
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Baidoa : President Yusuf crushes his rivals will appoint a new PM.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
AUDIO -
Madaxweyne C/laahi Yusuf Axmed oo xilkii ka qaaday Ra'iisal wasaare Nuur cadde. (Mogadishu, Axad ,14,December, 2008,(Hornafrik Media) Madaxweynaha dowladda KMG ah ee soomaaliya C/Laahi Yusuf Axmed ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtey Magaalada Baydhabo waxaa uu ku dhaawaqay in xilka uu ka qaaday Ra’iisal wasaare Nuur cadde islamarkaana wixii hada ka dambeeya uu soo dhisi doono xukuumad cusub. Shirkan jaraa’id ee uu qabtey maanta Madaxweyne Yusuf oo ay ka qeyb galeen tiro xildhibaano ah oo ku fakar ah Madaxweyneha iyo guddoomiyihii hore ee gobolka Banadir Maxamed dheere ayaa waxaa looga hadlay waxyaabo dhowr ah oo ku aadan xukuumada uu hogaaminayo Ra’isal wasaare Nuur Cadde. Madaxweyneha oo goobtaasi ka hadlay wuxuu si cad u sheegay in xukuumada Nuur cadde uu hogaamiyo ay dalka burburisay islamarkaana ay wax musuq maasuqday. Waxaa uu halkaasi ka jeediyay Madaxweynuhu hadalo xukuumada uu ku dhaleeceeyay. Dhagayso shirka jaraa'id ee Madaxweyneha Afhayeen u hadlay Madaxdaxweyneha oo saxaafadda u aqriyay hanaanka loo maray xil ka qaadista Ra’iisal wasaaraha iyo xukuumadiisa ayaa aqriyay qodobadaasi. Dhagayso qodobada la aqriyay. Si kastaba ha ahaatee waxaa ay tani noqonaysaa dhabarjab wayn oo sii murjisa khilaafka u dhaxeeya Madaxweyneha dowlada KMG ah ee soomaaliya iyo Ra’iisal wasaareha. Hadaba waxaa la laga war sugayaa kala fadhiyada Baarlamaanku uu ku yeelan doono Magaalada Baydhabo. Wixii soo kordha kala soco wararkeena dambe.
-
The President has sent a clear message to Addis Abbaba, I am the boss, this is my government and F you. Yuusf Yey got rid of Nur Cade and Ahmed Abdisalaan, Addis Abbaba's new boot lickers, not in Garowe, he did in Baidoa, a border town full of the Ethiopian troops Nur Cade was the most incompetent, senile servent of government ever to represent Somalia. He made the warlords look dignified. Anyhow Mr President you have stood up to all challanges and Mesfin, and Melez are in dire confusion tonight.
-
Pirates: US wants to fight them inside Somalia + more ships captured
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The $150 million in tax collected by the Pirates is good for everyone. Adeer those that have been dumping, toxic waste and illegal fishing of our beloved coast have found an enemy in the Pirates. -
Pirates: US wants to fight them inside Somalia + more ships captured
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. Nah it means the Pirates will get $200 million next year. the international community is all talk. -
^^^The President fights armies adeer, he does not stone children and dance over corpses.
-
Adeer, I don’t agree with Shiekh Sharif on many thinks I never bought into the whole “Sheikh” thing and the “Islamic” clan militias. It was politics then and it is politics now. Sharif has survived, has gained support while many of the weaker politicians in his camp are isolated and foaming from the mouth. He has branded himself as a moderate, realistic and open minded a man who does not want the anarchy to continue. That’s a powerful message and a refreshing one considering the hateful, lack of respect for life that the Al Shabaab and other groups spouse.
-
Sharif Ahmed is a politician, who is growing in stature. I think this was a great move, and it signifies this man wants to play politics. However I must agree with many here who voice concern at the process and the enlarged parliment. A good political move...
