
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Sh. Shariif oo u hambalyey PL 1 Aug 1, 2009 - 11:47:04 AM Ra'isal wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Xaflad caawa ka dhaceysa Madaxtooyada dowlada Puntland taasoo ay kasoo qayb galeen dad gaaraya 700 qof ayaa waxaa khadka taleefanka kaga soo hadley Madaxweynaha DFKMG ah Shekh Shariif iyo Ra'isal wasaraha Somalia Cumar Cabdirashiid. Xafladan ayaa dhacdey kadib markii maanta oo ku begneyd 1 August,2009 degaanada maamul goboleedka Puntland laga xusey sanadguradii 11aad ee markii dhidabada loo aasey MGPL. Madaxweynaha Somalia oo ku sugan wadanka Kenya ayaa yiri '' Walaheena Puntland wax badan ayaa qabsateen Hambalyo ayaan idin leenahay dowlada Somalia-yana waxey bilaabeysaa qorsheeda ku aadan arimahaas." Sheekh Shariif ayaa isaga oo hadlkiisa sii wata yiri "Puntland waa hooyadii Somalia waana ka warqabnaa waxa ay shacabkedu u sameeyen walalahood kale ee Somalia". Ra'isal wasaraha Somalia oo isaguna ku sugan wadanka Kenya ayaa sheegey inuu doonayey in xafladaan kasoo qayb galaan taasoo damaasheedka shacabka Puntland ilaa caawa u taagan yihiin. Mr.Rashiid ayaa ku booriyey in shacabka Puntland adkeystaan amaankooda isaga oo tilmaamey in ay nasiib daro tahay iney jiraan dad diidan in amaan lagu soo dabaalo Somalia, waa sida uu hadlka u yiri. Dhinaca kale waxaa isla caawa 1 August islaxafladaas kasoo hadley labo mudane oo katirsan Barlamanka Somalia kuwaasoo kala ahaa Ismaciil Hure Bubaa & Cali Baashi Xaji Maxamuud, wexeyna shaaca ka qaadeen iney kusoo wajahan yihiin Puntland. Puntland ayaa waxaa maanta ka dhacey magaalooyinkeeda munaasabad balaaran tasoo soo jeedatey indhaha shacabka Somaliyeed oo dagaladu aafeeyeen mudada 20 sano. Daawo sawirada xuska sandugaradii 11aad ee Puntland Sawirada iyo warbixinta xafladaan ayaan idiin soo gudbin doonaa. Radio Garowe,Garowe
-
It is easy to make jokes but when it comes it will change the face of Somalia.
-
^^^lool. Puntland is 1/3 of Somalia thats all the statement states. What the Oil deal that you know nothing of has to do with this i have no idea.
-
Puntland 11th anniversary , victory for common sense
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^I think all three will miss it. Its a sad note in otherwise an exciting development. -
Puntland 11th anniversary , victory for common sense
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somalia: Puntland to celebrate eleventh anniversary 31 Jul 31, 2009 - 6:14:37 AM Garowe, Somalia July 31 (Garowe Online) -The Puntland State of Somalia is to celebrate the 11th anniversary tomorrow since the establishment of the administration in August 1998. The celebrations will take place at Mire Aware Jama football stadium in the regional adminstration’s capital, Garowe. Acting Puntland and president, Abdisamad Ali Shire, has been following preparations for the 11th anniversary celebrations. The brief for organising the anniversay celebrations is being coordinated by the Puntland Minister for Good Governance, Mohamed Farah Isse Gaashaan. Nugal regional police has beefed up Security in the capital. Puntland is one of regions unaffected by the Somali civil war. One-third of the Somalia coast is in Puntland , making the state the only part of Somalia where the Indian Ocean and the Red Sea meet. The first president of Puntand was Abdullahi Yusuf Ahmed, former president of the Transtional Federal Governmnet of Somalia( 2004-2008) .He was replaced by his vice president , MohamedAbdi Hashi, who lost the presidential election to Mohamud Muse Hersi ( Adde Musse) who led Puntland from January 2005 to January 2009 when the current president of Puntland, Abdirahman Sheikh Mohamud Farole, was elected the third president of Puntland in January 8,2009. The president and his delegation are expected to arrive in Garowe today. -
