General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. MADAXWAYNAHA MUSTAQBALKA PUNTLAND MUSHARAX GENERAL C/LAAHI AXMED JAAMAC ILKA JIIR AYAA MAANTA MAGAALADA GAROOWE SI AAD AH LOOGU SOO DHAWEEYAY[+SAWIRO] Garoowe:- General Ilka Jiir iyo wafti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa Maanta si Qaranimo ah Loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe, Gen-ka ayaa soo dhawayntiisa waxa ka qayb qaatay dhamaan Bulshada Magaalada Garoowe, Ardayda Iskuulada sare ayaa Maanta ahaa kuwa Gabi ahaanba Fasax ah Dec,21,2008- Abaara 11:30 ayaa waxa Magaalada Caasimada u ah Puntland ee Garoowe si diiran loogu soo dhaweeyay Musharax C/laahi Axmed Jaamac Ilka Jiir. Boqolaal Haween iyo rag ah ayaa isasa soo dhoobay wadooyink waa wayn ee Garoowe kuwaasi oo Ruxayay Caleemo Qoyan, iyo Calamo, Gen-ka ayaa Khudbad Gaaban u Jeediyay dadkii soo dhaweeyay waxana uu aad ugu Mahad Celiyay dhamaan dadkii Halkaasi Joogay. Gen-ka ayaa loo Gudbiyay Guri loo Qoondeeyay oo ku Yaala Badhtamaha Magaalada Garoowe, isaga oo Halkaasi Saxaafada kula hadlay waxana uu sheegay in hadii uu Guulaysto Doorashada Pl uu wax wayn ka qaban doono Amaanka Puntland ee haatan gabi ahaanba Lumay, sidoo kale Gen-ka ayaa ka hadlay wax qabadkiisa ku aadan Arimaha Budhcad Badeeda, waxana uu si Faah Faahsan uga hadlay inuu Gacan Bir ah ku qabandoono Budhcad Badeeda Somaliyeed. Gudaha Garoowe General Ilka Jiir ayaa dhanka kale xusay inay sidoo kale Xukuumadiisu ay xooga saaridoono sidii loo Horamarin lahaa Arimaha Beeraha iyo Reer Miyiga kuwaasi oo xusay inay yihiin Laf dhabarta Umada Somaliyeed. Wariyaasha ayaa Gen-ka waydiiyay Su"aal ahayd hadii aad ku Guulaysan waydo Doorashada Pl ma ka mid Noqonaysaa Xubnaha Dawladaasi Cusub" Haa waa laga Yabaa waayo qof kasta oo Dalka dan u wada waan la shaqayn, Laakiin waxaan doonaynaa Is Bedel dhab ah "Ayuu yiri General Ika Jiir. Dadka sida aadka ah uga qayb qaatay soo dhawaynta Gen-ka ayaa waxa ka mid ah Islaan Xuseen Xaaji Caabdi oo ka mid ah Isimada Reer Sanaag,sidoo kale Ururka Al-Nasar ee Gobolka Xubno Muhiim ah oo ka mid ah ayaa Halkaasi ka dhex Muuqday, waxa kaloo Xusid Mudan inay soo dhawaynta Joogeen Ardayda College-ka GTEC Garoowe Teacher EDucation College. kuwaasi oo sitay dhar Gaar ah.waxana Afkooda ku Hadashay Ikraan Yuusuf Maxamed [Caleed] waxayna sheegtay inay aad u Taageersanyihiin Qorshayaasha Gen-ka. Gen-ka ayaa waxa uu ka soo Boqoolay dhanka Magaalada Dekeda leh ee Bosaaso, Halkaasi oo Mudo ku sugnaa, waxana la Filayaa inuu Maalamaha soo socda uu Kulamo la qaado Isimada Puntland iyo waliba Bulshada Magaalada Garoowe. Jaamac Feyte LaasqorayNET/Garoowe.
  2. GheeleT: I dont have any info he intends to resign, I think he should and lets move on. Ina Yusuf Yey International Galkacyu. There is already an Abdullahi Yusuf Ahmed school in Puntland. Abdullahi Yusuf hospital Garowe..
