General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Good project hope it bares fruit. The people need development. Insha Allah Khair
  2. Xaaji Xunjuf;813429 wrote: Unarmed according to Liibaan they karbaashed the Somaliland army i am sure they were carrying guns XX, as usual confusing the matter in his favor. Adeer Siilanyu's actions in targeting civilians has caused this armed defense by the locals. Sooner rather than later Khatumo will recapture these areas and I won't be surprised I the fighting ends up in The heart of Burco. One has to be careful of one actions.
  3. It looks good thus far. The government seems to be on schedule as well. Well done Mr. PM
  4. What has the Mullah who died in 1920 got to do with today? Siilanyu is a warlord who is attacking civilians right now. His actions have caused death and destruction to people unarmed in the year 2012. Stick to the topic lad.
  5. .….”””” Maanta waxaan Jeclaan lahaa in aan ku dhawaaqo in Dowladda Turkiga Xafiis horumarineed ka furan doonto magaalada Garoowe,Xafiiskaan waxaa ka shaqeyn doona dhamaan Hay’adaha oo caawin doona Isbitaalada,Iskuulada iyo Biyaha.Si toos ayaan halkan uga shaqeyn doonaan si toos ah ayaan caawimaad usoo gudbin doona,Hay’ad caalami ah masoo marsiin doono kaalmadeena…”””ayuu yiri.
  6. kingofkings;813158 wrote: it's funny how you pretend to know PLers. yeah, it's amusing.
  7. It's a great development, Bacadweyn area has seen a big increase in farming. With good irrigation and crops wonders can be achieved back home.
  8. Maaddeey;812741 wrote: Beenta aa la diidaa sxb, dadkina tfg taagera fasiqin beenta aan ka xishon a tihiin!. Xasan Dahir's boot boy is still trying to delude himself of occupying the moral high-ground.
  9. M/weynaha dowladda Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminayo safiirka Tukiga ee Soomaaliya oo Garoowe soo gaaray. Sun, 01 Apr 2012 06:20:35 -0400 am -04:00 -14400 Garowe, Apr 1 -Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroolle ayaa maanta madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe ku qaabilay wefti katirsan dowladda Turkiga oo maanta soo gaaray magaalada Garoowe. Weftiga oo uu hogaaminaya Mr Cemalettin Kani Torun oo ah danjiraha dowladda Turkiga ee Soomaaliya ayaa waxaa ay kulan saacado qaatay la yeeshay madaxwayanaha dowladda Puntland. Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroolle oo saxaafadda kula hadlay magaalada Garoowe ayaa waxaa uu ka sheekeeyay kaalintii Turkiga uu ka qaatay gurmadkii abaarahii ku dhuftay koonfurta Soomaaliya bartamihii sanadkii lasoo dhaafay. Dr Faroolle ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay hay’adda Turkiga TIKA iyo dhaqaatiir u dhashay dalka Turkiga inay adeegyo caafimaad iyo gargaarka dadka dhibaataysan inay ka fuliyeen deegaanada Puntland. Madaxwaynaha ayaa waxaa uu sidoo kale ka sheekeeyay taaqriiqda fog ee Turkiga uu ku lahaa Soomaaliya xiligii wadankaas ay maamulayeen Cuthmaaniyiinta,isagoona sheegay in Turkiga uu astaamo ka sameeyay magaalada Berbera,sidoo kale uu caawin jiray daraawiishtii saldhigoodu uu ahaa Eyl iyo Taleex . Mr Cemalettin Kani Torun danjiraha dowladda Turkiga ee Soomaaliya oo isaguna ka hadlay shirka jara’id ayaa waxaa uu sheegay inuu ku faraxsanyahay booqashada uu ku yimid Puntland, waxaa uu intaasi raaciyay dowladda Turkiga inay xiligaan mashaariic ka waddo magaalada Muqdisho, islamarkaana ay doonayso inay goobo kale ay mashaariic ka fuliso. Danjiraha waxaa uu ku nuuxnuuxsaday inay xafiisyo ka furanayaan magaalada Garoowe, si loo caawiyo shacabka Soomaaliyeed xiliga adag ay ku jiraan,sidoo kale waxaa uu sheegay inuu rajaynayo inuu mar kale booqasho uu ku yimaado Puntland. Diiwaanka Wararka Daljir Bossaso.
