
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Death of the great Aden Adde MUQDISHO: Garoonka Caalamiga ah ee Diyaaradaha Muqdisho oo loo bixiyay Aadan Cadde International Airport, magacaan oo noqonaya... Posted to the Web Jun 09, 13:03 Muqdisho (PP) – Dolwadda Federaalka Soomaalyia ayaaa waxay shaacisay maanta inay u bixisay Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Muqdisho Aadan Adde International Airport, waxaana hadalkaan uu soo baxay kaddib geeridii shalay ku timid Madaxweynihii hore ee Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in Magacaan ay u xusheen in loo bixiyo Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Muqdisho xubnaha sarsare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo sheegay inay kala tashadeen ehellada iyo caruurta uu dhalay Marxuum Aadan Cabdulle arrinkaan. Magacaan ayaa noqonaya magacii ugu horreeyay ee loo baxsho Garoonka Caalamiga ah ee Diyaaradaha Muqdisho, tan iyo intii la dhisay oo ay billaabeen diyaaraduhu inay soo cago dhigtaan kana duulaan, iyadoo lagu sharfay marxuumka in magaciisa loo baxsho Garoonka Diyaaradaha Muqdisho si aanu quluubta dadka Soomaaliyeed sinna uga bixin. Marxuum Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde) oo ahaa Madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliya sannadkii 1960-kii markasoo ay xornimo qaadatay ayaa shalay gallinkii dambe ku dhintay Isbitaal ku yaalla Nairobi oo uu ku jiray muddo ku dhow 30-casho. Aadan Cabdulle ayaa ku dhintay da’da 99-sano jir, waxaana uu ifka kaga tagay 8-caruur ah oo uu isagu dhalay iyo wixii ay sii dhaleen, oo kala ah: 6-wiil iyo 2-hablood, waxaana kan ugu yar uu jiraan 52-sano. Iyadoo qaar ka mid ah caruurtiisa ay ku sugnaayeen Isbitaalka marka ay naftu daynaysay. Waxyaabaha sida aadka ah loogu xusuusto Marxuum Aadan Cadde ayaa waxaa ka mid ah: Inuu ahaa Aabbihii Dimurqraadiyadda Afrika, waayo waxaa lagu xusuustaa inuu yahay Madaxweynihii ugu horreeyay ee xilka iska dhiiba kaddib doorasho looga xoog roonaaday. Sidoo kale, waxaa lagu xusuustaa inuu ka mid ahaa aasaasayaashii Ururka Midowga Afrika ee kulmiya dalalka Afrikaanka ah oo dhan. Sidoo kale waxaa lagu xusuustaa inuu ahaa Madaxweyne guulo badan u soo hoyay Soomaaliya intii uu ahaa Madaxweynaha Soomaaliya. Dhanka kale, waxaa lagu xusuustaa inuu ahaa mas’uul aan dalkiisa ka bixin tan iyo intii uu ka dagay jagada Madaxweynenimo ee Soomaaliya, sidoo kalena ay howlkarnimo ku ammaanaan Madaxdii isaga ka dambeysay oo dhan sida: ALLAHA u raxmadee C/rashiid Cali Sharma’arke iyo Maxamed Siyaad Barre oo laduba ifka ka tagay. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: Jantiile@gmail.com
-
The other is about perception First they ignore you, then they laugh at you, then they fight you, then you win.” Ghandi When it was in Kenya = Ignored When it moved to Jowhar = laughed at When it moved to Baidoa = attacked Then it won = took over Mogadishu.
-
Two important quotes that describes the leap forward or 2007. Warfare & defeat of the clan court + looters Inc 1. From the Art of war Hence, when able to attack, we must seem unable; when using our forces, we must seem inactive; when we are near, we must make the enemy believe we are far away; when far away, we must make him believe we are near. 20. Hold out baits to entice the enemy. Feign disorder, and crush him [Xasan Dahir Aways].
