
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Sheekh Aadan Madoobe oo xil ka qaadis lagu sameynayo 6 Jan 6, 2010 - 6:25:03 AM Warsidaha Garowe online ayaa warar xogogaal ah oo uu ka heley ilo ku dhow dowladda Sheekh Shariif Madaxweynaha ka yahay ay sheegayaan in Hotel ku yaala magaalada Muqdisho ka socdaan kulamo lagu diyaarinayo sidii xilka looga xayuubin lahaa Gudoomiyaha Barlamanka Somalia Sheekh Aadan Madobe. Kulamadaan ayaa waxaa wada xildhibaano ka tirsan Barlamanka Somalia balse Warsidaha Garowe Online ayaa fahansan iney dabada ka riixayaan Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Wasiirkiisa Maaliyada Shariif Xasan oo ah gacantiisa midig. Wararka ayaa sheegaya in xiriirka u dhexeeya Guddoomiyaha Barlamanka iyo labadan mas'uul wayadaan dambe uu xumaa sababo badan oo jira awgeed. Xogahaan ayaa tibaaxaya sidoo kale in Gudoomiyaha iyo Xildhibaano taabacsan rumeysan yihiin in Madaxweynaha Somalia Sheekh Shariif iyo Wasiirkiisa Maaliyada sameeyeen takri falid awoodeed taasoo sababtey in Xubnaha Wakiiladu mushahar la'aan soo wajahdo muddo sagaal bilood ah. Dhinaca kale wararka Garowe Online helayo ayaa sheegaya in labada Shariif wel-wel weyn ka qabaan in Guddoomiyaha Barlamanka tageeri doonin hadii xil kordhin loo weydiiyo Xildhibaanada Madaxweynaha Somalia. Maalintii shaley ayaa Guddomiyaha Barlamanka iyo ku xigeenkiisa Dalxa diideen in in dib loo furo aqalka Wakilada madama mushahar la'an soo foodsartey Xildhibanda kuwasoo aan wax lacag ah qaadan waa sida hadalka u dhigeene muddo sagaal bilood ah. Xildhibaano maanta 6 Jan,2010 shir saxafdeed ku qabtey Muqdisho ayaa sheegey in la gaarey waqtigii la dooran lahaa Guddomiye Cusub iyada oo aan la aqoon sababta keentey iney ku dhawaaqaan xilka qaadistaan. Khilaafkaan siyaasdeed ayaa soo ifbaxey xili dowladda Federaalka la tacaaleyso jiritaankeeda madaama dagaal culus ku hayaan kooxaha Islaamiyiinta ah. Ra'isal wasaaraha Somalia ayaa dhowaan ku dhawaaqey iney dagaal ku qaadi doonaan kooxaha mucaaradka. GAROWE ONLINE
-
Good stuff, may Allah develop this important city..
-
Bossaso: Assasins of MP captured within minutes
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Koore, adeer it seems only Dhahar.com is out of line here, why is that? All the other media outets are reporting that the two armed men were chased by locals and arrested by the police within minutes of the shooting. The report in Dhahar is naming an individual who by all accounts was not even there, it seems in defence of the two arrested men, why? Lets stick with the facts and not get carried away by emotions. The men are in custody and talking which is an important fact so far. -
^^^Shabbele you are not making any sense adeer. Anyhow red sea, how is NW Somalia any different from NE Somalia? Somaliland, Puntland and the South is the political reality of the Somali republic today. There is only one Somalia and if one looks at a map even Beledweyne is not in South Somalia. As for the individual from the south, you need work harder adeer at developing local infrustructure instead of making the same lame excuses.
