General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^The whole reason why you are in this post making all this anti Oil noise highlights your hate. I hope you get better lad.
  2. Adeer, first of all aside from your hate and envy you present nothing here, I told you if you look at the Federal Charter or at the weakness of the “central government” its advantage Puntland. This is coming and you can do nothing about it. As for the China deal, who said it has failed? You seem to be informing your ignorance at every turn.
  3. Ethiopian troops back in Somalia 21 Dec 21, 2009 - 1:20:04 AM Heavily armed Ethiopian troops with several army trucks have reportedly crossed the border into central Somali regions of Hiran and Galgadud, residents and reports said. Residents of Balanbale town in central Galgadud region said they have seen Ethiopian military forces backed by army vehicles in the outskirts of the town. One resident said the troops have dug trenches in positions without prior notice of the elders. Ethiopian troops have also crossed the border and reached Kalabeyr town in Hiran region, about 22km (14 miles) from the Somali-Ethiopian border, according to locals. A resident told Garowe Online “a lot of troops arrived in the area on early Saturday and have started making military manoeuvring.” Ethiopian troops have in the past carried out military incursion into central Somalia to oust Islamist militant groups fighting the embattled UN-backed Somali government. Since withdrawing from Somalia early this year, Addis Ababa amassed its troops along the border and kept watchful eye on political development in the war-torn country. GAROWE ONLINE
  4. Ethiopian troops back in Somalia 21 Dec 21, 2009 - 1:20:04 AM Heavily armed Ethiopian troops with several army trucks have reportedly crossed the border into central Somali regions of Hiran and Galgadud, residents and reports said. Residents of Balanbale town in central Galgadud region said they have seen Ethiopian military forces backed by army vehicles in the outskirts of the town. One resident said the troops have dug trenches in positions without prior notice of the elders. Ethiopian troops have also crossed the border and reached Kalabeyr town in Hiran region, about 22km (14 miles) from the Somali-Ethiopian border, according to locals. A resident told Garowe Online “a lot of troops arrived in the area on early Saturday and have started making military manoeuvring.” Ethiopian troops have in the past carried out military incursion into central Somalia to oust Islamist militant groups fighting the embattled UN-backed Somali government. Since withdrawing from Somalia early this year, Addis Ababa amassed its troops along the border and kept watchful eye on political development in the war-torn country. GAROWE ONLINE
  5. Ethiopian troops back in Somalia 21 Dec 21, 2009 - 1:20:04 AM Heavily armed Ethiopian troops with several army trucks have reportedly crossed the border into central Somali regions of Hiran and Galgadud, residents and reports said. Residents of Balanbale town in central Galgadud region said they have seen Ethiopian military forces backed by army vehicles in the outskirts of the town. One resident said the troops have dug trenches in positions without prior notice of the elders. Ethiopian troops have also crossed the border and reached Kalabeyr town in Hiran region, about 22km (14 miles) from the Somali-Ethiopian border, according to locals. A resident told Garowe Online “a lot of troops arrived in the area on early Saturday and have started making military manoeuvring.” Ethiopian troops have in the past carried out military incursion into central Somalia to oust Islamist militant groups fighting the embattled UN-backed Somali government. Since withdrawing from Somalia early this year, Addis Ababa amassed its troops along the border and kept watchful eye on political development in the war-torn country. GAROWE ONLINE
  6. ^^^Adeer Somalia has no central government, untill then refer to Garowe for any Oil exploration.
