General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Day 2: 11- Musharrax Cabdi Raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi 12- Musharrax Xasan Sheekh Maxamuud. 13- Musharrax Yuusuf Garaad Cumar Axmed 14- Musharrax Ibraahim Cali Xuseyn. 15- Musharrax Maslax Maxamed Siyaad Barre, waa wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Soomaaliya AUN Jaalle Maxamed Siyaad Barre. 16-Musharrax Cabduqaadir Cosoble Cali. 17- Musharrax Bashiir Nuur Xasan {Bidaar}. 18-Musharrax Cabdi Raxmaan Macallin Baadiyow 19-Musharrax Xaaji Maxamed Ismaacil Yaasin 20- Musharrax Saciid Ciise Maxamed 21- Musharrax Zakariye Xaaji Cabdi 22- Musharrax Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur 23- Musharrax Cabdi Waaxid Cilmi Goonjeex 24- Musharrax Maxamed Cabdi Weli Sheekh Yuusuf 25- Musharrax Cusmaan Maxamed Cali.
  2. Day 1: -Maalinta barri khudbada ugu horreysa xarunta golaha shacabka ka soo jeedin doona Musharrax Axmed Ismaacil Samatar. 2--Musharrax labaad ee bari khudbadiisa ka soo hor jeedin doono golaha shacabka waa Xuseen Khaliif Jaamac. 3-Musharraxa seddaxaad waa Maxamed Axmed Saalax. 4-Musharraxa afaraad ee barri khudbada iyo waxa uu yahay barnaamijkiisa soo jeedinaya waa Cabdulaahi Axmed Cadow. 5-Musharrax shannaad ee bari soo jeedin doona wax yaabaha uu qaban doono waa Maxamed Cabdulaahi Oomaar. 6- Musharrax Shariif Sheekh Axmed madaxweynihii ugu dambeeyay, 7- Musharrax Cabdi Wali Cali Gaas ra’iisal wasaarihii ugu dambeeyay. 8- Musharrax Maxmed Cabdulaahi Maxamed {Faraamo} ra’iisal wasaare ayuu horey u soo noqday 9- Musharrax Salaad Cali Jeelle (Xildhibaan hore) 10- Musharrax Cumar Salaad Cilmi
  3. Faarax-Brawn;865125 wrote: Lol@ali galayr.. Anyway, I like economists, better than lawyers or teachers to run a country. Unless of course you are just a good humble man like shiik sharif lol@ Humble Shiekh Sharif. I think we need Economists who understand how the new, global world works. And who could put policies in place to unleash the entrepreneurial power of the Somali's.
  4. ^^^He is the kind of man we need in the new Somalia...
  5. QUOTE=Siyaasi;864824]Marwada xildhibaan C/weli Gaas oo xalay casho sharaf u sameysay Haweenka ku jira Baarlamaanka cusub (Muqdisho, September, 05, 2012) Marwada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Hodon Siciid Ciise ayaa xalay Casho sharaf u sameysay Haweenka ku jira Baarlamaanka, Qaar katirsan ururada haweenka, Ururada Bulshada Rayidka ah, Faniiniin iyo marti sharaf kale. Ugu horeyn waxaa goobta ka hadashay Marwo: Sahra Qorsheel oo ka mid ah Xildhibaanada Soomaaliyeed, Iyadoona sheegtay in haweenka Soomaaliyeed ay noqdaan kuwa midowbay oo aayahooda ka tashada islamarkaana ay yeeshaan cod wada jir ah. “haweenka Soomaaliyeed waxay soo mareen halgan dheer balse waxaa loo baahan yahay maanta in aan ka tashadaan mustaqbalkooda siyaasadeed si loo tuso Raga in Dumarka Soomaaliyeed lee yihiin codka ugu badan, taasna waxaa lagu gaari karaa in haweenka Soomaaliyeed ay ka tagaan nin jecleysiga, qabyaaladda, Lacag doonka, waan in dalka iyo dadkaba maanta ugu hiilinaa codkeena waxaadna ogtihiin in haweenka codkooda dhinucuu raaco guusha ayaa raaceyso marka xubnaha Baarlamaanka dardaaran baan oronayaa” “Xukuumadaan waxay muujisay isbadal aanay dalka ka qaban Xukuumadiihii ka horeeyey waxaana muuqata in Dr.Cabdiweli maanta marka uu xilka wareejinayo inuusan dalka ugu tagayn qabyo oo uu dhameystirey dowladnimada Soomaaliya oo uu ka saaray KMG, marka waxaan idin leeyahay idinkoo u fiirsanaya waxaa ila sax ah in Cabdiweli uu yahay shaqsiga ugu haboon oo dalka wax u soo qabtay, shaqada soo socotana aan ku aamini karno oo aan kalsooni buuxdo ku dooran karno” He is making bold calculations...
  6. ^^^^They have so far 46 MP's in Parliment, or 17%. I think Abdiweli is playing dangerous Politics. I do like the think outside the box play here..
