
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Shaqo Raadis mise Soomali doon? Somali Intellectuals without borders
General Duke replied to Jamster's topic in Politics
Why not? -
Mogadishu: Somali troops step up hunt for troublemakers
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer you have a point, though more people across Somalia used to die 100 times more than they do today. Today is a battle between Qaran-deed and Qaran. Between the TFG and its enemies the looters inc. -
The funniest thing is they compare Somalia to Iraq.
-
Kismayu: JVA militia again fight locals 11 dead.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Quite creative.lol. Adeer when Shabbele radio reports "innocents" or "unknown dead" it means their clan combatants have been targeted. -
Mujahid Hiiraale and the Ugas of Cabudwaaq in Ethiopia??lol
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Funny how his fans did not report this, or did Mr Taano not tell them? -
Hiraale oo ku sugan Addis Ababa 13 Aug 13, 2007 - 5:56:49 PM Warar laga helayo magaalada Addis Ababa ee wadanka Ethiopia ayaa sheegaya in halkaas ku sugan yihiin Xildhibaan Barre Hiraale iyo xubno kale uu horkacayo. Barre Hirale ayaa halkaas waxa uga sii horeeyay Ugaaska beesha **** iyo siyaasiyiin kale kuwaas oo ka tagey wadanka Kenya magaaladiisa Nairobi. Wararka ayaa sheegaya in wufudaan ay kula kulmeen magaalada Addis Ababa Ra'isal wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi iyo wasiirkiisa arrimaha dibada Mesfin. Booqashada Hiraale ayaa waxaa ka soo baxaya warar is khilaafsan iyada oo ay jiraan warar sheegaya in dowlada Ethiopia ay qorsheyneyso in wadahadalsiiso Xildhibaanka iyo madaxda sare ee DFKMG ah oo khilaaf xoogan ka dhexeeyo. Dhinaca kale safarka ay ku joogaan wadanka Ethiopia siyaasiyiinta, ganacsatada iyo Odey dhaqameedayada beesha **** ayaa la xiriirinayaa sidii dowlada Ethiopia uga raaridi lahaayeen in aysan talabo ciidan oo ka dhan ah magalada Kismayo ku tageerin DFKMG ah. Safarka xubnhaan ayaa sida Garowe Online ku helyso warar hoose waxaa ka mid ah qodobadiisa in dowlada Ethiopia ka raarido dowlada uu Madaxweynaha ka yahay Cabdulahi Yusuf in maamul goboleed laga sameeyo gobolada Jubooyinka kaas oo madax looga dhigo Barre Hirale. Barre Hiraale iyo xubnaha la socda ayaa ku doodaya in dhamaan dagaal ogayashii la mid-ka ahaa Barre Hiraale sida Maxamad Dheere, Dabageed, Qaybdiid iyo kuwo kale madax looga dhigey gobolo iyo hay'ado dowladeed halka Barre oo madax u ahaa mamaulkii la magac baxey Dooxada Jubba aan wax xill ah loo dhiibin isaga oo tageeray howlgalada dowlada Ethiopia ku faragalisay Somalia. Barre Hiraale ayaa waxaa dhawac ka soo gaarey weerar bambano ah oo lala begsadey gaarigisai isaga oo ku eedeeyay in ay khaarijin lahaayeen Madaxweyne Cabdulahi iyo Ra'isal wasaare Geedi. Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa gacanta ku haya Maleshiyaad tageersan Barre Hirale iyada oo DFKMG ah aysan wax talabo ah ka qaadin iyada oo warar an la xaqiijin ay sheegayaan in dowlada Ethiopia hor-taagan tahay in la qaado talaabo Militeri. Garowe Online,Addis Ababa
-
Mogadishu: Somali troops step up hunt for troublemakers
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer the cat and mouse game will continue for a while. Though we have two years left and after that a new admin will come into power with five more years. Those who used to hold great power from JVA to Clan Courts are now running around in Asmara and Addis stuck between a rock and a hard place. -
Kismayu: JVA militia again fight locals 11 dead.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Most of those who dies were combatants, hence the loud cries. Two police officers also died. -
