General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^loooool. What an idiotic comparison, how many have been assasinated in Kismay this eyar alone compared to Bossaso? As for Bossaso no roadblocks adeer and no clan militia taking over the port because their Dutch Capo was removed. Taano [Horns governor] is no more than a thug with a few militias. Thats sad. Bossaso, Galkacyu, Garowe as you know had an election, out went the old mayor and his team in came a new one without any fuss. Thus again your comparison is quite ******. Even the Puntland cabinet was dissolved and a new one named, we do not have Taano's or Huuraale's in Punt
  2. ^^^Adeer its a shame that they put roadblcoks in the town, differences of opinion is ok, but this is thug's stuff. Anyhow I like the brave face, yet again you prove you can not run anything, just hot air.
  3. Cali Axmed Jaamac Jangali Wasiirka Arrimaha Dibedda My man got the foreign ministry... A career diplomat, who's father was a top official in the foreign Ministry.
  4. Mustafa Dhuxuloow Wasiirka Beeraha- A young UK resident, former civil servant.
  5. Axmed Cabdi Salaan Ra'iisul Wasaare xigeen, ahna Wasiirka Warfaafinta. -Horn Afrik media site founder.
  6. Golaha dowladda cusub ee Somalia Yusuf Hassan Mursal BBC Baidoa Ra'iisul wasaaraha KMG ah ee Somalia Nuur Xasan Xuseen Ra'iisul wasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa goor dhawaa magaalada Baydhabo ee fadhiga u ah dowladda waxa uu kaga dhawaaqay golihiisa cusub ee dowladda Halkan ka dhegayso ilaa hadda tirada wasiirrada lagu dhawaaqay waxay dhan yihiin 15 wasiir, waxaana ay kala yihiin. Axmed Cabdi Salaan Ra'iisul Wasaare xigeen, ahna Wasiirka Warfaafinta. Ceydiid Cabdullaahi Ilko Xanaf Ra'iisul Wasaare xigeen, ahna Wasiirka Waxbarashada Saalim Caliyow Ibrow Ra'iisul Wasaare xigeen, ahna Wasiirka Garsoorka Muxidiin Maxamed Xaaji Ibraahim Wasiirka Gaashaandhiga Xuseen Ceelaabe Faahiye Wasiirka Ganacsiga Maxamed Cali Xaamud Wasiirka Maaliyadda Maxamed Ibraahim Xaabsade Wasiirka Gaadiidka Cali Axmed Jaamac Jangali Wasiirka Arrimaha Dibedda Cabdirisaaq Ashkir Cabdi Wasiirka Horumarinta Gobollada iyo Dib u heshiisiinta Cabdi Maxamed Tarrax Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Cali Saalax Wasiirka Tamarta Muuse Nuur Amiin Wasiirka Arrimaha Gudaha Mustafa Dhuxuloow Wasiirka Beeraha Nuur Iidoow Beyle Wasiirka Howlaha Guud Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Haweenka
  7. Baydhabo: Raysalwasaaraha Soomaaliya oo soo dhisey dowladiisa Cusub ..Akhri Magacyada Wasiiradan oo dhan.. 4. januar 2008 Baydhabo (AllPuntland)- Raysalwasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen ayaa goor dhaw ku dhawaaqey Xubnaha Golaha wasiirada ee dowlada Soomaaliya, isagoo ku dhawaaqistan uu sheegay Raysalwasaaruhu in ay ka danbeysay ka dib wadatashiyo ay yeesheen madaxda dowlada Soomaaliya. Wasiirada ilaa hadda la magacaabay oo 15 wasiir ah ayaa magacyadooda iyo jagooyinkoodu waxay kala yihiin: Cabdi Maxamed Tarax - Wasiirka Wasaarada Isgaarsiinta iyo Boostada Maxamed Cali Xaamud - Wasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta C/risaaq Ashkir Cabdi - Wasiirka Wasaarada Horumarinta gobalada iyo Dastuurka Cali Axmed Jaamac (Jangali) - Wasiirka Arimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamig ah Maxamed Cali Saalax - Wasiirka Macdan,Biyaha iyo Tamarta Maxamed Ibraahim Xaabsade - Wasiirka Wasaarada gaadiidka Cirka ,Dhulka iyo Badda Saalim Caliyow Ibrow - Raysalwasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Awqaafta ,Arimaha Diinta iyo Garsoorka Axmed Cabdisalaan Xaaji - Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta Ceydiid Cabdullaahi Ilko Xanaf - Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Waisirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Khadiijo Maxamed Diiriye - Wasiirka Wasaarad Haween Iyo Horumarinta Qoyska Xuseen Ceelaabe Faahiye - Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Muuse Nuur Aamiin - Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha Muxidiin Xaaji Ibraahim - Wasiirka Wasaarada gaashaandhiga Musftaf Dhuxulow - Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo deegaanka Nuur Iidoow Beyle - Wasiirk Wasaarada Howlaha Guud iyo Gadiidka Wuxuuna sheegay Raysalwasaaruhu in uu soo magacabayo Wasiirada kale ee ka dhiman dowladan , ayagoo sidoo kale dhawaan lugu dhawaaqayo wasiirada kuxigeenaada dowlada faderaalka ee Soomaaliya. Waxaa harsan oo la filayaa inuu dhawaan ku dhawaaqo Raysalwasaaruhu saddex wasiir iyo ilaa shan wasiir ku xigeen. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
  8. Madaxweynaha DKMG ah ee Somalia oo saaka ka dhoofay Baydhabo : Saaka ayuu ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada baydhabo madaxweynaha Dowlada KMG ah ee somalia C/laahi yuusuf axmed, waxaana uu madaxweynuhu usafray dalka Ethopia iyo dhanka magaalada Adis ababa Afhayeenka madaxweynaha Dowlada KMG ah ee somalia Xuseen Xuubsireed ayaa xafiiska SBC ee magaalada baydhabo u sheegay in madaxweynuhu uu casuumaad ka helay xukuumada Ethopia, afhayeeenka madaxweynhuhu waxaa uu beeniyey in ay wax ka jiraan warar sheegayey in madaxweynaha iyo ra’isal wasaaruhu ay ku aragti duwaanaadeen magacaabista xukuumada cusub ee laga sugayo ra’isal wasaare Nuur cade, Safarka madaxweynaha oo yimi ka dib maalmo ay isaga iyo ra’isalwasaarihiisu ka arinsanayeen xukuumada lagasugayo in Nuur cade uu soo dhiso . hadana waxaa jira wararkale oo sheegaya in madaxweynuhu uu baxay howlo caafimaadka laxiriira,
  9. Addis Ababa: Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay RW Itoobiya. 4. januar 2008 Addis Ababa(AllPuntland)- Madaxweynaha Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ,ayagoo halkaasi utagey wada hadalo ku aadan xaalada dalka Soomaaliya iyo sidii ay xiriirkooda uwanaagsan lahaayeen dowladaha Soomaaliya Iyo Itoobiya. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa siweyn loogu soo dhaweeyey Madaarka Caalamiga ah ee Magaalada Addis Ababa ee dalkaasi Itoobiya ,isagoo Madaxweynuhu markiiba bilaabay wada hadalada ku aadan Ujeedka socdaalkiisa uu ku tagey magaalada Addis Ababa. Madaxweynuhu wuxuu la kulmay Raysalwasaaraha dowlada Itoobiya oo uu kala hadlay arinta Soomaaliya iyo sida ugu bahoon ee wax looga qaban karo dagaalada iyo rabshadaha ka dhacaya Magaalada Muqdisho ,isagoo Madaxweynuhu sheegay in dalka Soomaaliya hada intiisa badan tahay meel nabdoon. Mudane Yuusuf wuxuu sheegay in looga baahan yahay Madaxda dowlada Itoobiya in ay sii wadaan taageerida dowlada Faderaalka ee Soomaalia ,si loo gaaro wadiiqada nabadgalyada ee dalka Soomaaliya ,wuxuuna markaasina sheegay in ay Itoobiya mudan tahay amaan. Madaxweynuhu wuxuu kaloo kala hadlay dowlada Itoobiya sidii wax looga qaban lahaa Rabshadaha todobaad maalmood ka socda Magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya ,wuxuuna sheegay in looga baahan yahay dowlada ah Africa in ay gacan lixaad leh ka qaataan wax ka qabashada rabshadaha ka dhacaya Magaalada Muqdisho. Shirkaan uu Madaxweynaha Soomalaiya la yeeshay Raysalwasaaraha Itoobiya ayaa laga soo xigtey Dad ku dhow dhow Madaxweynaha Soomaaliya ,ayagoo lasheegayo in uu Madaxweynuhu beri la kulmayo Madaxda Midowga Africa oo uu kala hadlayo arinta Soomaaliya. Socdaalka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku soo beegmaya xili ay Ciidamada Itoobiya & Kuwa Soomaaliya dadaalo xoog leh ugu jiraan hanashada amaanka dalka Soomaaliya ,ayagoo sidoo kale ay ka socdaan qeybo Soomaaliya ka mid ah Kooxihii Maxkamadihii oo doonaya in ay Dhaqdhaqaaqyo hor leh sameeyaan. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
  10. Axmed Cabdisalaan Xaaji- Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta Not ad at all.
  11. Baydhabo: Raysalwasaaraha Soomaaliya oo soo dhisey dowladiisa Cusub ..Akhri Magacyada Wasiiradan oo dhan.. 4. januar 2008 Baydhabo(AllPuntland)- Raysalwasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen ayaa goor dhaw ku dhawaaqey Xubnaha Golaha wasiirada ee dowlada Soomaaliya,isagoo ku dhawaaqistan uu sheegay Raysalwasaaruhu in ay ka danbeysay ka dib wadatashiyo ay yeesheen madaxda dowlada Soomaaliya. Wasiirada ilaa hada lamagacaabay ayaa kala ah. 1. Cabdi Maxamed Tarax - Wasiirka Wasaarada Isgaarsiinta iyo Boostada. 2. C/risaaq Ashkir Cabdi - Wasiirka Wasaarada Horumarinta gobalada iyo Dastuurka. 3.Cali Axmed Jaamac (Jangali) -Wasiirka Arimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamig ah. 4.Maxamed Cali Xaamud- Wasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta. 5. Maxamed Cali Saalax -Wasiirka Macdan,Biyaha iyo Tamarta. 6. Maxamed Ibraahim Xaabsade (Xaabsade)- Wasiirka Wasaarada gaadiidka Cirka ,Dhulka iyo Badda. 7. Saalim Caliyow Ibrow- Raysalwasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Awqaafta ,Arimaha Diinta iyo Garsoorka. 8. Axmed Cabdisalaan Xaaji- Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta. 9. Caydiid Ila nalaf- Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Waisirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare. 10. Khadiijo Maxamed Diiriye- Wasiirka Wasaarad Haween Iyo Horumarinta Qoyska. 11. Xuseen Ceelaabe Faahiye- Wasiirka Wasaarada Ganacsiga. 12. Muuse Nuur Aamiin- Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha. 13. Muxidiin Xaaji Ibraahim- Wasiirka Wasaarada gaashaandhiga. 14. Musftaf Dhuxulow - Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo deegaanka. 15.Nuur Iidoow Beyle- Wasiirk Wasaarada Howlaha Guud iyo Gadiidka. Wuxuuna sheegay Raysalwasaaruhu in uu soo magacabayo Wasiirada kale ee ka dhiman dowladan ,ayagoo sidoo kale dhawaan lugu dhawaaqayo wasiirada kuxigeenaada dowlada faderaalka ee Soomaaliya. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
  12. ^^^Its ammusing to say the least... Xogsade have you liberated Lower Shabbele for IndaCade yet?
