General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Of course you do mate Official: Canadian company to begin oil exploration in northeastern Somalia The Associated PressPublished: May 25, 2008 MOGADISHU, Somalia: A Canadian company will soon begin exploring for oil in northeastern Somalia, a regional minister said Sunday, despite Somalia having neither a stable government nor a law governing such projects. A ship belonging to Africa Oil Corp. and carrying oil exploration equipment has docked at the port of Bossaso, and the Canadian company will begin exploration soon, said Hassan Osman Alore, the region's energy and minerals minister. He said the Vancouver, Canada-based Africa Oil Corp. will spend nine months looking for oil in the Dharor and Nugal valleys in the semiautonomous northeastern region of Puntland. On its web site Africa Oil Corp. says it has an 80 percent participating interest in the licenses and operation of the Dharor Valley and Nugal Valley projects. The Canadian company says it will pay US$50 million (€31.8 million) over 6 years for its 80 percent interest. "We believe that Puntland has good oil deposits similar to the Arabian Gulf countries," Alore told The Associated Press. Where the oil exploration is taking place is, "not a disputed area. It is a safe place," Alore said. Violence has left much of Somalia without a stable government for 17 years. Puntland, however, has been relatively stable during that time. Legislation to govern oil exploration and exploitation, set up a state-owned company — the Somali Petroleum Corp. — was presented to Somalia's transitional Parliament last year for debate but it has yet to be passed. Puntland and the transitional federal government have disagreed in the past over which government has the right to enter into oil exploration and exploitation deals and the legislation is aimed at helping resolving that. President Abdullahi Yusuf, "has sent an endorsement letter to Puntland and he has authorized the oil exploration and production deal. We cannot wait for parliament to pass the oil and energy law," Alore said. "Many Puntlanders will be employed." On its web site, Africa Oil Corp. says it entered an exploration agreement with the Puntland government in January 2007, something Alore confirmed. Africa Oil Corp. is listed on the Toronto Venture Exchange. Alore said that the Houston, U.S.-based Conoco-Phillips did exploration work in Nugal Valley in the 1980s at a cost of US$150 million. He said regional government officials had contacted the company about resuming its exploration, but the company did not show interest so officials reached out to other firms. Somalia has been in a state of anarchy since warlords overthrew long-serving dictator Mohamed Siad Barre in 1991. Yusuf leads a transitional federal government formed in 2004, but his administration is unable to assert much authority.
  2. Shirkado heshiis la soo galey Mr.Yusuf oo gaarey Mudug 29 May 29, 2008 - 7:05:58 AM Magaalada Galkacayo ayaa sadexdii maalmood ee la soo dhaafey waxaa ku sugnaa saraakiil ka socota shirkado shidaal oo laga leeyahay wadanka China. Shirkadahaan oo kala ahaa China National Offshore Oil Corporation CNOOC iyo China International Oil and Gas [ CIOG] ayaa May 2006 waxaa wadanka China heshiis kula galeen Madaxweynaha DF ah Cabdulahi Yusuf oo xilagas booqasho ku joogey Bejin. Wararka warsidaha GO soo gaaraya ayaa sheegaya in xubnahaan oo ay wehehliyan dad Somali ah ay booqasho maalin qaadatey ku tageen degaanka la yiraahdo GODAD oo magaalada Galkacayo 40km ka xigta dhinaca barriga [Jiriiban & Garacad]. Hehsiiska oo Madaxweyne Cabdulahi Yusuf shirkadahaan kula galey wadanka China May 2006 ayaa sida Garowe Online fahansan yahay waxaa lagu sixiixey dhismaha safaarada Somalia ay ku leedahay magaalada Bejin. ............................ Saraakiishaan ka socota shirkadahaan China ayaa tagistoda magaalada Galkacayo ku soo beegmaysaa maalmo kadib markii shirkad la sheegey in ay shidaal ka baarayso Bariga Puntland ay qalab kala soo dagtey magaalada Bosaso kuwaas oo qandraas la soo galey Madaxweynaha DGPL Cadde Muse iyada oo uu wakiil ugu yahay ninka lagu magacaabo Libaan Muse Boqor oo ay qoys yihiin. Imaanshaha shirakadahaan ayaa waxaa ay daboolka ka qadeysaa heshiis qarsoodi ah oo ay labadaan mas'uul ku qaybsadeen dhulka Puntland hoos yimaada kaas oo dadka Puntland in muddo ah isweydiinayeen sababta Madaxweynaha Somalia uu afka uga xirtey dhibatoyinka isugu jira amni-xumada, sicir bararka iyo musuq-maasuqa wax ka qabashadooda kuwaas oo ragaadiyey shacabka gobolka. Dhinaca kale heshiisyada ay garwadenka u yihiin qoysaska Cabdulahi Yusuf iyo Cadde Muse ayaa gabi ahaanba la hareer marshay Barlamanka Somalia isla markaana ka hordhacey iyada oo wadanka aan laga hirgalin sharci nidaamiya khayraadka dalka.. Ra'isal wasare Nur Cadde ayaan gabi ahaan intii uu xilka qabtey wax hadal ah ka soo saarin arrimaha la xiriira heshiisyadaan iyo moqifka xukumadiisa ka taagan tahay. Madaxweynaha Somalia Cabdulahi Yusuf ayaa April 25 waxaa qoraal uu ku taageerayo qandaraasyada Cadde Muse ka soo saarey magaalada London. Xuquuda daabacaada: ©2008 GaroweOnline.com
  3. Yet there is a programm about them and we are all discussing the TFG.
  4. ^^^Ok that was one lame comeback and it took you 24hrs. lol
  5. Abu-Geeljire, the British publics were dealt a bad hand by this propaganda of a show. The men mentioned and their families are law abiding and have never harmed British interests. The opposition groups are polar opposite and have even been implicated in the killings, kidnappings and threats against British citizens. N Britian is an ally of the US which has branded this group you know what. You people are not that smart at all.
  6. ^^^Adeer don’t point fingers, you relay exclusively on hearsay and propaganda. The TFG has gained support over its adversaries because it represent a national agenda, while they are solely for clan centric and idiosyncratic plan.
  7. Yuusuf Indha Cadde"Waa abaal daro hadalkii eedeynta ahaa ee ka soo baxay sheekh Shariif". Muqdisho,(WNT):-Xoghayaha difaaca Isbahaysiga dib u xureynta somalia Yuusuf indha cadde ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalkii eedeynta ahaa ee dhawaan ka soo baxay gudoomiyaha fulinta Isbahaysigaasi sheekh shariif sheekh axmed. Indha Cadde ayaa sheegay in hadalkaasi uu ahaa mid meel ka dhac ah isla markaana uusan ka fiirsan Sheekh shariif waxaan uu ku nuux nuuxaday in dowlada Eritrea ay tahay mid ka qeyb qaadanaysa sidii soomaaliya dib xagaheeda isugu taagi laheyd. Isaga oo hadalkiisa sii wata waxaa uu sheegay in xiligaani mas'uul ka aheyn kala jabka ku yimid Isbahaysiga balse uu mas'uuliyada arintaasi dusha uga tuuray kuwa uu ugu yeeray in ay doonayaan wada hadal lala galo dowlada federaalka somalia. "Waa abaal daro in Dowlada Eritrea lagu eedeeyo in ay kala jab ku hayso isbahaysiga hadalkaasina waa mid uusan ka fiirsan sheekh shariif"ayuu si kulul u yiri Indha cadde. Xoghayaha difaaca Isbahaysiga dib u xureynta somalia oo la halayay qaar ka mid ah warbaahinta Muqdisho ka howlgasha ayaa shaaca ka qaaday in laba shariif ee horkacaysa isbahaysiga jabiyeen sharcigii u yaalay Isbahaysiga