General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Mcsame, Mcbush and a third term for Bush will stick. Its good news for Obama.
  2. Xasan Dahir gave a press conference in Asamara, that holly city.
  3. Dowlada Eritreya oo ku amartay isbaheysiga dib u xoreynta in ay si deg deg ah uuga baxaan Shirka Wednesday, 14 May 2008 Dowlada Eritreya ayaa wax ay ku amartay isbaheysiga dib u xoreynta Somalia in ay si deg deg ah uuga baxaan shirka kuna soo laabtaan Wadanka Magaalada Casmara sida ana ka soo xiganay wafdiga Isbahysiga ee ku sugan magaalada Djabuuti Wararka naga soo gaaraya magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa sheegaya in wafdigii isbaheysiga dib u xoreynta Somalia uga qeyb galayey wadahadaladii labo maalmood ka hor ka furmay magaaladasi ay ka baxaan shirka kuna soo laabtaan magaalada Asmara Wafdiga uu Hogaaminayay Cabdi raxmaan Dheere ayaa waxa ay hada ku jiraan shir deg deg ah waxa ya is ku khilaafsan yihiin in ay dib uugu laabtaan Magaalada Asmara inakastoo qaar ka mid ah ay ku adkeesanayaan in aan shirka laga bixin Lama oga illaa hadda in wafdiga isbaheysiga ay shirka uga baxeen arimo la xiriira wadatashi ay la soo yeelanayaan mas’uuliyiinta sare ee isbaheysiga ee ku sugan magaalada Asmara inkastoo warar aanu ka helnay magagaalada Asmara uu ku amray madaxwaynaha Eritreya Q.M ayaa ka walaacsan amarka ka soo baxay Go,aanka ay qaateen kooxda Asmara waxaa laga yaaba in galabta ay dib uugu soo laabtaan Asmara
  4. It was a good move, a top leader in Mogadishu for three days.
  5. ^^^The Ethiopians are part of the AU forces adeer.
  6. The loss of the republicans is the bigger storry. There is a political shift in the air.
  7. Dhirkaan oo ay soo qabanqaabisay qaramada midoobay, howshiisuna socotay mudo sannad ka badan ayaa sidaan aan horey u sheegnay burbur ku dhamaaday. Kooxaha mucaaradka ayaan u madaxbananayn wada hadal dhab ah oo ay la galaan dowlada KMG ah.
  8. Xubin muhiim ah oo ka tirsanaa kooxda Asmara ayaa si hoose looga soo xigtey inuu yiri “Ma jirto dowlad caawimo iska bixisa ujeedo la’aan anagana Asmara waxaan ku joogna dilalka suuqa bakaaraha, weerarada saldhigyada booliska xamar, iyo miinooyinka aan dhulka ku aasno marka waa dan is weydaarsi”
  9. The president is spot on, those in Asmara can do nothing more than kill more civilains. Even Asamara will not be safe.
  10. Ugu dambeyntiina, Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki waxaa uu ku gacan seyray eedaha loo soo jeediyo Dowladdiisa, wuxuuna been iyo wax la dhoo-dhoobay ku tilmaamay in kacdoonka ka socda Soomaaliya uu yahay mid argagixiso ay ka dambeyso. Obviously he is behind the "uprising" and not the terror networks
  11. Madawxweynaha Eritrea oo Qaramada Midoobay ku eedeeyay in ay kala jebineyso Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki Arbaco, May 14, 2008(HOL): Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa Qaramada Midoobay ku eedeeyay in ay kala jebineyso Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ee dagaalka kula jira Ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Madaxweyne Afwerki oo wareysi dhif ah siiya warbaahinta Reer Galbeedka ayaa wuxuu u sheegay Wakaaladda Wararka Reuters in Qaramada Midoobay ay dalka Jabuuti ku qabatay wada hadallo ay uga gol-leedahay in ay ku kala qeybiso Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya. “Wax fikrad ah kama heysto sababta ay Qaramada Midoobay sidaas u yeeleyso oo aan ka ahayn in ay dooneyso in ay kala qeybiso Isbaheysiga Dib u xoreynta iyo in ay daciifiso awoodda Kooxaha Mucaaradka, waana mashaakil laga abuurayo halkan iyo xagaba, waxaase laga yaabaa in aaney wax natiijo ah ka soo bixin waxyaabaha ay sameyeneyso Qaramada Midoobay oo aaney cidna dan ka lahayn. Madaxweyne Isaias Afwerki oo ay marti u yihiin inta badan Xubnaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya waxaa uu sheegay in kacdoonka looga soo horjeedo Ciidamada Itoobiya ee taageera Dowladda Federaalka Soomaaliya uu yahay Dhaqdhaqaaq shacabka uu taageero oo si aan xaq ahayn ay Mareykanka iyo Wadamo kale ay ugu tilmaameen argagixiso, “taasi waa qeyb ka mid siyaasadda cabsi-gelinta oo dadka loogu cag-jugleynayo oo loogu marmarsiyoonayo si qiil loogu sameeyo argagixisada, mareykanka wuxuu doonayaa in uu qiiq