General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Somali president seeks world's help, admits shortcomings 22 Feb 22, 2010 - 1:59:53 PM Somalia’s president Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has called on international community to assist his fragile government in restoring peace and stability in the war-torn country. Ahmed acknowledged that his government has no powers to pacify the country from the powerful insurgents, urging world to urgently help. “My government has no powers; we need international support to restore law and order in Somalia,” he said. “It is my government’s responsibility to make Somalia peaceful but we can’t do that all alone, we need some backing,” he adds. He however recognized the ‘little help’ his government receives from the world, saying that it allowed them to recruit some forces, which require funds for payment. The weak transitional government controls only a few blocks in Mogadishu, with much parts of Somalia under the hardline Islamist militias. Somali president says the other problem that his government is faced with is the piracy scourge instigated by Somalia-based pirates that is threatening to cripple the world’s maritime activities. “The other problem is pirates, who receive a lot of money and are benefiting from the lawlessness. We can’t do anything about them without the support of the international community,” he said. Since his election more than one year ago, Ahmed, a former Islamist leader faced deadly opposition from the powerful insurgents including his former allies now turned foes, who vowed to unseat him. GAROWE ONLINE
  2. Madaxweynaha Puntland oo ka dagey magaalada Garowe 22 Feb 22, 2010 - 12:27:58 PM Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Farole oo safaro ugu maqanaa dalka dibadiisa isaga oo booqdey dalalka Ethiopia, Jabuti, Libiya iyo Imaraadka Carabta ayaa maanta 22 Feb,2010 ka dagey magaalo madaxda Garowe halkaas oo ay ku soo dhoweeyen madax ka tirsan labada golo ee maamulka iyo dadweyne farabadan. Madaxaweynaha Puntland iyo waftigiisa oo uu kamid ahaa Gen.Ilkajir ayaa warbaxin Madaxweyne ku-xigeenaka Cabdisamad Cali Shire ahna ku simaha bixiyey kadib hadal kooban u jeediyey saxaafada. Mr.Farole ayaa u mahad celilyey dhamaan dadkii soo dhoweeyey isaga oo sidoo kale sheegey in ciidamada amniga gacan libaax ka qaateen ilaalinta nabada. Madaxweynaha ayaa sheegey in howlaha meesha ay marayaan ka sii adkeyn doonaan kadib markii hoos ugu daadagaan xaalada Puntland maalmaha soo socda. Wararka lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Mr.Faroole horyaaliin howlo badan oo u baahan wax ka qabasho sida amaanka oo hadii wax laga qabto albaabka u furi doona in dowladda hirgaliso siyaasada ay ka leedahay horumarka Puntland. GAROWE ONLINE
  3. "Xukumadeydu waa mid itaal daran" 22 Feb 22, 2010 - 12:19:56 PM Madaxweynaha Somalia Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa ka sheegay xafiiskiisa Muqdisho in xukuumadiisu ay tahay mid aad u awood yar ayna u baahan tahay gargaar caalami ah si ay uga hortagto Islaamiyiinta doonaya inay afka ciidda u daraan. "Xukuumada aan Madaxweynaha ka ahay waa mid aan awood badan lahayn, waxaan u baahan nahay gargaar caalami ah, si dib ugu soo celin kala-dambeyntii iyo amaankii Somalia" ayuu yiri Sh. Shariif. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in dowladiisu ay horay uga dalbatay calaamka lacag ay wax uga qabato xaaladaha sii murgaya ee Somalia, balse ay ka helaan in aad u yar, ayna weli ka codsanayaan inay taageero kale siiyaan. "Dowlada ay mas’uuliyad ka saaran tahay inay soo celiso amaanka dalka, waxaan u baahanahay gargaar caalami ah, waayo inaga oo keliya waxba ma qaban karno" ayuu yiri Sh. Shariif oo sheegay in dalkiisa ay kusoo duuleen kooxo argagaxiso ah. Sh. Shariif wuxuu sheegay in xukuumadiisu ay diyaarisay ciidamo badan, balse aysan u hayn mushaaraad iyo qarash ay ku howlgeliso, isla markaana uu sii socdo waqtiga dalkuna uu cagaha la galayo dhibaato cusub oo ay wadaan kooxo fikarado qaldan wata. Madaxweynaha Somalia wuxuu sheegay in dalka ay qas iyo dhibaato ka wadaan kooxo rumeysan fikrado qaldan oo uu sheegay inay sii murjinayaan dhibaatada ka jirta Dalka, wuxuuna sheegay in burburkii xukuumadii Milateriga ay dhibaato u ahayd Somalia. Sidoo kale wuxuu sheegay in dhibaatada kale ee haysata xukuumadiisa ayna waxba ka qaban la’dahay ay tahay burcadbadeeda, isagoo sheegay inay helaan lacago badan ka qaataan maraakiibta ay afduubaan, ayna ka awood badan yihiin DF. "Dhibaatada kale ee aan ka cabanayno waa burcadbadeeda, waxay helaan lacago badan iyagoo ka faa’iideysanaya sharci la’aanta jirta, awoodna uma lihin inaan wax ka qabano inagoo aan gacan ka helayn beesha calaamka" ayuu yiri Sh. Shariif. Madaxweyne Sh. Shariif ayaa sidoo kale qiray in dowladiisu ay gacanta ku hayso qayb yar oo Muqdisho ka tirsan, kooxaha kasoo horjeedana ay gacanta ku hayaan inta badan koonfurta Somalia. Hadalkan ayuu ku soo beegay Madaxweyne Sh. Shariif iyadoo kooxaha DF kasoo horjeeda ay dhawaan sheegeen inay u diyaargaroobeen dagaal ay xukunka kaga tuurayaan dowladiisa. GAROWE ONLINE
  4. Women and men can not be friends. Unless the woman is unattractive, never had a lady friend I did not like. As for this topic its fantastic, the frustrated women and men in here is just so, sex and Somali’s. As for the sister, how old are you, and how do you look like? I have bare friends looking for a picky woman.
  5. Hargeysa: Masar oo si cad uga hortimid Kala goyn lugu sameeyo dalka Soomaaliya. 21. februar 2010 Hargeysa(AllPuntland)- Diblumaasiga dawladda Masar ujooga dalka Soomaaliya oo ka hadlayay magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka la baxay Somaliland ayaa si cad uga hor yimid in wax aqoonsi ah lasiiyo maamulkaasi, oo horay usheegay in ay ka baxeen Soomaaliya, inkastoo ay taasi ka biyo diideen dawladdo badan oo kuyaala gobalka iyo Aduunka. Safiirkan ayaa sheegay in aysan dawladda Masar saacadna raali ka aheyn in qeyb qeyb loo kala jaro Soomaaliya, isagoo sheegay in ay Masar taageersan tahay nabad ka dhacda dalka Soomaaliyeed iyo isku xirnaansho dheeri ah oo laraadiyo, isagoo ugu yeeray Soomaalida oo dhan in ay wada hadalo yeeshaan. Safiirkan wuxuu wax laga xumaado ku qeexay dagaalada ka socda Soomaaliya, isagoo ugu yeeray Soomaalidu in ay wada hadaladaan, wuxuuna ugu baaqay wadamada gacanta kuleh Siyaasada Soomaaliya, in ay joojiyaan, si buu yiri loo gaaro xal kama dambeys ah oo ku wajahan xaaladaha Siyaasadeed, amaan iyo dhisme ee Soomaaliya. Amb. Siciid Mursi wuxuu tibaaxay in ay la dhacsan yihiin xaaladaha horumareed ee uu sheegay in ay ka socdaan Puntland, wuxuuna sheegay in ay Maamulka Puntland doonayaan horumarka Umada Soomaaliyeed, isagoo fariin udiray Soomaalida oo dhan ku sheegay in ay ufakaraan Sida Puntland oo kale. Hadalka Diblumaasigan ayaa ku soo beegmaya xili ay dhawaan dawladda Yahuudu sheegtay in ay diyaar utahay aqoonsi ay siiso Maamulka la baxay Somaliland, balse taasi ayaa umuuqata mid jawaab kala kulantay dawladda Masar. F. C. Maxamed AllPuntland
