General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Nothing of the sort. It was Sharif who made the original deal and defended it. Abdiweli has clarified on many an occasion and does not need to respond to the fantasies of a few hapless individuals..
  2. Waxaa Nairobi ka socda shir xasaasi ah oo u dhaxeeya wakiilo ka socda guddoomiyihii hore ee Baarlamaankii KMG ahaa Shariif Xasan Sh. Adan , Ra’iisul wasaarii hore A/wali Cali Gaas iyo Saraakiil ka tirsan dowlada Kenya. * * Shirkaan waxaa soo abaabulay dowlada Kenya oo dano toos ah ka leh hannaanka doorashooyinka ee ka socda Somaaliya iyo natiijooyinka ka soo bixi kara. Wararka qaar ayaa sheegaya in nuxurka shirkaan uu yahay in dowlada Kenya ay ku qanciso Sharif Xasan Sh. Aden in uu taageero A/wali Cali Gaas uuna ku wareejiyo cododka Barlamanka oo uu hada haysto, taas oo laga yaabo in ay suurtagaliso in A/Wali Cali Gaas ku soo baxo doorashada madaxtinimo ee Somaaliya. * * Waxaa la sheegayaa in arrinkaan xarriir la leeyahay danaha dowlada Kenya ay ka leedahay Somaaliya sida maamulka Jubaland (Bufferzone) iyo shirkadaha shisheeyaha ah ee baarista batroolka ka wada xuduudaha Kenya iyo Somaaliya. Hadaba waxaa xusuus mudan markii ay ciidamada Kenya si sharci daro ah u soo galeen gudaha Somaaliya sanadkii hore in khilaaf xoog leh uu ka dhashay, kaas oo u dhaxeeyay madaxda sare ee TFGda. * * Madaxweyne Sharif ayaa si toos ah u cambaareeyay kana codsaday dowlada Kenya in ay si deg deg ah ugala baxdo ciidamadeeda dalka. Halka Ra’iisul Wasaara C/Wali Cali Gaas uu soo dhaweeyay, ogolaadayna in ciidamada Kenya ku sii jiraan gudaha dalka Somaaliya. * Dadka falanqeeya siyaasada Somaaliya ayaa sheegaya in uu in mudo ahba jiray xariir hoose oo ka dhaxeeya A/Wali Cali Gaas iyo dowlada Kenya. Taas oo u jeedadeedu ahaan karto fududaynta amaba ogolaanshaha danaha dowlada Kenya ay ka leedahay Somaaliya waana taas mida keentay in dowlada Kenya ay si buuxda u taageerto A/Wali Cali Gaas.* * Saraakiisha dhinaca Kenya wadahalkaan ka qeyb galay waxaa ka mid ah, Wasiirka difaaca Yusuf Xaaji, guddoomiye xigeenka Baarlaamaanka Faarax Macalin iyo Ilyaas Barre Shiil. Dhammaantood waxay taageersayaan qorshaha ay dowladda Kenya ku dooneyso inay ku dhisto maamulka Azaaniya iyo in Kenya ay shidaal ka qodato Dhulka ama Badda Soomaaliya. * Sidoo kale waxaa jira aragti ka duwanaan karta tan oo ah loolanka ka dhaxeeya region ka (Gobolka), sida Uganda iyo Kenya oo labaduba hadda ka wada tirsan AMISOM. Dowlada Kenya ayaa walwal ka qabta xariirka qotada dheer ee ka dhexeeya Sh. Sariif iyo Dowlada Uganda. Hadaba si ay u miijiso kaalinta ay ku yeelan karto arrimaha Somaaliya ayay ka gu’an tahay dowlada Kenya in ay door ku sheeshaan hogaanka sare ee Somaaliya.
  3. The truth is closer that the Kenyans have called him about the elections. There won't be any talk of admins and even if it was true it's the Erhiopians who hold sway in that region. Oh well it might be all in my imagination...
  4. I believe old Abwan has started to lose the skill of comprehension. The warlords he was celebrating with pics of ID cards have been told they can not enter and 9 out of 15 have already been replaced and those replacements sworn in. Also it's quite amusing that warlord are being supported by the failed Kahatumite supporters because they might vote for Adeer Abdikarim Jama...
