
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Xaalada Magaalada Beled weyn oo saaka degan iyo Ciidamada Dowladda oo wali ku gaardinaya Xaafadaha Xaalada Magaalada Beled weyn ayaa saaka degan, iyadoo dhaqaaqa dadka iyo ganacsiga uu yahay mid caadi ku soo laabtay tan iyo wixii ka dambeeyay shalay oo magaalada ka dhaceen dagaalo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo Xoogaga ka soo horjeeda. Sida ay sheegayaan wararka Bandow xalay lagu soo rogay Magaalada gaar ahaan dhanka Galbeed ayaa si rasmi u dhaqan galay, waxaana Ciidamada Dowladda ku gaardinayaan Xaafadaha Magaalada iyagoo feejignaan ka muuqato. Ciidamada Dowladda ayaa sidoo kale gaaf wareegaya gudaha iyo duleedyada, waxaana ammaanka ay sheegeen inay si weyn u sugi doonaan ayna ka hortagi doonaan falal kasta oo amniga wax u dhimaya. Saraakiisha hogaamineysa Ciidamada ayaa sheegay in magaalada degan tahay oo aan wax dhibaato ah ka jirin, waxaana ay ugu baaqeen dadka Magaalada inay deganaan muujiyaan. Dadka ku dhaqan Magaalada ayaa ka cabsi qaba in dagaalo rogaal celis soo qaadaan Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda, waxaana ka jira Magaalada dhaq dhaqaaq ciidan. Lama saadaalin karo sida ay ku dambeyn doonto Xaalada Magaalada, oo hada gacanta ugu jirta hal dhinac, waxaana la ogeyn tallaabooyinka ka dambeeyay la wareegitaanka guud ee Ciidamada Dowladda kala wareegeen Magaalada Xoogaga Mucaaradka. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m
-
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Ethiopia oo soo gaaray Deegaanka Ceel gaal Cutubyo ka tirsan Ciidamada Ethiopia oo shalay soo gaaray Deegaanka Kalabeyrka ayaa u soo dhaq dhaqaaqay dhanka Magaalada Beled weyn, iyagoona soo gaaray meel 10KM u jirta magaalada oo lagu magacaabo Ceel gaal. Imaanshaha ciidamadan ayaa ka dambeysay kadib markii Ciidamada Dowladda saaka la wareegeen guud ahaan Magaalada Beled weyn, kadib markii ay isku ballaariyeen qeybo ay magaaladaas ka joogeen Xoogaga Hubeysan. Ma cada in Ciidamadan Ethiopianka xoojin u yihiin kuwa Dowladda Soomaaliya iyo in kale, hase ahaatee dhaq dhaqaaqa Ciidamadan ayaa la ogeyn halka uu ku biyo shuban doono. Ciidamada Ethiopia ayaa la sheegay inay shalay soo galbiyeen Ciidamo soomaali ah, oo tababar ugu soo idlaaday gudaha Ethiopia kuwaasoo saaka la wareegay guud ahaan Magaalada Beled weyn. Dhaq dhaqaaqyada ka jira Gobolka Hiiraan ayaa u muuqday dagaalo lagu hoobto oo halkaas ka dhaca, waxaana wali ku sugan qeybo ka mid ah Gobolka Xoogaga ka soo horjeeda Dowladda Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
-
Heavy fighting in Mogadishu result in more deaths injury
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
Muqdisho:Dagaaladi saaka ka qarxay degmada Hodan oo xoogeystay iyo Suuqa Bakaaraha oo madaafic ay ku hoobaneyso 27. juli 2009 Muqdisho(AllPuntland )-Dagaalo iyo duqeymo xoogan ayaa xiligaan ka soconaya xaafadaha Taleex , Km4, iyo Barmuuda oo ka tirsan degmada Hoddan ee G/Banaadir. Dagaaladan ayaa bilawday kadib markii xoogaga mucaaradka ay weerar saf balaaran ah ku qaadeen fariisimada Ciidamada Amisom ee aaga Km4. Dagaalka oo aad u xoogeystay waxaa xoogiisa uu isu badalay duqeymo ku socda S/Bakaaraha iyo xaafada Taleex. 30-qof dad ka badan ayaa ku dhaawacmay , waxaana hada gawaarida gurmadka deg deg ah ay geeyeen cisbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho. S/Bakaaraha ayaa lagu kala cararay , waxaana xirmay dhamaan goobihi ganacsiga . Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland
-
Puntland 11th Anniversary celebrations: Long live the state
