General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Sayidka killed innocents from this clan. This group kissed Siyad Barre's behind and killed innocents from this clan. Then Omar Jess killed inocents from this clan in Kismayu. All this history we forgave, because we have strength and yet you cry when the state arrests a few criminals. Again no proof no story, go find another way to raise funds for this ONLF nonsense.
  2. 1.Deeq yaasiin oo dhalinyaradaasi ka mid ahaa kuna eedeeysnaa in uu isqarxinta iyo dilka u u qaabilsanaa ayaa gudoomiyuhu u sheegay in ay maxkamadu ku xukuntay 10-sano oo xarig ah. 2.Ibraahim Maxamed 10-sano oo xarig ah. 3.Maxamed C/risaaq 10-sano oo xarig ah. 4.Maxamed Siciid 10-sano oo xarig ah. 5.Cali Axmed Xassan (Gacmeey) oo ka mid ahaa macalimiinta wax ka dhigaysay dugsiga sare ee Xamdaan ee Bosaaso kana mid ahaa eedeysanayaashaasi oo la sheegay in uu u qaabilsanaa kooxdaasi dhinaca wacyi galinta sida u maxkamadu u sheegay mid ka mid ah ragi qirtay eedaasi loo soo jeediyey waloow u beeniyey Macalinku,Maxkamadu ayaa ku xukuntay 10 sano oo xarig ah macalinkaas. 6.Maxamed Samatar oo ah eedeeysanaha lixaad ayaa gudoomiyuhu u sheegay in maxkamadu ay ku wayday wax dambi ah,waxaana lagu dhaariyay gudaha maxkamada iyadoo markii dhaartu ay dhamaatayna la sii daayay.
  3. Rag lagu eedeyey in ay xirrir la leeyihin Al-Shabaab oo maanta lagu xukumay Bosaaso. November 3, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (0) Rag lagu eedeyey in ay xirrir la leeyihin Al-Shabaab oo maanta lagu xukumay Bosaaso. | read this item C/qani C/laahi Cabdi Horseed Media Bosaaso,Soomaaliya. Eedeysaneyaashan oo tiradoodu ay gaaraysay 6-qof ayaa maanta waxaa la horkeenay maxkamada darajada koowaad ee goboka Bari ee Dowlada Puntland. Waxaana maxkamada xukunka eedeysaneyaasha u ka dhacaayay goobjoog ka ahaa masuuliyiin ka socotay Dowlada Puntland iyo qaybaha Bulshada. Masuuliyiinti maxkamada goobjooga ka ahaa ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Amniga Puntland Jeneraal C/laahi Siciid Samatar,Taliyaha qaybta gobolka Bari Cismaan xassan Cawke “Afdalow” iyo masuuliyiin kale. Xeer ilaaliyaha maxkamada darajada koowaad ee gobolka Bari Axmed Taaraane oo inta badan qaada kiisaska maxakamada darajada koowaad ee gobolka Bari ayaa waxaa uu dhalinyaradaasi gaaraysa lixda ku eedeeyay in ay qayb ka yihiin ururka Al-Shabaab oo ka mid ah ururada hubeysan ee ka dagaalama koonfurta wadanka Soomaaliya,isla markaasina loo soo diray in qas ka dhaliyaan gobolada Puntland. Waxaana u intaasi ku daray in qaraxyo iyo dilal ka dhacay magaalada Bosaaso ay ka dambeeyeen dhalinyaradaasi. Xeer ilaaliyaha maxkamada darajada koowaaad ee gobolka Bari ayaa waxaa uu ka codsaday gudoomiayaha maxkamada Shiikh Maxamed Cabdi Awaare in dhalinyaradaasi lagu xukumo dil Toogasho ah. Eedeysaneyaashaasi oo wax laga weydiiyay eeda loo soo jeediyay ayaa 4-ka mid ah ay sheegeen in arimahaasi lagu eedeynaayo ay ka dambeeyee,halka labo ka mid ah aysan waxba ka jirin oo aysan ururka Al-Shabaab aysan qayb ka ahayn. Eedaynta Xeer ilaaliyaha iyo isdifaaca lixdaasi dhalinyaro markii soo afmeermay ayaa gudoomiyaha maxkamada darajada koowaad Shiikh Maxamed Cabdi Awaare oo gudoomiya kiisaska maxkamada goboka Bari waxaa u ku dhawaaqay xukunkan; 1.Deeq yaasiin oo dhalinyaradaasi ka mid ahaa kuna eedeeysnaa in uu isqarxinta iyo dilka u u qaabilsanaa ayaa gudoomiyuhu u sheegay in ay maxkamadu ku xukuntay 10-sano oo xarig ah. 2.Ibraahim Maxamed 10-sano oo xarig ah. 3.Maxamed C/risaaq 10-sano oo xarig ah. 4.Maxamed Siciid 10-sano oo xarig ah. 5.Cali Axmed Xassan (Gacmeey) oo ka mid ahaa macalimiinta wax ka dhigaysay dugsiga sare ee Xamdaan ee Bosaaso kana mid ahaa eedeysanayaashaasi oo la sheegay in uu u qaabilsanaa kooxdaasi dhinaca wacyi galinta sida u maxkamadu u sheegay mid ka mid ah ragi qirtay eedaasi loo soo jeediyey waloow u beeniyey Macalinku,Maxkamadu ayaa ku xukuntay 10 sano oo xarig ah macalinkaas. 6.Maxamed Samatar oo ah eedeeysanaha lixaad ayaa gudoomiyuhu u sheegay in maxkamadu ay ku wayday wax dambi ah,waxaana lagu dhaariyay gudaha maxkamada iyadoo markii dhaartu ay dhamaatayna la sii daayay. Shiikh Maxamed Cabdi Awaare ayaa waxaa u hoosta ka xariiqay in xukunka lagu riday eedeysanayaashaasi ay ka banaantahay qaadasho rafcaana. Si kastaba waa marki ugu horeysay oo maxkamad ku taala gobolada Puntland la horkeeno dhalinyaro ku eedeysan in ay qayb ka yihiin ururka Al-Shabaab oo ka mid ah ururada ka dagaalama koonfurta wadanka Soomaaliya. Horseed Media.
