
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Baidoa: Parliament takes decisive action...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Qodobada ay isla garteen baarlamaanka Soomaaliya ayaa kala ah, in aan loo keenin baarlamaanka Soomaaliya warqado uusan saxiixin Madaxweynaha Jamhuuriyada Sooomaaliya,taasoo ay ku qoran yihiin Magacyada Wasiiro aysan isku raacsaneyn Wasiirka koowaad ee dawladda Soomaaliya iyo Madaxweynaha dawladda Faderaaliga ah ee Soomaaliya, waxa ayna ugu baaqeen gudoonka baarlamaanka Soomaaliya in aysan qaban waraaqahaasi. In Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee ku sugan dibada iyo gobalada dalka Soomaaliya ee aan ku maqneyn fasaxa gudoonka barlamaanka Soomaaliya in dib loo eego, ka sii mid ahaan shahooda baarlamaanka Soomaaliya. In qodobadii lugu soo saxiixay shirkii Magaalada Jabuuti aan la horkeenin baarlamaanka Soomaaliya, ayadoo aan lasoo marin Golaha Wasiirada, waxaana lala socda in aysan maanta jirin gole Wasiiro oo kooram buuxin kara. Sadexdan qodob ee ay isku raaceen Gudi hoosaadyada baarlamaanka Faderaaliga ah ayaa umuuqda kuwa ka dambeeyey, markii uu si bareer Raysalwasaaraha Sharci-nimadiisa ay diidan yihiin Mudanayaal baarlamaan uu si cad usheegay todobaadkan in uu baarlamaanka horgeynayo Xukuumadiisa cusub oo aan wadan Saxiixa Madaxweynaha Soomaaliya. -
Baydhabo: Gudi Hoosaadyada baarlamaanka Soomaaliya oo Sadex qodob ka soo saaray Magaalada Baydhabo. 5. december 2008 Baydhabo(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ay Magaalada Baydhabo ee xarunta baarlamaanka Soomaaliya ku kulmeen gudi hoosaadyada baarlamaanka Soomaaliya, waxaana kulankaasi looga hadlayay xaalado kala gedisan. Qodobadii ugu horeeyey ee lugu falanqeeyey shirkan ayaa ahaa sida baarlamaanka Soomaaliya lugu horkeeni karo Gole Wasiiro oo uusan soo saxiixin Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed. Gudiyad Hoosaadyada baarlamaanka Soomaaliya ayaa isku raacay sadex qodob oo ku aadan xaaladaha baarlamaanka Soomaaliya, waxa ayna siweyn is kula soo qaadeen Qorshaha Raysalwasaaraha dawladda Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen ku doonayo in uu baarlamaanka Soomaaliya ku horkeeno gole uusan soo ogolaan Madaxweyne Yuusuf. Qodobada ay isla garteen baarlamaanka Soomaaliya ayaa kala ah, in aan loo keenin baarlamaanka Soomaaliya warqado uusan saxiixin Madaxweynaha Jamhuuriyada Sooomaaliya,taasoo ay ku qoran yihiin Magacyada Wasiiro aysan isku raacsaneyn Wasiirka koowaad ee dawladda Soomaaliya iyo Madaxweynaha dawladda Faderaaliga ah ee Soomaaliya, waxa ayna ugu baaqeen gudoonka baarlamaanka Soomaaliya in aysan qaban waraaqahaasi. In Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee ku sugan dibada iyo gobalada dalka Soomaaliya ee aan ku maqneyn fasaxa gudoonka barlamaanka Soomaaliya in dib loo eego, ka sii mid ahaan shahooda baarlamaanka Soomaaliya. In qodobadii lugu soo saxiixay shirkii Magaalada Jabuuti aan la horkeenin baarlamaanka Soomaaliya, ayadoo aan lasoo marin Golaha Wasiirada, waxaana lala socda in aysan maanta jirin gole Wasiiro oo kooram buuxin kara. Sadexdan qodob ee ay isku raaceen Gudi hoosaadyada baarlamaanka Faderaaliga ah ayaa umuuqda kuwa ka dambeeyey, markii uu si bareer Raysalwasaaraha Sharci-nimadiisa ay diidan yihiin Mudanayaal baarlamaan uu si cad usheegay todobaadkan in uu baarlamaanka horgeynayo Xukuumadiisa cusub oo aan wadan Saxiixa Madaxweynaha Soomaaliya. Dadka Siyaasada falanqeeya ayaa ku sheegaya talaabada baarlamaanka Soomaaliya, mid horey loogu qaaday iftiiminta Sharciga oo aysan mudo ku dhaqaaqin talaabo noocaan oo kale ah baarlamaanka Soomaaliya. F. C. Geylan AllPuntland
-
Baidoa: President Yusuf led delegates land in Bay meets with MP's