-
Aweys oo mucaraday socdalka Shariifka 11 Dec 11, 2008 - 3:00:07 AM Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ku sugan Asmara ayaa ku tilmaamay booqashada Sheekh Shariif uu ku tagay Muqdisho mid uu ka shaqeeyay cadowga, isla markaana aysan jirin cid ku farxaysa socdaalkiisa. Isagoo wareysi siinayay Tv-ga ku hadla Afrka Carabiga ee Al-jazeera ayuu sheegay in socdaalkaas uu yahay mid ka dhashay heshiiskii uu kula galay DF dalka Jabuuti. "Booqashada Sheekh Shariif waxay cadeyn buuxda u tahay in cadowgu uu heshiis la galay" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir oo intaas ku daray: "Ma jirto cid aan ahayn cadoga oo ku farxaysa socdaalkiisa Muqdisho". Sheekh Xasan oo ay garabka Isbahaysiga ARS ee ku sugan Asmara u doorteen gudoomiye oo wax laga weydiiyay cida uu cadowga ula jeedo ayaa yiri: "Cadowgu waa ciidamada shisheeye ee dalka ku sugan iyo dowlada Federaalka". Gudoomiyaha Isbahaysiga ARS-Jabuuti Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay markii uu Muqdisho gaaray in socdaalkiisu uu qayb ka yahay sidii loo dhaqangelin lahaa heshiiskii lagu gaaray Jabuuti. Dhanka kale, booqashada Sheekh Shariif waxaa soo dhaweeyay Ergayga UN-ka ee arimaha Somalia Ahmadou Ould-Abdallah, isagoo ku tilmaamay socdaalka Sheekh Shariif mid farxadeed. "Halkii ay dhinacyada hardamaya xabad isku ridi lahaayeen, hadana waa inay ka shaqeyaan sidii ay dib ugu soo celin lahaayeen dadkii ku barokacay dagaaladoodii ayna dalka dib ugu dhisi lahaayeen" ayuu yiri Ahmadou Ould-Abdallah oo saxaafada hadal kooban siiyay.' Shacabka Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay booqashada Sheekh Shariif, iyadoo qaarkood ay ku tilmaameen mid aan wanaagsanayn, halka kuwo kale ay ku tilmaameen mid nabadeed. Garowe Online, Muqdisho
-
Maleshiyad ka goostay ururka ARS-Jabuti 11 Dec 11, 2008 - 4:45:41 AM Maleeshiyo daacad u ahaa Isbahaysiga ARS-Jabuuti ee u hogaamiyo Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa maanta ku dhawaaqay inay ka goosteen; kuna biireen dhanka kale ee Asmara. Max'ed Cusmaan oo ah sarkaalkii watay ciidamadaan ayaa saxafiyiinta u sheegay in wixii maanta ka dambeeya ay ka mid yihiin ciidamada ARS-Asmara, ayna dagaalada sii wadi doonaan. "Maanta wixii ka dambeeya waxaan amarka ka qaadanaynaa Dr. Cumar Iimaan Abubakar, waayo dhinaca kale wuxuu ka weecday jihaadkii lagu jiray, waxayna la heshiiyeen DF" ayuu yiri Max'ed Cusman. Goobta lagu qabtay xaflada oo ahayd meel miyi ah oo dhanka waqooyi kaga beegan Muqdisho ayaa waxaa ku suganaa xooghayaha difaacada ee Isbahaysiga mucaradka Sheekh Yuusuf Max'ed Siyad [indhacade], isagoo diiday inuu saxaafada la hadlo. Mas'uulka u hadlay ciidamada goostay ayaa ku eedeeyay Madaxa gudaha dalka ee Maxkamadaha Islaamka Sheekh C/qaadir Cali Cumar inuu la saftay Sheekh Shariif, iyagoo xusay inuusan xukumin. Ciidamada goostay oo aan tiro ahaan la xisaabin karin, balse ku sugnaa dhul howd ah ayaa waxay wateen gaadiid dagaal, iyagoo u diyaarsanaa inay dagaalo cusub galaan. Sheekh Xasan Mahdi oo ah mas'uul ka tirsan Isbahaysiga ARS-Asmara oo isaguna ka hadlay goobta lagu soo bandhigay ciidamada ayaa sheegay in Maleeshiyada goostay ay ******** khiyaanooyinka ay maleegayaan Sh. Shariif iyo xubnaha la socda. "Mujaahidiinta dhabta ah waa kuwa xaqiiqsada hagardaamooyinka cadowgu wado, kuwana waxay ka fakadeen dhagar lala damacsanaa" ayuu yiri Sheekh Xasan Mahdi oo sheegay inuu ka xun yahay hadafka garabka Jabuuti. Ciidamadan goostay ayaa waxay noqonayaa kuwii ugu horeeyay oo cadeysta inay ka go'een garab ka tirsan Isbahaysiga ARS ayna ku biiraan garab kale, isla markaana ku dhawaaqa inay dagaalada sii wadayaan. Garowe Online, Muqdisho