  4. ^^^This is your proof? A wailing, emotional clan based article, trying to hide the failures of this ONLF silly movement.
  5. Originally posted by ThankfulSP: Remember how the story was first that 5 ONLF teachers who came from studying in Yemen were arrested and sent to Ethiopia. Then the story changed to 5 ONLF rebels were sent to Ethiopia by secret plane and then final the story is....they were never sent to Ethiopia but left in Bosasso where one man has died. Get the stories right, I can't wait until the twist.
  6. Originally posted by Che -Guevara: Duke-What more proof you need than Puntland admin actually admitting men snatched in Galkacayo by Tigrays and doctors in Galkacayo treating the bloodied body of tortured man left to die.Then you have the same administratiuon denying they hold men in custody, then admitting they actually "arrested" five men and one mysteriously dies. Che, Adeer kindly provide the proof, you are talking nonsense, now you are saying Puntland Admin admited they targeted this clan in order to hand to Amxaro? Again dont talk rubish and kindly provide the evidance that you have, that you have been using to attack the state and people of Puntland. I am waiting.
  7. Chocolate What laws of the land did they break? Where is the evidence? What? Did they look suspicious? Oh wait, they expressed dislike for Amxaarada? The men were arrested for a number of reasons including being part of conspiracies that resulted in the murder of a number of individuals in Bossaso. The arrest were made by the security forces and the men are in jail. Where is the evidence that they failed to “convince the majority of the people of Western Somalia? quote: The evidence that they failed to convince the majority of Western Somalia, includes the fact that many clans who reside there from Jigjiga, to Raaso to many towns resent the ONLF and fight them viciously. The fact that the Ethiopian state employees thousands of civilians from this clan who willingly work for the state and its interest in the Federal level and the state level. Who are the leaders of the state of Somalia Ethiopia? It doesn’t bother you that the "state" sacrificed “few Somali Men” to please the Amxaaro? No fiction does not bother me, for you have no proof other than what you heard from laymen, the state of Puntland is a haven for Somali’s from all walks of life, the state came against the attack the Ethiopians made against ONLF members in Galkacyu, why would it then hand over innocent men? quote: Who is the “we”? We the main stakeholders of Puntland and those who have supported it and made it into a sanctuary and beacon of hope for all Somali’s. quote: Now again if the ONLF vacate Puntland there would be no issue what so ever. Who gave you the power to ask a group of Somali people to vacate a Somali land on the basis of “suspicion” of opposing a group of terrorists(yes, Amxaarada are the worst kind of terrorists)? Allah (SWT)gave me the power to use reason & logic and to highlight the interest of my people and that of my state. The ONLF need to vacate the state, if they want to keep running around the state then they need to stop crying when they get arrested by the secret services, they are not special at all. Second I am an advocate and an ardent supporter of the state and admin of Puntland, its not a clan but a state. ________________________________________ State is made up of members of communities. Who are the members of this Puntland except the M clan? Lool. You are as fair and balanced as Fox News. Adeer Puntland is 1/3 of Somalia, and has 1/3 of its population, 50% of its coastline. It is made up of many clans today a diverse mix, who happen to play a major role in its development.
