
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
TFG militarry units AU forces tighten grip on capital
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidamada Nabad Ilaalinta Itoobiya oo howlgallo Argagixiso sifeyn ah ka wada deegaanka Suuqa Xoolaha Cutubyo ka tirsan ciidamada saaxiibada ah ee Itoobiya ee usoo gurmaday in ay fowdada ka saaraan dalka Soomaaliya ayaa waxaa iminka ay hwolgallo Argagixiso sifeyn saakay ka fuliayay deegaanka Suuqa Xoolaha. Howlgalkan ayaa waxaa uu yimid ka gadaal markii maliishiyada argagixiisada iyo qaran diidyada is bahaystay ay bambaanooyin ku weerareen ciidamada nabad Ilaalinta oo ka yimid xerada maslax kuna soo jeeday fariisinkooda ku yaala Ex Control Balcad. Qaar ka mida dadka deegaanka oo aanu la xariirnay ayaa inoo sheegay in ciidamadu ay wali sii waadan howlgalkan oo ay kooxaha argagixisaduna bambooyin ka tuurayaan xaafadaha la dagan yahay dhexdooda, si ay u gaaraan yoolkooda ah in loo soo jawaabo oo dadka rayidka ah ay dhibaato soo gaarto. Meydadka 4 ka mida kooxaha Argaixisada ayaa dadka deegaanku sheegeen in ay yaalaan bartamaha wadada laamiga ah ee dhexmarta Suuqa Xoolaha,iyadoo ciidamaduna ay wali ku howlan yihiin sidii ay u soo afjari lahaayeen maliishiyada argagixisada ee wali xaafadaha wax ka dhex ridaya. AllMudug.org kala soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Somalidaba. -
Ciidamada DFKMG oo lasoo dhoobay xaafado khaas ah oo kamid ah Muqdisho Last Updated::2007-12-27 16:41:15 Muqdisho(HRNet):-Dagaalkii ka qarxay Suuqa xoolaha oo socday mudo yar ayaa istaagay waxaana lagu soo waramayaa in ciidanka Itoobiya laga dhaawacay 2 askari halka kooxda weerarka qaaday ay ka dhaawmay hal qof. Dagaalka ayaa haatan Istaagay waxaana u suurto gashay Ciidanka Itoobiya iyo kuwa DFKM in ay isku fidiyaan Ex kontorol Balcad ilaa xerada Maslax . Wararka ugu danbeeyey ayaa waxay sheegayaan in Ciidanka Itoobiya ay Afar qof ku dileen agagarka Xerada Maslax. HorseedNet.com
-
M/weyne Yuusuf oo beri ku sii jeeda dalka Soomaaliya London (WNT)-M/weyne C/llaahi Yuusuf oo Axmed oo mudadii ugu danbaysay arimo caafimaad ugu sugnaa salka Ingiriiska ayaa ku sii jeeda dalka Soomaaliya,isagoo sida la sheegay ku sii hakan doona dalka Kenya. C/llaahi Yuusuf ayaa dalka Kenya laga daaweeyey cudsurka oof wareenka ama qaar jeexa kaasi oo sida la sheegay aan xiriir la lahayn beerka oo horray looga badalay. Ilo ku dhaw dhaw M/weynaha ayaa noo xaqiijiyey in caafimaadkiisu hadda aad u wanaagsanaa mudadii ugu danbaysayna uu isbitaalka ugu jiray inuu ku nasto. C/llaahi Yuusuf ayaa waxaa u yaal hawl aad u adag kolka uu gaaro magaalada Baydhabo,oo dhawaan lagu dhisi doono golo wasiir oo aad u tiro yar kuwaaso, oo lagusheegay 18 wasiir iyo 5 ku xigeen. Xarunta wararka Waayaha.net Editor@waayaha.net
-
Sign of stability arrival of international envoys - PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Juje they let you in? lool. Nuune, adeer the courts are history, I am talking about an existing entity thats moving forward. All they did was undone by their silly war on Baidoa. -
Tragic indeed, Pakistan should not be torn apart. Its too important a nation.
-
TFG diplomatic victory- Somali embassies reopen ..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
TFG diplomatic victory- Somali embassies reopen ..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^I beg your pardon? -
lool. Somalia is not occupied, thats a redundent argument. Ethiopia, Uganda and Burundi are not occupaying, much like those looters and IndaCade are not liberating. But hey those who like vision will stik to the layman's argument.
