
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Gothenberg: Minister Janagow not welcome in Mosque?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
They should allow him to speak, listen then complain, he is a clown no doubt but all this fuss is not required. -
Muqdisho: Wararkii ugu dambeeyey dagaaladii ka dhacay Hiiraan, Galguduud iyo Banaadir....Warbixin faahfaahsan......... 23. juli 2009 Baladweyn(AllPuntlad )- AllPuntland ayaa raadisay Wararkii ugu dambeeyey ee dagaaladii maanta ka dhacay gobalada Hiiraan, Galguduud iyo Banaadir ee Koonfurta & Bartamaha dalka Soomaaliya, isla markaasna ay dagaaladaasi udhaxeeyeen Al- Shabaab iyo Xulufooyinka kale oo ay ku jirto dowladda Soomaaliya, Ururka Ehlu Suna Waljameecah iyo ciidamada Midowga Africa, waxa ayna dagaaladan ahaayeen kuwa lugu sheegay in ay qorsheysay dowladda Faderaalka ee Soomaaliya. Dagaalka Muqdisho. Dowladda Soomaaliya ayaa saakadii hore abaabushay weeraro ay sadex geesood ah oo ay lafulisay xulufooyin kala duwan, kuwasoo ka dhacay gobalada Hiiraan, Galguduud iyo Banaadir oo ay dhamaantood kula dagaalantay Dagaalyahanada Al- Shabaab oo laf-dhuun gashay unoqday, isla markaasna udiiday in ay nastaan ciidamadoodu. Dagaaladii cuslaa dhanka Madaafiicda ee maanta ka dhacay caasumada Soomaaliya ayaa hada hakad galay galabnimadan, sida ay sheegayaan Xogihii ugu dambeeyey ee AllPuntland ka soo gaaraya caasumada Soomaaliya, waxaana dhinacyada soo kala gaaray khasaare ay ka gaabsadeen in ay sheegtaan. Afhayeenka Xarakada Al- Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage oo loo yaqaano (Sheekh Cali Dheere) ayaa warbaahinta usheegay in ay guulo ka gaareen dagaaladii ka dhacay magaalada Muqdisho, isla markaasna ay qabteen goobo badan oo aysan horay uheysan, isagoo ku eedeeyey dowladda Soomaaliya iyo ciidamada Midowga Africa in ay Shacabka Soomaaliyeed madaafiic labeegsadeen. Hadal hayeen uhadlay dowladda Soomaaliya oo ka jawaabayay hadalka Al- Shabaab ayaa beeniyey wararkasi, isagoo tilmaamay in ay ciidamadoodu joogaan dhamaanba deegaanadii ay xalay dagaaladu ka bilowdeen, wuxuuna kaloo sheegay in ay Madaafiicda deegaanada lugu tuuray masuuliyada ay leedahay Xarakada Al- Shabaab oo uu ku sheegay kuwa ka soo horjeeda amaanka Soomaaliya. Tirada dadka dhintay ee dagaalada Muqdisho ayaa si wanaagsan loo ogeyn, balse goobaha caafimaadka ayuu AllPuntland ka soo xigtay in meydkooda la arkay dad dhan 25 qof oo rayid ah, isla markaasna ay dhaawacmeen oo la xaqiijiyey 125 qof oo rayid ah ayna soo gaartay rasaasta dhinacyadu ay adeegsanayaan. Dagaalka Hiiraan. Wararkii ugu dambeeyey ee ka soo baxaya gobalka Hiiraan ayaa sheegay in ay dagaalo qaraar ka dhaceen deegaano hoos yimaada deegaanadaasi,isla markaasna ay dagaaladan geysteen khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac, sida ay sheegayaan Ilo madax banaan. Dagaaladan ayaa udhaxeeyey Al- Shabaab, Ehlu Suna iyo Maleeshiyaad lugu waramay in ay ka tirsan yihiin dowladda Faderaalka ee Soomaaliya oo maalmihii ugu dambeeyey dagaal diyaarinayay. Dagaalka ayaa geystay khasaare waxaana ku nafwaayay dad lugu sheegay ugu yaraan 17 qof, sida uu AllPuntland usheegay xubin ka mid ah dadka caafimaadka oo aan saameyn ku laheyn dagaalka, waa sida uu sheegaye Xubintaasi oo diiday magaciisee kuna sugan magaalada Baladweyne. Goobaha dagaaladu ay ka socdaan ayay jirin Isgaarsiin lugula xiriiro, waxaana adag markaas in la xaqiijiyo cida maamuleysay deegaanadii ay dagaaladu ka bilowdeen saakadii hore, balse war naga soo gaaray magaalada Baladweyn ayaa shaki galinaya in ay magaaladasi ka talinayaan maamulkii dowladda Soomaaliya ee degmadaasi uga wakiilka ahaa. Dagaalka Galguduud. Xarakada Al- Shabaab iyo Urur Diimeedka