Somalia: Puntland Government Welcomes EU Support 31 Jul 31, 2009 - 5:09:54 AM On Monday, July 27, 2009, the Council of the European Union released its conclusions on the status of Somalia, which included remarks on the Puntland State of Somalia. Press Release| (Dubai, UAE) – During its 2958th Council meeting, the Council of the European Union decided to step up the European Union's engagement for promoting peace and development in Somalia. This new commitment is in line with High Representative Javier Solana's previous recommendations. In addition to Solana's recommendations, General Affairs and External Relations President, Carl Bildt adopted the following conclusion about the Puntland State of Somalia. "The Council encourages constructive engagement from all regions of Somalia, including Puntland and Somaliland, in building an environment of trust and cooperation to mutual benefit," Bildt said. “The Council also recognizes that the situation in Somalia must be addressed in a regional and international context, with all neighbouring states playing a constructive role for a lasting and peaceful solution to the present conflict.'' "The situation in Somalia remains one of the worst humanitarian crises in the world. The Council agrees that support in the security sector should be well coordinated, notably with the AU, the UN and other relevant EU partners, in particular the US," Bildt said. Upon notification by the EU, Puntland State of Somalia President Abdirahman Farole expressed a deep sense of gratitude to his partners in the fight against extremism and piracy. "The Puntland State of Somalia welcomes the support from the European Union, African Union, United Nations and the United States," President Farole said. "With the monsoon season about to end, the immediate financial support from our friends is vital to the safety and security of our major port." Puntland state, established in 1998, is an autonomous region in north-eastern Somalia which is one third of Somali surface land and with an estimated population of three million people. Puntland Government is very concerned about the stream of refugees from the southern of Somalia. Puntland government is urgently calling the international community to intervene the looming humanitarian crisis which will be created by influx of the addition internal displaced people (IDPs) into Puntland which will impact on security, health and economy of the state. Office of the President Puntland State of Somalia
-
Walaalkeen Makhtal intuu ku dambeeye?
General Duke replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Poor fellow hope he gets out. The Canadian government should do more to help the man. -
Originally posted by Red Sea: ^He just says what you duke hide in your chest. I know you'd love to bomb Hargeis, burco and berbera back to stone ages. But you just don't reveal that sorta of info here. Red Sea adeer I say what I mean and do what I say. Bombing Hargaysa would only harm my own people and I would lose my soul. Thus don’t get emotional Warrabe bravado is gone because he can not take another Mugging from Riyaale, hence his new found friendship with Puntland.
