
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Adeer diplomacy is gaining support from the world hence the arms advantage. As for these criminals when they get killed they say "civilains" Ciidamo katirsan dowladda oo qof rayid ah saaka ku diley Degmada Waabar. (Mogadishu, January 3 , 2008 HornAfrik Media) Ciidamo katirsan dowladda kmg ah ee soomalia ayaa saaka qof rayid ah ku toogtay xaafada laabeeriya ee Degmada Waabari Magalaada Muqdisho kadib markii ciidamadaasi ay saaka isku gadaameen guri uu leeyahay nin ay halkaasi ka wateen. ciidamadaan oo watay gaadiidka dagaalka ee loo yaqaano tiknikada ayaa gaaray xaafada laabeeria ee degmada waabari halkaasi oo ay ka wateen mid ka mid ah dadka deegaanka oo aan la ogeyn sababta ay u wateen,hase ahaatee inta aysan ciidamadaani ninkaasi aya waxa ay dileen qof rayid ah oo lagu magacaabi jiray c/fitaax sida dadka deegaanka ay Idaacada hornafrik u sheegeen. "ciidamada tuuteysan oo katirsan dowladda kmg ah oo wata gaari c/bille ah iyo roneed ayaa yimid saaka xaafada waxaana ay raadinayeen nin ilaa xalay ay baadi goobayeen" ayuu yiri qof goobjooge ah oo qariyay magaciisa sababo ammaan dartoo. xariir aan la samayney saraakiisha dhanka booliska u qaabilsan saxaafadda ayaan la helin si wax looga waydiiyo sababta ninka la sheegay loo watay islamarkaana ciidamada dowladda ay u dileen qofka rayidka ah. ma ahan markii ugu horeysay oo dhibaato dhimasho iyo dhaawac leh ay ciidamada dowladda kmg ah iyo kuwa itoobiyaanka u gaystaan dadka rayidka ah xilyada ay howlgalada ka sameynayaa deegaanada kala duwan ee magaalada muqdisho.
-
Then you will cry civilians when their militias get shott loose. Those old pictures highlight the enemy we are dealing with, it makes threats, promises jihad then hides behind women and children. we [TFG] have been in power in Mog for a year now and we aint going any where Any how the TFG controls Mogadishu, how long can they hide under civilian homes? Not long.
-
Muqdisho: Hawalgalo aan horey loo arag oo eey Cidamada Dowladda Somaliyeed kasameyeen Xafado kamid ah Gobalka Banaadir. Posted to the Web Jan 02, 02:54 Muqdisho Ciidamada dowlada Soomaaliya oo maalmahaan si weyn ubartilmaamed sanayaay koxaha argigixisada ee kudhuumaalesta magaalada Muqdisho ayaa manta (01.01.2008) soo qabtey koox Dowlad diid ah iyo hub fara badan oo eey adeegsanayeen. Kooxaha dowlada Soomaaliya ka soo horjeeda, ayaa laga soo qabtey degmooyinka gobalka Banaadir ayagoo Farah kulajira howlo kadhan ah amniga Gobolka, Ciidamadu waxa ay saaka howlgal balaaran ka sameeyeen deegaano ay ka mid yihiin degmada Dharkiinleey, ayagoo halkaasi ka soo qabtey hub fara badan oo iskugu jira Bambooyinka gacanta laga tuuro Hoobiyayaal iyo Waxyaabo kale oo dhamaantood ka mid ah waxyaabaha loo adeegsado dilka iyo barakicinta shacabka Somaliyeed. Mid kamid ah Saraakiishii hawalgalkaas fuliyeey ayaa usheegay Idamaale in ay qabteen hubkaan kadib markii ay heleen Warbixino ku aadan in kooxaha hubkan heystaa yihiin kuwa inta badan dhibaatada ka wada Magaalada Muqdisho, isagoo sheegay in haatan lasoo qabtey dadkii iyo Hubkii ay adeegsanayeen. Sargaalkaas wuxuu kaloo carabka kudhuftay in ay gacanta ku soo dhigi doonaan Xubno wali looga shakisan yahay amnidarada Magaalada Muqdisho, isagoo taasna sheegay in mar dhaw Saxaafada loo soo bandhigayo marka lugu guuleysto in lasoo qabto. Kumanaan dad ah oo maanta iskugu soo baxay Saldhiga degmadaasi ayaa loo soo bandhigey Hubkaasi fara badnidiisa iyo Noocyadiisa, isagoo uu halkaasi hadal wacyigalin