  6. Cali Dheere "Bakaaraha cid la qarxiyo oo Cadaw ah ma joogin waxaa jooga Shacab iyo Mujaahidiin, shacabka waa arkeen dadkii qaraxa dhigayay" Cali Dheere "Bakaaraha cid la qarxiyo oo Cadaw ah ma joogin waxaa jooga Shacab iyo Mujaahidiin, shacabka waa arkeen dadkii qaraxa dhigayay" Afhayeenka Xarakada Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa si cad ugu eedeeyay ururka Xisbul Islaam in ay ka dambeysay qaraxii xalay ka dhacay Isgoyska Baar Ubax iyo qaraxii dhowaan ka dhacay Suuqa Bakaaraha. Isagoo shir jaraa'id ugu qabtay qadka taleefanka Warbaahinta ayuu sheegay Cali Dheere in baaritaan ay sameeyeen ku ******** in qaraxaas ay ka dambeeyeen Xisbul Islaam, isla markaana dadka dhintay ay ahaayeen kuwii dhigayay. "Bakaaraha cid la qarxiyo oo Cadaw ah ma joogin, waxaa jooga Shacab iyo Mujaahidiin, shacabkana waxay arkeen Meydadka dadkii dhigayay qaraxaas"ayuu yiri Cali Dheere. Sheekh Cali Dheere ayaa sidoo kale in ragg iyaga horay ugu tirsanaa ay ku qabteen Magaalada Baydhabo, kuwaasoo uu sheegay in ay ka geysan rabeen falal qaraxyo ah sida uu hadalka u dhigay. "Mujaahidiinta waxay gacanta ku dhigeen kuwii ka dambeeyay qaraxii ka dhacay Suuqa Daawada, markii su'aalo la weydiiyay waxay dhaheen Mujaahidiin ayaa nahay"ayuu yir Sheekh Cali Dheere oo hadaladiisa ahaa kuwo aan ka leex leexad aheyn, isla markaana si kulul u weeraray Xisbul Islaam. Sidoo kale Cali Dheere ayaa ka hadlay dagaaladii ka dhacay Kenya, waxaana uu dagaaladaas dusha u saariyay in ay ka dambeeyeen ururka ONLF, waxaana uu sheegay in dhaawacyadii dagaaladaas ku dhaawacmay loo qaaday dalka Kenya, sida uu hadalka u dhigay. Hadalkan ka soo yeeray Afhayeenka Alshabaab ayaa ku soo beegmaya xilli xalay qaraxyo iyo weeraro kala duwan lagu qaaday saraakiil ka tirsan Shabaabka, iyadoo aan la ogeyn sida hadalkan ugu jawaabi karaan Xisbul Islaam oo xilligan khilaaf aan qarsooneyn u dhaxeeya iyaga iyo Shabaab. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.com Jowharcom@gmail.com
  7. Muqdisho:Qaraxyo xalay ka dhacay deegaano ay ka taliyaan ururka Alshabaab. Muqdisho(Allpuntland)-Deegaanada ay ka taliyaan ururka Alshabaab waxaa habeenimadii xalay ahayd ka dhacay Qaraxyo bambaano oo aad u weynaa lamana garanayo cida qaraxyadaas cida ka danbaysa,deegaanada ay Alshabaab ka taliyaana lagama aqoon in ay ka dhacaan qaraxyo inta badan,waxayna qaraxyadaani ahaayeen kuwo aad u weyn. Inkasta oo aanan la ogeyn cida qaraxyadaas loola dan lahaa hada waxaa jira warar soo baxaya oo sheegaya in qaraxyadan lala eegtay saraakiil ka tirsan ururka Alshabaab oo halkaas ku sugnaa,waxaana la sheegey in ilaa &imika ay sedex qofi ku dhimatay tiro intaas kabadanna ay dhaawacyo kasoo gaareen,waxayna warar hoose sheegayaan in dadka wax gaaray ay ku jiraan saraakiishii lala damacsanaa,walow aanan wararkaas si toos ah loo shaacin. Wararku waxay intaas ku darayaan in xalay Bambaanooyin lagu weeraray guri ku yaala isgoyska Baar ubax ee Degmada howl wadaag oo la sheefey inay daganaayeen madax sare oo Shabaab ka tirsan oo u badnaa ajaanib,laakin ururka Alshabaab madaxdoodu warkaas way ka gaabsadeen,waxayna sheegeen inay baaritaano ku hayaan cida ka danbeysay weeraradaas oo u ekaa kuwo qorsheysan. Waaberigii saaka ayaa ciidamo hubaysan oo Alshabaab ka tirsani waxay bilaabeen baaritaano ay ku hayaan guryaha u dhow meelihii ay xalay qaraxyadu ka dheceen,waxyana ka xeysteen dad ka agdhawaa xaafadaahas,lamana yaqaano meesha ay geeyeen,waxay sidoo kale saaka xireen guud ahaanba wadooyinka waaweyn ee deegaanada ay ka taliyaan. Weerarkan ayaa ah kii u horeeyey ee lala eegto saraakiil ka tirsan ururka Alshabaab oo lagu eedeeyo inay maliigaan qaraxyada ka dhaca intabadan dalka Soomaaliya,mana jidho cid Alshabaab ka tirsan oo weli weerarkaas war kasoo saartay. Xafiiska Allpuntland ee Muqdisho.