Ehlu Suna oo uu ka dhaxeeyo dagaalo qaraar ayaa saaka iska hor yimid meelo ka mid ah gobalka Galguduud, waxaana uu dagaalkan ka dhacay deegaanka Waxbo ee gobalka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya, cida qaaday ilaa hada lama yaqaano weerarkaas. Hadal hayeeno uhadlay dhinacyada ayaa xaqiijinaya in ay guulo kala gaareen, balse Warar madax banaan ayaa sheegaya in ay dhinacyadu wali ku sugan yihiin barihii uu saaka dagaalku ka socdey, isla markaasna aysan horukac dhinacna ka sameyn dagaalkan oo ahaa mid siweyn looga maqlayay hubka laysku adeegsanayo deegaanada halkaasi ka dhaw. Ciidamada labada dhinac ayaa umuuqda in ay iskood ujoojiyaan Xabada galinkii dambe ee maanta, ayadoo wali ay jiraan xiiso colaadeed oo hada laga dareemaya deegaanada maadaama labada ciidanba ay isku yihiin kuwa isku muuqda, isla markaasna kala aaminsan fikrado fog-fog oo dagaalkooda ay ku sii wadi karaan. Waxa ka dhaxeeya Sadexdan dagaaladan. Wariyaasha AllPuntland ee falan qeeya Siyaasada iyo amaanka ayaa sheegaya in uu jiro karo xiriir ka dhaxeeya dagaaladan isku marka ka qarxay sadexda gobal oo ah meelaha ugu badan ee ay isku heystaan maamulidoodu dhinacyada dagaalamaya, waxaana ay qabaan Siyaasiin badan shakiga ah in ay dowladda Soomaaliya ay hubeysay Ururka Ehlu Suna Waljameeca, ayna isku afgarteen in dagaal ay ka bilaabaan gobalada Dhexe ee ay joogaan Al- Shabaab, si loo kala dhantaalo awooda Ururkan oo dowladda Soomaaliya ay quus ka taagan tahay. Sidoo kale Siyaasiin kale ayaa dhinac kale ka eegaya, isla markaasna sheegaya in ay Al- Shabaab ayagu isku dayayaan in ay dowladda Soomaaliya taageerayaasheeda jooga gobaladaasi ay awoodahooda dhulka lasimaan, si ay ugu fududaato in ay la wareegaan gobalada Dhexe goobaha uga dhiman ee ay ku jiraan degmooyin ka tirsan labada Gobal ee Hiiraan iyo Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya. Aaminsanaanta dhinacyadan marka laga tago, dagaaladan ayaysan dani ugu jirin dad badan oo Soomaaliyeed, isla markaasna maanta ka baxay deegaanada lugu dagaalamay ee Sadexda gobal, waxaana soo baxaya walaac laga qabo sii badashada dadka guryahooda uga baxaya rasaasta sii kululaaneysa ee ka dhaceysa gudaha dalka Soomaaliya oo aan nabad ka jirin 20-kii sanno ee lasoo dhaafay, ayna ka saldhig dowlad Adag oo hanata amaanka Soomaaliya. F. C. Maxamed AllPuntland
-
Sh. Cabdiraxmaan Janaqow oo waji gabax kala kulmay reer Goteburg. Posted to the MOL July 22, 2009, 2:02 pm Sh. Cabdiraxmaan Janaqow oo ka mid ahaa kooxdii Asmara ee dagaalka qabyaaladaysan ku qaaday dowladii Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa waxaa uu maanta yimid masaajidka Bellevue ee Gotenburg/sweden oo uu doonayay inuu muxaadaro ka akhriyo kulana hadlo Somalida reer Sweden. Waxaa haddaba isla markiiba diiday muxaadaradiisi dadkii Somalida ahaa ee ku cibaadaysanayay masaajidka iyagoo sheegay inuu Janaqow aysan wadaadnimadu daacad ka ahayn, uuna yahay nin aad qabiilka ugu fogaaday, waxa kaliya ee laga kororsanaya tahay in Somalida Sweden isku nacaan qabiil. Dad badan ayaa xasuusta wareysi Janaqow uu siiyay laanta afka Somaliga ka dib markuu wasiirka cadaalada ka noqday dowlada Sh. Shariif. Janaqow ayaa sheegay in dadka Muqdishu ka dagaalaya ay yihiin qabiilo aan u dhalan Muqdishu. Wuxuu intaas ku daray in beeshiisa ****** ay duulaan ku yihiin xoogaga Alshabaab iyo Xisbul-Islaam isagoo markaas doonayay inuu dadka reer Muqdishu ku beerlaxowsado Qabyaalad iyo qidadihii ay isticmaali jireen dagaal oogayaashii Muqdishu. Janaqow ayaa aysan u suurogalin inuu masaajidka ka hadlo waxaana uu goobtaas kala tagey ceeb weyn. Isagoo noqonaya Sheekhii ugu horeeyay oo Somali ah oo dad shacaba ka ishortaagaan inuu muxaadaro akhriyo. Mid ka mida dhalinta masaajidka joogtay oo la weydiiyay waxa ay ku kala duwan yihiin wadaada Xisbul-Islaam iyo SH. Janaqow ayaa wuxuu yiri; ugu yaraan wadaada Xisbul-Islaam mowqofkoodi hore ee ay dowladii C/laahi Yuusuf kula dagaalsanaayeen ayay wali midaana sheegeen inay kula dirirsan yihiin. Laakiin Sh. Janaqow isagaa afkiisa ayaa laga maqlay inuu qabyaalad ku nacsanaa dowladii hore ee madaxweyne C/laahi Yuusuf haatana uu tan SH. Shariif Qabyaalad ahaan u taageersan yahay ee aysan waxba ka duwanayn dowladii ka horeysay. Mudugonline.com