  8. ^^^You are as fake as Che, thus go apologise for something you did not do. I wont adeer. I ask for proof, we need it.
  9. Many accusations have been made lately against the state of Puntland. Can someone give us proof of any of this? If they are unable to do so will these folks apologise.
  10. You have Che leading the MOB, wanting answers and revenege for the innocents, tortured and handed over to the coptics, yet he goes by the news articles generated by Somali clan websites. Provide some proof.
  11. Originally posted by Che -Guevara: quote: If they do they need to vacate If you don't even know they do? Ordinary folks who go about their business are being handed to Ethios cuz organizations that don't even operate from Puntland? Che, adeer provide a list of these innocents, names with pictures of them being handed over and the dates they were handed over. Thanks.
  12. Originally posted by chocolate & honey: Horta adiga Putland waa ceebaysay, wallahi. Seriously you act as if you're this clan's spokesperson as if they're a single entity, yaa rab. Every Somali individual has a right to reside and live in peace anywhere in Somalia regardless of where his/her clan resides. Now, the practice of handing over a Somali person to their enemy to be tortured is unbecoming in which ever way you slice the pie. You're not housing or feeding anyone. Somalis who migrate to say Boosaaso do so because of the prospect of stability and earning a living. No one is running a charity case here. They have as every right to be there as me and you. Why on earth are you going around in circles, who said that any clan was not able to live in Puntland? Clans from every region of Somalia live in dignity in the state, those who break the law can not hide behidn the clan. Second I am an advocate and an ardent supporter of the state and admin of Puntland, its not a clan but a state. Third, go read the thread and the comments then speak for if every O is a member of ONLF then we would have no problem . The President of the Somali state of Ethiopia and all the members of that entity would be member’s right? Go get some breakfast people you all sound more delusional than usual.
  13. Originally posted by Che -Guevara: Duke In what Puntland cities are ONLF offices located? Do they have training camps in Puntland or raise funds within Puntland. Do they stage attacks from Puntland into Somaligalbeed? Who are the leaders of ONLF in Puntland? If they do they need to vacate, if they dont they need not to try and set up shop, if they want to visit and conduct business they need to go elswhere. Its simple really. ONLF is not welcome in Puntland, Fuad Shangoole is not welcome in Puntland, what do you guys not get.
  14. Originally posted by *Ibtisam: ^^^A movement made up of people who have as much right as YOU to live and operate in Puntland. Who did you think makes up the movement? The jiin? They don't need to convince anyone, they are a bit busy trying to fight bigger forces than their spoilt over fed brothers. As for my ignorance- did you miss the apart about semi sub sub clan? You are making no sense here and have no argument what so ever. No one is targeting the clan, the movement is not allowed in the state. Much like Al Shabaab which is made up of many people from Puntland is banned, and also Ahlu Sunna militia which has Puntlanders in it. Puntland unlike the secessionist you cry for on every occasion is a Somali state, and welcomes all Somali’s regardless of clan. But armed movements are not allowed to operate in its soil. Now try again you are not making any sense dear.
  15. *Ibtisam, You are a comedian at best, adeer ONLF is a movement, that is not welcomed in Puntland, they need to convince their clan folk who they are at war with and not us. Your ignorance is quite touching though, for the O clan and the Puntland clans are from the same sub clan, but you being our very own forest Gump did not know that did you. This is not about the sub clan its about this hype and fakery aimed at the state of Puntland, it wont wash.
