General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Maxamed Dheere”Alshabaab oo ah koox loogu tala galay diinta in ay ceebesyo ayaa masuul ka ah dilalka lala beegsado dadka wax galka ah” Guddoomiyaha gobalka Banaadir Maxamed cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa ku eedeeyay ururka Al Shabaab masuuliyadda dilalka bar tilmaameedsiga ah ee ka dhanka ah shaqaalaha gargaarka iyo dadka kel ee wax tarka u leh bulshada Soomaaliyeed. Guddoomiyaha gobalka Banaadir Maxamed cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa ku eedeeyay ururka Al Shabaab masuuliyadda dilalka bar tilmaameedsiga ah ee ka dhanka ah shaqaalaha gargaarka iyo dadka kel ee wax tarka u leh bulshada Soomaaliyeed. ”Alshabaab oo ah koox loogu tala galay diinta in ay ceebsyo ayaa masuul ka ah dilalka lala beegsado dadka wax galka ah” ayuu yidhi guddoomiyaha gobalka Banaadir maxamed dheere oo saxaafada war siiyay maanta. “Niman diinta in ay ceebeeyaan loogu talagalay gaalana u adeegaaya oo la yiraahdo Takfiir qeybna ka ah Alshabaab ayaa masuul ka ah dilalka maalmahan kasoo cusboonaaday dalka”ayuu yidhi guddoomiyaha gobalka Maxamed Dheere. Waxaa uu sheegay guddoomiyihu in dilalka sida gaarka ah loola eegto gaancsatada iyo nimanka ka shaqeeya hey’adaha samafalku ay yihiin shaqo ay shabaabku qabteen. “aad ayaan uga xunahay dilalkii loo geystay afhayeenkii gaancsatada,guddoomiyihii guddiga agoonta iyo kii ugu dambeeyay ee lagula kacay madixii UNDP”ayuu hadalkiisa sii daba dhigay guddoopmiyaha gobalka oo sheegay in nimankani ay yihiin kuwo usoo dhar dhigtay in ay shacabka indhaha ka ridaan.
  2. Maamulka gobalka Banaadir oo sheegay in howlgaladii amaanka lagu sugayay ay dib u bilaaban doonaan. Maamulka gobalka Banaadir ayaa maanta shaaca ka qaaday in dhawaan magaalada Muqdisho ay ka bilaabmi doonaan howlgallo amaanka lagu sugayo si meesha looga saaro maliishiyooyinka afka duubta ee dadka laaya,iyagoo u shaqeynaya qolooyin dano gaar ah leh. Maamulka gobalka Banaadir ayaa maanta shaaca ka qaaday in dhawaan magaalada Muqdisho ay ka bilaabmi doonaan howlgallo amaanka lagu sugayo si meesha looga saaro maliishiyooyinka afka duubta ee dadka laaya,iyagoo u shaqeynaya qolooyin dano gaar ah leh. Gudoomiyaha gobalka Banaadir Maxamed Dheere oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in kadib marka uu ra’isul wasaraha Soomaaliya dalka dib ugu soo laabto ay ciidamada amaanku dib u bilaabi doonaan howlgaladii hakadka galay ee amaan sugida. “Anagu waan joojinay dhaq dhaqaaqyadii amaan sugida ahaa sababtuna waxaa ay tahay heshiiskii lagu gaaray dalka Jabuuti oo xanibayay in dhaq dahqaaq ciidan la sameeyo,laakin taa waxaa ka faa’iideystay qolooyinka afka duubta ee dadka laaya”ayuu yidhi gudoomiyaha gobalka Banaadir Maxamed Dheere. “Waxa aanu sugayno waa in ra’isulwasaaruhu uu dalka kusoo laabto oo keliya,laakin ciidamadii amaanka sugi lahaa waa diyaar”ayuu hadalkiisa sii daba dhigay guddopopmiyaha gobalka Banaadir Maxamed Cumar xabeeb “Maxamed Dheere”.