  3. Juje adeer, Yusuf is gone and a new era will emerge, those against him most today are no more than emotive clan bigots who take their history lessons from old ladies. Those who wanted to destroy the TFG from within, notably characters he brought to the Somali political era will not last longer than anyone. The Djibouti agreement, the IGAD meetings the whole NGO deals was aimed at ousting him. Will they have answers fro the armed clan militias, the pirates, the Al Shabaab? I do not think so for a moment. Yusuf greatest achievement was and will be Puntland, who’s majority of population adore the old warrior. Puntland will outlast him insha Allah..
  4. NGOONGE, Adeer the man has been the no1 leader of all Somali's for the past 10 years. Of course Yusuf legacy will continue, after the event we will at least name a few airports and strips after him in Puntland..
  5. GheeleT: Adeer the time has come to move on. I have always supported Yusuf for his brilliance in tactics and strength of character. Those who hate him do so out of ignorance and clan envy. Thus my suggestion is let him retire, it is time, he has done all he could. My support for unity, federalism and my beloved Puntland will continue. I just don’t think the clowns know what they have got themselves into.
  6. Abdullahi Yusuf Ahmed is an old warrior a 20th century hero fighting in the 21st century. As an ardent supporter probably the most in cyber space I believe its time for the President to step down. There is absolutely no need to hold on and he has nothing to prove, Yusuf has not been defeated in battle nor in politics and it has taken the worlds great powers to suggest its time to create a new formula for the Somali dilemma. This new formula must be given the chance and its failure must not in any way be attributed to the old warrior. It is time to end the 40 year of national service and to retire into history. To those who will celebrate this event, now the onus is on you, if this 75year old was the problem then everything will be rosy soon and the Somalis will get along nicely.
  7. Much has been made about the fate of the President Abdullahi Yusuf tied to that of the Puntland state. Puntland should stay as it is, a Somali state seeking a better Somalia. It might seek a policy of isolationism for a period of time and take a defensive posture when it comes to the south but it should not declare itself independent of the Somali republic.
  8. Allaha u naxariisto, a good man , to reer Bood may Allah give you strength in this time for the loss of the family head..
  9. I agree with the poster, but it will take a little more time, another five years and its done. Insha Alllah. Puntland & Somaliland are ok, the rest will follow suit.
  10. Xaflad Lagu Taageerayo Musharax Ilka Jiir Oo Xalay Lagu Qabtay Bosaso. Xafladan Oo Ahayd Mid Lagu Taageerayay Musharax General C/laahi Axmed Jamac Ilka Jir Ayaa Waxaa Ay Ka Dhacday Hotelka Bno Raama Ee Magaalada Bosao Waxana K SooQayb Galay Dhaman Bulshada Kala Duwan Oo Ay Ka Mid Ahaayeen Dhallinyarada Hooyooyinka Ururada Bulshada Qaybohooda Kala Duwan Odayaasha Dhaqanka Nabadoonada Salaadiinta,Ardayda Jaamacadaha Iyo Kuwa Iskuulada Kala Duwan Iyo Dadweyne Kale Oo Aad U Fara Badan. Xafladdan Ayaa Waxaa Ay Ahayd Xaflad Ay Soo Agaasimeen Haweenka Kala Duwan Ee Ee Sanaag Iyo Kuwa Ku Dhaqan Gobolkanai Bari Waxaana Ay Halkaasi Ku So Bandhigeen Waxyaabo Kala Duwan Oo Ay Ku Muujinayaan Darenkooda Ku Aadan Taagerada Ay U