Bosaaso port overflowing with imports and booming
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
Mr two horns. The Ethiopian troops are leaving, like the Ugandan troops. Its important that we ground ourselves in reality and stop the emotive nonsence. -
Mogadishu: Somali troops step up hunt for troublemakers
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho: Wasiirka Warfaafinta dowlada Soomaaliya oo ka hadlay Howgallada ciidamada DFKMGS. 14. august 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Wasiirka Warfaafinta dowlada Faderaalka ee Soomaaliya Madoobe Nuunow Maxamed ayaa wuxuu maanta usheegay Radio Gaalkacyo in howlgallada ka socda Magaalada Muqdisho ladoonayo in nabada Soomaaliya lugu soo celiyo. Wasiirka Warfaafinta dowlada faderaalka ayaa sheegay in wax laga xumaado tahay in kooxo Soomaali sheeganayaa ay weeraro la beegsadaan shacabka Soomaaliyeed ayadoo taasna wasiirku ku tilmaamay mid laga naxo. Madoobe Nuunow Maxamed ayaa sheegay in howgallada ka socda Magaalada Muqdisho ay yihiin kuwa lugu doonayo in loo dib loogu soo celiyo nabadgalyadii Soomaaliya ,loogana baahan yahay Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho in ay lashaqeeyaan dowlada Faderaalka ee Soomaaliya. Wasiirka ayaa wax laga weydiiyay cida dowlada Faderaalka ku eedeynayso falkii todobaadkan lugu dilay Masuuliyiin kala duwan oo ay ku jiraan Suxufiyiin iyo Agaasimiyaal Idaacadeed ,isagoo wasiirku eedu dusha ka saaray Masuuliyada falkaan Haraadigii Maxkamadihii awoodooda la wiiqay. Wasiirka ayaa sidoo kale ugu baaqay kooxahaasi ay joojiyaan dagaalada ay ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Soomaaliya,gaar ahaan dadka Caasumada Soomaaliya ku dhaqan. Waa markii ugu horeysay oo wasiirka Warfaafinta dowlada FKMGS Madoobe Nuunow Maxamed ka hadlo howgalladii Magaalada Muqdisho ay maanta ka sameeyeen Magaaladaasi Ciidamada dowlada Soomaaliya. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland -
Chevron is suing Range as its Somali reps. CNOOC has alr3eady signed a deal. People it will be the next admins who benefit from these oil deals.
-
Bosaaso port overflowing with imports and booming
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
^^^Adeer, while no one doubts your claims. The news of Bossaso's boom is relevent, its economic news. Dont mix it up with security news, environmental news and so on. The boom of Bossaso is good for everyone. Though as I have said before, I would like Las-Qoray, Eyl and Garacad ports to be running and fisheries, livestock and commodities trading to be better established. -
Muqdisho: Ciidamad FKMGS oo howgallo kawada degmooyin badan oo ay xalay ka dhaceen Falal kala duwan. 14. august 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Ciidamada dowlada Faderaalka ee Soomaaliya oo wata gaadiidka dagaalka ayaa waxaa saaka si aad ah loo soo dhoobay degmooyin kuyaala Magaalada Muqdisho oo xalay ka dhaceen qaraxyo kala duwan oo ciidamada dowlada lala beegsaday. Ciidamadu waxa ay baarayaan guryaha dadka shacabkaa ayagoo ka baaraya kooxihii habeenkii xalay ahaa weeraray fariisimo fara badan oo kuyaala Magaalada Muqdisho,howlgalladan oo goor dhaw bilowday ayaan ilaa hada la aqoon cida lugu soo qabtay. Dadweynaha deegaanadaasi ayaa waxa ay ku waramayaan in ciidamadu guryaha ugalayaan qeybo qeybo ,inkastoo goobaha ganacsiga ay baarayaan ciidamado si gaar ah loogu xilsaaray baaritaanada Dukaamada. Goobaha laga sameynayo saaka howlgalladan oo ah meelihii ay xalay ay ka dhaceen qaraxyo lasheegay in aysan geysan wax