  3. Wax qabadka xukuumadda Nuur Cadde oo la dhaliilay Baydhabo (HR Media) Xildhibaanada baarlamaanka federaalka qaarkood ayaa maanta waxay cambaareyn u jeediyeen xukuumadda federaalka ee Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde. Xildhibaan Maxamed Isxaaq Afaraale oo ka hadlay kulan maanta uu isugu yimid baarlamaanka ayaa sheegay in xukuumadda Prof. Geedi ay lumisay magaalooyin badan oo ay dowladda kmg ah xukumeysay. Waxa uu sheegay inay jiraan deegaano badan oo ay dowladda kmg ah ah maamulin. Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ayaa hoolka baarlamaanka ka sheegay in Ra’iisal wasaare Nuur Cadde uu ka bixi la’yahay duulimaadyo uu ku tago dalal badan oo casuumaad uu ka hel. Xildhibaan Xiddig wuxuu kaloo sheegay inaanu jirin wasiir ka tirsan xukuumadda Nuur Cadde oo shaqo ka haya dalka gudihiisa. Wasiirka Gaashaandhigga ee dowladda kmg ah Muxyidiin Maxamed Cali oo shirka fadhiyay ayaa iska difaacay dhaliisha loo soo jeediyay. Cali Ilyaas Cabdullaah Baydhabo
  4. ^^^Adeer you have no idea waht you are talking about. As for this action, its a depserate move from this group and we will deal with them. They targeted the wrong group saxib. They bite at unarmed people, when they bark and come out they end up going into exile in Asamara.
  5. ^^Adeer the Al Shabaab and Xasan dahir are behind it. The man deceased was targeted because of the sub clan he was from. lool. Resistance Yusuf chased Dahir Aways when he the warden had a large army and confused following way back. but this assination is a big mistake and insha Allah will wake up the city of Galkacyu and its clans to the danger now lurking.
  6. Mudaharaad Xoogan Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Galkacyo Waxaa maanta ka dhacay Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug Mudaharaad aad u xoogan oo ay dhigayeen Shacabweyne ka xanaaqsan dilalka ka dhacaya Magaalada Galkacyo oo ayna jirin ilaa hada cidloo soo qabtay dilalkaan, Banaan baxaan oo ay dhigayeen shacabweynaha ku dhaqan Magaalada Galkacyo oo ay ka muuqatay caro aad u xoogan ayaa ku soo beegmaya xill Magaalada Saaka aroortii kooxo hubaysan oo ka mid ah kooxaha rabshadaha ka wada Magaalada Galkacyo Sida la,aaminsanyahay Ku tileen ALLE ha u naxariistee Marxuun Cali Jaamac Biixi oo ahaa Madaxa Mashruuca Biyaha Magaalada Galkacyo, Dilka lagu la kacay Marxuunka ayaa waxaa uu ahaa Mas,uulkii ugu danbeeyay ee kooxaha hubasan ay ku dileen Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug iyadoona dadweynuhu ay aad uga xumaadeen arinkaan, Marxuunka oo aad looga yaqaanay Magaalada Galkacyo ayaa dadweynaha ku dhaqan Magaalada Galkacyo markay Maqleen Geeridiisa ay dhamaantoodba Banaanbaxyo ka dhigeen Gudaha Magaalada, Shacabka Magaalada Galkacyo ku dhaqan oo kooxaha hubaysan ay bartilmaameedsanayaan Nabadoonadooda iyo waxgaradkooda ayaa waxaa ay wacad ku mareen inay tilaabo adag ka qaadi doona kooxaha falalkaan foosha xun kula kaca dadka an waxba galabsan, Dadweynaha Magaalada Galkacyo ayaa Maanta waxaa wajiyadooda ka muuqatay Murugo aad u xoogan oo qaarkood ku muujiyay Mudaharaadkii xooganaa ee ay Maanta ka dhegeen Magaalada iyagoona sheegay ina tilaabo adag ka qaadi doonan kooxaha rabshadaha ka wada Magaalada, Guud ahaan Magaalada Galkacyo ayaa Maanta waxaa ay tahay mid aad u cakiran iyadoona gudaha Magaalada