General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Dowlada Goboleedka Puntland ayaa sheegay in la bilaabay baaritaankii macdanta puntland. Arbaco May 21 2008 Gaalkacyo - Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Puntland Xassan Cismaan oo la hadlayay saxaafada ayaa shageey in ay kooxdii ugu horaysay ee samaynaysa baaritaanka macdanta ay maanta u anbabaxeen deegaanka dharoor oo ka tirsan gobalka bari kana bilabayaan howlah barista. Wasirka ayaa sheegay in ay oo reer Puntland ay si wayn uga faaiidaysan doonaan hawlaha shidaal baarida iyo soo saarista isla markaana ay wax wayn ka badalidoonto sicir bararka kajira Puntland waxana uu sheegay in ay dad badan oo udhashay deganka Puntland kahelidoonaan Shaqooyin. Wasiirku sidoo kale wuxuu tilmaamay hawlaha baaritaanada qarashka ku baxaya ee ay sameynayso shirkada Africa Oil ay soo xareendonto dhaqaala farabadan oo waxka badali doona Nolasha Dadka reer Puntland. Allidamaale.com kalasoco waraar xaqiiqada kusaleeysan Allidamaale@hotmail.com Xafiiska Wararka Gaalkacyo Allidamaale.com
  2. ^^^If you recommend him then by all means, where and how can I join the campaign team?
  3. Abu -Geeljire, the audio was about the rift, the man's interview was to an Arab daily. Anyhow the news is has fled Asmara. Its about time he comes out of Xasan Dahir and Thug IndaCade's shadow.
  4. ^^^I like the resume. We need an educated leader good luck to him.
  5. Elders and traditional leaders from Bari welcome initiative.
  6. ^^^lol. Adeer its your oil as well.
  7. ^^^lol. Adeer you are ok you just need that anti Puntland drug out of your system.
  8. Canada's Africa Oil starts Somalia seismic survey Wed 21 May 2008, 11:46 GMT By Abdiqani Hassan DHAROOR, Somalia, May 21 (Reuters) - Canadian oil and gas exploration company Africa Oil Corp., has started seismic mapping of a remote area in Somalia's relatively stable Puntland region, officials said on Wednesday. The survey is in advance of exploratory drilling in Somalia's Puntland region, where the company believes there is a strong prospect of finding rich oil deposits like those in geologically similar Yemen, a neighbour across the Gulf of Aden. The predecessor of ConocoPhilips, Conoco, had exploration rights in the semi-autonomous northern Puntland area before the 1991 civil war that plunged the Horn of Africa nation into anarchy from which it has not yet escaped. Africa Oil has rights to 80 percent of the Nugaal and Dharoor blocks there, with its joint venture partner, Australian independent Range Resources, holding the remainder. "It's an exploration," senior company official Kim Watson told Reuters on the site in Dharoor, as dozens of the engineers from the U.S., Europe and Africa were busy setting up shop under the watch of heavily armed Puntland troops. Africa Oil is obliged to spend $50 million on exploration to obtain full rights to the 80 percent, and it has the right to farm out 20 percent of that stake to third parties with the agreement of Range Resources. Puntland's government in January 2007 entered into a production-sharing agreement with the two companies. The site is a humid, barren area of about 2,600 sq km (1,004 sq miles) near Dharoor town, some 350 km (217 miles) east of the port of Bosasso on the Gulf of Aden. "The exploration will run until December when we hope to start drilling for oil. We have heavy equipment to conduct a 2,500 sq km seismic survey," he said. A hundred local people have been employed in the operation, he said. SPLIT Watson also said they have carried out a similar survey in nearby Nugaal region. Both Range and Africa Oil have been given access to seismic data collected before 1991, and have expressed optimism they will strike oil. In 2007, Puntland faced stiff opposition from the internationally recognised interim Somali government, part of which refused to honour a 2005 deal reached with Range giving it exclusive concession rights over all minerals and petroleum. The fight caused a split between President Abdullahi Yusuf -- who hails from Puntland -- and former Prime Minister Ali Mohamed Gedi, who later resigned. Many believe Gedi's resignation was sparked by his losing the fight with Yusuf, who was formerly Puntland's president and who has blessed the current deal. Some clans in Puntland have already expressed unhappiness with the oil deal, raising the prospect of the type of local conflict that has heavily contributed to the nation's persistent anarchy. Somalia has no proven oil reserves but a joint World Bank/U.N. survey of northeast Africa 16 years ago ranked it second only to Sudan as the top prospective producer. (Additional reporting and writing by Guled Mohamed in Nairobi; Editing by Bryson Hull and James Jukwey) (For full Reuters Africa coverage and to have your say on the top issues, visit: http://africa.reuters.com/)
