General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. MAGAALOOYINKA LAAKO IYO RAD AYAA WACDARO KA MUUJIYAY SOO DHAWAYNTII GENERAAL IKA JIIR[DAAWO SAWIRO] Laako:- Magaalooyinka Laako iyo Rad ee Gobolka Sanaag ayaa waxay maanta dhigeen Wacdaro aan horay loo arag iyada oo halkaasi lagu soo dhaweeyay waftigii Gen- C/laahi Axmed Jaamac Ilka Jiir, boqolaal Ruux ayaa isasa soo taagay wadooyinka magaaladaasi kuwaasi oo sitay Calamo iyo Boodhadh. Waftigii uu hormuudka u ahaa Gen- C/laahi Axmed Jaamac Ayaa maanta gaadhay magaalooyinka Laako iyo Raad ee dhinac Bari ka xiga magaalada Badhan, waftigaasi ayaa waxa ka mid ahaa Saraakiil sar sare oo ka tirsan Gobolka Sanaag iyo Koox wariyaal Reer Sanaag ah.
  2. The third republic is here. Duke is building a villa in Kismayu beach. Any refugees in SOL are welcome to vist me and my expectent group in the new Somalia. Norf I will take you Garowe, Galkacyu, Bossaso and Kismayu, all on me adeer.
  3. Abdullahi even if he dies today will not have any impact on the new third republic of Somalia. President Yusuf is a man who set the foundation for the state, Camir's concise argument summs it all up. The opposition dont even control the Youth, Al shabaab anymore.. Its over lads, the republic is back the people are in power and the farm looters are no more. No more IndaCade, No more Abdiqasin, No more Barre Huuraale., No more JVA..
  4. Indeed a victory for the unionist in the heart of SANAAG, Long live the new republic and Puntland...
  5. ^^^Adeer who are the Al-Shabaab or Kismayu. Its simple the youth of Waamo= Al Shabaab of KISMAYU. As for Xasan Turki, what ever help he gave may Allah reward him and guide him.
  6. Emperor, ina Adeer keep informing us saxib. Kismayu is my retirement city, insha Allah it will be ok. JVA is finished, thats the most important reality. Che ina Adeer, its good that Somali bllod should not be shed, thus in Mogadishu the clowns need to stop the blood letting, either they can takeoever or leave the population be at peace..
  7. Hiiraale and his anti governemnt stance "Kismayu is mine alone".. source
  8. source An article in a Somali based "Mujahid supporter" or an InadacADE site on Hiiraale, Kismayu and its importance of the JVA...
  9. ^^^Obviously saxib, because it only exists in your mind. The funny thing is we were in constant contact with the fighters of Kismayu from the beggining of their struggle and you rely on a website.
  10. Baardheere: Barre Hiiraale oo ku sii jeeda gobalka Gedo. 22. august 2008 Baardheere(AllPuntland)- Xildhibaan Barre Aaden Shire ( Hiiraale) ayaa maanta laga saaray Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose ,wuxuuna caawa ku sii jeedaa Magaalada Baardheere ee gobalka Gedo. Jenanka oo ay Maleeshiyadiisii u awood sheegteen Kooxo ka soo horjeeda Maamulkiisa ,ayaa galinkii dambe ee maanta isagoo wata gaadiid dagaal oo kooban ka baxay Magaalada Kismaayo duleedkeeda ,markii dagaalo xoog leh looga adkaaday. Warar hoose oo ku dhow dhow Xildhibaanka ayaa sheegaya in uu Barre Hiiraale ku sii jeedo Magaalada Baardheerre oo uu ka soo jeedo ,isagoo halkaasi kula kulmaya Odayaasha dhaqanka kalana hadli doona sidii loo siin lahaa ciidamo uu dib ugu laabto Magaalada Kismaayo. Gen. Barre Hiiraale oo dhawaan hadlayay ayaa sheegay in uu dagaal la gali doono Kooxaha ka soo horjeeda maamulkiisa, dagaalkaasi wuu dhacay waana tan maanta Xildhibaanka looga saaray magaalada Kismaayo. Wariye ka tirsan AllPuntland ayaa sheegay in uu Xildhibaanka iyo Ciidamo la socda ,ay ka baxeen Magaalada ayna sii baacsadeen Kooxaha ka soo horjeeda Maamulkiisa. Saarida maanta Gen. Barre Hiiraale & Xubnihii la socdey laga saaray Magaalada Kismaayo ,kama aysan hadlin dawladda Faderaalka ee Soomaaliya oo uu xubin ka yahay Barre Hiiraale, waxa ayna horey usheegtay dawladda Soomaaliya in ay Kismaayo isku hayaan beelo halkaasi dega. Gudoomiyihii gobalka Jubada Hoose Ilyaas Badal Gaboose, Duqa Magaalada Ibraahim Timajilic & dhamaanba xubnihii dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa sannadkii 2007-ba laga saaray Kismaayo ,ayadoo ay ka saareen Maleeshiyo taabacsan Xildhibaan Barre Aaden Shire (Hiiraale). F. C. Geylan AllPuntland
  11. ^^^Indeed saxib, the locals under the guise of "Islamists" have won the day, Thats why this news is not reported in major "Clan Jihadi" websites Horn afrik, Dayniile, Somalidoon, Goobjoog, Cadaado.net do you get the trend yet saxib? We are all "islamists" today my lad, and none of us are under the "JVA" and their fakery.
  12. Somalia: Kismayo fighting 'clan related': sources 21 Aug 21, 2008 - 8:21:52 PM KISMAYO, Somalia Aug 21 (Garowe Online) - Heavy fighting erupted for the second consecutive day in the Somali port city of Kismayo, with conflicting reports emerging about the warring groups. Battles erupted Wednesday in Kismayo, a strategic southern port, after a landmine explosion targeting clan militias aboard an armed truck missed and killed three civilian bystanders. On Thursday, fighting erupted in the morning and continued into the evening, with conflicting reports telling Garowe Online about which group now controls Kismayo. At least 70 people have been wounded in two days of fighting and 35 killed, with "many bodies lying on the streets," according to locals. Businesses remained closed for the second day as the fighting reportedly reached every corner of the town. The latest reports indicate that an alliance of local clans are now in control of Kismayo airport, Alanley and Via Afmadow neighborhoods, with sporadic gunfire reported during the night. Muktar Robow "Abu Mansur," a spokesman for al Shabaab insurgents, told local media that al Shabaab fighters are involved in Kismayo battles, but stated he would give full comments "after the fighting stops." Kismayo, which is located 500km south of Mogadishu, has been under the control of clan militias since April 2007 when Somali government troops withdrew from the town after clan-related violence. Source: Garowe Online
  13. Go to gedoweb.com lads report. Maleshiya beleedyo ka tagay jaziiradaha konfureed oo dagalada Kismayo ku biiray [Locals they mean] Posted by Kismaayo Friday, August 22 @ 06:10:14 EDT Maleeshiya beeleedyo horay uga tirsanaan jiray guutadii koowaad ee ciidamadii uu hoggaamin jiry Cabdirisaaq Afgaduud oo dagaallo Kismayo ka dhacay sanadkii 2007 looga itaal roonaaday ayaa wararka ka imanayo magaalada Kismayo waxaa ay sheegayaan in ay ku biireen dagaalada maalintii saddexaad halkaasi ka soconayo ee u dhexeeya ciidamada maamulka Kismaayo iyo kooxda Al-Shabaab. Maleeshiyooyinkan oo laga keenay dhank jaziiradaha koonfureed ee gobolka J/hoose ayaa sida ay nagu soo gaarayaan warar aan ka helnay ilo wareedyo la rumeeysan karo waxaa ay ku bireen oo ay ka barbar dagaalamayaan ciidamada dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo ay kaalmeynayaan, wararku waxay intaas ku darayaan in gurmad ahaan ciidamadan jaziiradaha koonfureed looga keenay ay shalay glab ku biireen ciidamada Al-Shabaab, islamarkaana ay shalayba dagaal culus oo ay kaga soo horjeedan ciidamada maamulka Kismaayo ka amar qato ay ka bilaabeen xaafadda Via-Afmadow. Maleesgiya beeleedyadan oo ka soo jeeda degmada Afmadow iyo maamul goboleedka Puntland ayaa la sheegay in doonyo looga soo dejiyey xeebta la yiraahdo Qiilmawaayo oo Kismayo ku taal sida uu ku xog-waramay nin ka ka gaabsaday in la shaaciyo magaciisa oo Kismaayo jooga, kaasoo sheegy in maleeshiyooyinkan aysn wadan hub badan, keliyana ay wataan qoryaha AK47-ka. Dagaalada Kismaayo oo sida muuqato aanan ilaa iyo haatan guullo laga gaarin ayaa falanqeeyeyaashu waxay leeyihiin wuxuu isy baddalay ‘Waji qabiil oo cusub’’. source
  14. ^^^Adeer you have a valid point there and if one goes back in history many of us welcomed the rise of the courts and defeat of the warlord alliance who were anti everything. Shiekh Sharif was seen as a real change. Then waht happened? The project was highjacked by the Galgaduud twins, InadacADE, Xasan Dahir and others Who declared war and sent the childrent ot heir deaths, they attacked BAIDOA no one wanted that, then they fled to Asmara. Now in Waamo, it has been 9 years since the locals were over run by the Galgaduud twins and this was supported by Abdiqains Carta group, IndaCADE and Xasan dahirs vast militias [at the time] and these groups kept the people in bondage. Hiiraale was given many chances and used it up, in their last coup they killed 50 soldiers unarmed and of duty. Today in Kismayu, its the locals who have found power using the remmenets of the Al Shabaab and Xasan turki Afer 9 years Kismayu is restored, and Mogadishu after 17 years can only find true peace when it is restored to its rightfull owners which is every Somali who ever owned a property there. Simple saxib
  15. If only you knew the truth where is Horn when you need him. Anyhow Kismayu is in local hands and thats the true story lads... No more JVA, Galgaduud alliance source
  16. Maamulkii gacanta ku hayay Kismaayo ayaa halkaas isaga cararay, iyadoo aan la garanayn meel ay ku sugan yihiin, waxaana warar hoose ay sheegeen in Barre Hiiraale uu gurmad ka helay Nuuriye Cali Faarax oo ka tirsanaa sarakiishii booliiska Sh/hoose oo ay xukuumadu ka qaaday xilalkii ay hayeen; kaasoo horay Jaal ula ahaa xildhibaanka. Garowe Online, Kismaayo Thierry, like Kismayu after 9 years, Mogadishu locals will run it after 17 years, agree..