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Garowe: Puntland oo ku jirta Diyaargaroowgii ugu dambeeyey ee xuska maalinta la aas'aasay Puntland 26. juli 2009 APL Garowe(AllPuntland)- Dowladda iyo dadweynaha Puntland ayaa u diyaar-garoobeya xuska 11 sannad guuradii ka soo wareegtay markii ay la aasaasay Maamulkan, waxaana gudiyadii loo magacaabay howlahaasi socdaal shaqo ku tageen Xarumaha ay joogaan dadka ka qeybgalaya dadkaasi. Gudoomiyaha gudigan Ahna Wasiiru dowladdaha Maamul-Wanaaga iyo Arimaha Madaxtooyada Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan) oo ah qabanqaabiyaha munaasabadan ayaa usheegay AllPuntland in ay horumar wanaagsan ilaa hada sameeyeen. Gaashaan ayaa sheegay in ay 25-kii bishan oo shalay ahayd ay soo kormeereen dhamaanba goobaha ay joogaan dadka maraya dabaaldegaan, isagoo tibaaxay in ay aad ugu faraxsan yihiin sidda loogu diyaar garoobay. " Waxaan marnay dhamaanba Xarumaha ay joogaan dadkii kutalagalay in ay maalinta soo bandhigaan socod dheer, ayagoo qolo walbaa ku socoto waxa ay qabato, ayadoo ay wax weyn qaban doonaan Ardaydan" Ayuu yiri Gudoomiyaha gudigan Maxamed Faarax Ciise. Mr. Gaashaan ayaa tilmaamay in ay lagama maarmaan tahay in xuskan la weyneeyo, isla markaasna 11 sannad guuradaan ay noqoto mid si weyn ay ugu soo baxaan dhamaanba dadka ay khuseyso. Xuskan ayaa aad looga qaban-qaabinayaa gudaha dowladda Puntland, ayna muhiim tahay in ay dhamaanba usoo baxaan dadka dowladda Puntland oo uu sheegay in ay jecel yihiin nabad iyo Daganaansho. F. C. Maxamed AllPuntladn -
Nairobi: Parliment has failed MPs want a new home
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidamada dowladda oo gabi ahaanba la wareegay mag. Baladweyne Iska-horimaad mudo aad u kooban socday oo saakay aroortii ka bilowday gudaha magaalada Baladweyne ayaa waxa ey ciidamo ka tirsan kuwa maleteriga dowladda federalka kula wareegeen guud ahaan magaaladaasi kadib markii kooxaha isbiirsaday ee Islaamiyiinta laga saaray halkaasi saakay waaberigii. Ciidamada dowladda oo dhinacyo badan kasoo galay magaalada ayaa waxa ey weeraradooda ku halakeeyeen goobihii lagu tuhunsanaa maleeshiyaadka Islaamiyiinta mucaaradka, waxaana sida uu sheegay sarkaal ka tirsan ciidamadii saakay galay magaalada ey ku dileen dhowr maleeshiyo oo mucaaradka ka tirsan iyagoona ka qabsaday goobihii ey kaga sugnaayeen magaalada Baladweyne. Dhinaca ciidamada dowladda ayuu sheegay sarkaalkani in uu kaga dhaawacmay xurguftii saakay waaberigii hal askari oo kaliya, waxaana la dhihi karaa ayuu yiri sarkaalkani in ciidamada xooga ey kula wareegeen goobaha si nabadgelyo leh maadaama uusan dhicin dagaal weyn oo ey iskaga carareen halkaasi maleesghiyaadkii kasoo horjeeday. Horay ayaa waxaa magaaladaasi ugu wada sugnaa ciidamo ka tirsan kuwa Maxaakiimta ee taageersan dowladda iyo kooxaha islaamiyiinta ee kasoo horjeeda, laakiin waxaa magaalada u badnaa kuwa maxaakiimta ee taabacsan dowladda oo iminka loo badalay ciidan qaran kadib tababaro lasiiyay. Maleeshiyaadka Islaamiyiinta mucaaradka ayaa u firxaday duleedka magaalada, waxaana ey iminka xaalada magaalada Baladweyne ey tahay mid dagan oo xasiloon islamarkaana ey ku sugan yihiin ciidamada qalabka sida ee dowladda oo aad u hubeysan. Kooxaha Islaamiyiinta ayaa dhowr jeer oo hore ka fuliyay magaalda Baladweyne falal argagixiso, kaasoo uu ugu dambeeyay falkii ismiidaaminta ahaa ee lagu qaaday Hotelka Madiina oo lagu dilay wasiirkii Amniga Qaranka marxuum Cumar Xaashi Aadan. -