  8. Nonsense, this Qudach dude is trying to score points with such stories. The funny thing is others are here trying to defend him, by making out this is a big problem that might spread. Yeah right.. Lies, need to be exposed, good job lads.
  9. She might be a hero to other journalist, who have to work in difficult situations. She is not a hero to you, but some might view her ordeal and the way she came out not bitter as heroic.
  10. A good story, she deserves all the praise for what she went through is worse than many here can imagine.. The fact she is not bitter is also good news.
  11. Nice one thankful Brother. Puntland like any other viable state needs to disarm people. AK47 should not be in the hands of any citizen, nor do we need to make an excuse for such use or posession. Today it will be difficult but like the brother stated the goal of the future admins should be zero tolerance for such weapons in the hands of the ordinary people.
  12. Mr Somalia, no simple argument lad, armed clan militias and individuals armed with dangerous weapons have brought us no peace for the past 20 years. Thus it's illogical to suggest we should not give this a chance. I rather have a tough system than to have met armed with AK47 at every village, even an argument turns unto a blood bath. Nor can we ignore the type of things that take place when two sub clans fight in urban areas, for example Galkacyu. Thus the NRA argument don't wash lad. The right to bear arms is not in the Somali constitution, nor does Islam prescribe mobs with heavy weapons protecting clanish interest. Come again Adeer.
  13. Yes, the public should be disarmed and then there will less chance of confused folks running around killing innocent civilians. Yes they should disarm them, arms have brought the Domali no freedom, no peace and no progress.
  14. Nonsense , Al Shabaab & Hizbul Clowns are only playingbout the games of the warlords before them. They control large swathes, yet can not set up a single functioning admin. The idiotic fools.
  15. That was some funny ,bring the Amber Lambs. The man followed an old dude, threatened him, when the old man left and moved , he followed him then punched him. Then he got a nice beating. Classic. However I like how he was crying "Jesus" on the floor when he was getting beat. Then he was making threats " I will get that N, next time" then came the famous, Amber Lambs request. Classic.
  16. Masha Allah, no wonder my old freind went missing. How I miss London and all the change. I wish you the best anday Allah bless this new union & give you a fruitfully lfe together, and many wonderful children. Emperor I will call u after the honeymoon, stay bussy and insha Allahake sure you ne your first born Duke after his uncle. Great news and one that made me happy. NinBrown give me a ring soon old boy much to catch up on.
  17. ^^^ayoub I cheered sharif hotel? No Adeer I want peace and unity and sharif has thus far failed in delivering anything. Hope the best for him but thus far he has failed. Much like out secesionists who are now seeking redemption from Maryan Mursal and Knaan.
  18. NGOONge, did the man not commit Zinnah with at least two other women, let's give him the first Yemeni as his wife, the other two could not have been, thus according to the law, should he not be stoned or shot? The Jewish guy is as crazy as the women who live with him, his kids have to kiss his feet? Remarkable stuff from the "chosen" people.
  19. Ryan that man was Sergio Leone if I am not mistaken? I beliee he made a great, much underated gangster flick. Once upon a time in America with James Woods, Robert De Niro, about the early Jewish Mafia of New York.
  20. These bungles contrast with operations that Israeli spooks recall with defiant pride: the killing of Imad Mughniyeh, a top member of Hizbullah, in Damascus in 2008 (a particular coup since Syria is hostile territory for Israel); and the dispatch of Abu Jihad, a senior Palestinian official and founder of the Fatah movement, by a squad that swooped into Tunis in 1988. these were big hits, they claim the Mughniya case now while denying it at the time.
  21. The German war machine was the greatest in military history. They changed the way war is fought. And the Desert Fox is considered the best military comander of all time. The war was a close call, considering the US, England, Russai were fighting Germany alone..