isla markaana iyaga ay iska qaadeen xilkii ay hayeen sida uu hadalka u dhigay. "labada shariif ee Hogaaminaysa Isbahaysiga waxaa ay jabiyeen sharcigii sidaa darteedna iyada oo an xilka laga qaadin iyaga ayaaba iska qaaday"ayuu yiri indha cadde. Dhinaca kalena Yuusuf indha cadde ayaa ugu baaqay dowalda jabuuti in ay ka fiirsato shirka lagu qabanayo dalkeeda kaasi oo uu ku tilmaamay mid lagu taageerayo qabsadhada dalka somalia ciidamada dowlada Ethiopia isla markaana ay dhowrto walaalnimadii iyo wanaagii ka dhaxeeyay labada dal iyo labada shacab. "Markii aan maqlo madaxweyne Ismaaciil Cumar Gelle aad baan u farxaa shacabkuna way farxaan sidaa darteed dalkiisa yuusan hogaan u noqon in dalka somalia la sii haysto"ayuu hadalkiisa sii raaciyay indha cadde. Si kastaba hadalka Yuusuf indha cadde xoghayaha difaaca isbahaysiga dib u xureynta isla markaana markii ugu horeysay shalay ka dhawaajiyay in uu yahay Janaraal ayaa imaanaya kadib shir jaraa'id oo uu jabuuti ku qabtay Sheekh shariif sheekh Axmed ku eedeeyay dowlada Eritrea gaar ahaan madaxweynaha in uu wado qorshe uu ku fashilinayo Isbahaysiga dib u xureynta somalia. C/kariin Xuseen Guutaale. Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho.
  8. Masuuliyiinta Is bahaysiga dib u xoreynta oo dowladda Yemen ka ogolaaday in wada hadallo toos ah ay qadka telefonka kula soo yeeshaan madaxda sar sare ee dowlada federalka Soomaaliya. Waxaa lagu wadaa in saacadaha ina soo aadan masuuliyiinta is bahsyisga dib u xoreynta Soomaaliya ee ku sugan dalka Yemen ay qadka teleefonka wada hadallo toos ah kula soo yeeshaan madaxda sar sare ee dowladda federalka Soomaaliya. Waxaa lagu wadaa in saacadaha ina soo aadan masuuliyiinta is bahsyisga dib u xoreynta Soomaaliya ee ku sugan dalka Yemen ay qadka teleefonka wada hadallo toos ah kula soo yeeshaan madaxda sar sare ee dowladda federalka Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibada dalka Yemen Abuubakar ALQirbi ayaa wararku sheegayaan in madaxda Is bahasyiga ee kala ah Shekh Shariif SHeekh Axmed iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan uu ku qanciyay in ay wada hadal toos ah oo qadka teleefonka ah lasoo yeeshaan madaxda dowladda federalka ee ku sugan magaalada Muqdisho,inkastoo aan la qeexin masuuliyiinta ay lasoo hadli doonaan. Hogaamiye yaashan is bahasyiga dib u xoreynta ayaa hataan xaruntooda ku meel gaarka ah ka dhigtay dalka Jabuuti,iyagoo kasoo guuray Asmara,waxaana warar aanu helnay ay sheegayaan in ay dagi doonaan dalka Qadar xaruntiisa Dooxa. Waxaa wararka ka imaanaya dalka Yemen ay sheegayaan in si aad ah oo ana horay loo arag loo adkeeyay amaanka Madaxda Is bahaysiga dib u xoreynta ee haatan ku sugan magaalada Sanca. Wasiirka arrimaha dibada dalka Yemen Abuubakar AlQirbi ayaa masuuliyiintan kala hadlay xaaladaha siyaasadeed iyo amaan ee dalka Soomaaliya,waxaana kulan saacado qaatay kadib ay isla ogolaadeen in wad hadal toos ah oo qadka teleefonka ah ay lasoo yeeshaan masuuliyiinta sar sare ee dowlada federalka,kuwaas oo loo maleynayo in ay kalayihiin madaxweynaha iyo ra’isulwasaaraha,waxaana ay noqoneysa markii ugu horeysay ee masuuliyiintani ay wada hadal toos ah yeeshaan. Waxaa sidoo kale madaxda is bahaysigu ya ogolaadeen in ay wada hadalfool ka fool ah la yeeshaan wakiilada matalaya dowladda federalka Soomaaliya marka maalinta Sabtida ah la isugu tago dalka Jabuuti. Waxaa muuqaneysa in dowlada Yemen ay ku qancisay masuuliyintan in ay ka haraan fikirkii ay horay u aamisanaayeen ee ahaa in Itoobiyaank oo jooga aanay wada hadal galeynin,maadaama ay hada ogolaadeen wada hadal shuruud la’aan ah,sida war bixintu leedahay. Warar si qarsoodi ah looga helay kulankan ayaa sheegaya in wasiirka arrimaha dibada Yemen uu ku qanciyay madaxda Isbahaysiga wada hadalada tooska ah oo Yemen ay fududeeye ka tahay iyaguna ay qabaleen. Saraakiil ka tirsan wasaarada arrimaha dibada dalka Yemen ayaa sheegaya in Hogaamiye yaasha mucaaradku ay aqbaleen soo jeedinta wasiirka,iyagoona sheegay in ay waliba jeclaan lahaayeen saraakiil dowladda federalka ka tirsan in ay Kula kulmaan Yemen ka hor kulanka Jabuuti todobaadka dambe ka dhicidoona.
