
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Kismayu: The leaders of the Waamo liberation who chased Hiiraale
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer Waamo is the name for the Kismayu district area. Calanka report confirms what we have been telling you all along. tiradoodana lagu qiyaasay 850 ayaa ka yimid,Magaalooyinka Buulo-Xaaji,Kudhaa,Janaay-Cabdala iyo Caanoole, = Waamo country locals. -
Kismayu: The leaders of the Waamo liberation who chased Hiiraale
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Familiar names to anyone who knows the local Kismayu community, the above men and the native population of the city suffered a great deal under Hiiraale & JVA. Hope for better days for the people of kismayu Insha Allah -
Opposition media down plays Kismayu change????
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maybe its not the same "Islamists" they used to hype... -
Deganaanshiyo aan caga buuran ku tageneeyn oo laga soo sheegayo deegaanada ay dagaalada ka dheceen ee gobolka J/hoose Posted: 8/24/2008 10:42:00 AM Shabelle: KISMAAYO Deganaanshiyo aan caga buuran ku tageneeyn ayaa laga soo sheegayo deegaanada ay dagaalada ka dheceen ee gobolka J/hoose iyadoo sarakiil ka tirsan xoogaga ka soo hor jeeda dowlada ay guulo ka sheegteen dagaaladaasi. In kastoo aan xog dhab ah laga heyn dagaalkii ka dhacay duleedka magaalada kismaayo ayaa hadana sarkaal u hadlay xoogaga dagaalka la galay maamulkii Magaalada Kismaayo oo uu sheegay in ay dagaalkaasi guulo ka soo hooyeen isla markaana ay gacanta ku soo dhigeen ku dhawaad 3 gaari oo kuwa dagaalka ah iyo maxaabis fara badan oo uusan sheegin cadadooda. Wax war ah oo arintaasi beeninaya ma jiraan oo ka soo baxay maamulkii magaalada Kismaayo laga eryay iyo xildhibaan Barre Hiiraale oo dagaalkaasi qeyb ka ahaa. Ma jiraan wax war ah oo laga hayo dadkii reer miyiga ahaa ee dushooda lagu dagaalamay maadaama halka lagu dagaalamay ay tahay meel aan isgaarsiin laheyn. Wax war ah lagama hayo halka ay ku danbeeyen xildhibaan Barre Hiiraale iyo Maamulkii magaalada Kismaayo ee la socday.
-
Hiiraale beinh hunted in JUBA + Gedonet.com off air.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xubnihii Mamulka Kismaayo oo saakay Gaaray Gudaha Gobolka Gedo Wararka laga helayo Deegaanka girile oo qiyaastii 190km koonfur galbeed kaga beegan magaalada Baardheere ayaa sheegaya in xubnihii hogaanka magaalada Kismaayo iyo Xildhibaan Bare aadan Shire hiiraale ay soo gaareen . Wararka ayaa sheegaya in kolanyadaasi oo wata dhowr gaadiidka dagaalka ah ay wataan dhaawac inkastoo aan la cadeynin tirade dhaawacaasi ayadoo tiro kalena ay uga dhinteen dagaalo goos goos ah oo ku soo dhexmaray qeybo ka mid ah deegaanka Gobolka J/hoose . Dhaawacaasi iyo tirade geerida ayaa ka dhalatay kadib markii dagaal xoogan xalay 9:00 fiidnimo ku dhaxmaray kooxaha taabacsan Maxkamada iyo qaar ka tirsan maleeshiyo beeleedka Magaalada Dekedaleh ee Kismaayo kuwaas oo xiligaasi ku soo wajahnaa deegaano ka tirsan Gobolka Gado . Ugu yaraan 9Ruux oo ka tirsanaa kooxihii dirarayay ayaa wararku ay sheegayaan in ay ku dhinteen goobtii uu dagaalku ka dhacay ayadoo 6kalena uu dhaawac ka soo gaaray sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah oo ku sugan deegaanka tuulada Banka jiiro oo ku taala Deegaan u dhow degmada Dhoobleey e gobolka J/hoose. Warark laga helayo dad xog ogaal