-
Shariif Xassan Sheekh Aadan "Sheekh Shariif Wuxuu Muqdisho u Tagay in Kuraastii Baarlamaanka Uu Soo Qeybiyo Isagoo Annan Cidina Kala Tashan. Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomalia Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa wareysi uu siiyey Joornal ka soo baxa dalka Qadar waxa uu ku sheegay in Sheekh Shariif Gudoomiyihii Isbaheysiga Garabka Jabuuti uu ku tikrifalay awoodii isbaheysiga Ka dib markuu diiday in awooda baarlmaanka isbaheysiga ay xaq ahaan u heleen lagu qeybiyo dalka Jabuuti oo isla markaasina ah xarunta isbaheysiga "Sheekh Shariif kuraastii baarlamaanka wuxuu kala dhacay Magaalada Muqdisho isaga oo aanan qofna kala tashan". Shariif Xassan wuxuu kaloo sheegay in magaalada Muqdisho uu u tagay Sheekh Shariif in uu ku soo qeybiyo kuraasta baarlamaanka oo isbaheysiga ay xaq ahaan u heleen iyadoo xubnihii ka tirsanaa isbaheysiga ay dhooban yihiin magaalada Jabuuti, Shariif Xassan wuxuu ku goodiyey in Isbaheysiga uu qarka u saaran yahay bur-bur baaxadiisu lagu qiyaasay in gacan ka hadal ay gaarto, wuxuuna sheegay in masuuliyaadaasi uu leeyahay Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Email Story Printable
-
Pirates: US wants to fight them inside Somalia + more ships captured
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Burcadbadeed Afduubatay doonyo Yemen leedahay Horseed Media Sanca Burcadbadeedkan waxaa gacanta ku dhigay ciidamada Puntland. Burcadbadeed Soomaali ah ayaa waxaa ay afduubteen labo doonyood oo kalluumeysato Yemeniyiin ah ay leeyihiin, sida ay xaqiijisay wakaaladda wararka ee dalka Yemen ee SABA. SABA ayaa sheegtay in warkaasi ay kasoo xigatay ilaalada xeebaha dalka Yemen oo sidoo kale sheegay in ugu yaraan 7 ka tirsan Kalluumeysatada ay ka baxsadeen burcadbadeeda markii uu afduubku dhacayay. Labada doonyood ee la afduubtay waxaa la socda 22 kalluumeysato ah. Bishan horraanteed burcadbadeed Soomaali ah ayaa waxay sii daayeen markab ganacsi oo ka diiwaangashan dalka Yemen oo ay ka dalbadeen in la siiyo $2m oo madaxfurasho ah. Hase yeeshee saraakiisha dalka Yemen ayaa waxay sheegeen in burcadbadeedu ay sii daayeen markabkaasi iyagoo aan la siinin madaxfurashadii ay dalbadeen. Waxaana dadaalka lagu sii daayay markabkaasi ka qeybqaatay odayaasha deegaanka iyo saraakiisha maamulka Puntland. -
Dawlada Maraykanka “waa in burcad badeeda lagula dagaalamaa gudaha Soomaaliya” Mohomed Yemeni Horseed Media Bosaso Dublumaasiyiin ku sugan magaalada New York ee xarunta qaramada midoobay ayaa maalinimadii arbacada ahayd sheegay in dawlada Maraykanka ay doonayso in ay qaramada midoobay hor dhigto qaraar ay ku doonayso in ciidamada ilaalada u jooga xeebaha Soomaaliya ay burcad badeeda kula dagaalami karaan dhulka berriga ah ee Soomaaliya Arintan ayay dad badan u arkaan inay tahay qorshe lagu doonayo in ciidamo loogu soo diro dalka Soomaaliya, isla markaana mar labaad dib loo eego hanaankii ciidamo caalami ah loogu diri lahaa Soomaaliya Wefdiga dawlada Maraykanka u fadhiya golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa diyaariyay qorshahahan si asbuuca soo socda loo hordhigo golaha amaanka Kulankaas waxaa goob joog ka noqonaya Condoleezza Rice xoog haya arimaha dibada ee Maraykanka Mrs: Condoleezza Rice ayaa golaha amaanka kala hadli doonta arimo badan oo ka taagan qaarada Africa iyo bariga dhexe