Hayaan Musharax General C/laahi Axmed Jaamac Ilka Jiir. Xaawo Xujaale Oo Ah Hooyo Si Weyn Looga Yaqaano Deegaanada Puntland Ayaa Waxaa Ay Goobtaasi Ka Soo Jeedisay Buraanbur Aad u Qiima Badan Oo Ay Ku Amaanayso Musharax Generl C/laahi xmed Jaamac Ilka Jiir Waxaana Ay Si Aada U Amantay Musharaxa Oo AySheegtay In Uu Yahay Nin Hogan Maamul Qaban Kara. Mid Ka Mid Ah Ardayda Jaamacada Bariga Africa Oo LaguMagcaabo Ayaa Waxaa Uu Xafladaasi Balaaran Ka Sheegay In Ay Si Aada U TaageersanyihiinMusharax General C/laahi Axmed Jaamac Ilka Jiir Isla Mar Ahaantaasina Waxaa Uu ka Warbixiyay Waxqabadyadii Uu Qabtay Intii Uu Dalka Iyo Mandaqada Gobolka Sanaag Ku Sugnaa waxaana Uu Sheegay In Waxyaalihii Uu Qabtay Oo Dhan Ay Iminka Yihiin Kuwo Dhaxal Gl Ah . Intaasi Ka Dib Ayaa Waxaa Micrifonka Lagu Soo Dhoweeyey Musharax Eng C/laahi Axmed Jaamac Ilka Jiir Waxaana Markii Uu U Soo Kacay Dhinacaa Iyo Minbarka Waxaa Goobtaasi Is Qabsaday Sacad Iyo Mushxarad Aad U Ballaaran. Cabdulaahi Ilka Jiir Waxaa Uu UguHorayn U Mahad Celiyay Dadka Xafladaani Ballaaran Ka Soo Shaqeeyey Sida Wanaagsanna U Soo Agaasimay Waxaana Uu Sheegay Musharax Ilak Jiir In Uu Wax Badan Qaban Doono Hadii Uu Ku Guulaysto Xilka Madaxtinimada Puntland Waxaana Uu Carrabka Ku Dhiftay Ilka Jiir In Uu Xilalka Wasaaradaha Puntland Uu U Badin Doono Dhinaac Haweenka Oo Maamulkiisa Lagu Arki Doono Haween Badan Oo Masuullo Ka Noqda Maamulka . Docda Kale Xaflad Ballaaran Oo Iyana Lagu Taageerayo Musharax C/laahi Axmed Jamac Ilka Jiir Ayaa Waxa Ay ka Dhcday Magaalada Badhan Ee Xarunta Gobolka Sanaag Iyada Oo xafladaasina Ay Ahayd Xaflad Si Aada Loo Soo Agaasimay Ayna Ka SooQayb Gaeen Dadweyne Aad U fara Badan Kuwaasi Oo Oo Ay UguHoreeyeen Maamulak Degmada Dhallinyarada Culumaa’udiinka Hooyooynka Iyo Ururada Bulshada.
  11. Sidee bay u dhacday Xafladii ay Haweenka G/Sanaag uga soo Sagootiyeen Magaalada Badhan Murashax ilkajiir Bosaaso:-Haweenka Reer sanaag ayaa si wayn meel qudha uga soo wada Jeensaday tageerida iyo kalsoonida ay siinayaan Murashax cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir waxaana Murashaxa loogu qabtay Magaalada Badhan ee Gobolka sanaag Xaflad lugu soo Ambabixinayo oo ay soo abaabuleen Haweenka G/sANAAG. Munaasibad 2aad oo ay ugu tala galeen Murashaxa haweenka sanaag iyo Bari ayaa iyaduna xalay ka dhacday Magaalada Bosaso gaar ahaan Hoteelka baanarooma ee ku yaal koonfurta Magaalada Bosaso. Haweenka ayaa si wayn u soo dhowayey Hanaanka Doorashada Murashax Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir waxaa ayna ugu baqeen in gobolka sanaag la helo waxqabadkisii ee aaney keliya doonanayn xil madaxnimo waxqabadkii iyo Horumarkii sanaag ayey shegeen inay ay ka sugayaan ilkajiir hadii uu ku guulaysto xilka madaxnimada Puntland. Sidoo kale Waxaa Xusid Mudan in Shalay Gelinkii Hore Magaalada Bosaso ay ka banaan bexeen Malayiin Haween iyo Dhalinyare isugu jira kuwaaso oo ka kala socdey Qaybaha kala duwan ee Ururada Bulshada iyo Ha,adaha Caalamiga ah oo u ololaynaya Murashaxan waxaa dowlad wadikara dad waxaa matali kara waxaana ay soo badhigeen oo shalay si wayn looga Hadal hayey Gudaha Magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari Hadal haynta ugu Badan ee Murashax Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir. Intabada Boodhadh iyo Waraaqo Bafalit ah oo ay ku soo bandhhigen Qoreenada iyo Dadka ku mashquulsanaa tariikhda Murashaxa ayaa lagu dhex daadiyey Gudaha Magaalada Bosaso kuwaasi oo ka turjimaya kaalinta Siyaaseed iyo