  9. mr king watson oo ah madax shirkada IMC local elders welcoming delegation
  10. wasiirka macdanta iyo tamarta Dgpl Xasan Cismaan Allore
  11. DGPL oo ku guulaysatay talabadii ugu horaysay ee baaritaan shidaal Tobanan gawaarida xamuulka u badan oo ay galbinayaan ciidamada amaanka isla markana ay la socdan masuuliyiin ka tirsan maamul goboleedka puntland ayaa abaarihii 6dii subaxnimo ka mababaxay xarunta shirkada baaritaanka shidaalka ka wada deegaanada puntland African Campany oo qadaaraska siisay shirkada IMCoo fadhigeedu yahay dalka kanada ee magaaladan boosaaso safar saacado qaatay ka dib ayaa waxay ugu horay gaareen tuulada kobdhaxeed oo ka tirsan degmada Ufayn ka dibna waxaa loo gudbay barxada Labo Rugleey oo 20km u jirta goobtan oo ah meesha ay degeen kooxda ka socota shirkada IMC. Munaasabad kooban oo ay ka hadleen masuuliyiin badan ayaa waxaa ka hadllay wasiirka macdanta iyo tamarta Dgpl Xasan Cismaan Allore waxuuna sharaxaad ka bixiyey. wasiirka macdanta iyo tamarta Dgpl Xasan Cismaan Allore ahmiyada fursadan dhaxal galka ah ee u soo hoyatay shacabka reer puntlandbeeldaaje Cali faarax oo ah isin ka soo jeeda degmada Ufayn oo ah goob aan wax saas ah uga fogayn barxadaan lagu magacaabo LABO-Rugoodle waxuuna sheegay in wax alla lagu mahadiyo tahay fursadaan ay si wanaagsan uga shaqeeyeen Dgpl. mr king watson oo ah madax shirkada IMC oo ah shirkada qandaraskan qaadatay ayaa bulshada reer puntland ka codsaday in si hagar la aan ah loola shaqeeyo shirkadiisa maadaama ay boqlaal shaqaalo reer puntland iyo somali ay ka hawl galayaan. mr king watson oo ah madax shirkada IMC tani waxay noqonaysaa fursadii ugu horay oo ka bidhaanta deegaanada puntland waxayna hoos u dhigaysaa heerka shaqo laaaneed ee ka jirta puntland oo ay u sii dheer tahay sicir bararka puntald mudo 3 sano ah ay puntland dadaal ugu jirtay shidaal baariis lagu sameyo deegaanadan waxaana xiligaas dib u dhigay is faham daro ka jiray dowladii dhexe ee uu raysal wasaarahaa ka ahaa xildhibaan Professer cali maxmed geedi iyo Dgpl haatanse sida muuqata waa dadka degaanka laga bilaabay shidaal baarista ayaa si diiran u soo dhaweeyey hawshaan. Axmed Shaam, Sawir Qaade : Xasan Gentleman SBCInternational- Boosaaso
  12. Equipment delivered by heavily-armed guards
  13. Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Puntland oo shaacisay in la bilaabay baaritaankii macdanta pl. Wasiirka Macdanta iyo tamarta ee DGPL Xassan Cismaan Aloore oo maanta la hadlayay saxaafada ayaa shaaca ka qaaday in ay haadan kooxdii ugu horaysay ee baaritaan samaynaysa ay maanta u anbabaxeen deegaanka dharor Band oo ay ka bilabayaan baaritaanka macdanta baarista ee deegaanada DGPL. Wasirka ayaa sheegay in ay kumaakun oo reer Puntland ah ay si wayn uga faaiidaysan doonaan hawlaha shidaal baarida iyo soo saarista isla markaana ay wax wayn ka badalidoonto sicir bararka baahsan ee taagan waxana uu sheegay in ay ka shaqayndoonaan dad aad u tiro badan oo kumakun gaaraya kuwaasi oo u badnaan doona dhalinyarada ku sii jeeda tahriibta iyaga oo jibaaxaya badwaynta naftoodana khatar galinaya waa sida uu wasiirku carabaabaye. Hawlaha macdan Baarista Puntland ayaa ahayd tan ugu mashquulka badan Puntland iyadoo maamulka hada jiraa uu cimrigiisa ku qaatay soosaarista Macdan iyo shidaal laga soo saaro deegaanada Puntland kaasi oo aan ilaa iyo hada fari ka qodnayn sidoo kalena aysan muuqan wax dadaal ah oo ka muuqda maamulka iyo shirkadaha baaraya macdanta ee afka un laga sheego kuwaasi oo aan wali imaan puntland iyaga oo ay u dhamaystiran yihiin qalbkoodii baritaan diyaarna ay u yihiin in ay hawasha baaxada leh ay faraha lagalaan.