ah oo ku sugan Deegaanka Dhoobleey ayaa sheegaya in tiro aan laqiyaasin oo baxbuus ah dagaalkaasi lagu kala Qabsaday iyadoo maxbuustaasina qaar ka mid ah la gaarsiiyay Deegaanka Dhoobleey sida ay wararku xaqiijinayaan . Dagaaladaasi ayaa la rumeysan yahay in ay ka Dhasheen Kadib markii kooxo balaaran oo ku dhaqan Deegaanadaasi ay is abaanul ku sameeyeen sidii ay ula dagaalami lahaayeen xubnahaasi maamulka Magaalada Kismaayo oo iyagu awoda laga fara maroogsaday maalmo kahor kuwaasi oo ku soo wajahnaa Gobolka Gado . Wararka aynu ka heleyno deegaanka girile ayaa ku waramaya in iminka xunahaasi ay durbaba Kulan la Qaateen maamulka dhinaca Kenya ee xadka laleh tuuladaasi iyadoo ay weydiisteen in ay u fidiyeen gagaar la xiriira kaalmo dhinaca dhaawaca ah in la gaarsiiyo deegaano ka tirsan gobolka Waqooyi bari Ee dhinaca soomaalida Kenya. Maal mihii la soo dhaafay ayay aheyd kadib markii maamulkii magaalada Kismaayo iyo Xildhibaan Bare hiiraale ay ka so ambadeen deegaankaaasi kadib markii kooxaha islaamiyiinta ay xoog ku maquuniyeen awoodii maamulka Magaalo xeebeeda Kismaayo inkastoo haatana ay wararaku sheegayaan in xaalada Deegaanadaasi ay yihiin kuwo aad u degen. Max’ed Garane Aadan SBCInternational- Baardheere -
Hiiraale beinh hunted in JUBA + Gedonet.com off air.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maleeshiyaadka Barre Hiiraale ayaa laga qabsaday xalay labo baabuur oo ka mid ah baabuurta kuwa dagaalka ah oo uu shalay kala baxsaday Magaalada Kismaayo. Col. Barre Hiiraale ayaa ciidamo xoog leh oo ka tirsan Kooxaha ka soo horjeeda Maamulkiisii Magaalada waxa ay shalay ka qabsadeen Magaalada Kismaayo ,waxaana lasheegayaah in ay kaga daba tageen deegaano uu ubaxsaday. Barre iyo Ciidamadiisa ayaa ubaxay dhinaca degmada Afmadow ,ayagoo doonayay in ay halkaasi uga sii gudbaan Gobalka Gedo balse dagaalo xoog leh ayay kala kulmaan Kooxihii shalay ka qabsaday Magaalada. Saraakiisha jooga magaalada Kismaayo ee ka madax banana dhinacyada dagaalamaya ayaa sheegay in ay ciidamo fara badan oo ah kuwa Magaalada qabsaday ,ay ka soo baxeen deegaano kala duwan ayagoo usoo baxay wadada Isku xirta Kismaayo & Afmadow oo lasheegay in uu ku soo safrayo Barre Hiiraale. Deegaanka Janaay Cabdule oo ah halka ay dagaaladu maanta ka dhaceen ,ayaa lasheegayaah in ay ku dhinteen dad gaaraya 10 qof oo dhinacyada dagaalamaya oo kaliya. Waa markii ugu horeysay oo uu Barre Hiiraale la kulmo dagaalka noocaan oo kale ah, waxa ayna sheegayaan Wararka ka imaanaya gobalka Gedo in ay halkaasi ka soo baxeen ciidamo gurmad ah oo loo diray Barre Hiiraale. -
Kismayo fallen and Huuraale run on a donkey as usual
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
^^^ICU is no more adeer, all the good they did early on was wasted by warlords IndaCade and Xasan dahir who wanted to keep loot and not make change. We hope Jabiso does not make the same mistake and they wont insha Allah. -
Kismayo fallen and Huuraale run on a donkey as usual
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
^^^Adeer Jabiso is not al Shabaab, its a real liberation movement made up of the locals. -