  16. Taliyaha Ciidanka Police-ka Dowlada Soomaaliya oo soogaaray Puntland Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Taliyaha Ciidamada Police-ka Dowlada KMG ah ee Soomaaliya Col Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa goor Duhurkii Maanta Waxaa uu ka soo Degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo Xarunta Gobolka Mudug. Safarka Taliyaha ciidanka Police-ka Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay in uu ku wajahan yahay Sidii uu u soo xiri lahaa Tababar Inmudo ah uga soconayay ciidamo ka tirsan Police-ka Dowlada Soomaaliya oo ku sugan Degmada Carmo ee Gobolka Pari Puntland Soomaaliya. Amaanka Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Airport-ka iyo Wadooyinka waaweyn ee magaalada ayaa si aad ah loo adkeeyay intii uu soo degayay Kornelku, waxaana Safarkiisan uu ku soo aadayaa xili Magaalada Gaalkacyo ay todobaadyadii aynu soo dhaafnay ka dhacayeen falal amaanka Wax u dhimaya. Sidoo kale warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in Taliye Qeybdiid imaatinkiisa Gaalkacyo uu lug ku leeyahay xalinta qilaafaadka ayaamihii ugu dambeeyay ka soconayay Gaalkacyo. Ugu dambeyntii lama Oga inta uu sii joogayo Gaalkacyo taliyuhu, iyo xiliga uu usoo talaabsan doono deegaanada kala duwan ee Maamulka puntland maadaama halka Tababarka uu usocdo in u sooxiro ay tahay Bariga Puntland. Liibaan Qaran SBC INternational Gaalkacyo
  17. Howgaladii jid banaynta iyo nadaafada ee magaalada Gaalkacyo oo la soo gabagabeeyay Posted to the MOL November 3, 2009, 3:27 am Maamulka dowlada hoose ee magaalada Gaalkacyo ayaa soo gabagobeeyay howlihii nadaafada iyo banaynta jidadka Suuqa weyn ee gaalkacyo kuwaasoo socday labadii asbuuc ee la soo dhaafay. Suuqa weyn ee magaalada Gaalkacyo ayaa maanta dib loo furay ka dib markii la qaaday dhamaan sandaqadihii ganacsi ee sharci darada ahaa ee lagu gooyay jidadka suuqa. Howlahaan kor loogu qaadayay bilicda magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa qoonsaday shaqsiyaad ku nool magaalada oo isugu jira kuwo la soo shaqeeyay maamuladii hore ee magaalada Gaalkacyo dhinaca waqooyi iyo dhinaca koonfureedba. Dadkaas ayaa abaabulay dhalinyaro ka soo jeeda dhinaca koonfureed ee magaalada oo dagaal hubeysan ku soo qaaday howlihii dowlada hoose ka waday magaalada. Dagaalkaas ayaa waxaa ka shashay qasaare ba’an oo soo gaaray shacabka magaalada. Dagaalkaas ka dib ayaa waxaa waxgaradka magaalada iyo ganacsatada labada dhinac ee waqooyi iyo koonfur waxay ku guulaysteen inay qaadaan sandaqadihii sharci darada ahaa ee jidadka suuqa yaalay. Waxaana maanta dib loo furay suuqa oo ay ganacsatada labada dhinac ee magaaladu ay aad dadaal ugu galeen sidii dib loogu furi lahaa. Howlgalkaan ayaa la dhihi karaa waa guushii ugu weynayd ee maamulka dowlada hoose ee Gaalkacyo ka fuliyo magaalada Gaalkacyo. Waana markii ugu horeysay ee la baneeyo jidadkii suuqa weyn ee Gaalkacyo tan iyo intay burburtay dowladii Somaliya. Jidadkaas oo lagu furay dhiig daatay iyadoo ay marwalba jiraan dad ka soo horjeeda horumarka oo dantooda ka arka in lagu jiro fowdo iyo jaahwareer. Duqa magaalada Gaalkacyo X/raxmaan Maxamuud Xaaji Xasan ayaa wuxuu ka helay shacabka Gaalkacyo taageero aad u weyn inuu dhamaystiro howlaha loo doortay. Duqa ayaa sheegay inuusan marnaba joojin doonin howlaha lagu soo celinayo bilicda iyo nadaafada magaalada oo faraha ka baxday 19-kii sanno ee burburka lagu jiray. Mudugonline.com