-
TFG army NSS becoming tougher also gaining vital experience
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. The international community has just sent 200 new troops to Mogadishu and a further 1500 are on route. The international community vica ve the security council are pushing for greater UN troops support to the TFG and countries like China and Russia both permenant members want to play a bigger role. Our Ambassador's are being welcomed in such nations as China & India [check the Duke's latest posts] The Ethiopians, Kenyan's and Yemen are playing their part. The armed gangs have been defeated, their leaders in exile their HQ taken over by the governemnt, they have no access to any infrustructure and their businesses have closed down. They do not control a single street in Mogadishu and their random attacks deters no one. So if Ethiopia, US, UN-security council and others are determined in their support for the TFG, who is stopping us Eritrea? -
Red Sea, as long as you do not claim "Somaliland has been safer in terms of wars" As for Makhir, thats the beauty of our system, Puntland is not a country but part of Somalia and hence Makir, Sool and others can go their own way as long as they are part of the Somali republic. Puntland itself might be dissolved in the future and changed. Our aim has always been to unite the Somali state and thats what is happening now. Puntland iS secure enough and its founder is today the head of the TFG bringing order to the south. Today the whole of the North East is united with Mogadishu, Baidoa and the south. ONE FLAG, ONE NATIONAL LEADER ONE CAPITAL Even Makhir which might want to move away from cade is movuing towards Yey and the TFG. The SSC is pro Somaliweyn, even Xabsade is just making money he is anti secessionist so are all those people of his clan in Hargaysa. If Tuur never belived in Somaliland who will All these people are watching Mogadishu and when its calmed they will rush there. There is no Somaliland and only fools belive in such nonsence. Thus Makhir, SSC, Puntland = TFG which is my whole point. Kapish.
-
^^What nonsence, Puntland over the past 17 years has been more peaceful than Somaliland. We had our Jama Vs Yeye, but it was less bloody than your Tuur Vs Egaal. Adeer I was not born yesterday I remmeber when there were battles inside Hargaysa and the airport was cloosed down and a major clan was chased out of Burco to Yarowe. I remmeber that war and Egaal's bloody and costly victory and how your founding father Tuur went to Mogadishu and renounced Somaliland and ended up working for Aydeed. Adeer Puntland is part of Somalia and yet managed to face off major threats from USC Aydeed, Egaals secessionists and from Al-Itixad. Even when we fought it was small and decisive since our troops were led by Yey and Jama/cade were reasonable men. Puntland is made up many clans but it's core value is Somaliweyn. again tell the history to someone else, democracy lool.
-
TFG army NSS becoming tougher also gaining vital experience
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
We have tamed Mogadishu but you do not know the size of it. It was once home to over 50,000 armed militiamen in a year we get an average of two attacks a week. what happened to all those militias? some died others arrested, most fled and others are being faced now. A remarkable change that today the most well armed group in Mogadishu is the TFG's Army, NSS and Police. Soldiers job is to fight and defend the nation, of course some will die and any soldier should be prepared for such an event. Today we have over 25,000 troops some are vetrans already battle hardened. The NSS two years ago did not exist today its pulling criminals out of their houses and meeting threats head on. Our Police are getting built up and securing huge areas of Mogadishu. We loose some, but they loose much more, including vital infrustructure. -
^^^lool. I am not protesting against anything, the title of your article was "clan wailers" hence my remarks. A secessionist movement built around one clan should not complain about wailing.. Kapish
-
^^^Obviously a secessionist is talking about clan wailing when they whole region is but one clan who have a complex and inferiority complex against a multi clan Somalia. lol
-
TFG army NSS becoming tougher also gaining vital experience
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer we defeated the secessionist back five years ago when Yusuf was President of Puntland and there were no Ethiopians then. Now you talk big? Remmeber how many times we beat you down even Dhahar In Las ANOOD all we are facing is our own kisnmen and we will make peace with them, secessionists are not a threat to us. Mogadishu is under manners as the English would say in London. Its tamed, and the "insurgents" are just shooting practice for the soldiers. The port airport, and all government insititutions are under our control and the defeated groups are only talking on the BBC and on SOL. The Ethiopians, Ugandan's and others are giving our boys a firts hand lessons in warfare. -