Weliba Doorka Amniga ee uu ka ciyaari karo Halyeygani Tariikhda Ma guudhada ah ee Puntland shakina kuma jiro Inuu ka muujin karo Puntland isbedel siyaasadeed oo horle. Sidoo kale tageerayaasha Murashax Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir oo kor u dhaafaya in ka badan Malayiin Ruun ayaa ka kal yimid Degmada Carmo,Ceeldaahir ,Xarunta 2aad ee Sanaag Badhan,Qardho ee Gobolka Karkaar ,Gorowe,Bosaso iyo Meelo kale waxaana ay soo bandhigeen Waraaqo iyo joornaalo ay ku xardhanyihiin Eryo soo jiidasho iyo Hadiidiilele oo ay ka mid yihiin,Soo dhowoow ilkajiir Soo dhowoow Halyeeygii Qaranka ee Puntland u baahnaydoo,ku soo dhowoow Dalka iyo Dadka Dowladka Dowlnimadaada Rab,Sidoo Kale Haweenka dhalinyarada ah oo ku soconaya Gadiidka yaryar ee looyaqaan Mark2ga ,Surka,Laylacalawida ayaa iyagoo gacmohooda ku wata waxa ay ku dhowaqayeen oo mingirifoonada laga maqlayey Hadalo soo Jiidashole iyo Heeso Wadani ah,sida Dad waxaa Metelikara Dalyaqaan Sidaasiyaiyo Heeso kale oo wadni ah. Maxamed Axmed Ciise---Bosaso/Puntland Aadan /Cali Foos Xarunta 2aad Ee Sanaag Badhan Puntland State Of
  12. DOBBS: Adeer candidates from [sOOL, SANAAG, CAYN, MUDUG, BARI & NUGAAL] are competing. One of the top candidates is Gen Andullahi Jama Ilka-Jiir, who's base is SANAAG. You touched on the poverty of Puntland, its true its a poor region however its proporous relative to other parts of the Somali republic. The last point about Gedo, and the South, I did not get. Puntland borders are well known. Our kinsmen in the South need to work with their fellow Somali's to set up local admins. We might be having our fourth Presdient in 10 years, that would be something..
  13. Dowladda PL iyo Mushariinta oo heshiis wada gaaray 20 Dec 20, 2008 - 6:09:21 AM Murashaxiinta & Madaxweynaha Puntland/GO Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta caasimada Puntland heshiis ku wada gaaray DGPL iyo Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynenino ee Puntland, iyadoo heshiiskan ay wada gaareen labada dhinac isu keenistooda ay lahayd Marwo Caasha Geelle Diiriye oo ah Wasiiradda haweenka iyo arrimaha Qoyska ee PL. Khilaaf mudo u dhaxeeyay Musharaxiinta PL iyo Xukuumadda uu hoggaamiyo Gen. Cadde Muse Xersi ayaa meesha ka baxay, kadib markii labada dhinac ay wada gaareen qodobo muhiim u ah dorashada la filayo iney dhacdo horaanta bisha Janaayo iyo nabadgelyada, waxaana qodobadaasi ay ku wada heshiiyeen warbaahinta ugu war bixisay Marwo caasha Geelle Diiriye, qodobdaasi oo kala ah sidan: Waxaa laga wada heshiiyay dhaman wixii is faham waa iyo khilaafad ee u dhaxeeyay musharaxiinta iyo xukuumadda ee ku aadanaa doorashada Puntland 2009 Waxaa Dowladda iyo Musharaxiinta isla garteen iney Isimadu soo gudbiyan Sadaxdii xubnood ee guddiga khilaafaadka uga qeybgeli laheyd gobolada Ceyn, Mudug iyo Nugaal. Waxaa go'aan lagu gaaray in Nabadgelyada guud iyo xasilinta xiliga doorashada ay mas'uul ka tahay DGPL, wixii fududeyn iyo kormeer ahna ay la wadayaan 8 Isim oo soo jireen ah oo la isla ogolaaday. Waxa go'aan lagu gaaray Musharaxii la yimaada burburin lid ku ah midnimada iyo jiritaanka Puntland in meel looga soo wada jeesto. Waxaa go'aan lagu gaaray in Shuruucda iyo howlaha guud caadiga ah ee dowladdu laheyd sidoodii caadiga aheyd u wataan, musharaxiintana garab ku siiyaan. In Sideed Isim ay howsha xalinta iyo khilaafadka ay kala shaqeyan guddiga khilafadka In wixii ku saabsan ugida amniga ay ciidamada PL kala shaqeyaan Isimada magacyadoda