
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Dalbac goes after citizen Buraale; now Dalbac is on the run
General Duke replied to miles-militis's topic in Politics
^^^lool. The SNM militia are in trouble, a bad few days. -
Cidanka ammaanka Boosaaso oo qabtay labo nin oo isku dayey afduub diyaarad ka kacday garoonka Boosaaso. Boosaaso, Nov 02 - Ciidanka ammaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay labo nin oo ku tallaabsaday fal afduub diyaaradeed ah, taas oo ka dhacday garoonka diyaaraha ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Diyaaraddaan oo ahayd nooca rakaabka qaada oo ay la ahayd shirkadda Dallo Airlines ayaa waxaa afduubtay labada nin oo sida la sheegay ku hubaysanaa baskoolada kuwaasi diyaaradda afduubtay kadib markii ay ka kacday garoonka diyaaraha ee magaalada Boosaaso ee Bandar Qasim Airport, isla markaana wadaha diyaaradda ku wargaliyeen in uu ka dajiyo garoonka degmada Lasqoray ee gobolka Sanaag sida laga soo xigtay qaar ka mid ah rakaabkii diyaaraddaasi saarnaa. Diyaaradda ayaa dib ugu soo laabatay garoonka diyaaraha ee magaalada Boosaaso oo ay markii hore ka kacday, halkaasi oo ay isku gadaameen ciidanka ammaanka ee magaalada Boosaaso isla markaana ay ku qabteen labadii nin ee falkaan afduubka ah gaystay oo sida la xaqiijiyey midkood uu dhawac ahaa xilligii ciidanku gacanta ku dhigeen. Nimankaan oo sida la sheegay ku hubasynaa baskoolado ayaa la dagaallamay ciidanka ammaanka, mana jiraan wax khasaaro ah oo soo gaaray diyaaradda iyo rakaabkii saarnaa toona, marka laga reebo mid ka mid ah labadii afduube oo dhaawac soo gaaray sida ay idaacadda Daljir u xaqiijiyeen saraakiisha ammaanka ee magaalada Boosaaso. Diyaaradda iyo rakaabkii saarnaa oo badqaba ayaa u kicitimay magaalada Jabbuuti ee caasumadda Jamhuuriyadda Jabbuuti oo ay markii hore ku sii jeeday. Labadii nin ee gaystay falka afduubka diyaaradeed ah oo mid dhaawac yahay ayaa hadda lagu hayaa xarun bileyska Boosaaso ay leeyihiin halkaasi su’aalo lagu weydiinayo, waxaana sidoo kale la qabtay hal nin oo kale oo la sheegay in uu falka wax ka ogaa. Ma jirto faahfaahin dheeraad ah oo ay soo saareen saraakiisha amnigu, hase ahaatee waxay tilmaameen in ay wadaan baaritaan la xiriira ujeedda afduubka iyo wixii looga gol lahaa. C/fitaax Cumar Geedi, Idaacdda Daljir.
-
Buuhoodle: Saraakiil Somaliland ah oo ay magaalada ka saareen Shacabka gobalka Cayn. 2. november 2009 Buuhoodle(AllPuntland)- Dadka shacabka ah ee magaalada Buuhoodle ayaa difaacay nin sheegay in ay koox uu ka mid yahay ay ka dambeeyeen qaraxii ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool. Saraakiil ka socotay Somaliland maamulka la baxay ayaa isku dayay soo qabashada ninkaasi, oo xalay la hadlay qaar kamid ah Idaacadaha kuyaala Puntland, uu sheegay in ay masuuliyadaas ayagu ay leeyihiin, waxaana la xaqiijiyey in ay taasi suuragaliweyday. Dhinacyada Somaliland ayaa lagala hor yimid rasaas iyo dagaal adag, waxaana Maleeshiyaadkii Somaliland laga saaray guud ahaan magaalada Buuhoodle oo ay isku dayeen in ay galeen. Buraale Yuusuf Waris oo ahaa ninkii ay weerareen Maamulka la baxay Somaliland, waxaana aan suuragalin qabashada ninkaasi. Sarkaal sare oo ka tirsan dawladda Puntland kuna sugan magaalada Buuhoodle wuxuu usheegay APL in ay ciidamo taageersan Puntland ay difaaceen, wuxuuna sheegay in hadii ay mar dambe isku dayaan ay talaabo ka qaadi doonaan ciidamadaasi. F. C. Maxamed AllPuntland
-
JNM responsible for the Las Anod bombings cleanup
General Duke replied to miles-militis's topic in Politics
It seems Shankaroon or Ugly Betty is in trouble. the Garad was not jesting when he made that threat. -
My Personal Review Of The Recent Skermish In Galkacyo
General Duke replied to Cowke's topic in Politics
Indeed mine is better than yours Adeer, while MMA and the like day dream about Abo Afwayne days. The people of Puntland have built a new state from scratch. Thus mine is my effort and my sweat, yours is delusional fantasy built on an inferiority complex. -
My Personal Review Of The Recent Skermish In Galkacyo
General Duke replied to Cowke's topic in Politics
^^^^Well as long as you admit that Taar is the best hotel in all of Mudug lower or upper That Yamayska is the biggest and best drinking source in all of Mudug, obviously you drink the water of the sea you fish. That Galkacyu you can not claim and the militia of the clan village have been quite and their elders working to apologise for the criminal behaviour. We are all on the same page you can not talk to me about the same nonse. My city has moved on. -
Sh.Xassan Daahir oo maanta jeediyay khudbad taabanaysa meelo badan
General Duke replied to Maaddeey's topic in Politics
MMA Adeer I wonder when age became an insult, and when Yemen became a bad country, however in all truth Yusuf has been the most successful leader in the past 20 years, those you support I.e. Thief Sakin and Sharif Hotel are less successful than warlords QAynyare, Sudi Yalaxoe and co. -
BBC Question Time - BNP Leader Nick Griffith Beaten Up!
