha Maaliyada, qodobadan ayaa waxa ka sii farcamaya ilaa dhowr qodob oo ay ugu muhiimsan tahay Qaybsiga Canshuuraha oo ay 55% ay leedahay DGPl halka ay yeelanayso DFKMG ah 45%, Heshiiskan wuxuu Puntland u fasaxayaa inay ka Faa’idaysan karaan Khayraadka dhulkooda ayna geli karaan heshiiyada caalamiga ah, Kaluumaysiga Puntland waxay maaulaysaa Biyaha Badeeda kana bixinaysaa ogolaanshaha Kaluumaysiga Heshiiskan ayaa waxa uu soo maray dood dheer iyo falaqayn labada dhinac ah, waxana goob joog ka ahaa Madaxweynah DFKMG ah Mudane Cabdillaahi Yuusuf Axmed iyo Ra’iisal Wasaaraha DFKMG ah Cali Maxamed Geeddi, Wasiirka Kalluumaysiga DFKMG ah Xasan Abshir Faarax, Wasiirka Arrimaha Gudaha DFKMG ah Maxamed Maxamuud Guuleed(Gacma dheere), Wasiirka Xannaanada Xoolaha DFKMG ah Cali Jaamac Jengeli, Wasiirka Ganacsiga Cabdillaahi Axmed Afrax, dhinaca DGPL ay goob joog ka ahaayeen Weftigii uu hoggaaminayey Madaxweynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi oo ka koobnaa Wasiirka Maaliyada DGPL Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab), Wasiirka Kalluumaysiga, khayraadka Badda iyo Gaadiidka Badda DGPL Siciid Maxamed Raage, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha DGPL Cabdisamed Yuusf Maxamed, Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha, Isboortiga iyo dhallinyarada DGPl Cabdinuur Cilmi Qaaje(Biidhe), Wasiirka warfaafinta, isgaarsiinta dhaqanka iyo dalxiiska DGPL Cabdiraxmaan Maxamed Saalax(Bangax), Xisaabiyaha Guud ee DGPL, Jaamac Maxamed Cismaan(Jamac Goobe), Agaasimaha Waaxda qorshaynta ee Maaliyada DGPL Cumar Xaaji Siciid, Agaasimaha Guud ee Macdanta iyo shidaalka DGPL Xasan Cismaan Maxamuud (Alloore), Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad, Xildhibaan Ibraahim Cilmi, xildhibaan Cabdirashiid Firdhiye iyo Agaasimaha Waaxda arkiifiyada ee Madaxtooyada DGPL Yuusuf Cabdi Soome. Heshiiskan ayaa Markii ay isla soo derseen guddiggii labada dhinac ahaa ee loo saaray ayaa waxaa maanta si rasmi ah u saxeexay Ra’iisal Wasaare ku xigeenka 1aad ee DFKMG ah ahna Wasiirka Hiddaha iyo Tacliinta Sare, ahna ku simaha Ra’iisal wasaaraha Mudane Saalim Caliyow Ibrow iyo Madaxweynaha DGPL Mudane Maxamuud Muuse Xirsi, waxaana goob joog ka ahaa Markii ay labadaasi mas’uul saxeesayeen heshiiskaasi Madaxweynaha DFKMG ah ee Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Cabdillaahi Yuusuf Axmed.
  3. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed dheere) ayaa qado sharaf u sameeyey Weftiga Puntland.
