General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. R/Wasaare Nuur Cadde oo sheegay in xooga saarayaan Amniga Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 25-Desember-2007 Ra`isul wasaaraha dowlada KMG Soomaaliya Nuur Xuseen (Nuur Cadde) ayaa daboolka ka qaaday in dowladiisa ay xooga saareyso sugida amaanka caasimada Soomaaliya ee Muqdisho si ay u suura gasho in dib loogu soo laabto. Mr.Nuur Cade oo hadal ka jeediyay munaasabada 64- aad ee ka soo wareegtay dhismaha ciidanka booliska dalka Soomaliya oo uu baarlamaanka Soomaaliya soo gabagabeeyay ayaa sheegay in muhiim tahay in dadka ka bara kacay Muqdisho loo raadiyo fursad u saamaxeysa in ay guryahooda dib ugu soo laabtaan. "Xukuumada waxa ay xoogeeda isugu geeyneysa nabad ku soo dabaalidda Muqdisho si dadka ka barakacay ay dib ugu soo labataan", ayuu yiri Nuur Cadde . Wasiirka koowaad ee golaha wasiirada dowlada KMG Nuur Cadde waxa uu sheegay in xukuumadisa ay ka xun tahay dadka ka barakacay Muqdisho ee ku dhibaateysan banaanka magaalada. Waxauu dhanka kale booliska ugu baaqay in ay kasbadana shacabaka "Haddii shacabka booliska ka cararaan waxaa muuqata in kalsooni jirn waa in shacabka ay booliska soo maciin bidaan marka ay dhib la kulmaan"ayuu yiri Nuur Cadde. Maryama Xuseen Axmed seymuun@hotmail.com Xafiska Wararka Calanka Ee Muqdisho Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda
  2. Somaliweyn.com & Waagacusub have described this game as being the most important in 17 years. 17-sano kulankii ugu shacbiyada badnaa ee Gabdhah k/koleryga horyaalka 24-aad (Daawo Sawirda) Because there is a governemnt here now.
  3. Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Sh. Aadan Madoobe oo ka wada hadlay magacaabista xukuumadda cusub ee la filayo in dhawaan lagu dhawaaqo Mogadishu Isniin, December 24 2007 SMC Wararka ka imaanaya Magaalada baydhabo ayaa sheegaya in kulan ay yeesheen Gudoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe iyo Ra’iisul wasaare Nuur Cadde ayaa kulan ka yeeshay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka. Waxyaabaha ay ka wadahadleen Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra'iisul Wasaaraha ayaa la sheegay inay ka mid ahaayeen arimaha Xukuumada cusub ee dhowaan la filayo inuu Ra'iisul Wasaaraha soo dhiso iyo sidii xukuumadaasi ay u noqon laheyd mid tayo leh oo wax ka qabata dhibaatooyinka heysta Shacabka Soomaaliyeed, islamarkaana ay u noqon lahayd xukuumadaas mid ay ku qancaan Beelaha Soomaaliyeed. Sidoo kale waxaa gaaray magaalada Baydhabo Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid , wuxuuna ka warbixiyay xaaladda magaalada Muqdisho iyo horumarka laga gaaray dhinaca amniga. Ra'iisul Wasaaraha ayaa cadeeyay inay u soo gabagabowday arrimihii la tashiyada Beelaha eek u aadan magacaabista Xukuumadiisa Cusub, wuxuuna sheegay inuu dhawaan ku dhawaaqi doono xubnaha ka mid noqonaya Golihiisa Wasiirada ee cusub. Dhinaca kale ra’iisul wasaare Nuur Cadde ayaa amaan u soo jeediyay Booliska Soomaaliyeed iyo weliba qaabkii ay u dhacaday xafladii loo sameeyay sanadguuradii 64-aad ee ciidanaka Booliska Soomaaliyeed.