-
Puntland 11th anniversary , victory for common sense
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Preparation -
Puntland 11th anniversary , victory for common sense
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Puntland 11th anniversary , victory for common sense
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Puntland u dabaaldageysa sanduugaradii 11aad Berri 31 Jul 31, 2009 - 1:18:03 AM Farole & Cadde Muse Amaanka magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa la adkeyey kadib diyaargarow culus oo loogu jiro xuska sandugaradii 11aad ee markii dhidabada loo aasey dowladda Puntland 1998. Wadooyinka Waaweyn ee magaalo madaxda dowlad goboleedka Puntland ee Garowe ayaa maalintii 30 July,2009 lagu arkayey Ardeyda Iskulada, ururada Hawenka, shaqalaha Wasaradaha iyo Ciidamada kuwaasoo tijaabo ku sameynayey garooonka kubada cagta ee Mire Awaare. Madaxweynhii ugu horeeyey Puntland Cabdulahi Yusuf Xaflada Tijaabada ayaa waxaa ka qayb galey Madaxweyne ku-xigeenka dowlada ahna ku-simaha Mud.Farole Cabdi-samad Cali Shire iyo xubno ka tirsan Wasiirada qaban qabinaya sanduugaradaan halkaas oo ay socod ku mareen qaybaha kala duwan ee ardeyda iyo shaqaalaha dowlada. Xaflada sanduugarada oo ku beegan 1 Aug,2009 ayaa ah mid ka duwan kuwii hore iyada oo ay muuqato in shacabka reer Puntland niyad wanaag ka mujinayaan qaabka hay'adaha dowliga ah u shaqeynayaan kuwaasoo lixdii bilood ee ugu dambeysay ku guuleystey in ay iska-bixiyaan kharashaadkooda. Magaalada ayaa waxaa ilaalo adag ka haya Boliska gobolka Nugaal kuwaasoo kaashanaya Ciidamada Darawiishta iyada Madaxweynaha DGPL Cabdiraxman Farole la filayo in maalinta Jimacaha 31 July,2009 kasoo dago xarunta magaalo madaxda dowlada Puntland ee Garowe. Puntland ayaa ku fadhida dhul baaxadiisa leegyahay 250,000km isku-wareeg ah [ 1/3 of Somalia] iyada ku taal inta badan xeebta Somalia ka kooban tahay [ Badweynta India & Red Sea], waxaana shacabkeeda lagu qiyasa 3 Milyan oo qof kuwasoo ku-nool gobolo ka kooban Todobo. Puntland oo kamid ah goobaha uusan sameynta xoogan ku yeelan dagaalkii sokeeye ee ka dhacey Somalia ayaa waxa dhidibada loo aasey 1998 iyada oo uu Madaxweynihii ugu horeeyey ka noqdey Mud.Cabdulahi Yusuf Axmad. Doorashadii dhacdey Jan 8,2009 ayaa waxaa xilka si taariikhi ah xilka u wareejiyey Maxamud Muse Xirsi kadib markii tartan doorasho lagu doortey Dec,2004. Xil wareejinta Maxamud Muse Xirsi ayaa bog taariikhi ah u furtey shacabka Puntland kuwaasoo muujiyey biseyl siyaasdeed marka loo eego xaalka Somalia ku jirto 20 sano ee la soo dhaafey. Radio Garowe,Graowe -
Xukuumadeenu waa taasi shirkii Maraykanku ku casuumay ee ay warbixinteena ay ka jeedin lahayd, ee waxaynu tabanayno kaga warami lahayd ka baaqatay, Guddoomiyihii Guddi hoosaadka arrimaha Afirka ee Baarlamaanka Maraykanku markii uu Wasiirkii arrimaha dibada Somaliland Maraykan ugu tagay wuu la kulmi waayay oo dalkiiba wuu kaga tagay oo Suudaan ayuu tagay,”ayuu yidhi Guddoomiyaha Xisbiga UCID. Faisal Cali Warrabe admits to the calamity
-
Riyaale has been in power for nearly 10 years, before him you had Egaal who won a major clan war against Tuur resulting in the destruction of Burco. Now Riyaale has postponed an election for one year and six months and is now working to postpone another one hence the chaos, arrests poor journalist, incompetence, corruption and clan tension coming to the fore. Its news maybe some don like it, but its relevent news.
-
Dalkeenu waa iska Baylah Wasiirka Xanaanada Xoolaha Sh. Shariif wuxuu qoray bishii May warqad uu leeyahay Sucuudigu yaanu qaadan xoolaha laga keeno dekadaha Berbera iyo Boosaaso. Dawladeenu meel la isla marayo ma oga, nasiib wanaag waxa arrintaasi ka hawlgalay maamulka Puntland ee aynu jaarka nahay oo iyaguna warqad ay arrintaasi ku joojinayaan ka soo qoray Raysul wasaraha maamulka Sheekh shariif Ina C/rashiid Cali Sharmarmaarke.” Faisal is better when he wanted to tear the roof's from houses in Garowe & Bossaso that was classic Warrabe. Now all this soft talk is not the man, he went to Hajj and thus became a Sufi I heard.
