
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Jamac Ducaale Wanted Terrorist Has Died In Captivity From Heavy Wounds
General Duke replied to Cowke's topic in Politics
^^^He was more valuable alive.. -
Xaalad Degaanaasho oo saaka laga dareemayo duleedka Buuraleyda Gobolka Bari Xaalada Goobihii shalay ay ku dagaalameen Ciidamada Puntland & Koox hubeysan oo ay dowladu sheegtay inay ka tirsan tahay Shabaabil Mujaahdiin kuwaasi oo ka amar qaata Wadada La yiraahdo Sheekh Atam ayaa saaka laga dareemayaa Degaanasho ka dib Dagaal Qasaare baahsan geystay oo halkasi ka dhacay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Puntland kana gaabsaday In magaciisa Saxaafada laga sheego ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay ku jiraan Heegankii ugu sareeyay isaga oo sidoo kale xusay in Dagalkii shalay ay ka gaareen Guul sida Sarkaalkaasi hadalka u dhigaye Goobihii shalay lagu dagaalamay ee Toga Sugure ayaa waxaa ka muuqanaya Raadka uu dagaalku reebay iyadoo weli goobtu ay tahay mid ay ka muuqato xiisada Dagaalka. Inkasta Dowlada Puntland ay sheegtay in dagaalka ay ku qabtay maxaabiis farabadan islamarkaasina ay Kooxda la dagaalameysay ka dishay ku dhawaad 13 qof oo hubeysan hadana ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Ciidamada la sheegay inay ku xiran yihiin Xarakada Alshabaab ee shalay dagaalka la galay Ciidamada Puntland taasi oo ay kaga warbixinayaan qasaaraha gaaray & kan ay geysteen Xiriiro ay SBC International la sameysay Tuulada Karin oo aan si aad ah uga fogeyn goobta lagu dagaalamayay ayaa goobjoogayaal ku sugan waxay u sheegeen warqabadka SBC in saaka ay daremeeyaan Degaanaasho wallow maalintii shalay halkaasi si aad ah looga maqlayay Daryanka madaafiicta & Rasaasta ay isweydaarsanayeen Dhinacyada Dagaalamayay Dadka Degan Tuulooyinka ku dherraran wadada Laamiga ayaa sheegay inaysan Shalay wadadaasi soo marin gadiidkii faraha Badnaa ee wadaadaas isticmaalijiray wallow aysan jirin amar ka soo baxay dowlada oo wadadaasi lagu xiray inkasta oo uu Maamulka Gobolka Bari u sheegay SBC in Wadada Laamiga laga sameyay goobo Baaris oo aad u farabadan Inkasta oo xaalada Saaka laga dareemayo Goobaha lagu dagaalamay degaanasho hadan waxaa xilli kasta la filan karaan dagaal dhexmara Labada Dhinaca bacdamaa ay ku sugan yihiin goobihii ay horey ugu dagaalameen meel u muuqata taasi oo dhalin karta Dagaal hor leh Dhinaca kale waxaa shalay gelinkii danbe aas wadareed loo aasay ciidamadii Puntland & koxihii ka soo horjeeday ee ku dhintay Dagaalkii ka dhacay Duleedka Tuulada Karin gaar ahaan toga sugure oo 2-Km u jira Tuulada Karin sida ay sheegeen Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland. SBC International Monitoring
-
^^^When did the US fight Al Shabaab. Adeer they ran froma afew thousand Ethiopians and the only reason they run around in the deserted streets of Mogadishu is that the AMISOM troops are not allowed to go after them. Al Shbaab, have never fought an open battle, except against skinny barely armed Somali clan militia.
-
Puntland so far is the only Somali entity that has been able to handle these clowns in open battle. 700 armed bandits including foreign troops, holed up in isolated mountains is not easy to deal with and they are being dealt with.
-
^^^Yeah you are right the big fish is from Hargaysa, and we are dealing with our small fish. what else?
-
^^^Why you smiling about all of this? Nonsense adeer, anywho Al Shabaab are soon to be history find a new idol to worship.
-
Originally posted by Che -Guevara: Qudhac and Jb were going to send clandestine mission to Xamar to kill Godane when we blew up Hargeysa So you blew up Hargaysa? What on earth,,
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: Duke the difference between godane and atam is Godane is in Mogadishu far away from Somaliland And attam is just outside bossaaso Atam is in our reach, and his comander was capture and his men killed and surrounded. Godane Bombed Hargaysa killingf over 21 innocent civilians and you have yet to touch any of his comanders or men.
