General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^If comes from the sea to help the welfare of the poor then whats the issue?
  2. Wefti heer sare ah oo ka socda World Bank oo soo gaaray Puntland. Tuesday, 12-May 2009 Garowe,Puntland:Mada xweynaha DGPL iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta la kulmay wefti ka socda world bank. Weftigan ayaa ka koobnaa labo xubnood oo kala ah Eric Johnson Orgasation officer (Washington) iyo Ilonas E.Mchomvu,Transport Specialist(Dara-Sala am). Ujeedada socdaalka weftigan ayaa ah sidii ay maamulka Puntland uga wada hadli lahaayeen sidii wax looga qaban lahaa mashaariicda ay inta badan fuliyaan Hay’ada WorldBank oo intooda badan maamulada ka taageera dhinacayada Horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha,dhalinyar ada iyo dhiirigelinta ganacsiga xorta ah. Kulankan maanta ayaa waxa joogay wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamiga Faarax Aadan Dhalac a,wasiirka Maaliyada Faarax Cali Jaamac,wasiirka Dekedaha,agaasimaha guud ee Madaxtooyada. Hadaba kulankaasi maanta ayaa waxa warbixin ku saabsan xaaladda Puntland ka soo jeediyey Madaxweynaha DGPl Dr:Cabdiraxmaan Sh.Maxamed Maxamuud,madaxweynah a ayaa warbixintiisa ku daray in laga caawiyo dhisida wadooyinka isku xira Boosaaso iyo lafagoroyo,wadada isku xirta Garowe iyo Gaalkacyo taasi oo aad u burbursan,maaliyada. Madax weftiga WorldBank Mr Eric Johnson ayaa isna ka warbixiyey waxyaabaha ay rabaan in ay wax ka qabtaan iyo waxyaabaha baahida weyn uu u qabo maamulka Puntland waxayna sheegeen in ay hada u hayaan ama ay ugu talagaleen Maamulka Puntland 1.5milyan oo doollarka Maraykanka ah,hadana ay diyaar tahay lacag horumarin ah oo degdeg ah gaaraysana 250milyan oo doolarka Maraykanka oo aad ku qabsan kartaan wixii degdeg ah ee aad hadda u baahan tihiin. Kulankaasi manta ay wada yeesheen Maamulka Puntland iyo weftiga Worlbanka oo qaatay mudo saacado ah ayaa laysku afgartay,ayna uga mahadceliyeen weftigu sida diiran ee loo soo dhoweeyey iyo amniga buuxa ee ka jira Puntland.
  3. Xeer Madaxweyne. Wednesday, 13-May 2009 Garowe,Puntland:Waxa a xafiiska Madaxweynaha DGPl ka soo baxay xeer Madaxweyne oo Lambarkiisu yahay 32,kuna saabsan magacaabida agaasimaha Guud ee hay’adda daryeelka Bulshada Puntland.magacaaabid a Mas’uulkan ayaa waxa ay ka dambaysay ka dib markii ee golaha xukuumadda DGPl ay isku raaceen shirkii Khamiislaha ahaa in la dhiso Hay’ad u adeegta Bulshada Puntland sida Agoomaha,Danyarta,cu ryaamiinta iyo dadka waayeelka ah. Hadaba xeerkan ayaa waxa uu u qornaa sidatan: Xeer Madaxweyne Lr32 ee May10,2009,kuna saabsan Magacaabidda Agaasimaha Guud ee Hay’adda daryeelka Bulshada Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Puntland qodobkiisa 54aad faqradiisa 19aad. Markuu arkay: Baahida weyn ee loo qabo Agaasin guud oo ka hawlgala Daryeelka Bulshada. Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo waayo aragnimadiisa xaga agaasinka hawlaha bulshada. Wuxuu xeeriyey: 1.in Cabdishakuur Maxamuud Cilmi loo magacaabay Agaasimaha guud ee Hay’ada Daryeelka Bulshada Puntland(Puntland agency for social welfare-PASWE). 2.xeerkani wuxuu dhaqan gelaya marka uu saxeexo Madaxweynuhu. Dr:Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud. Wuuna saxeexay Madaxweynuhu.