-
Madaxweyne Riyaale Oo La Sheegay Inuu Isagu Ku Amray Hoggaanka Komishanku Inay Laalaan Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha Hargeysa, July 30, 2009 (Haatuf) – Madaxweyne Daahir Riyaale ayaa la sheegay inuu ka dambeeyay go’aankii ay Komishanka Doorashooyinku ku laaleen diiwaangelintii codbixiyeyaasha, isla markaana ku soo jeediyeen in doorashada lagu galo diiwaangelin la’aan. Habeenimadii Axadii toddobaadkan ee bishan July ahayd 26-ka, ayaa Gudoomiyaha Komishanka iyo Ku-xigeenkiisa, Jaamac Maxamuud Cumar (Sweden) iyo Cali Biikalo waxay kulan Madaxtooyada kula yeesheen Madaxweyne Riyaale oo isagu u yeedhay, waxaanu Madaxweyne Riyaale ku amray Jaamac Sweden iyo Cali Biikalo oo uu ku yidhi: “Diiwaangelinta laala, dawladdaana bixinaysa kharashkii doorashada ku baxayey”. Isla subaxnimadii maalintii xigtay ee Isniintii 27-kii July 2009, ayaa waxay Jaamac Sweden iyo Cali Biikalo shir isugu yeedheen oo ay soo fadhiisiyeen xubnaha kale ee Komishanka, iyagoo shirkaas ugu sheegay inay dawladdu bixin doonto lacagtii ku baxaysay doorashooyinka Madaxtooyada, sidaas darteedna loo baahan yahay in la laalo diiwaangelintii, doorashadana lagu galo diiwaangelin la’aan. Soo jeedintaas ayaa waxa ku kala jabay xubnaha komishanka doorashooyinka, waxaana markii cod gacan taag ah loo qaaday ay afar xubnood ayideen soo-jeedintaas halka saddexdii xubnood ee kale ay ka soo horjeedsadeen go’aankaas. Isla maalintaas gelinkii dambe Isniintii gelinkii dambe, waxa shir isugu yimid masuuliyiin ka socday saddexda xisbi ka socda iyo hay’adda Interpeace, si loo eego natiijadii ka soo baxday Serverkii diiwaangelinta codbixiyeyaasha Somaliland oo lagu qiyaasay inay iska diiwaangeliyeen 1.4 Milyan qof, una baahan weli in la sii kala shaandheeyo. Markii uu kulankaasi dhacayey gelinkii dambe ee maalintii Isniintii 27-kii July 2009, masuuliyiinta saddexda xisbi-qaran midkoodna kamuu war hayn go’aanka ay Komishanku gelinkii hore gaadheen ee ay cod hal-dheeri ah ku laaleen diiwaangelintii doorashada, isla markaana ku go’aamiyeen in doorashada lagu galo diiwaangelin la’aan. Hay’adda Interpeace kadib markii ay Axsaabta u soo bandhigtay natiijada diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee ay Serverka ku hayaan, waxay kala dooran siisay saddex qodob in midkood la qaato; in natiijada hadda ay u soo bandhigeen ee Serverka lagu hayo lagu galo doorashada Madaxtooyada; in khuburo dheeraad ah iyo Software cusub loo raadiyo si kala-shaandheyn loogu sii sameeyo codbixiyeyaasha is-diiwaangeliyay ee lagu hayo server-ka iyo in la laalo diiwaangelinta oo diiwaangelin la’aan lagu galo doorashada Madaxtooyada. Hase yeeshee waxay Masuuliyiinta ka socday xisbiyada qaranku hay’adda Interpeace u sheegeen inay arrintan kala tashan doonaan Komishanka Doorashooyinka qaranka, iyadoo ay masuuliyiintaasi ka war la’aayeen in Komishanku uu gelinkii hore ee maalintaas 27-kii July 2009-ba go’aansadeen in la laalo diiwaangelintii codbixiyeyaasha oo diiwaangelin la’aan lagu galo doorashada Madaxtooyada, iyagoo aan haba yaraatee axsaabta la tashan. Waxa kale oo la sheegay in gudoomiyaha Komishanka doorashooyinka Jaamac Sweden uu maalintii Sabtidii (25 July 2009) bilaabay inuu dadka ku yidhaahdo dawladdaa ayaa bixinaysa dhammaan kharashaadkii doorashada ku bixi lahaa, taas oo markii uu doraad soo baxay go’aanka Komishanku ku laalay diiwaangelinta loo fasirtay in arrintu ahayd mid ay xubnaha hoggaanka Komishanku sii qorshaysteen.