TFG diplomatic victory- Somali embassies reopen ..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Those two colours go with any suit. Though he is a dapper dresser.. -
TFG army NSS becoming tougher also gaining vital experience
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira oo maanta howlgallo ka sameeyay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho Arbaco, December 26, 2007(HOL): Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira ayaa saaka waxay howlgallo ka sameeyeen xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho, iyadoo la sheegay in howlgallada ay Ciidamadaas sameeyeen ay ahaayeen kuwo ammaanka lagu sugayay. Xaafado ka tirsan Degmada Wardhiigley, gaar ahaan qeybaha Waqooyiga ka xiga Wadada Wadnaha, gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoysyada Aadan Cadde iyo Folorenza ayaa saaka lagu arkayay Ciidamo tiro badan oo xaafadaha dhex wareegayay, isla markaana dadka ku amrayay in aysan guryahooda ka soo bixin. Lama sheegin ilaa iyo haatan hub iyo cid ay Ciidamada howlgalladaas ku qabqabteen, marka laga reebo in ay qadar daqiiqado ah ah ku sugnaayeen Xaafadaha ay ka howlgelayeen ee Degmada Wardhiigley. Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka soo tegay agagaarka Hotelkii Daamey ayaa intii ay howlgalladaas socdeen waxay dhaawaceen nin rayid ah oo sida la sheegay cararay mar ay Ciidamada Dadka ku amrayeen in ay joogsadaan oo la baaro. Ninka ay Ciidamada dhaawaceen ayaa waxaa uu ka dhaawacmay labada lugood, wuxuuna muddo 20 daqiiqo ah yaalay halkii lagu dhaawacay, inkastoo mar dambe oo ay ciidamadii halkaas ka tageen ay dadka deegaanka u qaadeen dhinaca Isbitaallada Muqdisho. Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa inta badan waxay xaafadda Geed Jaceyl ka geystaan falal dhac iyo handadaad isugu jira, waxayna dhacaas sameeyaan subaxda hore oo ay dad badan oo ka ganacsada Suuqa Bakaaraha ay ku dheelmadaan Waddo jid-carri ah oo dhanka waqooyi ka marta Wadada Wadnaha iyo Galabtii marka ay dadkaas Suuqa ka soo baxayaan oo ay guryahooda u hoyanayaan. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia -
TFG army NSS becoming tougher also gaining vital experience
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
All this training will no doubt help in the future for our brave young national soldiers. All this action working alosngside other national troops from Ethiopia, Uganda and now Burundi is having a great impact on the moral and competence of our young army. Gathering info, reconnaissance, logistics management, urban warfare as well as first hand combate experience will no doubt make the army much tougher than any entity in Somalia. With Mogadishu's gangs and terror networks being eaten up what can a few secessionists and some confused folks do? -
Dagaalo qalabta Makhribkii ka qarxay isgoyska Aadan Cadde ee Suuqa Bakaaraha. Galabta makhtibnimadii ayaa mar qura waxaa lagu war helay rasaas xoogan oo ay is dhaafsanayaan Ciidamada Dawlada iyo kooxaha qaran diidka kadib markii ay weerar ku soo qaadeen saldhig ciidamada Dawladu ay ku leeyihiin isgoyska Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Dagaalka oo markii hore ku bilowday hubka fudfudud oo laysku waydaarsanayo fariisinka ciidamada Dawlada banaankiisa ayaa markii dambe isu badalay mid si xoogan laysugu hanfajiyay hubka culculus ee gaadiidka dagaalka saaran sida Zuuga iyo sidoo kale baasuukayaal. Dagaalka ayaa markii dambe ku fiday deegaano ka tirsan Degmada Howlwadaag ilaa Geed jacayl iyadoo ciidamada dawladuna ay si xoogan madaafiicda qoryaha waawayn ugu garaaceen xaafado ay ka soo ridayeen baasuukayaal kooxaha qaran diidka. Idaacadda shabelle ayaa dhismeheeda waxaa ku habsaday madfac isagoo waxyeelo u gaystay dhismaha jarayna guud ahaan xargihii telefoonada idaacadu adeegsanaysay arintaas oo sababtay in shaqaalaha idaacadu ay mudo saacad ku dhaw kala yaac ku jireen. Dagaalka ayaa joogsaday markii dambe iyadoo kooxihii weerarka ahaa ay ka baxsadeen goobtii dagaalka kadib markii ciidamada dawladu ay banaanka uga soo bexeen fariisinkoodii iyagoo dagaal kafool kafool ah ay la galeen kooxaha nabad diidka ah. AllMudug.org kala soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Somalidaba.
-
President Abdullahi Yusuf outlines startegy for national STABILITY
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
"80% of Somalia is in the TFG's hands" A strategist of the highest order. The remaining two years will be spent mopping up the armed factions, rebuilding the national institutions. -
Jibriil Ali Salad's rejoinder to the governor of Somaliland
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
lool. The secessiomist dont get it. at all. -
TFG diplomatic victory- Somali embassies reopen ..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
One of our new diplomats in Kuwait -
TFG diplomatic victory- Somali embassies reopen ..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
In Kuwait -
TFG diplomatic victory- Somali embassies reopen ..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Gaining the support of an Arab power -
TFG diplomatic victory- Somali embassies reopen ..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
At the UN