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweyne Yusuf "Wasiiro aan aniga ansixin Wasiiro ma noqon karaan, cidii sharciga ku xadgudubta mas'uuliyadeeda ayay qaadeysaa" . Decembar 5 2008 Radiofreesomalia.com Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yusuf Axmed ayaa mar kale muujiyay heerka uu taagan yahay khilaafka baahsan ee u dhaxeeya isaga iyo Ra'iisul Wasaaraha, isagoona mar kale ku celiyay inaan aanay Xukuumad dalka ka jirin. Madaxweyne Yusuf ayaa Magaalada Jabuuti ka sheegay in Wasiir uusan isaga ansixin aanay Wasiir noqon karin, waxaana uu ka digay in cidii ku xadgudubta sharciga ay qaadeyso mas'uuliyada darada ka timaada ansixinta Wasiiradaas oo uu haatan loolan ugu jiro Ra'iisul Wasaaraha. "Wasiiro aan aniga ansixin Wasiiro ma noqon karaan, cidii sharciga ku xadgudubta mas'uuliyadeeda ayay qaadeysaa, sharci iyo dastuur ayaa dalka noo yaala, waana eegi doonaa Baarlamaanka waxa uu ka yiraahdo"ayuu yiri Madaxweyne Yusuf oo intaa ku daray inuu isagu uusan cidna cambaareyneyn isla markaana uu aamusan yahay -
Baidoa: President Yusuf led delegates land in Bay meets with MP's
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweyne Yuusuf & wafdi uu hogaaminayo oo ka dagay Magaalada Baydhabo . Madaxweynaha dawlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaweyd waxay ka degeen magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyey. Madaxweynaha iyo wafdiga la socda ayaa ka soo duulay magaalada Jabuuti ee caasimada Jabuuti halkaasi oo ay ku sugnaayeen ilaa iyo maalinimadii shaley, waxaana socdaalka C/laahi Yuusuf uu ku soo aadayaa xili halkaasi uu dhaqdhaqaaq ka wadey Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) oo xusul duub ugu jira sidii Baarlamanka KMG ah uu u ansixin lahaa xubnaha wasiirada cusub ee uu magacaabay. -
Baidoa: President Yusuf led delegates land in Bay meets with MP's
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweyne Yuusuf & wafdi uu hogaaminayo oo ka dagay Magaalada Baydhabo . Madaxweynaha dawlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaweyd waxay ka degeen magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyey. Madaxweynaha iyo wafdiga la socda ayaa ka soo duulay magaalada Jabuuti ee caasimada Jabuuti halkaasi oo ay ku sugnaayeen ilaa iyo maalinimadii shaley, waxaana socdaalka C/laahi Yuusuf uu ku soo aadayaa xili halkaasi uu dhaqdhaqaaq ka wadey Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) oo xusul duub ugu jira sidii Baarlamanka KMG ah uu u ansixin lahaa xubnaha wasiirada cusub ee uu magacaabay. Email Story Printable -
Baidoa: President Yusuf led delegates land in Bay meets with MP's
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
M/weyne C/Yuusuf oo soo gaaray Baydhabo Baydhabo, Somaliya (Calanka.com) 05-Desember-08 Madaxweynaha dowladda federalka SOmaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa goor dhaweyd kasoo dagay garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo, halkaasoo ey kusoo dhaweeyeen masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan dowladda. Diyaaradda madaxweynaha iyo wafdigiisa keentay Baydhabo ayaa la sheegayaa in ey kasoo qaaday magaalada Jabuuti oo uu ku sugnaa mudo hal cisho ah. Amaanka wadooyinka iyo xarunta madaxtooyada ayaa la adkeeyay, waxaana wafdiga madaxweynaha loo kexeeyay xarunta madaxtooyada ee magaalada Baydhabo. Magaalada Baydhabo ayaa xarun u ah barlamaanka Somaliya, waxaana ku sugan inta badan xildhibaanada barlamaanka iyo gudoomiyahooda. Safarka madaxweynaha ayaa kusoo beegmaya xilli uu jiro khilaaf aad u weyn oo u dhexeeya isaga iyo ra`iisal wasaaraha dowladda federalka. Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda -
Badoa : Djibouti agreement faces difficulties
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Nah sorry saxib, there is a constitution and the powers given to each player is clear. Nur Cade and his new backers think they could play with the TFG, they need to think again. This agreement has been rejected by most Somali's forget the Al Shabaab all the main clans have rejected this. Thus the onus is on Nur Cade and his group and has nothing to do with us. -