ah ujeediyey dadka taliyaha ciidamada Booliska ee degmadaasi Gaashaanle dhexe C/laahi Xasan Bariise, wuxuuna ugu baaqay in ay dadku soo sheegeen Nabad diidayaasha ku dhuumanaya deegaanada gobalka Banaadir guud ahaantiis gaar ahaana degmada ay joogaan. Taliyuhu wuxuu sheegay in ay ciidamadu wadayaan howlgallada ay ku soo qabanayaan Hubabka Sharcidaradaa ee loo adeegsanayo amaandarida Soomaaliya iyo Kooxaha adeegsanaya oo uu sheegay in ay yihiin kuwa ka soo horjeeda Israaca Umada Soomaaliyeeed. Waxgarad iyo Duqowda dhaqanka ee degmadaasi oo halkaasi ka hadlayay ayaa mahadcelin balaaran ujeediyey ciidamada Booliska Soomaaliya, ayagoo sheegay in ay yihiin kuwa u adeegaya Shacabkooda Somaliyeed doonaayana in dalkoodu gaaro nabad waarta, taasna ay ku mudan yihiin in lagala shaqeeyo. Shacabkii isugu soo baxay meshaas ayaa shaaca ka qaaday in ay dantoodu kujirto gacansiinta ciidamada dowlada Soomaaliya, isla markaana ay sharci tahay in lasoo gacangaliyo cid walba oo ka soo horjeeda amaanka Magaalo Madaxda dalka Soomaaliya ee muqdisho. Hubkii maanta lasoo bandhigey ayaa ahaa kii ugu faraha badnaa ee laga soo qabto degmada Dharkiinleey, ayagoo ay dadweynuhu soo dhaweeyeen talaabada geesinimada leh ee ay ciidamadu Sameeyeen ee ku aadan soo qabashada hubabkan. Idamaale News Abukar (Jabka) Jabkka111@hotmail.com
-
Ciidamada Dowladda oo Baadi Goob ugu jira Indhacade iyo Abuu-Mansuur oo latuhunsanyahay in lagu Qarinaayo Gobolo kamid ah dalka Somaliya. Posted to the Web Jan 03, 04:07 Wariyaha idamaale ee magaalada muqdisho ciska, oo warar xogogaala ka helay ilo aad ugu dhaw wasaarada gaashandhiga dowlada federaalka soomaaliya ayaa sheegaya in ciidan u tabaran baadigoobka dawlad diidka iyo argagixisada ay ku jiraan sidi loo soo qab qaban laha labo kamid ah maxaakiimtii hardigoodii waa abuu mansuur iyo indha cadde. Sargaalkan ayaa sheega in ay isticmaalayaan dabagalka aaladaha isgaarsiinta ey isticmaalayaan, aygoo dawlada federaalka ay kaashanayso hayadaha calamiga dagaalamka argagixisada, nimankan maleh awood weyn oo qatar ku ah dowlada hadana waxaan laga fursaneyn in lasoo qabto oo maxkamad la soo taago si sharciga loogu qaado madaama eey galeen danbiyo dagaal, waana ognahay in ay ku dhuumaalatsanayaan guryaha shacabku daganyahay. Idamaale News Wariyaha muqdiso, ciska
-
War dag dag ah: Ciidamada Military-ga Dawlada Somaliya oo saaka weerar ku ekeeyay Degmada cadaado kadib markii ay kooxaha qarandiidku isku uruursadeen. Dagaal qaraar ayaa saaka ka bilwoday Degmada cadaado ee gobolka Galgaduud kadib markii ay halkaasi saaka gaareen cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Dawlada somalida kadib markii la helay warar sugan oo sheegaya inay fariisimo ka samaysteen halkaasi kooxo taageersan maxkamadihii laga adkaaday. Ciidamada dawlada oo ku hubaysnaa gaadiidka dagaalka ayay fooda isdareen kooxahaasi oo ku hubaysnaa qoryaha baasuukaha loo yaqan iyo sidoo kale qoryaha darandooriga u dhaca iyadoo dagaal faraha laysula tagay kadib kooxihii qarandiidka lagu khasbay inay magaalada ka firxadaan iyadoo xabadu hadda ka sii dhacayso meel bariga ka xigta magaalada cadaado. Kooxaha taageersan maxkamadaha ayaa soo galay degmada cadaado kadib markii ay halkaasi isaga bexeen ciidamada ethiopia oo fariisimo ku lahaa mudo bilaa iyadoo markii la ogaaday inay soo galeen deegaanka ay ciidamada dawladu weerar ku soo qaadeen maanta. Wali lama hayo khasaaraha ka dhashay dagaalka maadaama wali dagaalku uu socdo laysulana baxay meel banaanka ka ah magaalada cadaado oo ay dagan yihiin dadkii ka soo qaxay magaalada muqdisho.