  9. Qaramada Midoobay oo maanta shaaca ka qaaday in hsir weynaha nabada Jabuuti uu furmayo Sabtida inasoo aadan.{Wafdi ka socda xubnaha Joogtada ah ee golaha amaanka oo shirka goob joog ka ahaanaya} Wakiilka xoghayaha Quudee Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya Ahmedou Ould Abdullah ayaa maanta shaaca ka qaaday in wareega labaad ee wada hadalada nabada ee dowladda federalka iyo is bahasyiga Asmara uu ka furmi doono dalka Jabuuti maalinta sabtida ah ee ina soo aadan. “Hogaamiye yaasha dhinacyada Soomaalida waxaan ugu baaqayaa in ay meel iska dhigaan khilaafaadkii sababay dagaaladii mudada dheer soo socday ee dalka iyo dadkaba sida ba’an u halakeeyey, waa hadii ay dhab ka tahay in ay jecelyihiin 18 sandood oo dagaalo sokeeye ah in ay soo dhameeyaan”ayuu yiri wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya Ahmedou Ould Abdullah oo maanta wareysi siiyay wakaalada wararka Reuters isagoo jooga magaalada Nairobi. Ould Abdullah waxaa uu shegay in wufuudka kala socota beesha caalamka oo Kuwa Qaramada midoobay ay ugu horeeyaan ay maalmaha inasoo aadan tagayaan dalka jabuuti. "Ka hor safarkayga Jabuuti waxaan kulamo lasoo qaatay wakiilo ka kala socda dowladda federalka Soomaaliya,is bahaysiga mucaaradka ku ah,iyo qurba joogyada Soomaaliyeed waxaana u sheegay in la gaaray waqtigii ay xal rasmi ah u baadi goobi lahaayeen dalkooda oo dagaalo sokeeye ay si xun u baabi’iyeen” ayuu yiri wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha dalka Soomaaliya. "Labada dhinac waxaa ay wada ogolaadeen goor hore in ay kulmaan 31-ka bishan oo ay ka doodaan arrimaha ay isku haayan,waana ku rajo weynahay in markan xal rasmi ah la heli doono”ayuu hadlkkiisa sii daba dhigay Ould Abdullah. Waxaa uu dhinacyad Soomalida ee l;a dhex dhexadinayo ku booriyay Ould Abdullah in ay soodhaweyn iyo niayd wanaag umuujiyaan wafdiga ka socda golahaa amaanka ee Qaramada Midoobay oo kulanka imaandoona. "Wafdiga golaha amaanku shirka kama qeyb galayo,laakin waa mid muhiimad weyn leh in xubno ka socoda kuwa joogtada ku ah golaha amaanku ay goob jog ka ahaadaan kulankaa si ay u dhageystaan habka doodu u dheceyso”ayuu mar kale yiri wakiilka UN-ku. Ould-Abdallah,waxaa uu horaantii bishan labada dhinac ku guuleystay in uu isgu geeyo dalka Jabuuti,laakin suuragal ayay u noqon weysay in uu kulansiiyo,kadib markii wakiilada is bahaysiga dib u xoreyntu ay ku adkeysteen in ayan dhanka dowlada hor farisaneynin iyadoo marka hore ciidamada Itoobiyaanka aan dalka laga saarin,halka wakiiladii dowladuna ay sheegeen in bixitaanka Itoobiyaanku ay muhiim tahay wada hadal kadib in uu dhoco. Laakin wakiilka Qaramada Midoobay ayaa hada aaminsan in wax uu ku sheegay maamlmo wanagsan oo is afgarad lehi ay soosocdaan. xafiiska war qabadka shabakada wararkacarmooyin.com ee Baydhabo. Contact:carmooyin@hotmail.com orcarmooyin@gmail.com