Muqdisho:Barlamaanka Soomaliya oo qarka u saaran in uu qeybsamo 26. juli 2009 APL Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email Print This Article | Daabaco warkaan Muqdisho(AllPuntland )-Kadib marki dhawaan gudoomiyaha barlamaanka Soomaliya Shiikh Aadan Madoobe uu shaaciyey in biilki laga jaray xildhibaano badan oo uu sheegay in ay imaan waayeen magaalada Muqdisho ayaa xildhibaanada qaar waxa ay bilaabeen in ay bilaabeen qorshe ka dhan ah shiikh Aadan Madoobe. Xildhibaano kor u dhaafaya 60-mudane oo kala jooga Puntland iyo Nairobi aya diyaaris ku wada qorshe mooshin ah oo ay ku doonayaan in xildhibaanada looga dhaadhiciyo in barlamaanka loo raro maamulka Puntland maadama aanay amaan ahayn magaalada Muqdisho. Xildhibaanada ayaa damacsan in ay qorshahooda ay ka dhaadhiciyaan inta badan mudanayaasha oo xaalad amaan ku nool waayey caasimada Muqdisho. Mooshinkaa arintaa looga doodayo ayaa lagu wadaa todobaadyada soo socda in laga furo magaalada Nairobi , waxaana mooshinkaan wax ka wada gudoomiye ku xigeenka barlamaanka Pr:Dalxa sida aan ku heleyno warar xog ogaal ah. Muqdisho oo noqotay inteeda badan aag dagaal waxaa jooga xildhibaano aan ka badneyn 50-mudane , waxaaan xildhibaanada baadnkood xaalad amaan u yimaadeen dalalka bariga afrika. Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland
-
Somalia: U.S. Congressman rejects to meet with Somaliland official 25 Jul 25, 2009 - 9:15:29 AM WASHINGTON, D.C. July 25 (Garowe Online) - U.S. Congressman Donald Payne has refused to meet with an official from the self-declared Republic of Somaliland, inside sources tell Garowe Online. Mr. Abdullahi Mohamed Du'ale, Somaliland's foreign minister, was recently in Washington, D.C., and asked to meet with the U.S. Congressman but he was "rejected" on at least three separate occasions, the sources added. Congressman Payne, who chairs the House of Representatives' Subcommittee on Africa and Global Health, organized a Congressional hearing on Somalia and invited officials from the Transitional Federal Government (TFG) in Mogadishu, and the self-governing regions of Somaliland and Puntland. The June 25 hearing in Washington, D.C., was attended by Puntland President Abdirahman Mohamed "Farole" and a Somali Embassy official read a statement on behalf of TFG Foreign Minister Abdullahi Oomar. But Somaliland Foreign Minister Du'ale, who initially accepted to attend the congressional hearing, canceled at the last minute after demanding a "separate panel" to focus on Somaliland's separatist agenda. This demand was rejected by Congressman Payne and the hearing's organizers, who forwarded the argument that "common issues" were covered at the hearing, namely humanitarian aid delivery, the counterterrorism effort and the anti-piracy campaign. Meanwhile, Somaliland opposition parties have accused President Dahir Riyale's administration of failing to take advantage of a venue in Washington, D.C., to present Somaliland's case for independence. President Riyale continues to face domestic pressure and international criticism, including charges that the Somaliland administration has violated press freedoms by arresting two radio journalists and shutting down an independent television station this month. Somaliland, comprised of regions in northwestern Somalia, unilaterally declared independence from the rest of the Horn of Africa country in 1991 but has not been recognized internationally. Source: Garowe Online
-
Payne oo diidey inuu la kulmo maamulka Somaliland 24 Jul 24, 2009 - 12:10:02 PM Warar lagu kalsoon yahay oo uu Warsidiha Garowe Online heley ayaa sheegaya in Wasiirka arrimaha dibbada Somaliland, Cabdillahi Maxamed Ducaale uu ku guul dareystey inuu la kulmo Gudomiyaha Guddiga arrimaha Afrika u qabislasan Congress-ka Mareykanka Donald Payne. Wasiirka oo ku sugnaa wadanka Mareykanka magaaladiisa Washington DC USA muddo labo todobaad ah ayaa wararku xusayaan in muddo sadex jeer ah u qorey xafiiska Congerssman-ka inuu la kulmo balse loo tibaaxey in aan waqti loo hayn. Diidamada Donald Payne ayaa timid kadib markii maamulka Somaliland diidey inuu ka qayb galo kulan Guddiga Arrimaha Afrika u qabilsan Aqalka Wakiilada Mareykanka casumad ugu fidiyeen mamulada Puntland, Somaliland iyo TFG balse casumadaas ayaa waxaa ka baqsadey mamulka Hargeysa iyada Sheekh Shariif dowladiisa ay