
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Taliye Ku Xigeenkii Somalidiidka Oo Caawa Lagu Dilay Caynaba, Somalia
General Duke replied to Liibaan's topic in Politics
Accidents seem to be chasing these folks these days. AUN, the dead but SOOL seems to be a big problemf or the secessionists.. -
News of the day: SSC Garad's conference ends on a high note: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
1.Waxaa la dhisaaya gudi la yirahdo Qusuusi. 2.Qusuusigu waxaa ay ka koobnaanaysa 21-Xubnood,Saddex ka mid ah ay dumar yihin. 3.Qusuusigu waxaa ay awood uu leeyihin Hogaanki lagu soo dhisay Nairobi. 4.Quusuuga waxaa soo xulaaya Beelaha. 5.Qusuusida waxaa ay iska dhexdooranayaan Gudoomiye,Kuxigeen iyo Xogheyn. 6.Qusuusida waxaa ay mudadoodu ku egtahay Sanad iyo Bar maalinta la Ansixiyo. 7.Qusuusiga waxaa lagu keenaya mudo dhan 10-casho laga bilaabo maalinta gudoonka soo baxo 8.Qusuusiga waxaa kala diri kara Isimadda saxiixay Cod dhan 3/2 9.Shuruudaha lagu soo xulaayo Qusuusiga waxaa qeexaya Xeer hoosaad uu gaar ah. Bayaankaan maanta ay Isimada soo saaren ayaa lagu sheegay in Hogaanki lagu dhisay Nairobi ay Isimada Maamulka Puntland kala hadleen in ay soo galaan dalka si ay ula kulmaan Qusuusida. -
News of the day: SSC Garad's conference ends on a high note: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Garaad Mashqare ayaa inta uusan qodobada ay Isimadda isku raacayaan ku dhawaaqin sheegay in ay Isimadu si weyn uga xunyihin Xaaladda ka taagan Magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool,taasoo uu sheegay in Maamulka Somaliland ay duulaan kusoo qaadeen Magaaladaas iyagoo dadki halka deganaa ay Xeryaha qaxootiga dalalka Itoobiya,Kenya,Yemen iyo gobolada kale ee dalka Soomaaliya. Wuxuu kale sheegay in ay Beesha Caalamka ka jeesatay dhibaatada dadkaasi loo geystay oo ay uu geysteen waxaa uu ugu yeeray Jabhadda Soomaali diidka oo uu ku tilmaamay Maamulka Somaliland. Sidoo kale waxaa uu sheegay in Jabhadda Soomaali diidka ay bilowday 3-bilood ee ugu dambeysay in ay fursad uga hesho Caburinta dadka magaaladda Laascaanood. Garaadka ayaa ugu dambeynti soo bandhigay 9-qodob oo ah kuwa ay soo saareen Isimada Beesha Dhulbahanta,waxaana qodobada ahaayeen sidaan; -
News of the day: SSC Garad's conference ends on a high note: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Wait for them lad, we want you to get excited. -
Shirkii Issimada SSC ee Buurowadal oo maanta soo xirmay, qodobo badanna laga soo saaray. Buurowadal, Feb 08 – Waxaa maanta si rasmi ah u soo gabagaboobay shir weynihii tuulada Buuro-wadal kaasi oo muddo 10 cisha ah halkaasi uga socday duqayda dhawanka ee gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn. Shirkaasi oo looga arrisanayey aayaha iyo umadnimada dadyawga deggan gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa waxaa ka qayb galayey salaadiinta dhaqanka ee caanka ka ah gobolladaasi kuwaasi oo iskugu jira garaaddo, ugaasyo, nabaddoono iyo caaqiliin, waxaana sidoo kale shirka ka qayb galayey culimo awdiin, ganacsato, aqoonyahanno iyo ururo kaleeto oo aad ku tiro badan oo ay ku jiraan kuwa haweenku. Shirka oo ahaa mid dhaqan ayaa lagu lafo-gurayey arrimo badan oo dhinacyo kala duwan taabana, waxaana si gaar ah diiraddu u saarnayd xaaladda nabadeed midda, dhaqan, tan bini’aadantinimo ee ka jirta gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn, gaar ahaan waxaa si gaar ah looga falanqooday xaaladda magaalada Laascaanood oo muddo dhawr sano ah gacanta ugu jirta maamulka Somaliland, kaasi oo issimadu ay ku tilmaameen in ay ka jirto xaalado qallafsan oo ay ka mid tahay cabburin iyo daadis lagu hayo dadka ku dhaqan magaalada Laascaanood. Shirka oo ahaa mid ay albaabadu u xirnaayeen ayeysan ka horimaan wax caqabad ah oo hakiya habsami u socodkiisa muddadii loo fadhiyey Buulowadar, kaddib markii laga soo wareejiyey degmada Holhol oo maamulka Somaliland uu diiday shirkaasi issimadu in uu ka furmo. Salaadiintii dhaqanka iyo waxgaradkii kale ee ka soo jeeday gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn, kana qaybgalayey shirkii tuulada Buurowadal ee muddada 10 cisho