  10. lool. They are back only online web portals. They have lost 90% of their man power, all their leaders are in exile from Abukar Cadaan, Xasan Dahir, Sharif;s and Gen IndaCade. If they were confident then there would be no infighting, right. Its easy to set of bombs, or even take a few villages, its another thing to hold ground. These men are on a run, split, hence all the heated talks between Xasan Dahir & his protege. Their greatest fighting force was bombed out in DhusaMareb.
  11. Al Shabaab are the greatest warlords in Somalia. As for crimes against humanity, well parading children, sending mortars into a peace conference and their many threats, assasinations against both domestic and foreign civilians constitute a clear case for war crimes. Dont forget that these ****** have athreatened and attacked the AMISOM troops which were sanctioned by the security council. Thats why the US has placed them on their list, oh that means nothing right?
  12. Any legal action will go through the courts, there is a history of such cases that have been won. This was the most useless and baseless report on Somalia in a while.
  13. ^^^Again like the other secessionist you utter nonsence and then back track. Think before you speak.
  14. ^^^Again dont mistake politics for clans adeer. Anyhow why hate this project?
  15. ^^^Your logic is weak if you actually think you control SSC. I don’t hide that politically I despise the secessionists as much as I do the looters groups and fake religious clan movements. Thanks for the wonderful pic, my commendations to you. However don’t mix politics with progress. If there was a similar development in Hargaysa-Burco-Berbera triangle then hey I would welcome it. As for secessionism it’s a delusion that’s coming to the end of its days.
  16. ^^^Changing my tune? Is it me or are you even more confused than usual. My sister, spare me the clan angst, I know you don’t even know what position to take, religious, clan, secular. So go take a break and find yourself. Me I am a Somali unionist anti secessionist, anti looters and anti clan wailers. Thus you are neither here nor there, and I do not find you interesting in any other way, thus discourse is not necessary between us.
  17. ^^^lol. Praying to Allah for disunity how religious of you saxib. Anyhow you can attack the Duke, but be carefull hating on a great number of your fellow Muslim's.
  18. Adeer dont get upset, it’s the truth anyone who talks about janitorial services, must know about it again don’t come here with some foolishness if you can not handle the truth. As for Yey, this will hurt him as much as Borat hurt Kazakhstan.
  19. ^^^You need to stop talking to Donkeys they will tell you anything sis. As for the food supplies if people are angry about a government controlling supplies then why dont you just bring any old out of date food to the UK or US?
  20. Adeer, I have never ever commented negatively on any project or progressive development in any region of Somalia. Never even in North West, I welcome it and enjoy their success, why because I don’t see that region as being anything but a Somali region and its people my own kin. Thus I despise the secessionist fakery and their out of touch with reality and ridiculous baseless argument for recognition that will never come. Your vile comments hoping for doom and gloom and failure of a whole regional state and Somalia further highlights the filth that is secessionism. Their existence is dependent on the failure of others and thus your deep seated fear of this project and hatred towards the central government. You can always go back and re edit the earlier comments. Remember attacking Duke is one thing, praying to condemn a whole region and people to poverty is another. Open your eyes lad, Somalia is a big beautiful country.