  13. ^^^Still to early, both may not even make it as their parties choice long way to go, but so far its good for the new boys.
  14. Obama wins Iowa on Democratic side, CNN & NBC projects Huchebe wins Iowa on Republican side.
  15. Well I am not familiar with the junior JVA group, Hiiraale seems to have been all powerful due to the help of the senior JVA which no longer exists. He is finding the new reality daunting.
  16. This Taano guy has shown himself to be no more than a low level hood. At least Hiiraale was a capo.
  17. ^^^Maybe the Cadaado branch of Greater Mudug University...
  18. ^^^They do not grab the headlines, but thats good because change when it comes comes slowly and without fanfaire.
  19. loooool. Again nothing new, Ahmed Yassin graduated from Hargaysa University what year was that? loooooooool. As for Buuba, I will not even compare him to the Fin refugee and former Siyad Barre spy. Yusuf is a decoaretd war hero who fought bravely in both the 1964 & 1978 wars in the former he was decorated for bravery by the late great Adan Ade. He has experience and wisdom to go with his distinguished military career, a man who has led men for decades. Thus you talk about some spies as your leaders and a man from Hargaysa university.. Anyhow to compare is wrong as Somaliland is a mere province and does not require the education or experience of the Fedreal top jobs. Even though the province should get a more educated and experinced lot.
  20. ^^^AJ, adeer the TFG is not perfect, but in terms of competence its leaders are much more educated than even the top leaders of the secesionists. Riyaale was what? Ahmed Yassin compared to either Geedi or Nur Cade? looooooool, secesionist are led by an NSS spy turned Qad merchant & Ahmed Yassin who neevr went to school and then they talk.... As for Buuba, he is educated noh? Speaks several languages, and compare him to his confused kinsman Warrabe he grabs money you say, thats a rumour, he has a masters degree is a fact Out troops are being built up, Ethiopian help is only temporaray, even using it is not a big deal, if one wnats to get rid of his enemy he should not worry about the means one uses.
  21. Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo uu tababar uga furmay Deegaanka Galin-Soor ee Gobolka Mudug Khamiis, January 03, 2008(HOL): Tababrkan oo ay ka qeyb-qaadanayaan ilaa 1000 Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowlada Federaalka ayaa waxaa furitaankiisa ka qeyb-galay saraakiil ka tiran Ciidamada Xooga dalka iyo waliba qaar ka mid ah Mas'uuliyiinta Maamul Gobaleedka la magac baxay Gal-mudug oo ka dhisan Koofurta Magaalada Gaal-kacayo ee Gobalka Mudug. Ciidamada Tababarka loo furan oo intooda badan ka soo jeeda Gobalka Mudug ayaa bartamihii Sanadkii Ina dhaafay ee 2007 waxaa Xero ku taala Deegaanka Galin-soor isugu keenay Mas'uuliyiin uu ka mid ahaa Wasiir Kux-xigeenkii Gaashaandhiga ee Xiligaa Salaad Cali Jeele inkastoo sababo dhinaca dhaqaalaha waqtigaa uu dib ugu dhacay tababarkii la doonayay in la siiyo. Marka ay soo dhameystaan Tababarka ayaa lagu wadaa in Ciidamadu ka qeyb-qaataan howlaha lagu sugayo Nabad-galyada guud, gaar ahaan Gobalada