-
^^^You have only ever been consistent for your hatred of Puntland. Thats all, and in fact it matters not what you say or do, for Puntland will outlast all this nonsense insha Allah. As for the man in question, the clans blowback has already started. This is a war between the state and Al Shabaab, and not against our own clans as you want it to be. Maakhir waa qayb ka mid ah Puntland Nin kasta oo Reer Maakhir ah oo ku dagaal geliya Dhalinyarada degaanka mabd'a laga soo xawilay meel kale oo ah dhagax ku wada dil labo shimbirood oo ka dhigan ***** iyagu ha isku dhanmaadeen wuxuu danbi ka galay dadka iyo degaanka taariikhda u lahaa in ay nabad kula noolaadan walaalahooda ***** galbeed iyo bari,ahaan jirayna kuwa u soo horeeya marka dhibi jirto Falsafada ah cadowgaaga cadowgiisu waa saaxiibkay oo ah tan ay ku gubatay koonfurta Soomaaliya iyo Muqdisho,hadii ay jiraan rag Reer Maakhir ah oo isticmaalaya fikirkan oo aan bulshada inteeda badani ee Reer Maakhir ku raacsanayn waa in ay wax ka qabtaan, lana takoora hadii ay jiraan cid uu duufsadayna laga soo reebaa.loona caqli celiyaa Marka hore waa khalad in dhibka iyo waxyeelada walaalkaa uu kuu isticmaalo mid aan labadiinaba horay u jeclayn hodhowna aad isugu mid noqon doonataa,kaas oo had iyo jeer raadin jiray bur burka Puntland iyo colaad ka dhex dhalata Beelaha ***** ee Dooraad oo kuwada noolaa nabada intii ay ka soo farcameen Odayga aabahooda Allah ha u naxariistee oo ku aasan Haylaan. This is from todays editorial on a website that was emotional last night...Allsanaag.com..
-
Originally posted by TheParagon: quote:Originally posted by General Duke: Paragon, adeer you aint even from the clan as I remember so why pretend? Lol. Which clan are we talking about? The sub-clan of Atam? Or the one of Ilka-Jiir? Adeer spare us the nonsense, it would be best to stay out of the whole thing, you aint no Makhirian as you used to boast about.
-
Damagae limitations I see, they are getting desperate... Ninka hadlayaa clearly waa reer Mudug. Dawladda iyo shacabka Puntland ha ka digtoonaadeen majaxaabada lagu wado. Look how confused these nonsense portals are, are reer Mudug not Punlanders, and why are they now interested in the "People and government of Puntland" when they are defending a terrorist who's organisation bombed the people of Puntland and killed its officials? Paragon, adeer you aint even from the clan as I remember so why pretend?
-
Originally posted by Libaahe*: General Duke, I wish puntland a good luck on defeating al shabab, i was never a fan of al shabab. Thats better..
-
^^^We have defeated them already and will insha Allah eradicate them from our state. You have a bigger problem the head of Al Shabaab is Godane and a native of Hargaysa..
-
Anagu Al-shabaab baan ka tirsan nanay; Al-shabaab anaga ayay naga tirsan yihiin. Mabda'a ayaan ka midaysan nahay; xiriirkayagu rasmi weeye" Maxamed Siciid Atam.
-
Moron Atom admits he is an Al Shabaab member
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Well said. The mask is off, only after yesterdays crushing defeat and the siEge placed on his hideout is the man opening his mouth. Puntland should do what ever it can to execute him and all his followers fo the mayhem they have caused. -
Moron Atom admits he is an Al Shabaab member
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
It's time to come clean, this man Atom from the beggning was waging a war against the state and no doubt was being used by outside clans fm the south as well as foreign terror handlers. Even the much quoted Majeyahan skirmish can be seen for what it was a terror cell implanting itself in the region. -
SANAAG: Which one is under attack: the Indigenous folks or Puntland
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
Nassir, what say you today? Atom has just declared in audio that h is part of Al Shabaab. Now spin away. -
Puntland's Galgala Security Operation: first hand account
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^^ No the proof is that he [Atom] admired that he was Al Shabaab and that his troops werecrushed yesterday by the PIS and others. Puntland is no weak Mogadishu who's people have been fooled. No Adeer it is not. -
Moron Atom admits he is an Al Shabaab member
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Thus no matter how one spins this. This man is an Al Shabaab clown and the locals have been hostage for a while now. Those who argue that this is a clan issue are fooling only themselves. Puntland yesterday fought and defeated Al Shabaab operatives outside Galgala town. -
Anagu Al-shabaab baan ka tirsan nanay; Al-shabaab anaga ayay naga tirsan yihiin. Mabda'a ayaan ka midaysan nahay; xiriirkayagu rasmi weeye" Maxamed Siciid Atam. http://horseedmedia.net/2010/07/27/shiikh-maxamed-siciid-attam-oo-xaqiijiyey-uu-ka-tirsan-yahay-xark ada-alshabaab-dhegayso/
-
^^^ lol. You have always been a simple man, we had a huge war between heavily armed clans before. This does not even compare, some youths who don't even accept the truth in their comfortts in the west won't change a thing.
-
Nothing will end and nothing will unravel. The Al Shabaab militia have been decayed today. Atom and the people of Galgala are hostages to foreign designs and today the state is trying to liberate them. Che Adeer your boys have been defeated today.
-
Shabaab, Puntland forces clash in northern Somalia By Bill RoggioJuly 26, 2010 "We have repulsed them, captured and killed many of them," Puntland President Abdirahman Mohamed Farole told Garowe. "Jamaa Ismail Duale who is a well known militant, is among those we captured. I am appealing to Puntland people that they should prepare to defend the state from the invaders."