  10. M/weynaha dowladda Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay wefti kasocda dowladda Turkiga
  11. (AFP) – 1 hour ago BAMAKO — Tuareg rebels backed by Islamist fighters have seized Mali's main northern city of Gao after the army abandoned its positions, a regional official and witnesses told AFP on Sunday. "The two (military) camps of Gao have fallen into the hands of the different rebel groups. Gao is in their hands," an aide to the regional governor told AFP by telephone. The Tuareg rebels confirmed that they had taken control of the city and "ended Mali's occupation of the whole region." "The MNLA (Azawad National Liberation Movement) has just ended Mali's occupation of the region of Gao by seizing and taking control of the city this Saturday," it said in a statement posted on its website. "We control the camp on the outskirts of the city," a local elected official, Mohamed Assale, who has gone over to MNLA, told AFP. "The Islamists control camp number two which is inside Gao. With the Islamists, we share the same goal, the fight against the Mali authorities," he added. The leader of the military junta in power in Bamako since March 22, Captain Amadou Sanogo, on Saturday ordered the army "not to prolong" the fighting in Gao, leaving it open to the rebels. Gao, a city of 90,000 inhabitants, around 1,000 kilometres (600 miles) northeast of Bamako, housed the headquarters of government forces for the entire northern region. Witnesses told AFP during the night that unknown attackers had forced open the gates of the prison and several public building had been looted by civilians. Officials with several international non-governmental organisations based in Gao have fled the town, a security source there said. Tuareg rebels also said they had encircled the garrison at Timbuktu, the last major city that has not yet fallen to their sweep of the north after Mali's coup more than a week ago. The MNLA said in a statement posted on its website that its forces "are encircling the city of Timbuktu to dislodge Mali's remaining political and military administration."
  12. Laascanood (APL ) : Wararka laga helayo deegaan gobolka sool ee saaka dirirtu ku dhexmartay ciidama soomaaliland iyo Maamulka Khaatumo ee Dhawaan lagaga Dhawaaay Degmadda Taleex ee Gobolka Sool. Waxaana lagu soo waramayaa in Rasaas Goos Goosi ay ka dhacayso Deegaanka Ganbara ee u dhaxeeya Magaaladda Laascanood iyo Tuuladda Tukaraq . Dagaalka ayaa iminka u wareegay deegaanka Degmadda Buuhoodle halka loo yaqaan sool joogta sida uu allpuntland u xaqiijiyey Goob jooge ku sugan magaalada laascanood oo ka Xududaartay in Magaciisa Warbaahinta Laga Xuso Sababo la xiriira amaankiisa. Goob joogahan ayaa sidoo kale faahfaahin ka bixiyey sida dagaalku saaka ku bilowday waxaana uu yiri “ Ciidamada Khaatumo waxaa ay Fadhiyeen Buurta loo yaqaan Sayidka ee Duleedka Bari kaga adan magaaladda ,waxaana goobta saaka ku dhaqaqay ciidanka soomaaliland waxaana lagu soo Riday Hub waaweyn ,ka dib waxaa ay u weecdeen Deegaanka Waqadari oo 20 km u jira Laascanood halkaana waxaa ay labada dhinac is weydaarsadeen Rasaas ka dhacaysay Qoryaha waweyn oo si weyn looga Dareemay maqalkooda Gudaha laascaanod “,Lamana oga Khasaraha Dhabta ah ee soo kala gaaray Dhinacyada Dagaalkaasi wallow aan Faraha la isula Tagin oo Hub waaweyn la isu adeegsaday . Dhanka Buuhoodle ayuu Goobjoogahani sheegay in ay jiran Goobo qoryo waaweyn la isku Tuurtuuray ,in kastoo laga Dareemayo Colada deegaanada Buuhoodle iyo Laascanood . Dagaalkan ayan labada dhinac midkoona ka halin, waxa xusid mudan in inta badan deeganadaas ka maqan khadka isgaarsiin.