-
Viv le republic..
-
1. Provide more assistance to the IDP's, creation of jobs to the masses. 2. Create a leaner cabinet, smaller government and civil service as well as complete security and diplomatic appointments, US, Canada, UK and European nations should be next. 3. Create the Federal states, southern regions as well as central. 4. More dialogue with local clans and empower them. 5. Prepare for the end of transition 2009.
-
2007 the year when all the road were opened and national institution came back to government hands
-
2007, the year when the largest weapons market in east Africa was closed down & weapos fell in government hands
-
Somali Police staking their claim on the capital
-
Somali National Troops in Mogadishu after 17 years
-
Landmark event of 2007
-
The great leap forward. 1. The defeat of the alliance of armed factions led by Xasan Dahir, warlord IndaCade, the OLF supported foreign terror networks, funded by shadowy groups as well as some Arab nations and using Eritrea as a supply hub and sanctuary. 2. The internationally recognized Somali government which until then was on the defensive reclaimes Mogadishu after a 16 year gap, in which the capital had seen no government what so ever and was in the hands of clan militias which looted national institutions, killed and maimed thousands of innocent civilians, exiled more than a million and occupied every inch of the capital and the fertile regions stretching to the city of Kismayu. 3. Government troops & AU allies overcome the urban fighting which was instigated by the remnants of the Clan Courts led by the chief looter Ahmed Diriye and Xaad. Results of 2007 By taking the capital and crippling the most powerful anti-governent groups the TFG made a great stride towards securing the nation and stamping its authority. There has been two important reactions to this considerable progress. 1. Denail and crocodile tears from the defeated groups support base [clan base], with many organized fundraising to by more landmines, funds for assasins all disguised as benevolent assistance to the displaced and civilian victims from their callous violent actions and calls for clan-Jihad. 2. The secessionists holed up in the North West have started to become active in Somaliweyn affairs, giving succour to leaders of the defeated as well as making threats and militia movements into SSC regions. 3. The various small armed clans such as those in kismayu, Mataban, Guriceel and other distant areas have seen an opportunity like the secessionists in the government’s concentration on Mogadishu, Baidoa and thus have tried to grap land and influence. All these reactions are temporary, not strategically nor post any major threat to the TFG. The Somali government has rightly concentrated on Mogadishu and building up its armed forces and other institutions to rushing to provinces such as SOOL, GALGADUUD & LOWER JUBBA. With Mogadishu tamed the rest will fall in line even Hargaysa. Its been the year when everything changed and the Somali government bit back.
-
MARC SMITH***I Have a Dream - A Somali Dream *** Video Exclusive
General Duke replied to MAXIMUS POWERS's topic in Politics
Welcome adeer, the door is open, come contribute and dont worry about the critics. -