Dublumaasiyiintu waxa ay sheegayaan In kulankaas ay kasoo qayb gelayaan xooghayaha arimaha dibada ee Rushka Sergio Lavrove iyo xooghaya arimaha dibada ee dalka Ingiriiska Dived Melepan halkaas oo ay maalinimada Talaadada ah kaga qayb gelayaan kulan lagaga hadlayo arimaha Soomaaliya Ku xigeenka safiirka Maraykanka u fadhiya golaha loo dhanyahay ayaa ka gaabsaday inuu tafaasiil ka bixiyo qorshaha dawlada Maraykanku ay ku doonayso inay ciidamo ugu soo dirto dalka Soomaaliya laakiinse waxa uu rajo ka muujiyay in qaraarku uu meel marayo Waxana uu intaas ku daray in ay jirto taageero ku saabsan sidii loo ciribtiri lahaa burcad badeeda xeebaha Soomaaliya ku sugan Wolf ku xigeenka Safiirka maraykanka ee golaha amaanka ayaa sheegay in qorshahan uu diirada saarayo burcada xeebaha Soomaaliya laakiinse hadii dawlada Soomaalidu ay ogaalato in gudaha Soomaaliya lagaga daba yimaado waan samaynaynaa ayuu hadalkiisa ku daray Mr: Wolf. Waxaan wali faafaahin laga bixin waxa ay ka tarjumayso ogolaanshaha dawlada Soomaalida laakiinse dawlad goboleedka Puntland ayaa soo dhowayay ciidamda ku sugan xeebeheeda inay la dagaalamaan bur badeeda ayna hub iyo tababar siiyaan ciidamadeeda ilaalada xeebaha Dalka Soomaaliya ayaa fawdo lugaha kula jiray ko dhowaad 18 sano, inta badan gobolada koonfurta Soomaaliyana waxaa wali ka socda dagaalo u dhexeeya kooxo Islaamiyiin ah iyo ciidamada dawlada KMG ah oo taageero ka helaya ciidamada Ethiopia Waxaana magaalada Muqdisho gaaray Shiikh shariif sheikh Axmed gudoomiya isbahaysiga dib u xoraynta Soomaaliya garabka Jabuuti, arintaas oo loo arko inay tahay isbedel wayn oo ku yimi aragtidii isbahaysiga (HR Media)
-
Islamic clerics' council denounces Al Shabaab land grabs 10 Dec 10, 2008 - 5:43:19 PM MOGADISHU, Somalia Dec 10 (Garowe Online) - A group of Islamic clerics in Somalia who have been undertaking efforts to mediate among Islamic Courts Union (ICU) factions in recent months have declared that it is "illegal" for ICU factions to capture new territory. Sheikh Bashir Ahmed Salad, chairman of the Islamic committee, told a Wednesday press conference in the capital Mogadishu that all factions should stay away from any act that could lead to "hostilities among brothers." "It is illegal to capture new land while enemy troops are [still] inside the country and also it is prohibited to destroying existing administrations," Sheikh Bashir said. He warned that "every step taken in the wrong direction will help the enemy." Islamist factions were instructed "not to fight for love of a man, for show-of-force or for seizing new land," warning that such thinking could "weaken the jihad." "We support the jihad against enemy forces [foreign troops] in our country and we welcome victories attained over the past two years of war," Sheikh Bashir added. This group of Muslim sheikhs has been actively issuing public statements as a measure of guiding a self-appointed mission to mediate among rival ICU factions. Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, ICU executive head who signed a peace pact with the Ethiopian-backed Somali government, recently dismissed the Islamic clerics' rejection of the Djibouti Agreement. READ: Islamic scholars should ‘stay away from politics,' says Sheikh Sharif Al Shabaab insurgents, who broke off from the ICU, have been steadily seizing new regions since the August capture of Kismayo, an important port city in Somalia's deep south. RELATED: READ: Islamic clerics' council rejects power-sharing deal Source: Garowe Online
