
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Shiikh Shariif oo eedeyay Shiikh Xasan Dahir Aweyn iyo Yusuf Indhacade . MAY20 2008 Radiofreesomalia.com Sharq Awsad: Shiikh Shariif: Burburka maxkamadaha soo gaaray waxaa ka mas'uul ahaa Shiikh Xasan Dahir Aweys iyo Sh. Yusuf Indhacade , hadana bur bur iyo Cagajiid ku haya, siyaasadaana waa tan dalka Naga soo saartay umana dulqaadanayno. Shiikh Shariif ayaa daboolka ka qaaday in bur burka siyaasadeed iyo militeri ee soo gaaray maamulkii maxkamadaha ee sanadkii 2006 mudo 6 bilood ah ka talinayay gobolada koofureed uu aabe u ahaa Xasan Dahir Aweys, uuna isaga mas'uulka ka yahay in aan maanta ku sugnaano dalka dibediisa. Dagaaladii maxkamdaha iyo DFKMG ee sanadkii 2006 ayaa waxaa abaanduule ka ahaa Shiikh Yusuf Indhacade, inagoo aan maamul ahaan go,aan aan loo wada dhamayn , ayay awoodii ciidamada maxkamadaha ku baabi,iyeen dagaal aanan u tabaabushaysan oo aan la galnay ciidamada Itobiya oo taakulaynaya DKMG. Intaa bur bur iyo talo Xumo Shiikh Xasan Dahir ayaa ka mas'uul ah , hadana doonaya in aan dagaal aan caqli, diin iyo cilmi ku dhisnayn ku layno ubad yar yar. Uma dulqaadanayno shaqsi baabinaya danaha ummada Soomaaliyeed , ku dhaqmaya wax aan caqliga iyo diinta waafaqsanayn. Xigasho Sharqi awsad - London - RFS RFS _ Muqdisho
-
^^^I applaud your new found nationalisam brother. Just kidding man.
-
^^^they denied they had an HIV/AIDS problem a few years back. Thabo Mbeki seems out of touch with reality.
-
^^^Indeed, but I dare say all these activities might change you old man. Or are you just a cyber Jihadi?
-
No peace while Xasan Dahir IndaCade running opposition
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Adeer with all due respect, apart from noise and murders this group has no clue and no choice. Adeer Xasan Dahir does not know how to walk in the park let alone politics. Negotiate with him, his only interest is to regain what his clan militia have lost. He is a vain old man who has placed his whole clan in jepordy just so he can get of that darn US watch list. Now he has even at odds with his most successful protege Sharif Ahmed. Thus if Xasan cares about Somali lives, he would not send children to their deaths from a hotel in Asamara. -
All this talk of working class whites is not as important as people are making it out. When he is crowned there will be a big shift, his base, new voters young, Afro-Americans will be energised. Most of Hill's voters will alos vote for him because they are democrats. Clinton was the biggest hurdle. No guarantee he will win November, but who thought he would come this far?
-
Maybe you still can.
-
Obama poised to gain delegate majority
-
Playing the Hitler Card -- 'Buchanan on Bush' smackdown
General Duke replied to Baashi's topic in Politics
A fine historical sound article. -
^^^Adeer, only one group is fighting, killing, bombing inside civilian areas and use murder as a calling card. That group are the same group who have destroyed Somalia. This never ending excuses from your side is quite laughable, predictable and not ammusing. As for the country being sold, again thats the conspiracy theories that you tell to the old women in your kneck of the woods. The country is in a true transition, the bombings, killings, media hype and wailing will do nothing to stop the restoration of the state. But hey keep up the hope, since 2004 you went from supporting Musa Sudi, to Abdiqaybdeed, to Geedi, to Nur Cadi and now Adan Ayrow. However we have not moved an inch, and will not. Thus the state will continue, it is weak, it has many issues, but these will and can be corrected.