iyo daafaha raga maqlayo rasaas goos-goos ah iyadoona shacabka Magaalada ay tuurayaan dhag xaan, Dhinaca kalayto Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Puntland oo socdaal Maalmahaan ku joogay Magaalada Galkacyo ayaa waxaa shir deg deg ah la qaatay isimada Gobalka Mudug oo looga hadlayo Xaalada amaan ee Magaalada Galkacyo, Shirkaan oo ahaa shir xasaasi ah isla oo isimada Gobalka Mudug la qaateen Madaxweynaha Puntland oo looga hadlayo dilalka iyo amaan darida ku soo baahaysa Magaalada Galkacyo ayaa loo diiday inay Saxaafadu ka soo qayb gasho, Si kastaba ha ahaatee Shacabka Magaalada Galkacyo ayaa ka warsugaya shirkaan waxayaabaha ka soo baxa iyo go,aanada intaba iyagoona wacad ku maray ina tilaabo cad qaadi doonaan hadii go,aano deg deg ah arintaan laga qaadan, Marxuunka ayaa waxaa kooxo hubaysan ku dileen meel an saas uga fogayn Masaajidka Salaama ee uu marxuunka salaada subax ku soo togaday iyagoona dilka ugu gaystay Inta u dhaxaysa Masaajidka iyo Xawaalada Dahabshiil, Marxuunka ayaa waxaa lagu aasay Qabuuraha cir jiife ee ku yaala duleedka Magaalada Galkacyo iyadoona aaskiisa ay ka soo qayb qaateen shacabweyne ku manaan gaaraya iyo Madaxda Puntland oo uu ka midyahay Madaweynaha Puntland Cade Muuse, Ilaah waxaan marxuunka uga baryaynaa inuu ilaah janadiisa Fardows ka waraabiyo eheladii iyo asxaabtii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin aamiin aamiin, Ciidamada Amaanka Magaalada Galkacyo ayaa haatan ah ku amaanka sugaya iyadoona maruu madaxweynaha Puntland Cade Muuse uu shalay ka hadlayay Saxaafada uu sheegay inuu Magaalada Galkacyo u soo gaaray Arimaha amaanka sidii waxlooga qabanlahaa haatana Ciidamada amaanka ay howlahooda sii wadanayaan, Wixii ka soo kordha Galkacyo Kala Jaanqaad allmudug.org,Iyadoona haatan Magaalada Goobaha Ganacsugu Dhamaan ay wada xiranyihiin oo an lay nahay dad goobjoogayaala, Xafiiska Warqabadka allmudug.org ee Dalka Malaysia Saciidnadaara@hotmail.com,
  7. Adeer Xasan Dahir is a former priosn warden, he knows how to assaisnate, but dealing with U? This an editorial by Mudugonline.com, like I said we know who is behind this and we will deal with it. If they are so strong why not capture Galkacyu>?
  8. Adeer nothing greater than overcoming a struggle. These assasinations are from who?, why now? Its simple Galkacyu is being targeted, and easy targets mind you, a man going to a Mosque at dawn. A man walking in the market. These are not military targets and how is it a blunder from the admin, if we have crazed clan killers running around hiding ina huge city. Yes steps will be taken to address this but we will not lose courage and we will not assasinate their clans men, we will not lose who we are saxib. Also your whole stance is to destabalise the state, we know who is behind this and we will deal with them. No clan no admin and no man will be made a scapegoat for the actions of the clan killers. We will continue in holding fast and you can make the same argument of "why does Puntland not kill itself and help Xasan dahir and his killers". Not gonna happen.
  9. ^^^Adeer why are you laughing, you have no idea who Al Shabaab are. They are the militias who murdered and chased your clan's men out of Mogadishu in 1991. Thus haha. We know how to deal with Xasan dahir Aways. So dont get involved little man.