ku qariyo fashilka uu ku fashilmay arrimaha Soomaaliya”ayuu yiri Madaxweyne Afwerki. Mareykanka iyo Qaramada Midoobay ayaa Dowladda Eritrea ku eedeeya in ay sii hurineyso colaadda ka taagan Soomaaliya, iyadoo si gaar ah loogu eedeeyo in ay hubeyso kooxaha ka dagaalamaya Soomaaliya ee ka soo horjeeda Dowladda Federaalka, wuxuuna Mareykanka mar ugu hanjabay Eritrea in uu ku dari doono Liiska Dalalka taageera Argagixisada. Ugu dambeyntiina, Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki waxaa uu ku gacan seyray eedaha loo soo jeediyo Dowladdiisa, wuxuuna been iyo wax la dhoo-dhoobay ku tilmaamay in kacdoonka ka socda Soomaaliya uu yahay mid argagixiso ay ka dambeyso. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  12. Muqdisho: "Waa arin lagu farxo in maanta sama falayaal ay noqdaan Askarta Itoobiya ee na caawineysa, iyagoo waliba inta Mushaarkooda iska soo jaray raashin gar gaar ah ugu soo iibiyay dadka qaxootiga"Gudoomiyaha Arimaha Bulshada gobalka Banaadir. 14. maj 2008 Muqdisho (AllPuntland) - Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ee dhinaca arimaha Bulshada Maxamed Cismaan Cali Dhagaxtuur ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada Itoobiya ay yihiin kuwa Muqdisho u jooga Nabad Ilaalin. Gudoomiyaha ayaa meesha ka saaray wax dagaal ah oo u dhaxeeya shacabka iyo Itoobiya, isagoo sheegay in Itoobiya dalka u joogto nabad ilaalin, isla markaana shacabka soomaaliyed aysan dagaal la galeyn. Isagoo ka hadlayay Munaasabad maanta deeq raashin loogu qeybinayay Dad qaxooti ah oo ka soo barakacay Muqdisho ayuu ku amaanay Ciidamada Itoobiya howlaha bani'aadanimo ee ay u sameeyeen dadka qaxootiga ah. "Waa arin lagu farxo in maanta sama falayaal ay noqdaan Askarta Itoobiya ee na caawineysa, iyagoo waliba inta Mushaarkooda iska soo jaray raashin gar gaar ah ugu soo iibiyay dadka qaxootiga"Gudoomiyaha Arimaha Bulshada gobalka Banaadir.ayuu yiri Mr Dhagaxtuur. Mr Dhagaxtuur ayaa sheegay in ay ku amaanan yihiin Ciidamada Itoobiya gar gaarkaas bani;aadanimada ah oo ah kii ugu horeeyay, isagoo sheegay in gar gaarada hada laga sugayo kaliya Hey'adaha Sama falka. Wuxuu sheegay in waxa haatan dagaalka u dhaxeeyo ay yihiin Ciidamada Dawlada iyo kooxaha ka soo horjeed, isagoona tilmaamay in ay ugu baaqayaan Kooxaha ka soo horjeeda in ay yimaadaan Miiska wada hadalka. "Ciidamada Itoobiya iyo Shacabka wax dagaal ah uma dhaxeeyo, Nabad ilaalin bey u yimaadeen, waxa dagaalamaya waa Ciidamada Dawlada iyo kooxaha ka soo horjeeda"Ayuu mar kale ku celiyay Gudoomiye Dhagaxtuur. Maanta ayay aheyd markii Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Xerada Wasaarada Gaashaandhiga ay deeq raashin ah u qeybiyeen Boqolaal qoys oo ka soo barakacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho, kuwaasoo ku sugnaa xero ku taal Degmada Deyniile. Cabdicasiis Maxamed AllPuntland
  13. FAALO: NIN AFAWERKE KA AMAR QAATAA MA AFLAXO Posted to the MOL May 14, 2008, 2:53 pm In badan baan maqalay iyadoo kooxaha fadhigoodu Asmara yahay ee martida u ah ee Isias Afarwerke ay ku eedaynayaan dowalada Soomaaliya inaanay (dowladu) xor u ahayn go’aankeeda oo taladu ka go’do Meles Zanawi iyo maamulkua Itoobiya, laakiin dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee soo ifbaxay intii Qaramda midoobey isku deyeysey inay nabad arimaha soomaaliya ku dhamayso gaar ahaan shirka la doonayey in laga furo Jabuuti waxaa cadaatay in cida aan talada u madax banaanayn ee loo arimiyaa ay tahay Kooxaha dilka iyo deganaansho la’aanta ka wada soomaaliya ee la baxay Isbahaysiga (lama garanayo cida is bahaysatay!). “Khaladka ay samaysay Qaramada midoobey waxaa weeye in ay dhayal-satay khilaafka xuduudeed ee soo kala-dhexgalay Ereteeriya iyo Jabuuti kaasoo ay ahayd in marka hore intaan kooxda Asmara loogu yeedhin Jabuuti la xaliyo khilaafka labada dowladood, maxaa yeelay Ereteeriya uma ogalaan doonto in shirka jabuuti guulaysto iyadoo ka caraysan Jabuuti, waxaana dhacaysa inay kooxda dib ugu yeerato” sidaa waxaa yiri Cadiyah Ciisawi oo ah khabiir masri ah oo ku xeel dheer arimaha geeska Afrika mar uu ka qayb gelayey dood BBC laanta Afcarabigu diyaarisay oo ku saabsanayd shirka Jabuuti. Dhinaca kale ma jirto mucaaradad ama “kooxo kacdoon wada” (sida saxaafad beeleed yadu ugu yeedhaan) oo aan ku