
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Guddiga KMG ah ee Doorashada Puntland oo Maanta Gaalkacyo Kulan Ku Qabtay [sawiro] Updated:- 4 hours ago| 0 Commnets Magaalada Gaalkacyo waxaa maanta ka dhacay kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen maamulka gobolka Mudug, Gudiga kmg ah ee doorashooyinka Puntland, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Gaalkacyo. Kulanka oo ka dhacay hoolka shirarka ee Hotelka Amal Plaza ayaa waxaa kasoo qayb galay Gudoomiyaha gobolka Mudug iyo ku xigeenkiisa , xubno ka tirsan guddiga doorashooyinka ee Puntland, sidoo kale waxaa kulankaas kasoo qayb galay xubno metelayey qaybaha kala duwan ee bulshada sida: Isimada, Aqoonyahanka, Dhalinyarada, iyo Ururada haweenka. Gudoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusf Jaamac ayaa kulanka furay, isagoo sheegay in maamulka gobolka Mudug iyo bulshadaba ay sharaf u tahay in gudiga doorashooyinku ay markii ugu horeysey la kulmaan, wuxuuna uu uga mahad celiyey mas’uuliyiinta guddigaas ka tirsan ee magaalada Gaalkacyo soo gaarey safarka dheer ee ay soo galeen iyo dadaalka ay ku bixinayaan danta guud ee bulshada. Gudoomiyaha gobolka Maxamed Yuusuf ayaa ku booriyey bulshada inay dowlada ku tageeraan talaabo walba oo ay qaado taas oo ay u arkaan inay dalka iyo dadkaba horumar u horseedi karto, Mudane Tigey wuxuu isaga oo hadalkiisa sii wata sheegay in bulshada laga rabo inay meel uga soo wada jeensato cid walba oo ay u aragto inay horumarkooda caqabad ku tahay, wuxuuna ku goodiyey in maamulka gobolku uu gacan bir ah ku qaban doono cid walba oo loo arko inay horumarka kasoo horjeedo. Intaas kadib waxaa hadalka qaatay Cabdi risaaq Shoole oo ah xubin ka tirsan guddiga kmg ah ee doorashooyinka Puntland wuxuuna ka warbixiyey ujeedada ay kulankan usoo qaban qaabiyeen, isagoo sheegay in ay tahay sidii bulshada loogu wacyi gelin lahaa ka qayb galka nidaamka doorashooyinka loona fahan siin lahaa qaabka ay doorashooyinka Puntland ka dhacayaa noqonayaan. Sidoo kale Shoole waxaa uu sharaxaad dheer ka siiyay bulshada dastuurka dawlada puntland ee dhawaan lagu ansixin doono magaalada Garoowe iyo qaabka loo soo xulay ergada ma talaysa gobolka Mudug ee ka qaybgalaysa afti u qaadidadastuurka . Sheekh Cumar Dheere oo isna ku hadlayey magaca Culimaa’uddiinka ayaa sheegay in Dastuurku uu yahay heshiis bulsho oo ku salaysan diintooda iyo dhaqamada gaarka ah ee ay leeyihiin, Sheekhu wuxuu xusay in qaadashada dastuurka aanay dhibi ku jirin hadii uu yahay mid aan diinta ka hor imaanayn, balse hadii uu yahay mid shareecada garab marsan aan sinaba loo ogolaan doonin. Maxamed Cabdulqadir Nuur ( Dirir) oo ah madaxa guddiga kmg ee doorashooyinka Puntland ayaa oo soo xiiray kulanka ayaa isna ku booriyay bulshada in ay ka qayb qataan barnaamijka hayaanka dimoqraadiyada ee ka socda puntland isagoo sheegay in loo baahan yahay bulshadu in ay ka guurto nidaamka qabiiliga ah ee haatan Puntland ay ku jirto. Kulanka ayaa ahaa mid balaaran waxaana ka hadlay mas’uuliyiin kale oo ay kamid ahaayeen ururka haweenka ee gobolka Mudug, ururka dhalinyarada ee gobolka , Nabadoono, iyo mas’uuliyiin kale oo badan, waana markii ugu horeysey tan iyo markii la asaasy guddiga kmg ee doorashooyinka Puntland 7/2011 oo ay kulan noocan oo kale ah la qaataan maamulka iyo bulshada magaalada gobolka Mudug.