  10. Ururka Alshabaab ee uu madaxda u yahay SH. Xasan Daahir Uways oo shirqoolo ba’an Gaalkacyo ka wada Posted to the MOL July 9, 2008, 5:49 am Ka dib markii saaka shirqool lagu dilay allaha u naxariistee Cali Jaamac Biixi ayaa wararka aan Gaalkacyo ka helayno waxay sheegayaan in nimankii dilka gaystay ay gaari ku carareen iyagoo galay koonfurta Magaalada oo ay ka taliyaan maamulka Galmudug. Ma ahan markii ugu horeysay ee dad shirqool fuliyay ay u cararaan koonfurta Magaalada. Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ururka Alshabaab ee uu madaxda u yahay Sh. Xasan Daahir Uways balan ku qaadeen inay u aargooyaan abaanduulihii Alshabaab ee maraykanku ku dileen magaalada DHuusamareeb. Sh/ Aweys ayaa maleeshiyo u soo diray magaalada Gaalkacyo ujeedadoodu tahay inay iska horkeenaan qabiilada magaalada degan si ay ukala jabiyaan beelaha taageersan dowlada KMG ah. Waxaa muuqata in qidada Alshabaab ay illaa hadda shaqaysay iyadoo maamulka Koonfurta Gaalkacyo diideen inay wax wada shaqayna la yeeshaan Puntland si loo sugo amaanka magaalada gaalkacyo oo ay wada degan yihiin beelo badan. Mudugonline.com
  11. Gaalkacyo: Mudaharaad Rabshado wata oo ka socda Magaalada Gaalkacyo. 9. juli 2008 A Gaalkacyo(AllPuntland)- Markii Saakadii hore la dilay Mid ka mid ahaa Waxgaradka Magaalada Gaalkacyo ,markaasna Maamule ka ahaa Shirkada Biyaha ee Magaalada Gaalkacyo ayaa waqtigan Magaalada Gaalkacyo waxaa ka socda Mudaharaad rabshada wata. Dad badan una Badan haween & caruur ayaa dhagxaan badan waxa ay ku soo xireen inta Badan goobaha ganacsiga ee Magaalada Gaalkacyo ,ayagoo ku dhawaaqaya hadalo looga soo horjeedo dadka geysanaya falalka dilalka ah. Qaar ka mid ah dadkan waxa ay ku dhawaaqayaan hadalo umuuqda kicin ,oo ay kaga dalbanayaan dawladda Puntland & Waxgaradka gobalka in ay u istaagaan ka waxqabashada falalka amaan daro & dilalka loo geysanayo dadka aan waxba galabsan markaasna ka mid ah waxgaradka Magaalada Gaalkacyo. Dad badan ayaa socod hada ku maraya wadooyinka waa weyn ee magaalada ,ayagoo socdaalkooda ka soo bilaabay Dhanka Garoonka Magaalada Gaalkacyo ,waxa ayna ku socdaan Wadooyin badan oo kuyaala Magaalada. Waxa ay Mudaharaadayaashu sababeen in Wadooyinka waa weyn ee Magaaladu aysan cidna joogin waxa ayna adeegsanayaan dhagxaan xoog leh ,ayagoo ku tuuraya goobaha ay fadhiyaan dadku ,waxa ayna ku hadlayaan hadalo umuuqda kuwa ka soo horjeeda dilalka macno darada ah. Mudaharaadkan horey cidna uma sheegin lamana ogeyn ,waxaana sabab u ahaa dilkii Salaadii Subax loo geystay Allaha unaxariistee marxuum Cali Jaamac Biixi oo siweyn looga yaqaaney gobalada Puntland ,gaar ahaana Magaalada Gaalkacyo. Daqiiqadaha nagu soo socda waxaa lafilayaah in ay kulan deg deg ah yeeshaan Salaadiinta gobalka Mudug ,intooda hada ku sugan magaalada Gaalkacyo ,ayagoo ka wada xaajoonaya arimahan soo noqnoqday & talaabada ay sida deg deg ah ku qaadi karaan Dadka ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo,falalkan aan horey looga aqoon Magaalada. Dilkii xalay loo geystay Marxuum Cali Jaamac Biixi wuxuu ahaa noqonayaa dilkii 12 aad ee ka dhaca Magaalada Gaalkacyo todobaadyo gudahood loona geysto dad waxgarad ah oo siweyn looga yaqaano Magaalada Gaalkacyo ,markaasna aan la aqoon cidii ka dambeysa ama aan la soo qaban. F. C. Geylan AllPuntland
  12. Ina lilah wa ina illahe rajucuun My condolence to the family to reer Bixi and to the city of Galkacyu & Mudug for this loss.
  13. Magaalada Gaalkacyo ay maanta ka jirto xiisad ka dib markii saaka shirqool lagu dilay Cali Jaamac Biixi Posted to the MOL July 9, 2008, 5:49 am Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta waxaa ka jira xiisad xasilooni daro ah ka dib markii dad ka xun shirqoolkii lagu dilay Cali Jaamac Biixi saaka ay mudaharaad rabshado wata ka dhigeen magaalada. Allaha u naxariistee Cali Jaamac Biixi ayaa saaka salaadii subax waxaa shirqool ku dilay niman bistoolado ku hubaysan kuwaasoo u baxsaday dhinaca koonfureed ee magaalada. Wararka aan ka helayno saaka magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in magaaladu kacsan tahay, dadkuna ay u muuqdaan kuwo quus ka taagan in ciidamada amnigu wax ka qabtaan shirqoolada abaabulan ee lagu laynayo waxgaradka magaalada gaalkacyo. Aaskii marxuum Cali Jaamac Biixi ka dib ayaa waxaa soconaya shirar ay yeelanayaan odayaasha magaalada iyo maamulka Puntland oo uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland Gen. Cadde Muuse oo dhowkii cisho ee aan soo dhaafnay ku sugnaa magaalada Gaalkacyo. Shirqoolka lagu dilay Cali Jaamac Biixi oo ahaa nin ganacsade ah oo magaalada aad looga yaqiinay ayaa noqonaya kii 10-aad oo kal dhaca magaalada Gaalkacyo dhow asbuuc gudahooda. Mudugonline.com
  14. Somali government destroys Mogadishu homes: I thought they had no power lander, are you contradicting yourself again?
  15. Northerner: Adeer you talk about leadership and its base in honesty. Who leads the secessionists? Dahir Riyaale Kahin, a former spy of Siyad Barre and Qad merchant. Faisal Warrabe, has anyone from the TFG parliament of 275 members ever made the comment Warrabe did with regards to Ethiopia? Look at Awil and so on. Thus yet again you make nonsocial utterances without self reflection. The Asamara/Al Shabaab group is pro unity, with their differences and their pretences they hold the same position as the TFG and I would say they would invade the North West without even flinching if they had the power. Thus if we look at it from a historical point, from current events you have no point what so ever. Secessionists have not only sold their mothers, but they have sold the very idea of Somalia, they have tried to dance not only with Ethiopia but the likes of Peter Thatchel to get their “recognition. Cayrow Jr, you are right Puntlanders support TFG and unity and deplore secessionists and clan fanatics.
  16. ^^^Adeer the TFG and allies entered Mogadishu without a fight, the clowns were defeated in the bush and then ran off. Then they started using the cities heavy populated areas as launching pads, causing the urban fighting which caused much mayhem. The irony is one side is using the children and women as shields to full fill their ambitions from afar in Asamara, then they ahve their fellows puppet lines about, genocide and civilain killings. Its a smart formula.
  17. Lool. Adeer Farax why are you getting angry? Calm down, chill a little. You remind me of your hapless leaders who make boasts start wars and then run, who hide behind child soldiers and use civilian homes as launching pads for their mortars and then they have you to sing about “victory” and then when they loose you are first to mention “genocide”. It’s a simple as cause and effect; the people had their homes, their lives when the clowns ran away to Asmara adeer. But again I am talking to Farax Brown, a good fellow though ill informed.