kala yihiin Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse, Islaan Ciise Islaan Maxamed, Islaan Bashiir Islaan Cabdulle, Suldaan Saciid Suldaan C/salaan, Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin, Beeldaaje Faarax Xaaji Cabdullaahi, Garaas Saleebaan Garaad Maxamed iyo Garaad Jaamac Garaad Cali. Intaasi kadib ayaa Madaxweynaha MGPL Cadde Muuse Xersi uu sheegay in maanta ay tahay maalin Mahad Ilaah, isagoo sheegay in wixii khilafad oo dhan ee u dhaxeyay Musharaxiinta iyo Dowladda soo af-jarmay, isla markaana Musharaxiinta oo dhan iyo xukumadiisa ay si wanagsan uga hadleen marxalada adag ee xiligan Somaliya mareyso, isla markaana ay isla garteen inmeel looga soowada jeesto. Cadde Muse wuxuu u mahad celiyay Caasho Geelle oo uu sheegay in ay iyadu soo abaabushay arintan wanaagsan oo uu ku tilmaamay guul la gaaray. Sidoo kale waxaa isna Saxafadda ugu warbixiyay heshiiska dhexmaray labada dhinac Guddomiyaha Musharaxinta PL Md.C/raxman Maxamed Farole oo sheegay in ay ku heshiiyeen, wixii khilaafaad ah ee u dhaxeeyay labada dhinac, isagoo sheegay in ay ku islagarteen in wixii maslaxada Puntland meel looga soo wada jeesto isla markaana ay isku aragti ka yihiin in wixii dhibaato kasta oo dibada ka ah Puntland ay isku aragti ka yihiin. Ugu danbeyntii Musharax Faroole ayaa mahad ballaaran u soo jeediyay Wasiiradda Haweenka iyo arrimaha Qoyska Marwo Casho Geelle oo uu ku amaanay dadaalkeeda ku aadan dib u heshiisiinta iyo mideynta Musharaxiinta iyo xukuumadda. Heshiiskaan ayaa waxaa in guul laga gaaro sababey Issimadii kasoo shaqeeyey muddo 14 Berri gaareysa, isku duubnaanta Musharaxiinta iyo dadaalka Wasaiirada Huramarinta qoyska Caash Geele. Radio garowe,Garowe
  14. Yusuf oo ka dagay Kenya 20 Dec 20, 2008 - 6:49:14 AM Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta tagay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Baydhabo. Amaanka magaalada Baydhabo iyo kan garoonka diyaradaha ayaa aad loo adkeeyay intii uusan duulin Madaxweyne Yuusuf, waxaana sugida amaanka iska kaashaday ciidamada DF iyo kuwa Ethiopia. Safarka Madaxweyne Yuusuf ayaa la sheegay inuu salka ku hayo sidii uu kulan ula qaadan lahaa u qaybsanaha wasaarada arimaha didbada ee Mareykanka arimaha afrika Mss. Jandayi Frazer, iyadoo aan la shaacin shirkooda waxa uu ku saabsan yahay. Warar la helayo ayaa sheegay in kulanka Frazer iyo Yuusuf ay qayb ka noqon doonaan saraakiil ka socda IGAD, loogana hadli doono xaaladaha siyaasadeed ee Somalia, gaar ahaan khilaafka madaxda DF. Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Somalia oo ku suganaa Nairobi ayaa soo dhaweyay wafdiga uu hogaminayo Madaxweyne Yusuf iyadoo la dajiyay hotel ku yaala bartamaha caasimada Kenya. Afhayeenka Madaxweyne Xuseen Max'ed Max'ud [Xuubsireed] oo wax laga weydiiyay socdaalka madaxweynaha ayaa xusay inuu yahay mid uu kaga jawaabayo hadal kasoo baxay wasiirka arimaha dibada ee dalka Kenya. Wasiirka arimaha dibada ee Kenya Moses Wetangula ayaa dhawaan sheegay in dalkiisu uu cunoqabteyn xaga safarka ah kusoo rogtay Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf iyo qoyskiisa. Madaxweyne Yuusuf ayaa lagu wadaa inuu booqdo dalka Uganda marka uu dhamaao safarka uu ku joogo Magalada Nairobi ee dalka Kenya, balse ma jiraan wax faahfaahin ah oo laga bixiyay safka Kampala. Garowe Online, Muqdisho
  15. The new PM is a man of the Arab world, he studied in Bahdad & Damascus and has deep contacts in the Gulf. The most skilled politician to emerge in decades..
