General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Muqdisho: Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo difaacay Magacaabidii Madaxweynaha ee Raysalwasaare Gacma dheere. 17. december 2008 APL]Muqdisho(AllPuntland)- Xeer Ilaaliyaha guud ee dalka Soomaaliya C/laahi Daahir ayaa difaacay talaabadii uu Madaxweynaha Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axxmed ku magacaabay Raysalwasaaraha cusub ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Xeer Ilaaliyaha ayaa sheegay in uu Madaxweyne Yuusuf xaq uleeyahay in uu xilka ka qaado Raysalwasaaraha ayna jirin wax ka jira, warka sheegaya inuusan Madaxweynuhu awood ulaheyn xil ka qaadid lugu sameeyo. C/laahi Daahir ayaa sheegay in uu Madaxweyne Yuusuf xaq uleeyahay magacaabida Raysalwasaaraha iyo shaqo ka qaadidiisaba, ayna muhiim tahay in sharciga la dhowro oo la aqbalo go'aamada Madaxweynaha Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Xeer Ilaaliyuhu wuxuu intaasi ku daray in uu Madaxweynuhu latashi la'aan xataa uu ku magacaabi karo Raysalwasaare, markaasna uu xilka kaga qaadi karo taasna uu baneynayo Axdiga udagsan dawladda Soomaaliya. Warkan ka soo baxay Xeer Ilaaliyaha ayaa ka soo horjeesanaya war ka soo baxay Nuur Cadde iyo Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya oo looga hadlayay in aysan waxba ka jirin xil ka qaadidii dhawaan Madaxweynuhu ku sameeyey Nuur Xasan Xuseen. F. C. Geylan AllPuntland
  2. Garowe/Bosaso: Banaanbaxyo looga soo horjeedo Nuur Cadde Iyo Kenya oo ka socda Magaalooyinka Boosaaso iyo Garowe. 17. december 2008 Garowe/Bosaso(AllPuntland)- Banaanbaxyo waa weyn ayaa maanta si wadajir ah uga socda Magaalooyinka Puntland oo idil waxaana looga soo horjeedo Nuur Xasan Xuseen, Raysalwasaarihii hore iyo Dawladda Kenya oo shalay sheegtay in ay Cunaqabateysay Madaxweyne Yuusuf. Boqolaal dad ah ayaa iskugu soo baxay Xarunta Maamulka gobalka Nugaal, waxa ayna ka soo horjeedaan ama ay wataan Halku dhagyo looga soo horjeedo dawladda Kenya iyo Nuur Xasan Xuseen. Dadweynaha ayaa sheegay in aysan dawladda Kenya ka tashan Aayaha iyo xiriirka ka dhaxeeya Shacbiga Puntland iyo Shacabkeeda, ayna qaadatay talaabo ka soo horjeeda Sharciyada caalamiga ah, ayna Puntland qaadi doonto talaabo aan ka yareysan mid ay shalay ku dhawaaqday. Fagaarayaasha Magaalooyinka Boosaaso iyo Garowe waxaa iskugu soo baxay dad badan, waxa ayna cabirayeen talaabadii ay qaaday dawladda Kenya ee u hiilineysa dhinac ka mid ah dhinacyada Siyaasada Soomaaliya, sidoo kale isla dadkan ayaa cambaareeyey talaabadii ay ku dhawaaqay Gudoomiyaha baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya ee uu ku sheegay in ay Codeeyeen ayna aqbaleen sii shaqeynta Raysalwasaare shaqada laga qaaday. Banaanbaxyadan ayaa ku soo beegmaya xili ay shalay dawladda Puntland siweyn uga soo horjeesatay talaabadii uu qaaday Aaden Maxamed Nuur (Aaden Madoobe) iyo warkii dawladda Kenya ee ay kaga soo horjeestay Madaxweynaha Sooomaaliya. F. C. Geylan AllPuntland
