
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Mogadishu: the Somali National Police Force is back. PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Mogadishu: the Somali National Police Force is back. PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Mogadishu: the Somali National Police Force is back. PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Mogadishu: the Somali National Police Force is back. PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Daawo Sanadguuradii 64aad ee Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Last Updated::2007-12-21 19:03:15 Mogadishu(HRNet):-Sanadguuradii 64aad ee kasoo wareegtay dhismaha ciidamada Booliiska dalka Soomaaliya ayaa shalay si weyn looga xusay dalka Soomaaliya. Sanadguuradii 64 ee ciidamada Booliiska Soomaaliya dhismihiisa ayaa sanadkan lagu qabtay xaflad balaaran oo loogu talo galay xarunta Akadameiyada Booliiska Soomaaliya ee Muqdisho. Sidoo kale xarumaha Booliiska ee gobalada dalka Soomaaliya ayaa sanadkan looga xusay si ka duwan 17kii sano ee lasoo dhaafay. Cutubyo kamid ah ciidamada Booliiska ayaa gaado ciyaar kusoo bandhigay xarunta Booliiska Soomaaliya ee magaalada Muqdisho halkaasi oo ay salaan sharaf ka qaateen xubno kamid ah saraakiisha Booliiska oo uu hogaaminayo Taliyaha Booliiska Federaalka Soomaaliya Col.Cabdi Cawaale Qeybdiid. HorseedNet.com
-
^^^Pasting SOL with your prejudices again. Adeer. Do some home work man. lets look at the diplomatic circle shall we. Ambassador to Kenya = From Mogadishu clan Ambassador to UN= from Hiiraan Ambassador to China = the clan that dominates Marka Ambassador to Russia = Toghdheer Ambassador to EU = Mudug The Ambassador to South Africa= Hiiraan Just a few facts ...........Just some of the top diplomats of the TFG = 4.5 and not the 1.0 formula of the defeated and defunct courts .
-
Duke The President's landmark speech indeed helped. The World Food Program for the first time since 1993 has started distributing wet food in Mogadisho. More open talk that highlights the truth about the zoning injustice perpetrated by these International NGOs and U.N. bodies and their appointed Somali associates is what our people need.
-
Brighten Up Nomads, Somali Conflict Will End Soon
General Duke replied to Baashi's topic in Politics
Again wonderfull stuff from good old Bashi. -
^^^Adeer, I find you some what confused. I dont care what the secessionists think, or what the looters, clan courts think. What matters is the interest of the Somali people. The poor, Somal's who for 16 long years have been denied the services, jobs and opportunites available to most of the worlds population. They need a governemnt and its here. Thus those armed groups, and confused fringe movements crocodile tears mean nothing.
-
^^^lool. Adeer it shows the generousity and hummanity of the man [LSK] to try and further educate your envious ***. I on the other hand find your whole stance, like your name in SOL a bit dated, or simply you are past your sell by date. I do love it when secessionists have a tough day. China and now India the other big nations are next.
-
lool. Now dont get all over excited on me, have soem restraint. Adeer your cleverest leaders are part of the TFG. Siilanyo aside the rest of the secessionist from Warrabe, Ahmed Yasin & Riyaale combined education is far less than the average Somali single mother and cab driver. Anyhow dont be jelous Mr GEDIID. To our new Ambassador all the best.
-
Garoowe: Hub loo waday dhinaca Somaliland oo lagu qabtay Gobolka Bari 19. December 2007 Garoowe(AllPuntland)- Ciidamada amniga ee maamul Goboleedka Puntland ayaa gacanta ku dhigay saanad milateri oo la sheegay in loo waday dhinaca maamulka la magac baxay Somaliland, iyadoo raggii hubkaasi gacanta kula jiray ee gudbinay oo ah ganacsato reer Somaliland ah gacanta lagu dhigay qaar kalena lagu raad joodo. Saraakiisha ciidamada amaanka ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku tilmaamay arintan in Ganacsato reer Puntland ah oo caddow ah ay ka iibinayeen koox ka timid deegaanada Somaliland, iyadoo Lix nin ciidamadu u soo qabteen dhacdadan, loona gudbiyay xabsiyada magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Hubkan ayaa waxaa laga soo qab qabtay inta badan Gobolka Bari, iyadoo ciidamada amaanka iminka ay ku raad joogaan kooxo kale oo lagu tuhunsan yahay in ay ku guda jiraan ganacsiga hubka loo iibgeynayo gobolada Waqooyi ee maamulka Somaliland. Maamul Goboleedka Puntland iyo Somaliland ayaa waxaa ka dhaxeysa xiisad colaadeed oo dhinaca gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood oo lagala wareegay gacan ku heynteeda maamulka Puntland. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho