General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^What has he achieved? You have all failed adeer, the fake clan opposition you blindly supported has resulted in Somalia falling further into the abyss.
  2. Its imperative that we find a new solution to the Somali dilemma, and stop wasting time on individuals. The fake religious groups and the ludicrous caravan has failed. Now lets move on and build real institutions for the republic, Well don’t Lazy Girl my dear..
  3. Waxaana deeqdaa Puntland xaqa u heshay qayb ka aheed qodobo laga soo saaray kulan ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug kaa oo dhaxmaray wafdi uu hugaaminayay Raisal wasaaraha DKMG ah Cumar cabdirashiid iyo Madaxwayanaha Dowlada Puntland Cabdi raxmaan Mamad Maxauud Farole waxana kulan ka oo dhoor maalin socday laga soo saaray 15 Qodab oo ay kamid ahayd in Puntland 25% laga siiyo deeqaha waxbarasho ee Dawladda Federaalku heshay. Xiligaa wixii ka danbeeyay waxaa socday dadaalo ka duwan kuwii hore oo wasaradda ku doonayso in sanadka soo socda isbedal ku yimaado hab u socodka wasaaradda sida uu yahay waxana wasaradda 7 araday ee loogu deeqay Dowlada Puntland siisay ardydii keensatay darajada (A) waxaana ardaydaa loo qabtay xafalad wayn oo ka soo qayb galen waalidiinta ardaydaa dhalay iyo Maamulka wasaradda waxana ardaydaa lagu deqsiiyay qaab qorituur ah. Hadaba iyadoo ay jiraan xaaladahaa oo idil ayaa hadana wasaiirka waxa uu wali wadaa dhaq dhaqaaq ku adan hirgalinta hadafka Wasaraada ee ah wax ka badalida Maamulkii hore waxana wasaiirka safarkiisii ugu danbeeyay muda sedax maalin ka hor ah ku tagay markii ugu horaysay deegaano ka tirsan Gobalka Mudug iyo Nugaal waxana safarkiisa uu ahaa mid lug ah booqashooyin uu ku maray degaano ay ka mid ahayeen degmooyinka Burtinle, Gaalkacyo, Galdogob Bursaalax iyo gooba kale .
  4. Faalo: Wasiirka Waxbarashada Puntland Juxaa iyo Dedaalada uu Wado (Sawiro) January 2, 2010Tan iyo wixii ka danbeeyay xiligii la soo magacaabay Wasiirka Wasaarada waxbarshada Dowlada Puntland Cabdi Faarax Juxa ilaa iyo haatan waxaa socda dadaalo xoogan oo la rabo in dib u habayn loogu sameeyo Maamulka wasaarada iyo goobaha waxbarasho ee hosyimaada kuwaa oo ka howlgala deegaanada kala duwan ee Puntland. Wasiirka oo ka mid ahaa xubna uu soo magacabay Madaxawaynaha Puntland ee haatan talada haya ayaa xiligii xilkaan loo magacaabay waxa uu xusul duub u galay sidii suuragal u noqon laheed in la helo Maamul waxabarasho oo ka hirgala deegaanada Puntland oo hagaagsan iyo in loo helo fursado waxbarasho ardayada ka qalin jabisa dugsiyada sare ee ku yaala Gobalada Puntland. Dadaalkii ugu horeeyay ee daah furka u ahaa xilkii loo dhiibay waxa uu ahaa kormeera uu ka bilaabay gudaha Magaalada Garowe ee caasimada Puntland kuwaa uu ku kala bixiyay dugsiya ay ka mid ahayeen dugsiga Darwiish iyo Ganbool secondry iyo goobo kale oo muhiim ahaa Waxa uu sidoo kale qaban qaabiyay bil kidib in la qabto kulan wayn oo loo dhan yahay oo ay ka soo qayb galaan dhamaan Maamulada waxbarsho ee ka jira Gobalada Puntland gaar ahan dugsiyada sare Maamuladadooda waxana inta ay socotay qaban qabadaa bar bar socday safaro wasiirka uu ku tagay Dalka dibadiisa gaar ahan dalka Maraykanka iyo Yurub iyo qayba ka mid ah qaarada Africa waxeyna kulamadiisu la xariireen sidii deeqo waxabarasho loogu heli lahaa ardayda ka qalin jabisa dugsiyada sare ee Puntland. Wasiirka wasaaradda waxbarashada ayaa safaradii ugu horaysay ee asgoo xil wasaarad haya ku tagay dalka dibadiisa uga suura gashay in Puntland deeqo waxbarasho ka hesho Dowlada suudaan markii ugu horaysay kaa oo ugu deeqday Suudaan in ay siinayso 17 arday deeqo waxabarsho waxana arintaa ka danbaysay kidib markii safar uu ku tagay dalka Suudaan kulan uu la qaatay madax ka tirsan dalka suudan gaar ahaan Maamulka Gobalka Nahru Niil Wasiirka Waxbarashada oo Suudaan ku sugan Deeqdaa waxbarasho ee Puntland ka heshay dalka suudaan ayaa daba socotay heshiis aan dhamaystirinayn oo hada ka hor dhaxmaray wafdi uu hugaaminayay Madaxawayne ku xigeenkii Xukuumadii Cade Muse Xasan Daahir Afqurac iyo Maamulka Nahrul NIIL SANADII 2006dii balsa ahaa heshiis aan laga dabategin. Wasiirka ayaa markii uu dib uu mar kale ugu soo laabtay dalka waxa uu ka qaybgalay kulan xoogan oo loo balan sanaa in uu dhaxmaro Maamulka wasaradda Waxbarashada iyo Maamulada dugsiyada sare ee Puntland kaa oo ajandihiisu ahaa in laga doodo si loo midayn lahaa manhajyada wax laga baro ardayda dhigata dugsiyadaa sare oo manahajya kala duwan wax ka bar ardayda dhigata kuwaa oo lugu soo daabacay dalka dibadiisa waxaana shirka oo ay ka soo qayb galeen 34 Maamulo lugu guulaystay in la midayo dugsiyda sare ee Puntland si imtixaan isku mid ah looga qaado dhamaan ardayda dugsiyada sare wax kabarata kaa oo ay qaadayso wasaradda waxbarashada Puntland. gabagabadiisii waxaa xafalad ay goob jog ka ahayeen xubna kala duwan oo ka socda Golaha wakiilada iyo