  3. Gaalkacyo: Banaanbaxyo waa weyn oo looga soo horjeedo Nuur Cadde iyo Dawladda Kenya oo ka socda Magaalada Gaalkacyo. 17. december 2008 Gaalkacyo(AllPuntland)- Banaanbaxyo waa weyn ayaa waqtigan ka soconaya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, waxaana looga soo horjeeda Banaanbaxyadan dawladda Kenya iyo Col. Nuur Xasan Xuseen. Banaanbaxyadan waxaa hogaaminaya Maamulka gobalka Mudug iyo Maamulayaasha degmooyinka kala duwan ee Magaalada Gaalkacyo, waxaana si aad ah loo adkeeyey amaanka guud ee Magaalada Gaalkacyo. Gudoomiyaha Magaalada Gaalkacyo Col. Axmed Cali Salaad oo hogaaminaya banaanbaxyadan, waxaana ay dadku wataan Boorar ay ku qoran yihiin hal ku dhagyo looga soo horjeedo Nuur Xasan Xuseen oo dhawaan xilka laga qaaday iyo dawladda Kenya oo shalay sheegtay in ay Cunaqabateyn ku soo rogtay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Qoyskiisa. Dad badan ayaa ku dhawaaqaya hadalo ka dhan ah dawladda Kenya, waxa ayna sheegayaan si deg deg ah ay dawladda Puntland iyo Shacabkeedu aysan raali ugu ahaan doonin talaabada ay ku dhawaaqday dawladda Kenya, ayna ka fariisanayaa talaabada ku bahoon ee ay ka qaadayaan. Wariyaasha jooga Gaalkacyo ayaa ku soo waramaya in ay Banaanbaxyadan sida lasheegayo socon doonaan maalmaha nagu soo aadan, waxaana dhinaca isla Banaanbaxyadan lugu taageerayaa dawladda Faderaaliga ah iyo Raysalwasaaraheeda Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacma Dheerre). F. C. Geylan AllPuntland
  4. Adeer thats an opinion of an individual. Our community resides in Somalia, across the country from the North East to the South to parts of the ****** region. Thus we aint small fish looking for a small pond.
  5. Bulshit adeer..,Puntland is not going anywhere, its part of Somalia..
  6. Koora-Tuunshe: You summarised it nicely. The problem is these people dont want any government. But that will not be enough to destroy the TFG..
  7. From the Federal Charter 2) The President shall appoint and dismiss the Prime Minister and/or dismiss the government if it fails to obtain the required vote of confidence from Parliament.
  8. They dont want to read, the President has vast powers. He is corrceting the worst mistake he ever made. NN again thanks a briliant thought, why not just present the constitution.
  9. These people dont read, they hate the TFG, they claim it does not matter to them and yet are captivated by the news. They claim its a joke and yet take sides and get into headed debate. Some even want to be part of it. However the Titan is still ina yusuf and he will overcome this little obsticle insha Allah. And if my sources are correct the new PM will be a powerful new figure who given the chance will make wonders...
  10. NN, the Parliment did not make a mistake, this was a fringe group as we always have and the speaker will end up in the frying pan The President, Deputy speaker attorny general and 80% of the MP's are together. But thanks for that.
  11. Xildhibaano diidey codbixinta, Madoobe oo hadley 15 Dec 15, 2008 - 1:50:42 PM Kadib markii Xildhibaanada DFKMG ah codka kalsoonida ah siiyeen Xukuumada Ra'isal wasaare Nuur Cadde maalin kadib [ Sida uu ku dhawaaqey Guddoomiyaha Barlamanka Somalia] markii Madaxweyne Yusuf xilka ka qaadey ayaa waxaa soo baxaya mudanayaal diidan sida ay u dhacdey codbixintaan. Xildhibanada diidan qaabka loo qaadey codbixintaan ayaa saxaafada u sheegey in ay aheyd mid lasoo qorsheyey iyada oo Ra'isal wasare Nur cadde uu boobey codbixntan. Xubin ka tirsan Xildhibanadan kulmey ayaa sidoo kale saxaafada u sheegey in mudanyaashaan diidan qaabka ay u dhacdey codbixntaan gaarayaan ilaa 80 xubnood taasoo ka dhigeysa in Ra'isla wasaare Nuur Cadde heli karin aqlabiyad ku filan. Mudanayaashaan ayaa ku eedeyey Gudoomiyaha Barlamanka Aadan Madoobe inuu codka u boobey Ra'isal Nuur Cadde.