  13. Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo Garoowe soo gaaray Sun, 01 Apr 2012 04:28:57 -0400 am -04:00 -14400 Garowe, Apr 1 -Safiirka dowlada Turkiga ee Soomaaliya Koni Torun ayaa markii ugu horaysay soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland. Danjiraha oo ay wehliyeen madax ka tirsan safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa la filayaa inuu magaalada Garoowe kula kulmo madaxwaynaha dowladda Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole iyo madax kale duwan. Booqashada danjiraha ayaa waxaa lagu macneeyay inay gogol xaar u tahay socdaal la filayo inuu ra’isal wasaaraha Turkiga Raceb Dayib Urdugan inuu ku yimaado Puntland,socdaalka r/wasaaraha Turkiga ayaa la sheegayaa inay ahmiyad siin doonto wadatashiyo la xiriira iskaashiga iyo horumarinta gobolka oo dhexmaraya dowladda Puntland,DFKMG Soomaaliya iyo dowladda Turkiga. Danjiraha ayaa dhowaan booqday magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland, halkaasi ayaa waxaa ku qaabilay madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo. Diiwaanka Wararka Daljir Bossaaso.
  14. Garoowe (APL ) : Wafdi Balaran oo uu Hogaaminayo Safiirka Turkiga u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya . Safiirka, waxaa socdaalka ku weheliya 15 xubnood waxaana ay goor dhaweyd kasoo degeen Garoonka diyaaradaha ee Garoowe Halkaas oo ay kusoo dhaweyey Masuuliyiin ka socota Golayaasha Dowladda puntland & Dadweyne aad Fara badan. Soo Dhaweyn ka dib waxaa Martida loo soo Galbiyey Aalka Madaxtooyada Halkaas oo ay kulan Gaara la Galeen Madaxda Sare ee Puntland sida Madaxweynaha,Madaxweyne kuxigeenka iyo Golayaasha kale ee puntland . Masuuliyiinta ayaa kulanka albaabadu u xiranyihiin ka dib la filayaan in ay warfidiyeenada la Hadlaan. Wixii kasoo baxa kulanka Madaxda puntland iyo Turkiga kala soco wararka allpuntland.
  15. Welcome Ambassador, welcome to Puntland State..
  16. Xaaji Xunjuf;812676 wrote: Maybe you have a hard time comprehending common logic Somalia is a country not a religion no need to believe in it The same way Somaliland is a country its also not a religion. SNM myth Folkore what the hell does that mean you lost me there dukey SNM was a rebel movement in the 80s you seem confused, is this because yey died?. Ahmed Godane is the leader of Shabaab he had nothing to do with SNM , shabaab can be defeated but what is next there should be a long lasting solution and dialogue to end this conflict. KKKK. Adeer you believe in Somaliland even though it is not a real recognized country. You believe that your clan is an Ethnic group, different from the rest and your belief in the cult of Somaliland has led you to support wholeheartedly Godane and Al qaeda in Somalia..
  17. Mukulaalow;812675 wrote: Jacphar sxb waakuwan saaxiibkeen Maadeey culimadiisa 'scholars". Classic...
  18. Burn Notice;812671 wrote: Hi Duke Any idea as to why he is in Mogi? He was born and raised in the City. I have been told he is there for personal reasons.
  19. Maaday has yet to revise his positions since uncles Xasan Dahir, Galaal, IndaCade and A/qasin are still in the political cold...