General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Adeer the Al Shabaab clowns specially those in Lower Shabbele former IndaCdists are well known for their btutality. Again this is documentation, just like the pictures of the women and children they used to parade around in guns and their many threats against civilains.
  2. Muqdisho: Adis-Ababa iyo Jabuuti oo ay maanta u dhoofeen Wafdiyo Sare oo ka socda Dawlada Soomaaliya 15. august 2008 Muqdisho (AllPuntland)- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Muddane Cabdullaahi Yusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo uuna ka mid yahay Raysal-wasaaraha dawlada Federaalka Soomaaliya Muddane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa ka dhafooy garoonka diyaaradaha Muqdisho. Wafdiga dawlada Soomaaliya ayaa kusii jeeda magaalada Adis-ababa ee xarunta dalka Itoobiya, halkaas oo ay ku tagayaan casuumad ay ka heleen madaxda Midowga Afrika iyo kuwa dawlada Itoobiya. Dhinac kalana wafdi ka socda dawlada Soomaaliya oo ay ku jiraan saraakiisha xagga amaanka Dawlada Soomaaliya ayaa u kicitimay dalka Jabuuti, wafdigaan oo ay xubno ka yihiin taliyayaasha ciidamada Xoogga dalka, Booliiska iyo Nabadsugida waxaa horkacayay Raysal wasaare xigaha ahna wasiirka Warfaafinta dawlada Soomaliya Axmed Cabdisalaam. Wafdiga ayaa Jabuuti u tagaya ka qaybgalka kulan dhex mari doona mucaaradka dawlada Soomaaliya iyo dawlada, kulanka labada dhinac ayaa lagu lafagurayaa hirgalinta heshiiskii labada dhinac, siiba arimaha la xiriira amaanka iyo xabad joojinta. Guhaad iyo Yuu AllPuntland, Xarunta
  3. Hiiraale failed a long time ago and should be removed. As long as that beuatiful cities population egt their justice..
  4. DF oo wafdi u dirtay Jabuti 15 Aug 15, 2008 - 7:47:59 AM Gudiyo isugu jira amaanka iyo siyaasada uga qaybgalaya DF shirka Jabuuti ayaa maanta ka dhoofay garoonka Muqdisho, waxaana xubnahaan isku-dhafan hogaaminaya ra'iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka warfafinta ee Somalia Axmed C/salaan Aadan. Wafdigaan ayaa u matali doona dowlada Somalia shir looga hadlayo keenista ciidamo ka socda UN-ka, halka ay dagi doonaan iyo howlaha ay qaban doonaan, iyadoo shirkaas ay dhanka Isbahaysiga [ARS] uga qaybgeli doonaan laba gudi oo noocan oo kale ah. Axmed C/salaan oo saxaafada qaarkeed kula hadlay taleefoonka intii uusan ka duulin Muqdisho ayaa sheegay inuu sii marayo Baydhabo, halkaasna ay ka raaci doonaan xildhibaano ku wehlin doona safarkooda Jabuuti. Wafigan ka socda DF ayaa waxaa ka mid ah saraakiisha ugu sareeya ciidamada dowlada, kuwaasoo kala ah: Taliyaha Milateriga Siciid Dheere, Taliyaha Boliiska Cabdi Xasan Cawaale [Qaydiid], Taliyaha Nabadsugida Maxamed Warsame Darwiish iyo Taliyaha Asluubta C/llaahi Macallin Cali. Sarakiishan ayaa waxaa la sheegay inay ku matalayan shirka gudiga amaanka, iyadoo xubnaha kale ee isugu jira wasiirada iyo xildhibanadu ay iyaguna shirka uga qaybgalayaan gudi siyaasdeed. Xoghayaha wafaafinta ee Isbahaysiga [ARS] Saleebaan Colaad Rooble oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay inay socdaan qabanqaabooyinka qabsoomida shirka beri ay isugu imaanayaan DF iyo Isbahayisga mucaaradka. Saleebaan, wuxuu ka gaabsaday inuu ka hadlo xubnaha dhankooda uga qaybgalaya shirka, wuxuuse sheegay inay diyaar yihiin oo ay maalinta beri ah la fariisan doonaan gudiga ka socda dhanka dowlada Somalia. Ergayga UN-ka ee Somalia Ahmadou Ould-Abdallah ayaa lagu wadaa inuu isaguna maalinta beri ah gaaro dalka Jabuuti, si uu uga qaybgalo kulanka, iyadoo xubno ka socda caalamka ay iyaguna ku qulqulayaan dalka Jabuuti. Marka la gabgabeeyo shirkaan ayaa lagu wadaa in dhinacyadu ay u ambabaxaan dalka Saudi Arabia si ay u saxiixaan qodobadii lagu gaaray heshiiskii Jabuuti [June 9, 2008] dalka Jabuuti, kuwaasoo gaaraya 11-qodob. Garowe Online, Muqdisho
  5. The Horn is moving in a new direction..Though why Djibouti would have a union with Ethiopia makes no real sense to me.
