General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Adeer ask why there is no water and how we can help instead of pointing fingers.
  2. ^^^lool. Adeer we shall be happy if real religious groups like Jabiso even start operating in Mogadishu. Look there were no roadside bombs, or targeting of civilians, the Waamo group took the war to Hiiraale and his thugs chased him out and thats it, What you have in Mogadishu is Hiiraales old friends in the JVA wearing Arafat head scarfs targeting womena dn children. A stone in my shoe has been removed saxib walking feels better.
  3. Dadweyne ka careeysan biyo la'aan soo foodsaaray oo maanta isugu soo baxay magaalada Hargeeysa. Posted: 8/24/2008 2:50:00 PM Shabelle: HARGEYSA Dadweyne ka careeysan Biyo la’aan soo food saartay ayaa maanta dibadbaxyo ka dhigay afaafka hore ee Wakaalada Biyaha magaalada Hargeysa. Dadkani oo ahaa kuwo aad u careysan isla markaana gaaraya boqolaal ayaa isugu soo baxay wakaalada Biyaha magaalada Hargeeysa kuwaasi oo ka cabanaya Biyo la’aan ka taagan xaafado ka tirsan Hargeeysa. Dadka ku nool xaafadaha Woqooyiga magaalada Hargeeysa ayaa sheegay in ku dhawaad 5 maalin aysan wax biyo ah helin isla markaana mudadaasi dad ku dhintay xaafadahaasi loo waayay wax lagu dhaqo isla markaana loo qaaday xaafado kale sida ay shegeen. Dadkani waxaa ay intaa ku dareen in dowlada ay ka qaadatay Taag ay biyaha ku keydsan jireen oo ay ku soo Iibsadeen lacag gaareysa $1000 kun doolar isla markaana aysan garaneeyn sababta ay dowlada sidaa u yeeshay. Maareeyaha Wakaalada Biyaha Magaalada Hargeeysa Qaliif Cabdullaahi Xuseen ayaa waxaa uu sheegay in hadalada ka soo yeeraya dadkaasi aysan waxba ka jirin isla markaana biyaha soo gaara magaalada Hargeeysa iyo dadka ku nool ay aad u kala badan yihiin. Dadka ku nool magaalada Hargeysa ayaa aad ugu dhiban helitaanka biyaha nadiifka ah.
  4. Top Clan Courts websites have down played this titanic struggle and the defeat of Hiiraale. Goobjoog, Somalidoon, Dalkanews, even Hiiraan did not cover this in detail. All these sites would have us belive they are in struggle with the TFG & its allies. Yet when the people of Kismayu fought against their injustice they were quite, why? Is it a conspiracy, the Jabiso group are real wadaads, so why not give them the same coverage as clowns like Indacade and others who are not religious folks?
  5. Adeer lets stick to the topic, Hiiraale is gone, why is some of the media hyping up one area and not this? The same groups who hype up mortars in Mogadishu are now keeping a lid on the defeat of Hiiraale. Is it a JVA thing, where is Horn. As for Al Shabaab who are they? The Youth of Waamo and their liberation struggle has succeeded, to some its Unknown fact no 1.
  6. Unknown adeer, you seem illinformed saxib, Kismayu has been libreated by its people, noithing to do with the governemnt or Ethiopia or InDACade's clans war with the rest of Somalia, or those in Asmara hotels. This is a local uprising by good men, and I wish them all the best insha Allah.. Sunari thanks for the update..