  4. Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DFKMG ah oo qado sharaf u sameeyey weftiga DGPl. Monday, 13-Aug 2007 Wasiirka arrimaha Gudaha ee DFKMG ah ayaa waxaa uu qado sharaf u sameeyey weftiga DGPl oo in muddo ahba ku sugnaa Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Qadadan ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiirka Maaliyada ahna Ra’iisal Wasaare ku xigeenka DFKMG ah, Wasiirka Kalluumaysiga ee DFKMG ah,Wasiirka Macdanta ee DFKMG ah, Wasiirka Xannaanada Xoolaha, qaar ka mid ah xildhibaanada DFKMG ah,Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho iyo ku xigeenadiisa, waxayna ka dhacday guriga uu Wasiirka arrimaha guduhu uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho. Qadadii ka dib ayaa waxa halkaasi hadal mahadnaq ah ka soo jeediyey Wasiirka Kalluumaysiga DFKMG ah mudane Xasan Abshir Faarax, wuxuuna aad ugu mahadnaqay Wasiirka arrimaha gudaha iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Sidoo kale waxaa iyana halkaasi ka hadlay labada wasiir ee kala ah Wasiirka Maaliyada iyo Wasiirka arrimaha Gudaha oo ah Wasiirka sameeyey qado sharaf taasi, waxayna labadooduba ay aad ugu mahadnaqeen DGPl, sida marka ay tagaan sida sharafta leh ee loo soo dhoweeyo dhowr jeerna ay u tageen Booqasho waxaana ognahay haddii aanay Puntland aanay na gacan qaban waqtigii aanu tamarta yarayn in aanan maant aaanu halkaa soo gaarneen,waana hooyadii Dowladda Qaranka Soomaaliyeed markaa waxaan idin leenahay ku soo dhowaada Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Gabagabadii qadadaasi ayaa waxa halkaasi ka hadlay Wasiirka maaliyadda DGPl mudane Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) wuxuuna aad ugu mahadnaqay qaban qaabiyaasha qadadan sharafta leh ee maanta halkan nagu Casuumay waxaana idiin sheegaynaa in aanan annagu ahayn marti ee aan joogno dalkayagii hooyo.
  5. Somali's have done allot, yet still peoples homes are occupied in case of certain cities. Still innocent blood is shed and people blame others, still the only cries we hear are when one group is defeated. One needs to take the big picture. Restoring the state will take a big price, is it worth paying thats the question?
  6. ^^^ an issue to the certain clan oriented websites Adeer why are you sounding desperate we are all the same clan adeer, the people of Sanaag and rest of Puntland for example are the same sub,sub, sub-clan. They share everythig even the name. But you did not knwo that did you.
  7. ^^^ok thats great. Because its a non issue I guess.
  8. Juje, The TFG has reclaimed every national and public institution. From the Police HQ, to stations in all 16 districts. The governemnt has reclaimed all the old ministries, defence, interior, information and the NSS command offices. The TFG has reopened all the roads in Mogadishu, every single road. They have reclaimed for the people the port, airport as well as closing down Ceel Macaan. The TFG has reclaimed as reported in this thread, the centre for women, the civil service housing as well as Villa Somalia and Villa Baidoa. The TFG has reclaimed the large BACADLE market. Today up to 90% of public property in Somalia are in the hands of the TFG and not a clan faction or a clan based court. These institutions will be inherited by the Somali people and their future governments. Incremental steps are being taken Mr two horns, Its important one grounds his arguments on facts. The courts atacked Baioda and were chased out of the coutry. Then their supporters using clan arguments started fighting in heavily populated areas and were defeated. They did not think about the children they send to the frontlines, nor about the women and children they hid behind their skirts.
  9. Dont rewrite history adeer. those who neglected peace and attacked BAIDOA from every angel are well known. Things are canging. Only the TFG has reclaimed all the national institutions of state after 17 long years.