  7. Hayada Batroolka & Macdanta Puntland oo dhawaan bilaabeysa Howlihii Baaritaanada Hayada Dowlada Puntland ugu qaabilsan Baaritaanka iyo Soo saarista kheyraadka dabiiciga ee Puntland ayaa dhawaan waxay bilaabeysa Howlaha hirgelin iyo dardargelinta Baaritaanada laga sameynaayo Deegaanadii horey loo sahmiyay ee ku yaalay Dooxada Garoowe iyo Doxada Nugaal Sida uu warbaahinta SBC u sheegay Agaasimaha Guud ee Hayadaasi Ciise Maxamuud Dhoolawaa. Ciise Dhoolawaa oo wareysi khaas ah siiyay Warbaahinta Caalamiga ah ee SBC International ayuu kaga warbixiyay Ansixintii Baarlamaanka ay ansixiyeen Wax ka badelkii lagu sameyay heshiiskii lagula jiray shirkadahan ee ay la gashay Dowladii hore ee Puntland, waxaana uu sheegay in cod Akhalabiyad leh ay ku ansixiyeen xubnaha Golaha wakiilada ee Puntland. Agaasimaha Hayada Batroolka iyo Macdanta ee Puntland ayaa waxaa uu sharaxaad ka bixiyay Howlqabadka ay dhawaan sameyneyso Hayadiisa oo ku aadan sidii loo soo saari lahaa kheyraadka in muddo ah hadal hayntiisa ay ka taagneyd Deegaanada Maamulka Puntland kaasi oo ahaa Batrool iyo madcan kale oo ay shirkadahan heshiiska lala galay ka soo saari doonan Dhulka Puntland ,waxaana uu xusay in hadii howlahani ay si rasmi ah u biloowdaan ay dhamaan shacabka reer Puntland ay u noqondoonto horumar iyadoo laga heli doono shaqooyin iyo Dhaqaale sida uu sheegay Agaasime Ciise Dhoolawaa. Heshiiska wax ka badelka lagu sameeyey ee Shirkadaha Baarista sameynaya lala galay waxaa ka mid ah ilaalada dadka ajanabig ee ka shaqeynaya dhulka baarista ay keeni doonto Dowlada Puntland halka markii hore ay si iskood ah u qoran jireen Ciidamo u gaar ah iyaga waxana u Ciise Dhoola waxaa uu sheegay inay taasi masuuliyadeeda qaadaneyso Dowlada Islamarkaasinaa ay rajeynayaan amaanka ay kala shaqeyaan shacabka Dhulka baaristaan lagu sameynayo. Hirgelinta iyo soo saarka kheyraadka dhexceegagan Dhulka Puntland ayaa ah mid looga fadhiyo hayada Batroolka ee Puntland iyo Shirkadaha ee heshiiska la gashay. SBC International News Desk
  8. Qarax lala eegtay Ciidan Ka tirsan DKMG ah & Duqeymo Ka dhacay Muqdsiho Is goyska ceel gaabta Degmada Xamar jajab ee magaalada Muqdisho Caasimada Dalka ayaa saaka waxaa ka dhacay Qarax xoogan oo sababay Khasaare. Qaraxan ayaa waxaa lala eegtay Kolonyo ciidamada Dowlada KMG ah oo halkaasi mareysay, waxaana Qaraxaasi noociisu ahaa nooca laga Hago Remudka islamarkaana dhulka loogu aasay Ciidamadaasi. Qaraxa waxaa uu dhacay xili gaari Ciidan oo halkaasi marayay uu dhaafay islamarkaana uu haleelay qaraxu gaari kale oo ay dad rayid ahi saran yihiin, iyadoona ay 5 ka mid ah dadkii rayidka ahaa ee Gaariga saarnaa ay geeriyoodeen halka dhawucuna yahay mid aan ilaa iyo haatan la xaqiijin. Sida dad goob joogayaal ah ay ku warameen waxaa sidoo kale qaraxani uu qasaare aan badneyn gaarsiiyay ciidamadii iyagu loola damacsanaa, waxaana halkaasi ila markiiba soo gaaray ciidamo DKMG ah oo aad u farabadan kuwas oo bilaabay Baaritaano ay ku sameynayaan cidii ka dambeysay qaraxaasi. Xaalada ayaa imnka ah mid degen waxaana soo laabanaya dhaq dhaqaaqa dadka ku ganacsanayay isgoyskaasi waxaase muuqanaya in goobta uu qaraxu ka dhacay ay ku sugan yihiin ciidan sugaya Amaanka islamarkaasina ku howlan baaritaano . Dhinaca kale duqeymo ayaa saakay ka dhacay qeybo ka mid ah Degmooyinka Muqdisho waxaana duqeymahaasi wax ku noqday dad rayid ah oo iyagu ay guryahooda ugu tagtay Madaafiicyada la isku adeegsanayay. Madfac ku dhacay Guri ku yaala degmada hodan ayaa waxaa lasheegay in ay ku geeriyoodeen dad kor u dhaafaya 3qof halka uu dhaawacay caruur ka agdhoweyd Guriga uu Madfacaasi ku dhacay. Duqeyntan ayaa waxay timid marki madaafiic lagu garaacay xarunta goobolka oo ay kalfadhi ku lahaayeen Mudane yaasha Baarlamanka DKMG ah ee Soomaaliya taasna ay sababtay Jawaabo ay ka bixiyaan ciidamada dowlada. Dadka shacabka ah ku faro tiriska ku ah xaafadaha qaar ee Muqdisho ayaa noqday kuwa dhaxla faaiidaada weeraro lagu qaado dowlada iyana ay ku soo jawaabto madaafiic ay isleedahay kaga jawaab goobaha lagaaga sooriday. C/raxmaan Lucky SBC International Muqdisho.