  7. Ahmed AbdiSalaan isolated and alone, his effects on old man Nur are receding Axmed Cabdisalaan Oo Ah Wasiirka Warfaafinta DFKGS Ayaa Loo Diiday In Uu Galo Magaalada Adis Ababa Ee Ay Ku Sugan Yihiin Madaxda Sarre Ee DFKGS. Wasiirka Warfaafinta DFKGS isla markaana ah Ra'iisul Wasaare ku xigeenka seddexaad kana midka ahaa wafdigii DFKGS ooga qeyb galey shirkii dib u heshiinta lagu qabtey magaalada Jabuuti, ayaa waxay wararka ka imaanay Adis Ababa sheegayaan kolkii uu soo dhamaadey shirkii Jabuuti oo u soo ruqaansadey in uu yimaado magaalada Adis Ababa si uu ooga qeyb galo wada xaajoodka u dhaxeeyey madaxda sarre ee DFKGS ee ku saleysan ilaalinta iyo dhaqan gelinta dastuurka dalka Soomaaliya u yaala. Wararku waxay sheegayaan, in Wasiirka kolkii uu ka soo degay garoonka diyaarada ee magaalada Adis Ababa ay hor istaageen in uu gudaha magaalada soo galo xubno ka kala socday Wasaarada Arrimaha Dibada iyo kooxda sir doonka dalka Ethiopia. Taasoo lagu amrey in uu sida oogu dhaqsaha badan dalka Ethiopia ooga baxo, isla markaasna aysan boos ooga banaaneyn in laga faa'ideysto is qab-qabsiga dastuuriga ahi ee hareereeyey DFKGS. Axmed Cabdisalaan ayaa arrintani waxay ku noqotay waji gabax hor leh oo soo wajahay, ka dib markii uu isu mooday xubin muhiim ah oo aan laga maarmin isla markaana xirriir dhow la leh dowlada Ethiopia. Wasiirka Warfaafinta ee DFKGS Axmed Cabdisalaan ayaa waxa uu ahaa shaqsiga sida aadka ah oogu dhow Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde, isla markaana lagu tuhunsanaa in uu yahay ninka tallada guracan ee qar iska tuurka ahi siiyo Ra'iisul Wasaaraha. Wasiirka ayaa durbadiiba bilaabey in uu warar dacaayado xambaarsan ka sii daayo raadiyaha sida goonida uu isagu mulkiilaha ka yahay iyo boggooda Internetka warar sheegay in dowlada Ethiopia ay ku eedeysay in Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf uu yahay shaqsiga diidan in ay DFKGS hir gasho. Tasoo runtii fajiciso ku noqotay halka warkaas gafka xambaarsan uu ka keenay Wasiirku. Waxaase dhowaantan lagu wadaa in uu Wasiirku Axmed Cabdisalaan dalka dibadiisa isaga soo baxo, ka dib markii hanjabaado tiroo badan ay ooga yimaadeen xoogaga Al Shabaab oo ay isagu is xigaan.
  8. Cabdulahi Yusuf iyo Nuur Cadde oo heshiis KMG la dhex dhigay. Kismaayo 24 August /2008 Waagacusub.com Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya ayaa laga soo xigtay war hordhaca oo ay ku sheegtay in heshiis kumeel gaara la dhex dhigay Madaxweyne Cabdulahi Yusuf iyo Ra'isulwasaare Nuur Cadde. Xukumadda Itoobiya ayaa ka gaabsatay inay faahfaahiso qodobada ay ku heshiiyeen labada korneyl ee hogaansha dowlada Federalka Soomaaliya hasse yeeshee diblomaasiyiinta ku sugan Addis Ababa ayaa Warbaahinta qaar ugu sir waramay in qodobada heshiiska oo ka kooban shan qodob ay ka mid yihiin. 1- In awooda dowliga iyo tan dastuuriga ee dowlada federalka uu leeyahay Madaxweyne Yusuf 2-In Maamulka Xukumadda loo madaxbaneeyo Raʼisulwasaarre Nuur Cadde uuna la tashiyo la sameeyo Madaxweyne Cabdulahi Yusuf 3-In la magacaabo guddi isku dhafa oo ugu badnaan bil gudaheed ku soo gudbiya qarash sanadeedka dowlada Federalka Soomaaliya 4-In guddi dhexdhexaada loo magaacabo xilka qaadistii Maxamed dheere si ay go-aan sharciyeed uga gaaraan,sidoo kalana in la dhiso golaha degaanka gobolka Banaadir si doorashada gudoomiyaha gobolka u dhacdo 5-In golaha Wasiiradda uu Nuur Cadde ka dhigo 23 Wasiir kuna sameeyo isku shaandheyn ,iyadoo Xukumadda laga mid dhigayo Wasiiradii is casilay. Madaxweynaha iyo Ra'isulwasaaraha ayaa la xaqiijiyay inay is gacan qaadeen kadib saxiixooda qodobada laakiin dhinaca kale waxaa Baydhabo ka sii laba lixaadsaday ololahii isnaceybka ee u dhaxeeyay garabyada hogaamiyeyaasha dowlada,waxayna Xildhibaanada ku adkeeysanayaan hergelinta mooshinkii lagu wiiqayay Xukumadda Nuur Cadde.