  10. Muqdisho: 17 sanno ka dib oo shalay Xaruntii hore ee Ururka Haweenka Soomaaliyeed dib loo furay 15. august 2007 Muqdisho (AllPuntland)- Munaasabad shalay lagu furayey xaruntii hore ee ururka haweenka Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacday xaruntaasi iyadoo ay ka soo qeybgaleen Wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacma Dheere), Wasiirka Sportiga Mowliid Macaane Maxamuud, Wasiirada haweenka iyo arrimaha qoyska Aamino Maxamed Mursal, Guddoomiyaha ururka haweenka Gobolka Banaadir Faadumo Xasan Maxamed iyo xubno kale. Xaruntaasi ayey mas’uuliyiinta sheegeen in ay marka hore ay ka howlgeli doonto wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska kadibna ay xarun u noqon doonto dhowr wasaaradood oo ka tirsan Dowladda. Mudane Gacma Dheere oo munaasabadaasi xariga ka jaray ayaa sheegay iney tallaabadani ay horudhac u tahay dib u dhiska dalka iyadoo uu ku amaanay haweenka Soomaaliyeed iney yihiin kuwo kaalin ka soo qaatay xiligii xorriyada iminkana ay diyaar u yihiin dib u dhiska dalka, Md. Mowliid Macaane ayaa haweenka kula kaftamay in ay qeyb weyn ka yihiin dhibaatada iminka Muqdisho ka taagan isagoo sheegay ineysan ka dhiidhiyin mashaqadan. “Haweenki hore miyaa dhamaaday ma ogi, haweenkii miyaa damiirkoodii is badalay ma ogi, mey ka kacaan fadhiga oo dilalka qaraxyada iyo kuwa nabada diidan ceshtaan waa raggoodii, wiilashoodii iyo walaalahooda” ayuu yiri Mowliid Macaane. Sidoo kale wasiirka arrimaha haweenka iyo qoyska ayaa sheegtay in ay dayactir ku sameeyeen dhowr xafiis iminkana ay sii ballaarin doonaan iyadoo ka codsaday qeybaha haweenka dalka iyo dibada iney gacan ka geystaan dayactirka xaruntii hore ee hooyooyinka. Cali Muxiyaddiin Cali
  11. INDIA. Shubamya salutes as she sells Indian flags at traffic lights in New Delhi Troops parade in Srinagar Sailors march past the 17th-century Red Fort, in New Delhi
  12. Pakistan. August 12, Islamabad: People walk past a building decorated with lights in preparation for the celebration of Independence Day August 13, Rawalpindi: People buying national flags August 13, Multan: Students show their hands painted with henna and national flags August 14, Islamabad: Prime minister Shaukat Aziz hoists the national flag to mark the start of the Independence Day celebrations August 14, Islamabad: Fireworks explode at President House August 14, Karachi: Naval cadets parade past the mausoleum of the country's founder Mohammad Ali Jinnah during a ceremony to celebrate Independence Day August 14, Wagah border post near Lahore: Pakistan border guards salute during the flag-hoisting ceremony on the eve of the country's 60th anniversary of independence
  13. ^^^Anyone can run for Presidential office as lon as he gets the support of the people or the resps. Yep I have not seen anything barring any Somali from Puntland's top job.
  14. Another article I found on Somaliwyn.com Musharaxa doorashadda maamul goboleedka Puntland Mudane Abdirizaq Xirsi Samatar (CADAAWE) BARNAAMIJKA IYO QORSHAHA WAX QABAD EE MUSHARAXA MAAMUL GOBOLEEDKA PUNTLANTA CUSUB Ku: Mamul Goboleedka p.land fadhigooda Ku: Golaha shacabka p.land fadhigooda Ku: Dhamaan isimada p .land fadhigooda Ku:ururada bulshada p.land fadhigooda Ku:aqoonyahanada iyo waxgaradka p.land fadhigooda Uj:- BARNAAMIJKA IYO QORSHAHA WAX QABAD EE MUSHARAXA MAAMUL GOBOLEEDKA PUNTLANTA CUSUB.