tiirsanayn ama aan gacan ka helin dowlado shisheeye laakiin marka taariikhda la eego ma jiro mucaaradad sharaf leh oo abid ku negaadey ama u dulqaatay dhaqanka qalafsan ee Asias Afewerke. “Intaan madaxa u ruxi lahaa awaamirta ar-xanka daran ee Afwerke waxaan ku samrayaa kuwa (awaamirta) Cumar Al-Bashir oo ugu yaraan aan ka sulaysanayn in Sudan khariidada caalamka laga waayo” Sidaa waxaa yiri Sadhiq Al Mahdi ra’isal wasaarihii hore ee Sudan mar uu isaga baxay Isbahaysi la dagaalamayey dowlada Sudan oo fadhiigiisu ahaa Asmara. Xubin muhiim ah oo ka tirsanaa kooxda Asmara ayaa si hoose looga soo xigtey inuu yiri “Ma jirto dowlad caawimo iska bixisa ujeedo la’aan anagana Asmara waxaan ku joogna dilalka suuqa bakaaraha, weerarada saldhigyada booliska xamar, iyo miinooyinka aan dhulka ku aasno marka waa dan is weydaarsi” Sida ay qortay wakaalada wararka ee Islaamka NABA (Islamic News Agency) Isiyas Afawarke waa saaxiibka ugu dhow ee Yuhuudu ku leedahay qaarada Afrika isla markaasna u adeega danaha deganaansha la’aanta ah Israa’iil, markaa waxaa la gudboon kooxda Asmara in ay doontaan xulfo kale oo u dhaabta ninkan dadkiisiiba ka dhigay waxa uu baro kiciyey iyo wax uu jeelasha ku buuxiyey. (halkan ka eeg waxa wakaalada NABA ka qortay oo Afcarabi ah)
  14. ^^^They are political novices, their whole agenda was absed on guns and murder. Xiin, the Asamara group seem to be confused and talks are between groups. If they have left who does the government talk to? TFG has no issues with Djibouti or the UN.
  15. [/b] Republicans Try to Regroup After Another Setback By CARL HULSE and ADAM NOSSITER Published: May 14, 2008 House Republicans struggled to regroup Wednesday in the aftermath of a devastating election loss in Mississippi, acknowledging that their party faced a significant challenge in November after the loss of three Republican seats in special elections this year. It was another wake-up call that we have to show Americans that we can fix the problems here in Washington and fix the problems they deal with every day,” said Representative John A. Boehner of Ohio, the House Republican leader. Republicans said that
  16. GOPer compares brand to bad dog food Posted: Wednesday, May 14, 2008 6:05 PM by Domenico Montanaro Filed Under: Congress, Republicans, 2008 From NBC's Mike Viqueira A former House GOP leader is calling this year's political atmosphere "the worst since Watergate and is far more toxic than the fall of 2006," citing "deep seeded (sic) antipathy toward the president." Rep. Tom Davis wrote a 20-page treatise (see earlier note) assessing the state of the Republican Party as we head into the summer and presented it to House GOP rank and file this morning. Davis, who is retiring, is rumored to be interested in finishing his term as the head of the GOP House campaign arm. We are hearing a lot today from Republicans and their concern about their "brand," and Davis takes it to another level in his memo; "a congressional GOP brand tied to George Bush is struggling"; "...deep seeded antipathy toward the president, the war, gas prices, the economy, foreclosures and, in some areas, the underlying cultural differences that continue to brand our party." And the kicker, "the Republican brand is in the trash can...if we were dog food, they would take us off the shelf." And just in case anyone is laboring under the illusion that the party can remake itself in the image of John McCain, Davis asserts, "McCain has his own branding and it is not consistent with congressional Republican branding." Up-and-coming Rep. Eric Cantor thinks that "the paradigm has shifted" for Republicans, and that what has happened last night in Mississippi, and earlier in Illinois and Louisiana, is a "trailing indicator" of an unpopular administration. Trying to link Democratic candidates to Obama "just didn't work" in Cantor's view. "The country doesn't want to hear too liberal, too this, too that," he said. The country wants positive solutions, he added. Cantor’s statements are directed not only at party leadership, but also at grassroots and state-party establishments. It remains to be seen whether the fallout from Mississippi will result in heads rolling here in Washington. Meetings continue tonight and tomorrow morning.