Baidoa: President Yusuf arrives in legislative capital of Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somalia's Yusuf returns home 31 Dec 31, 2007 - 12:32:41 PM BAIDOA, Somalia Dec 31 (Garowe Online) - Interim Somali President Abdullahi Yusuf returned to the southern town of Baidoa on Monday after a weeks-long trip overseas for an annual medical checkup. President Yusuf was welcomed at the Baidoa airstrip by Prime Minister Nur "Adde" Hassan Hussein and parliament Speaker Sheikh Adan "Madobe" Mohamed, among other government officials. Somali President Abdullahi Yusuf The president held a closed-door meeting with his premier later today at the Baidoa presidential palace, sources said. No information has been given to the media about the private discussion between Yusuf and Nur Adde, but sources said the discussion was primarily focused on Prime Minister Nur Adde's nominations for his 18-member Cabinet. A spokesman for the Somali president's office told Garowe Online that President Yusuf is "very healthy" and will soon address the country about his recent trip to Kenya and Europe. -
Madaxweynaha Soomaaliya oo Baydhabo tagey Maanta, lana Kulmay Sheekh Aaden Madoobe Iyo Nuur Cadde!! Madaxweynaha Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed Xaafidullah ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay, ka dib todobaadyadii ugu danbeeyey oo uu booqanayay Dalala shisheeye. Madaxweyne Yuusuf ayaa soo dhaweyn kala kulmay Madaxda Dowlada Soomaaliya ee joogtey Magaalada Baydhabo iyo Kumanaan dadka ku dhaqan Magaalada Baydhabo ah, isagoo markaasina bilaabay wada hadalo ku aadan soo xulitaanka Wasiirada dowlada Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalmihii ugu danbeeyey joogey Magaalada Nayroobi isagoo halkaasi kula kulmayay Madaxda dowladaasi iyo Deeq bixiyaasha Caalamka oo uu kala hadlay arimaha ku aadan sidii taageero xoogan loo siin lahaa dowlada Faderaalka ee Soomaaliya. Warar hoose oo ku dhow dhow Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku waramaya in uu Madaxweynuhu la kulmay Madaxweynaha Kenya, isagoo ugu hanbalyeey Doorashada uu ku guuleystay isagoo tibaaxay in looga baahan yahay in sare loo qaado xiriirka ka dhaxeeya dowladaha Soomaaliya & Kenya. Madaxweynaha Dowlada Faderaalka ee Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed Xafidullaah ayaa ka bilaabay Xarunta Madaxtooyada kulamo kala duwan oo uu la yeelanayo madaxda dowlada Soomaaliya, gaar ahaan Raysalwasaare Nuur Cadde iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aaden Madoobe oo ay ka wada hadlayaan waxyaabihii ugu danbeeyey ee ka dhacay dalka Soomaaliya ,gaar ahaana Magaalada Muqdisho. Tagitaanka Madaxweynaha Soomaaliya ee dalka Soomaaliya ayaa ku soo beegmaya xili beri laga dhowrayo Raysalwasaare Nuur Cadde soo dhisida dowlad Tayo wanaagsan leh ,kana kooban 18-wasiir oo qura ,iyo marxalada Magaalada Muqdisho oo dagaalo ay ka dhacayaan.
-
Stability indeed: Guriceel clan admin deny takeover
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Again prove that there is no militia capable of taking over a town even the one they hail from such as Guricel. -
Raila Odinga claims victory in cliffhanger elections
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
Kibaki has won. Odinga needs to be smart and think of Kenya. -
viva and viva again the president of FDR honorable Abdilaahi yusuf. let them shed crocodile tears this snm gangs and isbaaro kunaax. have no agenda they got nothing to over. general duke I salute you and keep the good work I thank you brother, and do not worry the secess and looters will not have any impact on my person.
-
King 450 President Sharmarke is my hero, so is Adan cade and Abdullahi Isse. Those men were our founding fathers. President Yusuf is the Charles De Gaulle of Somalia. The man who insha Allah is on the path to restoring the republic. Thus why slight him? Gediid you are a secess, and as such your comments can not be taken seriously. The looters inc groups in SOL, can talk about betrayal, Amhaaro and death. It was your group that called for and started the war, your group that lived in LOOT for 16 years. And its you who celebrates bombings and so on. The man of the year has justed ended his holiday. Happy new year Somalia.