-
Ciidamada amaanka Baydhabo oo Toogtay gacn ku dhiigle maanta dilay sarkaal nabad sugida qaranka ka tirsanaa. Ciidamada amaanka ee magaalada baydhabo ayaa maanta gelinkii dambe toogasho ku dilay gacan ku dhiigle maanta goor sii horeysay dilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada nabad sugida qaranka. Ciidamada amaanka ee magaalada baydhabo ayaa maanta gelinkii dambe toogasho ku dilay gacan ku dhiigle maanta goor sii horeysay dilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada nabad sugida qaranka. Gacan ku dhiiglaha ayaa maanta barqadii toogasho ku dilay sarkaal nabad sugida qaranka ka tirsanaa oo la oran jiray Cali Garre,iyadoona uu baxsaday hase ahaatee ciidamada amaanka oo dabagal ku sameeyay ayaa kaga daba tagay goob uu ku dhuumaaleysanayay,iyadoo kadibna ay dileen. Dad weynaha magaalada Baydhabo ayaa si weyn usoo dhawaeeyay talaabada ay ciidamada amaanku qaadeen oo gacan ku dhiiglaha ay ku soo dileen,waxaana ay ugu baaqeen ciidamada iyo maamulka Baydhabo in sidan oo kale xanuunka loo tusiyo qof kasta oo ku xad gudba nolosha bini’aadamka. Dilka gacan ku dhiiglaha ayaa ku soo beegmay iyadoo wali meydka sarkaalkii uu dilay uu banaanka yaalo, waxaana wax lagu farxo ah in gacan ku dhiigle la dilo,iyadoo meydka qofkii uu dilay uu wali banaanka yaalo. Xafiiska war qabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com
-
^^^Adeer whats with all the boasts, did you mmake the guns that you used to occupy and loot people' homes with? And was it not you who called for war against anyone and then ran to Asamara? Anyhow go liberate your mind first, you aint gonna get nothing back looters Inc
-
WAXBA KAMA SOO BAXAYAAN SHIRKA JIBUUTI HADDII AN LALA XAAJOONIN MISE LA MAQUUNANIN XASAN DAAHIR AWEES Sida la xasuusanyahay waxay ahayd bilowgi bisha abril ee sannadkaan 2008, marka ay soo baxeen wararka muujinayey in wakiillada kooxda ka soo horjeedda dawladda kmg inay ka soo dibceen mowqifkoodi adka oo ku aaddana wada hadallo ay kooxdaas la gasho dawladda, soo dhawaashada iyo dibacasanaanta kooxda martida ku ah Casmara waxaa laga fahmay hadallada waqtigaas ka soo yeeray Sheekh Shariif Axmed oo laga sii daayey warbaahinta gudaha iyo dibeddaba, sida BBC-da laanteeda af-soomaaliga, waxaana si weyn u soo dhaweyey hadallada Sheekh Shariif Axmed wakiilka Xoghaya Guud ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliya, waana arrintaasna midda keentay in lagu ballamo shir lagu qabto dalka Jibuuti oo ay ka soo qayb galaan dawladda fkmg iyo mucaaradka. Hadeer sida an aragnay taariikhdii lagu ballansanaa shirka waxaa soo xaadiray madasha Jibuuti wafdiga mucaaradka oo markii hore la sheegay inu hoggaaminayo wafdigaas Sheekh Shariif Axmed oo wata mowqif gebi ahaamba ka soo horjeeda mowqifki oo uu horey ugu dhawaaqay oo laga wada dhagaystay badi ahaan warbaahinta caalamka, Sheekh Shariif wuxuu dafaray warkii uu asiga si caddaan ah horey u sheegay oo ahaa in kooxdiisa ay diyaar u ahayd inay dawladda la yeelato wada hadallo, haddana wuxuu Jibuuti ka caddeeyey ninkaas inaysan la shireynin wafdiga dawladda kmg. Ha yeeshee taas waxaa ka dambeysay in isla maalinti xigtay ay soo muuqato inuu jiro madax kale oo an ahayn Sheekh Shariif oo hoggaaminaya wafdiga reer Casmara oo shirka Jibuuti u soo xaadaray, waxaana laga dareemay hadallada hoggaankaan dambe