-
................................................................................................................................................................................................................................................. Madaxweynaha Puntland oo Maalintii Sadaxaad Ku Sugan Magaalada Gaalkacyo Updated:- 1 day ago| 4 Commnets Madaxweynaha dawlada Puntland mudane Cabdiraxman Sheekh Maxamad Maxamud “Farole” ayaa maalintii sadaxaad ku sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Wafdiga madaxweyne Faroole ayaa ka kooban xubno ka tirsan golaha wasiirada Puntland, Xildhibaano iyo marti sharaf kale oo ka qayb galay aaskii qaran ee madaxweyniihi hore Soomaliya AHN Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo maalintii Axada ka dhacay magaalada Gaalkacyo Madaxweynaha dawlada puntland ayaa intii uu joogay magaalada gaalkacyo waxaa uu kulamo kala duwan la yeeshay Madax dhaqmeedyada gobolka Mudug,waxaana uu kala hadlayay xulitaanka ergada ansixinta dastuurka Puntland. Sidoo kale Madaxweyne faroole ayaa la kulmay qaar ka tirsan saraakiisha ciidamada ee gobolka Mudug waxaana uu kaga xog waraystay xaalada amaan ee gobolka Mudug iyo horumarka ay ka sameeyeen sugida amniga Gobolka. Wafdiga madaxweynaha Puntland ayaa dhanka kale ka qayb galay Shirkii wadatashagiga saxiixayaasha somaliyeed ee Barnaamijka dhameystirka xiliga kala guurka ah ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Madaxweyne faroole ayaa lagu wadaa in uu joogi doono magaalada gaalkacyo inta ka dhiman asbuucan isagoona kulamo la qadan doona Maamulka gobolka Mudug iyo laamaha amaanka ee gobolka Mudug. Horseed Media
-
Che -Guevara;810838 wrote: Having good lobbyist is good start for good politics. Hopefully, those who lobbied hard can find identify viable candidates. Lets snatch defeat from the jaws of victory. We must analyse the environment, educate the community and field candidates that unify the community and transcend ethnicity. Candidates that can represent the whole wards and the diverse population while still making the base proud.
-
Che -Guevara;810834 wrote: I should move to MNPLS:D Your vote might come in handy. Now its all about learning the new map by heart and putting together a good ground game. The Somali's might stun this city. I can see us seriously going for two wards. Ward 6 would be the main play, but ward 9 with all the confusion and division within that community the Somali's might pull of an upset. There is a great deal of optimism in the air.
-
Minneapolis redistricting maps are out Posted at 11:45 AM on March 27, 2012 by Curtis Gilbert (0 Comments) Filed under: Minneapolis, Race The Minneapolis Charter Commission votes this afternoon on a plan that has the potential to increase minority representation on the City Council. The vote was originally scheduled for Monday, but the city's Redistricting Group made some last-minute changes yesterday in an attempt to address concerns raised by members of the Latino community. The new map has four wards where minority groups comprise the majority of the population -- 4, 5, 6 and 9. Under the current map, only Ward 5 meets that standard, and Don Samuels, who represents it, is the only African American on the council. Robert Lilligren in Ward 6 is Native American. The rest of the current council members are white. Lilligren's ward will be re-drawn to encompass a larger swath of the city's East African population, stretching into parts of Cedar-Riverside and Seward. A Somali-led group called the Citizen's Committee for Fair Redistricting lobbied heavily for the creation of such a ward. The Somali group also wanted at least part of the Midtown Phillips neighborhood, but the redistricting plan gives that territory to Ward 9 in an effort to create a stronghold for the city's Latino community. The new Ward 9 is about 37 percent Hispanic, according to the Census. Detailed maps of each ward are available here, labeled as the March 26 maps. While the new redistricting plan means the City Council could become more diverse over the next decade, its immediate political implications for incumbents on the council are less obvious. The proposed map does not pit any incumbents against each other by putting their homes in the same ward. The redistricting plan is almost certain to win approval from the Charter Commission, since all of its members also belong to the Redistricting Group.