  17. A lot is being said right now to the effect of, "What took him so long?" Some people are criticizing John Edwards for not endorsing sooner. I happen to think that today is the perfect day for Edwards to endorse, not so much because he was trounced in West Virginia yesterday, but because of the current state of the race and because of past statements made by John Edwards and his top advisers. John Edwards said that he would not make an endorsement until the race was over -- until the nominee was determined. Then, today, after Obama received a trouncing in West Virginia, he announces his endorsement. Some have questioned this, asking why he is going back on his word and endorsing before the race is over. I don't think he is going back on his word at all. He is sending a message, and that message is, "The race is over." John Edwards is saying, let's circle the wagons. Obama is our guy. The people have spoken. The race for Democratic presidential nominee is over. Yesterday, I wrote a Daily Kos diary about an article that Joe Trippi wrote in Campaigns and Elections Magazine. He expressed regret that he had advised Edwards to follow his heart when asked for advice of whether to withdraw from the presidential race. He said he wished he had told him to stay in the race. But, he added (and this is important):
  18. John Edwards endorses Barack Obama for president Elana Schor in Washington guardian.co.uk, Wednesday May 14 2008 Article history About this article guardian.co.uk on Wednesday May 14 2008. It was last updated at 22:36 on May 14 2008. John Edwards endorsed Barack Obama for president today, dealing a major blow to Hillary Clinton's hopes for prolonging the Democratic race into next month. Both Obama and Clinton had courted the 2004 vice-presidential nominee, paying personal visits to Edwards's North Carolina home and vowing to carry on his agenda to end poverty in the US. But Edwards waited until after his home state's primary last week to announce his support for Obama at a rally in Michigan. The loss of Edwards could cue up the Clinton exit that most of official Washington has expected since her lacklustre performance in North Carolina and Indiana. The former first lady's backers believed as recently as last month that they could win over Edwards after his wife, Elizabeth, said she preferred Clinton's healthcare plan. In recent days, however, Edwards appeared to be leaning on Clinton to quit the race. In TV interviews last week, he deemed Obama "the likely nominee" and warned Clinton against damaging the Democratic party's chances against John McCain by remaining in the race. Clinton loyalists told ABC news that Edwards gave them advance notice of his choice, adding: "Clearly it's upsetting … he brings the workers [to Obama]." The endorsement also opens the door to renewed speculation about what role Edwards would play in an Obama administration. The young and affable North Carolinian, who grew up in a working-class family, has been mentioned as a possible attorney general or running mate for Obama. Edwards's announcement leaves Al Gore as the most influential party figure remaining neutral in the fading Democratic race. Congressional leaders Nancy Pelosi and Harry Reid have vowed to refrain from endorsing before a nominee is chosen, but Reid this week began openly addressing Clinton's future - in Congress, not the White House.
  19. John Edwards Endorsing Obama The Huffington Post | May 14, 2008 03:43 PM ABC News confirms that John Edwards will endorse Barack Obama at an event tonight in Michigan: Former Sen. John Edwards is endorsing Sen. Barack Obama's presidential candidate Wednesday evening, in a dramatic attempt by the Obama campaign to answer concerns regarding Obama's appeal to working-class voters, several senior Democratic sources tell ABC News. Edwards, who ran for president on a platform of eradicating poverty, plans to appear alongside Obama in Grand Rapids, Mich., Wednesday evening. The event comes one day after Sen. Hillary Rodham Clinton defeated Obama by 41 points in the West Virginia primary, and Edwards' endorsement will give Obama a key establishment stamp of approval as he attempts to close out the nominating process. ... A source close to the Clinton campaign said the Edwards camp gave the Clinton folks a head's up. "Clearly it's upsetting" the source tells ABC. "He brings the workers" to Obama.
  20. Aferwarki and his attack IndaCade sent a message to the clowns who followed. However the TFG comes out good from this incident. They sent a united delegation, and held no preconditions. The Asmara group are divided and no more than puppets for Eritrean interest as their name clearly highlights.
  21. ^^^lol. Adeer you must have other things to do ?