( NEW PUNTLAND) Aalaamucalaykum w..w Waxaan halkan dadweynaha Maamul goboleedka puntland ugu soo gudbinayaa si kooban qorshahayga wax qabad ee mudadda aan xilka hayo,hadaad ii doorataan.anigoo si faahfaahsanuga hadli doonna wakhtiga doorashadu soo dhawaato,islamarkaana dalka aan ku suganahay insha allah. Walaalayaal Waxaan marka hore si toos ah u cadaynayaa in aanan anigu ahayn mid raba inuu ka taajiro cashuurta,taasi oo aan halkeeda ka dhigi doono middalka iyo dadka ku noqota,oo si cad loo dareemo,anigoo danaynaya inaan kordhiyo xaqa ay bulshadu u leedahay inay ogaato,oo dabo gasho cashuurta iyaga laga qaadaa. Walaalayaal qorshayga waxaan u kalaqaadayaa sedan:- 1.SIXITAANKA D.G.PUNTLAND DHINACA WALBA,anigoo u ogolaanaya dhamaanba 3da tiir ee dawladi ku dhisanto,mid walba shaqadeeda oo aan lagu fara galin, oo ay u gudato sidii laagu xilsaartay kuwaasoo kala ah. a.Xukuumadda b.Garsoorka c.Sharci dejinta 2.MUDADDA JIRITAANKA XUKUUMADDA PUNTLAND. 3.HOGAANKA GOBOLADA IYO MAAMULKABA. 4. ABUURITAANKA XAFIISKA ISKU XIRA MAAMULKA IYO ISIMADDA. Hadaan qodobadan mid mid u sii gudo galo:- 1.SIXITAANKA D.G.PUNTLAND. Sidaad wada ogsoontihiin D.G.Puntland maamul iyo wax qabad ahaanba waa jiran tahay,waxaanay u baahan tahay dhaqtar baadhitaan qoto dheer ku sameeya dhinac walba sida. a.Siyaasadda b.Arrimaha Bulshadda c.Dhaqaalaha d.Nabadgelyadda e.Xuduudaha D.G.Puntland Siyaasadda. Waa in la cadeeyaa mawqifka siyaasadeedn ee puntland inuu yahay ka ay dantu ugu jirto muwaadiniinteeda,kaasoo lagu jaangoynayo xaaladda guud iyo mid gaar ahba,ka dib la tashiga isimmadda reer puntland. Arimaha Bulshadda. Waxaan dadaalkayga saarayaa in muwaadiniinta reer puntland ay dalkooda ka helaan dhamaanba adeegyadda asaasiga u ah nolosha,sida waxbarasho heerkeedu sareeyo,Dhakhaatiir iyo dawooyin tayo leh oo lagaga tanaasulo dalalka dibadda. Dhaqaalaha. Abuuritaanka ilo dhaqaale oo madax banaan iyo suug ganacsi oo xor,tayaynta wax soo saarka,daryeelka xoolaha iyo maydiga ,dhiirigelinta maalgashiga iyo abuuritaanka fursado shaqo,si muwaadiniintu ay u helaan dhamaanba xuquuqdooda daryeel dhinac walba. Nabad gelyadda. Sideedaba maxaa keena nabad gelyo xumo?. Waxaa keena cadaalad la'aan,iyo maarayn xumo ka dhalata maamulka iyo dadweynaha dhexdooda.Waxaan ku dadaali doonaa in qof waliba gobolkiisa,degmadiisa,tuuladiisa,amase degaankiisa uu ku helo xuquuqdiisa. Tiirarka nabad gelyada sida Boliiska,Daraawiishta,iyo xabsiyadaba inaan tayeyno insha allah. Xuduudaha D.G.Puntland. Waxay ka mid yihiin nabad gelyadda waana muqadas in la sugaa. Puntland waxay can ku tahay nabad gelyo jacayl,sidaa darted waxaan khilaafyadda ka jiraxuduudaha ku xalinanaynaa qaab nabad gelyo,hadda kuwa ciidamadoodu joogaan dhulka D.G.Puntlandna waxaan ku qancinaynaa inay kala noqdaan.iyadoo colaad iyo dagaal noqon doonno xalka ugu dambeeya insha allah. Xiriirka Puntland iyo dawlada federaalka ah,waanu wanaajin doonaa,ilaa federaalku ka qaalib noqdo dawlad diidka,si buuxdana u hanto dhamaan dalka soomaaliyeed.iyadoo xaqiiqdu tahay daciifnimada federaalku waa mid saamayn weyn ku yeelanaysa D.G.Puntland iyo hadafkeenii ahaa Soomaali weyn. 2. MUDADDA MAAMULKA. Sidaan ognahay waxaa si cad u qeexaya Axdiga puntland,taasi oo ah 3 sanadood,waxaa la kordhin karaa iyadoo ogolaansho laga helo kaliya parlamaanka,cidna iskama kordhisan karto,waana in la dhawraa sidaan aaminsanahay. 