-
Puntland 11th Anniversary celebrations: Long live the state
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
A land of tradition and peace -
Puntland 11th Anniversary celebrations: Long live the state
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Bossaso -
Its a sad incident, Alhamdulilah no deaths reported as of yet. Wont stop the state one bit.
-
^^^The man needs to rest, and get another job, he is not helping his father by being center of attention and also creating friction between the admin and the media. Horseednet is a wonderful outlet and he should not be attacking it.
-
Puntland 11th Anniversary celebrations: Long live the state
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: Nin cariish degan ayaa ku accuse gareynaayo mundul ayaa degantahay qof kale. War the least developed country in Afrika, iskaba dhaaf qaaradaha kale, ayaa kasoo jeedaa, markaas intaa shib iska dhihi lahayd isku hadleysaa. Some Soomaalis and their unfounded faan. lool. The moderator craped all over the forum. Miskin stop hating, Puntland state and its stakeholders are on the way insha Allah to building a better future. Lack of development can be overcome with time, lack of confidance as in your case is fatal. Anyhow Aw Muse continue with the wonderful information. The rest start working to help Somalia instead of atacking those like Puntland who are helping the nation. -
Puntland 11th Anniversary celebrations: Long live the state
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
audio Puntland 1st August -
Puntland 11th Anniversary celebrations: Long live the state
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by AfricaOwn: Duke, Puntland four presidents all coming from Garowe sub-clan? And you say "The Dervish history is a Puntland". What a shame. are you serious. Che its a free forum but your anger is so clear I was just directing you to the right place, dont be mad saxib. -
Puntland 11th Anniversary celebrations: Long live the state
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Sool boy thats how you took it lad. Che, adeer go to the other post this is not your thread. -
Puntland 11th Anniversary celebrations: Long live the state
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Lad any insults must be taken to other thread, thanks. The Dervish history is a Puntland and Somali history also. -
Puntland 11th Anniversary celebrations: Long live the state
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Puntland four Presidents Abdulahi Yusuf Yey ]President Mohamed Abdi Hashi President Cade Muse Hersi Boqor President Faroole -
Puntland 11th Anniversary celebrations: Long live the state
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
A place where individuals can run for office, and lose peacefully -
Puntland 11th Anniversary celebrations: Long live the state
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Meiji, you got your answer only a few in the south fought the colonials. Historical records show the Kings fought and produced one of the bravest warriors against the colonials. Gen Omar Samatar who was a comander of Kenadeed's troops. Anyhow your records are as fake as the "Mogadishu society" you used to propogate. Puntland is standing lads, cry all you can. -