  4. Gudoomiyaha Barlamaanka iyo R/wasaare Nuur Cadde oo Baydhabo kulan xasaasi ah ku yeeshay. (WYNET)Baydhaba:-Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Barlamanka Somaliya Sheikh Aden Madoobe iyo R/wasaare Nuur Cadde ay kulan ku yeesheen halkaasi,iyagoo ka wada hadlay qaabka loo dhiayo golaha Xukuumada iyo xaalada guud ee dalku ku suganyahay iyo qaabka wax looga qaban lahaa. Kulankan dhex maray labada Masuul ayaa ugu horrayn lagu falanqeeyey golaha Xukuumada Cusub ee Nuur Cadde doonayo inuu dhawaan ku dhawaaqo iyo sida ugu haboon ee lagu soo xuli karayo xubnaha golaga wasiirada. Masuuliyiintaan ayaa sidoo kale ka wada hadlay xaalada guud ee dalku ku suganyahay iyo sidii loo nabadeyn lahaa dalka guud ahaan,waxayna wararka ka ag dhow sheegayaan in kulankaasi uu ku dhamaaday isafgarad wanaagsan. Dhinaca kale Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen.Cabdi Qaybiid oo isaguna Baydhaba ku sugan ayaa mas'uuliyiintaas ugu warbixiyay xaaladda magaalada Muqdisho iyo horumarka laga gaaray dhinaca amniga oo hadda u muuqda mid ka soo reyneya, inkastoo uu Taliyaha sheegay in ay jiraan qaraxyo iyo weeraro lagu qaado xarumaha ciidamada. Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde ayaa ku amaanay Booliska Soomaaliyeed heeganka ay ugu jiraan xasilinta caasimada dalka ee Muqdisho isagoo ugu hambalyeeyay munaasabada 64- guuradii ka soo wareegatay xiligii la asaasay ciidanka Booliska Soomaaliyeed. R/wasaare Nuur Cadde ayaa shaaciyey inuu dhawaan soo bandhigi doono golaha isla markaana uu soo gaba gabeeyey wada tashiyadii uu la lahaa Oday dhaqameedyada beelaha iyo wax garadka iyo waliba Xubnaha Barlamanka Somaliyeed. Xafiiska Wararka Waayaha.net-Baydhaba Editor@waayaha.net
  5. ^^^Adeer you are a comedian, the people of SSC will not be dominated by your clan fantasy. As for Baidoa and Mogadishu they are major Somali cities run by a Somali governement that yields the flag you try to ban. The Somali national flag.
  6. ^^^Adeer my flag is in the hearts of the majority of the people of the North West and 100% of those in SSC. There can be no borders built in the hearts of men. Sorry adeer, keep daydreaming
  7. reer SOOL, SANAAG, CAYN, MUDUG, BARI, NUGAAL are part of Somalia adeer no one wants your flag and your idiotic secessionist garbage.
  8. To NGOON, Maybe the old man is saying down with secessionists we can have peace also
  9. Adeer you smile now, dont bet against crying later. SSC will not be yours, its not even yours today.
  10. They wish for war, and it will come. They are not a big deal.
  11. No its the truth. The TFG is working on stability and national governance. Its opponents want to continue the anarchy and blood letting, so they get recognised or get media attention.
  12. Another important note the reporter in the last bid talks about how the Airport is open, the port is working, business is buzzling with activity. 1. Adan Ade international is open for business and the largets port in Somalia is also open for business after 17 years and it is in government hands. 2. All the roads are open after 16 years and there is even traffic police. This is indeed a posative video.
  13. The people of Mogadishu need normality and to rebuild the capital of all the Somali's.
  14. Video This is an amazing video full of hope. Few facts this good video outlined. 1. There is no emerging crisis or "Africa's worst humanitarian" crisis in Mogadishu as the corrupt NGO's were leading people to believe. This indepenent reporter sees things differently. 2. Mogadishu hasn't really changed for the last sixteen years. There has been fighting recently but the ruin is from years of destruction. The video proves yet another point again. 3. Life is comming back to normal. Except the areas the "shabaabs" hide and shoot, people are minding their own business in most of the districts. I was stunned by Trafficmen doing their work (when have they done anything like that for 17 years), normalcy coming back to the city, building renovated by the TFG. 4. This video confirms what we have been saying for a long time that most of the displaced are from "unarmed clans" of Somalia and these "hit-and-run" thugs are guilty of "ethnic cleansing". The dowlad-diid thugs shoot and fire rockets to TFG troops because they know their clan's civilians (with deep pockets) have temporarily relocated to to safe cities in Central Somalia, Puntland, Somaliland, and the casualty of any fighting in Mogadishu will mostly affect people these thugs don't give a damn about. The suffering civilians are from the unarmed clans of the south. This is the sadest part in that video. 4. TFG troops are on a tireless mission to bring back order and stability to our nation. I solute them. They are the beacon of hope in the nation. Young boys trying to keep the peace and chewing Qat to reach another day in the face of merciless criminals who hide behind the civilians of "unarmed-clans" of Mogadishu. Kudos to the reporter. The video shows how the struggle to bring back stability is a never-ending task. The good people of Mogadishu want goverment.