3.HOGAANKA IYO GOBOLADDA. Waxay ahaandoonaan kuwo loo xullo dad karti iyo aqoon u leh xilka ay qabanayaan,oo aanay dib u dhicin yaad taqaan,ee ay noqoto maxaad taqaan,tiradana lagu soo koobo inyaroo tayo wanaagsan leh. Maadaama aanu jirin hab xisbiyeed wax lagu soo doortaa ilaa hadda oo aynu hayno habkii doorashadda beelaha waa in laga foojignaadaa inaan gobolna gobol kale xaquuqdiisa dulmin ama damaaciyin taasoo haday dhacdo khatarteedda leh sidaa darted waa in cadaaladda loon sugaa. Hadafkayaga ugu weyn waa Abuuritaanka hayad dastuuri ah oo kmadax banaan oo awood u leh sixitaanka iyo turxaan bixinta D.G.Puntland. Waxaa kaloo noo qorshaysan Abuuritaanka Xafiiska xiriirka maamulka iyo isimadda D.G.Puntlan anagoo dhiiri gelinayna qorshihii uu ku dhawaaqay Garaad Jaamac Garaad Cali ee ahaa Kulanka guud ee isiimadda Soomaaliweyn. Walaalayaal kani waa warbixin hordhac ah,si faahfaahsan ayaan warbaahinta dalka iyo dibaddaba uga sheegi doonaa qorshayga musharaxnimo. Hadaad kalsoonidiina I siisaan anigoo ilaahay weheshanaya waan fullin doonaa dhamaan ballan qaadyadaa,Puntlandna dad iyo dal ahaanba waxay ku talaabsan doontaa horumar taariikhda gasha laguna farxo Wa bilaahi tawfiiq Musharaxa doorashadda maamul goboleedka ountland Mudane Abdirizaq Xirsi Samatar (CADAAWE)
  15. Eng:Maxmed Ali Mire Cawaale Oo Noqday Murashaxa ,,,,, Ee Jagada Madaxweynaha Puntland Warkii 12-Aug-2007 iyo Qormadii: Abdimalik Askar Xaflad si qurux badan loo soo agaasimey ayaa ka dhacdey magaalada Minneapolis, Minnesota maanta 08-11-07, saacadu markey aheyd 3:00PM galabnimo. Xafladaas oo lagu qabtey qolka shirarka ee International Institute. Ujeedada xafladaas ayaa ku saabsaneyd in lasoo bandhigo qofkii ka qayb geli lahaa tartanka Madaxweyne nimada ee dowlad goboleedka Puntland.Dhowr saaacadood ka dib ayaa waxa loo doortey in uu noqdo musharax Inj, Maxamed Ali Mire Cawaale. Xafladaas ayaa waxa goobjoogayaal ka ahaa in ka badan boqol qofood uuna ku jiro madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Maxamed Cabdi Xaashi iyo mas’uuliyiin badan oo ka soo jeeda. Inj, Maxamed Ali Mire Cawaale ayaa waxa uu balan qaadey hadii uu ku guuleysto doorashada madaxweynaha, in uu Puntland ka badeli doono wax badan oo ay ka mid yihiin: Nabadgalyada, dhaqaalaha (ganacsiga), siyaasada,caafimaadka, waxbarashada, xiriirka dibada, xoojinta xuduudaha, iibgeynta xoolaha, wadooyin isku xidha gobolada Puntland, dekado cusub, airboodho cusub,baadhitaanka shidaalka iyo suuq geyntiisaba, xaq-dhowrka diinta iyo dhaqanka, xuquuqda dumarka, iyo xoojinta dhinaca sportiga. Isagoo ku darey hadalkiisa in uu soo bandhigi doono qoraalo laga akhrisan doono barnaamijyada uu wax ka bedeli doono iyo kuwa cusub ee aan ku soo kordhin doono Puntland. Sababta aan u soo gudbinayo qoraalkuna waa in uu qofkasto akhrisan karo si hadhow la igula xisaabtamo.Musharax, Inj, Maxamed Ali Mire Cawaale, ayaa safaro ku kala bixin doona gobolada America, wadanka Canada,Yurub, Asia, iyo Africa inta u san tegin Puntland. somali Media Abdimalik Askar aabdimalik@hotmail.com
  16. With a year or so to go till the elections for Putland presidency[Cade's term has been extended to 4 years]. There are individuals positioning themselves as the alternatives to Cade and his governmet. If you know of any who have declared, or planning to do so or those capable fellows who you belive to be suitable forward them on this post.