  4. Wasiiro ka tirsan Puntland oo kulamo la qaatay Odayaasha Deegaanka Cayn Weftigaan oo uu hogaaminaya wasiirka kaluumaysiga iyo khayraadka bada Dgpl oo maalmahaan ku sugnaa deeganada ka tirsan Gobolka Cayn ee DGPL ayaa haatan lugtii ugu danbeysay ku jooga degmada Widh Widh ee gobolka Cayn waxaana si diiran weftiga ugu soo dhaweeyey dadka deegaanka oo isugu jira odayaasha dhaqanka dhalinyarada Haweenka ardayda wax ka barata degmada. waxaana galabta loo sameeye xaflad si diiran loo soo aggaasimay taas oo muujinaysa sida dadka deegaanku ugu qanacsan yahiin imaanshaha weftigaan sidaas waxaa SBC u sheegay wasiirka kaluumaysiga iyo khayraadka bada DGPL Engineer Max’ed Faarax Aadan oo wareysi gaar ah siiyey idaacad SBC isagoo ku sugan goobta xafladu ka dhacaysay ee degmada widh widh . Weftiga wasiirku hor kacayo oo isugu jira wasiiro kuxigeeno iyo xildhibaano ka tirsan DGPL ayaa lagu wadaa marka ay soo dhamaystaan safarka ay ku joogaan degmaas in ay ku soo noqdaan degmada buuhoodlle ee caasimada gobolka Cay sida uu SBC u xaqiijiyey wasiirka kaluumaysiga iyo khayraadka bada Dgpl. Engineer Max’ed Faarax Aadan . Ujeedada safarkaan weftiga reer puntland uu ku marayo deegano ka tirsan gobolka Cayn ayaa lagu macneeyey mid maamulku uga goll lee yahay sidii uu u kasban lahaa dadka deegaanka maadama dadku wax badan ka caban jireen imaansha la’aanta dhinaca maamuladii soo maray Puntland iyadoo jiritaanka DGPL ee uu madaxweynaha ka yahay C/raxmaan Faroole ay jirto mudo bilooyin ah. Axmed Maxud Maxed [Axmed-Shaam] SBC International Boosaaso
  5. Hay’adda daryeelka Bulshada Puntland source
  6. Good move indeed, now when they lose they cant blame anyone but their idocity.
  7. ^^^Adeer you seem lost, we are talking about the sub clan of Sharif Ahmed and Mohamed Dheeere who just held a wide meeting two days ago. The conclusion was that they needed to defend their interest and Mr Dheere would best serve them in battle. Hence his return and meeting in the Villa Somalia/
  8. Sharif Ahmed knows how effective his old boss is and has called him for support to save the clan.
  9. Gudoomiyihii Hore ee G. Banadir Mahammed Dheere oo Soo Noqday Xafiiska Warqabadka Muqdisho-(Allidamaal e) Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere) ayaa goor dhow ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, iyadoona dib ugu soo laabashada Maxamed Dheere ee Magaalada Muqdisho ay warar is khilaafsan ka soo baxayaan, xilli dagaalo ay Mucaaradka ku dhow yihiin in guud ahaan Muqdisho kula wareegaan uu ka socdo qeybo ka tirsan Magalaada. Wararka ayaa sheegaya in Maxamed Dheere oo muddo shan bilood ka maqnaa Muqdisho tan iyo markii Ciidamada Ethiopia xabsi ku yaal Magaalada Baydhabo u taxaabeen ayaa la sheegayaa in imaanshihiisa ay ka dambeysay u yeerid ay Dowladda Federaalka u yeertay. Maxamed Dheere oo ku caan ah abaabulida dagaal, ayaa ka mid ah Hogaamiye kooxeedyadii dalka, ee loo tirinayo inay galeen dambiyo dagaal, waxaase la ogeyn waxa xilligan ku soo beegay imaanshihiisa. Wararka qaar ayaa sheegaya in Maxamed Dheere sababta loogu yeeray ay tahay inuu hogaamiyo Ciidamada Dowladda oo haatan laga itaal roonaanayo, inkastoo wararkaas aan si dhab ah loo cadeyn Karin. Laakiin dad qaar oo filan waa ku noqotay soo laabashada Maxamed Dheere, maadaama isaga iyo Madaxweynaha hada xilka haaya Shariif aanay wax xiriir ah ka dhaxeyn, hadana waxaa laga yaabaa inay dani isugu keentay, waxaase arrinta aadka looga digayo ay tahay ayaa ka digaya in dagaalka uu noqdo mid waji beeleed yeesho, bacdamaa la la xusuusto in Maxamed Dheere uu qeyb ka ahaa dagaaladii sokeeye. Maxamed dheere ayaa horay looga saaray Magaalada Moqdisho asgoo dadweynaha Moqdisho xiligaas u arkayay nin ceebeysan oo Cadaw ku ah, balse maanta waxeey dadwaynah Moqdisho iyo qaar ka mid ah siyaasiyiintaba usoo dhaweeyen si gacal tooyo leh, ayadoo ay urkaan maanta nin xaq ku tagnaa shalay. Ugu danbeeyntii imaanshaha Maxamed dheere waxeey dadbadan soo xusuusisay hadalkii ahaa "Bal Haday Somali caano ka lisayso in Cabdullahi isaga tago Usanna noqon nin Hortaagan Nabada Aad baan ogu farxsanahay."tasoo uu oola jeeday weey soo bexii cida nabada hortaagan.