-
Ciidamada Dowladda oo Baadi Goob ugu jira hoggaamiye yaal argagixisoo oo la tuhun san yahay in lagu Qarinaayo Gobolo kamid ah dalka Soomaaliya. Wariyaha carmooyin.com ee magaalada muqdisho, oo warar xogogaal ah ka helay ilo aad ugu dhaw wasaarada gaashandhiga dowlada federaalka soomaaliya ayaa sheegaya in ciidan u tabaran baadigoobka dawlad diidka iyo argagixisada aduunku ay wadaan ugaarsi aad u weyn oo la doonayo in gacanta lagu soo dhigo haraadiga hoggaamye yaal ka tirsan kooxdii argagixisada Soomaliya ee maxkamadaha islaamka sheegan jirtay. Sarkaalkan ayaa u sheegay wariyaha carmooyin.com in ay ciidamda sirtu adeegsanayaan xeelado casri ah oo loogu talagalay qolooyinka argagixisada si deg deg ay gacanta ugusoo galaan. ”nimankan maleh awood weyn oo qatar ku ah dowlada hadana waxaan laga fursaneyn in lasoo qabto oo maxkamad la soo taago si sharciga loogu qaado madaama ay galeen danbiyo dagaal, waana ognahay in ay ku dhuumaalatsanayaan guryaha shacabku daganyahay”ayuu yiri sarkaalkan u hadlay dowladda Soomalaiya wasaaradeeda gaashaandhiga waaxda ugu qaabilsan la dagalanka iyo cirib tirka argagixisada. Xafiiska war qabadka shabakada wararka carmooyin.com e Muqdisho. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmoyin@gmail.com Email Story Printable View
-
Muqdisho: Ciidamo xoog leh oo ku sii qulqulaya Magaalada Muqdisho. 3. januar 2008 Muqdisho(AllPuntland)- 48 Saac ee lasoo dhaafay ayaa Magaalada Muqdisho waxaa ku sii qulqulyay ciidamo fara badan oo ka imaanayey dhinaca Magaalada Baydhabo ,ayagoo halkaasina joogey bilihii ugu danbeeyey ,lamana yaqaan ujeedka waqtigan keentey socodkooda. Ciidamadan oo ku hubeysan gaadiidka dagaal oo fara badan ayaa hada ku sugan Isgoysyo badan oo kuyaala Magaalada Muqdisho ,isla markaana halbowle u ah Isku socodka Magaalada ,mana jiraan wax howlgalo ah oo ay sameeyeen. Ujeedka ciidamadan ku sii qulqulaya magaalada Muqdisho ayaysan jirin cid ka mid ah Madaxda dowlada Soomaaliya oo ka hadashey ,waxa ayna tani ku soo aaday ayadoo Magaalada Muqdisho maalmihii ugu danbeeyey ay tagayeen ciidamada dowlada Soomaaliya. Cutubyadan ka mid ahaa ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed ayaa qaadanayay mudooyinkii ugu danbeeyey tababaro kala duwan ayagoo ay qaarkood ku soo tababarteen dalkaasi Itoobiya ,waxaana loo soo tababaray dagaal laga sameeyo Magaalooyinka waa weyn iyo Guryaha isku rarankaa. Dowladu waxa ay sheegtay in ay hada inta Caasumada Soomaaliya nabad tahay ,ayna hada la tacaalayso sidii ay ula wareegi lahayd amaanka ,isla markaana ciidamada Itoobiya ugala wareegi lahaayeen sugida amaanka goobaha Muhiimkaa. Milateriga dowlada Soomaaliya ayaa intooda badan waxa ay hada banaanka ka joogaan magaalada Muqdisho,taasna waxa ay ka danbeysay wada xaajoodyo ay yeesheen madaxda dowlada faderaalka ee Soomaaliya iyo isbadaladii Magaalada ka dhacay ,wixii ka danbeeyey dagaaladii dhacay Sannadkii hore bartamihiisii. Warar hoose oo ay AllPuntland heshay ayaa xaqiijinaya in ay ciidamadan howlgalo xoog leh ka sameynayaan magaalada Muqdisho ,kuwaasoo ay dowladu ku dooneyso in ay sannadkan amaanka Magaalada dib uhagaajiso una sameyso baaritaano ku aadan hubabka Sharcidaradaa ee Magaalada dhexyaala. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
-