  15. The airport, port as well as all the organs of the capital are in governemnt hands. Thats why you would have such a tough game after 17 years.
  16. Governor Riyaale is no threat, and we are not bothered by them at all. Once Mogadishu is secure our brothers will return to the fold.
  17. Muqdisho: ciidamo Baangado ku hubeysan oo Muqdisho yimid 24. December 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Waxaa maanta qeybtii labaad ee ciidamada dalka Burundi ay ka soo degeen garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho halkaasoo ay keentay diyaarad weyn oo dhinaca xeebta soo martay iyadoo garoonkana ay ku soo dhoweeyeen saraakiisha sar sare ee ciidamada Dowlada Fedraalka Soomaaliya, kuwa AMISOM iyo kuwa Itoobiya iyo waliba mas'uuliyiin ka tirsan Gobolka Banaadir. Ciidamadaan oo gaaraya tiradooda 100 Askari ayaa noqonaya qeybtii labaad ee maanta Muqdisho yimid iyadoo loo galbiyay Dugsigii Tababarka Xalane halkaasoo ay ku sugnaayeen 100-kii Askari ee shalay timid iyo saanad hore ciidamadaasi dalka loogu keenay si ay ugu biiraan ciidamada nabad ilaalinta AMISOM. Afhayeenka ciidamada AMISOM Captain Pady Ankunda oo warfidiyeenada la hadlayey ayaa sheegay in ciidamadani ka socda dalka Burundi aysan u imaan booqasho iyo dalxiis balse ujeedadoodu ay tahay in ay ka qeyb qaataan ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM oo iyagu gacanta ku haaya goobaha muhiimka ah isla markaana ay dowladdaasi soo dhameystiri doonto balan qaadkeedii ahaa iney Soomaaliya u soo direyso ciidamo tiradoodu gaareyso 1700 Askari. Dadweynaha iyo Wariyeyaasha ku sugnaa garoonka diyaaraddaha ayaa la yaabay markii ay arkeen ciidamada dalka Burundi oo ku hubeysnaa Qoryaha Ak-47 iyo Baangado labo afle ah oo dusha u saran halkii ciidamada milateriga looga bartay in ay isticmaalaan mindiyaha ku xeran qoryaha afkooda ee loo yaqaan Beynaada, dadka oo is weydiiynayay waxa ay baangadaas ku falayaan ciidamadani, ayadoo kuwooda militaraga iyo qalabkiisa wax ka yaqaanaa ay ugu macnaynayeen dadka kale in baangadani u muuqato mid booskii Baynaada ay u isaticmaalayaan oo ay suurtagal tahay in ay u adeegsadaan habka is difaaca ciidamada. Dalka Burundi oo ayaa sidda Soomaaliya oo kale mudo kusoo jiray dagaalo sokooye, kuwaaas oo ugu dambayntii xal lagaga gaaray heshiis la dhex dhigay qaybaha siyaasada dalkaas isku hayay. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  18. ^^^lool. We are moving towards 2008 and Mogadishu is tamed, the TFG controls the largest airport and port in Somalia, the villa all the police stations the old NSS command and more.
  19. Cutubkii 2-aad ee ciidamada Brundi oo kasoo dagay garoonka Aadan Cade Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 24-Desember-2007 Cutubkii labaad ee ciidamada nabad ilaalinta Burundi ayaa waxa ey kasoo dageen saacad ka hor garoonka caalamiga Muqdisho ee Aadan Cadde International Airport. Tirada cutubkan ayaa sidoo kale lagu sheegay ey la mid yihiin kuwii shalay kasoo dagay garoonkaas ee ahaa boqolka askari. Ciidamada Burundi ayaa lagu sheegay in wajigooda hore uu ka koobnaan doonaan ilaa 800 oo askari, waxaana lagu wadaa in lagu soo biiriyo waqti aan fogeyn ciidamo dheeraad ah. Qalabka iyo saanadaha maleteri ee ciidamadan ayaa horay looga soo dajiyay isla garoonka Muqdisho halkaasoo ey ku sugan yihiin ciidamo kale oo nabad ilaaliyayaal ah kana soo jeeda dalka Uganda. Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda