General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Somalia: A popular uprising in Kismayo 24 Aug 24, 2008 - 3:01:05 PM SUNDAY EDITORIAL | Frankly, in Somalia, there is no politics without clans. Make no mistake: the swift, righteous takeover of Kismayo port in southern Somalia by Islamist fighters is no ‘al Qaeda’ plot. Undoubtedly, many people will feed the Americans and the Ethiopians with misinformation linking Kismayo’s liberators to international terror groups and cavemen like Osama bin Laden. This has been the mantra since 2006, when the Islamic Courts Union (ICU) first liberated the Somali capital Mogadishu from American-financed, Ethiopian-armed warlords renowned for 16 years of brutality. The strategy of backing despised warlords backfired and provided the catalyst for the popular rise of the ICU, whose fighters soon seized most of south-central Somalia and were welcomed by the cheering thousands. In Kismayo, local clans lived under the oppressive rule of armed clans from the central regions since 1999. Hundreds of local families were displaced from their Kismayo homes and forced to live in refugee camps in Kenya, while the invading clans from central Somalia (edited) illegally and immorally lived off the land, the port and the airport. Frankly, in Somalia, there is no politics without clans. While the .........are part of the .clan-family, the that dominates the central regions and Mogadishu. But their alliance was based on common political and economic interests. This point can be easily explained. In September 2006, Col. Barre Hirale, a ........ warlord, refused to join the Habar Gedir-led ICU agenda aimed at destroying Somalia’s Transitional Federal Government (TFG), led by President Abdullahi Yusuf .........ally in Kismayo, Mr. Yusuf Mire Serar, switched alliances to the ICU, magically transforming from a bloody warlord to a dedicated, religious man overnight[/n]. Hirale and his .....militias, who thrived in Kismayo with ......... backing, fled the port town and rushed to President Yusuf’s home base in Baidoa. Not surprising, when the ..........failed to tow the .......agenda, they were easily dismantled from power in Kismayo and forced to live under Yusuf’s shadow. In January 2007, Ethiopian-backed Somali government troops invaded Kismayo and the ICU scattered – splintering into radicals and moderates, clans and sub-clans. As a bloody insurgency erupted in Mogadishu, Ethiopian forces withdrew from Kismayo in March that year, leaving the town under the control of .......dominated government troops. A month later, the government troops – which an easily be substituted for ‘clan militias’ – divided along clans; namely, soldiers versus .......soldiers. The .........troops captured Kismayo, forcing soldiers and TFG-appointed regional administrators belonging to other ...229to flee to safety. Consequently, flagrant violations of human rights were well-documented by local organizations who reported acts of indiscriminate killings, rape and robbery of property belonging to non-******* civilians. In Kismayo, an alliance of local clans fought for their God-given right to live free in the land of their fathers' fathers. They bravely liberated Kismayo so their children can walk and play in peace, and their women's honor and dignity is respected. That local clans sought Islamist support is no surprise; the TFG, preoccupied by the insurgency, neglected Kismayo and allowed brutal militias to suppress the local population. Simply, what happened in Kismayo is a popular uprising, not against the UN-recognized TFG, but against illegal militias who arrogantly refused to recognize the very TFG the world has spent so much resources defending. The days of warlord-rule are over! The international community, namely the U.S. Government, should not be misled by 'al Qaeda' allegations and drawn into another quagmire, which would spread the insurgency like a wildfire across Somalia's deep south. Today, Islamist fighters control most of south-central Somalia; recently, it took Ethiopian troops eight days to travel the 250km-road linking Mogadishu to Baidoa, because they were repeatedly ambushed. If the TFG, or its Ethiopian military backers, attempt to retake Kismayo by force, the insurgency will gain many supporters in regions like Puntland, the TFG's main domestic backer and President Yusuf's stronghold. A wise policy would avoid such a predictable catastrophy. Garowe Online Editorial, editorial@garoweonline.com
  2. Dr C/risaaq Faarax Taano oo laga qaaday xornimadiisii shakhsiyadeed Posted by Kismaayo Tuesday, August 26 @ 19:31:50 EDT Ka dib markii garabka Al-shabaab ay garab ka heleen ciidamo taabacsan C/risaaq Faarax Taano, taaso sababtay in magaalada laga saaro maamulkii hore, laguna xasuuqay dad rayid u badan, waxaa xornimadiisii shaqsiyadeed laga qaaday C/risaaq Faarax Taano, loona shegay inuusan dhaafi gurigiisa Maamulka sare ee aragagixisada Al-shabaab ayaa ku xukumay in Taano uusan ka bixi karin gurigiisa isla markaasna uusan wax shir ah abaabuli karin. Taasoo keentay in ciidankiisii ay kala tagaan isla markaasna ay magaalada dhexdeeda iska huleelaan. Dr Taano oo taabacsan Al-shabaab kana mid ah beesha gacanteeda lag saaray maamulka magaalada ayaanan iminka u muuqan nin wax tar ka ah ururka dhexdiisa isla markaasna aanan wax talo ah laga qayb galin. Iyadoo ay caawo socdaan shirar looga gogol xaarayo maamul loo sameeyo magaalada ayuusan Taano ka dhex muuqan. Walaac farabadan, aamin daro iyo calool xumo ayaa soo wajahday raggii garabka siiyey aragagixisada Al-shabaab, isla markaasna u sahlay inay xasuuqaan rayid tiro badan. lama oga talaabada uu qaadan doono Dr Taano halkaan kala soco wararka kismaayo xaqiiqadeeda Gedoweb Newsdesk
  3. Wadaadada Kismayo qabsaday oo ku dhagan mid ka amid ah saraakiishii B/Hiiraale Kismayo, Somaliya (Calanka.com) 27-Agosto-08 Kulan albaabada u xiran yihiin oo xalay ay isugu yimaadeen kooxaha wadaadada ee isku bahaystay qabsashada magaalada kismaayo iyo odayaasha deegaanka ayaa la isku khilaafay sidii laga yeeli lahaa xukunka lagu ridayo sarkaal lagu magacaabo C/Risaaq Faarax Taano oo ka mid ahaa saraakiishii Xildhibaan Barre Hiraale ee dagaalka la gashay wadaadada Islaamiyiinta. Sarkaalkan oo sida la sheegay iminka lagu hayo xabsi-gudi ayaa dood dheer oo dhexmartay wadaadada iyo odayaasha kadib,la isku khilaafay in 4-qodob mid kood la qaato, kuwaasoo kala ah: 1-In C/risaaq Taano loo masaafuriyo sida uu isagu codsaday dalkii uu ka yimid ee Holland, ama lagu wareejiyo hey`adda Laan-qeyrta Cas si markaasi loo geeyo deegaanka uu asal ahaan ka yimid ee Cabud-waaq. 2-In uu toobaad-keeno oo uu ku dhawaaqo inuu ka tanaasulay inuusan ka mid aheyn saraakiisha xildhibaan Barre Hiiraale. 3-In lagu wareejiyo Odayaal ay horkacayaan Suldaan-Qorane iyo Nabadoon Xareed Yaroowe, kadibna ay ku hayaan goob aamin ah inta looga helayo diyaarad u qaado Neyroobi. 4-in gacan iyo lug is-dhaaf ah laga gooyo sida wadaadadu ey ku sheegeen in Shareecada Islaamku qabto. Qodobkan afraad (4) ayaa waxaa ku adkeysanaya in la qaato Sheekh Abuu-Muslim iyo Macalin Barre oo iyagu sheegay in ciqaabta uu mudan yahay sarkaalkan la mariyo, maadaama uu xukumi jiray bey yiraahdeen isbaarooyin gudaha iyo duleedka magaalada Kismaayo yaalay. Dhinaca kale qodobkan ayaa waxaa si cad uga horyimid ehelada ninkan, waxayna ku andacoonayaan maadaama maxaabiistii kale ee isaga lala qabtay magaalada lagu sii daayay, sidaas daraadeedna ey ka codsadeen culimadda wadaadada isbaheysatay in xoriyadiisa ey dib ugu soo celiyaan maadaada uu iminka maxbuus ku yahay guriga Suldaan Qiilmawaaye Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.
  4. ^^^Adeer Nuune, Maybe you dont know what Brussels is to the EU. It is the seat of the AU, saxib. Thats the meaning behind my comment, other than the usual gossip and other nonsence what is the base of your question. Somalia is part of the AU which has forces in the country, there are meetings in Addis between Somali leaders and AU officials, some NGO's and others. Thus your point is what to parrot the lines of the secessionists and dayniile.com Anyhow the agreement is good and Nur Cade is feeling the heat, thats all lads, resorting to the usual silly talk will do nothing.
  5. ^^^Adeer in politics every card must be played to get your objectives. Nur Cade is feling the heat adeer , and whats wrongw ith that. The parliment have made their move, if he survives then so be it, if he does not then we move forward. The agreement in Addis, and this move is aimed to clip his wings. But you do not undertsand as usual.. To the other brother, adeer the parliment is weak but lets not blame it for the troubles
  6. The Somali government and institutions matter and have proven to be able to overocme many an obsticle. the Balcad group, the warlords alliance, the clan courts, the Asmara hotel group, the JVA. All tried to destroy the governemnt and failed. Now this split and the Nur Cade group will be no more than the rest.
  7. Lads to spoin the little secessionists and confused folks party in the thread. Addis is the Brussels of the AU. Thus our leaders went there to consult with the AU security council, the Ethiopian government and the UN rep. Simple really, adeer it matters not what a few say or what the layman wants to convince himself. The truth here is that no matter how weak this government is, there is nothing you can do about it than talk..
  8. ^^^Wonderfull stuff by the religious elders. Anyhow there is more news coming out of Kismayu.. wefdi ay hogaaminayaan nabadoon Cabdi-Yare iyo ganacsadayaal ay ka mid yihiin Yuusuf Nuur Xasan (Bidde) iyo Ganacsade Ciise (Ceelbuur) oo la filayo inay usbuucan gaaraan magaalada Kismaayo, si ay u baajiyaan dagaal laga cabsi-qabo in uu dhex maro kooxaha magaalada qabsaday ee Islaamiyiinta ah iyo Dawlada Federaalka Soomaaliyeed, hadii aysan kooxahani la imaan siyaasado fur-furan oo keeni-kara heshiis la mid ah kan Ururka Isbaheysiga Dib-u-xoreynta ee uu hogaamiyo Sheekh Shariif la yimid.
  9. Mooshin ka dhan ah Nuur Cade iyo Xukuumadiisa oo Manta lasoobandhigay Si quman ayay mudane yaasha baarlamanka uga dhageysteen mooshin kalsooni kalanoqosho Ra’iisul wasaare Nuur Xasan xuseen Nuur Cade oo ay baarlamaanka u soo gudbiyeen in ka badan 90Xildhibaan oo baarlamanka Ka Tirsan . Jawiga Xarunta Shirka ka Socda ayaa Isbedelay markii shir gudoonka uu ku dhawaaqay in xildhibaanada loo qeybinayo islamarkaana loo Aqrinayo mooshinka ka Dhanka ah Xukuumada ayadoo daqiiqado gudahood mudaneyaal 40 gaarayay ay kulanka gadaal uga soo biiren . Qoraalka mooshinkani oo si qurxoon loo soo diyaariyay waxaa mudane yaasha Hortooda ka aqriyay xildhibaan Cali C/laahi Cosoble oo si faah faahsan uga Sheekeeyay waxyaabaha Xildhibaanada DFKMG ah ay weydiistaan in kalsoonida lagala Noqdo Nuur Cade iyo Xukuumadiisa . Amaanka Dalka oo Faraha ka Baxay gobolo iyo Degmooyin dalka ka Mid ah ayna xilalkooda ay iska Casilaan Masuuliyiin farabadan oo dowlada ka mid ahaan jiray dhaqaalihii dowlada ka soo galay wadamada Dibada iyo Canshuurihii Dadka laga aruuriyay siqaldan loo isticmaalay qodobo ka mid ah xeer hoosaadka Dowlada Gaar ahaan kuwa qeexaya xureynta sharciga ay ra’iisul wasaare Nuurcade iyo Xukuumadiisa ay ku tunteen . Kagaabin howlihii qaranka iyo qimeyn la’aan Xaga Baarlamanka ayay Xildhibaanada Mooshinadan soo gudbiyay ka Dhigteen waxyaabaha ugu waaweyn ee ku kaliftay in ay sheegaan islamarkaana baarlamanka ay ka Codsadeen in kalsoonidii lagala Noqdo Xukuumada . Shir kudoomiyihii fashigii baarlamanka Ee Maanta gudoomiye ku xigeenka Koowaad Ee Baarlamanka Dr Max’ed Cumar Dalxa ayaa Sheegay in qoraalkani mooshinka oo ay markii hore ku saxiixnaayeen xildhibaano ay tiradoodu gaareysay 98 Xildhibaan shan xil dhiban oo ka tirsan Xil dhibaanadaasi ay u soo gudbiyeen in ay ka Noqden oo halkaa oo kuwo kale oo shantaasi kamid ah ay sheegeen in lagu been aburtay ayna Maxkamad ku dacweyndoonaan dadkii been abuuray . Sikastaba ha ahaatee kulanka baarlamanka ayaa Goor dhoweyn Soo dhamaaday waxaana shir gudoomiyaha uu ku dhawaaqay in mudane yaaasha baarlamanka ay u fasaxan yihin in 24saac gudahooda ku soo aqristaan qoraalkani mooshinka ah damadeedna mudaneyaasha ay ku kulmidoonaan xarunta ADCda markale iyadoo la filayo in doodii caadiga aheyd Ee mudaneyaasha Baarlamanka ay u fariistaan . C/fitaax Amiin Max’ed SBCInternational- Baydhabo
  10. Mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya oo maanta loo qeybiyay mooshin ka dhan ah xukuumada Nuur cadde. Mudanayaaasha baarlamanka federalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda shirarka ADC ee magaalad baydhabo ayaa kulankaa loogu qeybiyay mooshin ka dhan ah xukuumada uu hogaamiyo ra'isul wasaare Nuur Xasan xuseen. Fadhigii maanta ayaa waxaa iskusoo horfaristay dhamaanba xilidhibaanada ku sugan magaalada Baydhabo oo dhawaanahanba siyaabo kala gooni gooni ah kulamo ugu qaadanayay magaalada Baydhabo. Mudanayaasaha kasoo hor jeeda Nuur Cade ayaa xukuumada ku eedeynaya in ay ku guuleysan weysay arimo dhowr ah oo loo baahnaa si deg deg ah in wax looga qabto sida in la dhiso bangi dhexe. Xildhibaan Cali cabdulaahi Cosoble oo ka mida hogaanka xilidhibaanada kasoo hor jeeda Nuur Cade ayaa maanta baarlamanka ka hor aqriyay qoraal dheer oo faafaahinaya waxyaabaha ay ugu qiil sameynayaan kasoo hor jeeditaankooda nuur Cadde. Mudanayaasha baarlamanka ayaa si weyn usoo dhaweeyay mooshinka laga hor aqriyay maanta barlamanka kaas oo laga doodi doono dhawaan,laakinse ay mudanayaashu sii aqrisan doonaan ka hor inta aan fadhiga kama dambeynta ah la isugu imaanin.
  11. Mustaqbalka xukuumada Nuur cadde oo mugdi kusii uruuraya, inta badan xildhibaanada qaranka oo muujiyay in aanay shaqadiisa la dhacsanayn (Faalo) Inta badan dadka Soomaaliyeed waxaa ay aamisan yihiin in ra'isul wasaaraha jamhuuriyada Nuur cadde uu yahay ni dagan shaqsi ahaana wanaagsan,laakin dalka oo laga saaro waqtigan adag iyo kala daadsanaantiisa maamul ayan ahayn laba is keeni kara. Inta badan dadka Soomaaliyeed waxaa ay aamisan yihiin in ra'isul wasaaraha jamhuuriyada Nuur cadde uu yahay ni dagan shaqsi ahaana wanaagsan,laakin dalka oo laga saaro waqtigan adag iyo kala daadsanaantiisa maamul ayan ahayn laba is keeni kara. hada mustaqbalka xukuumada uu hogaamiyo ra'isulwasare Nuur cade waxaa uu yahay mid mugdi kusii ururaya waxaana aad loogu badinayaa in Nuur cadde uu yahay xidig sii dhacaya marka loo eego sida mudanayaasha baarlamanka ee awooda u leh in ay ridaan ay hadalkodoa u badinayaan uguna diyaarka yihiin in uu meesha ka box,taas ayaana daliil cad u noqoneysa in Nuur cade xukuumadiisu ayan sii joogi doonin. "Nuur cadde waa nin aad u macaan badan,laakin waqtigan iyo isagu ma ahan laba wada socon kara"sidaas waaxa hada ka hor laga hayaa xildhibaan Cali cabdulaahi cosoble oo hada ka mida raga sida weyn ugu ololeeya in Nuur Cade uu meesha ka boxo. Waxaa dhanka kale Nuur Cade lagu eedeynayaa in wixii ka dambeeyay maalintii uu talada dalka la wareegay ay kooxaha dowladda kasoo hor jeeda is balaarin sameeyeen qabsadeena gobalo badan,isagoo diiday in talaabo adag laga qaado xiligan oo ay dowladda soomaaliya leedahay ciidan badan oo ku filan lehna tayo iyo qalab dagaal oo ku filan. Waxaa kaloo uu Nuur cade ku dhaqaaqay in uu xaniinyaha ka siibo masuul kasta oo loo arkayay in uu adkeysan karo gacan ku heynta maamul ee deegaanka uu ka taliyo waxaana tusaale usoo qaadan karnaa guddoomiyihii gobalka Hiiraan Yuusuf daba Geed oo markii xilka laga qaaday ay gobalka kusoo yaaceen maliishiyooyin islaamiyiin ah oo aad moodo in ay horay ugu sii diyaarsanaayeen in ay la wareegaan booska uu baneeyay daba Geed. Hiiraan oo keliya ma ahan meelaha ay kooxaha dowladda kasoo hor jeeda isku balaariyeen walina dhibaatooyinka ka wadaan ee waxaa ka mida suuqa bakaaraha oo markii Nuur cade talada la wareegayay ku jiray gacanta dowladda federalka soomaaliya,kadibna uu Nuur cade sameeyay wax lagu sheegay Ilaalada suuqa laakin dhab ahaantii ah maliishiyada islaamiyiinta oo dhar uun loosoo xidhay. Waxyaabahaas oo dhan oo is biirsday ayaa muujinaya sida uu Nuur cadde isugu qasay wax kasta dowlada soomaaliyana waaxaa la oran karaa waxaa uu u horseeday in ay dib u dhacdo dhowr sanadood wixii ay soo qabaneysay. arintu sidey doontaba ha ahaatee wax kasta waxaa ay isugusoo biyo shubanayaan cinwaanka faalada oo ah {Mustaqbalka xukuumada Nuur cadde oo mugdi kusii uruuraya inta badan xildhibaanada qaranka oo muujiyay in aanay shaqadiisa la dhacsanayn}.
  12. Baydhabo: Baarlamaanka Soomaaliya oo yeeshay Fadhi xasaasi ah. 25. august 2008 Baydhabo(AllPuntland)- Baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya oo manta fadhi xasaasi ah ku yeeshay Magaalada Baydhabo ayaa soo xiray Fadhigoodii goor dhaw ,ayagoo kaga dooday Mooshin ka dhan ah Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & La Xisaabtamka Xukuumada. Gudoomiye kuxigeenka Koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya oo fadhigan shir gudoominayay ayaa fadhiga soo xiray ,markii ay 98 Mudane oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya soo gudbiyeen Kalsooni kala noqosho ku aadan Xukuumada Soomaaliya. Xildhibaan Cosoble ayaa fadhigan ka aqriyey Qoraalka Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ,wuxuuna ku eedeeyey Nuur Cadde in uu ku tuntey Axdiga dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Xildhibaanada baarlamaanka qeybtooda keenay Mooshinka ayaa ku dhawaaqay in aysan manta laga bilaabo Raysalwasaare uaqoonsan doonin Nuur Cadde ,waxa ayna sidoo kale ku eedeeyeen in uu ka dambeeyo gobalo badan oo laga qabsaday dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Fadhigan ay manta yeesheen baarlamaanka Soomaaliya wuxuu ka duwanaa fadhiyo hore ,waxa ayna baarlamaanka Soomaaliya sidoo kale wadeen la xisaabtamka Xukuumada uu hogaamiyo Nuur Cadde. F. C. Geylan AllPuntland
  13. Dadweynaha Puntland Oo Soo Dhoweeyey Heshiiskii DGPL & Shirkadda Jabal ali Waxa Laba Maalmood Ka Hor Heshiis Aad U Balaran Uu Ku Dhexmaray Xukuumada Dowlada Gobaledka Puntland Shirkad Jabaal Cali Ee Wadan Imaaradka Carabta Heshiiska Ayaa Lagu Garaaya Madax Tooyada Magalada Bosaso Ee Gobalka Bari Oo Ku Salaysan Mashruuc Horamarinta Dakada Iyo Airport magalada Bosaso Ee Gobalka Bari . Heshiiskan Oo U dhexeya Dowlada Gobaledka Puntland Iyo Shirkada Jabaal Cali oo iyadu ah shirkad kashaqeysa Howlaha Mashaariicda sida Dakadaha iyo Airpotyada fadhigeeduna yahay Wadanka isutaga Imaaraadka Carabta Ee Abuu Dubia, Oo Lagu Wado In ay Dhisto Dakada Wayn Iyo Airpotka Magalada Bosaso . Saxiixa Heshiiskan Shirkada Jabaal Cali Iyo Xukuumada Puntland Ayaa Waxa Uu Ka Dhacay magalda Bossaso Ee Gobalka Bari Waxn Heshiiskaa Qalinka Ku Duugay Madax Wayne Cadde Muuse Waxan Ka Qaybgalay Maamulka Puntland Uu ugu Horeyo Madax wayne Cadde Muuse Qaar Kamid Ah Golihiisa Wasiirada Ismada Culumaa udiinta DGPl. Hadaba Shaacabka Ku Nool Deeganada Puntland Gobalaka Bari Gaar Ahaan Magalad Basaso See U Arkeen Mashruucan Dhaqaalaha Farhadan Uu Ku Baxaayo Ee Lagu dhisayo Dakada Iyo Madaarka Bandar qaasin Airport Magalad Bosaso Mar Aan makaroofanka Warbahin Caalamiga ah SBC Aan ladhex qaaday See Uarkaan Heshiiskan U dhexeya Xukuuma DGPL ,Waa Kuwaan Iyaga Oo Sheegay In Ay Soo dhawaynayan Xirirkan Horamarined Ee Lagu Wado Magaalda Bosaso Ee Gobalka Bari Ayaga Oo Intaa Ku Daray In Waxa Wayn Ka Badalidono . Inkastoo Aan lashaacinin Xiliga Uu Ku Egyahay Heshiiskan u Dhaxeya Mamulaka Iyo Shirkadan Jabal Cali Waxaase La Tilmaamay In Mashruucani Uu Waxa wayn ka Badali Doono Arimaha Dhaqaalha Puntal Mustaqbalka Dhow. C/Qaadir C/laahi Nuur Almis SBCInternational- Boosaaso
  14. Indeed, lool. desperate times calls for desperate measures.. Anyhow that was not the agreement sir.
  15. Ok adeer anyhow you got thr point.
  16. ^^^Nuune adeer kindly stop it and comment on Riyaale and your secessionists folks. This is a good step in the right direction the governemnt needs to complete its year by strengthening its position and that of the people. Another obsticle is overcome and Nur Cade is no Trojan Horse.