Garoonka Bali-doogle oo dayactirkiisii la dhameystirey Garoonka diyaaradaha Balli Doogle ayaa u muuqanaya qaab ka qurux badan sidii uu ahaa bari samaadkii kadib dayac tir dhan kastaba looga sameeyay oo ay ka qeyb galeen injineero Mareekan ah oo leh waaya aragnimo dheerada iyo aqoontii ugu dambeysay ee xaga injineeriyada. Bilicsamida laga dareemayo garoonka ayaa kusoo beegmeysa ,iyadoo garoonka lagu dhameystiray dayac tir ku soconayay dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay,waxaana dayactirkaa ka qeyb qaadanayay ciidamo Ameerikaan ah oo si aad ah ugu xeel dheereeya dhismaha garoomada milatariga. Garoonkii Diyaaradaha Militariga ee Somaaliyeed ayaa waxaa loo badaley xero ciidan oo ka kooban qeybo kala duwan sida :qeybta Taqaatiirta, qeybta tababarka iyo isbitaal weyn oo ay ciidanka xooga dalka somaaliyeed leeyihiin si hadii uu dhib soo gaaro loogu daweeyo. Sarkaal ka tirsan ciidanka xooga dalka somaaliyeed oo na ahaan jirey tababare ciidan ayaa wuxuu Uga waramey shabakada Dowladnimo.com in xeradaasi dayactirkeedii iyo qalabeenteediiba la dhameystirey, wuxuuna sheegey in sida ugu dhaqsiyaha badan ciidamo cusub uutababar ugu billban doono. Sarkaalkan ayaa waxaa kaloo uu sheegey in ay xerrada ku xaroon karaan halkii mar ciidamo gaaraya 6000 oo askari oo la baridoono xirfado kala gadisan oo ku saabsan ciidanka dowliga ahi, wuxuu kaloo sheegey in 6-da kun oo askariba ay la qalin jebin doonaan danbi baarayaal,dhaqaatiir milatari iyo injineero xaga milatariga ah. Sarkaalkaan ayaa sheegey in ay ku soo wajahan yihiin xeradaasi ciidamo Ameerikaan ah oo ka kooban tababarayaal iyo macalimiin oo ayagu gacanta ku heyn doona xeradaasi goordhow,waxaana la filayaa in asbuucyada soo socda uu xeradaasi soo gaaro xarigana ka jaridoono genaralka militariga ugu sareeya geeska afrika Dowlada Mareykanka. 03 Jan 2008 by Dowladnimo
-
Baidoa: new cabinet to be announced within days
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^I am not interested in preaching to a converted. I give facts and from them one gets the truth. The TFG has many competent politicians even from the North West Buuba and even our new PM was the head of the Somali red cross. The TFG commanders on the ground are vetran soldiers and not former truck drivers turned warlords. As for the governor of the Lower Shabbele he is a local highly educated an M.D. This is the plan give every region back to the locals within a federal framework and I think this is only fair. -
Baidoa: new cabinet to be announced within days
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
looool. Adeer hope is here for the minorities, the unarmed clans, those who were abused by the warlords/clancourts/looters who were defeated in the end of 2006. Take for example the governor of lower shabbele, he is now a local when before the area was run by the likes of Indacade. A marked improvement. Thus hope is here, secessionist will not see it that way since they thrive on the south's turmoil. -
President Yusuf ''Somaliland must leave Puntland''
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
Che. The TFG will continue insha Allah even past Yusuf and thus I will continue to support the system. As for the same tune? 1. We [TFG] have defeated the courts/looters and their supporters. The capital is in government hands 2. The TFG is together with a well educated new PM. 3. The international support continues and we have two years. 4. the opposition are isolated in Asmara, stuck in the bushes and they have no agenda other than bombs. This is no problem because the security forces will keep hunting them, today Cayrow tommorrow Abu hebel. Those who want violence will get it delivered to them. Layzygirl. That was quite ammusing, however you do not threaten a soldier with death, we fear failure more. Anyhow I do find your new sense of nationalisam and love of Somali people a welcome retreat from the days when you used to spy on single mothers for the DSS -
