
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Al Shabaab want to BEHEAD Yusuf Inda Cade pressure on Aways
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^I think they might do something to him, because he pissed them of a few times. -
Al Shabaab threaten Mogadishu clan website reports
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^You seem to be changing your tune, is the "Mogadishu society" not up to the ragtag Al Shabaab ? Also these threats have been made before, ask Xaad, Bacadle and of course Ahmed loot Diirieye.. -
Roobab mahiigaan ah oo xalay ka da'ay magaalada Galkacyo, iyo deegaanno ku xeeran. Galkacyo, May 13 | Roobkii gu'ga ayaa ka hooray meelo ka mid ah gobolka Mudug oo ahaa meelihii ay ka jireen abaaruhu sanadihii ugu danbeeyey. Waxaa magaalada Galkacyo xalay ka da'ay roob xoogle oo si weyn loogu diirsaday, kaasi oo xareedda waray waddooyinka magaalada iyo meelaha biyo qabatinka ah ee ka baxsan magaalada. Roobkaan oo bilowday saqdii dhexe ee xalay ayaa si ballaarann u biyo dhigay gudaha dibadda magaalada Galkacyo, waxaana roobabka la wadaaga Galkacyo, tuulooyinka ku xeeran magaalada ee aan ka durugsanayn, waxaana la tilmaamayaa roobkaani in uu seejiyey tuulooyin iyo degmooyin badan oo isla gobolka ka tirsan. Roobkaan oo si toos ah isla markaana kararleh u da’ayey muddo ku dhow hal saac ayaa wax weyn ka badalay kulaynkii iyo jawi abaareedkii muddada laga dareemayey gudaha iyo daafaha magaalada Galkacyo, mana jiraan wax khasaare ah oo uu geystay intii uu da’ayey iyo haatan oo biyuhu ceegaagaan waddoyinka magaalada. Dhinaca kalana meelo badan oo ka mid ah deegaanada DG Puntland ayaa laga soo sheegayaa in uu ka hooray roobka gu’gu taasi oo ay ka mid tahay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, iyo deegaanno isla gobolkaasi ka tirsan. Roobabkaan ayaa ku soo beegmay xilli maalintii Sabtida ahayd roob doon ballaaran laga sameeyey gobollada Puntland, waxaana tii ugu weynayd ka dhacday magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland halkaasi oo madaxweynaha Puntland Dr C/rixmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) uu boqolaal dadweyne ah kala qeyb galay roob doonta. C/fitaax Cumar Geelle, Idaacada Daljir.
-
Al Shabaab want to BEHEAD Yusuf Inda Cade pressure on Aways
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
NGOONGE: The whole armies they speak about is less than 10,000 thats everyone on both sides, includin AMISOM. -
Al Shabaab want to BEHEAD Yusuf Inda Cade pressure on Aways
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Al-Shabaab oo laga cel-celinayo Yuusuf Indhacade, kuna hanjabay in ey bireynayaan Yuusuf Indha-cadde oo inimka ku go`doonsan deegaano ey Al-Shaab la wareegeen maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa ey kooxdaasi dalbadeen in gacantooda lasoo galiyo Indha Cadde iyagoona ku hanjabay in ey bireynayaan. Wakaalada wararka ee Reuters oo kasoo xigatay warkan ilo ku dhow-dhow Indha-Cadde ayaa xaqiijiyay warkan, waxaana ey sheegeen in Indhacade uu iminka magan ahaan ugu jiro ururka Xisbul Islaam (Garabka Xasan Daahir) oo uu hubkiisa ku wareejiyay mar uu kasoo baxsaday dagaal yahanada