-
Puntland 11th anniversary , victory for common sense
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Girl scouts have all of the above and are not countries. Adeer you are not recognised and thus not a real country. Thats a fact. -
Puntland 11th anniversary , victory for common sense
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^^lool. You are not a real country, no one recognises you for one thing and its a clan feifdom the other. Anyhow Puntland is part of Somalia, what is being celebrated is the 11 existance of the state and its future. Now dont be a hater, you seem to be better than most of the secessionist except for NGOONGE. Who will become an honorary Puntlander if he stops kicking those kids. -
Puntland 11th anniversary , victory for common sense
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^But pretending a clan is a country is? -
Inaa Lillaah, our brother CHE's father has passed away.
General Duke replied to Gheelle.T's topic in General
Innaa lillaah wa innaa illayhi raajicuun: My condolence to you for your loss, may Allah give him the keys to Jannah and give all of the family strength in this difficult time brother. -
Sharif Hotel Vs Walid Abdalla it's a new game
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by NGONGE: ^^ How long do you think it'll be before he falls out with Sh. Sharif (he will you know)? Another remarkable insight I have on the PM that no one knows is that he is a saint, yes he is frustrated with hapless Sharif, yes the fighting and the constant defeats are bad but it does not get to him, he is like Mother Theresa, he will work through the muck, the dirt the blood and the terror because he wants to give back to his people. A wonderful man and thus I doubt he will fight the Sharif our PM does not fight he believes in walking away. -
Sharjah: Puntland leader meets Range Africa Oil: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Nothing new. -
Sharif Hotel Vs Walid Abdalla it's a new game
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The PM is a man of action and does not believe in speaking that much, its old school. Those close to him have informed me that the man is into writing, memo’s emails, text messaging and utilizes new technologies such as twitter to set the agenda for the government. He is deeply frustrated with Sharif Hotel’s backward techno averseness if only the man had basic education. The man is remarkable I just got a message from the PM, he resents being mentioned in the same sentence with four eyed Nur Cade, shame on you NGOONGE his messages ends. I will reply to him right away. -
Puntland 11th anniversary , victory for common sense