  18. Maxkiimta islaamka oo qirtey in dagaaladii Guriceel saraakiil sar sar kaga dhinteen Iyadoo todobaadkan dagaalo xoogan ay dhexmareen ciidamada Itoobiyaanka iyo Maxkamadaha Islaamiga, isla markaana dagaaladaasi ka dhaceen magaalooyinka Matabaan, Guri-Ceel iyo Muqdisho ayaa waxaa soo baxaya khasaaraha nafeed ee sababeen dagaaladaasi. Maxkamadaha Islaamiga oo dagaalkaasi ku lug lahaa ayaa waxay markii ugu horeysay ka hadleen khasaaraha dhankooda ka soo gaarey dagaalkaasi, waxaana afhayeen u hadley garabka hubaysan ee maxaakimta islaamka oo lagu magacaabo C/raxiim Ciise Cadow ayaa u sheegay bogga internetka ee Al-Jazeera.net in saraakiil ka tirsan maxaakimta ay ku dhinteen dagaala ay isaga horyimaadeen ciidanka Ethiopia iyo garabkooda gaar ahaan dagaaladii ka dhacay Gobolka Hiiraan iyo Galguduud. Afhayeenku wuxuu tibaaxay in hogaamiyihii kooxaha ka dagaalamaya Gobolka Hiiraan oo lagu magacaabi jirey Macalin Farxaan iyo Prof.C/laahi Cali Afrax oo ahaa kuxigeenkii Sheekh Xasan Daahir Aweys ee Gudoonka Golahii Shuurada Maxaakiinta ay ku geeriyoodeen dagaaladii ugu dambeeyey. Dhinaca kale warar si madaxbanaan ay ku heshay SBC International ayaa waxay sheegayaan in sidoo kale uu dagaaladii ugu dameeyey ku geeriyoodey Sheekh Xujaale oo isna ka mid ahaa maxakamadaha Islaamiga. Ustaad: C/xakiin Maxamed Cumar SBCInternational- Monitoring
  19. Again Farax brown comes rushing in delighting himself in showing yet again his limited understanding of the issue at hand. Can you read? The Duke was showing concern for an Ethiopian invasion of his country. The fact of the matter is the Ethiopians have not invaded, annexed Somalia. They came to the side of the legitimate government of the country; they have exchanged diplomats and have given military support. This to counter the Eritrean support given to the opposition. Again Farax Brown as I have said, you are not a big player here. Indeed you are a mere pawn being used by the likes of the secessionist who wants your clan to pay the price for their ambition. I am also falttered that you place such effort and accord respect to the Dukes numerous messages on SOL. Keep it up. What happened to the Mujahids?
  20. 1.Ethiopia has no bases in Puntland. 2.Can they invade Puntland?, they can not hold their clan regions, The answer is no. Aydeed who had much more power could not, how can these rag tag gans invade a region the size of Puntland? They would get lost the area.
  21. Castro et al I do fear the Ethiopians more than any warlord and any Somali actors. A 70 million population and a tough organized army is something to take into account. Also one must ask serious questions especially of the position one holds. My stance is based on reason and logic and not burdinternational law, the needs of the country and the interest of the The answer to my question was The UN Security Council, the AU and the international have since then made clear that the Ethiopians involvement is no more than the Ugandan’s, Burundians, Rwandans and other AU nations. Also the US and other powers are involved and thus guarantee my states sovereignty. Nice try though.
  22. I must applaud the courage of Caurow Jr compared to the lackluster and timid responses one has come to expect from the rest of the secessionists. However he has tended to show lack of information however like Ronald Reagan once said "I will not make age an issue …………... I am not going to exploit, for political purposes, my opponent's youth and inexperience," I will try my best to keepna stright face while responding to you saxib. Now in summary The secessionist are not only hypocrites they are confused. Mujahid Cayrow Jr you support whole heartedly and without doubt a secessionists movement which is historically based on the colonial experience. A colonial legacy which included Christian missionaries and racial mistreatment of the locals, the colonies greatest challenge came from a religious leader who is a hate figure amongst secessionist’s circles. The fallacy of the religious arguments today, while the whole Somaliland project is based on the value the clans think they gained from the “benevolent” British