  6. He indicated that the animal quarantine "will be the biggest in the Horn of Africa" once its opened and that Somalis will be able to export livestock to markets in the Middle East. This is the important news lads.
  7. The Duke has met the man and is impressed by his demenour. He is a General and a CPA. Puntland needs security and an auditing expert, again Gen Abdullahi Jama is the man...
  8. ^^^Adeer its not important what you belive, this is documentation. Who lives in Afgoyee? The same unarmed clans that have been terrorised for the past 17 years by these militia holly fakers.
  9. Hooyo Somaliyeed oo loo dilay ukun ey ka iibisay ciidamo Itobian ah Afgooye, Somaliya (Calanka.com) 13-Agosto-08 Wararka naga soo gaaraya magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in dil xaqdarro ah loo geystay Hooyo Soomaaliyeed oo xabad UKUN ah ka iibisay Askari Itoobiyaan ah oo suuqa usoo adeeg doontay. Hooyadan ayaa la sheegay inay toogteen niman afka soo duubtay oo ku dhawaaqayay (ALAAHU-AKBAR), iyagoo markii ey falkan dilka ah geysteena goobta ka baxsaday. Haweenka ku dhaqan degmada Afgooye oo ka qaracmay sababta loo dilay haweeneyda ayaa dilkan ku tilmaamay mid arxan darro ah, islamarkaana eysan garaneynin diinta dhigeysa in nafta looga gooyo ruux bini`aadam ah oo xabad ukun ah ka iibiyay askari. Dilalka loo geysanayo bulshada rayidka ah, khaasatan haweenka iyo caruurta ayaa mudooyinkan dambe noqday tusbax-go, waxaana soo baxay ururo diimeedyo baneysanaya dilka qofka muslimka ah, iyadoo aan la aqoon aayadaha iyo axaadiista u baneysay inay nafta ka jaraan Hooyooyinka Soomaaliyeed ee caruurtooda u xamaalanaya. Ma ahan markii ugu horeysay oo falal raqiis ah naftoodu ey ku waayaan haweenka u xamaalanaya caruurtooda, kuwaasoo qaarkood caruurtoodu ogoomo yihiin.
  10. ^A valid point, the TFG as even the name refers to is a transitional government the first real one for 17 years, thus how would it create a new national army in such a short time. Consider that most areas in the south were held hostage by lethal militias who’s loyalty was suspect and who’ interest collided with the unarmed masses. A great deal has been gained, and most of the armed militias are a shadow of what they were in 2004. But this is a long term project and will take another 5 years to secure Somalia a nation the size of Texas.
  11. GT: Adeer there is nothing rosy about the picture I painted. We have along way to go however the TFG achievements have been monumental considering what was achieved by its rivals and predecessors. As for my postings when I get a chance I do try to educate the folks here, who some how continue to delude themselves.
