
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Mogadishu: signs of stability a basketball game :PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
A different image of Mogadishu -
Jibriil Ali Salad's rejoinder to the governor of Somaliland
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
I love the way he rebuked Governor Riyaale. -
Mogadishu: signs of stability a basketball game :PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
This is a publicity stunt? How so, did I take the pictures was it even from a pro governemnt website? This was from Somaliweyn, an anti TFG web portal. These are pictures from Mogadishu itself. Dont hate, the truth people. -
Ciidamo hordhac ah kana socda Wadanka Burundi oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Ciidamo ka socda Midowga africa gaar ahaan wadanka Burundi ayaa maanta ka soo dagay garoonka caalamigaa ee Aadan Cadde International Airport iyadoo ciidamadani ay yihiin ciidamo hordhac ah ayna udhan yihiin Dhamaan qalabkoodii Military. Ciidamada Burundi oo tiradoodu gaarayso 100 askari ayaa maanta siwayn loogu soo dhaweeyay garoonka caalamigaa iyadoo ay soo dhaweeyeen saraakiil ka tirsan Ciidamada AMISOM ee horay Muqdisho ugu sugnaa iyo sidoo kale Saraakiil ka socota Dawladda Somaliya. Ciidaman ayaa hor dhac u ah ciidamo gaaraya 1500 askari oo wadanka Burundi ay u soo dirayaan inta aan la gaarin sanadka cusub iyadoo ciidaman ay yihiin cutubyadii ugu horeeyay ee soo gaaraya Magaalada Muqdisho. Ciidamadan ayay siday Diyaarad kuwa Ciidamada xambaaraha oo laga leeyahay wadanka Burundi ayna ka muuqanaysay astaanta calanka Wadanka Burundi iyadoo isla markiiba Ciidamada la dajiyay teendhooyin loogu diyaariyay gudaha gagida caalamiga ah ee Muqdisho. AllMudug.org kala soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Somalidaba. Please Contact Us.
-
Adeer I found your arguments abusrd. Galkacyu's capital is Mogadishu, its people all belive in the national flag and unity. Thus come again? A secessionist who wants the war to continue in the south The funny thing is you think you are smart. As for the TFG, thats what they have been saying, for three years and it has managed to bring all its policies thus far into play. The AU troops who yo used to say will never arrive are in Mogadishu. What happened to Sharif Ahmed and his group?? They are isolated, alone and splitting. 90% of Mogadishu is calm, looters chief Ahmed Diriye is in jail. Indcade is talking from a dustbin and the Al-Shabaab have made a new Amiir since the deaths of their commanders. Internationally and domesticlly the TFG is winning. So keep talking Mr secessionist you are not that important anyway, isolated in the North West.
-
Ciidamadii ugu horeeyay oo Burundi ka socda oo Maanta Muqdisho gaaray Axad, December 13, 2007(HOL): Ciidamadii ugu horeeyay oo ka socda Dowladda Burundi ayaa goor dhaweyd waxay ka degeen garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee maagaalada Muqdisho. Afhayeenka Ciidamada AMISOM ee Muqdisho ku sugan Captain Paddy Ankunda ayaa sheegay in 100 Askari oo ka tirsan Ciidamo ay Burundi u soo waddo Soomaaliya oo tiradooda guud ay dhan tahay 1,700 Askari ay maanta ka soo degeen Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo uu sheegay in ay ka qeyb ka noqon doonaan howlgallada nabad ilaalinta ah ee ay Ciidamada Midowga Afrika ka fulinayaan Soomaaliya. Diyaarad u kireysneyd Midowga Afrika ayaa dhawaan waxay geystay Magaalada Muqdisho qalab ay wada leeyihiin Ciidamada Uganda iyo kuwa Burundi ee magaca AMISOM uga howlgeli doona Magaalada Muqdisho oo ah meel ay ku dagaalamaan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamo Itoobiyaan ah iyo kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda. Horay waxaa magaalada Muqdisho u joogay Ciidamo ka socda Dowladda Uganda oo magaca AMISOM uga howgelaya Soomaaliya, kuwaasi oo howsha ay qabanayaan ay ku kooban tahay in ay ilaaliyaan Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo weliba Isgoyska KM4 oo muhiim u ah isu socodka mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya. Dowladda Burundi ayaa in muddo ah waxaa laga dhowrayay Ciidamo ay ku ballanqaaday in ay Soomaaliya u direyso, waxaana tan iyo xiligaas dib u dhigayay Ciidamada ay Soomaaliya u soo direyso dhaqaale la'aan ka heysatay dhinaca daad-gureynta Ciidamada. Ciidamo uu Midowga Afrika ugu talagalay in ay nabadgelyo ku soo celiyaan Soomaaliya oo tiradooda gaareyso 8,000 oo Askari ayaa haddii la helo oo ay soo dhameystirmaan waxay meesha ka saarayaan Ciidamada Itoobiya ee haatan ku sugan gudaha Soomaaliya, kuwaasi oo joogitaankooda uu cirka ku sii shareerayo xal u helidda khilaafaadka u dhaxeeya dhinacyada isku haya Siyaasadda Soomaaliya. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
-
^^^Who are you? A secessionist talking about Somalia? Strange. Anyhow this is a great development, since now its a regional AU effort, the Ethipians, Ugandans and now Burundi are setting the stage for the rest of the AU troops, the UN and for peace. When our Police, NSS and military are ready we will not need anyone. Till that day any help is more than welcome.