President Yusuf ''Somaliland must leave Puntland''
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
^^^Fantastic, old man I appreciate the time you took from lunch for that clear response. I agree with many of your points, the TFG has adressed a number of important issues. It has in its short existance reduced the power of the warlords, maurauding militias and started to create the security apparatus required for the stability of the state. I am not here to make excuses for them, there is corruption, lack of competency within members. Hoever Yey has been an integral part of the system. His leadership has far been more posative than negetive. Also we have two years to deal with the provinces, the Kismayu's, LA' and so on. Somalia needs the return of law and order we do not need another NGO driven "reconciliation conference. -
Secessionists are losing the plot The AU/US/ Ethiopia's alliance with the TFG Eritrea's/Arab allianc with the defeated groups leaves you in lymbo. We have documented those who caused the violence, started the war and then waged it in an urban setting. Thats not the issue, the secessionists are stuck no recognition and their greatest hope [Ethiopia] supports the only recognised. legitimate and growing power TFG.
-
President Yusuf ''Somaliland must leave Puntland''
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
We will not even need a military option for Hargaysa & Burco. There is no need to fear the secessionists or to talk of war. SSC they will loose without much fuss. -
Puntland will change soon enough, its needs a smaller government of technocrats to build the state infrustructure.
-
^^^Indeed, they must be punished, but its great news, no bloodshed and the admin should be commended for the way they handled it.
-
There are over a million and a half refugees in Somalia today, their crime being that they lived in the same city as those who opposed Yeey, or belonged to the same tribe. No adeer theere are many Somali's who have left Mogadishu, beacuse the armed factions who ruled that city for 16 years, torched it attacked the TFG in Baidoa lost the battles in the bush. Their cowardly leaders vacated the city, opened the weapons stores to the civilains and then started an urban war at the governemnt. Thus the blame is 90% on the ICU militia who armed, paraded civilians women and children and sent them to war, lost the war they started. Then started an "insurgency" lost that as well and now cry and their supporters raise money for more land mines to be put in Mogadishu. All you are crying for is clan, you are defending those who started the war, those who made threats and assasinated civilians, old officers and used the faith Even in Mogadishu who started the bombings? Who claimed these bombings and gloated about them? Al-Shabaab All along the governemnt was telling them stop but them and their supporters started a war and started bombing civilians in Mogadisuu, assasinating elders, businessmen and civil servants. Its more than disgusting that those same people continue to talk about the "people". As for the other brothers comments [did you care for people when you was pushing for the clan-Jihad] spare me the tears, the rest of these fighters and their leaders will be dealt with soon enough.