Wararka naga soo-gaaraya magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in kulan albaabada u xiran-yihiin ay isugu yimaadeen saraakiisha Jabhada Islaamiga Soomaaliyeed ee (Jabiso) iyo kuwa Ururka Alshabaab. Kulankan ayaa looga arin-saday sidii maamul mideysan oo ku-meel gaar ah loogu sameyn-lahaa magaalada Kismaayo,iyadoo lagu balamay in maamul ku meel-gaar ah oo ay u wada dhanyihiin dadka deegaanka kuna dhisan shareecada Islaamka laga hir-geliyo magaalada. Sheekh Xasan Al-Turki oo kulan ka hadlay,sida aan xog-hoose ku-helnay ayaa sheegay inuu saacadaha soo socda dib oogu noqon-doono,saldhigyada ay ciidamadiisu ku leeyihiin Hawdka Gobolka Jubadda-Hoose,lamana yaqaan ilaa iyo hadda sababta Sheekha ku-keliftay inuu Saraakiisha ciidamada ogeysiiyo,inuu dib oogu noqonayo Hawdkiisii uu kaga dhuumanayey gantaalaha Mareykanka oo Sheekha u-baadi-goobaya,sidii ka dhacday oo kale Magaalada Dhuusamareeb oo ay Gantaalo Mareykanku la beegsadeen Alaha u naxariistee Macalin Aadan Xaashi Ceyrooow. Dhinaca kale Ciidamada oogu tirada badan ee magaalada Kismaayo qabsaday, tiradoodana lagu qiyaasay 850 ayaa ka yimid,Magaalooyinka Buulo-Xaaji,Kudhaa,Janaay-Cabdala iyo Caanoole, waxaana oogu cad-cadaa Saraakiishii dagaalkan hogaaminaysay: 1-Sheekh Mustafa Cali Mire 2-Sheekh Xasan Yacquub (Baaba-Raqiis) 3-Sheekh Dhaga-Caleen Nuur Cali 4-Sheekh Xasan Turki 5-Sheekh Abuu Muslim 6-Macalin Bare. Xubnahan waxay dhamaantood ka mid yihiin Saraakiisha Jabhada Islaamiga Soomaaliyeed ee (Jabiso)oo iyagu ah Jabhad wada-shaqeyn kala dhaxeyso Maxaakiimta,marka laga reebo Sheekh Xasan Turki oo isagu ka tirsan Ururka Alshabaab,inkastoo warar aan ka helnay ilo-lagu kalsoon-yahay ay sheegayaan in Sheekha laga yaabo inuu ku biiro Jabhada Islaamiga Soomaaliyeed (Jabiso)maaadaama magaca Alshabaab ay Beesha Caalamka ku shaabadaysay Arga-gaxiso. Dhinaca kale Shacabka Magaalada Kismaayo ayaa wejiyadooda laga dareemay farxad iyo reyn-reyn aan la qiyaasi-karin,maadaama laga dul-qaaday Maleeshiyo aan cidna ka amar-qaadan. Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.
-
Kismayo fallen and Huuraale run on a donkey as usual
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
^^^No adeer no Ethiopians will come.This is a local issue and the people will deal with it. Horn, the gas is what? -
Hiiraale beinh hunted in JUBA + Gedonet.com off air.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^What gas are you on about saxib? The hot air from Huurale is cleaned. -
Kismayo fallen and Huuraale run on a donkey as usual
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
^^^lool. Horn, adeer I love your toughness and loyalty. But what are you talking about your commander was captured and Hiiraale was being chased all the way to Gedo? -
Kismayo fallen and Huuraale run on a donkey as usual
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Horn saxib, stop making up stories as usual. You only came back last time because of the TFG and its allies, and then like the dumb ***** you turned on the hand that fed you. Adeer maybe the other Shabaab will chase your beloved ***** of Gedo proper. The locals are in power now mate. Hiiraale and his clowns can Kiss Kismayu good buy. -
Hiiraale beinh hunted in JUBA + Gedonet.com off air.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Horn, adeer you have no strategy saxib, who are you kidding. adeer are you still making idle Huuraale threats 9 years you have been unable to build an admin. Your militia turned out to be the dumbest in history, they just used the city for looting project. They never built any business and like parasites lived on the locals. They used the political winds and when ever the locals rose up they were supported by the big JVA, Seeraar, Goobanle and Abdiqasin who would rescue them. Now finally the locals and the people of Juba came fighting and there was no rescue. -