-
Uganda denies wanting to withdraw Somali force 11 Dec 11, 2008 - 4:42:57 AM Uganda on Thursday strongly denied comments by Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi that it wanted to pull its peacekeeping forces out of Somalia. "This is absolutely not true and this is contrary to eveything we have said. Our position has always been that if Ethiopia pulls out of Somalia, we will increase our presence there," Uganda's deputy foreign minister Okello Oryem told AFP. Oryem said he was "surprised" by Meles' statement to the Ethiopian parliament earlier Thursday in which he said Uganda and Burundi wanted to withdrawl their forces as soon as possible, even before an Ethiopian pullout scheduled for early next month. "Uganda is prepared to increase its battalion if there is a need," added Oryem. AFP
-
Al Shabaab another fake dawn for the confused: [Galgaduud]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^So go ahead insult away... -
Al Shabaab another fake dawn for the confused: [Galgaduud]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer one can insult and make lies about the man, it only helps him. -
Eyl - A town overtaken by powerful pirates
General Duke replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Nice picture indeed. -
Sheekh Xassen Turki's onslaught on the ONLF justified
General Duke replied to Abtigiis's topic in Politics
^^^Adeer the ONLF rejected they were involved in a fight and I dont think the Al Kebaab/Hassan Turki statement is true at all that they attacked an ONLF base. But say it was true how does it help anyone other than Hassan Turki grab more land and power? Which in the end will be his and the fake religious movements greates undoing. Anyhow we are waiting on proof that you have ONLF members and supporters who agree with their fighters in Somalia being attacked.. Come on now or did you just utter that nonsnece without thinking? -
Sheekh Xassen Turki's onslaught on the ONLF justified
General Duke replied to Abtigiis's topic in Politics
^^^Ok adeer now you are losing the whole plot. Your premise is you will attack the ONLF in the Juba's and weaken them, so you can help them later on to liberate the Somali region. In your mind it is also justifiable to create local conflicts and tensions with the resulting loss of man power and material because in the end it will help. This is utter childish nonsense and as for the ONLF sympathizers supporting this action against their fighters and bases as you claim, can you get us anyone on SOL or otherwise or any statements in support from ONLF members and their supporters? The only claim we have from the movement is a rejection they were involved? Again a weak argument, but one expects it from you saxib. -
Al Shabaab another fake dawn for the confused: [Galgaduud]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. Adeer are u still here talking rubish. Well President Yusuf is the only one who has confronted the Ethiopians, they could do jack to the old man and now are chasing Nur Cade/Ahmed AbdiSalan support base. Anyhow any word on the recognition and the DNA test.. -
Sheekh Xassen Turki's onslaught on the ONLF justified
General Duke replied to Abtigiis's topic in Politics
Adeer, you are contradicting yourself now. You support the ONLF but agree they should be attcaked by other Somali groups who claim to be waging war on Ethiopia? Yup that makes as much sense as the pretences you make. Anyhow be honest son, it does not hurt.