  12. ^^^Adeer again this rash move means nothing the game is in Yusuf hands and we await the new PM. Then even Nur Cade's "cabinet" will run to where the new PM resides.
  13. ^^^Coming from the man who support his sub-clan occupaying farmland and taxing the Shabbele river's water under IndaCade, how defeat makes people human.
  14. Juje, the constitution gives the President the authority to name and fire a PM if that one has committed grave harm or has failed in the job he soar an oath to. Its very simple really, the PM can not name a cabinet without the Presdient approval. The fact there was no vote other than noise and a fake hand count makes this null and void on two counts. Now the constitution is clear and the attorney general has also made it clear that the President has the right to sack the PM and send this to Parliament who can then vote on it. Again the rushed, botched attempt, the outcry of the MP’s, the cool handling and reaction of the President testifies to the realities on the ground. The army, the parliment and 40% of Somalia as his base. All your cheap can not change a thing.
  15. Juje, adeer there has been many worst times faced by the Presdient and supporters, today I can say is not one of those. He has the support of the Parliment, yesterday alone there were 160 clapping the move to get rid of Nur Cade. When the new PM is announced you knwo the rush and activity will increase, those seeking positions in the new order. Nur Cade is a spent force a mindless old man who repeats, a couple of words and runs to Nairobi
  16. To those who’s every prediction comes to naught and who’s insight is as valuable as the droppings of pigeons. With regards to Somalia constitution the President has vast powers. He has the support of most MP’s and all he needs too do is just get their names and signatures with regards to the approval of the new PM. President Yusuf has the armed forces under his command; he has the support of Puntland state. The fringe group has none of these extraordinary powers nor the military machine and deep pockets of Yusuf. Thus the rush, the over the top news making the cries yesterday from Nur Cade, the trips to Nairobi. Yusuf again has played his hand masterfully.
  17. ^^^Adeer why scream and shout. The fact of the matter is would there have been any controversy if Nur Cade had the support of the Parliment? Why did they rush this? Why was there a hands show? They prefer stunts to real deal, the Djibouti 550 parliment, the Banadir Admin, the weak cabinet All is a stunt. Juje, you are always behind always following the news from Dayniile.com. The fact here is simple, Yusuf did not approve the cabinet and thus no debate, unless one changes the law. Yusuf appointed Nur Cade who has failed and will now appoint another one to do the job four eyes could not.
  18. The media needs news, just like Yesterday today is no different. Facts are as follows. 1. The majority of the Parliment support the Presdient. 2. The Presdient has made his move, and Yey never backs down. Nothing has changed and the statement today was clear. 3. Nur Cade cabinet is made up of 15 men and most are not MP's. The new PM has just to give positions to the MP's and thus gain more support. 4. Announcing the new PM will genereate a great deal of media interest and put pressure on the fringe group. Nur Cade and his group have revealed their startegy, they rushed this, they spent a great deal of money when the real battle is to stop the new PM. Yusuf has played his hand nicely
  19. ^^^Twice now adeer, obviously the Arafat headscarf is just for show.
  20. Because NGOOGNE: The President did not sign of on the Cabinet and thus it was illegal for the Parliment to vote on. 2. That there was no vote and it was sham as claimed by 100 out of 170 of the MP's present. 3. The President will announce a new PM who will create a cabinet, which will have the signed approval of Yey and then be put to parliment. 4. Yusuf is the President and Nur Cade is not the PM, and his cabinet is not approved. These are the facts and I like your style old boy.
  21. ^^^Anxious yes, frustration no. Adeer I am building the fall of many people here and today I am not so bussy. I worship Allah SWT adeer, dont commit a sin by trying to be clever.
  22. ^^^We have three secessionists here, anymore? This topic will be valuable..
  23. ^^^How dumb are secessionists? Did you not learn from the Tuulo thing, and all the remarks and predictions made? Trsut me next time you will swallow these words. Anyhow deep down you know the old man has prevailed hence all these snide remarks by the defeated groups. Again all you are doing is talking to yourselves. President Yusuf today stands much stronger than ever he is addressing his greatest mistake, the naming of the Buffoon.