General Duke replied to MAXIMUS POWERS's topic in General
Britian was always a racist country, I remember as a kid walking with friends in Enfield town and you would get the skin heads with their Nazi salutes, at meeting a black child. Now it's the Muslims and the blame game. In a way London will always be home but to say that the BNP is just a fad I think is an understatement. The little island is packet, the economy is bad and the uneducated white Brit will have to vent his anger at something and some one. I also love Question with Newsnight and Chanel 4 news, you in the UK don't know hat you have, it's abosulte crap what we the Americans have for their news. -
My Personal Review Of The Recent Skermish In Galkacyo
General Duke replied to Cowke's topic in Politics
Nicely put, as for this dude, he will learn a great deal in SOL the first lesson is not to come here with this village of Galmudug crap as if we are children and I'll informed. -
Sex, attraction, the urge, love , passion call it what ever you want it is in the brain. We get programmed as human beings and we follow that programm. For example why do our fathers like a woman with a bit if weight, yet the younger generation are looking for a slimmer ladies? If you are talking about intellect , then there is no doubt that humour, a good convo can be more stimulating than just good looks. After all who likes a dumb blonde? Her allure wears of in no time. Any mistake I make is my own and the I phone is to blame if you don get my drift.
-
My Personal Review Of The Recent Skermish In Galkacyo
General Duke replied to Cowke's topic in Politics
^^^ Juje Adeer go drink sea water saxib. Also every picture provided by the Duke was of the city of Galkayu Puntland state. While you plagarise and then live in denail. Good night buddy make sure you stop hating and work out a way to bring peace between the village ****** I mean farts who lead the Galmudug nonsense, the village should have one elder let alone two Presidents. Adeer the city criminal underground will be crushed in an easy way, the little village militia will not spoil anything they have enough issues with Cadaado clan and with their loss and defeat in the south to contemplate taking us on. Now go be a little boy and build something you won't get anything out of reer Mudug. In the coming days if you even stare in the wrong direction your militias and the whole Galmudug nonsense will be dealt with. Now take a good luck at those pics, is it not a wonder how reer Galkacyu built all that while you was drinking Gen Aydeed's Koop aid? Thus while you talk and cry and hold on to fake village Galmudug crap. The world and it's media recognize our state as 1/3 of Somalia. While you could not even compromise on a village admin we have our fourth elected President. Adeer go put your head down in shame. The men who build Puntland will not waste on roadblock workers and scrap merchants. -
Is sex itself not in the brain? i.e. all the physical action is nothing we get most of the joy up in the brain.