khasaare ah ayaa waxaa ka mid ah Degmad Heliwaa, Agagaarka warshadii hore ee baastada iyo dhismihii Xeyle Bariise ee degmada heliwaa ,saldhigga degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Meelaha qaarkood waxaa lasheegayaa in ay baaritaanada ka qeybqaadanayaan ciidamada dowlada Itoobiya oo lasheegayo in xalay ay daganaayeen meelaha la weeraray qaar ka mid ah ,inkastoo dhamaantood weeraradan noqdeen kuwa fashilimay oo aysan waxyeelo ka soo gaarin ciidamadii la weeraray. Dadweynaha Reer Muqdisho su'aalaha lugu badan ee ay siweydiinayaan ayaa waxaa ka mid ah Weeraradii kala duwanaa ee xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo howlgallada ciidamada dowlada Faderaalka ee Soomaaliya oo saaka la xoojiyay markii dhawaan dowladu sheegtay in la bilaabayo howlgallo lugu soo qabanayo kooxaha ay ugu yeertay nabad diidayaasha. Dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ayaa waxaa lafilayaa in ay ka hadasho howlgalladan markii ay soo dhamaadaan ayadoo warar ku dhow dhow dowlada Soomaaliya sheegayaan in laga yaabo in howlahan socdaan maalmahan. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
-
Bosaaso port overflowing with imports and booming
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
Adeer be posative the war that started in 1991 is ending and a new chapter shall start. Thsoe who value the dignity of human life today should be no different to those who valued it for 17 years. Peac, prosperity and development. -
Bosaaso port overflowing with imports and booming
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
Nice, Bossaso has been the base for prosperity. We need Las Qoray, Eyl and Garac to come to operations. -
Kismayu: JVA militia again fight locals 11 dead.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dagaal-beeleed ka soo cusboonaaday Deegaanka Hoolaay ee Jesiiradaha Koonfureed ee Goballadda Jubbooyinka. source -
source
-
Marka: TFG forces clean up Bandits former JVA
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidamada boolsika Gobolka Shabeelada Hoose oo soo qabqbatay kooxo burcad ah oo ay kujriaan Askar. Ciidamada booliska degmada Marko ee xarunta Gobolka Shebeelada Hoose ayaa gacanta kuso dhigey ku dhawaad 10 ruux oo la sheegay inay ahaayeen burcad dhibaatooyin amaandarro ka waday degmada Marko. Hawlgal ay fuliyeen ciidamada booliska Gobolka Shebelada Hoose ayaa lagu soo qabqabtay kooxo burcad ah oo dhibaato xoogan ku hayey dadka rayidkaa ee kusugan gobolka Shebeelada Hoose iyadoo haatan ay kuxiran yihiin kooxihii saldhiga degmada Marko . Taliyaha Saldhiga degmada Marko C/le Maxamed Salaad (Sanjabiil) oo saxaafadda uga warabixyay kooxahaan la xirxiray ayaa sheegay in ay isugu jiraan kooxo burcad ah oo dhac iyo dhibaatooyin kale ugaysan jiray dadka rayikdaa ee kusugan degmada Marko iyo ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo iyaguna amaandarooyin ka waday qaybo ka tirsan Gobolka Shabelada Hoose. G/le Sanjabiil, wuxuu intaasi raaciyey in ragaan la soo qab qbatay ay kujiraan rag horay loo soo qab qabtay balse markii danbe la sii daayay isagoo sheegay in hada la keeni doono sharciga hortiisa si loogu qaado danbiga ay leeyihiin. Waa tilaabadii ugu horeysan ee uu fuliyo maamulka gobolka Shebelada hoose tan iyo markii uu soo gaaray gobolkaas maamulka cusub ee dawlada Soomaaliya ay u magacawday gobolka. Ma'ahan markii ugu horeysan ee la soo qabqbato kooxo burcad ah oo kusugan gudaha degmada Marko, ee dhibaatooyinka, dilka,dhaca,kufsiga isugu jira kula kaca dadka rayidkaa iyadoo marar badan oo hore gacanta lagu soo dhibay balse la sii daayey. Allmudug.org news desk. -