Puntland 11th Anniversary celebrations: Long live the state
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Garowe -
Puntland 11th Anniversary celebrations: Long live the state
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Che, a fact is there was nothing comparable to Boqor Osman, Suldan Mohamoud Ali Shire & Kenadeed's kingdoms in those days, it took colonial power to destroy them, all were exiled. We know how the colonials rewarded the puppets in Arabia who's houses still stand today. Dont get jelous saxib, and know this Puntland is getting stronger and our history is our pride. Its hard for me to explain to you since I would not know Oromo or Afar history as you do. -
Puntland 11th Anniversary celebrations: Long live the state
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
It has also one of the largest Somali diaspora across the world. Businessmen and others who reside in across East Africa, the Horn and beyond. It's diaspora is a force to reckon with and will be soon linked together by/through the newly founded Puntland Diaspora Forum. In order to link the enormous diaspora power back to the State in order to help re-build it. This is the future we all need to help the state in our individual ways. -
Puntland 11th Anniversary celebrations: Long live the state
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Meiji there is already another thread open for you to vent your anger, history is indeed writen and Puntland historical kingdoms are part of the states, Thus go parot those lines in the other thread. -
Gabadhii Canadian-ka Ahayd Oo Ku Umushay Muqdisho!!!
General Duke replied to Juje's topic in Politics
^^^So the father is one of the captures? -
Puntland 11th Anniversary celebrations: Long live the state
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Historical Background The northeast region of Somalia has, since mid-1998, been referred to as the Puntland State of Somalia . Although pre-colonial Somalian society did not have a national government with modern structures and clearly defined international borders, the northeast region had traditional structures of government dating from the early years of the 19 th century; namely, GEOGRAPHY AND CLIMATE 2.1 Location Puntland State is geographically located in the eastern portion of Somalia . It borders with northwest regions in the west, Gulf of Aden in the north, Indian Ocean in the southeast, central regions in the south and Ethiopia in the southwest. 2.2 Area The total area of the State of Puntland is 212,510 km 2 , (roughly one-third of Somalia 's geographical area). 2.3 Climate The State of Puntland is semi arid. The country has a warm climate and average daily temperatures range from 27 ° C to 37 ° C. This favours pastoralism as the most effective use of land in most parts of the State. The most valuable pastures include the Hawd region in the high plateau of the West of Mudug and Sool regions and into Ethiopia and the low Nugal valley. In contrast, it is only along the high mountain ranges of Bari that mild temperatures are experienced. In all other parts, the State generally endures tropical desert heat. -
This is the official SOL, thread celebrating the 11th anniversary of the creation of Puntland State of Somalia. As there is another thread for the secessionists and others to vent their anger and frustration at Puntland and its people. Now enjoy the thread and kindly be respectful to the state that is a vanguard for the unity and progress of all the Somali’s. Long live my beloved Puntland State of Somalia.