An update for all the political junkies, President Yusuf has had a remarkable week. This was marked by the visit to Garowe and Qardho for the coronation of the 33rd King of the nation and meeting with the Puntland admin to go over the newest development politically, financially and militarily. The President then went to Djibouti and met with his counterpart Ismael Omar Geele, the talks were productive topics ranged from familial relationship between the two nations, the Pirates and IGAD;s up and coming meeting. Today the President has returned to the Parliamentary capital of Baidoa to hold talks with MP’s and brief them what he learned from his fact finding missions to Libiya, Uganda, Sudan and Djibouti as well as the non existent cabinet and the controversial Djibouti agreement. I hope you don’t hide your little knifes, for the Minamoto blade is coming out of the holster
-
Badoa : Djibouti agreement faces difficulties
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Isimada maamul goboleedka puntland ayaa kasoo horjeestay hashiiska diidmadu haraysay ee rag ka tirsan dawlada soomaaliya iyo isbahaysiga labaxay dib uxoraynta ay ku gaareen jabuuti ( Dhagayso Wareesiyada Nabadoonada) Posted to the MOL December 4, 2008, 5:35 pm Nabadoon Cali Kacaanka Halkaan ka dhagayso Nabadoon Cabdicasiis Afguduud Halkan Ka dhagayso kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen isimada maamul goboleedka puntland gaar ahaan kuwooda ku sugan gobalka bari ayey si wayn gaashaanka ugu daruureen mirihii kasoo baxay shirkii dhawaan ugu soo afjarmay rag ka tirsan dawlada soomaaliya iyo isbahaysiga labaxay dib uxoraynta ee uu hogaamiyo shiikh shariif shiikh axmed. kulanka isimadu ku qaadaceen shirka jabuuti ayaa waxaa kasoo qabgalay waxgarad iyo isimo si weyn looga qadariyo deegaanada puntland waxayna odayaashu xuseen inay ka xunyihiin qaabka loo marin habaabiyey shirkaasi markii uu ka soconayey jabuuti islamarkaana aakhiritaankiisa wixii ka soo baxay ay ahayd wax lala yaabo oo aan caqliga saliimkaa qaadan karin taasoo ay ula jeedeen xubnaha baarlamaanka soomaaliya lagu kordhinayo oo gaaraya tirada haatan uu ka koobanyahay mudanayaasha baarlamaanka soomaaliya kuwaasoo la siinayo qolyaha isbahaysiga . Nabadoon cabdicasiis afgaduud oo ah afhayeenka isimada gobalka bari oo uga warbixiyey mudugonline nuxurka shirkaasi iyo wuxuu ku qotamay ayaa sheegay inay ahayd digniin shacabka soomaaliyeed ay uga digayaan hagardaamada uu xambaarsan yahay shirkaasi oo la doonayo in laysku diro umada soomaaliyeed loona maja xaabiyo dawlada federaalka soomaaliya oo dadaal dheer loo galay dhisitaankeeda dhib badana laga maray waxayna sheegeen ugu dambayn inaysan riwaayadaas qaramada midoobey soo jishay aysan ka soconayn soomaaliya. dhinaca kalle nabadoonada gobalka mudug ayaa iyaguna shir ay ku yeesheen magaalada gaalkacyo waxay diidmo ka muujiyeen shirkaasi ayagoo soo dhaweeyey go aankii dhawaan dawlad goboleedka puntland ku qaadacdey shirkaasi. Cali jaamac cumar oo looyaqaano cali kacaan kana mida waxgaradka gobalka mudug oo uhadlayey nabadoonada gobalkaasi ayaa sheegay inay raacsan yihiin talaabada ay qaadeen maamulka iyo qaybaha kalle ee puntland ee looga soo horjeestay shirkaasi uu ku sheegay inuu yahay sun lagu sumaynayo mar kalle shacabka soomaaliyeed. si kastoo ay ahaataba waxaa isa soo taraya diidmada qayaxan ee dadka soomaaliyeed ka muujinayaan waxa lagu sheegay hashiis awood qaybsi ee dhex maray dawlada soomaaliya iyo mid kamida garabyada mucaaradsan dawlada soomaaliya Rabiile Cabdikariim Gabanow -