Xukuumada lugu qabtay xarunta wasaradda waxabarashada ee Magaalada Garowe waxaana qudbad xiisa badanayd uu ka jeediyay wasaiirka waxbarashada ku sheegay in lugu guulaystay in la mideeyo manahajyada laga dhigo dugsiyada sare ee Puntland kuwaa oo aad moodo in ay yihiin kuwa sii kordhaya balsa ardayda ka soo baxda aysan ahayen kuwa haysta taya aqooneed oo dhamaystirin. Shirka wasaradda iyo Maamulada dugsiyada sare ee Puntland kidib waxaa la qaaday imtixaankii sanad dugsiyaadka dugsiyada Puntland waxana imtixaanada natiijadoodii la soo gaarsiiyay wasaradda waxbarashada Puntland si ardayda kaalimaha koowaad gala loo siiyo abal marino iyo 17-ka arday ee ugu natiijada saraysa in loo qado dalka suudaan si loo siiyo deeqdii ay ugu deeqday Dowlada Puntland dalka suudaan balsa nasiib daro natijooyinkii imtixanadaa ee soo garay wasaradda ayaa noqday kuwa intabadan ku dhaceen imtixaanadaa oo ahaa galaaska afaraad ee ah kan ugu danbeeya dugsiyada sare Iyadoo ay arimahaa oo idil ay jiraan ayaa hadana waxaa u suuragashay Dowlada Puntland gaar ahaan wasaradda waxbarashada in deeq waxbarasho ka helaan dalka Yemen taa oo qayb ka ahayd deeqo loogu deeqay ardayda wax ka barata dugsiyada sare ee Soomalia waxana deeqdaan ka danbaysay kidib markii alaha u naxariisii wasiirkii Hidaha iyo Tacliinta sare ee DKMG ah Prof.Cadow uu kulan uu la qaatay wasiirka waxabarashada Dalka Yeman ugu yaboohay in dalka Yeman ugu deqen 72 arday Dalka Soomalia waxanaa deeqdaa Puntland ka soo gaartay 9 arday oo laba ka mid ah loo soo qoondeeyay Maamulka Galmudug ee ka jira Gobalka Mudug halka 7 arday ay Puntland heshay
  5. To my daughter The simplest truth, The best things in life are free, You are the truest reflection of me. You who are heaven sent Strange that you have that pride, And my hot temperament The blood in your vains, Will no doubt cause you some trouble, However they will assist in overcoming the pain In pursuit of your goals I hope you always gain. As I gaze in your eyes I feel rather wise, You are my life’s greatest surprise. Those with the same name that come, After you, will never compare You are the first of my line and to my Heart you are forever rare.
  6. ^^^It wont be like those cities insha Allah. Bossaso is the heart of a new Somali state.
  7. General Duke

    Goals

    Community Service Get active with my local Somali community in Minneapolis, specially with youth mentoring programs. insha Allah Creative Start on a "People’s History of Somalia", an idea I have had in the works for some time. insha Allah Education Pursue a course in Somali literature, with emphasis on poetry.. Family Be a better father to my daughter insha Allah. Financial Have that personal freedom that comes with running ones own business in the near future insha Allah. Physical Eat healthier food, exercise more and rest adequately as I enter the 30s. Insha Allah Hobbies and Recreation Looking forward to the world cup, make the Hajj Pilgrimage with my mother, and a visit to the motherland after 25 years of exile. insha Allah
  8. Cities built from scratch by a resourcefull people, that is Puntland. Its booming and we shall insha Allah take part in its development.
  9. ^^^I must have not understood your earlier comment or you are not making sense. If you want the good of the Somali's you would not be opposing the peaceful regions in favour of those whom bomb student doctors and brain wash the youth.
  10. ^^Che, adeer the only problem with your argument is, you support and hype up the very groups that are attacking this weak government and holding the whole nation hostage. Somaliland, & Punland are not attacking Mogadishu. You seem to have no principle adeer.
  11. ^^^Again, if you think that SSC will go with you then you are even more damaged than the person who thought Maryan Mursal was going to get you recognition. Delusions are a terrible thing.
  12. ^^^You seem to be confused lad, the fact that Minister of Information & the Education one are touring the city, proves its calm and in the hands of the state. Keep day dreaming adeer..
  13. As a kid it was all about Marvel comics
  14. ^^^He-Man & his sister She-Ra now those were cartoons, "By the power of greyscal" Cara, I must have read all the Astrix books, but Tintin, never liked that dude and his dog.
  15. ^^Used to watch it, there were so many action cartoons then. Defenders of the Earth, Transformers, it was a good time, none of these soft cartoons. But the best is.
  16. This used to come on when I was a kid
  17. Che you are old adeer...Thunder Cats are go..
  18. ^^^Mr Faroole is an advisor, to the President, he is not a Minister running a department of the state. Its not an overlaping position, and he has no power on the actual ministry. But you know that already, as usual.
  19. ^^I never knew she still was not Muslim, thats why the shock adeer, need some clarifications lads. Is this lady a non Muslim?