  5. ^^^ No body is making any threats, Just reporting the news..
  6. Che -Guevara;862756 wrote: Duke asaa warlord.ah..lool That was quite funny..
  7. ^^^^My wish is for them not to be included at all. The People's house must be free from these individuals. I have a great deal of hope that these men will not enter the Parliment..Already 9/15 have been replaced by their clans. Including Xabsade who's spot has been given to the outgoing minister of foreign affairs..
  8. Hoggaamiye kooxeedyadii ay Maxkamadda sare amartay in Baarlamaanka ay ka mid noqdaan oo weli uu muran ka taagan yahay Khamiis, Ogoosto 30, 2012 (HOL) — Iyadoo ay maxkamadda sare ee dalka ay amar ku bixisay in hoggaamiye kooxeedyadii uu guddiga farsamadu ka saaray liiska ka mid noqoshada baarlamaanka ay ka mid noqdaan baarlamaanka ayaa waxaa weli taagan muran ku saabsan ka mid noqoshadooda baarlamaanka. Xubnahan oo maanta ka qaybgalay kulankii baarlamaanka ayaan la dhaarin, iyadoo la sheegay in loo saarayo guddi gaar ah oo go'aan kasoo gaaray arrintooda maadaama qaarkood lagu bedelay xubno beelahooda ka yimid oo loo dhaariyay inay ka mid noqoshada xubnaha baarlamaanka. Guddoonka cusub ee baarlamaanka iyo xildhibaannadan ayaa kulammo gaar ah lahaa intii uu socday kulanka baarlamaanka ee maanta, waxaana la sheegay in laga dhigay go'aan ka gaarista arrintooda doorashada madaxweynaha kaddib. Fadhigii baarlamaanka ee maanta ayaa waxaa hareeyay muran xooggan oo u dhexeeyay xubno lagu bedelay hoggaamiye kooxeedyada qaarkood iyo hoggaamiye kooxeedyada oo ku adkeysanaya in iyaga horay loogu magacaabay boosaska lagu muransan yahay. Lama oga go'aanka ay guddiga loo saaray arrintan ka qaadan doonaan, iyadoo uu maanta kulanka baarlamaanka hareeyay muran xooggan oo arrinta hoggaamiye kooxeedyada ku saabsan. Xubnihii maanta fadhiga baarlamaanka ka qaybgalay oo aan la dhaarin ayaa waxaa ka mid ah: Maxamed Qanyare Afrax, Cumar Finish, Prof. Maxamed Faarax Jimcaale, Maxamed Ibraahim Xaabsade iyo Sheekh Aadan Madoobe. Guddiga farsamada ayaa horay ugu eedeeyay xubnaha inay qabaan dambiyo dagaal inkastoo taas uu madaxweynaha Soomaaliya gaashaanka ku dhuftay isagoo xusay inaysan jirin maxkamad dambi ku xukuntay in baarlamaanka loo diidana ay shaci-darro tahay. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  9. The Funeral of Abdullahi & condolences that poured from every region, clan inside the country and the Diaspora is a historic fact. Who else in modern Somalia united the likes of Siilanyu, Faroole, Sharif 1 & 2, old army comanders, politicians from across the nation? Who had two funeral ceremonies in Mogadishu & Galkacyu and had an airport named in his honor? Yeah but we have some troll telling us all his did not happen...