uga qayb galey Wakiil. Congress-man Payne ayaa kulankas khudbad uu ka akhriyey ka sheegey in mamulka Somaliland diidey inuu ka qayb qaato kulan looga hadlayo xal u helista walaalahood Somaliyed ayna doorteen ka gooni ahansho, mar hadey yihiin aqalka wakiilada-na gudiigiisa ula dhaqmi doonaan sidaas ay doorteen. Puntland aya kulankas waxa uga qayb galey Madaxweynaha PL wafti uu hogaminayo kuwaasoo hadal ka jeediyey ku aadan qaabka xal loogu heli karo dhibaatada Somalia ka taagan islamarkana hoosta ka xariiqey in dowladoodu tahay mid u taagan maamul Federaalka ah oo Somalia ka dhisma. Xukuumada Riyaale gaar ahaan Wasiirkiisa Arrimaha dibada aya kala kulmey eedeyn badan xisbiyada mucaradka ah ee Somaliland iyo dadweynahaba kuwas ku eedeyey in maamulkooda looga adkadey siyaasda islamarkaana laga rabo in raali galin u gudbiyaan Payne iyo aqalka Wakiilada Mareykanka. Ducaale ayaa safarkiisa la xiriira culeyska maamulka Riyaale soo foodsaarey iyada Somaliland ku jirto xili doorasho. Garowe Online, Washington More Articles RELATED:
-
Originally posted by GAAROODI: if you actually think your getting oil any time soon, you've lost the plot. as i said duke, recognition or no recognition its check mate buddy. Somaliland still comes out on top. I am a young man, we can wait for a while, we aint seeking recognition from anyone. As for on top, there is no race here we are trying to imrpove our state and wish our brothers in the NW the best.
-
Originally posted by GAAROODI: I dont see any oil...duke. Don’t worry lad the Oil, it’s in the exploration phase, research work, drilling and then exploitation. Your recognition is, begging the Queen, reminding Britain what great slaves you were once and insulting the rest of Somalia. It has not worked at all. Now calm down lad, don’t lose the plot.
-
Cabdillahi Ducaale, oo mar kale la kulmay fadeexad diblomaasiyadeed
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^^^^ Like you said earlier you will find a Leprechaun before “Somaliland” ever gets recognition. -
^^^For 18 years you have been begging for recognition and its not coming. For a few years PUNTLAND a state part of Somalia a country in deep civil war has managed to convince against all odds to get westerner firms to come and explore its regions, carry out surveys and studies and this has been done in remote regions of Bari that has not been explored for over 20 years and some never before. This is not digging for water old boy or pretending the Queen is ones mother. It’s a gradual process and so far it continues and these firms keep courting the new admin even though Faroole was against them before, they have not blinked and continue as you see today. In a few years we have changed what it means to do business in Somalia. You are still as you were part of Somalia begging for recognition.
-
Sharjah: Puntland leader meets Range Africa Oil: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by GAAROODI: In the words of my friend Eric Cartman i have a better chance finding a lepricon. You are 100% right, you will find a lepricon before you find recognition for NW Somalia as Somaliland, For 18 years you and Faisal Warrabe have been sniffing glue. At least Puntland signed deals with the Oil firms, who has recognised you. -
Originally posted by GAAROODI: this map Djibouti has oil, what a joke. Somali's never question nothing, this company is a joke and dukey you seem to be a funny guy as well man. LOOL. The Lundin Group of companis are a joke? Ever heard of a small firm named Hunt Group and what they did in Yemen? Adeer the joke here is your envy and anger at this story. The fact is for 18 years you have been claiming recognition is coming. Puntland oil will be on the world markets before there is such a thing as Somaliland Thats a fact.