-
Che -Guevara;810826 wrote: How does this give them a good chance to run for the State House and Senate? This is about the City of Minneapolis Council. Which is relatively a powerful position. Consider that there has never been a Hispanic and only one African American serving currently out of 13 council members. The new redrawn map gives the Somali's an opportunity to get one of their own elected to this position. The theory then goes that such political cohesiveness will play as a catalyst to get more Somali's elected across the board. This is just the start. However we have changed the map of the city and that in itself is incredible.
-
Minneapolis approves new city ward map Posted by: Maya Rao under Politics and government Updated: March 27, 2012 - 6:08 PM The Minneapolis Charter Commission approved new ward boundaries Tuesday afternoon that will influence city politics for the next decade, following weeks of controversy about how the revised map will affect election opportunities for minorities. The map substantially reshapes the wards spanning the city’s midsection. The downtown area, now represented by Ward 7, would be split as boundaries of Ward 3 in the northeast stretch west across the Mississippi to pick up most of downtown and about half of the North Loop. Ward 6 would lose Whittier to Ward 10 and pick up Elliot Park, most of the western half of Cedar-Riverside, and the northern part of Seward. Ward 2, which previously had all of Cedar-Riverside and Seward, would extend into the eastern half of Longfellow to make up for those losses. Ward 9 will pick up the Central neighborhood from Ward 8 and the rest of Powderhorn to make up for losing part of Longfellow. Redistricting Group Chairman Barry Clegg, who also chairs the Charter Commission, said the map does not pit any of the city's 13 incumbents against each other. But it appears unfavorable for Council Member Robert Lilligren. The American Indian official is expected in the next election to face an East African population that is highly motivated to put one of their own on the council now that the lines in Ward 6 have been reshaped to give them more political influence. Many Indians have protested the map over concerns that it pits them against Somali-Americans. “We aren’t about protecting incumbents and making sure they have good prospects in the next election,” said Clegg after Tuesday's vote. He acknowledged that Ward 6 now “looks pretty funny.” But, said Clegg, “it’s not really possible unless you draw really slinky wards around almost every block to put all communities of interest in their own ward.” Tuesday’s swift approval came off a nearly five hour contentious meeting on Monday during which the Redistricting Group faced a room full of opponents who claimed that the draft map diluted voting power of East Africans, Latinos, and Indians.
-
Madaxwene Shariif iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Ka dhoofay Magaalada Gaalkacyo [sawiro] Published on March 27th, 2012 Next Prev Madaxweynaha Dowlada KMG Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Col Cabdulahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo Shariif ayaa Safarkiisa waxaa ku wehliya Gudoomiyaha barlamaanka Somaliya iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Dowlada KMG Soomaaliya Isagoona ku wajahan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaliya. Madaxweyne Shariif ayaa inta uusan gaarin magaalada Muqdisho waxaa uu ka dagi doonaa magaalada Cadaado oo ah xarunta maamulka Ximin iyo xeeb ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kula kulmi doono masuuliyiin ka tirsan maamulkaas. Wafdiga madaxweynaha oo mudo sadax maalin ah ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa kulamo kala duwan la qaatay qaybaha bulshada gobolka Mudug iyo isimada gobolka Mudug. Sidoo kale Wafdigan ayaa qayb ka ahaa shirkii wadatashagiga saxiixayaasha somaliyeed ee Barnaamijka dhameystirka xiliga kala guurka ah oo 26 March,2012 lagu qabtey magaalada Galkacayo. Axmed Maxamed Cali* [Caan0-Geel] Horseed Media Gaalkacyo *
-
Dignitaries signing Abdullahi Yusuf's condolence book (Pictures)
General Duke replied to Somalia's topic in Politics
Got to love that picture. -
Galkacyu hosts Somali leaders not bad at all.
-
NASSIR;810136 wrote: He and Gen. Ilka Jir had faught hard and defeated the extremists in Sanaag in 1993. Gen Ilkajiir was a close ally of the late President. Wonderful picture, historic indeed.