  12. Puntland has been the back bone of this government and will continue to. It has become stronger with time and hence the many talented fellows who want to lead it, no one wants to ride let alone lead a dead horse. The Clan Courts never collected any taxes and their support was mainly from rich Gulf groups and individuals who had a vested interest in keeping Mogadishu without governance. The business interests one talks about were the powerful warlords who became part of the Clan courts, and who have since lost their airports, ports and roadblocks to the government’s nationalization program. The revenues they used to receive from extortion and the many farms and lands they controlled have seized to exist, thus its they who have run out of money and now stuck in Asmara talk about peace. Nur Cade failed because he had no capacity to lead , he was a simple police officer who ended working for the red cross and does not have the personal qualities nor knowledge about Somali politics hence his reliance on Ahmed AbdiSalan.
  13. ^^^Of course it was adeer,Mr Dheere bombed the cleaning ladies working for him and this is told by those who send mortars to a peace conference which killed children playing a scoccer game. You aint even clever
  14. Che : Adeer control is a relative word, since Mr Nur Cade’s term we have taken a few steps backwards with regards to security however this is not a great deal since the national government controls the capital and is entrenching itself in the south. Hiiraan, Lower Shabbele need an effective admin and that is the fault of the PM and his interior minister. Now the few bandits roaming from village to village present little clear danger and hold no grounds. Mogadishu is where the game is being played and all the police stations of the capital are open and functioning. The armed forces let me mention again are now over 10,000 strong and growing more than 6000 new recruits are on route to the country and more to come. The TFG has opened the offices of the mayor of Mogadishu, nationalized the port airport and have taken over all the ministries which before 2006 were occupied by clan militias. This has taken place in Mogadishu & Baidoa the two key cities and as we get more troops every village and town will have the same treatment. The TFG has created a new passport and a new currency is on its way. The TFG has recruited hundreds of individuals into the new armed forces irrespective of clan. The TFG convened the most successful national reconciliation conference attended by all the clan elders in which Somalis’ forgave each other. The national reconciliation conference presented the government with many proposals including the dismantling of the 4.5 formula and the creation of national election based on districts, a new federal constitution and laws based on the Sharia. Thus much has been achieved and more needs to be done, Nur cade has crippled the national government but his damage will be overcome.
  15. ^^^lool. Adeer its all bogus, you guys are fighting for loot and if you aint you just confused..Anyhow stop bombing the old cleaning ladies and children saxib.
  16. ^^^Adeer the real crap is the fake clan militias led by Xasan dahir and iNdacade and their fake fatwas. Its the funniest joke ever..
  17. lool. The curses of the clowns who studied the religion under Moulana Yusuf IndacADE will not get no one down. As for Roobow and his gang they will get no where.
  18. Its a grave move for the US to send troops to Tiblisi. This is another blunder.
  19. Abuu Mansuur oo dagaalkii Asbuuc ka Hor Huriwaa ku dhaawacmay laguna daaweynayo Suuqa-Bakaaraha. Afhayeenka ururka Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali “Abuu Mansuur” ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhaawacmay dagaalkii ugu dambeeyay ee ka dhacay degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho. Abuu Mansuur ayaa la sheegay inuu ku dhaawacmay goobo halis ah isla markaana rasaasta ay ka haleeshay dhabarka dambe iyo agagaarka wadnaha, waxaana la xaqiijiyay inuu aad u liito caafimaadkiisa. Mid kamid ah dhalinyarada Al-Shabaab oo aan warkaan kasoo xigtay ayaa sidoo kale ii sheegay in Abuu Mansuur