  21. ^^^They are bussy rebuiloding the nation to worry about giving scripts to some white lad from the UK. The opposition have plenty of time in exile. Again this will do nothing adeer. Somalithinker: Taking your logic the western media must be good and the Arabs in Gaza & West Bank and Muslims world bad huhh.
  22. Sh. Xasan Daahir oo sheegay in ey xilka ka qaadayan Sheekh Shariif Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 28-May-08 Wareysi uu siiyay talefishinka Al-Carabiya Sheekh Xasan Daahir Aweys ayuu ku sheegay in ey dhawaan qorsheynayaan in ey xilka isbaheysiga ka xayuubiyaan gudoomiyaha isbaheysiga dib u xoreynta Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Xubnaha ey qorsheynayaan in ey xilka ka qaadaan Sheekh Uweys iyo raga kale ee ku sugan Asmara ayaa u cuskana sida uu sheekh Uweys sheegay in ey ku talaabsadeen xadgudubyo ka dhan ah axdiga isbaheysiga. Mar wax laga weydiiyay sheekha sida uu u arko eedeymaha uu dhawaan usoo jeediyay dowladda Eritrea gudoomiyaha isbaheysiga Sheekh Shariif ayaa sheegay in eedeyntaasi ey eheyd mid u gaar ah Sheekh Shariif islamarkaana dowladda Eritrea ey tahay mid wanaajisay isbaheysiga dib u xoreynta soona dhaweysay xilli aduunka oo idil dhabarka xijiyeen. Waxa uu sheegay Mr. Uweys in bisha soo socota uu isbaheysigiisu ku kulmayo Asmara islamarkaana halkaasi go`aan looga gaari doono gudoomiyaha isbaheysigaasi Sheekh Shariif iyo xubnaha ku fikirka ah ee iyana ka tirsan isbaheysiga. Sheekha ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in ey fashilmeen dhex-dhexaadin laga dhex waday isaga iyo sheekh Shariif, sidaas daraadeedna isbaheysigu uu ka tashan doono xubnahan. Dhawaan ayey aheyd markii eedeymo aan laga fileyn uu u soo jeediyay gudoomiyaha isbaheysiga dib u xoreynta Sheekh Shariif dowladda Eritrea taasoo uu ku eedeeyay in ey faragalin ku hayso isbaheysigooda uuna kacodsanayo in ey faraha kala baxdo. Si kastaba ha ahaatee waxaa muuqata in isbaheysiga lagu aas-aasay Asmara uu labo u kala jabay, dhawaana ey si cad u kala qeybsami doonaan iyagoo lahaan doono laba hogaan oo isbarbar socda. Garabka gudoomiyaha Isbaheysigaas ayaa iminka ku sugan una jooga dalka Jabuuto wadahadalo ey la leeyihiin dowladda federalka iyo beesha caalamka. Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.