-
Bossaso: Assasins of MP captured within minutes
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
2 dambiile oo toogtay mudane ka tirsan baarlamaanka Puntland oo la qabtay, midina dhaawac yahay. Wacaal Daray ah: Bossaso, Jan 05 - Cabdullahi Cali Kaarad, mudane ka tirsan golaha wakiilada Puntland, ayaa caawa lagu dilay magaalada Bossaso. Alle ha u naxariistee, marxuumka ayaa la sheegay in ay toogteen 2 nin oo hubaysan, xilli uu sii galayey mid ka mid ah masaajidda magaalada Bossaso. 2-da dambiile ayaa isku dayey in ay baxsadaan kadib fal-dambiyeedka ay gaysteen. Shacabka magaalada ayaa ka gadooday fal-dambiyeedkan ay gaysteen 2-da dambiile, iyada sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ahi shacabku ay raacdaysteen, kuna guulaysteen in ay isla goobtii ku qabtaan mid ka mid ah dambiilayaasha. Dambiilaha kale ayaa la sheegay in uu gabaad ka dhigtay, kuna dhuuntay guri, halkaas oo dadweyne caraysani ay isku-weer ka qabteen, deetana ciidanka bilaysku ay xoog ku galeen, dabiilahana xabsiga u taxaabeen. Mudanaha la dilay ayaa laga soo doortaa gobolka Bari. 2-da dambiile ee la qabtay ayaa la sheegay in ay ka soo jeedaan gobolka Sanaag. Waa dhacdadii 2-aad ee mudane ka tirsan golaha wakiilada lagu dilo gobollada Puntland. Hore ayaa wasiir iyo tiro dad indheergarad ah lagu dilay magaalooyinka waaweyn ee Puntland. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. -
Bossaso: Assasins of MP captured within minutes
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Labada nin oo hadda ku xiran goob amaan ah ayaa warar si hoose aan ku helney sheegayaan in weli midba midka kale ku eedyanaayo, dilka xildhibaanka -
Bossaso: Assasins of MP captured within minutes
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somalia: Puntland lawmaker killed in Bossasso 6 Jan 6, 2010 - 5:39:30 AM A lawmaker serving in the parliament of Somalia's semi-autonomous state of Puntland has been shot dead by unidentified gunman in Bossasso, the commercial capital of Bari region. Lawmaker Abdullahi Ali was reportedly killed outside a Mosque in the town and it is not clear the motive behind the killing. Shortly after killing, security forces launch a man-hunt, nabbing two suspects who are currently held by the police. Abdullahi is the second lawmaker serving in the Puntland parliament killed in recent months. On November, gunmen assassinated lawmaker Ibrahim Elmi in Garowe. Two suspects are currently held for his killing. Assassinations targeted on Puntland officials are increasingly becoming common in the region which enjoys relative peace compared to the choatic southern Somalia. According to security analysts, the escalating conflict in the south has hugely impacted on the peace and stability in the region. GAROWE ONLINE -
Faahfaahin Ku Saabsan Dilkii Xildhibaan Cabdullaahi Cali Cismaan January 6, 2010Waxaa fiidnimadii xalay lagu diley magaalada Bosaso xildhibaan Cabdullaahi Cali Cismaan, dilka xildhibaanka ayaa ka dhacay isaga oo ka soo baxay Masjidka Salaama ee Bariga magaalada Bosaso, waxaana dilka geystey laba dhalinyaro ah oo hubeysnaaa kuwaas oo laba xabadood ku dhuftey, iyaga oo madaxa soo duubtey. Kadib markii dilku dhacay ayaa waxaa durbadiiba is abaabuley shacabkii ka agdhawaa goobta kuwaas oo baacsadey ragii dilka sameeyay, waxaana goobta soo gaarey ciidanka amaanka kuwaas oo gacan ku siiyey qabashada labada nin ee shacabku iskood isugu xilqaameen in ay qabtaan kadib markii loo adkeysan waayey falalka caynkan oo kale ah ee maalin walba hortooda lagu samaynaayo. Labada nin oo hadda ku xiran goob amaan ah ayaa warar si hoose aan ku helney sheegayaan in weli midba midka kale ku eedyanaayo, dilka xildhibaanka Sidoo kale waxaan weli la aasin xildhibaanka, waxaana warar hoose sheegayaan in amar lagu bixiyey in nimanka dilkan geystey iyo xildhibaanka isla mar la duugo taas oo u badan in isla maanta maxkamad milteri lagu xukumo ragaan. Mar aan weydiiney mid kamid ah laamaha amaanka oo ka gaabsadey in aan magiciisa xigano ayaa sheegay in dilkaan ay dhici karto in uu xiriir la leeyahay sadex arimood midkood 1.Aano qabiil ee hore taas oo la doonaayo in loga faa’ideystey falalka caynkan oo kale ah ee ka dhacaayey Puntland 2.In dhalinyaradan ay soo direen dad ka caraysan hawlgal Boolisku ka sameeyay magaalada Ceelaayo taas oo ay ku soo qabteen hub, shidaal iyo rag ka shaqeynaayey arimo burcadnimo iyo tahriib, waxaana dhici karta in ay doonayaan in falkaan ay amniga guud wax uga dhimaan. 3.Arinta sadexaad ayuu ku sheegay in raggaan ay xiriir la leeyihiin rag ku dhuumaaleysta buuraha gobolka bari kuwaas oo xiriir la leh al-Shabaab. Sidey doontaba ha noqotee guusha ugu balaaran ee la tilmaami karo waa sida shacabku uga dhiidhiyeen falalka caynkan oo kale ah isla markaasna ay muujiyeen isku duubni, taas oo maamulka ku garabgashey in daqiiqado kooban gudaheed lagu soo qabto ragii dilka u geystey xildhibaanka.