-
Galkacyu: Waayaha Cusub band peace tour in Puntland.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dhalinta Waayaha cusub Oo Maanta Xaruunta PDRC loogu qabtay xaflad balaadhan >>>>> abdirahmaan Mohamed koronto allidamaale.com-(xaf iiska-Somalia-Garoow e) Talaado 21 Jul 2009 Garoowe-(Allidamaale ):-xaruunta PDRC ee Garoowe ayaa Maanta Waxaa ka dhacday xaflad balaadhan Taas laga hadlayey Nabada iyo Muhiimada ay leedahay Waxaa ka soo qayb Galay Masuulyiin Wax Garad aqoon yahaniin abwaano dhalin yaro iyo Guud ahaan bulshada Noocyadeeda kala duwan Xaflada ayaa ah mid ay soo qaban qabiyeen idaacada daljir iyo Fanaaniinta Waayaha cusub. howlka Wayn ee PDRC ee Garoowe ayaa Waxaa ku sugnaa Masuulyiin ay ka mid yihiin ahayeen Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire iyo Masuulyiin kale Oo aad fara badan ku Wasoo ka kala socday Golayaasha kala duwan ee Dowlada Puntland Sidda Golaha barlamaanka Golaha Wasiirada iyo nabadoonadda Putland. Ugu horayntii ayaa Halkaasi Waxaa hadla ka soo jeediyey Gudoomiyaha Fanaaniinta Waayaha cusub Shiine Waxaana uu halkaasi ku sheegay hadalo u ku dhiiri gelinayey in ay Dadku Nabada ku Sii adkaadaan kuna Dadlaan horumarinta Teeda Waxaana uu mahad Caliyey Masuliyinta iyo Shacab Waynaha Reer Puntland ee Uu sheegay in ay yihiin Dad aad u jecel Nabada iyo horumarinta Waxaana Shiine ugu baaqay Dadweynaha Somaliyeed ee Wadanka intiisa kale ku nool in ay ku daydadaan Walalahooda Reer Puntland. Waxaa kaloo halkaasi hadal kooban ka soo jeediyey Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire "ugu horayntii Waxaan halkaan ugu hanbalyey nayaa Dadka reer Puntland nabadoona Masuulyiinta Wax garadka iyo aqoonyahiinta dhalin yarada hooyinka iyo saxaafada iyo Fanaaninta Waayaha cusub ee Maanta nala jooga Puntland Waana noo farxad maanta in ay nala jooga Walahayo Waayaha cusub Oo ah dhlain yaro nabada ka shaqaysa Oo Fanaaniin ah" Siddas Waxaa yiri Madaxweyne ku xigeenka Puntland ahna Sii hayaha xilka Madaxweynaha Puntland Gen. Cabdi Samad Cali shire. M/ku xigeeka ayaa sheegay sidoo kale dadka reer Puntland ugu baaqay in ay sidaas ku sii wadaan Sinada dadalaan horumarinta nabaada iyo ka shaqaynta Wac gelinta dadka somaliyeed ee dhibaatada haysata. lama soo koobi karo Dadkii halkaasi ka hadlay Waxana khudbado kasoo jeediyey Masuulyiin fara badan Tan kale Waxa halkaasi Wacdaro ka dhigay Fanaaninta Waayaha cusub Waxayna halkaasi ku soo bandhigeen heeso aad u fara badan Oo ka qosliyey Dadkii halkaasi ku Noola majaajilooyina ku Soo bandhigay Waxayna heesaha aad ka dheehan kartay qiimaha Nabada ay leedahay Oo ay Fanaanitaasi halkaasi ku Soo bandhigeen Sidoo kale idaacada daljir Oo idaacada barnamijkaan Wadda xiriirka Waayaha cusubna keentay Puntland ayaa iyana aya halkaasi ka dhex muuqatay Masuulyin fara badan Oo ka Tirsan. Mahaan Markii ugu horaysay Oo xaflad noocaan Oo kale ah Oo ay So qaban qabiyeen Waayaha cusub iyo daljir ay ka dhacdo Puntland Waxaan Mid Tan mid ah Maalmihii aynu Soo dhaafnay ka Dhacday Galkacayo ee xaruunta Gobolka Mudug Halaasi Oo ay ku Soo bandhigeen heeso macaan Oo nabada khuseeya Run ahaaniina Wax ka bedeli kara Nabada Wadanka somaliya Waayah Cusub ayaa Sii Wadaya Nabadayntaan Waxayna sii mari doonan bosasso ee xaruutna Gobolka bari halkaasi Oo ay idaacada daljir barnaamijkaasi la Sii Waddi doono Fanaaniinta ayaa ugu Dambaynta halkaasi ka Duuli doono dibna ugu laaban doona xaruuntoodi ay markii hore ka yimadeen ee nairobi.