  23. Sh. Xasan Daahir oo sheegay in ey xilka ka qaadayan Sheekh Shariif Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 28-May-08 Wareysi uu siiyay talefishinka Al-Carabiya Sheekh Xasan Daahir Aweys ayuu ku sheegay in ey dhawaan qorsheynayaan in ey xilka isbaheysiga ka xayuubiyaan gudoomiyaha isbaheysiga dib u xoreynta Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Xubnaha ey qorsheynayaan in ey xilka ka qaadaan Sheekh Uweys iyo raga kale ee ku sugan Asmara ayaa u cuskana sida uu sheekh Uweys sheegay in ey ku talaabsadeen xadgudubyo ka dhan ah axdiga isbaheysiga. Mar wax laga weydiiyay sheekha sida uu u arko eedeymaha uu dhawaan usoo jeediyay dowladda Eritrea gudoomiyaha isbaheysiga Sheekh Shariif ayaa sheegay in eedeyntaasi ey eheyd mid u gaar ah Sheekh Shariif islamarkaana dowladda Eritrea ey tahay mid wanaajisay isbaheysiga dib u xoreynta soona dhaweysay xilli aduunka oo idil dhabarka xijiyeen. Waxa uu sheegay Mr. Uweys in bisha soo socota uu isbaheysigiisu ku kulmayo Asmara islamarkaana halkaasi go`aan looga gaari doono gudoomiyaha isbaheysigaasi Sheekh Shariif iyo xubnaha ku fikirka ah ee iyana ka tirsan isbaheysiga. Sheekha ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in ey fashilmeen dhex-dhexaadin laga dhex waday isaga iyo sheekh Shariif, sidaas daraadeedna isbaheysigu uu ka tashan doono xubnahan. Dhawaan ayey aheyd markii eedeymo aan laga fileyn uu u soo jeediyay gudoomiyaha isbaheysiga dib u xoreynta Sheekh Shariif dowladda Eritrea taasoo uu ku eedeeyay in ey faragalin ku hayso isbaheysigooda uuna kacodsanayo in ey faraha kala baxdo. Si kastaba ha ahaatee waxaa muuqata in isbaheysiga lagu aas-aasay Asmara uu labo u kala jabay, dhawaana ey si cad u kala qeybsami doonaan iyagoo lahaan doono laba hogaan oo isbarbar socda. Garabka gudoomiyaha Isbaheysigaas ayaa iminka ku sugan una jooga dalka Jabuuto wadahadalo ey la leeyihiin dowladda federalka iyo beesha caalamka. Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.
  24. Sh. Xasan Daahir oo sheegay in ey xilka ka qaadayan Sheekh Shariif Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 28-May-08 Wareysi uu siiyay talefishinka Al-Carabiya Sheekh Xasan Daahir Aweys ayuu ku sheegay in ey dhawaan qorsheynayaan in ey xilka isbaheysiga ka xayuubiyaan gudoomiyaha isbaheysiga dib u xoreynta Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Xubnaha ey qorsheynayaan in ey xilka ka qaadaan Sheekh Uweys iyo raga kale ee ku sugan Asmara ayaa u cuskana sida uu sheekh Uweys sheegay in ey ku talaabsadeen xadgudubyo ka dhan ah axdiga isbaheysiga. Mar wax laga weydiiyay sheekha sida uu u arko eedeymaha uu dhawaan usoo jeediyay dowladda Eritrea gudoomiyaha isbaheysiga Sheekh Shariif ayaa sheegay in eedeyntaasi ey eheyd mid u gaar ah Sheekh Shariif islamarkaana dowladda Eritrea ey tahay mid wanaajisay isbaheysiga dib u xoreynta soona dhaweysay xilli aduunka oo idil dhabarka xijiyeen. Waxa uu sheegay Mr. Uweys in bisha soo socota uu isbaheysigiisu ku kulmayo Asmara islamarkaana halkaasi go`aan looga gaari doono gudoomiyaha isbaheysigaasi Sheekh Shariif iyo xubnaha ku fikirka ah ee iyana ka tirsan isbaheysiga. Sheekha ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in ey fashilmeen dhex-dhexaadin laga dhex waday isaga iyo sheekh Shariif, sidaas daraadeedna isbaheysigu uu ka tashan doono xubnahan. Dhawaan ayey aheyd markii eedeymo aan laga fileyn uu u soo jeediyay gudoomiyaha isbaheysiga dib u xoreynta Sheekh Shariif dowladda Eritrea taasoo uu ku eedeeyay in ey faragalin ku hayso isbaheysigooda uuna kacodsanayo in ey faraha kala baxdo. Si kastaba ha ahaatee waxaa muuqata in isbaheysiga lagu aas-aasay Asmara uu labo u kala jabay, dhawaana ey si cad u kala qeybsami doonaan iyagoo lahaan doono laba hogaan oo isbarbar socda. Garabka gudoomiyaha Isbaheysigaas ayaa iminka ku sugan una jooga dalka Jabuuto wadahadalo ey la leeyihiin dowladda federalka iyo beesha caalamka. Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.