  17. Adeer In Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya yahay Masuulka ugu sareeya dalka Soomaaliya dhinac walba awoodaha dawladda Soomaaliya. Adeer Juje, was this not the point you wanted to contradict? Was your praise of Ahmed Abdisalaan and others not to show the weakening of the Presidents position? My friend Nur Cade has repented and the deal is good for the pro law and order groups. The confused will still talk as thats all they are good for lately. We have got to know the nature of Nur Cade, now he will not be given any more chances. As for Ahmed AbdiSalaan, his position can be summed up by the reaction of Horn Afrik. Yusuf has outplayed all of you again That was expected.
  18. ^^^Adeer Juje, what are you angry about, every site has reported there was an agreement except for Horn Afrik? Anyhow the President has been asked to forgive Nur Cade an old man who was being brainwashed by a few clanist clowns. Now why sack him if he will repent? The AU, Ethiopian governemnt and the UN rep played their role, Nur Cade came back to relity either he left office or worked under the clear guidlines of the constitution. The PM has chosen to do the later, and will be given a temporary chance, though no gaurantee the parliment will give him the confidence vote on his new cabinet[which he will have to name with the Presidnet or it wont pass[ All in all this is vintage Yey, he keeps overcoming roadblocks while his detractors are upset and send confused signals through their mouth pieces like Jumatutu or Horn Afrik.
  19. ^^^Adeer keep coming for whoever you can. However Al Shabaab are not 10 year olds who were born in 1999. These are the same clan militias who used to control the lower Shabbele and roadblocks in Mogadsihu. As for smoking something, its you and Hiiraale who are smoking hot air. The JVA group is dead after this things will change, locals are in power and they will be across the country. There ends the clan dream of Xasan Dahir, Abdiqasin and others.
  20. Shan Qoddob Oo Muhiim Ah Oo Ay Ku Heshiiyeen Madaxda Sarre Ee Dalka Soomaaliya [/n] waxaa la daabacay Sun 24 Aug 2008 03: 06: 55 Addisababa CMC-Qilaafkii dastuuriga ahaa ee hareeyey madaxda sarre ee dowlada Somaliya ayaa lagu soo afjarey is fahan iyo wada shaqeyn ku saleysan shan qoddob oo muhiim ah oo ay labada Mas'uul ee sare, Madaxweynaha Dowalda Federalka Cabdullahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde ay wada saxiixey, waxaana ka mid ah qodobadaas. 1) In awooda Dowliga iyo Midka Dastuuriga Dalka Ugu Sareeya uu Leeyahay Madaxweynaha. 2) In 15 Maalmood Gudahooda Lagu Soo Gudbiyo Qarash Sannadeedkii Dowlada Federalka Somaliya. 3) In Gollaha Wasiirada Maamulkooda Ra'iisul Wasaaraha Leeyahay Balse Dhisidooda Iyo Ansixintooda Lagala Tashado Madaxweynaha. 4) In Guddi Loo Xil Saaro Xil Ka Qaadistii Gudoomiya Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb Loo saaro Guddi. 5) In wasiirada laga dhigo 23 wasiir wasiiradii iscasileyna uu nuur cade dib u soo celiyo Qodobadan oo warbaahintu si hoose u heshey ayaa la sheegey inay madaxdu shaacin doonaan marka ay yimaadaan gudaha dalka Soomaaliya waxaana la filaayaa inay dhowaan soo gaaraan dalka. CMC Maamulka Webka kala Soo Xiriir Ceelwaaqnews@hotmail.com
  21. ^^^lool. I know for a fact that Goobanle, Seeraare, Cayrow, IndaCADE, Xasan Dahir , Cirfo were the same team for many years. Call them JVA. The fact is when ever Hiiraale was defeated in Kismayu it was InadaCADE [defence chief of ICU] Goobanle and Seeraar who rescued him. Thus in Mogadishu who is fighting? The former militias of Goobanle, Seeraar, Cirfo and InadaCADE with some confused folks. Call them Al Shabaab or ICU or Abu mansuurs group. Lately you want to rewrite history and forget the reality and what took place in Kismayu & Lower Shabbele for past decade
  22. Horn Afrik, Ahmed AbdiSalaan's site also adds its two cents. source