  16. New PM Gamodheere denies Nur Adde won confidence vote 20 Dec 20, 2008 - 9:19:55 AM GAROWE, Somalia Dec 20 (Garowe Online) - Somalia's new Prime Minister-appointee, Mr. Mohamed Mohamud "Gamodheere," has denied media reports that Prime Minister Nur "Adde" Hassan Hussein won a vote-of-confidence in Parliament on Dec. 15, Radio Garowe reports. "There was no vote and I was there inside Parliament and you can [it] on pictures and on television," Gamodheere said during a Friday interview with Puntland-based Radio Garowe. Mr. Mohamed Gamodheere, Somali PM-appointee He was openly critical of Sheikh Adan "Madobe" Mohamed, the Speaker of Parliament, for allegedly violating the country's constitution and parliamentary bylaws. "The dispute within Parliament was caused by the Speaker who violated the constitution," Gamodheere said, adding: "He [speaker Madobe] attempted to make decisions without consulting lawmakers, which divided the Parliament." According to Mr. Gamodheere, Prime Minister Nur Adde's term in office ended on November 23 when his one-year governing mandate expired. He rejected recent reports that the Somali Parliament has started impeachment proceedings against President Yusuf, saying: "The President can be impeached, but the law must be followed in doing so." He described the long impeachment process, starting with a document from Parliament to the High Court requesting a case be opened against the President. The High Court must then investigate the charges and, if sufficient evidence is found against the President, allow the Parliament to begin impeachment proceedings, Gamodheere said. He also dismissed reports that Nur Adde enjoys the support of the international community. "Kenya's foreign minister has spoken […] but the Kenyan government denied what he said," Gamodheere said, while referring to Kenyan Foreign Minister Moses Wetangula's remarks that the Kenyan government will "impose sanctions" on the Somali leader. Gamodheere expressed much optimism that Somali MPs will approve his appointment, saying: "I have no doubt that I will receive the vote-of-confidence
  17. ^^^There will be a vote, international observer will come from the AU, IGAD and other countries and the new PM will win insha Allah. Nothing less, the video shows a small number, no vote. The result according to Adan Madobe was a vote of 143 yes. What was he drinking? Its great so far, the hype is coming to haunt the clowns INC..
  18. Khilaafkii Doorashada Puntland oo heshiis laga gaaray (Sawiro) Saturday, December 20th, 2008 at 4:10 pm Horseed Media Garoowe Musharixiinta oo wada taagan Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Kulan Maanta lagu qabtay ayaa Meesha Looga saaray khilaafkii dhinaca Arimaha Doorashada ku saabsanaa Ee Beryahanba u dhaxeeyey DGPL iyo Musharaxiiinta isu soo taagay jagada Madaxtinimo ee Puntland. Kulanka Oo ahaa mid saacado maanta ka socday Qaybta lagu shiro ee wasaarada Haweenka iyo horumarinta Qoyska Oo ay gudoominaysay wasiirada Haweenka iyo arimaha Qoyska Marwo Caashe Geelle Diiriye waxaa Goob joog ka ahaa Madaxweynaha Puntland Cadde Muuse Iyo ku xigeenkiisa xasan Daahir Maxamud iyo Badi Musharixiinta Jagada Madaxtinimo ee Punltand isu soo taagay oo Uu horkacayey Gudoomiyaha Gudida Musharixiinta Murash Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole Intii uu kulankaasi socday waxaa lagu faaqiday oo dhinacyo Badan laga eegay khilaafka dowlada iyo murashixiinta u dhaxeeyey iyo sidii lagu xalin lahaa , waxaana Dib loo eegay Gudida xalinta