rule. Today [the junta which is pushing to make this secessionist dream a reality is led by former Siyad Barre goons, members of a regime your own myths state you have fought and is the reason for seceding. Adeer, the last point here that defeats your whole agenda is the name you carry and the secessionist’s project. You support your leader Riyaale’s open embrace of the US and his plea to them to open a base in Berbera similar to the one they have in Djibouti. You support this and believe it will give you an advantage. Yet you carry a the name of a fallen soldier of Al Shabaab who was taken out by the US military. Thus you love Cayrow & his enemies? How do you reconcile these desperate and opposing facts? The rest I will respond to in dues time. Duke
  23. Faahfahin Dagaalkii ku Dhaxmaray Ciidanka Ethopia Iyo Ciidanka Al-shabaab Matabaan. Dagaalkii Matabaan ka dhacay ee Al-shabab ku weeraren ciidamada ethiopia gobolada dhexe ayaa wararku sheegayaan in uu geystey khasaare aad u farabadan. Dhinaca Alshabaab waxaa kaga geeriyoodey ilaa 130 askari,waxaana ka mid ahaa hogaamiyihii ciidanka alshabaab ee gobolada dhexe Warsame Xaashi Sheikh Xujaale iyo ku xigeenkiisii Macallin Farxaan iyo aqoonyahan Cabdulaahi Cali Afrax "Asbaro" iyo nin kale oo ku xigay taliyihii sahanka iyo saanada iyo hogaamiyeyaal farabadan oo jagooyin kala gadisan ka heystey xoogaga Al-shabaab. Waxaa kaloo wararku sheegayaan in dhimashada ilaa 11 horjeege oo Al-shabaab ka tirsan ay ku geeriyooden dagaalkii maanta ka dhacay Matabaan. khasaaraha dhinaca ciidanka Ethipia,ka soo gaarey halka loo yaqaan jiirta Qabno sida ay goobjoogayaal sheegeen wuxuu ahaa mid isaguna xoogan ilaa iyo ciidamo badan aay kaga geeriyooden,sababtuna waxay ku sheegeen in meel goolaad ah lagu weeraray oo buur loo galay. Ciidamada Ethopia ayaa markii ay dhimasho badan soo gaartey ayey buurtii ay alshabaab dhufeyska ka dhigatey ku burburiyeen madaafiicda BM-ka oo Ciidamo badan oo ka mid ah Al-shabaab ay ku nafwaayen garaacitaan hubka culus ee PM-ka lagu qaraacay buurtaasi. Dhulka cabirkiisa lagu dagaalamayey ayaa waxaa uu ka koobnaa qayaastii 15 km ,ayadoo goobaha qaar lagu arkayo meydad ethopian ah iyo meydad al-shabaab ah oo talaabooyin isu jira ,taasina waxeey cadeynaysaa in gacanta la'isula tagay. Degmada guriceel waxaa xalay la geeyey dhaawaca 29 nin oo ka tirsanaa ciidanka Alshabaab sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ahi ee aagaas dagaalku ku qabsaday. xoogagii weerarka ku qaaday ciidamada Ethopia ee jiirta Qabno waxaa laga qabtay ilaa 37 baasuukaha nooca No=7 iyo rasaastooda oo ay ragii sitay ay geeriyooden. Si kastaba wararka ka imaanaya matabaan waxeey sheegayaan in dagaalkii maanta dhexmarey ciidanka Ethopia iyo Al-shabaab in uu geestey dhimasho aad u farabadan iyo dhaawac , waxaa kaloo ay dadku sheegen in dagaalkii maanta noociisa aanan waligiis la arag. Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com
  24. Maxaad ka taqaan C/laahi Cali Afrax (Asparo) Toronto (HR Media) C/laahi Cali Afrax oo ahaa ku xigeenkii gudoomiyaha Golaha Shuurada ee maxkamadihii Islaamiga, waxaana uu ku dhintay dagaal salaasadii dhexmaray ciidamo Itoobiyaan ah iyo kooxaha maxkamadaha Islaamiga kaasoo ka dhacay deegaanka Matabaan ee gobolka Hiiraan. C/laahi Cali Afrax waxa uu deganaa magaalada Toronto ee dalka Canada waxa uuna ka soo tegay ku dhowaad 10 sano ka hor isagoo ku biiray dhaqdhaqaaqyadii Islaamiga ee ugubka ka ahaa dalka Soomaaliya. Waxa uu ahaa nin kaalin firfircoon kaga jiray marka laga hadlay dhinaca dhaqaalaha sida uu qoray wargeys ka soo baxa dalka Canada. C/laahi Cali Afrax waxa uu dalka Canada tegay 1991-kii ka dib markii ay burburtay dowladdii Maxamed Siyaad Barre. Waxa uu ka qeybqaatay dagaaladii lala galay ciidamada dowladda kmg ah ee Soomaaliya iyo kuwa Itoobiyaanka isagoo la safanaa xoogagga maxkamadaha Islaamiga. Wixii ka dambeeyay markii magaalada Muqdisho laga wareegay xooagga maxkamadihii Islaamiga waxa uu Prof. Afrax ku sugnaa gobolka Galguduud. Prof. C/laahi Maxamed Afrax intuusan dalka Canada ka soo tegin waxa uu ka shaqeynayay shirkad xawaaladeed oo lacagaha kala gudbisa. Horseed Media