  9. ^^^Well Puntland is a state, and not a Gobol, its made up of 7 Gobols, thus go and try again. Also the Federal Charter that your Sharif Hotel swore on, recognises and protects the states righs, and untill we get an effective central government, Puntland will do all it can to develop that important part of Somalia. Dont hate adeer, we have already moved on, concentrate in defending Villa Somalia.
  10. ^^^Adeer dont talk rubish, the state has every right to develop its regions using its resources. Go tell Sharif not to sell the sea to Kenya, now that is treason. Wht Puntland is doing is progress.
  11. Puntland Parliament Approves PSAs As announced by Range Resources on 14 December 2009, the Cabinet of the Puntland Government approved the amended agreements modifying the terms of the existing Production Sharing Agreements ("PSAs") made in respect of the Dharoor and Nugaal Valley Exploration Areas which was still subject to ratification by the Parliament of the Puntland State of Somalia ("the Parliament"). The Company is pleased to announce that the Parliament has formally approved and ratified these amended agreements paving the way for Africa Oil to now commence operations and drilling of the first exploration well in Puntland in over 16 years. Ends
  12. This is tragic, why kill them? Now A&T what will you do about this, will you protest,any new poems coming out to highlight this crime? To the secessionist were the Ethiopians involved in this? Come we need answers people.
  13. ^^^No adeer no other things are at work, its the failed policy of Al Shabaab to assasinate and maim people. Just like they did in every other region of the country, but Puntland will prevail adeer, as we have done all along. Also Che, take a stand you are an enemy of Puntland after all. For years now you have been wishing for its destruction but instead all the clowns you have supported have turned out to be a nightmare. While the state has lasted and gained in strength.
  14. ^^^Al Shabaab are at war with Puntland adeer thus they are main suspects in this. However this type of action will only unite the people of Puntland against all outsiders and internal trouble makers. Puntland is on the brink of greatness and moving the Somali's into a new era.
  15. Wararkii ugu dambeeyay Qasaarihii ka dhashay duqeymihii cuslaa ee Muqdisho ka dhacay Ku dhowaad 10 ruux ayaa ku geeriyootay 30-kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib duqeyn saf ballaaran oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho, kaasoo ay is weydaarsanayeen Ciidamada Dowladda kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Kooxaha ka soo horjeeda. Duqeymahan ayaa si isku mid u saameysan xaafado ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana tirada dadka le'day ay noqdeen kuwo ay Madaafiicda ugu tageen guryahooda. Ilaa Labo ruux ayaa ku dhimatay dhismaha Idaacada VOD oo ku taal degmada Yaaqshiid, waxaana ku dhaawacmay shan kale oo uu ku jiray Agaasimaha Idaacadaan C/raxmaan Yaasiin. Sidoo kale duqeymaha kale ayaa waxay gaartay xaafadaha Suuq Bacaad iyo Jeneraal daa'uud oo madaafiic dhowr ah ay ku dhaceen, halkaasoo dhaawacyo fara badan gaadiidka Gurmadka deg dega ka soo daabulay. Madaafiic ku dhacday degmada Dayniile ayaa la sheegay in ilaa saddex ruux ay ku dhinteen halka tiro kale ku dhaawacmeen, iyadoo madaafiicda inteeda badan ay ku dhaceen xaafadaha laga barakacay. Duqeymaha maanta la isku weydaarsaday magaalada Muqdisho ayaa ka dambeeyay kadib markii Xoogaga ka soo horjeeda Dowladda ay madaafiic ku weerareen Xarunta Baarlamaanka oo shir uga socday Xildhibaanada, iyadoo Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM jawaabo ka bixiyeen. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.com Jowharcom@gmail.com
  16. Afhayeenka baarlamaanka Puntland oo dhaawac sahlani ka soo gaaray qarax lala beegsaday gaarigiisa. Wacaal Daray ah: Garowe, Dec 20 - Afhayeenka baarlamaanka Puntland ayaa daqiiqado ka hor dhaawac aad u sahlani ka soo gaaray qarax ka dhacay magaalada Garowe. Qaraxa oo sida la xaqiijiyey lala beegsaday gaariga afhayeenka baarlamaanka ayaa waxaa ku dhintay darawalkii gaariga, halka ay dhaawacyo soo gaareen 2 ka mid ah ilaalada afhayeenka. Afhayeenka baarlamaanka Puntland Md. C/rashiid M. Xirsi ayaan la sheegay in uu soo gaaray finfiniinkii qaraxu, uuna aad u wanaagsan yahay. Saraakiisha ciidanka bilaysku oo aan la xiriirnay ayaa sheegeen in afhayeenku uu bed qabo, dhaawaciisuna uu ahaa mid aad u sahlan. Mudanayaal ka tirsan golaha wakiilada oo aan la xiriiray ayaa ka gaabsaday in ay tafaasiil ka bixiyaan xaalada uu ku sugan yahay afhayeenku, balse sheegay in caafimaadkisu uu wanaagsan yahay. Bilayska Garowe ayaa isku gadaamay goobta dhacdadu ka dhacday, sheegayna in ay baaritaan ku wadaan cidda ka dambaysay fal dambiyeedkan. Ugaarsiga indheergaradka iyo dilalka madaxdu ma aha dhacdo ku ugud Puntland, walow qaraxyada lala beegsado gawaarida madaxdu ay tahay mid ku cusub Puntland.
