General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Ma Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayey ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Baydhaba ee Gobalka Baay ka dib markii ay ka soo kicitemeen Magaalada nairobi ee Dalka kenya Madaxweynaha ayaa soo dhameystay safar Caadimaad oo uu in mudo ah ku joogay Magaalada London ee Dalka Ingariiska, waxaana mudada uu maqnaa hakad ku jiray ku dhawaaqista golaha Wasiirada Dowladda Federaalka ah ee Somalia oo la sheegay in ay talo ku leeyahay wasiirada tirada yar. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa si diiran u soo dhaweeyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaalia Shiikh Aadan madoobe iyo R/wasaaraha Dowladda Nuur Cade, iyo xubno isugu jira Baarlamaanka iyo Wasiirada. R/wasaaraha Cusub ayaa laga sugayaa Xubnaha golaha wasiirada tirada yar ee uu sheegay in uu soo dhisi doono, ayaa waxa haatan lagu soo waramayaa in uu waqtigii ka dhamaanayo, waxaana uu hakadka u galiyey la tashiyo uu kala sameyn lahaa Madaxweynaha . xukuumadii hore ee uu soo magacaabay ayaa qeylo dhaan baahsan ka timid, waxaana dad badan is weydiinayaan sida loogu qanci karo xukuumadan tirada yar, hase yeeshee waxaa la wada sugaba waa xukuumadii oo la soo dhiso iyo wijiyada ku soo bixi doona. Somaliweyn Media Center “SMC” Mogadishu, Somalia.
  2. The TFG has great support across the country though it has not been able to vercome the media bias yet
  3. Ciyaar Aad U Xiiso Badan - Kooxda Heegan Oo U Awood Sheegatay Kooxda Kubadda Koleyga Horseed Mugadisho Sabti, December 29 2007 SMC Waxaa si xiiso badan uga soconaya garoonka 1-da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho tartanka horyaalka 24-aad ee wiilasha K/Koleyga Soomaaliyeed , ciyaar kulul oo si weyn loo dhowrayay ayaa isaga hor yimid kooxaha Heegan vs. Horseed waxaa 62-69 loogu awood sheegtay wiilasha Horseed iyadoo guushana ay la hoyatay kooxda Heegan . Ciyaartan oo ka tirsan horyaalka 24-aad waxaa ka qeybqadanaya 8 kooxood oo kala ah Heegan, Horseed, Musbaax,Shacab, Shamis, Jaaliyadda Yemen, Sh-Cali Diyaar,Fero . waxaa agaasinkeeda leh Xiriirka Kubadda Koleyga Soomaaliyeed . Ciyaaryahanada ugu cadcadaa ee sida weyn uga muuqday garoonka waxaa ka mid ahaa dhanka Kooxda Hegaan Mustaf C/Caziiz, Xasan Bille, Maxaadeey,Daadir 10,Cali Axmed, Dhanka kooxda Horseed waxaa ka muuqday ciyaaryahanada kala ah Anwar,Siid Cali, Yaxye Mandaliif, Yuusuf dheere, Xamza ,Daadir Roombo,Axmed Daahir,Saciid Bootaale. " Waxaa si weyn u muuqanaaya sida aad aragtaan in ciyaaraha Kubadda Koleyga Soomaaliya in sii hormaraayaan dadweynaha taageerayaasha ahna waxay fahamsan yahiin nidaamka iyo sida loo baahan yaay in loo soo daawasho tago ciyaar wanagga , waaa ku faraxsanahay ,waa caddahay in ay dib u soo laabanayso sharaftii K/Koleyga Soomaaliya way mahadsan yahiin taageerayaasha iyo kooxaha maamuladooda . " sidaas waxaa markii ay dhamaatay ciyaarta Somsports u sheegay guddoomiye ku xigeenka XSKK Mr: Roombo. Daawashada Ciyaarta ayaa waxaa ka soo xaadiray Guddoomiyaha G.O.S C/qaadir Ibraahin Gacal (Abkoow ) Abaalduulaha CXDS Faarax Qare , mas`uuliyiinta xiriirka K/Koleyga Guddoomiye Wiish iyo ku xigeenkiisa Roombo , iyo madax ka tirsan xiriirada kala duwan ee isboortiga iyo taageerayaal aad u tiro badan oo xiiseeya ciyaaraha K/Koleyga.
  4. We have seen the beautifull Pics of the all girl game a few weeks back. Now another game between two teams in the capital of Somalia. This time its an all male match. In the same arena. The date is 28/12/2007 a few days back. Enjoy the Pics it gives one hope. Though I know some will be unhappy at stability and peace in this wonderfull city
  5. ^^^The great leap forward, but we need to climb higher this year insha Allah.
  6. The 1st of July with a governemnt in Mogadishu
  7. ^^^lool. How do you know it was not a fair result? Odinga's actions highlight only insecurity. If he had confidance he would not be acting so.
  8. NSS, Police Command & Mayor functioning after 16 years
  9. 2007 TFG defeats armed groups and makes peace with sane members of the "clan opposition" Xaji Abdi Imaan & Abdullahi Shiekh Ismael
  10. ^^^Indeed, it must have came in handy when Baidoa was being encircled from every end. Cayrow, IndaCade, Xasan Dahir, Goobanle, Seeraar, Cirfo and their lackeys, thought it was fun. They did know that the man of character was ready
  11. Compare the TFG & Looters/Clan courts farce.. Lower Shabbele 2007 In came the new face of the people: a local highly educated civilian, GOVERNMENT APPOINTED Dr. C/qaadir Sheekh Maxamednuur [Gone is IndaCADE the looter of lower Shabbele & Defence Chief of Clan Courts]
  12. ^^^My man NGOONGE, the secessionist with style. A secure new year to you. Happy is only for the TFG group
  13. Happy new year, your majesty Emperor and the rest of my London Somali community