  9. Shan Qoddob Oo Muhiim Ah Oo Ay Ku Heshiiyeen Madaxda Sarre Ee Dalka Soomaaliya 23 August, 2008 By _Dowladnimo Qilaafkii dastuuriga ahaa ee hareeyey madaxda sarre ee dowlada Somaliya ayaa lagu soo afjarey is fahan iyo wada shaqeyn ku saleysan shan qoddob oo muhiim ah oo ay labada Mas'uul ee sarre Madaxweynaha Dowalda Federalka Md. Cabdullahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde ay wada saxiixeyn, waxaana ka mid ah qodobadaas hor dhaciisa. 1.In awooda Dowliga iyo Midka Dastuuriga Dalka Ugu Sareeya uu Leeyahay Madaxweynaha 2.In 15 Maalmood Gudahooda Lagu Soo Gudbiyo Qarash Sannadeedkii Dowlada Federalka Somaliya 3.In Gollaha Wasiirada Maamulkooda Ra'iisul Wasaaraha Leeyahay Balse Dhisidooda Iyo Ansixintooda Lagala Tashado Madaxweynaha 4.In Guddi Loo Xil Saaro Xil Ka Qaadistii Gudoomiya Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere Lagu Sameeyey. 5. In wasiirada laga dhigo 23 wasiir wasiiradii iscasileyna uu nuur cade dib u soo celiyo. source
  10. Adeer when groups loose in Kismayu they tend to go to Nairobi. Hiiraale is gone, Morgan is in Mogadishu and doing ok.
  11. Ahmed AbdiSalaan isolated and angry, as his hold over the PM weakens Gen Gabre will be replaced as well, thus President Yusuf has gained what he wanted, the "international" community can do little to change the power structure of our government and Nur Cade has to play ball.
  12. Addis Ababa: Madaxda dawladda Soomaaliya oo gaaray heshiis kooban. 24. august 2008 Addis Ababa(AllPuntland)- Madaxda sarre ee dawladda faderaalka ee Soomaaliya ,gaar ahaana Madaxweyne Yusuf ,Wasiirka koowaad Nuur Cadde & ra'iisul baarlamaanka Sheekh Aaden Madoobe ayaa gaaray heshiis kooba oo is afgarad ah ,wax looga qabanayo waxyaabihii keenay khilaafkii Madaxweynaha & Raysalwasaaraha. Kulankii ugu dambeeyey ee ay yeeshaan sadexda masuul ee ugu sareysa dawladda faderaalka ee Soomaaliya ayaa lugu gaaray is afgarad wanaagsan ,waxa ayna Madaxweyne Yuusuf & RW Nuur Cadde saxiixen heshiis kooban. Qodobada la sheegay in lugu heshiiyey waxaa ka mid ahaa. 1. In xilka qaadistii Maxamed Dheerre loosaaro gudi Madax banaan oo soo baara waxyaabaha jira ,si deg degna loo soo dhiso Gole deegaan oo doorta gudoomiyaha gobalka Banaadir & duqa magaalada Muqdisho. 2. In Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya yahay Masuulka ugu sareeya dalka Soomaaliya dhinac walba awoodaha dawladda Soomaaliya. 3. In Raysalwasaare Nuur Cadde Miisaaniyada dawladda Soomaaliya baarlamanka ugu soo gudbiyo 15 maalmood gudahood ,waxaana lugu dhiirigaliyey raysalwasaare Nuur Cadde in uu deg deg ah qorshahaasi dadajiyo. 4. In lasoo celiyo Wasiiradii xilalka iska casiley markii uu Nuur Cadde xilka ka qaaday gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb. 5. In Raysalwasaaraha Soomaaliya yahay masuulka golaha wasiirada wixi wax ka badal & ku darid ah lagala tashan doono Madaxweynaha Soomaaliya. 6. In Golaha Xukuumada Soomaaliya tiradooda laga dhigo 23 xubnood ayadoo lugu sameyn doono isbadal deg deg ah. Qodobadan oo si hoose loogu soo gudbiyey Warbaahinta AllPuntland ayaa la saxiixay xalay ,waxa ayna dawladda Itoobiya & Beesha Caalamka oo joogey shirkan ay soo dhaweeyeen saxiixa heshiiska ay iskood ugaareen Madaxda dawladda faderaalka ee Soomaaliya. Qodobadan la gaaray lama garan karo sida looga ansixin doono baarlamaanka faderaalka ee Soomaaliya oo mar dhow bilaabay ka soo horjeeda heshiiskaasi iyo qaadida Olole lugu cambaareynayo Beesha Caalamka ee heshiiskaasi qeyb ka ahayd. F. C. Geylan AllPuntland
  13. loool. Adeer lets leave the dead shall we., But Cayrow like his name was a clan militiamen who was promoted by his uncle Xasan dahir. But he did one good thing when turned on Duxulow but the rest its a mixed bag.