ee wafdiga mucaaradka mowqif ka si dabacsan midkii maalin ka hor u ku dhawaaqay Sheekh Shariif. Haddaba, sida muuqata kooxda Casmara waxa soo dhex galay jahwareer xooggan, ha yeeshee muuqaalkaan waa mid been ah, jahwareerka ma ahan mid ku baahsan kooxda dhexdeeda, madaxda dhabta ah ee kooxda sida Xasan Daahir iyo Yusuf Indhacadde iwm way isku xiranyahiin waana isku mowqif mana rabaan heshiis, ha yeeshee jahwareerka waa mid ku kooban qaar ka mid ah shaqsiyaadka ka tirsan wafdiga mucaaradka Casmara, sida Sheekh Shariif Axmed oo mar walba lagu qasbo inuu asiga isbeeniyo. Haddii an ku soo noqonno ka hadalka shirka dibuheshiisiinta oo haddeer la rabo in laga socodsiiyo Jibuuti, haddaba shirkaan ma qabsoomayo haddii la qabtana wax dhab ah oo wax tar u yeelankara xaaladaha dalka ka jira kama soo baxayaan, maxaa yeelay madasha shirka waxaa ka maqan shaqsiyaadka dhab ahaanti wax ka qabankaray xakameynta dagaallada iyo colaadda oo dhibaatooyinka adag ku haya Ummadda Soomaaliyeed. Dagaalladaan ku si baahaya gobollada dalka oo idil waxaa hoggaanka u haya Xasan Daahir Aweys iyo kuwa ay isku beesha yihiin iskuna xiranyahiin, sidaas daraadeeda marna suuragal ma noqonayso inay Soomaaliya nabad ka dhalato haddii marka hore an lala xaajoonin mise la maquunanin ina Daahir Aweys. Xasan Daahir Aweys ma doonayo inuu dawladda kmg la galo wada xaajood, maxaa yeelay wuxuu ogyahay in wada xaajood uu la galo dawladda kmg inaysan uga soo baxaynin wax asiga qanciya, dawladdana sidaas ayey u ogtahay, maddaama la yiri " nin naagtaada raba kaama yeelo gabadheyda yaan ku siinayayey ee naagta ii da'". Xasan Daahir iyo raggiisa ma rabaan mana ku qancayaan jagooyin laga siiyey maamulka dawladda, waxayse rabaan una aqaltaagayaan hanashada hoggaanka sare ee dawladda, sida madaxweyne, mise ra'iisalwasare waxayna ogyahiin in jagooyinkaas aysan ku heleynin wada xaajood ay la galaan dawladdaan kmg. Xasan Daahir Aweys oo ah sarkaal militeri oo waayo arag ah wuxuu ku taamaya inuu talada dalka uu xoog ku qabsado, sidaas daraadeeda wuxuu qorshestay dagaalladaan oo bilowgi hore ku koobna magaalada Xamar iyo ag-aagaarkeeda, waqtigaan la joogana sida an arkayno dagaallada waxay wada saameyeen guud ahaan gobollada dalka, xataa qulqulutooyinka amaandarrada ku saleysan oo waayahaan dambe ka socda gobollada iyo degmooyinka Puntland waxay ka mid yihiin dagaallada uu qorsheeyey Xasan Daahir, sida kuwa ka socda gobollada Jubbooyinka, Gedo, Bay iyo Bakool. Marka Xasan Daahir wuxuu aaminsanyahay inuu qarka u saaranyahay qabsashada talada dalka, sidaas daraadeeda ninkaan dan uma arko wada xaajood uu kula galo dawladda kmg shirka Jibuuti. Dhinaca kale Xasan Daahir iyo asxaabtiisa ma wada qasaarayaan haddi ay u suurageli weyso inay ku guleystaan dagaalladaan loo qorsheeyey in dalka lagu wada qabsado maxaa yeelay, kolleyba waxaa meesha ku jirta maslaxada dawladda Eritreya oo daneneyso inaysan marna joogsanin dagaallada iyo colaadaha ka jira Soomaaliya, si aysan halkaan uga bixin ciidamada Etiyobiya, sidaas daraadeeda Xasan Daahir iyo kuwa ay isku heybta yihiin haddii ay tooda u fuliweyso waxay fulinayaan talada madaxweynaha ay u shaqeeyaan mise Afawarki. Cali Cumar: sablaale1@hotmail.com Xafiiska Jammaame jammaame@gmail.com
-
They are already half way dead. Crush them indeed, its the only language they know.