  10. Maxaakimta Iyo Ahlu Sunno Oo Qabsaday Degmo Muhiim U Ah Al-Shabaab 13 May, 2009 05:16:00 Toronto t. Font size: Dagaal shalay ilaa iyo xalay ka socday degaanka Yasooman ayaa waxa u suurto gashay xoogaga Midowga Maxaakimta oo kaashanaya Ahlu-Sunna Wal Jamaaca inay gacanta ku dhigaan degmo muhiim ah oo ku taal gobolka Hiiraan. Degmadan oo la yiraahdo Yasooman 50km-na u jirta Baladweyne, ayaa waxay u ahayd Al-Shabaab mucaskar wayn oo ay ku tababaraan dhalinyarada cusub ee kusoo biira, waana xaruntii uu fadhiyay Fu'aad Shongolo oo aan la ogayn halka uu soo aaday hada. Dagaalkan oo ay soo qaadeen xoogaga is bahaysanaya ayaa looga danlahaa in lagu hakiyo isbalaarinta Al-Shabaab oo isbuucan qabsaday degmada Buula-Barde, waxana looga cabsi qabay inay u dhaqaaqaan dhanka Jowhar, waxase hada muuqata inaysan aadi karin Jowhar maadaama dhanka Hiiraan looga soo durkayo. Waa degmadii labaad oo muhiim ah ee laga qabsado Al-Shabaab. Todobaadkii hore ayay ahady markii laga qabsaday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Dagaaladan ka dhex bilowday Islaamiyiintii una muuqda inay isku badaleen hab qabiil ayaa waxay lasoo bexeen isbahaysiyo aan isku meel wax u wadin laakin iska kaashanaya cadow guud oo ay leeyihiin. Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam oo kala shakisan ayaa dagaal ku wada jira, halka dhanka Hiiraana ay hada is bahaysteen Ahlu-Suna iyo Midowgii Maxaakimta oo iyaguna kala shakisan laaki leh cadow guud oo Al-Shabaab ah.
  11. Muqdisho: Maliishiyooyin beeleedyo ku biiraya dagaalada Muqdisho 14. Maj 2009 Muqdisho(AllPuntland )- Siyaasiyiin, Ganacsato iyo waxgarad kale oo ka soo jeeda Beesha Mudulood ayaa shir ay ku yeesheen degmada Kaaraan waxay ku go’aansadeen in ay si cad ugu biiraan maliishiyooyin ka tirsan beeshaasi dagaalada maalmahan ka socday Muqdisho kuwaasi oo soo gaaray deegaano aan horay looga baran rabshado. Maliishiyooyin saacadihii u danbeeyay soo galay Muqdisho oo ka yimid baadiyaha iyo kuwo taageersan Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow iyo Salaad Cali Jeelle ayaa si rasmi ah jiida hore ee dagaalada ka socdaan goordhow galay si ay difaac u noqdaan deegaanada ay Maliishiyooyinka Al-Shabaab doonayaan in ay soo galaan. Ganacsatada beesha Mudulood ayaa iyaguna hubkoodii dibada soo dhigay, kuwaasi oo ku biiray dagaalada, waxaana degmooyinka Shibis, Kaaraan iyo Yaaqshiid laga dareemayaa hub aruursi aan horay looga arag deegaanadaasi. Dagaalka oo barqanimadii maanta u soo dhowaaday Isgoyska Sanca ee degmada Kaaraan ayaa iminka wararku sheegayaan in uu ka yara durgay, uuna u dhaqaaqay dhinaca Afarta Jardiino iyo Siinaay markii ay maliishiyooyinkaasi ku soo biireen. Xaalada ayaa iminka ka duwan sidii hore ee dagaaladu ay ku bilowdeen, waxaana socda shirar kala duwan oo waxgaradka beesha Mudulood ay ku leedahay degmada Kaaraan iyo Shibis, kuwaasi oo looga hadlayo dagaalada socda iyo sidii ay isku difaafi lahaayeen. Cali Muxiyaddiin Cali muxiyaddiin@hotmail. com