Hiiraale beinh hunted in JUBA + Gedonet.com off air.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Baacsigii lagu hayay Maleeshiyada Barre Hiiraale oo soo idlaaday kadib markii uu Barre gaaray Magaalada Baardheere Gobalka Gedo. 24 Aug 2008 Posted to the Web 24 Aug 08, 08:50 waxaa soo gaba gaboobay baacsigii ay Kooxaha Maxkamadaha iyo Al Shabaab ku hayeen Xildhibaan Barre Aadan Shire Hiiraale oo katirsan Mudanayaasha Baarlamanka Dowladda Federaalka. saaka aroortii ayuu Xildhibaan Barre Hiiraale oo wato tira yar oo katirsan Maleeshiya Beeleed soo gaaray degmada Baardheere gobalka Gedo halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen Taageerayaashiisa. Kooxaha Maxkamadaha ayaa la sheegay in ay ku guul daraysteen in ay Dilaan ama ay gacanta kusoo dhigaan Barre Hiiraale oo kasoo baxsaday Kismaayo oo ay la wareegeen Xoogaga Al Shabaab. Wararka nagasoo gaarayo gobalada Jubbooyinka ayaa sheegayo in Maleeshiyada Xildhibaanku ay Dagaallo adag lasoo galeen Xoogag aad uhubaysan waloow qasaara aad ufarabadan uu kasoo gaaray, dagaalkii ugu qasaaraha badnaa ayaa Xildhibaanka kasoo gaaray deegaanka Qooqaani gobalka Jubbada Hoose waxaana halkaas uga geeriyooday 12 Maleeshiyo. waxaa lafilayaa in Xildhibaan Barre uu kulamo Magaalada Baardheere kula qaato Odayaasha beeshiisa oo aan ku qanacsanayn qabsashada Magaalada Kismaayo. -
Hiiraale beinh hunted in JUBA + Gedonet.com off air.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Taliyihii ciidamada maamulka magaalada Kismaayo oo gacanta lagu dhigay iyo Col. Barre Hiiraale oo isagoo dhaawac ah gaaray B/Dheere Muqdisho Saturday, August 23 2008 SMC Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa sheegaya in dagaallo ka dhacay tuulo lagu magacaabo Janaay Cabdulle oo aan sidaas uga fogeyn magaalada Kismaayo, waxaana dagaaladaasi oo u dhaxeeyay ciidamo baxsad ah oo ka tirsan maamulka Kismaayo iyo ciidamada ururka Al-Shabaab ay socdeen muddo ka badan laba saacadood oo xiriir ah. Sida ay sheegeen warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ciidamada Al-Shabaab ayaa dagaalkaasi ku gacan sareeyay, kaddib markii ay heleen gurmad uga yimid dhinaca Sheekh Xasan Turki, taasi oo u suurtagashay inay gacanta ku dhigan hub iyo tikniko fara badan oo ay ka carareen ciidamadaasi oo uu hoggaaminayay Col. Barre. Wararku waxay intaasi ku darayaan in maleeshiyada Al-Shabaab ay gacanta ku dhigeen Taliyihii ciidamada maamulka Kismaayo Col. Yaasiin Nuur Gaas, iyagoo ula dhaqaaqay dhinaca gudaha magaalada Kismaayo, mana jiro ilaa iyo iminka wax war ah oo ka soo baxay dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo ku saabsan qabsashada Korneylkii hoggaaminayay ciidamada maamulka Kismaayo. Dhinaca kale Col. Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa la sheegay inuu dagaalkaasi ka soo gaaray dhaawac fudud, isagoo u dhaqaaqay dhinaca degmada Baardheere, oo uu ka bilaabay abaabul ciidan iyo isu hub urursi uu ku doonayo inuu Kismaayo ku qaado weerar rogaal celis ah. Somaliweyn Media Center -
Hiiraale beinh hunted in JUBA + Gedonet.com off air.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