-
President Yusuf ''Somaliland must leave Puntland''
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
Bashi, old friend while you are amongst the handfull of individuals I respect deeply on SOL. I must disagree with your somewhat simplistic arguments. I am not disapointed because your overall contribution to this site is as ever great and must be commended. President Yusuf was given the toughest job in the world. To lead a nation that had no single institution or office in a working condition, with its capital run by 30 diffent well armed foreign financed factions. You had warlords, gangsters, teror networks, foreign rebel movements all based in Mogadishu and all very anti-governemnt. You had civilians who were armed to the teeth in every region from Gedo to Galgaduud. The TFG had no revenue service, no civil or military or police institutions and no real outside help. Today I would say that 80% of the main task is done Yes there are still a few issues to overcome with regards to security, but the main fight is over. the tide has turned Its important to note for the record that the TFG, has absolute control of the capital's cash cows the sea & airport are working, the important regions of Bay, bakool, Lower Shabbele and of course Puntland as a whole are in the governemnts hands. Its police and army are the most powerful in Somalia and its NSS is working overtime to grab the bad guys, from Goobanle, Cirfo to Ahmed Diriye they are being rounded up. This is a remarkable achievement. From having nothing to at least the foundations of state institutions to leave the next admin whatever that maybe and who ever may be at its helm. As for "reconciliation" who wanted to hold talks? Qaynyare, Barre Hiiraale, Xasan Dahir or the Al-Shebaab clowns? Remmeber the Sudan talks, who broke them? Who attacked Baioda and who refuses to concede defeat? Was it not the TFG that held the national conference in Mogadishu which took 45 days and which all clans participated in, people said it could not be done, it was. The Al-Shabaab, the Asmara group the secessionists are the ones calling for war Adeer its nice to talk of "bridge building" and "diplomacy" and a "non polarising" figure. The examples of a Mandela or Ghandi is all swell, I to admire Mandela and Ghandi, however both had the South African national institutions and the Raj to inherit. We have none. My arguments has always been simple lets build the foundations and then we will give it to our own Ghandi & Mandela. Somalia needs a strong leader and Yusuf has proven t50. Adeer Somalia's government does not work in a vacume, its actions and policies are a reflections of and impacted upon by internal as well as external mechanisams that effect the country. Who armes these factions? The NGO's and their role, the diaspora and the big fat cats I remmeber you predicted in 2004 when he was elected that Yusuf would attack the lower Shabbele This was wrong, he never attacked anyone, and was attacked. Thus now your new comments seem as wrong today as your old ones were then. Yusuf has devied expectation and his enemies calculations. Thus far its those who were the agressors, the wolves who pretend to be the victims or the sheep. Old man don't take my words as anymore than refutting your thread. I have no interest or apetite to take on old Bashi, god only knows the man is far to strong for me, I admit. -
President Yusuf ''Somaliland must leave Puntland''
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
Bashi, Yusuf is clear on two things, he has the time, the muscle and the money. This is not the TFG of 2004 adeer. Kismayu & SOOL will come into play in 2008. They were never military or even political setbacks, it was an operational setback and with Mogadishu tamed its the provinces next. The secessionist like the group of Ahmed Dirire and Taano miscalculated. Thus the old man's comments on Kismayu and SOOL recently highlights that he is ready to put the pressure on these areas. Its about money & power and the TFG has both. Even the appointment of Carays as commander of the Northern Somalia army highlights that the old man is serious. For it was Col Carays who routed the secessionists five years back. -
Kismayu: Taano gang put roadblocks everyhwere [shame]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
Kismayu: Taano gang put roadblocks everyhwere [shame]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Any pretence of order is gone. The thugs are showing their true colours. Mr Taano the Dutch passport holder is here to make quick money from the people. Shame, though they will go the way other roadblock owners went.