  14. Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Puntland oo shaacisay in la bilaabay baaritaankii macdanta pl. Wasiirka Macdanta iyo tamarta ee DGPL Xassan Cismaan Aloore oo maanta la hadlayay saxaafada ayaa shaaca ka qaaday in ay haadan kooxdii ugu horaysay ee baaritaan samaynaysa ay maanta u anbabaxeen deegaanka dharor Band oo ay ka bilabayaan baaritaanka macdanta baarista ee deegaanada DGPL. Wasirka ayaa sheegay in ay kumaakun oo reer Puntland ah ay si wayn uga faaiidaysan doonaan hawlaha shidaal baarida iyo soo saarista isla markaana ay wax wayn ka badalidoonto sicir bararka baahsan ee taagan waxana uu sheegay in ay ka shaqayndoonaan dad aad u tiro badan oo kumakun gaaraya kuwaasi oo u badnaan doona dhalinyarada ku sii jeeda tahriibta iyaga oo jibaaxaya badwaynta naftoodana khatar galinaya waa sida uu wasiirku carabaabaye. Hawlaha macdan Baarista Puntland ayaa ahayd tan ugu mashquulka badan Puntland iyadoo maamulka hada jiraa uu cimrigiisa ku qaatay soosaarista Macdan iyo shidaal laga soo saaro deegaanada Puntland kaasi oo aan ilaa iyo hada fari ka qodnayn sidoo kalena aysan muuqan wax dadaal ah oo ka muuqda maamulka iyo shirkadaha baaraya macdanta ee afka un laga sheego kuwaasi oo aan wali imaan puntland iyaga oo ay u dhamaystiran yihiin qalbkoodii baritaan diyaarna ay u yihiin in ay hawasha baaxada leh ay faraha lagalaan. Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Garoowe
  15. ^^^Its best to ignore them they are comedians. And Faroole is a big joke. Anyhow the oil project is underway.
  16. Its great news, and I congradulate Somalipride for the stance taken on this thread. Puntland is moving forward.
  17. ^^^Or shall we say they are confused, as we are with these pics, so conveniently gained by the looters media. The government does not loot anyone adeer, some officers might do. Thus a small issue. However your leaders are known Looters. Thus its a top down issue with you. As for "shame on you", you sound as depserate as Mrs Clinton. Next you will say "see you in Bakara market"
  18. ^^^lol. Adeer whats common knowledge is that your hero Ahmed Abdisalaan admited that thsoe were local looters dressed in the army garb. Now did he lie? Also now are you comparing that to the legendery looters Inc? The whole sale takeover of property, land and taxing the Shabbele river waters
  19. ^^^lol. No one, the looters are on the run from the law.
  20. ^^^Adeer take responsability for your actions. It was Somali's who clan cleansed Somali's from Mogadishu, it was Somali's who bombed Hargaysa and it was Somali's who ruined their country. Juje, adeer whats your point, what has watching anything done for you. You still think the clan will keep the loot. Sorry its the 2008 and not 1991.
  21. Shiikh Shariif ayaa daboolka ka qaaday in bur burka siyaasadeed iyo militeri ee soo gaaray maamulkii maxkamadaha ee sanadkii 2006 mudo 6 bilood ah ka talinayay gobolada koofureed uu aabe u ahaa Xasan Dahir Aweys, uuna isaga mas'uulka ka yahay in aan maanta ku sugnaano dalka dibediisa. At last the truth is coming out..