  7. What do SOL'ers think of such a move. Are we ready to have a woman as head of cabinet? Considering we have never had women hold any of the important posts such as Finance, Foreign, Defense or interior.
  8. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=wFcXo7ml8Ys" frameborder="0" allowfullscreen>
  9. Faarax-Brawn;865123 wrote: In other words, He is a Qaraabo sokeeye. Weynu Garanay. Where is this lad based @? Yeah he is as close to me as Ali Khalif Galayr.. He is a humble fella who once worked for the IMF, has an Economist PhD from George Mason. He is from California, and came to the Twin Cities a few weeks back.
  10. Xaaji Xunjuf;865119 wrote: Duke stop playing games u support Abdiweli Gaas this guy is not ur candidate. No games adeer, I support Abdiweli who I am sure will do well. This man out of the 25 is my other favourite...
  11. ^^^Abdulkadir Abdi Hashi, he is an MP and not running.
  12. ^^^Faroole and Mohamed Abdi Hashi were sworn enemies, thu no chance of what you are alluding to.
  13. ^^^He is a teacher and not a politician. Big ideals but no substance.
  14. OneManGang;865106 wrote: He's ******** right? Sadly, because we are using the "4.5" system, no way him and others from beesha .5 will have a chance to rule His only weakness is that he is new to Somali politics, but in terms of education, he is PhD holder, and work experinece he is more than worthy to run the country..
  15. Shinbir Majabe;865101 wrote: another one from Beesha.. Who was the founder of Puntland? AY? Yes he is from the same community, one has given you his full name or are you another novice?
  16. I have met this man, the son of the former Puntland founder & President. An economist by training and a member of the new generation of Somali technocrats that the nation needs. While his chances are slim if he won he would have my full support... He should also be in a future cabinet, the finance portfolio would be a good fit...
  17. NGOONGE. I understand your information is solely based on what you read here on SOL, and tolka hearsay. However if one looks at the composition of the Parliment, the number of clean individuals looking for change and those who detest SharIf Ahmed one is confident that Abdiweli has a better than good chance of winning the election..
  18. Golihii Wasiirada Soomaaliya ee waqtigooda dhamaaday ayaa maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho kulankoodii u dambeeyay, iyagoo ay isku macsalaameeyeen Wasiirada ka tirsanaa Xukuumada uu hogaaminayay C/wali Gaas. Kulankan oo lagu soo bandhigay waxqabadka Xukuumadii Gaas mudadii sanadka ay jirtay ayaa waxaa shir gudoomiyay Ra'iisul wasaaraha waqtigiisu dhamaaday. Wasiirkii Warfaafinta Xukuumada waqtigeeda dhamaaday C/qaadir Xuseen Jahweyn ayaa sheegay in doorashada ka dhaceysa dalka ay sabab u aheyd waxqabadka Xukuumada ee dhinacyada siyaasada iyo ammaanka oo ay wax badan ka qabatay sida uu yiri. "Shirka waxaa uu ajandihiisa ahaa ammaanka dalka iyo waxqabadkii Xukuumadii mudadii ay jirtay iyo doorashada dhowaan dhaceysa ayaa waxaa diirada ku saarnay marxalada cusub ee la galayo"ayuu yiri Mr Jahweyn oo sheegay in kulankan uu yahay kii ugu dambeeyay ee Golaha Wasiirada ay yeeshaan. C/qaadir Jahweyn ayaa sheegay inay isku raaceen Golaha Wasiirada in la xaqiijiyo ammaanka, inta ay dhaceyso doorashada Madaxtinimada Soomaaliya Kulankan ayaa waxaa goob joog ka ahaa dhamaan Wasiirada, kuwaasoo markii dambe isu hambalyeeyay, iskuna gacan qaaday, isla markaana ay is macsalaameeyeen, maadaama Xukuumad cusub la soo dhisayo. Wasiirada ayaa ugu dambeyn ka soo baxay iyagoo lugeynaya Xarunta Madaxtooyada, iyagoo tagay Hoyga Ra'iisul Wasaaraha, halkaasoo ay ku galeen sawir wada jir ah, kaasoo ahaa mid xusuus ah. Golaha wasiirada ayaa kulmi jiray maalin walba oo Khamiis ah, waxaana ay kaga hadli jireen waxyaabaha u qabsoomay todobaad walba iyo arrimaha soo kordha, gaar ahaan arrimaha ammaanka iyo siyaasada. Todobaadka soo socda ayaa la filayaa in la doorto Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, kaasoo soo magacaabi doona Ra'iisul Wasaare soo dhisa Xukuumad aan KMG aheyn.
  19. ^^^NGOONGE, its good that you have started to pay attention. Our candidate is as formidable in the real world as online... Good news coming out of Mogadishu..
  20. Juxa;865042 wrote: whose money is it? Trust fund from his parents and his retirement account from JP Morgan and Chase..
  21. MMA, repulsive statement on your part. Your loathing had become quite obvious of late. You do know that those you hate are the same family as Khatumo supporters?: D