ah soconayey ayaa isla meeldhigay dhammaan waxyaabihii ay ka wadahadlayeen, waxayna soo saareen bayaan dhawr qodob ka kooban oo ay ku cadyihiin go’aamadii ay isla meeleeyeen. Qaybta hore ee qoraalka issamada, waxaa si kulul loogu weeraray maamulka Somaliland oo ay ku tilmaameen in uu yahay maamul Somalinimo diid ah khasabna ku jooga dhul aan shacabkiisu taageersanayn, waxaana sidoo kale lagu sheegay qoraalkaasi in maamulka Somaliland uu si arxan darro ah uu ula dhaqmo dhammaan dadka shacabka ah ee deegaannadaasi ku nool. Garaad Maqsar, oo ka mid ahaa salaadiintii dhaqan ee shirkaasi ka qaybgalayey muddadii uu socday ayaa halkaasi ka akhriyey go’aamadii shirkaasi laga soo saaray ee ku saabsanaa waxyaabihii laga wadahadlay kaddibna la isla gartay, waxaana ka mid ahaa.
-
Well said old boy. LA is our city indeed it will be reclaimed by the unionist.
-
Salah Doonyaale a man I have the esteemed pleasure of calling a dear friend is indeed an Abwan of the new century. Well done old man and keep up the great effort.
-
Sanaag is a unionist region secesessionist can cry or wail all they like. Aside from Ceelafwayne what do they have.
-
They have the US, EU on their side and complain about little Gambia and the Senegal, what nonsese.
-
^^^ Adeer it's good those with issue recognize themselves, however no on was speaking to you. Lool
-
elections? haaahahhahahahahha dont make me laugh. Riyaale is the only choice, since there is no election.
-
Somalia: Selling of Human organs underway in Somaliland
General Duke replied to Siciid1986's topic in Politics
Organland, maybe the new name -
^^^lool. Again you are quoting a cartoon artist, read a book or two, and you might understand your place in history. The worst "government" in the history of mankind and the worst "leaders" in Sharif Hotel a man who no one should work for. Oh well what does Amiin Ammir's latest cartoon say about your boss?
-
All the heavy shellings and desperation around Sharif Hotels, Priosn oops I meant Villa Somalia is clearly having its toll on the mental health of some people. :confused:
-
"Nothing in the world is more dangerous than a sincere ignorance and conscientious *********.” Juje, you do seem angry for a man who gets his world view point from Amin Ammir cartoons? How is warlord Sharif doing today? Will he get the troops he requested from Melez, will he continue shelling Mogadishu using the AMISOM troops, and what did he say about the arson attack on that Bakara Market? Do tell lad.
-
The trailer looks good, but some critics are saying his persofmance aside its not great, though I dont much care for critics most of the time.
-
Xaaji Dhagax: No adeer I am not one of the moderators, nor am I a smart aleck like our NGOONGE, however we both share a desire to keep our sanity and not fall into the clutches of the lynch mobb.
-
^^^Thanks for the heads up, have you seen the one Jeff Bridges stars in?
-
Is it time to ban everyone? SOL is indeed a great site; the admin has worked over time trying to keep the place clean and tidy for our benefit. Lately we have a number of experienced nomads who are on a quest to ban anyone they deem has trampled on their sensibilities. Many excuses are made, the individual is Anti Somali, Anti Islam, Anti my region or the individual has outwitted me in an argument and thus should be banned. All these accusations and calls for a ban, creates a toxic environment in the forum and will make many individuals leave if things are not corrected. If someone breaks the rules, use the tools available to contact the admin of the site instead of creating a thread and making unwarranted and unnecessary accusations and attacks. Lets give the site the respect it deserves and the admin their responsibility and lets enjoy what we have here. Kindly don’t ruin it for everyone by adding your own made up rules and by attacking a fellow Nomad because of a silly exchange.
-
^^^I agree most of these Oscar nominated movies were a bore, except for District 9, Invicus and I have not yet seen Hurt Locker yet. Un Prophet should be coming out in the middle of February in the US.