-
Sharjah: Puntland leader meets Range Africa Oil: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Look it can take forever, why are you bothered by it? I am afraid when you see the drilling and Oil comes out you will say I want to sniff it to make sure. Also these are western firms they do not care about what impresses you they have an interest in this and we will take our time, insha Allah things are moving foreword at the right pace. -
Sharjah: Puntland leader meets Range Africa Oil: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somalia: Puntland leader meets oil company executives 24 Jul 24, 2009 - 10:00:28 AM DUBAI, UAE July 24 (Garowe Online) - The president of Somalia's Puntland regional autonomy, Dr. Abdirahman Mohamed "Farole," has held a meeting with executives from oil companies while in Dubai, Radio Garowe reports. A press release issued from the Puntland President's Office stated that President Farole and members of the delegation met with executives from Range Resources, Ltd., and Africa Oil Corp. The meeting took place on Wednesday at Millennium Hotel, where Africa Oil executives did a presentation for the Puntland government delegation, including Interior Minister Gen. Abdullahi Jama "Ilkajir" and Petroleum and Minerals Director, Isse Mohamud "Dholowa." President Farole and Gen. Muse, ex-Puntland leader Gen. Mohamud "Adde" Muse, Puntland's former president, was also present at the meeting with the government ministers and oil executives. President Farole, who won an election in January, has promised that oil contracts will be reviewed by experts before the Puntland administration can move forward with oil drilling. Then-President Muse signed an agreement with Australia-based Range Resources in Aug. 2005. That agreement has undergone several phases and Canadian explorer Africa Oil signed a joint-venture deal with Range in Jan. 2007. President Farole's delegation has visited Washington, D.C., Minneapolis and London, before returning to Dubai ahead of an expected stopover in Djibouti. The Puntland delegation has held important meetings with government officials in the U.S., the U.K. and the U.A.E. The delegation has also attended community events in all four cities visited during this trip. Located in northeastern Somalia, Puntland considers itself part of a future federal Somalia. Source: Garowe Online -
Sharjah: Puntland leader meets Range Africa Oil: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Lundin group -
You guys have lost it indeed. Africa Oil is owned by the Lundin Group of Companies. They have explored for Oil on over 30 countries. Right now Africa Oil is in Ethiopia, Kenya and Puntland. homepage Or are we to trust the waffle of the angry secessionist clanist Oowdweyne.
-
Cabdillahi Ducaale, oo mar kale la kulmay fadeexad diblomaasiyadeed
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
Ooodweyne or Guru-simple. I had a great Italian meal for lunch and guess what I find on my return to SOL but more claptrap from the hallucinated one. As I have stated before, your secessionist project has become stuck, not a single nation recognize you anything other than NW Somalia. You have a QAD merchant and Siyad Barre junior operative as “President”, he has looted the money of the poor and lives lavishly, arrests your kinsmen and you can do nothing but sing his praise. Nothing has changed in Hargaysa they used to sing for Siyad Barre, then Morgan and Ghani and now Riyaale. The region is in love with the strong man who is not from the clan. Now go get angry again it will not change anything in the real world. You are Somali’s and not the Queen of England’s children. You are part of Somalia and there is no such thing as “Republic of Somaliland or Shankaroon”. And your representatives sitting in Washington have not met a single US official or civil servant. -
Cabdillahi Ducaale, oo mar kale la kulmay fadeexad diblomaasiyadeed
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
Oodweyne, the guru of the simple, adeer your arguments might anger and irritate children but here you are dealing with a grown man. For a man who is led by a former Qad merchant and NSS operative, you sure hold yourself in high esteem. Again you failed to present anything contrary to the report of the thread, your unrecognized entity and its representative the former refugee from London is being isolated as promised by Mr Payne. Your anger and waffle can not change this simple fact. Faroole met with and gave his case to the worlds only super power, your minions are in Washington holed up in a hotel with nothing to do. Again Guru-simple you lack basic comprehension of the political realities and are driven by deep clan anguish. No one is recognizing you and the world has now promised to keep you as you are isolated and alone. I hope my Norther Western brothers wake up before its too late