  17. lool. Dayiile and Shabbele news portals reported this? While not a single site from Puntland main portals even mentioned any conflict? Dayniile...........LoooooooooooL. Jb...we are not threatening anyone with Xasuuq like madcow called Waraabe would. Come to think of it, now that boogey man called M-jania is out of the picture. I wonder who he would blame now.
  18. ^^^Everyone has a bad idea, the wrong words were used in this case. "Green Zone" and such things. However there are many options on the table to further secure the capital. Nothing wrong with ideas, right?
  19. Ciidamada dawlada somalia oo maalmahan hawlgalo baaxadle kawada gobolka Sh/hoose iyagoo gaaray duleedka jilib ee gobolka Jubada hoose. Dawlada somalia ayaa ciidamo xoogan u dirtay gobolka Sh/hoose iyadoo ciidamadaasi ay hawlgalo burcad sifayna todobaadkan oo dhan kawadeen jidadka isku xira Banaadir iyo Sh/hoose iyo sidoo kale Sh/ hoose iyo Jubooyinka iyadoo dagaalo dhawr jeer ku dhexmareen wadooyinka muhiimkaa maleeshiyooyin ay isbaaro u tiilay jidadka soo gala marka iyo ciidamada amaanka oo iyagu laba jibaaray hawlgalada ay wadaan. Ciidamada dawlada oo horay usoo galay gobolka inay xoojiyaan maamul dhawaan dawlada somalia magacowday ayaa markii dambe hawlohooda ku balaariyay gobolka oo dhan iyagoo shalay gaaray Duleedka magaalada jilib halkaasoo ay isbaarooyinka qaadeen. dhaqdhaqaaqa ciidamadan ayaa cabsi wayn laga dareemay magaalada kismaayo oo kooxaha haystaa ay sheegeen in iyaga lagu soo fooleeyahay arintaasoo aysan wali dowladu shaacin marka laga reebo warar hoose oo sheegaya in hawlgaladu ay socon doonaan ilaa xuduudka wadanka Kenya ay lawadaagto somalia. Ciidamada dawlada ayaa sidoo kale waxay horay isugu dheceen kooxo la sheegay inay ka tirsanaayeen maxkamadihii horay uga arimin jiray gobolka iyadoo kooxahaasi markii dambe ay kala firdhadeen oo dadkooda kala dhexgaleen. Dawlada somalia ayaa u muuqanaysa mid siwayn isugu balaarinaysa dalka iyadoo dhawaan maamul cusub oo loo magacaabay gobolka hiiraan uu bilaabay hawlo baaxadle oo lagu sugayo amaanka Gobolka Hiiraan iyadoo ciidamo dawladu leedahay ay bilaabeen inay hoondayn ka sameeyaan xiliyada hamaynkii iska isku xira gobolada dhexe sida Hiiraan iyo galgaduud. Allmudug.org news agency
  20. Search goes on as Iraq death toll tops 250 Michael Howard in Sulaymaniya Wednesday August 15, 2007 Guardian Unlimited Men dig through rubble to search for survivors and dead on after coordinated suicide attacks in the town late of Qahataniya, 75 miles west of Mosul. Photograph: Mohammed Ibrahim/AP They dug through the muddy remains of their homes today with any implement they could find, even their own hands, but the final death toll from yesterday's devastating suicide truck bomb attacks on Yezidi Kurds in north-western Iraq may still not be known until Friday. At least 250 bodies had been uncovered by last night, said Zayan Othman, the health minister of the nearby autonomous Kurdish region, which would make it the deadliest attack since the war began, surpassing the 215 killed by mortar fire and five car bombs in Baghdad's Shia enclave of Sadr City, on November 23 last year. Dakil Qassim Hassoon, the mayor of Sinjar who was helping coordinate the grim search in Tel Uzeir and Sibi Sheikh Khidr, the two sub-districts of Sinjar that bore the brunt of the coordinated blasts, told the Guardian by phone: "We are still digging with our hands and shovels because we can't use cranes because many of the houses were built of clay." "Over 100 houses were completely flattened." The mayor said one local policeman had eight family members missing. "Everyone is helping, young and old, women and men, but we are getting only pieces of bodies," he said. "We are expecting to reach the final death toll today or tomorrow." As the search continued, the US military hospital in Mosul and the general hospital in the Kurdish-controlled city of Dohuk, to the north, struggled to treat more than 350 people who had been wounded, some of them severely. Television footage