  18. Gaalkacyo: Cabdi Qeydiid oo maanta ku sii jeeda Puntland. 3. november 2009 Gaalkacyo(AllPuntland)- Taliyaha ciidamada Booliska ee Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale (Qeydiid) ayaa ku sii jeeda Puntland, gaar ahaana gobalka uu ka soo jeedo ee Mudug, isagoo ay la socdaan qaar ka mid ah Saraakiisha Booliska ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxaana ujeedadiisu tahay sidii uu booqasho indho-indheyn ah ugu sameyn lahaa xaaladaha magaalada Gaalkacyo & tababar uu Akdemiyada magaalada Carmo ugu xiri doono Askar ka tirsan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, sida ay xaqiijinayaan qaar ka mid ah Saraakiisha dawladda Puntland. Taliyaha ciidamada Booliska ee Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale (Qeydiid) ayaa maalmaha uu joogo magaalada Gaalkacyo, wuxuu wada xaajoodyo la qaadan doonaa Odayasha dhaqanka ee dhinacyada iyo Maamulada Puntland & Galmudug oo uga sheekeyn doono xaaladaha qalafsan ee ka taagan Soomaaliya, waxaana lafilayaa in uu si gaar ah warbixin uga siiya dhinacyada halka ay wax umarayaan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Mr, Qeydiid ayaa ka mid ahaa Hogaamiye kooxedyadii ay Maxkamadihii Muqdisho ka saareen magaaladas, isla markaasna gobalka Mudug ka helay taageeradii ku galay magaalada Muqdisho, isagoo markaas gacan saar wanaagsan la lahaa dawladdii Puntland ee uu hogaaminayay Madaxweyne Cadde Muuse Xirsi, oo lafilayo in ay isku arkaan hada Cabdi-Qeydiid magaalada Garowe. Taliyaha ciidamada Booliska ee Soomaaliya dhigiisa Puntland G/sare Axmed Cali Xaashi ayaa sidoo kale ay qaadan doonaan wada xaajoodyo ku aadan xiriirka labada Boolis iyo Iskaashiga dhinaca amaanka ah, ka dibna waxa ay si wadar ah uxiri doonaan tababarka dugsiga Booliska ee gobalka Bari kuyaala ee Carmo, halkaas oo ay hada tababar ugu dhamaadeen ciidamo ka tirsan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya oo ah dhinaca Booliska. Puntland waxaa ku taala mid ka mid ah Xeryaha ugu weyn ee Tababarada ciidamada, waxa aysana dawladda Soomaaliya heysan xero ciidan oo ay tababaro ku siiso ciidamadeeda kala duwan, ayadoo laga heysto xerooyin badan oo kuyaala gobalada Koonfureed ee dalka Soomaaliya, oo ay heystaan xoogaga diidan dawladda faderaalka ee Soomaaliya. Soo dhaweynta Taliyaha ciidamada Booliska ee Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale (Qeydiid) ayaa laga dareemayaa magaalada Gaalkacyo, waxaana ciidan loogu talagalay sugitaanka amaankiisa lageeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo oo ay ka soo caga dhigan doonto diyaarada sida Taliyaha, waxaana sidoo kale garoonka tagay ciidanka Galmudug oo dabcan wax ka sugi doona amaanka Taliyaha ciidamada Booliska. F. C. Maxamed AllPuntland
  19. Wafti uu hogaaminayo wasiiru dawlaha Arrimaha Gudaha ee Soomaliya oo galabta ka soo degay Galkacyo. Galkacyo Nov 03 - Waxaa galabta gegida diyaaraha ee magaalada Galkacyo ka soo degay wafti ka socday dawladda federaalka ah ee Soomaaliya oo uu hogaaminayo wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xiddig. Waftigaan oo ka koobnaa dhawr xubnood ayaa waxaa ka mid ahaa xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo taliyaha ciidanka bilesyka Gen. Cabdi Xasan Cawaale ‘Qaybdiid’ waxaana garoonka si diirran ugu soo dhaweeyey mas’uuliyiinta kala duwan ee maamulka gobolka Mudug, shacab iyo cutubyo ciidan ah oo xilli hore hlkaasi lagu sii diyaarshay. Taliyaha ciidanka bileyska Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Cawaale ‘Qybdiid’, ayaa saaxafadda warbixin kooban ka siiyey ujeedada socdaalkooda, wuxuuna sheegay in ay salka ku hayso kulamo ay doonayaan in ay la yeeshaan mas’uuliyiinta sar sare ee maamulka Puntland iyo waliba kuuliyadda ciidanka bileyska ee degmada Carmo oo ay booqan doonaan halkaasi oo taliyihu ciidan tababar ugu soo xiri doono. Md. Qabdiid, waxaa uu si ballaan ugu mahadceliyey mas’uuliyiintii garoonka ku soo dhaweysay iyo dhammaan shacabka gobolka Mudug oo uu sheegay in uu uga mahadcelinayo wakhtigii dheeraa ee ay garoonka ku sugayeen. Taliyuhu waxaa uu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ciidan ah oo garoonka ku suganaa qaybna ka ahaa soo dhaweynta waftigii uu la socday, waxaana hadal kooban