What happened to gedonet.com? Defeat is total. -
Hiiraale beinh hunted in JUBA + Gedonet.com off air.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Jirma: Al-Shabaab weli ku daba jirta Barre Hiiraale iyo maliishiyadiisa 23. August 2008 Jirma(AllPuntland)-Dagaal khasare nafeed dhaliyay ayaa laga soo sheegayaa caawa in uu ku dhex maray deeganka Jirma oo u dhaxeysa Qooqaane iyo Dhoobley maliishiyo uu horkacayo Col. Barre Hiiraale iyo kooxaha Islaamiyiinta ah ee magaalada Kismaayo xoogga ugu saaray. Dagaalkan ayaa lagu soo waramayaa in uu socday mudo saacado ah, waxaana u suurtagashay xoogaga Al-Shabaab in ay ka awood roonaadaan Col. Hiiraale iyo maliishiyadii wehlineysay. Warku wuxuu intaa ku darayaa in maliishiyadii Gol. Barre Hiirale ay afka geliyeen dhinaca Gobolka Geddo oo ay ku sii jeedeen, iyadoo aan la ogeyn waxa ay kala kulmi doonaan degmada Baardheere marka ay tagaan. Dagaalo kulul ayaa maanta labada dhinac ku dhex maray inta u dhaxeysa deegaanka Qooqaane iyo Dhoobley, waxaana dhaawacyadii dhinaca Islaamiyiinta la keenay Isbitaalka magaalada Kismaayo. C.M.Cali AllPuntland. -
Bu’aale: Dagaalo qaraar oo ka dhacay deegaano aan ka fogeyn Magaalada Bu’aale. 23. august 2008 Bu’aale(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya Magaalo Madaxda gobalka Jubada dhexe ee Bu’aale ayaa sheegaya in ay magaaladaasi deegaano ku dhow dhow ka dhaceen goor dhaw dagaal xoog leh oo dhexmaraya Maleeshiyaadka Barre Hiiraale & Kooxaha ka soo horjeeday Maamulkiisii laga faramaroojiyey Magaalada Kismaayo. Dagaalkan ayaa la garan Karin khasaaraha uu dhaliyey ,ayadoo ay go’an tahay Isgaarsiintii Magaalada Bu’aale ,waxaan lasheegayaah in ay xoogeysanayaan dagaladan. Wariyaha AllPuntland ee gobalada Jubooyinka oo hada jooga Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Magaalada Kismaayo la geeyey dhaawac ciidamo ay leeyihiin Kooxaha isgarabsanaya ee qabsaday Magaalada Kismaayo. Wariyaha ayaa sheegaya in ay dhaawacyadaan yihiin kuwa laga keenay meelo ay dagaalo ka dhaceen ilaa xalay iyo maanta, isagoo sheegay in ay soo baxayaan warar badan oo ku aadan dagaaladii ugu dambeeyey. Barre Aaden Shire waxaa la socda xubno ay isku siyaasad yihiin ,waxaana uu doonayaa in uu tago Magaalada Baardheerre ee gobalka Gedo ,balse dagaalo ba’an ayaa qabsaday kuwasoo ku bilowday 4 maalmood ka hor. Wixii ku soo kordha kala soco www.AllPuntland.com Hadii Eebe Idmo. F. C. Geylan AllPuntland
-
Xirsi Magan oo ahaa Suuggaan yahan kuna xeel dheeraa Af-Soomaaliga oo ku geeriyooday London Posted to the Web Aug 21, 22:36 London:-Allaha u naxariistee waxaaa maanta ku geeriyooday magaalada London ee cariga Ingiriiska Xirsi Magan oo ahaa Suugan yahana kuna xeel dheeraa Af-Soomaaliga ,Abwaan Xirsi Magan ayaa in dhawaale ahba waxaa lagu daweynayey Isbitaal ku yaal wadanka Ingiriiska oo uu ku jira in mudo ah. Allaha u naxariistee Suugaan yahan Xirsi Magan ayaa ka mid ah dadka fara ku tiriska ah ee lagu yaqaanay in ay Af-Soomaliga si xeel dheer u yaqaanaan, Xirsi Magan ayaa waxaa uu ka mdi ahaa dadka fara ku tiriska ah ee lagu yaqaanay xagga Eryo bixinta Afka Soomaaliga. Allaha u naxariisto Xirsi Magan Aaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiin Maamulka Halgan.net
-
Today Kismayo is the most peacful city in Somalia
General Duke replied to Hassan6734's topic in Politics
^^^^lool. Mr Two horns has a great point.. The religious symbols of the age