Djibouti: Madaxweynaha Dowladda KMG oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti 4. December 2008 Djibouti(AllPuntland)- Madaxweynaha Dowlada Federaalka KMG ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo uu weheliyo Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Gen. Cadde Muuse oo gaaray Jamhuuriyadda Djibouti ayaa waxay kulan la yeesheen Madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle, iyadoo kulankaasi uu ahaa mid albaabada u xernaa. Kulankan oo ka dhacay Qasriga Madaxtooyadda Djibouti, kaasoo socday mudo Labo saacadood ah, ayaa waxaa warar soo baxaya ay sheegayaan in labada dhinac ay ugu hadlayeen Shirkii dib u heshiisinta ee dhawaan Djibouti ku dhexmaray Dowlada KMG iyo Isbahaysiga Dib u xoreynta garabka uu hoggaamiyo Sheekh Shariif Sh. Axmed, iyadoo si weyn ay ugu hadleen Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jibouti wararka sheegaya in Madaxweynaha DKMG uu ka soo horjeestay heshiiskii dhawaan dhex maray mucaaradka iyo dowladda. Socdaalka Madaxweynaha uu ku tegay dalka Jibouti ayaa wuxuu la xariiraa casuumaad uu Ismaaciil Cumar Geelle u fidiyay dhigiisa Soomaaliya iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo shalay naftiisa qaadacay heshiiskii Jabuuti. Wax faah faahin ah lagama soo bixin kulanka Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jibouti, waxaana kulankaasi ku wehliyay Madaxweynaha Puntland Gen. Cadde Muuse, inkastoo wararku ay sheegayaan in Yuusuf iyo Cadde loogu yeeray sidii ay u taageeri lahaayeen heshiiskii Jibouti isla markaana sare loogu sii qaadi lahaa dib u heshiisiinta. Madaxweyne Yusuf iyo xubnaha ku weheliya safarkiisa ayaa waxaa la filayaa inay maalinta berri ah ka ambabaxaan Jamhuuriyadda Djibouti, iyagoo dalal kale oo deriska ah u sii gudbi doona gaar ahaan waxaa la hadal hayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. AllPuntland, Djibouti
-
Ethiopia is good they say: I say Yey is better for Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^What I am trying to say is simple, as for being beaten politically remarks thats the illusion many of you hold. The President is making moves, and thats when he is most effective, the media spin and the new Ethiopian love of the "opposition" means nothing. -
Baidoa: President Yusuf led delegates land in Bay meets with MP's
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Deg Deg:Madaxweyne Yuusuf & wafdi uu hogaaminayo oo Baydhabo tagey Madaxweynaha dawlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaweyd waxay ka degeen magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyey. Madaxweynaha iyo wafdiga la socda ayaa ka soo duulay magaalada Jabuuti ee caasimada Jabuuti halkaasi oo ay ku sugnaayeen ilaa iyo maalinimadii shaley, waxaana socdaalka C/laahi Yuusuf uu ku soo aadayaa xili halkaasi uu dhaqdhaqaaq ka wadey Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) oo xusul duub ugu jira sidii Baarlamanka KMG ah uu u ansixin lahaa xubnaha wasiirada cusub ee uu magacaabay. Warar dheeraad kala soco SBC International -
Malaha xabbad aan General Duke u waday baa ku dhacday Now innocent bystander’s are getting hurt because of Crazy horses anger at the Duke. Calm down son
-
NGOONGE: Adeer I am against the idea of hiding a crime and defending the actions of the young men and the network. The Masjid has nothing to do with it and harming the reputation of innocent men is no better the actions we are against. Thus a week ago it was about snitching a terror network not stopping a decent man from fullfilling his religious duty. But you know the difference NGOONGE.
-
Xiin: Adeer again you seem to make rash assumptions at every turn. The community is ours and these missing young men is our problem. Now I also welcome the meeting of minds and that you have come to realize that this is a Law & Order issue and these networks must be dealt with. Much like the gangsters shooting each other must be turned in and dealt with. I for one am for the defense of the Masjid’s they belong to Allah SWT and are a blessing to the community and not the abode of a fringe group. Lets hope this resolves itself soon and that everyone who is innocent the Mothers, the Imaams, the young men find their peace.