  22. ^^^Its all stuff and nonsense, we are back to chasing shadows. Yesterday the land was being liberated from "Warlords", then from "Ethiopian" occupiers, and now from "Al Shabaab" occupiers. Ahlu Sunna should be incorporated, but with 5 ministers and an enlarged parliment. Yup a good deal, just like the one that created the 550 MP's in Djibouti and we have seen how successful that government has become..
  23. Heshiiskan ay gaareen oo aan weli la saxiixin ayaa dhigaya in kooxda Ahlusuna ay 5-wasiir iyo hal wasiir u dowle, sidoo kalena ay xubno muhim ah ku yeeshaan baarlamaanka oo ah golaha sharci dajinta. Wafdiga ahlusuna ku matalaya shirka ayaa la sheegay inay ka tanaasuleen xilka ra'iisul wasaaraha oo ay markii hore dalbadeen, balse waxay sheegeen inay doonayaan taas badalkeeda inay helaan wasaaradaha Gaashaandhigga, Maaliyadda iyo Lacagta, Arrimaha Dibadda, Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Wasaaradda Dastuurka. So gone is Sakin, Yarisow, Jangeli, Abdulkadir Ali Omar, just to save our Sharmarke...HAAAAAAA..
  24. DF & Ahlusunna oo heshiiyay 18 Feb 18, 2010 - 8:37:19 AM AKHRI: Ahlu Sunnah oo dalbatey Ra'isal wasaaraha Somalia AKHRI: Ahlusunna oo loo diiday xilka RW: warar Ururka Ahlusuna iyo Dowladda Somalia ayaa heshiis ku gaaray Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia oo uu uga socday shir muddo laba todobaad ah qaatay, kaasoo laga qariyay indhaha saxaafadda caalamka. Heshiiskan ay gaareen oo aan weli la saxiixin ayaa dhigaya in kooxda Ahlusuna ay 5-wasiir iyo hal wasiir u dowle, sidoo kalena ay xubno muhim ah ku yeeshaan baarlamaanka oo ah golaha sharci dajinta. Wafdiga ahlusuna ku matalaya shirka ayaa la sheegay inay ka tanaasuleen xilka ra'iisul wasaaraha oo ay markii hore dalbadeen, balse waxay sheegeen inay doonayaan taas badalkeeda inay helaan wasaaradaha Gaashaandhigga, Maaliyadda iyo Lacagta, Arrimaha Dibadda, Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Wasaaradda Dastuurka. Dowlada iyo Ahlusuna sidoo kale ku heshiiyay in la isku dhafo ciidamada, taasoo noqonaysa markii ugu horeysay oo ciidamada dowlada iyo kuwa Ahlusuna oo dagaal kula jira Islaamiyiinta Somalia ay yeeshaan hal hogaan. Sidoo kale heshiiska ayaa waxaa ka mid ah in ururka Ahlusuna uu safiiro ka noqdo dalalka ugu muhisan ee dowlada Somalia ay xiriirka la leedahay, sidoo kalena ay qayb ka noqoto taliska guud ee ciidamada Somalia. Wafdiyada dowlada iyo Ahlusuna ka kala socda ayaa la sheegay inay heshiiskan isku afgarteen, inkastoo uu dhinac walba weli ka baaqsanayo inuu saxiixo inta la isku raacayo, waxaana lagu wadaa in labadan dhinacay u kala laabtaan kooxihii ay kala matalayeen. Shirka lagu gaaray heshiiskan oo ka socda Addis Ababa ayaa waxaa garwadeen ka ah Ra'iisul wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi, waxaana uu ka dhashay in heshiiskan la qabto shir ay Sheekh Shariif iyo Meles ku yeesheen dalka Ethiopia horaantii bishan. Ururka Ahlusuna ayaa waxaa wafdigooda hogaamiyaha sarkaal sare oo ururkaas ka tirsan, kaasoo lagu magacaabo Macalin Max'ud Sh. Xasan, halka DF wafdigeeda uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyada ahna Ra'iisul wasaare ku xigeen Shariif Xasan Sh. Aadan. Heshiiskan ayaa wuxuu mar kale balaarinayaa dowlada Sh. Shariif uu hogaaminayo oo lagu soo dhisay dalka Jabuuti 2009, taasoo ka kooban laba dhinac oo isku tagay, iyadoo Ahlusuna ay noqon doonto dhinac sadexaad oo ku biira GAROWE ONLINE