-
Baidoa: President Yusuf arrives in legislative capital of Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Yusuf oo gaarey Baydhabo 31 Dec 31, 2007 - 6:12:52 AM Waxaa dib ugu laabtay maanta Magaalada Baydhabo Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed, waxaana kusoo dhaweeyay xubno ay ka mid yihiin Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe iyo Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde. Madaxweyne Yusuf ayaa waxaa ku wehliyay socodkiisa ilaaladiisa gaarka ah, waxaana markii uu gaaray Madaxtooyada Baydhabo uu kulan xasaasi ah la qaatay Ra'iisul Wasaaraha Somalia Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde). Kulanka Yuusuf iyo Nuur Cadde oo ahaa mid albaabadu u xirnaa, ayaa waxay goob joogayaal ku sugan Baydhabo u sheegeen Garowe Online, inay kaga hadleen labada mas'uul dhismaha xukumadda cusub, iyadoo Nur Cadde uu u gudbiyay Madaxweynaha magacyada 18-wasiirka Wasiir ee uu doonayo inuu ku dhawaaq. Afhayeen u hadlay Madaxweyne Yuusuf ayaa sheegay inuu caafimadkiisu wanaagsan yahay, uuna maalinta berri ah qabanayo shir jaraa'id oo uu kaga warbixinayo safarradiisii caafimaad ee Nairobi iyo London. Garowe Online,Muqdisho -
Baidoa: President Yusuf arrives in legislative capital of Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweynaha Dowlada Fedaraliga ee Somalia Md: C/llaahi Yusuf Axmed oo Soo Gaarey Magaalada Baydhaba. Madaxweynaha Dawlad Federaalka KMG ah ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaweyd kasoo degay Garoonka Diyaaradaha ee Cali Cabdalla Saalix ee magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay oo iminka fariisin u ah hay'adaha federaaliga Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin Ra'isalwasaare Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade), Gudoomiyaha Baarlamanka FKMG ah Sheekh Aadan Maxe'd Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) iyo xubno fara badan oo ka tirsan Baarlamanka KMG ah. Madaxweyne Yuusuf oo maalmihii ugu dambeeyey ku sugnaa magaalada Nairobi ayaa waxaa uu horey uga yimid magaalada London ee caasimada wadanka Britian halkaasi oo ku joogay baaritaano dhanka caafimaadka. Madaxweynaha ayaa socdaalkiisa waxaa ku xirnaa magacaabista golaha xukuumada DFKMG ah ee laga sugayo Ra'isalwasaare Nuur Xasan Xuseen, iyadoo Nuur Cade uu diyaariyey liiska xubnaha golaha wasiirada ee ka kooban 18 xubnood, waxaana magacaabistaasi si weyn isha ugu haya shacabka Soomaalida iyo beesha caalamka. Madaxweynuhu isla markii uu soo gaarey magaalada Baydhabo wuxuu kulan deg deg ah markiiba la qaatey Ra'isalwasaaraha DFKMG ah iyo Gudoomiyaha Baarlamanka, kulamadaasi oo lagu macneeyey kuwa ku aadan ku dhawaaqista Ra'isalwasaare Nuur Cade ee xubnaha golaha xukuumada cusub. Xafiiska warqabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Muqdishop. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com -
Scores dead in Kenya poll clashes An injured demontsrator in Nairobi's Kibera slum is guarded by riot police About 100 people have been killed across Kenya in violence blamed on the disputed presidential election. A BBC reporter at a mortuary in the opposition stronghold of Kisumu saw about 40 bodies with gunshot wounds. A witness said police had opened fire. There were running battles in Nairobi slums, and violence was reported in the coastal town of Mombasa. Mwai Kibaki was officially re-elected president while Raila Odinga says he was robbed of victory by voting fraud. See how the vote was split around the country Mr Odinga has called for a million-strong rally by supporters in Nairobi on Thursday. 'Bodies laid out on floor' 'I chartered a plane to flee' Voters' views Defiance under fire Police banned his supporters from holding a mass alternative inauguration ceremony in the centre of the capital on Monday, a day after Mr Kibaki was sworn into office again. In his New Year's message, the president urged reconciliation but warned that his government would "deal decisively with those who breach the peace". On Sunday, Washington congratulated President Kibaki on his victory, but a state department official declined on Monday to repeat these congratulations when asked by reporters. The US Ambassador to Nairobi, Michael Ranneberger, told the BBC there had been serious problems in a minority of constituencies but he said this did not necessarily mean the election had been rigged