Mudug iyo Gal-gaduud oo hadda aysan jirin Ciidamo ka tirsan Kuwa Dowlada Federaalka oo si rasmi ah uga howl-gala marka laga reebo Ciidamo gaar ah oo ay sameysteen Maamulada halkaa ka dhisan. Maamul Gobaleedka la magac baxay Gal-mudug oo ah mid ay dhisteen wax-garad iyo Aqoon-yahano ka soo jeeda Koonfurta Magaalada Gaal-kacyo ayaa u muuqda mid gacan mug leh ka siinaya Dowlada Federaalka sidii loo dhisi lahaa Ciidamo ay maamusho Dowlada islamarkaana ka howl-gala sugida Nabad-galyada guud waxaana furtaanka tababarka ka soo qeyb-galay Ku-simaha Madax-weynaha Maamul Gobaleedka la magac baxay Gal-mudug. Tan iyo wixii ka danbeeyay markii laga awooda roonaaday Midowgii Maxkamadaha qeybo badan oo ka mid ah Gobalada dhexe gaar ahaa deegaanada hoos taga Gobalada Gal-gaduud iyo Mudug waxaa majaraha u qabtay Maleeshiyo Beeleed la Qarameeyay kuwaasoo mar marka qaar uu dhax-maro dagaalo ku saleysan Aano Qabiil iyo falal horay uga dhax dhacay beelaha ay ka soo kala jeedaan, waxaana la filayaa marka uu soo dhamaado Tababarkan hadda loo furay Ciidamada gaaraya ilaa 1000ka Askari in ay meesha ka baxaan Maleeshiyada beelaha. Waxaa xusid mudan in Deegaanka Galan-Soor oo ah halka Tababarku ka furmay Sanadii 2006 in uu ka dhacay Dagaalkii ugu xumaa ee soo mara Gobalada Bartamaha Soomaaliya kaasoo sababay Dhimasho iyo bur bur hantiyeed, lakiin hadda waxaa muuqta in arintaasi laga gudbay. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com Beledwyen, Somalia
  22. Cadaado: Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay degmada Cadaado. 3. januar 2008 Cadaado(AllPuntland)- Wararka ka imaanaya deegaanka Cadaado ee gobolka galguduud ayaa sheegaya in dagaal uu halkaasi ku dhex maray Kooxaha ka soo horjeeda dowlada Soomaaliya iyo ciidamo beeleedyo dawladda Soomaaliya taageersan oo ku sugan deegmadaasi. Col. Xasan Low oo ka tirsan ciidamada dawladda ee ku sugan gobolkaasi Galguduud ayaa waxa uu AllPuntland u xaqiijiyay in dagaalkaasi ay magaalada ku soo qaadeen kooxo ka tirsan maxkamadihii ciidamadoodii oo dhowaanhaaanba ku sugnaa deegaano ka tirsan gobolkaasi. Waxa uu Mr, Low sheegay in dib loo riixay ciidamadii weerarka soo qaaday iyada oo uu sheegay in ay gaareen Magaalada Cadaado ,ciidamo xoojin ah oo ka socda Talisyada dhexe ee ciidamada dowlada Soomaaliya Dad ka tirsan dadka deegaanka oo aannu la xiriirnay ayaa waxa ay inoo xaqiijiyeen in illaa iyo hadda ay ku geeriyoodeen dad gaaraya illaa iyo 6 ruux dad intaasi ka badanna ay ku dhaawacmeen. Waxa ayna dagaaladan maanta joojiyeen howlihii ka soconayey degmadaasi Cadaado ,ayadoo aysan jirin wax dhaqdhaqaaq ganacsi ah oo ka socda degmadaasi ,ayagoo qaxeen dadkii deegaankaasi. Dagaalkani ayaa waxa uu soo aaday iyada oo dhowaanahaan ay ka soo baxayeen warar ku aadan in deegaanno ka tirsan gobolka Galguduud ay isku aruursanayaan kooxo ka tirsan maxkamadihii Soomaaliya laga saaray sannadkii hore. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
  23. Thats not even funny, how come the other side could not get reinforcements? This is Cadaado their home turf? If the TFG can send troops and reinforcements to [Cadaado, then its trully come of age. Secessionist do you know were Cadaado is?