-
Latest on Puntland and the Hydrocarbon-prospective
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
Thanks CAMIR. -
Mogadishu: signs of stability a basketball game :PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Mogadishu: signs of stability a basketball game :PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Mogadishu: signs of stability a basketball game :PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The game -
Mogadishu: signs of stability a basketball game :PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
the crowd, packed, no guns -
Mogadishu: signs of stability a basketball game :PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The teams -
Mogadishu: signs of stability a basketball game :PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
17- Sano Ka Dib Ciyaartii Ugu Adkeyd Uguna Xamaasadda Badnayd ee Gabdhaha Kubadda Koleyga Soomaaliyeed Oo Ka Dhacday Ex-Lugino Muqdisho Axad , December 23 2007 SMC Waxaa si xiiso badan uga soconaya garoonka 1-da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho tartanka horyaalka 24-aad ee gabdhaha K/Koleyga Soomaaliyeed , ciyaar kulul oo si weyn loo wada sugaayay ayaa waxay dhexmartay kooxaha Heegan vs. Horseed waxaa si dirqi ah 57-52 loogu awood sheegtay gabdhaha Horseed iyadoo guushana ay la hoyatay kooxda Heegan . Ciyaartan oo ka tirsan horyaalka 24-aad waxaa ka qeybqadanaya 4 kooxood oo kala ah Heegan, Horseed, Halgan , jaaliyadda Yemen . waxaa agaasinkeeda leh Xiriirka Kubadda Koleyga Soomaaliyeed . Ciyaaryahanada ugu cadcadaa ee sida weyn uga muuqday garoonka waxaa ka mid ahaa dhanka Kooxda Hegaan Mulki Nuur Muudeey , Faa Yareey , Yurub , Dhanka kooxda Horseed waxaa ka muuqday ciyaaryahanada kala ah Sacdiyo , Batuulo iyo Aamoow oo wacdaro dhigay . Ciyaarta oo Jawi aad u qurux badan oo nadiif ah ku soo idlaatay ayaa markii ay dhamaaday ciyaarta waxaa uu Somaliweyn u sheegay Guddoomiyaha Xiriirka Mr: Wiish in uu aad ugu Mahadcelinaayo Raadiyaha Somaliweyn waqtiyo kooban oo Tabin toos ah samaysay iyo sida ay labada kooxood ee Horseed iyo Heegan u soo bandhigeen ciyaar wanaagga iyo ugu danbayn oo uu sheegay in taageerayaasha K/Koleyga u mahadnaqaayo sida ay mar walba u ilaaliyaan nadiimka taageeridda sharafta leh . Daawashada Ciyaarta ayaa waxaa ka soo xaadiray mas`uuliyiinta xiriirka K/Koleyga Guddoomiye Wiish iyo ku xigeenkiisa Roombo , G.O.S iyo madax ka tirsan xiriirada kala duwan ee isboortiga iyo taageerayaal aad u tiro badan oo xiiseeya ciyaaraha K/Koleyga waxaana lagu tilmaamay ciyaartan in ay ahayd tan ugu xamaasadda iyo Taageeridda badnayd muddo 17-sano ka dib . -
While many of those who are agaianst peace always highlight the negetive aspects of life in Somalia in general and Mogadishu in particular, there are many signs that stability is making a comeback after 17 years. We have highlighted already the police, security forces as well as the opening of our embassies across the globe. Now an example of stability a packed basketball game, a girls basketball game in the city the "Al-kebaab" clowns banned sports.
-
Somali government to bring Arab peace keeping troops
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Yemen, Algeria, Morroco are interested in playing a big role. Egypt is against it and Saudi Arabia is watching the decesions made by the UN seurity counil. Even the Chinese have shown interets if the UN takes over the leadership role from the AU. -
London: Demo in support of the Somali governemnt
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
London: Demo in support of the Somali governemnt
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
London: Demo in support of the Somali governemnt
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
London: Demo in support of the Somali governemnt
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
London: Demo in support of the Somali governemnt
General Duke replied to General Duke's topic in Politics