-
They have become what the Afrikaans always said they were. Gangsters, child rapists and butchers off innocents. Shame indeed
-
Xiin with all due respeact adeer. While your analysis are wonderful at times you do go over the line. If Cade is a placeholder, what on earth is Sharif Ahmed to Xasan Dahir & IndaCade, a tool? Come on. Not only do they meet, I think Sharif Ahmed would find a nice refuge in Bossaso, he has run away from Asmara and is welcome in Puntland.
-
Xuuraan iyo Xanta Suuqa: kala soco Kismaayonews.com. Is Kismayo Next?
General Duke replied to Xoogsade's topic in Politics
It seems Horns militia have roadblocks made out of cement, while those in other parts are road blocks made of twigs. If they spare one militia and attack others it means nothing but the usual clan politics, which is great that they are coming from the shadows. -
Obama seals support of world's richest man The world's richest man has backed leading Democratic Presidential candidate Barack Obama for the top job. Billionaire investor Warren Buffett says he previously offered to support both Obama and former first lady turned New York Senator Hillary Clinton. However Buffett said he was giving his full support to Obama after it became clear the leading Democrat would seal his party's nomination. "I will be very happy if he is elected President," Buffet said. "He is my choice." Obama is now considered the likely nominee for the Presidential candidacy in November and will go up against Republican nominee-in-waiting John McCain. While Hillary Clinton still remains in the race it now seems unlikely she will be able to secure the level of support needed to take out the nomination. Clinton is yet to concede but is understood to be negotiating a graceful exit from the campaign. There is now also growing speculation that either both candidates will team up as President and Vice-President, or more likely, Clinton will attempt to run again in 2012. The race continues with only a small number of primary votes remaining. Warren Buffett's fortune is estimated to be about $65 Billion. He has pledged to give most of it away.
-
Somalia: Clan militias in Kismayo feel pressure again
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Thanks for the update. Now are they not tired about the many roadblocks inside Kismayu also as Xaramka? -
Somalia: Clan militias in Kismayo feel pressure again
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Ok adeer, give us the info? -
Somalia: Clan militias in Kismayo feel pressure again
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^What you consider matters not adeer. As long as they take away the militias and parasites and the majority rule the city again. -
Xuuraan iyo Xanta Suuqa: kala soco Kismaayonews.com. Is Kismayo Next?
General Duke replied to Xoogsade's topic in Politics
^^^Good point, so Hiiraale Vs Taano was about this? -
Somalia: Clan militias in Kismayo feel pressure again
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Horn, you seem to be on your way out, again. -
Xuuraan iyo Xanta Suuqa: kala soco Kismaayonews.com. Is Kismayo Next?
General Duke replied to Xoogsade's topic in Politics
Horn, you made these same arguents when the courts were moving towards Kismayu back in 2006. You told us how Hiiraale was against Ethiopia and so on. Now it seems like we are witnessing history again, Xasan Dheere an MP will make a deal with a "religious" movement who have just lost their great leader? I dont know what is going on but from reading the editorials and posts from your clan side, things are not as rosssy as they were. We hope both militia if they fight do it outside the city and urban areas to spare te folks. But we shall see adeer. -
Somalia: Clan militias in Kismayo feel pressure again
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Gedonet.com editorial. An insight indeed. source