DFKMS iyo maamul gobaleedka Puntland oo heshiisyo ku kala saxiixday Muqdisho Last Updated::2007-08-13 21:42:04 Muqdisho:-DFKMS iyo wafdigii uu hogaaminayay madaxweynaha maamul gobaleedka Puntland oo indhowaale ku sugnaa caasimada Somaliya ayaa waxa ay maanta si wada jir ah qalinka ugu duugeen heshiisyo kala gedisan Heshiisyadan oo ay labada dhinac u kala saxiixeen Raysal wasaare ku xigeenka DFKMS Saalim Caliyow Ibrow iyo madaxweynaha Puntland Gen Maxamuud Muuse Xirsi ayaa waxaa qodobadisa ka mid ah 1-in DFKMS ay si rasmi ah ula wareegtay ciidamada daraawiishta iyo kuwa badda kuwa sirdoonka ee dawlad gobaleedka Puntland . 2-in dawlad gobaleedka Puntland ay gacan ku sii hayso ciidamada boliska inta si rasmi ah laga yag leelayo bolisk Federal lah 3- in lacagaha canshuuraha dadban ee ay qayb ahaan u leedahay dawlada federalku ay tahay 40 % 4- iyo in maamul gobaleedka Puntland uu qaybtiisa ku yeesho khayraadka dalka iyo dhaqaalaha soo gala DFKMS Qaarka ka mid ah qodobadan lagu heshiiyay ayaa labada dhinac waxa ay horay qalinka ugu duugeen magaalada Garoowe halka qaarka kale si rasmi ah loogu dhamaystiray magaalada Muqdisho. HorseedNet.com
-
Hiiraale is back to his old trade. You can not teach an old dog new tricks. SOURCE
-
Marka: TFG forces clean up Bandits former JVA
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Local admin of the lower Shabbele -
Marka: Ciidamada Amniga ee gobalka Shabeelada Hoose oo howlgalo ka sameeyey Gudaha Magaaladaasi. 13. august 2007 Marka(AllPuntland)- Ciidamada dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ee gobalka Shabeelada Hoose ayaa waxa ay howlgalo ka sameeyeen gudaha Magaalada Marka ee xarunta Shabeelada Hoose. Howlgalladan ayaa lugu soo qabtay kooxo Maleeshiyo ah oo amaanka Magaalada wax udhimayay ayadoo lasheegay in kooxahaasi lugu hayo Xabsiga dhexe ee Magaaladaasi sida uu sheegay Taliyaha Saldhigga Degmada Marko ee G/lle Maxamed Salaad. Taliyaha ayaa sheegay in howlgalladan siiwadayaan tan iyo inta Magaalada amaankeeda laga sugayo oo uu sheegay in bilihii ugu danbeeyey uu faraha ka sii baxayay,isagoo udigay kooxaha amaanka Magaalada khalkhalka galinaya oo uu sheegay in ay talaabo cad ka qaadaayaan. Ciidamad dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ayaa waxa ay wadaan howlgallo amniga deegaanadaasi ay ku sugayaan isla markaana ay doonayaan in ay ku soo qabqabtaan kooxaha lasheegayo in ay ka tirsan yihiin Haraadigii Maxkamadaha. Taliyaha Saldhigga Degmada Marko ee G/lle Maxamed Salaad wuxuu kaloo sheegay in ciidankoodu wado dadaalo dadweynaha uu kaga dalbanayo in ay lashaqeeyaan ,isla markaana dadweynuhu yihiin kuwa uheelan. Howlgalladan laga sameeyey gudaha Magaalada Marka ayaa waxa ay ka danbeeyeen markii dhawaan gudaha Magaaladaasi amaankeeda laga dayrinayay inkastoo tan iyo markii uu Maamulka dowladu gaaray uu soo hagaagayay. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
-
Governor Taano: The Jubbas have never been this peaceful.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
^^^Horn is lost. Even his media oulet is not calling the man Governor, since he is not. Anyhow the Juba's are not gonna be like Gedo adeer sooner or later you will be chased out. Then you will blame who? -
Mustafe Cabdi Ciisse’s head is on the plate!!!
General Duke replied to QabiilDiid's topic in Politics
^^^They are loosing the plott, hence the new found freedom to insult. -
^^^Adeer no insults, its against the rules. How would you defend the fading dream that is "Somaliland". Gone is SOOL, SANAAG and Cayn and soon will follow Awdal. Then what? Dont loose your cool, we do not want to see your ugly side old man.