  17. It was expected, Kismayu is in the hands of the locals and thats a welcome. This group is not anti TFG and even the Shabaab title is just a tactic. Hiiraale and his JVA clowns were outsmarted and things will change, Who can run Kismayu but the locals? Emperor adeer its been long time coming, keep briefing us...
  18. So we agree on the other points correct? Now I don’t consider President Yusuf to be a warlord at all. He is a tough man, a military rebel leader and a man who has been in politics for over four decades. Thus many people hold strong views on the man. However how long will he remain at the top? Considering his age and that he has already had a term nearly finished. Thus my brother why not just wait it out and develop the institutions instead of all this mindless killings?
  19. ^^^lool. Thats was funny. I try to inform and not impress dear these lads here are a bore, so its good to see you again sis.
  20. ^^^Why are you crying saxib, bad news from Asmara hotel?
  21. ^^^Dont PM me when Abu Jahils are taken out..
  22. ^^^lool. So you are an avid reader of the copy and post news? Dont worry they will continue dear, much is still to come insha Allah.. I also have other impressive qualities
  23. Muqdisho: Wararkii ugu dambeeyey Kismaayo. 21. august 2008 Muqdisho(AllPuntland)- Xaalada Magaalada Dekeda kutaala ee Kismaayo ayaa kacsan ,waxaana Magaalada laga dareemayaa dagaalkii maanta dhacay oo caawa iskii u istaagay. Dadkii maanta ku dhintey dagaalkii cuslaa ayaa gaaraya 15 qof ,ayadoo tiradaasi si rasmi ah ay AllPuntland ugu xaqiijiyeen Madaxda caafimaadka ee Magaalada Kismaayo ,waxa ayna sheegayaan in sidoo kale ay dhaawacmeen dad gaaraya 20 lana filan karo xili kasta korar kuyimaada Dhimashada & dhaawaca dadka. Maleeshiyaadka Magaalada gacanta ku haya ayaa wali ka arimanaya meelo ka mid ah Magaalada Kismaayo ,ayadoo maanta dagaalkaasi uu ahaa kii ugu cuslaa ee dhawaanahan ka dhacay Magaalada Kismaayo. Warar ka Madax banaan dhinacyada Siyaasada ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Maleeshiyada Magaalada horey ujoogey & Ururka Al-Shabaab ay labaduba magaalada ku soo galeen hub xoog leh ayna doonayaan mar walba in ay dagaalka sii wadaan. Afhayeen uhadlay Al-Shabaab ayaa sheegay in ay magaalada ka saarayaan Maleeshiyada heysata ,ayna sii wadayaan dagaalada ilaa ay magaalada ka saari doonaan Kooxahan ,wuxuuna warkan caro galiyey Kooxaha Magaalada Kismaayo maamulaya. Hadii aysan dhinacyada isku haya Magaalada Kismaayo guuleysan waxaana sii socon doona dagaalada ,waxaana aanba jirin wax wada hadal oo la wado ,waxaana socda Hub aruursi xoog leh. Dad badan oo Shacab ah ayaa ku dhimanaya dagaalada ka socda Magaalada Kismaayo ,waxaana loo baahan yahay badbaadinta dadkaasi. Wararkii ugu dambeeyey ee Kismaayo ayaa sheegaya in ay socdaan abaabul dagaal ,waxaana Magaalada maanta lasheegay in ay ka baxeen Saraakiil mudo badan saldhigtey. F. C. Geylan AllPuntland
  24. ^^^Adeer I dont need to control any of those places, I know that you and your clan militias have lost much ground and even your HQ of Mogadishu, hence the curses. In a few years you will be memory like Aydeed and his militias hence keep talking..