showed an emergency room in Dohuk overwhelmed with patients. A nurse wiped blood from the face of a young boy, who cried in pain, while another wound bandages around the head and arms of an infant who showed signs of severe bruising around the eyes. Kurdish authorities in Irbil said they planned to send food parcels for about 5,000 people estimated to have been made homeless by the blasts. The governor of Nineveh province, who visited the scene today, promised tents. Meanwhile, towns in the region west of Mosul were in the grip of a curfew, and US and Iraqi troops conducted house-to-house searches in a number of Sunni Arab villages close to the Yezidi settlements where the blasts had occurred. Military sources said 20 suspects had been detained. US officials said the attack bore the hallmarks of Al-Qaeda. "The car bombs that were used all had the consistent profile of al-Qaida in Iraq violence," Brigadier General Kevin Bergner told reporters in Baghdad. "We're continuing to investigate, and we'll learn more in the coming days." US commanders said Mosul and its western environs had recently attracted Sunni militants who have pushed north from strongholds in and around Baghdad, as well as the renewed US surge in the restive provinces of Anbar and Diyala. Only recently, the US army's senior officer in northern Iraq, Major General Benjamin Mixon, had predicted that Nineveh province could transfer to Iraqi control as early as this month. But Yezidi leaders said they feared a withdrawal of US forces would leave them at the mercy of the militants. Mayor Hassoon told the Guardian he had received intelligence reports prior to the attack that extremists were planning an attack on the town of Sinjar itself. "We introduced tight security measures, and the terrorists may well have changed to a softer target," he said. Iraq's Yezidis, numbering several hundred thousand, are also concentrated east of Mosul, on the borders of the more tranquil Kurdistan region. But those who live to the west, astride the Iraqi-Syrian border have had it much tougher. Sibi Sheikh Khidr, one of the places hit yesterday, was a "collective town" into which were herded Yezidis who had been uprooted from their traditional communities during sweeps by the Ba'athist regime in the 1980s and 1990s. It is surrounded by largely hostile Sunni Arab lands. Prime Minister Nuri al-Maliki issued a statement blaming the bombings on "terrorism powers who seek to fuel sectarian strife and damage our people's national unity". A joint statement by the senior US military commander in Iraq, General Petraeus, and the US Ambassador, Ryan Crocker, described the actions as "barbaric". The Arab League said that "the best way out of this circle of violence is to go ahead with steady steps toward national reconciliation". It was a prod to the leaders of Iraq's bitterly divided ethnic and sectarian groups who are hunkered down in the Green Zone in Baghdad where they are preparing for a "crisis summit," to break the political deadlock and draw Sunni Arabs back into the national unity government. Several Yezidi Kurds who spoke to the Guardian today said they believed they were deliberately targeted because of their religion. Sunni Muslim extremists consider them infidels for their veneration of the Malek Taous, or the Peacock King, which some Muslims and Christians erroneously equate with devil worship. "They have been threatening us for a long time, and they have been preventing food and fuel reaching our communities by stopping trucks on the roads from Mosul," said Jassim Shengali, a local official. Others said they were being punished for "being Kurds" and for wanting to join the Kurdistan federal region in a referendum that Iraq's constitution says must take place by the end of the year
  21. Its a silly idea. Just an idea from the PM. There are many options i the table. The wrong thing here is to compare the Iraq situation to the one in Somalia. Whi only needs more time to train the securty forces and a few more funds.