General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Those are hands of support. Anyhow the President looks great.
  2. ^^^lool. Secess are slow as usual. like their recognition , its always coming
  3. President Yusuf flies home. As for AJ, reread my thread saxib As for the secessionists any new Pic;s of your "meetings".
  4. Madaxweyne Yusuf Oo Si fiican Loogu Sagootiyay London Kuna soo Jeeda Dalka Somaliya Gaar ahaan Baydhaba “Carmooyin Exclusive”Daawo Sawirada. Madaxweynaha Somalia Md C/llaahi Yusuf Axmed ayaa caawa ka dhoofey Goroonka Dayuuradaha ee Heathrow airport ee Magaalada London. Madaxweynaha ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa uu kulamo is daba joog ahi la lahaa jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dalka ingiriiska iyo siyaasiyiin ajaanib ah oo ay ku jiraan wakiilada hey’adaha caalamiga ah iyo dalalka shisheeye u fadhiya dalka Ingiriiska. Jaaliyada Somaliyeeed Ee Kudhaqan Wadanka U.K Gaar ahaan Magaalada London Aya sifican usii sagootiyay Madaxweyne Cabdilahi Yusuf Axmed isagoo jaaliyada Shirar kala Duwan Laqaatey. Madaxweyne Cabdilahi Yusuf oo ku tagey dalka Ingriiska booqasho Caafimaadkiisa la xiriirta ayaa dadweynihii kusoo boqoday hotelka uu ka daganaa magaalada London oga wamay xaalada guud ahaan ee somalia isaga oo wajikiisa kamuuqatay farxad iyo Caafimad. Magaalada baydhabo ayaa waxaa ka soconaya diyaar garow xoogan oo loogu jiro soo dhaweynta madaxweynaha Jamhuuriyada ,waxaana madaxweynaha laga dareemayaa fir fircooni dheeraada,iyadoo caafimaadkiisuna uu aad u wanaagsan yahay. Maxamuud Maxamed Xasan Shire. London Boocame.com Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com
  5. ^^^lool. I was just adding my reaction to the piece by Shabele.
  6. Red Sea, Somalia is not occupied by anyone. Ethiopian troops presence is from the agression of the terror groups backed by Eritrea. The Somali parliment which represents the people requested this support. The AU and the international community also has given their support to the Ethiopian presence which will be temporary and came out an extraordinary situation in which Eritrea + rebel groups such as the OLF + Arab networks were in Somalia attacking its governemnt
  7. ^^^Adeer again you are not really making any point. I am a Somali and its my land, north west of it. Only about 20% of it thats the Burco-Berbera-Hargaysa traingle. By the way tell governer Riyaale, the Duke sends his regards. We need Pic's from now on to take any of the secessionists news seriously. TFG news is rich with Pictures, why are they [secess[ falling behind?
  8. ^^^Adeer, you are ammusing. You could not take it right? That Pic is not even a bad one. Its quite flattering, he has a young body and being looked after by doctor's. Somali's would say, "hey the President is light skinned and young" you know how those Somali's love that skin colour.
  9. Somaliland= Land of Somali's, thus I am Somali and it is my land. As for the secessionists PICS are a powerful thing, learn it from Duke.
  10. They talk about attacks and then say "the people are stranded" would they be stranded if there were no gunmen in their area. The words women, children and civilains is a code for their fighters. Who have been chased out of this stronghold. No doubt they will come back, but they will be cahsed out again, and again untill there is no room.
  11. Boqolaal Dad ah oo ku go'doonsan Duleedka Suuqa Xoolaha. kadib markii ay Ciidamadda Itoobiya Caawa ku baryeen halkaasi. Sh, M network 27 Dec 07, 12:07 Mogadishu 27, Dec. 07 ( Sh.M.Network) Ciidamaddan oo Saaka markii ay halkaasi tageen iska caabin kala kulmay Kooxaha ka soo horjeeda Joogitaankooda ayaa isku gadaamay Wadada Laamiga ah ee ku teedsan Suuqa Xoolaha. Waxaana ay Caawa isku xireen Difaacyadooda Warshaddii hore ee Baastadda iyo Xeradda Maslax. Boqolaal Dad ah oo ka baxsaday Saaka Hawlgalka ay Ciidamadda Itoobiyaanka ah ka samaynayeen Suuqa Xoolaha iyo Kuwo kale oo u shaqo tagay Suuqa Daryeel ayaa awoodi waayay inay dib ugu soo laabtaan Guryahoodii. Waxaana ay Caawa Dadkaasi ku sugan yihiin Meel Banaan ah oo ku taala Waxarcadde. iyadoo ay ka mid yihiin Dadkaasi Dhalinyaro aan illaa iyo Saaka waxba cunin tan iyo markii ay Guryahoodii ka soo carareen. Wariye Cismaan Fantastic oo ka mida Dadka Caawa ku go'doonsan Duleedka Waxarcadde ayaa u sheegay Shabelle inay sidoo kale ka mid yihiin Haween Saaka adeeg soo doontay intii aysan Ciidamadda Itoobiya soo galin Suuqa Xoolaha oo awoodi waayay inay Guryahoodii ku laabtoon. kuwaasoo aan xittaa ka warqabin Xaalka ay Caruurtoodu ku sugan yihiin Caawa. Dadkan oo ka rajo qabay markii hore inay Ciidamadda Itoobiya Qorax Dhaca ka bixi doonaan Suuqa Xoolaha ayaa Caawa ku hoyanaya Meel Banaan ah. iyagoo aan haysan Cunto iyo Biyo. isla markaan ay u dheertahay cabsi ay ka qabaan in meeshooda ay waxyeelo ku soo gaarto, maadaama haddii Dagaal dhaco ay dhici karto in Madaafiicdu ay meelo ka fog goobaha Dagaalka waxyeelo ka gaysato. Hawlgaladda aan horay loo sii shaacin ee ay Ciidamadda Itoobiya iyo kuwa Dawladdu ka sameeyaan Xaafaddaha ay Dadka Rayidka ah dagan yihiin ayaa sababa inay kala lumaan Qoysas Fara badan, Qaar kalana ay awoodi waayaan inay Suuqyadda Cunto u doontaan, Halka kuwo kalana lagu qabqabto Hawlgaladda ama lagu dilo. Ma ahan Markii ugu horaysay ee ay Ciidamo Itoobiyan ah ku hoydaan Xaafado ay Hawlgal u tagaan oo ka tirsan Magaaladda Muqdisho. Waxaana Hawl Gallo ay ka sameeyeen Suuqa ugu Wayn Muqdisho ee Bakaaraha uu sababay in Toddobaadyo uu u xirnaado.
  12. ^^^Upset??, oh no adeer I enjoy talking to secessionists its free light comedy for me.
  13. Audio speeches of the President 1.Speech on corruption, NGO's and terror groups