Al-Shabaab oo xoog kagala wareegay goobo ey maleeshiyaadkiisu ku sugnaayeen. Kooxda Al-Shaab oo waligood sanifsanaa Yusuf Indha-cadde ayaa waxaa kasii careysiiyay kadib markii uu dhawaan ku hadlay hadalo lidi ku ah Al-Shaab islamarkaana uu heshiis horudhac ah la galay dowladda midnimada Qaran oo uu dagaal kala dhexeeyo kooxda Al-Shabaab. Arintan oo uu ku dhex-jiro Xasan Daahir ayaa wado dadaalo uu kooxda Al-Shabaab uga maslaxayo Yuusuf Indhacadde, waxaana warar horu dhac ah oo kasoo baxay kulan dhexmaray Xasan Daahir iyo Al-Shabaab oo ku aadan arinkan ey sheegayaan in uu fashil ku dhamaaday kadib markii Al-Shabaab ey ka fuqiwaayeen mowqifkooda ah in gacantooda lasoo galiyo Indha Cadde. Dadka qaar ayaa aaminsan in arinta Indha-cadde ey xiisad ka dhex abuuri karto kooxaha islaamiyiinta ee kala sheegta Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab oo maalmahan u dambeeyay dagaal wadajir ah kula jiray dowladda midnimada qaran. Xasan Daahir ayey wararku sheegayaan in iminka loo qabtay waqti uu kusoo wareejiyo hogaamiye kooxeedka ey doonayaan Al-Shabaab ee Indhacadde oo ey ku sanifeen isrog-roga, beenta iyo ku been abuurshada diinta. Warbixintii REUTERS halkan ka -
The bloodshed has caused splits in both heavily armed sides: there was a deadly clash on Monday between police and soldiers, then a rift broke out in the opposition after a veteran warlord stoked rivalries between two insurgent factions. Sheikh Yusuf Mohamed Siad, also known as "Inda'ade" or "white eyes," handed control of his hundreds of fighters and 19 battle wagons -- pickup trucks mounted with heavy weapons -- to Sheikh Hassan Dahir Aweys, another senior opposition leader. That angered Shabaab leaders, who are also fighting the country's fragile new government. Washington accuses both Aweys and the Shabaab group of having links to al Qaeda. A relative of Inda'ade said Shabaab wanted to behead the warlord and had ordered Aweys to hand him and his weapons over. Separately, a Shabaab official admitted foreigners were operating with the group. A local elder told Reuters he had seen many "long-bearded Arabs" in the weekend's clashes. "We sent an alarm to the Muslim world when Ethiopia invaded our country, and they sent us brothers to help us," Shabaab official Sheikh Ali Hussein Fidow told reporters in the capital. Ethiopia sent thousands of troops into Somalia in late 2006 to crush the Islamic Courts Union led by Aweys and current President Sheikh Sharif Ahmed, which ruled much of the south.
-
Al Shabaab threaten Mogadishu clan website reports
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xoogaga ku dagaalamaya magaalada Muqdishu oo dadaal ugu jira siday u qabiileyn lahaayeen dagaalka iyo Dagaal kale oo Muqdishu dib uga qarxay Posted to the MOL May 13, 2009, 9:29 am Wararka maanta ka imaanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in dagaal kale uu maanta ka qarxay Deegaanka Suuq Bacaad iyo Xaafadaha ku dhow,iyadoo dagaalku uu gaaray deegaano kale oo uu si kadis ah ku bilaamay. Wararka ayaa sheegaya in kooxaha dowlada ka soo horjeeda markale ku guulaysteen inay dib u riixaan maleeshiyada dowlada iyo ciidamada