  14. ^^^Adeer Barava or Barawe is a town in Lower Shabbele. Cayrow was against the local clan chief of this place, and this i comended him on at the time.
  15. Cayrow once fought the clan chief Dhuxulow who ran Barava for the clan militias.
  16. ^^^Ok adeer, what ever you say, who ever does good I support, just like I did when Cayrow chased the Barava don Dhuxulow.. But thats history.
  17. Xildhibaan Bare Aadan Shire Hiiraale oo Isu Dhiibay Ciidanka Dowlada Kenya Wararka laga helayo Deegaanka girile oo qiyaastii 190km koonfur galbeed kaga beegan magaalada Baardheere ayaa sheegaya in xubnihii hogaanka magaalada Kismaayo iyo Xildhibaan Bare aadan Shire hiiraale ay soo gaareen . Wararka ayaa sheegaya in kolanyadaasi oo wata dhowr gaadiidka dagaalka ah ay wataan dhaawac aad u fara badan inkastoo aan la cadeynin tirade dhaawacaasi ayadoo tiro kalena ay uga dhinteen dagaalo goos goos ah oo ku soo dhexmaray qeybo ka mid ah deegaanka Dhooblay oo ka tirsan Gobolka J/hoose . Dhaawacaasi iyo tirada geerida ayaa ka dhalatay kadib markii dagaal xoogan xalay 9:00 fiidnimo ku dhaxmaray kooxaha taabacsan Maxkamada iyo qaar ka tirsan maleeshiyo beeleedka Magaalada Dekedaleh ee Kismaayo kuwaas oo xiligaasi ku soo wajahnaa deegaano ka tirsan Gobolka Gado laakin usuurtoobi weyday . Ugu yaraan 15Ruux oo ka tirsanaa kooxihii dirarayay ayaa wararku ay sheegayaan in ay ku dhinteen goobtii uu dagaalku ka dhacay ayadoo 20 kalena uu dhaawac ka soo gaaray sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah oo ku sugan deegaanka tuulada Banka jiiro oo ku taala Deegaan u dhow degmada Dhoobleey ee gobolka J/hoose. Wararka laga helayo dad xog ogaal ah oo ku sugan Deegaanka Dhoobleey ayaa sheegaya in 30-meeyo baxbuus ah dagaalkaasi lagu Qabsaday iyadoo maxbuustaasina qaar ka mid ah la gaarsiiyay Deegaanka Dhoobleey sida ay wararku xaqiijinayaan . Dagaaladaasi ayaa la rumeysan yahay in ay ka Dhasheen Kadib markii kooxo balaaran oo ku dhaqan Deegaanadaasi ay is abaabul ku sameeyeen sidii ay ula dagaalami lahaayeen xubnahaasi maamulka Magaalada Kismaayo oo iyagu awoodii ay ka fara maroorsadeen kooxo islaamiyiin ah maalmo kahor kuwaasi oo ku soo wajahnaa Gobolka Gado . Wararka aynu ka heleyno deegaanka girile ayaa ku waramaya in iminka xubnahaasi ay durbaba Kulan la Qaateen maamulka dhinaca Kenya ee xadka laleh tuuladaasi iyadoo ay weydiisteen in ay u fidiyeen gagaar la xiriira kaalmo dhinaca dhaawaca ah in la gaarsiiyo deegaano ka tirsan gobolka Waqooyi bari Ee dhinaca soomaalida Kenya iyo in Magangalyo siyaasadeed la siiyo. Maal mihii la soo dhaafay ayay aheyd kadib markii maamulkii magaalada Kismaayo iyo Xildhibaan Bare hiiraale ay ka soo ambadeen deegaankaasi kadib markii kooxaha islaamiyiinta ay xoog ku maquuniyeen awoodii maamulka Magaalo xeebeeda Kismaayo inkastoo haatana ay wararaku sheegayaan in xaalada Deegaanadaasi ay yihiin kuwo aad u degen.
  18. ^^^Adeer I support his latest move to help the locals of Waamo. Xasan Turki to me is no different to Abdiqaybdeed or any other strong man... Simple really. His actions today have been posative, and he is not in Kismayu, nor has even spoken about it or claimed to have captured it...
  19. Adeer lool. Are you confusing Kismayu for Beledweyne saxib? Kismayu is in the hand of the locals and the leaders are locals nothing to do with the clan day dream..
  20. ^^^When grown folks are talking the young should keep quite. Kismayu and its issues are beyond your comprehension.
  21. Jabiso is in control, nothing to do with the clowns in Mogadishu. I always supported the locals adeer, and we are in contact with them and their leaders...