  12. Muqdisho:War Deg Deg ah Gudoomiyihi hore ee G/Banaadir Max'ed Dhere oo goor dhaw ka soo dagay garoonka Muqdisho xarunta madaxtooyadana u gudbay 14. maj 2009 Muqdisho(AllPuntland )-Max’ed Cumar Xabeeb Max’ed Dheere gudoomiyihi hore ee G/Banaadir ayaa goor dhaw ka soo dagay garoonka Aadan Cadde isaga iyo xubno saraakishisa ah oo la socda. Max’ed Dheere ayaa ka yimid Magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo uu waayadan joogay , waxaana markii uu soo dagay uu galay xarunta madaxtooyada madaxweyne Shariif oo aan la aqoon waxa uu ugu tagay . Max’ed Dheere oo safar qarda jeex ah ku tagay Kenya markii ciidamada Ethopia ay ku xireen Dowlow ayaan la aqoon siyaasadisa iyo qaabka oo u wajahayo xaaladaha Muqdisho. Max'ed Dheere ayaa garoonka waxaa ku soo dhaweeyey gudoomiyaha gobolka banaadir Max'ed Cismaan Dhagax iyo ku xigeenkisa C/fataax Shaweye. Wixi ku soo kordhaa kala soco AllPuntland Muqdisho
  13. Mujahid: London is better. But I also like the Twin Cities.
  14. ^^^Read into it. The importance is with again...
  15. ^^^Yeah exagerations exist and London has past the clan days when I was growing up there was always banter but no clan hatred at all. Its a good city.
  16. ^^^Yup and Mujahid Red Sea becoming religious again.
  17. ^^^lool. They ahve proven nothing, Yusuf defeated them. He left in style after resigning. His region is stable and strong and those who supported his downfall are now all cowring under the bullets. Yusuf is a leader of Somali men. Al Shabaab are followers of confused Arab heretics, and thus their advantage is that of the new. Somali's in the case of Ahlu Sunna groups have proven how weak they are in Guriceel. A small village which routed Goodane and Co. Like I said on many occasion dont belive the hype. Al Shabaab are fighting to hide their Arab paymasters under the skirs of Mogadishu's women and at the expense of its poor people. :rolleyes:
  18. ^^^Nah we were playing soccer and a group started fighting each other. Then they rold us a story of how one individals group used to carry wood and wander with the camels of another. Scarry stuff and Qad is chewd in London thats true but only one group has it as part fot thier wedding festivals, I also decline even at friends weddings.
  19. Dont worry they will be crushed again and then wiped out this time. The warlords of Mogadishu lasted for nearly 15 years. These clowns are running around for less than 4 and have alrady been damaged once. Its a fad a fashion and nothing more.
  20. ^^^ Parts of it were true, but to say they were enslaved is gross exaggeration sxb. As an outsider the funny thing is how can a clan enslave another of its memebrs? Strange really but thats the one Goodane is from.
  21. ^^^lool. I am from london dear lad and heard about those weird stories from members of these sub groups. One used to be slaves for the other. Maybe SOL historians can look into it. Yes Goodane's people rebeled and fought for their freedom. :eek:
  22. Mujahid Red Sea the original they said he is from a sub clan that was once enslaved by another sub clan Faisal Warrabe's in fact.
  23. ^^^I support him now :rolleyes: , but just highlighting how happless he is. Waiting for the rope a dope trick still.
  24. Moonlight. Fuad Shangoole is froma tiny group thus his clan card is not that great. As for sleeper cells, they will be wiped out by the local clans. Even in Galkacyu the hunt for these men is at an all time high. Puntland religious groups have learned their lessons back in the 90s.