qalabka sida. Dagaalka ayaa saameeyn weyn ku yeeshay suuq bacaad waxaana xirmay ganacsiga iyadoo cabsi weyn ka jirto agaas in dagaalku sii socdo. Dhinaca kale kooxaha isaga soo horjeeda dagaalada Muqdishu ee dowlada KMG ah ee Sh. Shariif iyo kooxda Alshabaab oo ay isgarabsadaan xisbul-islaam ayaa waxay bilaabeen dadaalo ay ku qabyaaladeynayaan dagaalka. Kooxda Xisbul-islaam ayaa soo jiitay horjoogayaasha maleeshiyadii maxkamadaha islaamka sida Yuusuf Indhacade oo hubkiisii iyo maleeshiyadiisiiba ku wareejiyay xisbul-islaam. Taas ayaa loo fasirtay in hab beeleed hubkaas loo wareejiyay maadaa hogaamiyaha xisbul-islaam SH. Xasan Daahir Aweys iyo Indhacade ay isku beel yihiin. Maleeshiyaadka u dagaalamaya Xisbul-islaam ayaa waxaa ugu badan beesha Habar Gidir taas oo shaki badan ay ka muujiyeen ururka Alshabaab oo iyaga ay u dagaalaan maleeshiyaad Somaliyeed oo isku dhaf ah. Dhinaca dowlada KMG ah ayaa waxaa madaxweyne SHariif shirar hoose la yeeshay beesha uu ka soo jeedo ee Mudulood isagoo ugu baaqay inay difaacaan dowlada oo uu sheegay inay majaxaabinayaan kooxo isbahaystay. Dad badan oo reer Muqdishu ayaa walaac ka muujiyay dagaalkaan ay kooxaha qaar doonayaan inay ku qabyaaladeeyaan dagaalka Muqdishu ka socda waxaana arintaasi keeni kartaa cawaaqib xumo iyo dagaal kale oo ahli ah la dhaca Muqdishu. Kooxda Alshabaab ayaa la filayaa inay arintaas wax ka badasho iyagoo dadaal ugu jira sidii loogu soo wareejin lahaa hubkii Indhacade uu ku wareejiyay beeshiisa. Mudugonline.com -
Al Shabaab threaten Mogadishu clan website reports
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Clan structure is a threat to their power base -
Al Shabaab threaten Mogadishu clan website reports
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
Masaajidka Abuu Hurayra Oo Looga Hanjabay Beesha ****** 12 May, 2009 01:13:00 Toronto t. Font size: Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo dib ugu soo laabtay suuqa Bakaaraha todobaadkan markii ay ka awood roonaadeen ciidamadii dowladda ayaa ka bilaabay masaajidka weyn ee suuqaas hanjabaado iyo dhaleecayn ay u jeedinayaan beesha ****** ee dagaan ahaan sheegata magaalada Muqdisho. Qaar ka mid ah horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab oo ka hadlay masaajidkaas ayaa sheegay inay Muqdisho ka saari doonaan qabaa'isha sheegata degaankaas sidii ay uga saareen Kismaayo qabaa'ishii sheegan jirtay degaan ahaan inay u leeyihiin. Dadweynihii ****** ee ku tukanayay masaajidka ayaa la xasuusiyay wixi ku dhacay beelihii ********* iyo ******** ee sheegan jiray magaalada Kismaayo, waxana lagu amray inay joojiyaan sheegashada Muqdisho, hadii kale talaabo sharci laga qaadi doono. Lama garanayo qabiilka uu u dhashay ninka hadlay, waxaase muuqata inuusan u dhalan beesha ******, mana aha markii ugu horaysay ee beelaha ****** looga hanjabo suuqa Bakaaraha. Dhalasho ahaan maleeshiyaadka Al-Shabaab ayay aad ugu yar yihiin beelaha ******, waxana ugu xubnaha Al-Shabaab. Dadweynihii ku tukanayay masaajidka ayaa ka carooday hadalka ninkaas, waxayna u muuqataa xaalada dagaalada Muqdisho inay isku badali doonaan dagaal qabiil oo u dhigma kii lasoo maray sagaashameeyadii.