  17. Captain will forward you one as soon as available, but the deal has no more obsticles and the Oil drilling will start ASAP.
  18. Garowe: Baarlamaanka Puntland oo Ansixiyay Dastuurka Puntland lugu dhaqayo & Heshiiskii Puntland & African Oil. 19. december 2009 APL Garowe(AllPuntland)- Baarlamaanka Puntland ayaa maanta isku raacay qaar ka mid ah qodobada dastuurka baarlamaanka dawladda Puntland ee Soomaaliya, iyadoo ay qodobadasi ahaayeen kuwa taabacsan Awoodaha dalka iyo sidii wax looga qaban lahaa horumarinta Puntland. Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland C/rishiid Maxamed Xirsi ayaa sheegay in ay baarlamaankiisa maanta isku raaceen qodobo ka mid ah dastuurka udagsan Puntland, kuwaas oo ay maalmihii ugu dambeeyey ka lahaayeen dood xoog leh oo ku saabsan xaaladaha deegaanada Puntland. Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay Mudanayaashi si xor ugu codeeyeen qodobadan maanta la meelmariyay oo ay ku jiraan Sharciyada golaha deegaanka iyo mudada loo ogolaan karo Madaxweynuhu in uu ka maqnaado deegaanada Puntland. Mudane ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa usheegay APL in ay go’aamadoodu ahaayeen kuwa helay codadka baarlamaanka Puntland badankooda, isla markaasna ay guud ahaan ansixiyeen Dastuurka lugu dhaqayo dawladda Puntland. Baarlamaanka ayaa maanta sidoo kale isku raacay heshiiskii ay gashay Xukuumada Puntland ee ku saabsanaa in lugu dhaqaaqo talaabooyin Shidaalka looga soo saarayo deegaanada Puntland ee Soomaaliya, waxaana ka qeybgalay fadhigan madaxweynaha dawladda Puntland ee Soomaaliya. Madaxweynaha oo ka hadlay madashan ayaa sheegay in ay lama huraan tahay in la wada shaqeeyo, isagoo mahad-celin balaaran ujeediyey Mudanayaasha baarlamaanka oo uu kusifeeyey kuwa doonaya horumarinta deegaanada Puntland. Ansixinta Mudanayaasha baarlamaanka ee Heshiiskii African Oil iyo dawladda, iyo Dastuurka guud Puntland, waxa ayna Xukuumada Puntland maanta ay u ahayd maalin farxadeed madaama ay Xildhibaanadu meelmariyeen qodobo ay doonayeen hirgalintooda. Mudanayaasha ayaa hada dhowraya in loo keeni Heesta & Astaanta Calanka ee dawladda Puntland, iyadoo laga doodi doono ka dibna cod loo qaadi doono, markii ay soo gudbiyaan xubnaha golaha Xukuumada ee Puntland. F. C. Maxamed AllPuntland
  19. ^^^Pirate any day than a poor prisoner lad, they make loads of money them pirates and get the girls, Prisoners get beaten and sexually abused..
  20. ^^^A&T is harmless and the ONLF are a small outfit, the problem here is the secessionist and the delusions, now they are going to the moon, the problem is no QAD on the moon.
  21. I must say Maadeey has handled himself very well thus far, though this whole thing makes little sense. Do continue gentlemen
  22. ^^^Why are you on this thread making desperate noise if you are not afraid of Puntland? Puntland's Pirates make more money in a year than Somaliland has done in a decade. Also the Oil is coming lads...
  23. ^^^Thanks for the update old boy and good luck to the captain.
  24. ^^^No way, now I have a team to support after all. SOOL all the way, what position does the lad play?