siiyey taliyaha, Cumar Saalax Canjeex oo ah taliyaha kuxigeen 3-ad ee ciidana bilesyka Puntland oo u sheegay in ay ciidankaani yihiin ciidankii gobolka ee ammaanka iyo illalinta nabadgalyada u xilsaarnaa. Waxaana intaasi kadib waftiga loo sii galbiyey Hotelka Taar, halkaasi oo ay isla markiiba kulan la galeen mas’uuliyiinta gobolka Mudug, kulankaasi oo la tilmaamay in uu ahaa mid looga hadlayo xaaladda gobolka Mudug gaar ahaan midda amni ee magaalada Galkacyo. Waftigaan ayaa lagu wadaa muddo todobaaddo ah in ay joogaan Puntland, iyagoo dhammaanba tagi doona gobollada kala duwan ee maamulka Puntland sida aan ka soo xiganay qaar ka mid ah xubnaha waftiga. Ma ahan markii ugu horraysay oo wafti ka socdaa dawladda FKMG ah ee Soomaaliya ay yimaadaan deegaannada Puntland, wuxuuna safarkoodaani qayb ka yahay xiriirka iyo is kaashiga ka dhaxeeya Puntland iyo dawladda Soomaaliya. C/fitaax Cumar Geeddi Idaacadda Daljir.
  20. Bosaso: Nin loo qabtey qarax 2 Nov 2, 2009 - 1:24:01 PM Qof Bam gacmeed ku tuurey xarun Boolis oo ku taala magaalada Bosaso ayaa waxaa caawa gacanta ku dhigey ciidamada Booliska. Saldhigaan oo lagu magacaabo Minjir oo ku yaala xaafadda Biyo-kulule ayaa wararku shegayaan in qofkaan la qabtey iyo mid kale oo baxsadey tuureen Bamkaan sababey in taliyaha saldhiga dhaawac fudud kasoo gaaro. Lama oga dadka ka dambeeya qaraxaan xili ciidamada amniga adkeeyeen amaanka goobaha muhiimka ah ee magaalada Booliska. Sarakisha Boliska oo la hadley Garowe Online ayaa sheegaya in dhacdoyinkan ay la xiriirinayaan markii ciidamada amniga ay dhowaan qabteen Afar qof ee lala xiriirinayo ururka ONLF. Dhinaca kale warar aan la xaqiijin ayaa Garowe Online u sheegay in qofka la qabtey uu kasoo jeeda dadka ka yimid gobolada Somalida Ethiopia kuwasoo ganacsi iyo degaan balaaran ku leh magaalada Bosaso. Saldhiga lagu tuurey Bamka ayaa ku yaala xaafad ay maamuladii hore ee Puntland ka rimin jirey aysan ku guuleysan furidda saldhiga taasoo maamulka cusub hirgaliyey. GAROWE ONLINE
  21. The argument of the thread is quite simple. If the ONLF has a problem with the law of the land, then they should not come to this land, they should avoid it at all cost. The idea that a struggle that they have failed to convince the majority of the people of Western Somalia or in Ethiopia, can be implemented on the people of Puntland who are free and in their own republic of Somalia with its many issues is ludicrous. Again read my lips, the clan lives in the region, in peace and with dignity, a few men were arrested as part of an ONLF conspiracy. We are not expecting any of you to acknowledge the support the people of Puntland have given your kinsmen in their time of need, the fact that thousands of families reside in the state peacefully and with dignity. No that does not matter , what matters to you is that five men were arrested. Now again if the ONLF vacate Puntland there would be no issue what so ever.
  22. ^^^Adeer you seem to be convincing yourself of something. In fact you seem to be having dialogue with yourself. You mention your Tigray overlord four times as if I care.
  23. So you are doing in fear of Melez? or you have beef with ONLF? What if you would have been wrong to take Melez's side of today's conflict? No armed groups, rebels, fake religuous movements are welocome in Puntland. You keep mentioning Melez's name, thus you have the fear. I dont care for Melez as eh did not care for Somalia while he was living there. One has to think long term, you are thinking short clan terms and thus will get no where.
  24. ^^^You need to read the posts before you open your mouth. ONLF is a militia and are not welcome, nor are Al Shabaab, Ahlu Sunna militia [who's head was arrested in Puntland] and another armed groups. I abhor your ignorance and the asinine comment you just made.