-
^^^Xiin adeer your drivel kind of obscured this question. There is no debate here. As for this Imaam I have met him several times at the Masjid, in weddings and at the many gatherings he is a pleasant fellow who has done wonders for the community, I doubt he has anything to do with this issue. I don’t doubt there is a network that exists but I belive its outside the Masjid and like I said in our earlier exchanges these ****** ruin it for the community as a whole.
-
A. Siciid Nuur oo ka tanasuley musharaxnimadiisa 4 Dec 4, 2008 - 8:08:22 AM Axmed Saciid Awnur oo ka mid ahaa Musharaxiinta isu soo taagay xilka Madaxtinimada Puntland ayaa shaaca ka qaaday in uu ka tanaasulay u tartamida xilka Puntland. Awnuur oo la soo xariiray Idaacadda Garoowe ayaa sheegay in sababta ku dhalisay inuu ka tanaasulo musharaxnimadiisa ay tahay kadib markii dad faro badan ee ka soo jeedo Gobolka Nugaal isu soo taageen xilkaan, isla markana waxaa uu sheegay in ay jiraan tashiyo fara badan, loona baahan yahay buu yiri in Gobolka Nugaal uu yeesho hal Musharax, maadaama tartan lagu guda jiro. "Arinta reer iyo qoys bey dib ugu noqotay, anagu sadax baanu hal dhinac ka soo wada jeednay oo Musharaxiin ka aheyn, aniguna koley waan ka tanasulay, labadii kalena howshooda tolka ayaa gacanta ku haya oo go'aan ka gaari doona, waxaana rajeynayaa in dhinacas kale hal qof uu ka soo baxo, kadibna aakhirka gobolka Nugaal uu hal qof yeesho oo ka qeybgalo tartanka, barnaamijkeygana waa mid aan u gogol xaarayo inaan hoos ka soo bilowno"ayuu yiri Axmed Saciid Awnuur oo ka hadlayey sababta ku dhalisay inuu tanaasulo, wuxuuna sheegay in tanaasulkaasi ay ku dhalisay beesha uu ka soo jeedo. Axmed Saciid Awnur ayaa sheegay in uu burburay guddigii kala saari lahaa Musharaxiinta Gobolka Nugal, waxana uu tilmaamay inuu ku yimid kadib markii faraha la soo galeen gacmo dibada ah sida uu hadlka u dhigaye, isagoo intaa raaciyay in dadkii xubnaha ka ahaa qaarkood ay sidoo kale ka shaqeeyeen burburintiisa si aysan dadka deegaankan aysan wax go'aan ah ugu qaadan doorashada soo socoto. Tanasulka Awnuur ayaa yimid xili Musharaxiinta u taagan xilka DGPL ay tiradoda sii kordheysa, taasoo adkeyneysa tartanka xilka Madaxweynenimada ee loo tartamayo Janaayo 8-deeda 2009-ka. Radio Garowe,Garowe
-
Ethiopia is good they say: I say Yey is better for Somalia
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The Zack and others, President Yusuf tactics in 2006 were so brilliant and effective that all of you agree that it has to be replicated by the opposition. The problem for you is, now its late 2008 & 2009 and there are other strategies better suited to this political environment. How simple minded people get. -
. ^^^lool. Farah now I don’t even mind those words, my signature is taken from Gandhi, you seek your inspiration from that thinker Gen Duke, all is fair in the world. Now I accept your apology and don’t do it again.
-
Adeer Farax again leave my name out of it. I know even my words are part of your avatar on SOL, but this nonsocial post was over the top. Xiin, you amused me a little while and the bitterness you seem to be holding inside is not healthy as was pointed out to you by many on SOL
-
Adeer point, dont waste your energy on these people. They seem to be trying to shutt people up. Why hide anything if one is innocent?
-
^^^Are you Farax Brown? I know I am famous but spare the nonsense lads. Xiin adeer I have far too much respect for SOL to bruise you up again.
-
My position with regards to this matter is simple and rational. It is a matter for the law, my only concern is to the parents. As for putting my name into this, I will not even mention Xiin, we had our day in the sun and the old man seems to be a little bitter. Adeer no one cares about your person and one hopes you are not involved in this nonsense. Again as a law abiding responsible citizen one must inform the authorities if they have any knowledge, call it what ever one wants to. Farax Brown , don’t mention my name again just to sound smart.