-
War deg deg ah: Shir ROAD-MAP-ka oo caawa la isugu soo laabananayo, inuu Barri gaarana laga yaabo. Posted by Pi G 2 on March 26th, 2012 War deg deh ah oo aanu ka helany magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Salaadii maqrinka kadib la isgu soo noqday shirkii RAOD-MAP-ka ee ka socday Magaalada gaalkacyo oo markiisii hore la tilmaamay in malinta bari ah loo balamay. Wararku waxay tilmaamayaan in hada shirkii dib la isugu soo noqday islamarkaana hoolka shirarka ay gudaha u galeen saxaafada Soomaalida ee tabinaysa wararka shirka oo markoodii hore intooda badan dibada ka joogay shirka, waxaana la filayaa saxiixa ergada kadib in saxaafada loo akhriyo qodobada shirka la iskula gaaray. Wararka ka soo kordhaya shirkan kala soco warbaahinta puntlandi.com
-
Last Updated: Mar 26, 2012 - 12:56:49 AM WARARKA Saxiixayaashii Roadmap-ka oo ku kulmaya Galkacayo 26 Mar 26, 2012 - 12:28:47 AM Shirkii Garowe ku dhexmarey madaxda Somalia Waxaa la filayaa in galabta 26 March,2012 magaalada Galkacayo ee gobolka Mudug Puntland uu ka furmo kulan ay isugu imaanayaan madaxdii saxiixdey Roadmap-ka iyo Garowe Principles 1,2. Kulankaan ayaa waxaa ka qayb galaya Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamad Maxamud, Ra'isal wasaaraha Somalia, Gudoomiyaha Barlamanka Somalia, Ahlu- Sunah Wal-jamaca, maamulka Galmudug iyo ergeyga Qaramada midoobey u qaabilsan arimaha Somlia Mahiga. Wararka Garowe Online heleyso ayaa sheegaya in magaalada Galkacayo ay maanta 26 March, 2012 ku soo fool leeyihiin Gudoomiyaha Barlamanka Somalia Shariif Xasan iyo Mahiga iyadoo horey u joogeen madaxda Ahlu Sunah Wal-Jamaca. Dhinaca kale waxaa magalada Gaalkacayo ka socda kulamo gooni gooni ah oo madaxda Puntland iyo DFKMG ah leeyihiin iyadoo sidoo kale Madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisu kulamo la qaadanayaan qaybha kala duwan ee bulshada. Kulankaan ayaa noqonaya kii labaad ee Somalia oo magaalada Galkacayo lagu qabto iyadoo horey dowlada Puntland iyo DFKMG ah kulan ku yeesheen kaasoo loogu magac darey Galkacayo agreement. Garowe Online ayaa idinla socod siin doona wararka kasoo kordha kulankaas. GAROWEONLINE
-
Gaalkacyo(APL):- Wararka isa soo taraya ee ku saabsan shirka Gaalkacyo ayaa sheegaya in Caawa dib ay ergadu isugu soo noqday Shirkii Raod-map-ka*ee socday oo ay ku guda jireen gabgabadiisii. Waxaa hada la gudagalayaa saxiixitaanka qodobadii ergada shirku isku waafaqeen, waxaana sidoo kale aybtan dambe ee shirka goob joog ah qaybaha kala duwan ee warbaahinta dalka oo markii hore shirka ka maqnaa. Goor dhaw waxaa la filayaa in saxaafada loo akhriyo qodobada qalinka lagu duugay, si bulshada loogu baahiyo. Waxaa xusid mudan in Maamulka Galmudug ay shirkan uga qaybgaleen Wafdi uu hogaaminayo Madexweyne ku xigeenka Galmudug C/samad Nuur Guuleed. Daqiiqad walba isha ku hay warbaahinta allpuntland.com Xafiiska Wararka allpuntland ee Gaalkacyo.
-
Senegal's Wade admits presidential election loss
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
Great News for Senegal and Wade did the right thing. -
21-gun salute for President Abdullahi Yusuf in Gaalkacyo
General Duke replied to Somalia's topic in Politics
Thanks for the update.