Khilaafaadka ee Dhowaan uu magacaabay Madaxweynaha Puntland Cadde Muse oo murashixiintu kasoo horjeesteen iyagoo laxiriiray in ay yihiin dad xiriir dhow laleh Dowlada shakhsiyaadka Gudida xalinta loo magacaabay Hadalo fool ka fool ah oo ay isdhaafsadeen murashixiinta iyo DGPl ka dib ayaa waxaa lagaaray ugu danbeyntii Heshiis Dhowr qodob ka kooban oo noqday kii kowaad ee Meesha ka saaray khilaafkii iyo Mad madowgii soo kala Dhexgalay dhowaan Madaxda Dowlada iyo Musharixiinta Isu soo taagay Jagada Madaxtinimo ee punltand . waxaana heshiiskaasi Oo ay saxaafada u akhrisay markii shirkaasi soo dhamaaday Wasiirada haweenka iyo Horumarinta Qoyska Caasho Geelle uu dhigayaa in Sadex (3)xubnood oo ka mid Gudidii xalinta ee Madaxweynuhu hore u magacaabay lagu bedelo sadex kale Oo ay soo Magacaabayaan Isimo 8 ah Oo uu Gudoomiye u yahay Boqor C.laahi Boqor Muuse kuwaasi Oo laga soo xulay dhamaan Gobolada puntland. Heshiiska ayaa sidoo kale Ogolaanaya in Amaanka Oo wakhtiga Doorashada uu gacanta ku haynayo Maamulka hada jira ay caawin doonaan Isimada Sideeda ah (8) ee lasoo xulay , waxaana shaqada isimadaasi ka mid ah in ay Laxaliyaan Dowlada Caqabad kasta iyo wax kasta oo yimaada xiliga doorashada Oo adkeynta amaanka iyo khilaafaadkasta oo yimaadaa ka midyihiin .
  19. Horn adeer, the point here is simple all one can see is a group of 15 men with their hands up and shouting the rest are just amazed, stunned to silence. There was no vote the "international" community have the same eyes as we do and can see this farce. Suldanka adeer the TFG is facing just another crissi, bsuiness as usual the majority of MP's are with the President, who happens to be in talks right now with Kebaki of Kenya and Fraizer of the US. The video is a set back for the hopes of the opposition, how clever of them to allow in TV cameras
  20. DQ: Adeer these people live on lies, even all this Al Shabaab hype is a lie. The President is on a roll, this move alone will send shock waves to those against him. We need to get the new PM passed afater that everything will change, these clowns will lose the final battle which is the media. Trust me on this one a grand plan is on order and the nationalist will prevail insha Allah.
  21. M/weyne C/Yuusuf oo gaaray Nairobi Muqdisho, Somalia (Calanka.com) 20-Desember-08 Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya mudane C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ka dhoofay magaalada Baydhabo, wuxuuna gaaray magaalada Nayroobi sida ay ku waramayaan warar hoose oo ka soo baxaya magaalada Baydhabo. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa casumaad ka helay dhigiisa dalkaasi Kenya, wuxuuna ka hadli doonaa xiriirka labada wadan iyo war dhawaan ka soo baxay Wasiirka arimaha dibada ee dalka Kenya, kaasoo ku aadanaa in Kenya ey madaxweynaha Soomaaliya ku soo rogtay cunaqabateyn xaga socdaalka iyo dhaqaalaha ah. Madaxweyne Yuusuf ayaa sidoo kale kula kulmi doona magaalada Nayroobi masuuliyiin ka socda Beesha Caalamka oo uu kala hadlayo xaaladaha amaanka iyo siyaasada dalka Soomaaliya, waxaana lasheegayaa in ay Nayroobi booqasho ku imaan doonaan madax ka tirsan dawladda Mareykanka. Sikastaba ha haateee Socdaalka uu madaxweyne Yuusuf ku aaday Nayroobi ayaa daaqada ka saaraya jiritaanka warkii uu todobaadkii hore ku dhawaaqay wasiirka arimaha dibada Kenya, ee uu ku sheegay in ay cunaqabateyn Kenya ku soo rogtay Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya mudane C/laahi Yuusuf Axmed. C/laahi Xasan Baliil Baliilkhan10@Hotmail.Com