  10. Security Council Press Statement on Somalia The following Security Council press statement was issued today by Council President Gérard Araud ( France): The Security Council was briefed on 28 August by Dr. Augustine Mahiga, the Special Representative of the Secretary General for Somalia. The members of the Security Council paid tribute to the work of Dr. Mahiga and the staff of the United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) for their efforts to bring peace and stability to Somalia. The members of the Security Council welcomed recent landmark events in Somalia, including the National Constituent Assembly’s adoption of the Provisional Constitution and the inaugural meeting of the new Federal Parliament. The members further welcomed that a new Speaker, Professor Mohamed Osman Jawari, had been appointed by Parliament. The members of the Council called on the new Federal Parliament to discharge its responsibilities with independence, transparently and free from undue influence or coercion. The members of the Security Council commended the work of the Technical Selection Committee and the elders for their important efforts in overcoming numerous challenges and overseeing the appointment of members of the new Parliament. The members of the Security Council noted that this was despite reported instances of intimidation and corruption. They condemned any such acts and reiterated their willingness to take action against individuals whose acts threaten the peace, stability or security of Somalia. The members underlined the importance of a fully functioning Parliament, and that the remaining parliamentary seats should be agreed and filled as quickly as possible. The members of the Council commended the African Union Mission in Somalia and the Somali National Forces for their bravery and for their vital role in providing a more secure environment for the Somalia Road Map signatories to deliver an end to the transition. The members of the Security Council urged all the Road Map signatories to continue to work together on the basis of mutual goodwill and transparency, and bring a swift end to the transition. They called on the signatories to refrain from unilateral action and to continue the process of dialogue and compromise. They underlined that Parliament should now elect a President without further delay. The members of the Security Council reaffirmed their continued support for the political process and for peace and stability in Somalia.
  11. Beesha Caalamka Iyo Madaxda Soomaalida Oo Diiday Go’aankii “Maxkamadda Sare” Kuna Taliyey In Guddoonka Cusub Ee Baarlamaanka Loo Daayo Inay Go’aan Ka Gaadhaan Arrinta Dagaal Oogayaasha. Waxa maanta kulan kuyeeshay Magaalada Muqdisho xubno ka socda Midowga Yurub, Beesha Caalamka iyo Masuuliyiinta Soomaalida ee ay ka kid ahaayeen Guddoomiyah cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya* Prof Jawaari, Guddoomiyihii ku meel Gaadhka ahaa ee Baarlamaanka Gen. Muse Xassan, labadii guddoomiye ee Guddiga xulisata Baarlamaanka, iyo wakiilka Qaramada Midoobey ufadhiya Somaliya Ambassador A. Mahiga. Kulankaas oo ujeeddadiisu ahayd sidii go’aan midaysan looga gaadhi lahaa xubno lagu eedeeyey inay qayb ka ahaayeen burburkii iyo barakicintii Soomaaliya oo ubadan Hoggaamiye Kooxedyadii koonfurta Soomaaliya. Xubnahaasi oo horay guddiga xulistu uga reebeen inay ka mid noqdaan Baarlamaanka Soomaaliya. Guddiga Xulistu waxay ku sababeeyeen go’aankoodaa inay raacayeen shuruudo hore ay ugu heshiiyeen xubnihii daadihinayey qorshaha kala guurka waa Saxiixayaashii tubta loo asteeyey xilliga kala guurka ee “Road Map-ka” iyo weliba Beesha Caalamaka oo uu metelayey wakiilka Qaramada Midoobay uqaabbilsan Soomaliya Amb. Mahiga. Haddaba sidaad la socotaan waxa shalay [28/08/12) go’aan gaadhay Maxkammada Sare ee Soomaliya go’aankaas oo ahaa inay maxkamaddu ogolaatay in lagu daro Baarlamaanka Soomaaliya qabqablayaashii dagaalka. Hase yeeshe waxa go’aankaa aan aqbalin guddoonka Baarlamaanka iyo Guddigii Madaxa Bannaanayd ee loo xilsaaray soo xulista Baarlamaanka (TSC).* Horena waxa go,aan* Beesha Caalamku ugu gaadheen inaanay mustaqbalka Soomaaliya qayb ka noqon “Dagaal oogayaasha iyo Xagjirku”. * Kulankan Maanta waxa soo gunaanaday Amb. Mahiga, wuxuuna ugu horraynba ammaan usoo jeediyey Guddiga Xulista Baarlamaanka isagoo ugu hambalyeeyey *sida xilkasnimada iyo geesinimada leh ee ay shaqadoodii xulista Baarlamaanka uguteen. Intaas ka bacdina wuxuu sheegay in dhinacyadii maanta ku kulmay Muqdisho ay go’aan wada jira ah ku gaadheen inaan loo oggolaan inay Baarlamaanka ka midnoqdeen dagaal oogayaashaasi . Wuxuu kaloo intaa raaciyey inaan go’aankii Maxkamadda waxba ka jirin, arrintanna faraha looga qaado inay go’aan ka gaadhaan guddoonka cusub ee Baarlamaanku. Editor: Taleex Media
  12. Lol@ Abwan. I am always on your mind, ina Abti don't lose your mind...
  13. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;862560 wrote: Calool kuus kuusanaa. I met Saransoor a few times in Nayroobi last year. He seemed a decent man. You went from being a " nationalist" to supporting Sakiin and now the warlords... Ahh Miskiin is Jawaari running for speaker still my imagina and wishful thinking?