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Abwaano,Fanaaniin, Fardooley Ciidamada iyo qalabka sida- Garoowe-(Allidamaale ):-Garoonka Kubada Cagta ee Garoowe Oo lagu soo bandhigay qaabkii ay u dhici lahayd xuska Sanad Guurada 11-aad ee Puntland. Garoonka mire awaare ee Magaalada Garoowe ee Caasumada Dowlada Puntland ayaa Saaka Subaxnimadii horre Waxaa ka Furmay qaban qabaabo balaadhan Oo loogu jirro xuska 1 AGUST oo si weyn laysaga diyaarinayo Guud ahaan Gobolada Puntland. Garoonka kubada Cagta ee Garoowe ayaa waxaa ka dhex muuqday Maanta arday,abwaano,Fardoo ley,Fanaaniin,Ciidam ada asluubta Ciidamada,qalabka sidda, Madax kala duwan, Shacab aad u Fara badan iyo urarada Dhalin yarada ee Reer Puntland Waxaana Maanta ay ahayd maalin loogu Tala Galay in Taba bar baladhan loo Furo Dhamaan xubahanas kala duwan oo luugu Talagalay in ay ka qayb qaataan xuska 1 Agust. Gaar ahaan maanta Waxa Si Toos ah Taba bar loogu Furayey dhalin yarada iyo ardayda Dugsiyada Sarre Waxaana la barayey qaabka ay u marayaan Wadooyinka iyo Goobaha ay ka dhacayaan xuska 1 Agust Waxaa kaloo Maanta Tababar balaadhan lagu siinayey ardayda Sidii ay Salaan uga qaadan lahaayeen Madaxda Puntland iyo qaabka ay ula jaan qaadi lahaayen ka soo qayb Gala yaasha kale ee xuska loo diyariyey. Mirre awaare Waa Goobtii ay Maanta ka Dhacaysay xuska 1 Agust ayaa Waxaa ku sugnaa Masuulyiin aad u Fara badan oo ah Madaxda dowlada Sidda Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen. Cabdisamad cali Shirre iyo Qaar kale oo ka Tirsan Golaha Wasiirada Golaha baarlamaanka iyo saraakiisha sar sare ee Meleteriga Waxaana ay salaan ka qaadanayeen ururada kala duwanaa ee halkaasi ku sugnaa hadba mar aasn indha indheen u tagay goobtaasi ayaan aad ula yaabay gaado ka cayarka, qoob ka cayaarka, hadaha iyo dhaqanka bilicda heerka sare ah ee lakaasi lagusoo bandhigay iyo sida hufan ee loogu diyaar garoobay xuskaani. Sidoo kale ciidamada amaanka dowlada Puntland Gaar ahaan ku Garoowe ayaa Waxay sugayaan amaanka Wadooyinka Muhiika iyo Meelaha la isugu yimaado, Waxaana laga sameyey xaruunta barxada Wayn ee Garoowe Goob luugu Talagay in ay Fariistaan Masuulyiinta Puntland Oo ay ciidamada iyo ardayda qaybaha kala duwan ay ka qayb qadanay ay salaanta kaga qaadan donaan. laba maalmood oo keliya ayaa inaga xiga hadii alle nagaarsiiyo xuska 1 Agust Waxaana meel kasta Oo ka Tirsan Gobolada Puntland ka socda diyaar Garow kan Oo kale,Waxaa kaloo aad loga hadal hayaan magaaladatana Garoowe in Jaaliyadaha reer Puntland ee ku kala Nool Wadamada reer yurub asiya iyo America ay sidoo kale isu diyaarinayaan xuska 1 Agust, dalalka ugu badan ee hadda ay ka socota Oo Xafladaha lagu qabanayo ayaa Waxaa ka mid ah Egland, Denmark, Sweden, Swizsarland iyo Weliba norway. Waa Mar kii ugu horaysay Oo ay ka dhacdo Gobolada Puntland qaban qaabo iyo diyaar garow kan oo kale kaas Oo luugu diyaar Garoobayo xuska Sanad Guuro ay leedahay Puntland Waana markii uu horaysay ee Puntland u ka dhaco xuska 1 Agust 11-kii sanno ee Puntland jirtay Waa markii ugu horaysay Waxana filaynaa in ay ka dhici doonto xus laga yaabo oo weli ka dhicin Puntland. Abdirahman Mohamed koronto allidmaale.com-Garoo we -
Puntland 11th anniversary , victory for common sense
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^What a weak comeback from a flakey individual. This thread is not about the Duke, its celebrating what Puntland has achieved thus far and what it can become inshaAllah in the future. Indeed the future is bright the future is Puntland. now go and be upset.