iminka lagu daaweynayo guri ku yaala suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho halkaaso ay ammaankiisa sugayaan ciidamada Al-Shabaab oo ku jira guriga agagaarkiisa oo dhan, waxuuna sheegay inuu aad u liito caafimaadkiisa oo uusan kala garaneynin waxuu sheegayo kadib markii uu koomo saddex maalmood oo xiriir ahaa ku jiray. Ilo-wareedkaan ayaa sidoo kale ii sheegay in dhaqaatiirka Muqdisho ugu caansan ee ka howl-gala isbitaalada magaalada la iskugu keenay gurigaasi kuwaasoo si dhuumaaleysi ah u dabiibaya Abuu Mansuur, waxaana jira warar sheegaya hadii wax loogu qaban waayo gudaha dalka in la gaarsiin doono magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Abuu Mansuur ayaa ku dhaawacmay dagaal toddobaadkii lasoo dhaafay ka dhacay degmooyinka Huriwaa iyo Yaaqshiid ee Muqdisho, halkaasoo sidoo kale la sheegay in lagu dilay rag ay isku dhawaayeen Abuu Mansuur gaar ahaan nin walaashiis qaba oo la yiraahdo Abuu Cadnaan Al-Faarisi. Waxaa sidoo kale la sheegay inay jiraan tiro dhalinyaro Al-Shabaab ka tirsan oo iyagana dhaawacyadooda lagu daaweynayo qeybo kamid ah Muqdisho gaar ahaan suuqa weyn ee Bakaaraha oo inta badan ciidamada DF gudaha usoo gali karin maadaama ganacsi xoogani halkaasi ka socda cid walibana ay ku gamban karto. Abuu Mansuur ayaa muddooyinkaan la hadlin Saxaafada ka howl-gasha magaalada Muqdisho isagoo inta badan Saxaafada la hadli jiray maalmihii lasoo dhaafay, waxaana taasi ka dambeysay kadib markii dhaawacaan culus uu soo gaaray oo keentay inuu Saxaafada la hadli waayo iyadoo Telefoonkiisana qabanayaan rag kale oo la shaqeeya isaga kuuna sheegayaan inuu howlo ku jiro. Afhayeenka Al-Shabaab ee dhaawaca ah Abuu Mansuur ayaa kamid ah raga dowladaha caalamka ay baadi goobayaan ee la shaqeysta Argagaxisada Caalamiga ah, isagoo ku jira liiska kooxaha Argagaxisada ee laga baadi goobayo caalamka gaar ahaan Geeska Afrika. Abuu Mansuur ayaa sidoo kale ah nin aad u mayal adag oo aan marnaba qoslin waxuuna inta badan diidaa nabad kusoo celinta Soomaaliya iyo inay sii joogaan ciidamo shisheeye, waxuuna dhawaan gaashaanka u daruuray heshiiskii Djibouti ku yeesheen Isbaheysiga dib u xorenta Somalia iyo Dowlada Federaalka isagoo xubnaha Isbaheysigana ku tilmaamay calooshood u shaqeystayaal aan cidna matalin waxuuna sheegay inaysan dagaalka joojin doonin ayna ogolaan doonin ciidamo la keeno Soomaaliya. Wariye Cabdicasiis Xasan Xuseen “Duceysane” Email: duco8muq@live.com Mobile: +25215903888 Muqdisho.
  20. US forces to deliver Georgia aid Mr Bush says the US stands by Georgia's 'democratically elected government' President George W Bush has said the US will use military aircraft and naval forces to deliver aid to Georgia following its conflict with Russia. He also urged Russia to respect a ceasefire agreement with Georgia. President Bush said the US was concerned about reports of continuing Russian military action in Georgia. US Secretary of State Condoleezza Rice is to fly to France for talks with Nicolas Sarkozy before travelling to Tbilisi to express US support, he said. He said he would direct US Defence Secretary Robert Gates to begin a "vigorous and ongoing" humanitarian mission to Georgia, headed by the US military. "We expect Russia to honour its commitment to allow in all forms of humanitarian assistance," Mr Bush added. Mr Bush's address in Washington came amid reports that violence has flared in Georgia, where Russian tanks have been seen patrolling the town of Gori, near the breakaway region of South Ossetia. The US president said Russia's ongoing actions had "raised serious questions about its intentions in Georgia and the region". "Russia must keep its word and act to end this crisis," Mr Bush said. Russia said its forces had dismantled and destroyed military hardware and ammunition at an undefended Georgian military base near Gori on Wednesday. A Russian military statement said the action was taken in the interest of demilitarising the conflict zone.
  21. LayzyG: Now how do I react to your kind words? Attack you more for being Nur Cade clan supporter? I am joking anyhow forget Che, me and him know each other. Lets continue our exchange its been the best one I have had for a while.