  14. They are not back, the IC has spoken and so far even the websites hat support Sharif Maskiin, Dayniile, Hiiraan et al have stated that there is nothing from the side of the TC or the IC that supports this claim. The Parliment should not have the warlord, freelancers or free radicals as you would call them. Are the pictures with the badges a stunt?
  15. Abwan, one gives credit to where it's due. Sharif played a positive role in the funeral of the former Presidnet. On a personal level I will give him that respect. On a national level he deserves nothing but lack of credit. He should not come back & he lacks the competence of being President. Thus don't get yourself confused & your prediction as last week is most welcome..
  16. Xaaji Xunjuf;862500 wrote: The end goal is the same cabdi cawar will not be president nor will he be prime minister. We welcome your prediction as we did the ones you were making last week..
  17. Che -Guevara;862494 wrote: Duke-You don't even know what clan I am! But the fact still remains you support any tom and jerry that comes out of that region regardless of their incompetence or shortcomings but you have audacity to accuse others of the same thing you indulge day in and out. Needless to say, stop rubbing Sakin's loss on his constituent's faces for that will not help Somalia. Che, adeer I don’t suffer from an inferiority complex like you. Thus I never hide nor apologize for my clan, region or for who I support. You on the other hand have a deep seated hate and anger towards a certain clan, that’s why you hate every single one of their leaders, their institutions and their very members. Again as I have told you, get a backbone, be proud of your fore fathers and who you are and then we shall talk. Remember it was you who even in this thread mentioned the clan that you hate. Then the other haters, XX and Abwan took the bait and joined you …
  18. The failure that is Sharif Ahmed The outgoing Somali President has been a disaster. He started off as a Mullah and ended up looking every bit a warlord. He has never articulated any vision for what he wants Somalia to be. His idea of leadership is flying to foreign capitals and staying at luxury hotels. He has no love for country; all one has to remember is his robust defense of the controversial maritime deal his government signed with Kenya. The bogus MOU striped Somalia of some of her coastal territory and area believed to be rich with hydrocarbon deposits. He does not have any loyalty. Sharif Ahmed political method is to stab his old friends and replace them with new ones. It’s that old Soviet tactic of constantly replacing individuals. He stabbed his old fake religious buddy’s, then it was the turn of loyal but hyper Farmaajo. He believed this constant turnover of supporters was a healthy way of keeping his enemies guessing. However Sharif Ahmed has made enemies at every turn and has ended up creating more problems for the country and himself. The only constant companion is the former bus driver turned interpreter Abdikarim Jama, a man so harmless that Sharif Ahmed never has to worry about,…
  19. XX, I am sorry where you not supporting GAALAYR? ...Desperate out of touch secessionists and their envy..
  20. Che -Guevara;862484 wrote: ^Their constituents are supporters like you who would support any MJ-derived leader regardless of the kind of person he's. Che and his ever useless comments, adeer I supported AYusuf a legend whose very funeral united the whole nation. I also support Dr. Abdiweli Mohamed Ali, a man who has achieved a great deal through hard work, dedication and is a shining example to many of us. Both are extraordinary figures throughout Somalia’s recent history. Both happen to be my kinsmen and that the problem that you see in them. You have always supported everything that is anti this clan. You hate Puntland, you hated Yusuf, you hate Faroole, you used to insult Cade Muse, omar Abdirashid and Abdiweli. All because they are from a certain clan. Even your animosity to me on this websites is because of clan. Adeer you need to get help. However there is nothing you can do to this clan… Many great than you have tried and as you are witness to have been found wanting..
  21. ^^^ No Adeer there must losers and winners and there must be consequences for ones bad behaviour or failure.. Sharif Sakiin and Sharif Maskiin are incompetent individuals, their constituency are only those they pay. Get rid of them and their supporters will move on...