-
Hassan Turki with hundred's of his foot soldiers arrive Mogadishu
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
^^^Che you are mindless. This fighting has made both Puntland & Somaliland ever more secure. The Al Shabaab and Hizbul Islam are doing a favour for decentralisation of Somalia. They are killing the "midnimo Qaran" of Sharif and the designs of some ****** like Ghandi & Omar Hashi on these states. Thus my lad all this huffing and puffing will in the end only strengthen these states. Also we learned from guriceel that Al Shabaab are not supermen. -
Hassan Turki with hundred's of his foot soldiers arrive Mogadishu
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
^^^Putnland wont send anyone we are concerned about the few brave ones there. As for Meiji adeer your clan militias have lost and they have not a clue. -
Time for yet another foreign intervention in Somalia!
General Duke replied to NGONGE's topic in Politics
NGOONGE: Adeer stop it. The old man is retired he was closest to winning the war but alas it was politics, old age and health that deterred him. A&T. Yusuf defeated not only Jama Ali, but Aydeed as well as Xasan Dahir Aways in the 1990s. He kept his region safe and secure from any foreign entity. He even chased out and humiliated the secessionists when he was at the helm. A strategist per excellence who outwitted the warlords of Mogadishu and their religious clan zealouts. Remember Yusuf was deep in Jowhar for months with his own forces without any Ethiopian presence and no one could do a thing. Thus spare us the bullock’s lads. The old man is missed but he retired and wont return and its up to the new groups to last. -
^^^Abwan, you are a simple fellow who reads Somalidoon and Waagacusub to gain your world view point. Adeer one must present facts, you present nothing but your clan hatred and everything you support turns to ashes? My bad, are you still blaming Abdullahi Yusuf for all this mess? What happened to the Mahdi and all the other leaders of the city? Where is your contribution to the cause, come to think of it you will end adding fuel to the fire, probably jump on the technical with uncle Qaybdeed.
-
^^^lool. are we clutching to straws now? The fact is Sharif Ahmed has proven to be a bad leader, visionless and unorganised. The worst thing was selling the sea to Kenya that will forver be his legacy. On the other hand he is much better than the clowns fighting him, Xasan Dahir & his clan and the foreign Jihadi's who are wanted back in their villages. Sharif was a amde up myth to get the weakminded excited, I know many are wondering how it went to badly. But lads have some backbone and wish for the best, they are all praying very hard on both sides, so lets see where it ends..
-
^^^lool. Kashafa you are a man child and I have to take it easy with you. Dont worry son, get the Money and make sure you spend it on Guriceel. All this Jihadi fantasy and wet dreams in front of your PC wont do. Becasue you know like IndaCade, xasan Dahir you are all bravado. You will run away like they do when it gets hot.
-
Somali pirates Net $ 2 million Yesterday from a British owned ship
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
^^^Yeah lets stop Piracy, but we cant talk about the man who Mugg's us every day... -
^^^Its good we only share little blood, I don’t like Neville Chamberlains myself, they appease others when they can stand with their people.
-
Che: Yup a bit far back but from the same house, we are. Actually your clan would be our great grandfathers. Its you who has issues old man I dont..
-
Kashafa: lool. Are you still angry Lool. The fake Mujahid from Guriceel is pissed. Adeer Fuad Shangoole & Siyad Mohamed are both my kinsmen, and you are the kinsmen of Goobanle and Indcade.. Kashafa you already lost everything adeer, stop listening to Jayz and go help rebuild Guriceel , oops you dont even control it now its udner the Xeeraale clan of Sufi fame :rolleyes:
-
^^^These ones will smack you and Fuad Shangoole so much you both will wish you was back in the NW outskirts of Burtinle safe ..
-
Somali pirates Net $ 2 million Yesterday from a British owned ship
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
^^^^Ouch Some are here busy being angry and jealous at some business men of the Indian Ocean. While their poor folks taxes are giving a lavish lifestyle to some old Qad merchant and his children? Prioritize lads. -
Somali pirates Net $ 2 million Yesterday from a British owned ship
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
wonder what kind of political manoeuvre's he teaches her. Maybe she's developed her own specialities for Silaanyo and Waraabe respectively. This election campaign Duke will be exciting I am not sure I can watch poor happless Siilanyu get Mugged again. Its difficult