-
A successful 2009 for Somaliland Foreign Affairs and Economy
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Sikaawe: Riyaale did not mug anyone, he contested in an election and won it! When did his term end? -
A successful 2009 for Somaliland Foreign Affairs and Economy
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^Again child dont get upset with the truth -
A successful 2009 for Somaliland Foreign Affairs and Economy
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^Ok adeer, you do know that children need to keep quite when adults are talking, dont you? -
^^^Again let me repeat the truth, which is powerful there is no such country as Somaliland. No one recognises it, it has no presence anywhere on the world stage. there is a state in NW Somalia that has delusional minority and a realist dictator in Riyaale. he knows how to make money and Mugg the SNM. But my lad, we the rest of Somalia, love you and hope you get better from the Muggings.
-
A successful 2009 for Somaliland Foreign Affairs and Economy
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^Adeer, dont worry I know Riyaale's Mugging will end one day, hope its soon, before the children realise that the SNM was a myth and that Somalia does not hate them and its their true mother. -
Originally posted by GAAROODI: loool, duke you are one funny guy, as if the word sucessionist is equal to a swear word. Again there is no need to get worked up, lad. You dont even know what you are saying most of the time, which actually is a problem only for you. Go take it easy, we are your brothers, we are your kin, we are your fellow countrymen. Let me tell you a secret there is no such thing as Somaliland republic, just Somaliland the state in Somalia. I am not even kidding you lad, thats the truth.
-
A successful 2009 for Somaliland Foreign Affairs and Economy
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^I know Garoodi must have been listening to the fake heroIC stories of the SNM, who now get Mugged by NSS Riyaale. We adults know the truth huh JB. -
A successful 2009 for Somaliland Foreign Affairs and Economy
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^Ok adeer, you do know that children need to keep quite when adults are talking, dont you? -
A successful 2009 for Somaliland Foreign Affairs and Economy
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Jacaylbaro: Only if you want to get closer to the Queen .... there are other ways though So you also suffer from the Edna Adan delusion, ya Anglo Somali you.. -
A successful 2009 for Somaliland Foreign Affairs and Economy
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Jacaylbaro: No ,, it means there is no one like our girls ,,, The Queen of England is their Mother right? -
A successful 2009 for Somaliland Foreign Affairs and Economy
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^If I marry a girl from Hargaysa will that count as a secessionist success? -
^^^Yeah they are fellow country men, and kin. Its wonderful for Somalia that her sons in Hargaysa & Garowe can work together, good development.
-
A successful 2009 for Somaliland Foreign Affairs and Economy
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^Adeer what development? The report above was false. As for Dhabshil's card is that also part of the Ministry of Riyaale? Produced by Abdullahi Ducaale, Ministry of Somaliland -
A successful 2009 for Somaliland Foreign Affairs and Economy
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^So the "Ministry" of Somaliland and its parrot boy composed that to get the attention of Gen Duke? Well I found it ammusing and easy to rubish. Thus your defensive, timid response which is always welcomed. Now explain, what are we watching? Can not wait for your next report, "Somaliland : lessons learned from the elections of 2009" -
A successful 2009 for Somaliland Foreign Affairs and Economy
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Jacaylbaro: Just watch ................. Just watch Adeer 2009 has passed, what are we watching? The year review you posted above, who ever composed it must have been chewing that secessionist strong stuff, because it was full of ...... -
A successful 2009 for Somaliland Foreign Affairs and Economy
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^She transformed back I hear. But I give you that one adeer, you did good. However now let us know how this compensates for the bad show in Washington D.C?