-
Hizbi Islam Welcomes Libyan Based Peace-Talks Between Warring Factions
General Duke replied to Cowke's topic in Politics
^^^How is your Sharif Hotel, and Sharif Illeterate government going? Have they build the Villa's in Baidoa for you yet? Ah the fake groups and their nonsense. -
Where you recite songs of freedom as your history, images of oppression ( the plane in the middle of Hargaisa) and burst in tears as god made you a minority in the political power chase of Somalia. Stop differentiating between the families of Puntland as they all are a sub-family of Somalias largest unit (****-block). lool. They know this, thats why they are running away from Somalia. [ October 30, 2009, 11:58 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
-
Banaanbax ka soconaaya Magaalada Muqdisho. October 30, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (2) Banaanbax ka soconaaya Magaalada Muqdisho. | read this item Horseed Media News Desk. Banaanbax looga soo horjeedo dhibaatooyinka Ciidamada Israel ay ka wadaan gudaha Masaajidka Al-aqsa ee dhulka falastiniyiinta ayaa waxaa u iminka ka socda magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Boqolaal dadweyne oo ka kala yimi xaafadaha magaalada ayaa waxaa ay isugu soo baxeen fagaaraha xerada maslax ee duleedka magaalada Muqdisho oo fariisin u ahaan jirtay Ciidamada Itoobiya hadana u ah Kooxda Al-Shabaab ee ka soo horjeeda DFKM ah Daqiiqado ka dib waxaa lagu wada in ay ka soo qayb galaan banaan baxa masuuliyin sar sare oo ka tirsan Kooxda Al-Shabaab kuwaas oo halkaas khudbad ka jeedin doona oo ay uga hadli doonaan dhibaatooyinka ay Ciidamada Israel ay ka wadaan gudaha Masjidka Al-aqsa. Mudooyinki ugu dambeeyey Ciidamada Israel ayaa dhibaatooyin isugu jira dil iyo waxyaabo kale waxaa ay ka wadeen gudaha Masjidka Al-aqsa halkaas oo ay ku tukadaan dadweyne kumanaan kuun oo falastiniyiin ah kuwaas oo Muslimiin ah. Wixii ku soo kordha dib ayaan idin ka soo gudbin doona.
-
Muqdisho:Shabaab oo ku goodiyey weeraro ay ku qaadaan Israa'il iyo xureynta masjid Al-aqsa 30. oktober 2009 Muqdisho(AllPuntland)Kadib dibad bax balaaran oo maanta ka dhacay xerada Maslax ayna ka soo qeybgaleen mas'uuliyiin ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu iclaamiyey dagaal ka dhan ah dawladda Israa'il . Dibad baxan oo ujeedadiisu ahayd in lagu cambaareyo weerarada ay ku qaadaan ciidamada Israa'il xaafadaha Falastiiniyiinta oo maalamahan sii kordhiyey ayaa marki dambe isu rogay hanjbaado loo jeediyo Israa'il iyo in maleeshiyo gaar ah halkaas looga dhawaaqo uu loo diyaariyey sida ay sheegeen furashada Masjidka Al-aqsa. Fu'ad Max'ed Khalaf oo ah madaxa dacwada ee Al-Shabaab oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in Shabaab dhawaan dagaalkooda u jiheyn doonaan B/Dhexe iyo furashada Masjidka barakeysan ee Al-aqsa. Guuto maleeshiyo ah oo loogu magac daray Liwaa Al-qudus oo ah calanka Qudus , waxaana ay gaada ka cayaar ka soo bandhigeen madashii mudaaharaadka. Dibad baxa ayaa marki dambe soo afjarmay ,waxaana dad badan ay su'aal galiyeen sida Shabaab ay u furan karaan masjid Al-aqsa xili aysan wali ka guuleysan ciidamada Amisom ee KM iyo madaxtooyada jooga. Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland
-
Sh.Xassan Daahir oo maanta jeediyay khudbad taabanaysa meelo badan
General Duke replied to Maaddeey's topic in Politics
They need to find this fool a 17 year girl in Guriceel, that might calm him down. Xasan Dahir has failed. Sharif Hotel has failed, all the roadblock merchants from Mogadishu have failed, its the end game, these people can talk all they like Somalia has moved on. -
My Personal Review Of The Recent Skermish In Galkacyo
General Duke replied to Cowke's topic in Politics
Galkacyu has outstanding media outlets, serving the huge population of the city Led By Radio Galkacyu & Radio Daljir these outlets have put the city on the map. Daljir Forget little clan enclave "Galmudug" the media in Galkacyu is now better than anything offered in Mogadishu. -
My Personal Review Of The Recent Skermish In Galkacyo
General Duke replied to Cowke's topic in Politics
Dont plagarise, this Pic is Galkacyu Puntland proper & not Baraxlay source Lets debunk a few issues. Galkacyu proper is in the hands of the Puntland state, all revenues from the cities main cash cow’s including the old market, new markets and the airport go to Puntland. The city has a single united admin led by Mayor Mohamoud Abdirahman Haji Hassan, who has more temporal power than the two clan “President “ of Galmudug. There is a violent militia that are housed in a quarter of the old city called, Baraxlay, they have two clan president militia as well as a Sufi group. University Puntland State University